Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Cantarabaqash.com
-
Siilaanyo names Wife for Maareeyaha Xafiiska Samafalka
Wiil Cusub replied to nuune's topic in Politics
dhinac marka laga eego waa arin fiican waayo African first lady ma daynayso inay faraha la gasho hawlaha dowlada at least he make official and gave her budget to be accountable -
Mansha ALLAA no words I can explain this great event The only time i become optimist
-
Maxaa la dhihi jiray Bisadna waa ka ciyaar jiirna waa ka naf. Ameerika way ciyaaraysaa oo sadex soomali bay madaxa isagula dhacaysaa reer xamarna waa ka naf oo rajadoodii oo dhan ayay ku xidheen hadalka odaygaa madow ka soo yeedhay.
-
pity for US 24/7 economy heir in Europe Sundays is still quit Sunday u can Jill Saturday night and relax sunday
-
Real funny for cold poring sunday
-
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Wiil Cusub replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Those who made crime their business is weaker Crime against humanity human trafficking, pirate, vals money and kidnapping -
Puntland has no problem with Hargeisa, they just need to give up the failed idea of secession and vacate LA peacefully. If the answer is NO do Pontland has problem :confused:
-
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Wiil Cusub replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Hadalkan xeer ilaaliyaha waxa lagu soo koobi karaa in sheekada sida ay jaraaidku u qoreen ahayn. Waxa la kala badashay rag afduub loo haystay oo aan wax danbiya galin iyo rag danbigoogii xukunkii ugu sareeyay ee ku dhacay dhamaystay maxkamada sarana fasaxday oo xaq u lahaa inay guryahoogii tagaan. Balse labada maamulba waxa ay iska dhigeen inay wax kala badasheen oo ay u dadaaleen in dadkoogu soo noqdaan -
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Wiil Cusub replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka oo waxba kama jiraan ku tilmaamay go,aankii ay xukuumada somaliland iyo maamul goboleedka Puntland isku dhaafsadeen maxaabiista: Xeer Ilaaliyaha Guud waxa uu sheegay in Khamiistii doraad Maxkamadda Sare ee Somaliland Hargaysa(GNS):-Xeer ilaaliyaha Guud ee qaranka Somaliland Md Xasan Axmed Aadan ayaa maanta ****olka ka qaaday in Xukuumadda Siilaanyo uga faa’iidaysatay sii daynta Maxaabiistii Budhcad Badeeda ahayd ee shalay lagu wareejiyay maamul goboleedka Puntland dano siyaasadeed oo uu la yaabay markii warbaahinta uu ka daawaday xafladii lagula kala wareegayay Budhcad badeedaas iyo dad shicib ah oo iyaga iyo Gaadiidkoodiiba ay reer Puntland u Af-duubteen Madax-furasho ahaan.sidaasina waxa uu ka sheegay xeer ilaaliyuhu shir jaraa,id oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa magaaladan Hargaysa. Xeer Ilaaliyaha Guud waxa uu sheegay in Khamiistii doraad Maxkamadda Sare ee Somaliland 11 ka mid ah Sadex iyo toban Budhcad badeed ah oo Maxkamadda Gobolka Saaxil iyo Maxkamadda Rafcaankuba ay ku rideen Xukuno kala duwan oo u dhaxeeyay toddoba sano iyo shan iyo toban sano ay ku xukuntay sagaal bilood oo xadhig ah sagaalkii biloodna ay noqdeen intay xidhnaayeen sidaas daraadeedna ay ooda ka qaaday, Xeer ilaaliyuhu waxa uu intasi raaciyay in nimankaas ay Maxkamaddu sii daysay sidaas daraadeed hadaladii ay labada xukuumaddood ee lakala wareegayay maxaabiistii saxaafadda laga sii daayay ay ahayd arrimo siyaasadeed oo aan ku lug lahayn Hay’adaha Garsoorka. xeer ilaaliyaha guud ee somaliland Mr Xasan Axmed Aadan oo arimahaasi faah-faahinaya waxa uu yidhi "Arintan saaka waxaan isugu kiin yeedhay inaan ka hadlo war been ah oo ku soo baxay jaraa,idka oo aan saaka ka akhristay jaraa,idkaasi oo qoray xukunka Madaxwayne Siilaanyo budhcad badeed ku sii daayey xukun maxakamadeed ku dhaceen ay sii daysay xukuumadu, waxaan idiin sheegayaa in warkaasi yahay war been ah, khamiistii aynu soo dhaafnay maxakamada sare waxay soo saartay xukun,Xukunkaas oo la xidhiidhay niman budhcad badeed lagu soo eedeeyey oo 11 nin ahaa labana maqanyihiin iyadoo loo haystay markii hore inay ahaayeen budhcad badeed hasa yeeshee maxakamadu xukunka ay ku soo saartay inay nimankaasi ku soo xadgudbeen kaliya qaranka iyo biyihiisa somaliland, taasna waxay ku xukuntay mudadii ay xidhnaayeen oo ah sagaal bilood, warkaas meel laga soo qaatay garan mayno xukuumadu may cafin madaxwaynahana anigu uman propose garayn waayo markuu cafis baxaayo wuxuu ka yimaadaa xafiiska xeer-ilaalinta qaranka, dad xukuman oo xukunkoodu waliba noqday kama dambays waxa loo yaqaanaa xukunka soo dhamaystay ama darajadisii sadexaad ama sidiisaba ku noqday kama dambays xukunku intuu soo noqdo lagaa qaadan waayo ambiil. Hadaba xukun anagu halkan aanu uga gudbinay oo aanu leenahay dadka hala cafiyo ama madaxwaynuhu raali gelin u doonayo inuu u fidiyo oo uu yidhi soo codsada amaba dad iyagu intay naga soo cadsadeen aanu u gudbinay midna ma jirto. Sidaa awgeed Dadkaas waxaa xukumay oo xukun kama dambaysa ka soo saaray maxakamada sare iyadoo maxakamad Gobolk saaxil soo martay, maxakamada gobolka rafcaankana soo martay ayaa ugu dambayn halkan maxakamada sare ay ka siidaysay, anagu waanu ka doodnay maxakamadii derejada koowaad waxaanu ku eedeynay xafiiska xeer-ilaalin ahaan inay nimankaasi yihiin budhcad balse dee xukun maxakamadeed ayaa anaka nooga dambeeyey markaa hore waxaa lagu xukumay 15 sanadood maxakamada Gobolka saaxil ayaa ku xukuntay ka dibna rafcaanbaa looga qaatay, maxakamada rafcaanka Gobolka saaxil iyaduna waxay ku xukuntay 7 sano haaf ayay tuurtay iyagaa ka qaatay ambiil dhinicii lagu xukumay sidaas ayay ku tagtay maxakamada sare anaguna markaas halkii doodu taagnayd ayuun baaanu ku hadhnay,Iyaguna waxay dalbadeen looyarkoodii iyo qareenadoodi waxay ku doodeen inaanay arintaasi ahayn budhcadnimo, xukunka derejada labaadna muu muujinayn in isag laftiisu yahay budh cadnimo ee wuxuu muujinayey ku xad gudub biyahaasi somaliland. Markaa waxaa la yaab noqotay markaanu xalayto media-ha ka dhegaysanay ama jaraa,idka sida wargaysyada lagu soo qoray aanu ka akhrinay, hase ahaatee wargeysyada wax xaga xukunka ka hadlaya waxaa jiray wargeyska WAAHEEN oo leh xukunkaas iyadoo uu ku dhacay oo dadkii la xukumay ayuu madaxwaynuhu cafiyey, ma hayno taasi anagu,Dad war baahinta laga waraystay waan arkayey amase si siyaasadaysan uga hadlaya laakiin waxay ahayd iluhu halkay taaganyihiin inay marka hore miidhiyuhu ka hadlaan oo la yidhaahdo ha,yadihii gadhsoorka umaydin tagin waayo markaad warkan maqasheen waxay ahayd in lala soo xidhiidho maxakamaha ama xeer-ilaalinta markaa umaydin gudbin dadkii xaqiiqadii dhabta ahayd dadkasi xukun maxakamadeedbaa lagu sii daayey." ayuu hadalkiisa ku soo geba gabeeyay xeer ilaaliyuhu. Khadar Abdi Muuse Gabileynews Desk Hargaysa/office. -
Somaliland Exchange Pirates with Kidnapped Trucks Drivers
Wiil Cusub replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Waa arin foolxun in SL ay u ogalaato dalabka afduubayasha waxay ahayd in qabiilka wax afduubay ragiisa SL jooga la afduubo sidaana la isagu badasho laba qof oo aan waxba galabsan. Imika se kuwii danbigalahaa ayaa badbaaday. -
Name Kulmiye says all, everybody is on board whether you call worldlord, Islamist, new-children on polatiec or old unionist (jama yare is on his way) all under one great leader and one target.
-
Ma hangoolkii Faysal ayuu qaatay odoygu
-
Inaalilahi wa inaa Ilahi rajucuun. Qof walba sacadiisu dhimanayaa. Waxay ahayd dhawr bilood ka hor markuu isagoo noogga sheekaynaya hawlgalkii bir jeex uu lahaa. "Anigoo naf qudha ahna waa la isoo badbaadiyay 33 nafood oo kale oo ay qorayd inay habeenkaa dhintaana way ku geeriyoodeen aniga naftaydu kamay waynayn/fiicnayn nafaha baxay ee saacadii la soo dooni lahaa ayayna gaadhin! hawlgalkuna wuu ka waynaa wax hal qof badbaadadii ah ee wuxuu Alle ka waday inuu astaan u noqdo halgankii dheeraa ee ka danbeeyay ilaa xorayntii wadankan. Anigu wax wayn ma ahi hal shaqsi baan ahay lakiin Alle ayaa ka wady inuu il ugu furo umada inay isku duubnan himilo kasta ku gaadhi karto" Waa eryo muujinaya iimanka marxuunka iyo siduu u qirsanaa qadarka Alle iyo sida aanu isula waynayn ee uu u fahansanaa in Allahii naftiisu ay gacantiisa ku jirtay inuu dib ugu dhigtay ku dhowaad 27 sano ka dib inuu dhinto.
-
Waa mid ka mida Somalidii hibadduu Eebe siiyay jeclaa inay dalkooga iyo diintodda wax ugu taraan. Hibaduu ALLE siiyay waa af-maalnimadisa tiina erey fiican ayuu ku odhanjiray. Saarkiisan ugu jecelahay Hooyadu waa lama huraan iyo heesta Mohamed Saleban qaado (midhahii Hadraawi) Hooyoy La'aantaa. Waa midho qiimo wayn leh oo markaad maqashid qofkastaa u boholyoobayo HOOYADDII
-
Adolf Hitler is likely to have been descended from both Jews and Africans, according to DNA tests. Samples taken from relatives of the Nazi leader show that he is biologically linked to the 'sub-human' races he sought to exterminate. Journalist Jean-Paul Mulders and historian Marc Vermeeren used DNA to track down 39 of the Fuhrer's relatives earlier this year. They included an Austrian farmer revealed only as a cousin called Norbert H. A Belgian news magazine has reported that samples of saliva taken from these people strongly suggest Hitler had antecedents he certainly would not have cared for. A chromosome called Haplopgroup E1b1b (Y-DNA) in their samples is rare in Germany and indeed Western Europe. 'It is most commonly found in the Berbers of Morocco, in Algeria, Libya and Tunisia as well as among Ashkenazi and Sephardic Jews,' Mr Vermeeren said. 'One can from this postulate that Hitler was related to people whom he despised,' adds Mr Mulders in the magazine, Knack. Haplogroup E1b1b1, which accounts for approximately 18 to 20 per cent of Ashkenazi and 8.6 per cent to 30 per cent of Sephardic Y-chromosomes, appears to be one of the major founding lineages of the Jewish population. 'This is a surprising result,' said Ronny Decorte, a genetic specialist who agreed that Hitler probably did have some roots in North Africa. read more
-
SURF-tan ayaa sida ay wararku sheegeen waxa watay afar nin oo Ethipian ah kuwaasi oo markii shilku dhacay baxsady, balse, nasiib ay Ciimada Boolisku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan soona qab-qabtaan afartaasi nine isla markaana ay xabisga u taxaabaan, Ciidamada Booliska ayaa baadhaya gacantana ku haya sida uu shilkani u dhacay. Secret servise 007 Bond
-
Shilkii Baabuur ee ugu La Yaabka Badnaa oo Shalay ka Dhacay Magaalada Hargeysa Hargeysa(Waaheen)- Shil Baabuur oo aan noociisa oo kale ka dhicin Somaliland ayaa shalay subaxnimadii hore ka dhacay wadada Dhakhtarka wayn ee Magaalada Hargeysa xagiisa dambe marta. Shilkan Baabuur ayaa dhacay ka dib markii Baabuur nooca loo yaqaan SURF-ta oo sida la sheegay ku socotay xawaare aad u dheeraynaa ay ka baxday wadadii ay haysatay ka dibna si qayral caadi ah u dul fuushay laba Baabuur iyo Dhug-dhuglay oo ku xaraysnaa Macradka Baabuurta ee Al-Madiina. SURF-tan shilka gaysatay ayaan wax burbur ahi haba yaraatee aanay ka muuqan halka ay baabuurtii ay gurada ka fuushay ay burburisay isla markaana ay gaadhsiisay khasaare culus. Arrinta la yaabka leh ayaa ah sida ay uga dul-booday xayn-daabkii ay Baabuurtii ay ku xaraysnaayeen oo ayna waxba gaadhsiinin oo ay iska dul shubta ka dibna ay ku dul-dhacday labadan Baabuur iyo Dhug-dhuglayda halka ay ka hoos martay saqafka sare ee dhismaha ay la hoos dhigo Buurta. SURF-tan ayaa sida ay wararku sheegeen waxa watay afar nin oo Ethipian ah kuwaasi oo markii shilku dhacay baxsady, balse, nasiib ay Ciimada Boolisku ay ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan soona qab-qabtaan afartaasi nine isla markaana ay xabisga u taxaabaan, Ciidamada Booliska ayaa baadhaya gacantana ku haya sida uu shilkani u dhacay. Dhanka kale, xilliyada afurka ee Bishan Barakasan ee Ramadaan ayaa dirawalada Baabuurtu oo isku dayaya in ay dhakhso uga gaadhaan afurka si xawaare leh u ka xeeya Baabuurta, kuwaasi oo mararka qaarkood gaysta khasaarayaal fud-fud iyo kuwa cul-culus.
-
Liban tell me what is wrong with this list The members of the committee are: Mr. Muse Bihi Abdi, Chairman – Kulmiye party Mrs. Edna Adan Ismail, Vice-Chairwoman – former Foreign minister and Edna Adan Hospital president Pro. Hussein Bulhan, Chancellor of University of Hargeisa Dr. Mohammed Saed Gees former Foreign minister (from Eastern Sanaag) Dr. Mohammed Rashid Sheikh, UCID Party Vice-Chairman (from Borama) Pro. Ismail Mumin Aar, former Kulmiye Vice-Chairman, Columbia University graduate and founding member of Amound University Mr. Abdul-Aziz Mohammed Samaale, the first deputy speaker of the House of Representatives (Kulmiye) Mr. Bashe Mohammed Farah, the second deputy Chairman of the House of Representatives (from Laas caano) Dr. Mohamed Abdi Gabose, Medical graduate and member of Somaliland Medical Association, Kulmiye campaign manager Dr. Hussein Mohamoud Hoog Dr. Ahmed Kijandhe, MP Eng. Mohamed Hashi Elmi, political advisor (Kulmiye)former of minster of comerce and former of mayer of hargeisa Mr. Abdulrahman Yusuf Artan, MP and Sanag region representative (Kulmiye) Sheekh Mohammed Ali Gadhle, religious order Mr. Munir Haji Abdullahi (Abusite), President of Daallo Airlines
-
13 Somaliland MPs from UDUB and UCID JOINS KULMIYE
Wiil Cusub replied to Siciid1986's topic in Politics
this is great news it means from now on KULMIYE is majorty holder in parlamant. They are leaving sinking ship -
Great presidant who build his countery. Visionair who can day dream to build impire. Good and bad he did alot for 10 years
-
Help me to get it
-
Popular Contributors