Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Zack this is reason u fiirso sida loo qoray warkan. Kn: Maamul goboleedka Somaliland ayaa joojisey shaqadii taleefishinka afka Soomaaliga ku hadla ee UNIVERSAL kadib markii wasiirka warfaafinta laga qaban waayay talefoon uu u direy madaxa UNIVERSAL Mar hadii aad sidaa wax u qoraysid sow warkaagu dhinac kama rarna kamana foga xaqiiqada. Wasiirku waa inuu dalka ka saaraa wariyayaasha Kismanyo online iyo wixii la mida
-
Ayoub haddii dhakadaas oo kale aad indhaha ku soo kala qaadidi sow odhanmaysid goormaa baaburku uu Sawaxil soo gaadhay
-
Heblaayo Dacar oo muddo ka nasatay riyooyinkii ayaa xalay waxaa hurdo ku soo booqday Madaxweynihii hore ee dalka Daahir Rayaale Kaahin. Waraysi aan badneyn iyo gabay aan laga filayn Mudane Rayaale ayaana ka soo baxay bal nala eega sheekadda dhexmartay; Heblaayo Dacar; Madaxweyne In dhaweyd wax war ah lagaama heline marka hore khayr sheeg. Daahir Rayaale: Belaayo ma jirto, waxaad sheegi mooyaane. Heblaayo Dacar: Hawshaadda ugu weyn ee waqtigan bal ka waran? Rayaale: Waan iska nastaa, caruurtii oo aan is ilownay ayaanu dib isu baranaa., Haa, buuq iyo rabshad uun-baan ku jiray tobansanadood iyo dheeraad bay ahayd. Maantana ma doonayo in aan ka hadlo siyaasad oo ku noqdo sheekadeeda'e, miyaa la'iga maarmi waayay waan garanayaye. Heblaayo Dacar; Siyaasadda iyo ka maarsan waagan aad la soo deg-degtay ha inoo danbeysee, bal ka waran, xanuunbaa kugu jiray markii iskugu keen danbeysaye;? Rayaale; Haddaan immika xilkii ka tagayna malaha Inaad xattaa Ilkahay-ga wax ka sheegtaan dayn maysaan. mida kale, daacad haddii aad tahay, maxaad uga hadli weydey, Labaddan nin ee Qabyaaladda Isku raacay iyo wixii ka dhacay Gar-addag, haddii aad caafimaad soo qaadaysana, labaddaba anigaa ka yar maahin. markaa, waxay ahayd inaad ka waraysato iyaga Inkaartan ka haysata Addimadda? Heblaayo Dacar: Oo Madaxweyne waa maxay meeshan aad iila baydhay adagaa haddalkaagu? Rayaale: (Qosol ka dib,) Imika Anigu Madaxweyne Ma ahi maahin. Markaa, waxaan filayaa in aanay Danbi ahayn haddaan u hadlo siddii mucaaradka. Laakiin, kolayba gaadhsiin maayo heerkii uu u dhaqmi jiray, ninkii aan Cayda Liisanka u siiyay. Heblaayo Dacar; Oo ma waxaad doonaysaa in aad ku soo laabato Saaxada siyaasadda waadigan la soo booday miyaa la ii baahdaye? Rayaale; Maxaa ii diidaya, ma adigaa saaxadda iga saaray? Heblaayo Dacar; Waxaan moodayay Inaad addigu iska saartay, miyaanay siddaa ahayn? Rayaale: Aniga waraysi la'iguma sirro, shaqadaydaa ah. waxaanse kuu sheegayaa in aan sugayo inta Calancasta iyo shacbigu dibu is baranayaan ee la ii yeedhayo. Heblaayo Dacar;Maxaad uga jeeddaa Calancasta iyo dadku intay is baranayaan, mida kalle, miyaanad wixii aad ka qaadi-karaysayba ka qaadin dalka maxaad kaga tagtay ee laguugu yeedhayaa? Rayaale; Waxaad ku hadlaysaa afkii Xisaab-xume, isagaa waagii baryaba meelahaa ka odhan jiray, wax baa la dhacay iyo guryaa laga xadday masaakiinta. immikaa Maaliyaddii uu qalinka iyo waraaqaha ku dhameeyay Xin iyo ku jiqsii baa loogu dhiibaye, haka soo gurro wixii uu odhan-jiray waa la cunay..Mida kalle, Ayeeyo, Calancasta waad garanaysaaye, maxaad isku diidsiinaysaa. nin kasta oo aan dadka kallena waxba u ogoleyn isaguna xataa waxba isu ogoleyn, anigu waxaan u aqaanaa Calancas. Waa kuwii markii ay dalka wareeriyeen Marxuum Cigaal ka qabtay badh, ana aan intii hadhay ka daba-geeyay ee midba meel ka baxay, haddii ay wax qabanayaan mid waliba Wasiirbuu dalka ka soo noqdaye maxay wax u tari waayeen ma buug beenaadkoodaad rumaysatay. Xaqiiqaddaan kuu sheegayaaye Ina hebel miidhanbaa dalku ka dhawaaqi waayay. ragaasina, waa kuwii isku urursaddey KULMIYE ujeedo kallena may lahayne waxay doonayeen inay dadka ku khaldaan oo ugu dhuuntaan nidaamkan Xisbiyadda baddan. kaasaa sahlay inay soo noqdaan, haddeerna madaxay iskulla wala jiraan maahin, markaa waxaan sugayaa inta ay mar kalle dadku garanayaan nimankii aanu ka haynay....haa, Maalin dhaweyd baan is idhi ragan ummadda si kalle u fahami mayso'e, Gabay ugu sheeg. Heblaayo Dacar: Oo Maxaad tidhi gabayadda iskumaydaan wanaagsanayne? Rayaale: Haa, Ma jecli gabayga iyo heesta midkoona, laakiin waa afka dadkeenu wax ku garto, aniguna, waxaan ahay ninka dalka isku hagaajiyay, markaa hawla iguma laha inaan isku toosiyo haddal,. Heblaayo Dacar: Bal haye? Rayaale; Waxaan idhi Baylah Taal ina Biixi Ma Baxnaanin Yaqaane Keli buu Is Boqraa Cidlo buun ka tuntaa. Burburshow Ina Xaashina Inta uu is bidaabuu Xisaab beena Taxaa Lacag meel lagu biirshay Bar inaanay tareyn Ma bayaantay dheh Maanta Beribaa wax la boobayna Waa iska baabul-raqiise Barwaaqadii Aanu cunayn Busaarad buu ugu doorshaye Bulshadda maanta ha siiyo, Iskeersowna Bilaash dheh haddaad baani tiqiin. Baguu Kii Ina Kaahin Isna boodhka hurdaa Buugaag buu akhriyaayoo Sheekaduun ku bilaaye Beesad muu kordhiyeen. Bal wareerka u fiirso Gaboosihii ka badheedhay Inuu bi'iyo amaankiyo Raggaan jeelka ka buuxshayee Lagu booqday Madheera Ayaa ah maanta Bileys Waxaa taa barbar taala Isagoon Baladkeena Xaaladiisaba baadhin Kaysihii Buuqa bilaabay Baaqyadii maku foosay? Barbaarkii Cabdiqaadir Baabuurkii La Gadoomiyo Burburkii Dhabarkiisa Hadduu Baan Ku mutaysto Baarax buu laddi laaye Bal muxuu Is tafiiday; Dirayskii Beenta Ahaayee Ciidan buuran lahayn Jidhifkii Isku booshay Afkuu buuri ogaaye Isna Been dheh hankiisa Heblaayo Dacar: Hayaay oo gabay culus baad tirisaye. Heblaayo Dacar: Hayaay oo gabay culus baad tirisaye. Rayaale: Ayeeyo ma waalantahay, weliba waddaadkii Ina Samaale ee aad moodaysay inuu Diinta u bartay Cadho uu ii qabo iyo waxaan aan meel ay ku jireen la aqoonee Siilaanyo meesha ka buuxiyay wax la yareeyay anigu ma arrage ayaad iga dhex-gashay; haddaad ogtahay, halkaan la maray inankii geela baas jiray ee aan afxumaddiisa ka yaabay maantana ummadda afkeedii ku hadlaya gabay danbe, kuwii wala gabyi jiray kamaad dhageysateen. Heblaayo Dacar; Bal wad hadda.. La soco caddadka berri Ka dib markii laba maalmood aan si xidhiidh ah u warinayay maanso kadeedan oo ka timi Madaxweynihii laga badiyay ayaa waxaa riyaddaydii walaaqay dareeno cadhaysan oo lagu naqdiyayo fariinta aan ka soo wariyay Daahir Rayaale, illaa caruurtii ayaaba markii ay arkeen Gabaygii shaaracyadda isla taagay, sidda ay riyaddaydu igu leedahay. Laga Raysay UDUB-tiiye Alahayow Ha Soo Celin. Sidaasoo ay tahay, qoladdii hore ee Daahir Rayaale hormoodka ka ahaa waxay aaminsan-yihiin in loo darsadday, Islamarkaana, qaarkoodbaaba igu dhibsadday Gabayga aan soo wariyay oo ay is yidhaahdeen badhbaa laga tagay. Dadkaas, waxaa ka mid ah waddaadkii Naaneysta kula baxay Xilka xoghayaha guud ee UDUB Jaamac Jug sii dhacay oo aan isna manaankii xalay ku dhex-arkay. Su'aal baan ku bilaabay aan salaan lahayn Jaamac, waxaan idhi Xaggeed u sii dhacday doorashaddii ka dib laguma arrage? kuye, meel khayrlaan u sii dhacaye, maxaad Gabayga uga kalla tagtay. Heblaayo Dacar: Uga kalla tagtey, Jug-soo dhacay ; Haa, Yaakhii naga daa gabaygii Madaxweynaha badhbaad ka tagteye, waxaan moodayay inay ku jirtay heestii baas ee Jaamac-Riyo nagu caayay mid sideedii loo dhigay bay ahayd. Heblaayo Dacar : Nin-yahow addigana suugaan yaraantu waa waxaad xisbigii ulla daadegtaye, iskuma nooc iyo qaafiyad ma ahayn heeskaas iyo Gabayga Rayaale ii dhiibay, markaa, ma waxaad jeclaysatay in wixii oo afxumo ahaa eed ku sheegteen ragaa gurmadka ah ee dalka idinka soo gaadhay in la kordhiyo. Jugsoo dhacay: Ayeeyo anagu cayd ma naqaano laakiin, waxaan ka maqlay Gabayga hortaa Madaxweynaha, markaa siddii heesihii berigii hore ayay ka rog oo haddana saar ahayd maaha. Cawil baa xafiddaye weydii. Heblaayo Dacar: Oo miyuu ku weheliyaa Wasiirkii hore, bal waran Xaaji? Cawil: I Rumayso, siddaa uu Xoghayuhu u dhigay weeye, waxaa ku jiray Murtidda Madaxweynaha hees uu dhawaan soo saaray oo aan buugaygana ku xussay. Jug-soo dhacay: Yaakhii haddalka baddan naga dhaafoo u sheegdee Habartan, Na dhaafoo ka dhaadhac Dalka baab'inmaysaan bay ahayd sow maaha; Cawil: Maya, waxaa ka mid ahaa Xilkaad naga dhoofisee Dheeftiyo Dhaqashadda lahaa Dhantaashay dhaqaajin weyday Dadkii Dhakafaar ku beertay Mudadoon dhawr biloodba gaadhin. Heblaayo Dacar; Waar bal yaabkan eega, show hurdadaabay kaga wanaagsan yihiin soo jeedka qoladdan UDUB. Jug soo dhacay: Maya afka mucaaradka ayuunbaad maqashiine, Faransiis iyo Soomaaliba waan ku gabyay bay ahayd aniguba berigii. Heblaayo Dacar; Cawilow bal sii wad Jugsoo dhacay: Yaakhii Ruwaayad umma jeedee waa murti waxani ma garan. Mida kalle hadday dalkiiba u talinayaan maxay naga daba-socdaan miyay Lacagtii ay sheegi jireen in la cunay wax ku qabtaan? Heblaayodacar: Waar bal u kaadi Jaamacow, Cawilow wad si fiican baad isugu beegtaye. Cawil: Afkii Madaxweynahaan kugula hadlayaaye, wuxuu yidhi; Adigoon dhana noo wadaynin Cod iyo dheeraad ku siiye Dhinac aanay fileyn u guurtay Haween taladdii u dhiibtay Dhawaan dad-yimaad hor keentay Soo dhaadhac ka dhaadhac Anagaa kuu dhaami layne Ka dhaadhac Dhaliisha bilaabantiyo Dhawaaqa Galbeed ka yimi Xeebtaa laga soo dhacaa Dhirbaaxo quudheed ahoo Ammaankii dhawri weyde Dhaqaalihii wuu sabeeyay Lacagtaa la dhiteeyay maanta Anagaa ruux kastaba u dhiibiyoo Doolarkaa dhacay soo dhaweyne Ka dhaadhac ka dhaadhac Duqii Noo Dhuuntoo na dhaaf Siddaas buu ku yidhi heeska Buugayga Ku jirta ee cusub. Wargeyska Geeska Afrika
-
Oday reer hargeysa ah oo sea-man ahaa ayaa lixdankii laga sheegay markuu wadanka ku soo noqday "Koonfur maqlaye Sawahilno maynu la midownay" waa markuu aariboodhka Hargeisa ay ku qaabileen askar dhako xun ah oo koonfur laga soo badalay. Ma imikaydun Yugandhiiskii iyo Somalidii kala garan waydeen.
-
Thanks to Siad Barre and his nationalist government
Wiil Cusub replied to Gallad's topic in Politics
Gallad: Siad came on power was democratic elected government with legitimate constitution and when he left was distraction every thing with huge debt. Somali state debt reaches Siad barre era: On top of all that, rampant borrowing by Somalia’s former military regime has left a pending debt crisis, especially since the country has not taken advantage of the many opportunities for debt relief that have presented themselves over the past 20 years. As of 2007, the national debt stood at $3.3 billion, 81 per cent of which is in arrears. SXB Barres legacy is your detraction now Wuxuu na baday wuxuu Nooga tagaa nagaga daran -
Somaliland former bank chairman Abdi Ducaale freed from housearrest
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Halkaa waxa ku dhimatay rajadii laga qabay in musuqmasuqa curyaanshay wadanka lala dagaalamo horumarna lagu talaabsado. kol haddii la leeyahay dawladu lama hadli karto nin beeshayda ah. Waa suaale kuwa hada shaqada qabtay sidee loola xisaabtami doonaa haddii aan kuwii hore waxba la waydiin karin. -
Is this man above the LOW he said why La ii soo waci waayay Subxana laa goormaa boolis dad u soo telefoonin jireen hadii uu dood qabo xafiiska inuu ka sheegtay ahayd, marka xuquuqdiisa la cabudhiyo markaa dood buu leeyahay hada se asagii baa leh waan diiday!
-
JB great article Le Monde the best french news paper makes good balanced analysis Why One Somali state is a failed state, the other works. The explanation for this contrast lies in history, how British and Italian runs their African colony. Le mond is not British.
-
Somaliland, an African exception Written by Gérard Prunier Oct 01, 2010 at 08:40 AM The British left Somaliland functioning - unlike the Italians in Somalia. Fifty years after the end of colonialism, the breakaway region has peace and democracy, but no international recognition To the south lies Somalia, the archetypal failed state. To the north, Somaliland, which in June organised one of the most democratic elections Africa has seen for a long time. The explanation for this contrast lies in history. When Britain occupied the north of Somalia at the end of the 19th century, it intended only to prevent the French from gaining a strategic outlet on the Red Sea, and provide cheap food for its colony in Aden, in the Arabian desert. The British were not concerned with making money from the territory and were content to run it at arm's length, interfering little with the indigenous system of governance and (effective) mechanisms for resolving conflict in a nomadic society. The Italians took a radically different approach when they colonised the south. At the Berlin conference to divide Africa in 1884-85, a newly unified Italy demanded recognition, despite its political and economic backwardness as compared with the rest of western Europe. Italy's colonial ambitions were neither strategic nor economic: it sought compensatory glory (and to populate new areas to stem the emigration of its citizens, particularly to the US and Argentina). Fascism did nothing to temper Italy's pretensions; the fascist government used the imperialist project to provide its people with a compensatory psychodrama, resulting, in the 1920s, in massacres in its colonies and the destruction of indigenous mechanisms for social control. The Somali people were divided by colonisation, but bound together by culture. They saw independence as the path to unification. Creating a Greater Somalia became a key nationalist aim, and led to the unification of the colonies under the first free Somali government in 1960. This created tension with the Organisation of African Unity, set up in 1963, which insisted on respect for colonial era borders (1). But the new country was built on a paradox: territories divided by history found themselves together again within the framework of an ambiguous pan-nationalist project which gave them an artificial sense of unity . The test of this came in 1977 when Somalia, under the dictator Mohamed Siad Barre (2), invaded the ******, an ethnically Somali region of neighbouring Ethiopia and the cornerstone of Greater Somalia. The war ended in a defeat with the triple effect of destroying the grand nationalist project, turning Somali clans against each other in their search for a scapegoat, and causing Siad Barre to make the clans in the north (former British Somaliland) pay for the conflict. A million refugees from the ****** arrived in Somalia on the heels of the retreating army. Siad Barre settled them in the north and armed them. He not only gave them wide administrative powers but a free hand to plunder. The danger Somalis had always chosen to ignore - fragmentation of the clans - now came about, with the dictatorship's blessing. With the dream of a Greater Somalia dead, the government encouraged some clans to suppress others, redrawing the north-south border inherited from the colonial era. Rebellion in the north In 1981 the north rebelled, beginning a 10 year civil war in which all those excluded from power rose up, one after another, against the dictatorship. It fell in 1991 leading to the collapse of the Somali state, since no confederation of clans proved able to replace the regime's scheming with constructive alliances. The north took the opportunity to declare independence and withdraw from the fratricidal conflict into which the south had sunk. Although the first few years were chaotic, the 1993 Borama inter-clan conference provided the country with representative institutions which assured its democratic foundation. While Somaliland found its feet relatively quickly, the south plunged deeper into chaos. From 1992 to 1995 the "international community" occupied southern Somalia, at the behest of the US. Operation Restore Hope did anything but that - the 35,000 soldiers deployed by more than 30 armies, at a cost of $5bn, achieved nothing and were evacuated after two and a half years (3). Weakened by outside interference, Somalia also suffered from internal stresses. Since 1992 there have been 14 attempts to reform the government. All have failed. This is where the colonial legacy is most evident: in the north, Somaliland incorporated its ancient clan mechanisms for managing conflict into English common law to create its own form of democracy. In the south, where Italian imperialism and fascism had eroded the indigenous system but contributed no new political or legal functions, the uncontrolled clan system hindered the emergence of any form of government, even an authoritarian one. Somalia's Transitional Federal Government (TFG), in place since 2004 and recognised internationally, only controls a few streets in the centre of the capital Mogadishu - and even that is due to the support of 6,000 soldiers from the African Union Mission in Somalia (Amisom). The TFG has been torn apart by personal quarrels and corruption, and has to deal with an Islamist insurgency which, in July, launched terrorist attacks in Kampala, Uganda, to provoke an international crisis. In fact nationalism has more influence in Somalia than Islamism, and it offers the militants of Harakat al-Shabab al-Mujahideen (movement of fighting youth) the opportunity to rebuild a national consensus around the idea of resistance, and to assuage the fears provoked by their extremism. Absence of recognition Up to now Somaliland has managed to keep its distance from the violence next door which has led to tens of thousands of deaths, a million refugees, and two million internally displaced over the last 20 years. The irony is that the "international community" refuses to recognise this oasis of peace and democracy, while it continues to give legitimacy to Somalia on the basis of the 1960 unification, even though it is a state in name only, incapable of meeting any democratic criteria or of re-establishing peace. While the US, UK, and France are beginning to question the wisdom of this policy, inertia and convention stand in the way of Somaliland's recognition. Western powers do not want to offend the Arab world, which sees Ethiopia - a Christian "foreign body" in a predominantly Muslim region - as the enemy. Egypt has always wanted a strong and united Somalia to serve as an ally against Ethiopia (4), and the existence of Somaliland interferes with this strategy. That is why Somaliland needs to be beyond reproach. "They will expect more from us than from others, but give us less," predicted a former vice-president of Somaliland just before the election. But Somaliland still has a long way to go: the outgoing head of state, Hassan Dahir Riyale Kahin, who came to power in May 2002, did not have a spotless democratic career. As vice president, he replaced President Mohamed Ibrahim Egal when Egal died of natural causes in May 2002. He then manipulated the Guurti (upper house of parliament) in order to have the elections postponed so he could stay in office. In September 2009, threatened by popular revolt and a rebellion in parliament, he asked the army chief of staff to move on the capital Hargeisa, with the probable aim of suspending parliament. But, after thinking about it for 24 hours, the head of the army refused to take part in this "legal coup", and the president was obliged to set a date for elections. Somaliland's constitution limits the number of political parties to three. Riyale Kahin runs Udub, a party he formed with Egal, the "Father of the Republic". Seventeen years in power encouraged the familiar pattern of clientelism and nepotism, but while these are common in Africa, in Somaliland they are limited by a free press, genuine freedom of speech, for which a robust civil society battled hard, and a legislative body that is not totally corrupt. Udub's old opponent, Ahmed Mohamed Silanyo, created a strong and organised opposition in the Kulmiye party. The joker in the pack is the small new party Ucid, led by Faisal Ali Warabe, which combines the positive element of openness to women, minority clans and intellectuals, with a dangerous complacency towards Islamist extremists. As a result, Ucid is often perceived as opportunist, ready to use any means to dislodge the two traditional parties. Warabe is much younger than Kahin or Silanyo, and does not belong to the civil war generation. He does not see Somaliland as a miracle of willpower, but as a normal political entity, and this attitude has brought him support among young voters. The election went ahead smoothly on 26 June, and on 1 July the national electoral commission declared Silanyo the winner with 49% of the votes. Kahin got 33% and Warabe 17%. The turnout was 88% of 1.09 million registered voters. The role of the 70 foreign observers was largely symbolic, to legitimise the process, which took place in a visibly calm atmosphere. So can the goodwill and good organisation of the elections mean that Somaliland, which has lived without international aid for 20 years, will achieve the recognition it desires? Probably not, at least in the short term. Too many people are opposed - including those nostalgic for a Greater Somalia, Islamist extremists and conservative diplomats. Some of its supporters fear that, in any case, full recognition will only aggravate the antagonisms that have devastated Somalia. Perhaps an intermediate status is possible, where Somaliland would have most of the legal and commercial advantages of recognition, and not provoke too much opposition.
-
This article is available to subscribers only. Pls copy and paste it
-
Thanks to Siad Barre and his nationalist government
Wiil Cusub replied to Gallad's topic in Politics
Agoontii baa wali ooyaysa oo aabahoogii 20 sano ka hor ka dhintay u ooyaysa. Waxa agoontu sow ma qaan gaadho ilayn agoon nimada waxa lagag baxaa 15 jir marka la gaadho. Waxay agoontii tidhi: Duqii Doona ducona ugu dara way na dubatay maanta. Ilayn wax karbaash dawlad ku ahaan jiray dhiigyo cab kama raystan. -
^^^So this killing is normal? and how is Germany with a population of 80 million souls is comparable to NW Somalia? Mr Duke What about to compare Hargeisa to Bosaso how many accident per annual....remember Somaliland teedu waa tan ee ta Puntland garab dhig Warbixinta waxqabadka Booliska oo uu halkaa ka akhriyey Hoggaanka Howlaha Booliska, waxa uu sheegay in muddadaa sannadka ah uu dalka ka dhacay 17,601 kiis oo kala duwan, kuwaas oo uu sheegay in la xukumay 2,132, halka 6,363 kiic lagu dhammeeyey heshiis, 4,292-na ay beenowdey, isla markaana baadhistoodu socoto 1524. Warbixintu waxay sheegtay in dilalkii dalka ka dhacay muddadaa sannadka ah ay ahaayeen 83 dil, kuwaas oo uu sheegay in 55 gacan-ku-dhiigle boolisku gacanta ku dhigay, halka 23 kalena ay baxsadeen oo lagu daba jiro.
-
HAA ?????? dhamaystir afka lama baro gabashada
-
Waryaa cantarabaqashka raqiiska ah yaree. Meeshaan somaliaonline baa la dhahaa oo waaa shabakaad lagu soo dajiyo wararka Soomaliya kusaabsan maalin walba. Therefore, your arguments are rendered void. Come with something better next time! Mr Somaliya ma cashar Soo dhawaynaad i siinaysaa mise waad hanjabaysaa oo waxaad leedahay anaa xukuma waxa lagu soo bandhigo
-
Mr Somali Waxaan kuula aaday South Germany and Switzerland waa meelaha aduunka ugu nabada badan hadana qof wareeray oo wax laayaa ka dhacday oo hadana dumar ah Somali war trouma ku jirtana maxaad ka fishaa marka Obama agtiisa DC gii wax lagu dilayo.
-
Xalay washiton ta ka dhacday ma maqashay. 1 Dead in shooting, crash near funeral in NW DC
-
Wax wayn miiyaa maad la yaabtay tan ma maqashay todobaadkii hore Four Dead after Shooting Incident in Germany 09/20/2010 Four people were killed and several injured in a dramatic explosion and shooting incident on Sunday evening in the German city of Lörrach, located near the French and Swiss borders in the southwestern state of Baden-Württemberg. The female perpetrator, who has not been identified, killed her former partner and their five-year-old son in an apartment building in the city center, according to the public prosecutor's office. Police said there was a large explosion in the building around 6 p.m. which was so powerful that a wall was blown out. The woman apparently also fired shots in the building.
-
Siilaanyo names Wife for Maareeyaha Xafiiska Samafalka
Wiil Cusub replied to nuune's topic in Politics
Nuune ayaa jar iiga talaabsaday waan ku dhacay. hal hal lee loogu soo dhacay lol -
“Hadaad Naag Ila Guursato Booliskaan kuu sheegayaa inaad Al-Shabaab tahay
Wiil Cusub replied to Wiil Cusub's topic in General
Alshabaab baad tahay maxeey u dhihi naag kaluu guursanayaa baba ku filan ee Ismalura Naag kaluu guursanayaa maaha danbi waa alshabaab se hawadaa laga qarinayaa Dutch release ex-terror suspect without charge (CNN) -- A British man of Somali descent who was arrested Sunday in the Netherlands on suspicion of links to terror organizations has been released without charge and has left the country, the Dutch Ministry of Justice said Wednesday. The man -- who has not been named -- was arrested on a tip from the British, who told Dutch authorities the man "had serious plans to participate in the terrorist war in Somalia," the Dutch said. British and Dutch investigations found no evidence of the allegation and the man was released, the ministry said. It is the second time in less than a month that people were arrested at Amsterdam's Schiphol Airport on suspicion of terror links and then released without charge. Two Yemeni men were arrested there en route from Chicago, Illinois, to Sanaa, the capital of Yemen, on August 30, Dutch authorities said. The arrest followed U.S. concerns about potentially suspicious items in their luggage, including a phone taped to a bottle. But on closer investigation, concern about them evaporated. They were cleared of wrongdoing and released on September 1. Investigations into the British Somali man held on Sunday will be closed, Dutch public prosecutor's spokesman Evert Boerstra told CNN Wednesday. He was arrested after neighbors of his spoke to British authorities about him, Boerstra said. The man was flying to Uganda from Liverpool, England, via Amsterdam, said Boerstra. The suspect was arrested as the flight was readying for departure, he said. -
Siilaanyo names Wife for Maareeyaha Xafiiska Samafalka
Wiil Cusub replied to nuune's topic in Politics
Hold on Africa and Ferguson she is not his wife but only same name as Amina look good those two pics -
“Hadaad Naag Ila Guursato Booliskaan kuu sheegayaa inaad Al-Shabaab tahay
Wiil Cusub replied to Wiil Cusub's topic in General
Ma aha arintu Toronto oo qudga iyo sheekadan kaliya balse ninkii somaliga ahaa ee dhawaan ay booliska Holland kala soo dageen diyaarad Ugandha ku socotay, kadib markay ciidanka sirta ee ingriisku warkiisa soo tabiyeen ayaa waxa la isla dhex marayaa in xaaskiisa oo ku nool magaalada Shefield ay booliska ku dirtay markuu u sheegay inuu baxayo!! iyadoo tidhi Al shabab ayuu ku socdaa. Suasha ugu wayni waa Maxaa ugu wacan dumarkii Somalida cadawtinimada intaas gaadhsiisan. -
“Hadaad Naag Ila Guursato Booliskaan kuu sheegayaa inaad Al-Shabaab tahay" Labaatan sanno ku dhawaan ayaa ka soo wareegtay waqtigii ay Soomaalidu sida xooga leh qurbaha u soo galeen,Caruurtii waqtigaas qurbaha la keenay iyagoo gacanta la hayo iyo kuwii dhashay xilligaas maanta waa ay koreen oo waa dhaliinyaro qaan gaar ah. Caruurtaasi waxa ay ku dhex barbaareen shacuub ka dhaqan, luqad iyo diin duwan tii ay waalidkood ku soo barbaareen, waxayna Arimahaas oo dhami ay keeneen is faham la’aanta buuq iyo jahwareer ka dhexdhasha caruurta iyo waalidka dhexdiisa taas oo aad arkaysid marka aad booqato guryaha ay Soomaalida ku nool yihiin. Haddaba iyadoo ay jiraan intaas oo dhibaatooyin ah ayaa haddana waxaa qurba jooga Soomaalida ku soo batay nin xaas iyo caruur badan leh taagna u waayey xanaaneynta familkiisa iyo caruurtiisa inuu naag labadaad ama mid saddexaad iska guursado,waxaana dhaqaan cusub uu keenay dhibaatooyin horleh oo ka duwan dhibkii horey jiray Magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa dhawaan waxaa ka dhacay dhacdo aad u yaab badan kadib markii nin wadaad ah oo xaas iyo lix caruur ah haysta uu xaaskiisa u sheegay in uu naag labaad la guursaday,kadibna xaaskiisa way diistay in ay sidaas ku raali ahaato ama waxa ay doonta sameyso. Hadaad naag kale ila guursatay ana waxaan u sheegaayaa booliska in aad tahay nin xagjir ah oo alshabaab xiriir la´leh" sidaa waxaa yiri Qofkii dumarka ahaa ee loo sheegay in lala guursday naag labaaad. Wadaadka guursday naagta labaad ayaa isagoo mooday in xaaskiisii horey ay tahay qod dumar ah oo maseersan ugu jawaab"naa waad waalatoo qof ku dhageysanaayaa majiro ee is deji". Saacado kadib ayaa beelka aqalka waxaa soo garaacay boolis magaala Toronta waxayna wadaadka u sheegeen inuu dhibaateeyey xaaskiisa sidoo kalna ay rabaan in ay wax ka weydiiyaan eedeeyta ku aadan in uu xirirrla leeyahay ururka alshabaab oo looga aqoonsan yahay dalka Canada waxa looga yeero argagaxisada. Ugu dambeyn waxaa hadda damaanad dibada ku jooga wadaadkii naagta labaad guursaday laguna eedeeyey inuu xidhiidh la leeyahay ururka alshabaab,waxayna arintaan hadda noqotay hadal haynta ugu badan magaalada Toronto.
-
Popular Contributors