Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Although Siad Barre successfully crushed two previous insurgent organizations (SNM and SSDF), the United Somali Congress (USC), formed in 1989, succeeded to topple the dictator already weakened and losing the support of his people as well as financial assistance from the U.S. and European countries. Do they look like that they ware crushed on this Video when they can organize army of thousands men inside Somalia When they can organize their regular congress and elect new leader inside Somalia (from Siilanyo to A/rahman Tuur in Baligubadle ) WAXBA YAANU XEERKAY I MARIN XOOLANA I SIINE XAASHE NIN LIBIN KAA XISDIYEY XUMIHII WAA YAABE (salaan carabey)
-
Ma kugu raaci karo hadalka raqiiska aad la soo shirt tagtey. Abwaan wuxuu soo qorey aqriso, laga yaabo inaad wax ka barato. This is good example what Kacan destroyed from us "Inaan Somalidu hal shayna xitaa isku raaci karin" waayo Kacaan qarankii Beeleyay walina dad ku indho laayihiin beel nimadii
-
Have you been to xeerooyinka qaxootiga ku yaala Kenya iyo Ethiopia oo ay Soomalidu ka yahiin majority. How about qaxootiga Yemen jooga? Denmark or Holland or kuwa Nepal jooga. Waxaad isbarbar dhigeyso waa yaab. Have you been Dulcad, Harta sheekha iyo Daroor dhamaadkii 80's mise waxaad u haysataa in qaxu uu imika uun bilaabmay magaaloyin dhan ayaa 90% dadkii ku noolaa la qaxiyay cidii sababta u ahaydna waa kacaanka aad ii faninaysid. aan ka hadho waxaynu ku kala fognahay balse halkan qodob ma igu raaci karaysaa? Kacaan Destroyed non material part of Nation and USC destroyed Matierial part of Nation (waxay diirteen fadhataysteen guryahii) aan kuu jilciyo waa maxay Non material part of nation: UNION, Patriotism, Trust of your state that you can be save and expect justice, feeling that you are stakeholder and have equal sharing. Dawladii qaranka ka wada dhaxaysay ayuu ka dhigay mid qabiil gaara dad gaara ku tilmaaman cadalada iyo fa'iidadeeda la wadaagin. Suaashu waa keebaa qaranka khasaraha ugu way u gaystay ka Daaraha iyo waxii dhexyaalay fadhataystay iyo ka wixii qaluubta dadka ugu jiray qarankooga iyo is aaminaadii dilay???
-
Ninac Intuu u qabtey Somalia, keena mid qabtey. Qaxooti aduunka ugu badan ayey dadkeeni noqdeen (qabiil walba ku jiro), shaleyna wax qabsi iyo horumar ayey ku dhex dabaalanaayeen. Shalayba 200 000 somaliya ayaa 1970's u guuray wadamada carabta iyaga oo duruufo dhaqaale iyo dhibaatadii maamulkaa ka cararayey. Baasaboorka ayuu waliba ka xidhay ee tirada Somalida ah ee dibada wareegaysaa kamay yaraateen inta maanta.
-
Great painting. I'll count later how many I can find but let me ask, if you can see Mr Mandela, Malcolm X, M. L. King and Michael Jackson. I see very view black ppl, and they make wrong chose they put M Tyson and left Mohamed Ali. I think they draw from their own thoughts which reflect Chinese culture and partisan minds, which don't like black ppl
-
Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)
Wiil Cusub replied to Wiil Cusub's topic in General
Aniga this whole idea of pologamy ma taagero however, nin 10 sano kadib naag kale gursday ama atleast bilo ka dib waa waji lakiin waxan hal habeen la guursanayo waa dayuusnimo cad. Totally agree Waxa meesha ka muuqata qiimo dhac lagu samaynoyo nolashii qoyska oo ay ku xidhantahay mustaqbalkii bulshada dhan. May be the first one was necessity and the fellowing 3 cases showoff, and the media is part of creating sensation. Somali wareer baa haysta gudo iyo dibadba -
Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)
Wiil Cusub replied to Wiil Cusub's topic in General
Kuwii hore hadaad la yaabanayd kuwo cusub baa ku dayday Aroos Cajiiba: Wiil laba Hablood Mar Keliya Xalay Kula Aqal-galay Deegaanka Tuulada Abaarso + SAWIRO Hargeysa (OWN)- Waxay ahayd xalay markaan dhinaca galbeed uga ambabaxay magalada hargaysa, si aan uga qayb galo arooska Axmed Cabdi Cismaan iyo caruusadaha kala ah (Amran Maxamed Mooge iyo Farduus Farax Maxamuud) kula aqalgalay meel inyar uun kasokaysa tuulada abaarso, hadaba siaan indhahayga ugasoqaado oon la iiga sheekayn aroosyada noocana ee imika kusoobadanaya wadankeena Somaliland ayaan u uhubqaatay ka qaybagalka aroskan anagoo kaxaysanay gaadhi noo gaarah. Tegitaankayagii iyo Waxyabihii Xisaha Laha een ku arkayay: Waxanu baxnay saladii maqrib kadib anaga oo u dhaqaaqnayn dhinaca aroosku kadhacayay oo in kayar 20 kilometer u jirta magaalada Hargaysa kana xigta xaga galbeed waa tuulada Abaarso sokedeeda e , waxyabaha xisha leh een arkayay intii anu jidka kusoo jiray wax kamid ahaa, dadfarabadan oo dariiqa dheer ee lamiga ah ee isku xidha Hargaysa iyo Abaarso sii qul qulaya iyagoo qaarkood lug ku tagayay goobta arooskan wiilku labada dumarka ah halmarkula aqal galayay, dadkaasi oo casarkii bilabay inay ulugeen arooska wadada dhinacyadeedana lugaynayay xiisaha ay uhayaan inay maruun indhaha soo saran arooskan ah awgeed , wiil aan aroska kula kulmay aya ishegay inay ilaA Hargaysa soo lugeyeen siay u ga qaybgalaan arooskan madama ooy xisaynayeen aroska nocana ee wadankeena jusoo badanaya inay arkaana ay usoo mareen jidkaa dheer ilaa 20 kilometer, intaa waxa dheeraa dad sookiraystay gawaadhi sidabasas, tagaasi iyo gawaadhi kaleba kuna soo gadhay goobta arooska, iyadoo meeshu laceryoontay gawaadhi iyo dad. Muuqaalkii Goobta:. Waxaa loo dhisay Arooskan laba Guri oo Toobal caareyaal ah waa guryaha ugu quruxdabadan ee miyiga laga dhisto ee meel waxyar ujirtana waxa laga dhisay Dadab aad u wayn oo Arooska lagu qabto taasoo si farshaxana loo dirayaariyay. waxaa iyana intaa dherayd goob iyana dadka kazoo qaybgalayasha ah loogu diyaariayay sooryo ama casho intay meesha joogaan. Bilaabmidoo xaflada iyo jawigeedii: Waxaa intaan xafladu bilaabmin buuxdhaafiyay goobtii xaflada dadwaynihii kazoo qayb galay taaso adkaysay in xafladu bilaaban, waayo qofkastaa waxaa uu rabay inuu arko ama dul istaago Arooska iyo Aroosadaha siuu indhaha uga qaado dadkuna aadbay ubadnayeen tasoo kentay in inyar lahakiyo xafladii sihorta dadka lookala habeeyo, waxan la dalbaday askar iyo dad gaara oo suga /habeeyana goobta. Cabaarkadib waxa sifiican loohabeyey xafladii waxana siwayn loogu soodhoweeyey Arooskii oo ay gacmaha ishaystaan labadisa Xaas ama Aroosadood, waxana lafadhiisiiyey goob ugaara oo loogu talo galay inay fadhiistaan. Waxana dadkii kazoo qaybgalay xafladu siwayn ugu damashadeen uguna ciyaareen Arooskii axmed iyo labadiisa caruusadood iyagoo Arooska iyo labadisa caruusadoodna ay dadka kala qaybgalayen ciyaarta iyo damashaadka iyagoo gacmaha ishaysta . Sababta keentay in uu Axmed labada hablood mar lawada aqal galo iyo dareenadoodii siduu ahaa: Kadib markii aan u kuurgalay waxyabaha ka danbeyey in arooskani marka laga reebo inay ahayd calaf oo dabcan dee ilahay calafkiisaa ka dhigay inuu habeen qudha la aqal galo laba dumara axmed, hablahana calafkoodaa kadhigay inay habeen hal nin wada guursadaan.hadana malaha sabab kale ayaynu inta badan raadinaa maqaalkaygana dadku kadhex egayane waxan xogti kuso helay in marka hore wilku mid laheshiyay si qarsoon kadibna ay isku yara dheceen, markii danbena uu gabadha kale soo kaxaystay. taasoo keentay in walidkii ama aabihii uu wiilka ka codsaday madama oo uu marki hore gabadh laheshiyay ayna ushegtay walidkeed oo ay walidkedna diyaaryihiin balansanyihiina in aanu kanoqon si uu dhaqanka iyo milgaha labada reerood u ilaaliyo. isla markaana gabadhan cusubna madama oo uu kenayba aan lacelin ee labada hablodba mar lawad meheriyo lana wada arooso sidiibayna wilkii iyo abihii isla qateen hawshiina ku dhamatay. Mar ay isuuro gashay inaan wax kawaydiiyo darenkoda caruusku wuxuu ishegay inuu ku faraxsanyahay waajibaadkan uu gutay ee ah inuu laba xaas samaysto, labadadoodana uu si isku mida raali ugayahay uguna xaqsoori doono insha alah. dhinac aroosaduhuna waxay ishegeen inay kufaraxsanyihiin arooskooda oo aanay wax cuqdada kaqabin inay marwada aqalgalaan ralina iskaga yihiin, intaa waxa dheeree oon ku arkayay in sadexdooduba ay iskafaraxsanayeen oo ayintabadana dhoolacadaynayeen umay ekayn dadqasab lasikugu kenay ee dad sidan iyagu rali kuwada ahabay iila ekayeen. Gebo gebo: Beryahan danbe waxaa soobadanaya aroosyada nocan oo kale ah ee kadhaca wadankeena, iyadoo intaan ogahay ay 3 aroos oo noocan oo kale ahi ka dhaceen , tuulada garabis, hargaysa , iyo waliba degmada alaybaday, kanina waxa uu noqonayaa arooskii 4 aad ee nocisa ah . Waxaan anoo kafaaidaysanaya fursadan jeclahay inaan uga hambalyeeyo arooskan , waxan ugu ducaynayaa ducadii nabiga (barakalaahu laha wabaraka calayka wajamaca baynakumaa bilkhayr aw filkhayr). Cudurdaar: Waxan kayara cuduraaranayaa sawirada qaarkood oo woxoogaa aan clear ahayn ama shoocacyari ku jiro . Yusuf Hasan Jaamac gudgude01@gmail.com Hargeisa, Somaliland -
Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)
Wiil Cusub replied to Wiil Cusub's topic in General
Waxaan la yabnahay dadka faraha badan ee leh yagaa ogol or they are happy....as usual gabdho maskiin ah oon wax garneyn oo brainwash lagu sameyay baa mesha joogo. Did you hear how defensive they all were "aad baan u farxasanahay" even before they were asked. I didn't buy it a second aniga. Ismalura Brainwash is normal in marriage ama ninkaa wax waala oo maskaxda ka qabsada ama naagta. Si kasta ha ahaato ee halkan waxa inooga cad in ninkani si fiican madaxa uga qabsay haddii waxkale oo uu ku soo jiito aanu haysan. Haddii kuwani ay Allaybady joogaan ooy masaakiin yahiin waxa dhowaan laga fili karaa London oo ayaba polygamigu uu ku sii badanayo. -
Sheeko layaable: Nin labo Hablood Mar Wada guursaday (again)
Wiil Cusub replied to Wiil Cusub's topic in General
Waxa fiicnan lahayd in la inooga soo waramo kuwii hore inay wali is qabaan -
Waar JB malaha kuwani Burco maahee maad dacaayada joojisid yaan lagu shiidine lol
-
Qodobada aad ku maqlidoontaan Caweyska Washington waxaa ka mid ah. Nin guursaday hal mar labo hablood, sidee bay u arkaan hablahaasi guurkooda. Majaajiliste Cabdi Ismaaciil Basbaas, iyo qodobo kale. Barnaamijka Cali Cabdi Xaraare ayaa soo jeedinaya, isaga ayaana noo diyaariyay. Halkan ka dhagayso waraysiga caruuska iyo labadiisa dumara
-
maadamo jamaaco la radinayo oon la rabin majeeco .. kala madaxbanaani ayaa iskuduubni ah .. waa xagaas iyo india .. waaba hindu .. marka cabsi jirtana waa halkaas iyo somali waa cabud-waaq Waa yaabe waxa ku tagay waynaa maxaa la isticmalay
-
Queleh The Film - first Somali international feature film
Wiil Cusub replied to Suldaanka's topic in General
It is great to know that his dream Film was completed after his death in Amsterdam canal on January 10th 2009 short screen test -
Any update on this assasination attempt on Cawil? SXB update waa taa uu taliyaha ciidanku sheegay horayna uu JB kuu soo sheegay in arinku aanu siyasad ku xidhnayn labada nin ee isdilayna isku reer yahiin Lacag la'aan, busaarad reer UDUB la soo daristay iyo daymo la isku haysto ayaa sabab u ah. Duke Adigu maan update ka keentid "Wasiirka Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso" inta aad cawil iyo khurafaadkisa aad ku daalin.
-
Taliyaha Booliska Oo Tafaasiil Ka Bixiyay Dilkii Ka Dhacay Guriga Wasiirkii Hore ee Maaliyada October 14th, 2010 Comments Off Hargaysa (Somaliland.org)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Cilmi Rooble Furre (Kabaal) ayaa maanta ka hadlay dil shalay ka dhacay guriga Wasiirkii hore ee Maaliyada Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo lagu dilay mid ka mid ah nin shacbi ah oo ka mid ahaa ilaaladiisii. Taliyaha Ciidanka Booliska oo maanta ku qabtay xafiiskiisa shir jaraa’id ayaa ka hadlay ayaa sheegay in marxuumka la dilay aanu ka tirsanayn ciidanka Booliska, waxaanu yidhi “Shalay markii ay saacaddu ahayd 7:30-kii waxa lagu dilay marxuum la odhan jiray Muuse Xirsi Gudde guriga wasiirkii hore ee Maaliyadda Xuseen Cali Ducaale (Cawil), Marxuumkaasi oo Cawil yidhi Ciidanka Booliska ayuu ka tirsanaa, kamuu tirsanayn, maaha ciidanka Booliska oo shaqada booliska saddex bilood ayuu ka sii maqnaa oo waa laga eryay. Nin shacab ah oo u shaqeeya wasiirkii hore oo ilaalada gurigiisa ka mid ah ayuu ahaa. Arrimaha dilku markay dhacaan waxa ugu horeeya ee la is waydiiyaa waa maxaa sababay? Ninkan wax dilay iyo marxuumku wasaaradda maaliyadda ayay lacag ka qaadan jireen, markaa ninkan wax dilay shalay ayuu u yimi qasnajiga wasaaradda maaliyadda waxaana qasnajigii u sheegay in lacagtiisi ay ugu dhiibtay marxuumka la dilay, lacagtaasi oo ahayd 98-kun. Kadibna ninkii oo saaran gaadhi ay wataan laba nin oo kale ayay toos u tageen gurigii Cawil.” Taliyaha oo hadalkiisa sii watay waxaanu yidhi “Waxaanu ninkii toos u galay qolka ay seexdaan ilaalada guriga oo markaa uu jiifay marxuumkan dhintay nin kale oo ilaalada ka mid ahina jooogay. Markaa ninkii dhintay ayuu laad ku kiciyay waxaanu ku yidhi markuu toosiyay keen lacagtaydii, wuxuu ugu jawaabay marxuumku maan soo qaadin, kadibna marxuumka ayaa riixay ninkii oo ku yidhi orodoo naga tag, intaa kadib ayuu ninkan wax dilay baaskoolad uu sitay xabad kaga dhuftay garabka dushiisa halka kalxanta la yidhaahdo, laakiin sida Cawil sheegay wadnaha xabaddu kagamay dhicin marxuumka, ” ayuu yidhi Cilmi Rooble Furre. Taliyaha Ciidanka Booliska Somailand waxa uu beeniyay hadal Wasiirkii hore Maaliyadu uu ku dhaliilayay xukuumada oo uu lahaa inaanay xukuumadu u iman. Waxaanu sheegay inay ku dabo jiraan gacan ku dhiiglihii. Somaliland org Hargeysa
-
FBI raids three Minneapolis money transfer businesses
Wiil Cusub replied to Faarax-Brawn's topic in General
Who is next? Dhiigshiil of course. And I knew it Your wishes was almost two years ago and still not become true (25 Nov 2008). ^ Leave my Obama alone, he has nothing to do with this. Somalis are spying and snitching against each other all the time. you are good example check your wishes above -
Gaadhigii Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo Dayn Qaad Loola Wareegay
Wiil Cusub replied to Abtigiis's topic in Politics
Jugsoo Dhacay wali ma la daba socdaa -
Waatan heesta wax duulisay. Macalinkan Cod waa hayaa Markale isagoo ay Xaliimo ku daadisay Tii Xilahayga noqotay Ma xaqbaa inay ...
-
Waar Dubaabka ku helay war badanaa oo jacburkiisu dheeraa meeqa bari baad bilaa qaad ahayd wuxuu kugu xidhay cajalad aan dhamanayn nin yahow. anaga kaayagu hal mar buu jar dheer naga tuuraa
-
Pirateland In-Fight Drama: Garacad Cartel Takes a Minister Hostage
Wiil Cusub replied to AYOUB's topic in Politics
This was a deal went wrong, the Minister went there to collect the share for pirate Chief Farole, and after disagreement, the Minister is kidnapped. Now Pirate master mast pay runsome to free his minster -
Kulmiye is a racist party filled with some racist people saxib, its a matter of time before Udub or Ucid is back in power, so soak up last 5 years of power you will see in a long time. what do u mean racist, Sends when have SL different races :confused: by the-way Faisal goormuu ka dagayaa UCID UDUB ma samaysay dib u habayn goormuuse ka dagayaa Rayaale :confused: Before we start to opposite KULMIYe is it better to have good organised opposition parties
-
Good news they accept to support and direct help on capacity building
-
Weriye Radio Muqdisho ah Oo Hargeysa Yimid Oo Mooday Inuu Yurub Joogo
Wiil Cusub replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Kan shaxaadkiisuu saxanayey ee wax kuma hadlin.
-
Popular Contributors