Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Togedheer should get attention first. what about Hiiraan, mudug, Nugaal, Bakool, Galguduud and Rest of Somalia Ma roob gaaraa dushooda ka darooray Mise qarax iyo xabad mooyee wax kale lagama soo sheego. Caqli laawayaashii ma waxay moodeen in abaartu SL kaligeed hayso "There is not a single region from the south to the north that is not suffering [from drought],” Abdi Haji Gobdon, spokesman for Somalia's Transitional Federal Government (TFG), told IRIN Gedo in the southwest, parts of southern regions and the semi-autonomous region of Puntland, as well as central Somali regions, are the worst affected, according to Gobdon. Somalina did u aware your problems if not read IRIN
-
Somaliland ma leedahay xarun Registration laga sameeyo ama patamt laga qorto sideeyse ugu doodi karaan mar haddii aanay register samayn?? first they should get one of this:
-
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
yaa Duke imisa dil ayaad taariikda Somaliland ee 15 sano eed soo badhay ayaad ka heshay? Imisa wasiir ayaa la dilay 0 Imisa xidhibaan 0 Imisa garsoore 1 Imisa gaadhi ayaa la gubay 1 (very big news in SOL) Imisa .... -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
I thought the secessionists were different? That they were more secure? Lol Yaa Generaal is this questionable? and comparable? you dig 15 year in somaliland history to find last intern conflict, and i need to go back to find this: 29-kii Bishii April sanadkii tagay ee 2009, bartamaha magaalada Galkacyo waxaa qarax miino lagu dilay taliyihii ciidanka sirdoonka Puntland ee PIS qaybta Gobolka Mudug Col.Yaasiin Axmed (YaasiinTalwaaye), qaraxaasi oo ahaa mid waddo dhinaceed lagu aasay, waxaa loo qabtay mid ka mid ah raggii ka danbeeyey kaasi oo lagu maxkamadeeyey Magaalada Gaalkacyo kadibna la toogtay. 5-tii Bishii August ee isla sanadkii 2009-ka isla magaalada Galkacyo bartamaheeda waxaa si bareer ah loogu toogtay wasiirkii warfaafinta Puntland alla ha u naxariistee Warsame Cabdi Shirwac ‘Seefta Bannaanka’ , waxaana dilkiisa ka danbeeyey rag hubaysanaa oo markii ay dilka gaysteen ka baxsaday Magaalada. 11-kii Bishii November, magaalooyinka Garoowe iyo Boosaaso waxaa lagu kala dilay xildhibaan ka tirsan golaha wakiillada Puntland iyo guddoomiyihii maxkamadda sare ee magaalada Boossaaso. Xildhibaan Ibraahim Cilmi Gaab, oo ka mid ahaa mudanayaasha ugu faca weyn xildhibaannada Puntland, lagana soo doortay Gobolka Mudug Waxaa Xilli Habeen ah 11-ka November lagu toogtay goob maqaaxi ah oo shaaha lagu cabbo oo ku taalla magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland, waxaana isla markiiba baxsaday raggii dilkaasi gaystay oo taradoodu ahayd illa 2 nin, hase ahaatee mar danbe oo muddo bil ah ka soo wareegtay dilkaasi ayaa ciidanka bileysku ku guulaysteen in ay gacanta ku soo dhigaan mid ka mid ah raggii ka danbeeyey dilkii xildhibaan Ibraahim Cilmi Gaab, kaasi oo aan wali maxkamad la soo taagin. Isla habeenkaasi 11-ka November ee sanadkii tagay ee 2009-ka, magaalada Boosaaso waxaa lagu dilay guddoomiyihii maxkamadda darajada 1-aad ee gobolka Bari alle ha u naxariistee garyaqaan Maxamed Cabdi Awaare, waxaana sidoo kale dilkiisa fuliyey labo nin oo ku hubaysanaa bastoolado, kuwaasi oo iyana markii fal danbiyeedka ay gaysteen fakaday, hase ahaatee raggaasina bileysku waxay sheegeen in ay gacanta ku soo dhigeen muddo kadib inkastoo aan wali saxaafadda la tusin meel maxkamad lagu soo taagay. Bishii ugu danbeeysay ee sanadkii dhammaaday ee December, waxaa magaalada Garoowe bambo gacmeed lagu weeraray gaari uu saarnaa guddoomiyaha golaha wakiillada Puntland C/rashiid Maxamed Xirsi, waxaana weerarkaasi fuliyey rag tiradooda lagu qiyaasay illaa 4 nin, kuwaasi oo isku dayey in ay baxsadaan, hase ahaatee ciidanka ammaanka ayaa ku guulaysteen qabashadooda maalintii ka danbaysay habeenkii weerarku dhacay. Sanadkii tagay ee 2009, waxaa kaloo meelo kala duwan oo Puntland ah lagu dilay mas’uuliyiin badan oo ka tirsan maamulka Puntland, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen guddoomiyihii gobolka Karkaar Yaasiin Siciid Xuseen iyo Saraakiil iyana ka tirsanaa ciidamada ammaanka kuwaasi oo labo ka mid ah lagu dilay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar. Sanadkan cusub ee haatan aynu ku jirno bishiisiisan 1-aad, ayaa isna u muuqda mid saan-raacay sanadkii la soo dhaafay ee 2009, waxaana bishaan gudaheed la dilay labo xildhibaan oo ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Puntland. 5-tii Bishaan Jannaayo ee aan hadda ku gudaha jirno magaalada Boosaaaso waxaa lagu dilay xildhibaan Cabdullaahi Cali ‘Kaarad’, oo ka mid ahaa xildhibaannada Baarlamaanka ee laga soo doortay Gobolka Bari. Dilkii ugu danbeeyeyna wuxuu dhacay 19-kii bishan Janaayo waxaana bartamaha magaalada Boosaaso lagu toogtay alle ha u naxariistee xildhibaan Maxamed Cabdi Jabriil ‘Daqarre' waxaana dilkiisa gaystay labo nin oo ku hubaysnaa bastoolad iyo qoriga AK47-ka loo yaqaanno. sourcehttp://www.qaranimo.com/2010/jan/warbixin_dilalkii_qorsheysnaa_2009_2010_jan_23_10.htm -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
Sxb adaa sheegay inaad xaqiiqoyin haysid waxna aan meesha keenin adoo 15 dib u qoday kuna noqday 1994 anaguna waxaanu kuu haynaa xaqiiqoyinka 2011 ee your pirate state -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
old pirate pioneer visit garoowe -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
Kawaran pirate master of yours -
Somaliland a history of wretched warlords treachery
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
What a big cry from big Generaal -
Never knew he'd need that much militia in Hargeysa! Thnk So lang Afduubtayaal jiraan (like u) he need army do u forget which part on world SL located? Where is the rule of law and regulations. Transparency of government. Look at that street they are walking on. It needs to be paved and asphalted. Why don't they put these masses of people that are unemployed an get them to pave roads. They should learn what President Kagame of Rwanda has done to turn around Rwanda. Maah maah baa tidhaa " Habar fadhida lagdini wax uga fudud" How lang is Kagame is on power and how match help did he receive from world
-
Adduunka waxa ku nool 6.8 Bilyan oo qof, dadkaas waxa kasoo dhex baxay oo muuqda oo warbaahinta caalamku isha ku haysaa ama ku qabatay inyar oo kooban, kuwaas oo saamayn ku leh bulshada iyo caalamkaba. 68 ka qof ee adduunka ugu awoodda badan marka laga hadlayo dhanka saamaynta iyo ka dhex muuqashada bulshooyinka caalamka, ayaa waxa soo saartay shabakada forbes. Dadkaas waxa tobanka kaalmood ee ugu horeeya ku jira hogaamiyayaal iyo shakshiyaad caan ka ah meelo badan oo dunida ka mid ah, waxayna yihiin : Tobanka qof ee ugu horreeya waxa ka mid ah hogaamiyayaasha dalalka China, USA, UK, Saudi Arabia iyo Russia. Hu Jintao, oo ah madaxweynaha dalka China, da'diisuna tahay 68 sano. Barak Obama oo ah madaxweynaha Maraykanka da'diisuna tahay 49 sannadood. Cabdalle Bin C/casiis Al Sacuud oo ah boqorka Sucuudi Areebiya, da'diisuna tahay 86 sanno. Vladimir Putin oo ah raysal wasaaraha Ruushka, wuxuna jiraa 58 sanno. Pope Benedict XVI oo ah baaderiga diinta Kiristaanka, da'diisuna waa 83 sanno. Angela Merkel oo ah haweenayda hogaamisa dalka Jarmalka, waxayna jirtaa 56 sanadood. David Cameron oo ah raysal wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska, waana 44 jir. Ben Bernanke, oo ka tirsan uruka Federal Reserve. Sonia Gandhi, oo ah inantii uu dhalay hogaamiyihii reer India ee caanka ahaa, waxayna jirtaa 64 sanno. Bill Gates oo leh shirkadda kombiyutarada Microsoft, waana 55 sano jir. Magacyada aad iswaydiin kartid ee caanka ah ayaan jecelahay inaynu sheegno kaalmaha ay liiska kaga jiraan. Hogaamiyaal: Dmitry Medvedev oo ah madaxweynaha Ruushku wuxu ku jiraa kaalinta 12aad, waxana ka horeeya raysal wasaaraha dalkaas Vladimir Putin oo ku jira kaalinta 4aad, taasina waxay ka dhigan tahay inuu Putin ka caansan yahay kana saamayn iyo awood badan yahay. Silvio Berlusconi waa raysal wasaaraha Talyaaniga, wuxuna jiraa 74 sanno, wuxuna ku jiraa kaalinta 14 aad. Berlusconi waa nin maalqabeen ah , ka sokow saamayntiisa siyaasadeed ee uu dalkiisa ku dhex leeyahay, wuxu leeyahay naadiga kubadda cagta ee AC Milan. Sidoo kale waxa uu aad ugu soo baxaa saxaafadda caalamka isaga oo sheekooyin badan lala xidhiiyo kuwaas oo ay ugu danbaysay eedaymaha loo haysto ee ah inuu la galmooday gabadh u dhalatay dalka Morocco oo da'deedu yartahay. Nicolas Sarkozy waa madaxweynaha Faransiiska, waana 56 jir wuxuna ku jiraa kaalinta 19aad. Wuxuna ka sareeyaa xoghaya arrimaha debedda ee Maraykanka, Hillary Clinton oo 7 sanno ka wayn isaga. Hillary Clinton, waxa qaba madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Bill Clinton, waxayna tartan qadhaadh la gashay madaxweyne Obama waqtigii doorashada dalka Maraykanka taas oo uu ka guulaystay Obama. Ayatollah Ali Hoseini-Khamenei oo ahaa hogaamiyaha ruuxiga ah ee dalka Iran, wuxu kamid yahay ragga adduunka ugu awoodda badan marka laga hadlayo saamaynta ay leedahay go'aamadiisa iyo odhaahdiisuba, wuxna ku jiraa kaalinta 26aad. Ban Ki Moon oo ah xoghayaha qaramada midoobay, una dhashay dalka Koonfur Kuuriya, waxa da'diisu tahay 66 sano, wuxuna ka mid yahay madaxda caalamka ugu awoodda badan. Kol haddii uuba madax u yahay jamciyadda Quruumaha ka dhexaysa, la yaab ma aha inuu awood badan iyo saamaynba ku leeyahay caalamka, Teknolojiyadda: Labada nin ee wada aasaasay shirkadda Google ee iyadu bixisa adeegyo kala duwan oo dhanka isgaadhsiinta ah gaar ahaan internetka sida baadhidda macluumadka iwm oo la kala yidhaahdo Larry Page iyo Sergey Brin oo isku da' ah ( 37 jirro) waxay ku kala jiraan kaalmaha 21 iyo 22aad sida ay ukala horreeyaan magacyadoodu. Mark Zuckerberg waa ninka aasaasay shabakada xidhiidhka bulshada ee Facebook, waxana uu jiraa 26 sanno keliya. Wuxu ka horreeyaa ninka isna caanka ah ee Julian Assange oo ah madaxa tifatirka ee shabakadda Wikileaks, taas oo sannadkii tagay soo fagtay malaayiin dokumenti oo sir ah, laguna xidhay arrinkaas oo illaa hadda ku jira racfaan. Asange waa ninka ugu danbeeya liiskan, wuxuna ku jiraa kaalinta u danbaysa ee 68aad. Zuckerberg ( aasaasaha facebook) wuxu kaga jiraa liiska kaalinta 40 aad. Waxa kale oo uu ka horreeyaa shaqsiyaad caan ah sida Joseph "Sepp" Blatter ( kaalinta 65aad) oo ah madaxweynaha xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA, iyo haweenayda Oprah Winfrey oo ku caanbaxday barnaamijyada OPRAH ee ah kasoo dayso TV yada caalamka kuwooda ugu caansan. Sidoo kale waxa uu ka sarreeya Ban ki Moon oo ah xoghayaha qaramada midoobay, kaas oo ku jira kaalinta ka hoosaysa ee 41aad. Shakhsiyaad kale: Osama Bin Laden oo ah hogaamiyaha Al-Qaacida, wuxuna ku jiraa kaalinta 57aad. Shaki kuma jiro saamaynta uu adduunka ku leeyahay iyada oo ururkiisu yahay mid rabshado iyo isqarxinba ka wada meelo badan oo adduunka ah gaar ahaan bariga dhexe, Pakistan iyo Afghanistan. Ninka isaguna kaga jira ganacsatada maandooriyayaasha waxa weeye Joaquin Guzman Loera oo ah nin tahriibiya ama gudbiya maandooriyayaasha. Dumarka: Dhanka dumarka waxa kaga jira liiskan 68ka magac ka kooban shan keliya kuwaas oo ah Hillary Clinton, Oprah, Angela Merkel, Sonia Gandhi iyo Dilma Rousseff oo madaxweyne ka ah dalka Brazil. Liiskan waxa sannad walba soo saara forbes, iyada oo xog ururin lagu sameeyo shakhsiyaadka caalamka ugu awoodda badan, kuwaas oo loo adeegsado halbeegyo cayiman. Axmed M.Cilmi - Shawqi shawqi06@hotmail.com
-
Dagaalo laga cabsi inay ka dhacaan degmada Buuhoodle ee Gobolka Sool.
Wiil Cusub replied to Liqaye's topic in Politics
Non Sence news Dadka garan waayay wuxu waa barkad waanad ka wada cabi kartaan iga daa warkooda "Wild wild east" -
SOMALILAND: President invites the public on multi-party debate
Wiil Cusub replied to AfricaOwn's topic in Politics
more parties more qabyalaad their will not more than 3 parties in Somaliland but their could be replacement. All 3 existing parties are closed from outsiders. In meesha laga saaray ka baqayaan. Muse Biixi, Faysal qaylo iyo Sh Yasin intuba way ka soo hor jeedaan in ururo cusub lagu soo daro ciyaarta. Xisbina ma ogola inuu shir madaxbanaan oo xubno cusubi ciyaarta ku soo galaan la sameeyo -
SOMALILAND: President invites the public on multi-party debate
Wiil Cusub replied to AfricaOwn's topic in Politics
They should stick to the three parties till the day the people are more civic minded than tribal minded. A lot is understatement!! Somaliland constitution limited three parties but theirs is possibility to have more political Associations which can take part in only local government elections. most ppl doesn understand diffrencies between political Associations and political parties country my have more political Associations but only the three associations which gain in the local election highest votes cast in every region could be recognised as a national political party. Anigu fikir ahaan waxaan qabaa in ururada siyaasadeed oo la furaa aanay wadanka u horseedayn dhibaato xisbiyo badan balse ay meesha ka saarayso xisbiyo cunaqabatay ugu xidhan dad gaara. -
You do not understand that 3 villages will never, never recognised as a sovereign state .... First of all never say never if you are wise. Secondly it is not that matter, those 3 villages are better off without international sovereign state. Last 20 years they accomplish what they couldn't do 30 years before that under Jamuuriyaddii Jaahilka ahyd ee Somalia.
-
Must be big farm to see on Google maps
-
Omar Arte Ghalip - the man ultimately reponsible for the tragedy of Somalia
Wiil Cusub replied to Cige's topic in Politics
check this video and u will see who was biggest player somali tragedy. Waxaan maqlay maxaa la isagula meeraysani halkan waxaad ka arki Caydiid, Mahdi Omer Arte and more dhagayso oo u fiirso siday wax udhacayaan http://www.youtube.com/watch?v=YQJ2WtcQZF8 -
Haddii la jabiyay SL siday ku tagi kareen wasiirada Siilanyo Kalshaale ilayn goobtii dagaalku ka dhacaye:confused::confused: Sidayse ugu suura gashay Kalshaale barkadaheega inay SL dumiso ciddii guulaysatay uun baa haysan karta goobta lagu dagaalamay ayaan moodayay mise si kalay wax u jiraan:confused::confused: Halkan ka daawo waxa meesha ka dhacay
-
Remember that German dude that was arrested in Hargeisa recently?
Wiil Cusub replied to The Zack's topic in General
Sheeko kasta oo Hargeisa ka dhacdaa oo ay xuman u eekaysiinkartaa xiisay u leedahay Hiiran online sababtoo ah waxay kaga yara jeedsanayaan dhibta iyo Misariga iyaga Haysta. Ma ogtihiin in ninkan ay uga jabnaan lahayd inta 16 safiir ay Hargeisa tagayaan in loo IIBIYO qiimaha jeelka sidii kuwii Ruushkuba ay sameeyeen. Ma se ogtihiin in ninkan Jarmalka ahi uu isagu diiday inuu iibsado xukunka ku dhacay oo uu yedhi abiil baan qaadanayaa waanan ka guulaysanyaa maxkamadan qalooca loo qaaday. Isaga ayaa rabay inuu jeelka ku sii jiro ilaa iyo intay gartiisu cadanayso. but Imagin white man 70 years old in Madhera prison mudo dheer ma ku noolan karo mana sugi karo abiil -
Waanu fahanay xujadan aad noo dhigtay thanks MR Big G Dawning hope in Somaliland State Secretary Espen Barth Eide visited Thursday 17 February Somaliland's capital Hargeisa. This was the first political visit ever from Norway to Somaliland, and a sign that the Norwegian side want to increase the direct cooperation with the most efficient parts of Somalia. - The contrast between Somaliland and much of the rest of Somalia is striking. In Somaliland have succeeded in establishing a functioning democratic system, wherePresidents not only chosen, but also leave the mail when they are not re-elected, which is not always the case in Africa. They have a small but relatively efficient public administration that practice good governance, "said State Secretary Eide. During the visit he met with Somali's President Ahmed Mahamoud "Silanyo", the vice president and several cabinet ministers and parliament President Abdirahman M. Abdillahi and his two vice presidents. Furthermore, he visited the Civil Service Institute, a specialized training center for civil servants and women, and that Norway has been funding through the UN. Together with the Minister of Education Samsam Abdi Adan, he attended a ceremony where a Norwegian-funded school buildings were handed over to local authorities. He also visited a brand new central prison for long-term sentenced prisoners, this time with the Home Secretary, also partly financed from the Norwegian side. In this prison are already serving more than 70 Somali pirates, who are arrested in the Gulf of Aden and the Indian Ocean. The prison appeared to be efficient and modern, with respect to prison conditions and evacuation safety. Support for the justice sector, including police, courts and prisons, as well as the development of a modern law, is one of the most important ways Norway can contribute to reducing the threat of piracy in this area represents. - When we know that nine out of ten arrested pirates let loose again, it becomes clear that sending more naval forces is not the whole answer. We must also address the underlying challenges on land in Somalia, "said Eide. This is currently very challenging in the southern and central Somalia, but in Somaliland and Puntland, the possibilities are considerably larger, and Norway wants to be an obvious partner for the authorities here in this field. Norway's increased economic and political cooperation with the Somaliland should not be construed as that Norway wants to contribute to the forces that want independence Somaliland from the rest of Somalia. - Instead, we want to contribute to the positive developments in Somaliland can stand as an example for the rest of Somalia, says Khan, who points out that Norway is continuing its collaboration with the Transitional Federal Government in Mogadishu.
-
In the land of the blind, the one-eyed man is king.
Wiil Cusub replied to General Duke's topic in Politics
The Horn of Africa The path to ruin A region endangered by Islamists, guns and its own swelling population published by Economist Aug 10th 2006 BOSSASO is an exit point from the Horn of Africa and it is bursting. This port in northern Somalia already has 300,000 people, up from 50,000 in the 1990s. More arrive each day. It is a raw place: entrepreneurial, resilient, armed to the teeth. It is also diseased, inadequate and famished. The port's champions reckon it could spread along the inky blue shore like a little Dubai, prospering on exports of livestock and frankincense. But such a future, which now looks a fantasy, depends on the stability of the Horn, which these days is looking only a little less fantastical. Several thousand Ethiopians sleep rough in Bossaso's dirt, like animals. They are sustained by Muslim alms: a free meal each day, paid for by Bossaso traders. Some of the Ethiopians arrive in town feral with hunger. They have to be beaten back with cudgels when the meal is served. The hope of all of them is to be illegally trafficked across the sea to Yemen. They slip out of town in the moonlight, cramming into metal skiffs that are death traps. Many drown in the crossing: the boat sinks or they are tossed overboard by traffickers when Yemeni patrols approach. Some of the men interviewed in Bossaso for this story have since drowned in this way. Refugee agencies say only a few of those who survive will find jobs in Saudi Arabia. The rest will drift, disappear or die young. http://www.economist.com/node/7270000 -
A Note on My Teachers Group presented by author at Hargeisa U
Wiil Cusub replied to Ex-Xisbiga's topic in Politics
Kuwa Kalshaale, Widhwidh, buuhoodle iyo Laascaanood aad ku xasuuqdeen maxaynu iyana Illaahay u waydiinaa? Alla dhibta ha u sii siyaadiyo baad odhan lahayd illeyn cadaaladaadaan aqaanaaye! taleexi better say Meel kasta oo dhib iyo cadaalad daro ka jirto ilaahay ha ka dulqaado.
-
Popular Contributors