Wiil Cusub

Nomads
  • Content Count

    1,063
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiil Cusub

  1. xiinfaniin;763335 wrote: The question is not whether they are ready to come back to the fold. The question is how and when. Simple answer is how? with war when? when you defeat us but goormaad adigu bogsanaysaa baa kaaga horaysa waayo waan kuu ducaynayaa bal si aan isu wajahi karo.
  2. Khat-fueled Secessionist militias fight amongst Themselves ama Qaad ha ahaato ama naag ha la isku qabsado ee markay adiga ku jabiyeen ayay raaxaysi iyo shookaansi galeen ilayn qof dagaal iyo cabsi ku jiraa ma xasuusto qaad iyo naag midna
  3. taliyeyaasha ciidammadda qaranka iyo booliska somaliland oo ka hadlay khasaarada ka dhashay labada askari oo gabdh isku qabsaday Taliyaaasha Ciidamadda Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani iyo Taliyaha Booliiska Maxamed Saqadhi Dubad ayaa shaac ka qaaday in is-rasaasayn maanta magaaladda Yagoori ku dhex martay Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid booliiska ahi ay sababtay in uu dhinto kii Booliiska ahaa isla markaana Ciidan kale oo u soo gurmaday uu isna ka dhintay Askare kale Sideed kalena ku dhaawacmeen kadib markii uu la qalibmay gaadhigii ay wateen. Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaaciil Taani waxa uu sheegay dhacdadaasi inay ka bilaabantay arrimo dhaqan kadibna ay is-afdhaafeen Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka iyo mid ka tirsan Saldhiga Booliiska Yagoori kuwaasoo midkoodna dhintay mid-na dhaawacmay oo ay Madax xabadi fadhido. Nuux Taani waxa uu sheegay Madaxweynaha Somalilnad inuu Amar ka bixiyay in si dhakhso ah Maxkamadda loo horkeeno Askarigii Dilka geystay taasoo uu sheegay inay baadhid ku wadaan, isagoo raaciyay Amarkaas Madaxweynuhu inuu siiyay Maxkamadda Ciidamaddu inay fuliso. Taliyuhu waxa uu sheegay ilaa hada inay u hayaan dhacdadaasi qaar ka mid ah Ciidanka falka geystay, sidoo kalena ka dhaawaca ah ay daweynayaan, halka uu sheegay dhaawicii Askarta Gaadhigu la dhacayna inay keeneen Cisbitaalka Burco. Dhinaca kalena Taliyaha Ciidamadda Booliiska Somaliland Maxamed Saqadhi Dubad ayaa sheegay in niman dhaawac ahaa oo dhawaan diyaarad madaarka Hargeysa soo fadhiisatay ay keentay oo dhaawac ah baadhitaan ku wadaan isla markaana ay ku celin doonaan Diyaaradii keentay
  4. The village looks great, it has neat roads which is a rarity in your so-called capital. The village looks far better than a city which has buildings bombed out from the 1980s. All that may be is true but still salty water an u need good clean water
  5. Somalia;761930 wrote: Absolute garbage. What's really needed are desalination plants on the coast.. U need one in Garowe village meeshaan saabuunta ku maydhankari waynay qadhaadhka biyaheega awgeed.
  6. N.O.R.F;761952 wrote: ^how will it be paid for? Its not cheap. It cost 96 K $ and fonded by TEDx with Akvo org http://www.akvo.org/rsr/projects/all/?locations__country=22&continent=af
  7. The Winddrinker desalinates brackish water with reverse osmosis technology We make clean drinking water affordable for the poor. The Winddrinker turns salt water into clean drinking water utilizing solely wind energy. It is thé promising solution to solve water problems in dry coastal areas of developing countries. The Winddrinker combines a windmill and a desalination pump in the most efficient way. A mechanical coupling ensures a cheap, simple and reliable technology. This technology has been developed by researchers of the Delft University of Technology. At this moment we are developing a prototype that will produce an average of 60.000 liters healthy drink water per day for at least 10000 people in Somaliland (Northern independent part of Somalia). Our mean strategy is to bring this technology on the market in developing countries through stimulation of local entrepreneurship. Local entrepreneurs can set-up franchise businesses following our unique implementation triangle; beside access to the Winddrinker technology they get access to capital and education. The Delft University of Technology (DUT) has proved the technology in 2008 in Curacao. We have secured technical partnerships with the DUT and Hatenboer Waters to commercialize the technology. Together we are finalizing an optimized design. Additionally we have secured sufficient funding to build a demonstration project in Somaliland. Hivos, Aqua for All, DUT and Students for Sustainability are our funding partners.
  8. Ilahay ha u gargaaro cidii xaqdoon ah Haddii Awdal laga gardaranyahay oo xaqdaro lagu hayo guul ha siiyo. Haddii ku dayasho koonfureed iyo xaasidnimo ay ku socotana Alle ha kala mid dhigo kuwa ay ku dayanayaan.
  9. GaroweGal;761543 wrote: Wiil Cusub.... Horay baa loo yiri " Doqon iyo doc ka yeerba daankaa lagu dhuftaa " Marka adigu xaalkaagu waa halkaa oo kuu jawaabi maayo. Calankaadan aan cidi aqoonsaneyn calalkaad xirantahay baa kaaga fiican ee aan kuu caqli celiyo caaq yahoo w ku caasiyay ciidiisa iyo calankiisa. waxaan kaloo ku leeyahay ilaahay cudurka iyo cuqdada hakaa caafiyo. Hadii uu maanta noolaan lahaa Abwaankii weynaa ee Somaaliyeed allahu raxmadee Cabdullaahi suldaan Tima Cade oo aan filayo inuu ka soo jeedo gobollada waqooyi galbeed ee maanta la magac baxay Sland oo lagu xasuusto gabaygii caanka ahaa ee" sareeyoow manusqaamee aan siduu yahay eegnee kana siib kana saar" adiga iyo kuwa kula midka ah ee soomaali naceybku dilooday oo sinjigooda diidan waa uu ii idin karbaashi lahaa. Abaayo Maxaan ku mutaystay intaas oo dhan oo shaqsi abaar iyo aflagaado ah ma waxa la iga raacay inaan soo dhajiyo ereyo ka soo yeedhay isla abwaankaad soo xiganaysid Alle ha u naxariistee markuu dareemay xaqdarada muqdisho taala iyo sida umadu ugu hungoowday midnimadii. Hadaad kala fahmaysid farqiga u dhexeeya Somalia iyo soomali ereyadaada qaarkood dib baad ula noqonlahayd. Ma anigaa sinji iyo somalidiida mise kuwa 20 sano dagaalamaya kuwa u soo kiraystay cadawga xabashida dadkooga kuwa badaha iibiya si sun loogu shubo marna kaluumaysato shisheeye ka kireeya marka kaluunka la xaalufiyana biiraad noqda??!!!! Ma anigaa qaldaana mise kuwa waxaas ku kaca? Barasho wanaagsan ereyadan waxa sheegay isla Tima Cadaha aad soo xiganaysid 1962 kii: "Calanyahow calanbaad noqon u ciidansha dadkiisa ama calal baad noqon calaladuun la mida"
  10. Sheeko gaaban Ninbaa dhakhtar yaalay aadna u xanuunsanayay oo naf dhawr ahaa waxa soo booqday walaalkii oo aad uga naxsan una duceeyay inuu ilaahay caafiyo, Balse kii xanuunsanayay ayaa ku yidhi ILAAHAY ha i caafiyo oo ducada ha ii aqbalo, markaan kaco hadaanan labada lugood kaa jabin, ma inaad meelgaadhaysaad moodaysaa aan soo kaco, Kii kale halkii ayuu ducadii uga waday isagoo raaciyay intaad xaasidkaas igu tahay anigu waan dadaali oo waan horu mari. Qofkii caqli lahi wuu fahmayaa doqona loo sheegi maayo.
  11. GaroweGal;761408 wrote: ..... Calankeygu waa buluug oo waa cirkoo kale oo caalamkoo dhan baa ictiraafsan oo cadow iyo dad cuqdadi ka buuxdaa wax qaadi kari maayaan. Horaa loo yidhi "Calanyahow calanbaad noqon u ciidansha dadkiisa ama calal baad noqon calaladuun la mida" Marhaduuna calanku u ciidamin (caawin) dadkiisa ku, hoos badbaadin cadaalad iyo barwaaqo gaadhsiin calan maaha. UN taa aqoonsan ma lagu gaadhayaa faaiido, Calanka bullukiga ahi marna muu noqon mid xaqsoor wada siiya umada somaliyeed ee u wada sacaninaysay 1960 sababtaas ayuu maanta qaybo somalida ka mida uu u yahay calal la mida maryaha la xidho, xushmad iyo ixtiraamna ayna u haynin. Warkoo kooban adigu Calalkaaga Buluuga ah sido aniguna kaygaan u heesayaa u ciyaarayaa ilayn isagaan Nabad iyo cadaalad ku helay
  12. Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;760494 wrote: - that the same accusation can be used against Amiin Caamir because his political cartoons might seem against every political player in Soomaaliya, too. No? True but he doesn't claim title PROF and nobody expecting solution
  13. Duufaan;760117 wrote: Many of them moved to south, those who remain are victimized daily. KKKKKKK Malaha maskax shaqaynaysa tani kamay soo bixin. Waa run oo Gabooye dulmi bay Soomali oo dhani ay ku haysaa balse Koonfurtaad sheegaysaa mayna ahayn ta Looma ooyaanka u bixisay ninkaa beel hubaysan aan ka dhalan.
  14. NGONGE;759807 wrote: I'm with A-Khadar in this. Why did this man go all the way to LA when the centre of the capital is not fixed? Or are they waiting for Norf to give them a quote again? Heh. SRA is not involved city roads that is job for local government but this is what they do in Sool
  15. lets talk about FGM ilayn cudurkii Ayaan Xirsi iyo IIMAN iyo Waris ku dhacay ayaa ku haya waa wareeey yaa wiilka qabta.
  16. Dhubad.;759948 wrote: ^Jacaylka , ma cudur BAcaaaaaaac layiraahdo maa kugu dhacay lol Soo adigan Bacaaaac kaa soo hartay . @Wilka Cusub The second one is the copy of the original version sxb, Calanyahoow waligaa ha dhicin ha ... ...sounds same me to dude . Waxaan filayaa qofkii inuun wax ka yaqaan laxanka heesahu wuu fahmayaa inaan labadan heesood iku laxan iyo isku midho toona aanay ahyn marka laga reebo "calan yahow ha dhicin" Qofkii se uu hayo cudurka bacaaaaclayntu sida ka waaga cusub qora ha iska BACAAAACLEEYO intuu ALLE caafinayo
  17. Do you see link between this facts one article said this There has been a recorded increase in the number of gang rapes. the other one said this widening access to justice and provides free legal aid http://www.so.undp.org/index.php/Somalia-Stories/Access-to-justice-for-all-in-Somaliland.html
  18. Nr soo bandhig intoonad wax walba sheegan waatan warbixinta booliiska Sl iyo fal-danbiyeedka wadanka ka dhacay. “Sannadka 2011 tirada guud ee dambiyada dalka ka dhacay waxa weeye 14,306 (afar iyo toban kun, saddex boqol iyo lix) kiis, halka uu sannadkii hore ka ahaa tirada dambiyadu 18,343 (siddeed iyo toban kun, saddex boqol iyo saddex iyo afartan) kiis. Marka la isbarbardhigo waxa tirada dambiyadu hoos u dhaceen 4,837 (afar kun, sideed boqol iyo toddoba iyo soddon) kiis, taas oo ay sabab u tahay iyadoo boolisku dedaal dheeraad ah sameeyey, lana dardargeliyey hawlgallada ciidanka booliska, dadweynahana lala sameeyey xidhiidh wanaagsan iyo wada-shaqayn wacan.” Mar uu ka hadlayey taliyuhu dhinaca dilalka dalka ka dhacay waxa uu yidhi, “Sannadkan waxa dalka ka dhacay 70 dil. Waxa la qabtay 58 gacan-ku-dhiigle; waxa baxsaday 12 gacan-ku-dhiigle. Markaa waxa halkaa ka muuqata in ciidanka boolisku uu gacan libaax ku leeyahay qabashada eedaysanayaasha, sannadkii hore ee 2010 tiradu dilalku waxay ahaayeen 80 dil, waxayna sannadkan hoos u dhaceen 10 dil.” Haseyeeshee, taliye Ciidle waxa uu sheegay in sannadkan ay kordheen shilalka gaadiidku, kuwaasoo sannadkii hore ee 2010-kii ahaa 1,496 (kun afar boqol iyo lix iyo sagaashan kun) shil, halkan sannadkan ay ka noqdeen 2,980 (laba kun, sagaal boqol iyo siddeetan) shilal, isla markaana farqiga u dhexeeyaa yahay 1,484 (kun afar boqol iyo afar iyo sideetan) shil, taas oo ay ugu wacan tahay gaadiidka oo soo batay, jidadka oo aad u liita iyo masuuliyad-darro wadayaasha baabuurtu sameeyaan. “Sannadkii 2010 waxa dalka ka dhacay 186 kufsi, halka sannadkan ay dalka ka dhaceen 176 kufsi, waxaannu hoos u dhacay 10%. Carruurta la tuuray; sannadkan 2011 waxa la tuuray 10 carruur ah, halka sannadkii hore la tuuray 20 carruur ah.”
  19. Totally two different songs Waaga cusub marka geela loo heeso ayuu adhiga u heesaa wax kastaa la galay SL nacayb. compare by
  20. Carafaat;759747 wrote: Thats around 60 prisoners per 100.000 people. Comparable with Djibouti. http://www.nationmaster.com/graph/cri_pri_per_cap-crime-prisoners-per-capita good almost half of world average
  21. Thankful;759289 wrote: http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=11388&Itemid=62 a local website Desperate How do u get tame to read this when u are from world’s most failed state.
  22. Mafrishkaygaa kaa fiican sidan baa loo mirqaamaa ama waa la iska dhaafaa
  23. "60.000 people killed" Hadaan ta ALLE ku hadhay oon diiday aarsi Hadaad garasho yeellan wayday ku tusta gafkaagii Haday wali kula tahay qosol xumaha la ii gaystay Maxaad midnimo iyo ku rajayn dan inaan kula wadaago Hadaan diiday inaan doqonooboon kula qasto sidiina Hadaan gogol nabdeed u dhigay kuwii iga hiishay Hadaan Somaliland Sinaan iyo cadaalad(SSC) ugu baaqay Hoogge! ma waxaad ka guban hadalqaadka taariikhda
  24. Bosaaso maqlayaaba Biiraad baan ka fikiraa ma Delusion baa