Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Somalia: Leading by example, the Puntland Constitution
Wiil Cusub replied to Fiqikhayre's topic in Politics
peasant;820023 wrote: ^^ Idinka ka idiin dhaashdhashan waad ku khasbanaan doontan in aad bedashan! Car bal maruun dadka afti ka qaada intoonad aniga i khasbin. Waxaan ka soo gudbiyo shirbeeleed baad war ka dhigaysaa. calool adayg iyo isku kalsooni aad ku goosataana ma haysid -
Somalia: Leading by example, the Puntland Constitution
Wiil Cusub replied to Fiqikhayre's topic in Politics
peasant;820015 wrote: ^ Miyaad ka masayrtay sxb? Maxaan ka masayraa waxba meesha kuma haysid waxaad wali la mid tahay shirbeeleedkii 1997 hargaysa lagu qabtay ee dastuurka Somaliland lagu goaamiyay in afti looga qaado dadwaynaha 15 sabo ayaad iga danbaysaa -
Somalia: Leading by example, the Puntland Constitution
Wiil Cusub replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Leading by example, the Puntland Constitution Indhoole indhoole hagaya 13 sano kadi ayay Constitution ay dadka afti ku waydiiyaan ayay samaysan kari laayahiin oo waxaad ku sheegaysaa "leadin" Constitution waa kii ay bulshadu u codayso wixii kalaba waa dhoobdhoob -
Odaygu ma beedbaa/Ukun goormaa wax lagu dhuftay
-
Somaliland Ruling Party Heckled, Fight Ensues, Police Intervenes
Wiil Cusub replied to Somalia's topic in Politics
kingofkings;819248 wrote: damn. the third one seeking asylum:confused: well, welcome. hopefully siilaanyo's p** will end soon. Adigu goormaad soo gaadhi halka uu Kulmiye joogo ood xisbi yeelan -
Somaliland Ruling Party Heckled, Fight Ensues, Police Intervenes
Wiil Cusub replied to Somalia's topic in Politics
Halkan ka daawo hadalka laga aargoosanayo waa September 17,2011 -
Somaliland Ruling Party Heckled, Fight Ensues, Police Intervenes
Wiil Cusub replied to Somalia's topic in Politics
Halkan ka daawo siday wax u dhaceen aragna inaan cidina kursigiisii uu xaqa u lahaa u diidin ilaa la yidhi ha loo codeeyo waxa laga yeelayo. Wax fahan waa ninkii sanad ka hor warbaahinta aflagaadada u mariyay xisbiga iyo madaxwaynahaba ninka kursiga laga siiyay podium ka: -
Somaliland Ruling Party Heckled, Fight Ensues, Police Intervenes
Wiil Cusub replied to Somalia's topic in Politics
Maxay reer Buuqland ugu daalayaan arimaha xisbiga Kulmiye!! cid kastaa way ogtahay in KULMIYE yahay xisbi dumuquraadiya oo codbixin gacan taaga ku meel marsada goaanadiisa. Nin diiday in loo codeeyo kursigiisa inuu sii fadhiyo iyo in laga qaado horna istaagay codbixintii haddii, askari saartay maxaa ku jaban. Kulmiye wadaddii sharciga ahayd ayuu u maray arinkan. isagoo khaladaadka lagu haysto ninkan uu 6 bilood ka hor galay, balse la sugayay in golha dhexe isu yimaado iyadoo ay xilka ka qaadi kari lahayeen golaha fulinta oo kulan dagdag isagu yimaada sidii hore ay UDUB ugu samaysay xoghayahoogii hore Abdi Aw Dahir kadib markuu ka jabhadoobay, Buuqland horta Dastuur yeelo, xisbiyo samayso one man one fout samee markaas ayaad wax ka sheegi kartaa waxa halkan ka dhacay. B -
Bosaso Roads The Best in Somalia. Not A Single Bump In Sight. PICS
Wiil Cusub replied to Dr_Osman's topic in Politics
Yaa Faanka Soomali ugu badiya? Ma cidbaa ku haysata ninka yidhi "in madax madow iyo .....ayaa siman" -
Amaa wuxuu noqon wadahadal lagu kala badbaado oo siddii Juguslavakia ayaa qalin iyo warqad lagu kala socon ama siddii ciyaartii horaa la iskula soo noqon oo siddii Yuguslafia ayaa qori lagu kala bixi.
-
It seems 10 from 15 will be over: 1 wadani 2 udhis 3 horyaal 4 rays 5 badbaado 6 dalsan 7 xaqsoor 8 jamhuuri 9 ndb 10 nasiye
-
Rusian RT talks about Somalia's stable shilling and the lesson it holds for Europe.
-
Somaliland: Geared Up For Squash The New Technology
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;817996 wrote: Gmail users worldwide will be able to send email messages to Telesom mobile numbers that can then delivered to the Telesom subscriber via text message, Phone users can then be able to respond via text message as well, Great News -
Carafaat;806234 wrote: i wanna hear Hargeysay from Jubba. the best ever No 5 Jubba Shacabkii Hargeisa ereyadii Yusuf h Adan.
-
Hees Cawaale Heliyaalo.rv great song wuu dhameeyay magaalooyinkii.
-
This is from Wikipedia Accusations that Dahabshiil tried to suppress unwanted press coverage An collective of Somalis who describe themselves as independent journalists has asserted that Dahabshiil had (temporarily) succeeded in convincing their web-host to shut down their site because they published stories critical of Dahabshiil.[43] The published a copy of a letter faxed to their webhosting service, demanding the removal of over a dozen of their articles about Dahabshiil.[44] In addition to claiming the site's coverage was defamatory the letter claimed the site had used their trademark without permission, modifying it by adding a rifle, suggesting a tie to violence.
-
No 2 Cawaleh - Hargeisaay Ma Nabad Baa + Lyrics No3 baxsaney hargaysaay: Saalax Qasim No4 HEESTA HARGEYSA SAHRA ILAYS Ft. SOCS
-
Ma magaalo Hargeisa heeso ku gaadhaysaa jirta Toban heesood in kabadan oo hargeisa loo qaaday No 1 Sahra Axmad Jamac Hargeysaay Ha Dheeliyin
-
Hereri Made real great documentary. Geeljire Hammer wata waa sheeko xiiso leh. Ma laga yaabaa inuu mashruucani ka soo wax soosaar badan yahay mashaariicda ay qurbo joogu magaalooyinka waawayn ka samaystaan ( hotel, shop biibito etc). 100 halaad baa u irmaan midkiiba 5 ltr per day soo saarto 500 ltr per day melk price 0,7 to 1,5 doller per ltr.
-
Hereri oo barmaamij xiiso badan ka diyaariyay geeljire Hammar wata
-
Somaliland president Ahmed Siilanyo reshufles his cabinet
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Shame to Mr Samaale deputy speaker is strong position why is he chosen Minster. He may be good MF but he was also strong opponent to Ina Biixi in Kulmiye leader . -
nuune;803563 wrote: ^^ Xaasidnimada waxey nusqaamisaa iimaankaaga, . Faanka badana isagaa kiciya ama u yeedha xaasidnimada. Waxa la naga badiyay batrool iyo show la matalayo taasaa keentay inaan xaqiiqada ay soo qortay shirkadii wadatay hawshan inaa soo gudbiyo if rangers said 40% than reality is longway to go.
-
Range Resources' (LON:RRL) chances of a big oil find in Puntland, Somalia increased significantly with yesterday’s drilling update, according to broker Panmure Gordon. The news was encouraging given the frontier nature of the exploration, added the broker, which has adjusted its estimate of the chance of success to 40% from 12%. “This newsflow de-risks somewhat this frontier play and we have upped our chance of success to 40%. We have accordingly adjusted our target price to 18p. We retain our Buy recommendation,” it said.. 40% not even 50/50 chance why all this bla bla