Wiil Cusub

Nomads
  • Content Count

    1,063
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiil Cusub

  1. I told you within 24 hrs your dream will last. This is H city which you talking about Mr general
  2. Goor dhaw kala soco Gabiley News Khudbadaha Masuulyiinta iyo sida Degmada Wajaale looga Xusay 18-ka may.
  3. Generaalka iyo Qaqran beenalaa heshiis noqday halkan daawo waxaad soo galisayna mar labaad akhri. Beentu lug qudhoo la qabto ayay leedahay.
  4. Intaan rabay waan helay kol haddii aad cadayn kari wayday waxa ay afrtaa eray ka dhiganyahiin. iska wado sheekadaada kaaga baxay xerada faanka.
  5. Somalia;831291 wrote: I'll explain this to you. 2. Jealousy is a disease, seek help. I already seek help from u and u gave wrong explanation why about Somaliland maxaa halkan kaga xidhan?? bearing sands in possibly two zones is that better indication "oil seep on ground without 3 month drilling".
  6. "We are highly encouraged with these early results which indicate oil bearing sands in possibly two zones," CEO David Grellman said in a statement. . Could you please explain other words
  7. We see that New Hargeisa made your day but My question to MR GD,Somalia,King and Qandalawi is: guest how long your euphoria will last? may be 24 hrs And do you remember how many times you have had same feeling?
  8. Khalid-Jnr;828406 wrote: I don't know Adam or what he wrote, but this appears to be a plagiarised version of Kenya development blueprint 2008-2030. Gues what, that document is called Kenya Vision 2030... I dont see any thing comparable except time frame Kenya have 4 Pillar The Economic Pillar, Social Pillar, The Political Pillar and Enabler and Macro pillar. http://www.vision2030.go.ke/index.php/pillars The Somaliland Vision 2030 rests on the following five pillars: 1- Economic Development 2- Infra-structure Development 3- Good governance 4- Social Development 5- Environmental Protection Seven principles were established as the guiding principles in achieving Vision 2030. These are: 1. Citizen participation All citizens must participate in the development and political process 2. Self-reliance We must rely on our resources and resourcefulness for our development 3. Sustainability Our development must be sustainable environmentally and economically 4. Competitiveness We should adopt new technologies to raise our productivity and competitiveness 5. Fairness Citizens should be equal before the law and should have equal access to opportunities 6. Good governance The government should be democratic, transparent, accountable, and efficient 7. Preservation We should preserve our cultural heritage and religious values
  9. Abtigiis Prof reer Somaliland 50 000 qudha muu sheegin ee khamrigana wuu ka digay hablahana wareeguu ka waaniyaa
  10. 'Liibaan';827300 wrote: Anuu kaama filayo inaad xaqa ama cadaalda garato. Xaqa ama cadaaladu waa ta aan raadinayo een sodon sano geed walba oo geeska afrika ku yaal aan ka dayay. ka waayay talano aan ku gaadhay ka gaabso, intaad ku cadaab gali lahayd. Balse hadba tii u dhaw cadaalad uun taageer oo garab joogso una jirso intay cadaaladda u jirto.
  11. 'Liibaan';827295 wrote: Somaliland Oo Sheegtay Inay Ka Fiirsanayso Ka Qayb-galka Shirka Somaliya Loogu Qabanayo Turkiga Oo Casuumadiisii Soo Gaadhay, Kana Hadashay Salaadiinta Muqdisho Tagay. . Maxay ka fiirsan waabay ku dhawaaqday inaanay ka qayb galayn war ka soo baxay w. Arimaha dibada .....Mise google kaagu wararka noocaasa ma qabto.
  12. 'Liibaan';827152 wrote: Wiil Cusub, beenta is kadaa,noloshu agtaada qiimo kama laha, waxaad ka mid tahay kuwa taageersant xasuuqa ee Somaliland/snm ka wado Deegaanada SSC Sida Magaalada Laas Caanood Iyo Buuhoodle. Hadii dhimasho tahay dhimasho maxaad u taageeri xasuuqa Somaliland/snm kawado Deegaanada Khaatumo. SXB Liiban kama soo hor jeedo anigu Khatumo/SSC/Darw....waliba waan u duceeyaa oo waxaan idhaa: Cadaalad daro haddii lagu hayo ALLOW u gargaar ku dayasho ama ku jiqsii haddii ay u socdaana ALLOW kuway ku dayanayaan kala mid dhig. Haddii aad cadayn iiga keentid xasuuqa aad sheegaysidna waaban habaarayaa kuwa gaystay oo ALLOW doori baan odhan ee adigu car bal iska daa kumaankunkaba oo 500 oo dhimasho ah ii sheeg warkood.
  13. Same old dream (arta, eldoored ....) waa waalidii oo iska cad (Insanity doing the same thing over and over again and expecting different results)
  14. Somalia;826956 wrote: The figure of 50.000 is fake and propaganda, the real figure is 5.000 as displayed in the US Library of Congress, they added another zero. WIKIPEDIA Ma fahmin ma anaa waalan mise kuwanaa caqliga dhooli laga saaray? Maxay macno samaynaysaa qofkii xaqdaro ku dilay 5000 (6 months) or 50K whole period (1981 to 1991) dhimasho waa ka dhimasho. Caqligiinu wuxuu idiin sheegay kii la dilay (dhibanahii) muxuu u calaacalayaa. Anaga agtayada noloshu qiimay ka leedahay haddii idinku aad 5000 caadi u aragtaan ilayn A/lahi yusuf ayaa maalin qudha bakaarha ku dilay intaa in leeg
  15. Aaliyyah;826511 wrote: was this at shareton hotel?.. Love this song. maslaxeeya noqo oo kala maarmi maysee. midigtee qabo oo ma huraanka dadahee maamul iyo madaxnimo micnihiisa yaqaano ma huraanka dadahee..ameen. Waagacusub ILAAHAY ducada ha u aqbalo oo Maslax madaxwayne ha u noqdo. Markii horuu sh shariif dirqi kaga badiyay markanse Maslax ugu rida. Ummad uu caqligeedu kori waayay ilayn meel kale maskax looggama soo gadi karo!
  16. Somalia;826503 wrote: Yeah, we will get new wells set up OFFSHORE, not ONSHORE. It's different, more complex and highly prospective. Why don't you stick to you Jacko Jackson or whatever it's called. Bye. Maad fahmin warkayga markalaadse fahmi doontaa haddii ALLE kugu simo "Soo barbaar booowe"
  17. :Puntland Offshore To meet its commitments for the 10,000km block, the Company will commit to a 2D seismic program within the first three years , with further 3D seismic and an exploration well to follow in the second three yea r period.: Wadaddii ma ku soo dhaceen sidaan filayay ALLE ha idinku garab galo
  18. Mukulaalow;824656 wrote: ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri. diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato. mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah Mukulaalow ka waran Geeljirahan Hammer-ka wata ee 500 hallaad leh miyaanu tijaar ahayn sheekadan daawo 100 halaad baa u irmaan midkiiba 5 ltr per day soo saarto 500 ltr per day melk price 0,7 to 1,5 doller per ltr. Wiil Cusub;804116 wrote: Hereri oo barmaamij xiiso badan ka diyaariyay geeljire Hammar wata
  19. Panoramic view of Boorama. Hotel Rays, Borama. Masjidka Jaamica Borama. This is Borama|: Bosaso waa Boramoo bad leh uun. ma waxbay ka wayntahay Boramaba ka jamacado iyo arday badane. Iga fadhi yaanu soonku iga jabin. 30 without internet baan ku jiraa exp SOL
  20. Bacaaaaac Maxaa dhariga ka keena karka? Wallee Somaliland socotay mar haddii reer biiraad ay bacaac ka dhamaatay.
  21. Dr_Osman;824338 wrote: Burah if this is only what u have after 22 years, your right hargeisa way duushay the rest of it must be lost in the sky somewhere It looks like a settlement not a city at all. No CBD at all If this is Settlement what will you call this
  22. Socdaalkeeygii Nacasland.. Ka qoray ka soo xigtay ee inagu wareeriyaa ka daran. Ninbaa laga sheegayay "raadiyay oo ninka Doq*n la yidhaa ayaan waayay"....Kaan doqoniimo ku tuhmayayba ku kale ayuu doqon ku sheegayaa. ALLOW yaa gartaa qaadan koonfur iyo waqooyi keebaa Nacasland lagu sheegi karaa.
  23. burahadeer;823304 wrote: I was reading Abtigiis essay while ago on how even puntland women hooked up on politics in the midst of shukansi:D Yes Abtigiis was right, where else like girls to talk about politics instead of beauty contest.