Wiil Cusub

Nomads
  • Content Count

    1,063
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Wiil Cusub

  1. Leeeeeee Oba ma sheekaddii gabowday baad la timid 2013 ku hortaala iyo mayd dilid iyo jiid jiididu waa caadadiina. Markaad ogolaateen maydka maraykanka in Muqdisho la dhex jiijiido markaad caado ka dhigateen gefka xuquuqal aadamaha waxa muuqata in ay taasi albaab u furtay in Somaliddii laftoodii ay isku sameeyaan.
  2. Now its clear why SFG prime minster is defending Ali Samatar because still they fellow his footsteps (crime against humanity). I'm wondering that US/UN want to arm those mooryan with uniform.
  3. oba hiloowlow;926708 wrote: xaaji i heard erdogan refused to meet siilanyoo Oba can u read Turk or you need G- help -BAŞBAKAN ERDOĞAN'IN PROGRAMI -Başbakan Recep Tayyip Erdoğan, Gençlik ve Spor Bakanlığı'nda "2012-2013 Avrupa ve Dünya Şampiyonları Ödül Töreni"ne katılıyor. -Erdoğan,Resmi Konut'ta da Sudan Meclis Başkanı Ahmed İbrahim el Tahir ve Somaliland Cumhurbaşkanı Ahmed Muhamed Silanyo ile ***ı ***ı görüşüyor. (Saat: 14.00/16.00/17.00) source
  4. read Said's Letter which he supporting Samatar and Justifying Genocide. http://waaheen.com/wp-content/uploads/2013/03/Somali-Govt-Request-for-Immunity1.pdf
  5. This remind me " Carmasheedda iyo caanaheega marka laysku darro Ceelafwayn Cadan way ka sidataa" Faisal O Mushteeg a.u.n
  6. Che -Guevara;918202 wrote: 43 is massacre not genocide. Che you have point, in this particular case you can't call genocide but what about if this case was the beginning of many more massacres (10 to 100 cases) in Burco area leave alone what happened other area.
  7. Apophis;918295 wrote: For all we know they could have been murderers and child rapists. To understand than read content of this laws fish and chip boy MARKUU ARKAY:- QOD.227 XEER MARKUU ARKAY:- QOD. 69 XEER MARKUU ARKAY:- Xeer lam 54 ee 14.8.82
  8. Warqad Sir Ah: Wareegtadii Lagu Go'aamiyey Xukumkii Dilka Ahaa Ee Lagu Fuliyey 43-kii Qof Ee Burco Lagu Toogtay 20.12.1984. + Sawirka Wareegtada. Oslo(Ramaas) Dec.30, 2012 – shabakada ramaasnews waxa ay akhristeyaasheeda halkan ugu soo gudbineysaa waraaq sir ah, taas oo ka soo baxday xafiiskii ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee maxkamadii ciidamada qalabka sida. Warqadda oo ah tii lagu fuliyey dilkii toogashada ahaa ee lagu xukumay 43-kii qof ee loo dilay magaalada Burco, dadkaas oo loo laayey qabiilka ay ahaayeen oo kaliya. Qoraalka ayaa u qoran sidan: HR.192/84 RG Burco, 20/12/84 UJEEDDO:- FULIN XUKUN DIL AH KU XIGEENKA XEER-ILAALIYAHA GUUD CQS MARKUU ARKAY:- Go'aanka Maxkamada Dagaalka C.Q.S. Lam 190/84 ee 20-12-84, kaas oo lagu cayimay ciqaabta dilka ah ee lagu xukumay eedaysanaasha kala ah. 1- Dilsuge – Qaasin Qodax Jaamac 2- “ - Cabdiraxmaan X. Maxamed Siraad 3- “ - Ciise Ibraahin Ismaaciil 4- “ - Siciid Maxamed Ismaaciil (Madoobe) 5- “ - Aadan Nuur Ismaaciil (Coraaq) 6- “ - Yaasiin Axmed Warsame (Soonaani) 7- “ - Axmed Cabdi Xasan 8- “ - Cabdi Maxamed Cali (Dhagjar) 9- “ - Axmed Yuusuf Mire 10- “ - Cabdi Jaamac Xasan (Sanweyne) 11- “ - Maxamed Yuusuf Ismaaciil (Comaas) 12- “ - Axmed Xasan Ismaaciil (Yunbur) 13- “ - Diiriye Cismaan Yuusuf (Laba Lugood) 14- “ - G/le Maxamed Cali Qorane 15- “ - Ex.S/A.Shukri Maxamed Samatar - (Qurmiye) 16- “ - Ismaaciil Saalax Wiriye “ 17- “ - Maxamed Samatar Axmed “ 18- “ - Saleebaan Hirad Aadan “ 19- “ - Cali Cabdi Xasan “ 20- “ - Aadan Jaamac Warsame “ 21- “ - Maxamed Maxamuud Cabdi “ 22- “ - Axmed Ismaaciil Maxamed “ 23- “ - Cali Cumar Diiriye “ 24- “ - Muuse Xasan Ibraahin “ 25- “ - Cali Giire Cabdi “ 26- “ - C/laahi Maxamed Faarax Taakuliye 27- “ - Aadan Cali Ibraahin Qurmiye 28- “ - Cabdi Maxamed Yuusuf Taakuliye 29- “ - Cabdi Xasan Jaamac “ 30- “ - Cabdilaahi Xuseen Nuur Korto 31- “ - Cali Xuseen (Inta dambe way masaxantay) 32- “ - S/Alifle Axmed (Inta dambe way masaxantay) 33- “ - Magacu wuu masaxmay 34-Dilsuge - S/Alifle Faarax (Inta dambe way masaxantay) 35- Edsane- Jaamac Cabdilaahi Saciid 36- “ - Dable Maxamed Cige Xabad 37-Edsane - Cabdi Cali Axmed 38- “ - Saciid Cismaan Geelle 39- “ - Abuukar Cabdilaahi Rooble 40- “ - Cabdilaahi Saalax Giir 41- “ - Cawil Saalax Giire 42- “ - Ibraahin Maxamed Xandulle (Ina Aar) - Maqane 43- “ - Cabdi Xuseen Dheere - Maqane In la fuliyo maanta 20/12/84 Saacadda 0700 subaxnimo laguna fuliyo goobta toogashada Burco. MARKUU ARKAY:- QOD.227 XEER MARKUU ARKAY:- QOD. 69 XEER MARKUU ARKAY:- Xeer lam 54 ee 14.8.82 WUXUU GO'AAMIYEY In go'aanka maxkamadda la fuliyo laguna fuliyo meesha iyo waqtiga ay cayintay, ayna fuliyaan koox ciidan ah oo hogaaminaayo Sarkaal ku haboon isaguna C.Q.Sida kuwaas ahaan K.D.S.iyo daraawiishta Booliiska. WUXUU KALOO GO'AAMIYEY In aasidda dadka iyo wixii kharaj ah loo xilsaaray D/Hoose ee Burco si toos ahna uu u maamulaya Guddoomiyaha Maamulka Degmada Burco. KU XIGEENKA XEER ILAALIYAHA GUUD CQS G/LE YUUSUF MUUSE FAARAX Akhri Lifaaq Asliga ah ee hoose:
  9. Khadar wax fahan Siilanyo shahral casalkiisii wuu qaatay compare this when he was new 2 years ago
  10. xiinfaniin;918190 wrote: Mohamed Haaruun is raggeedii but so is Siilaanyo. He is very calm and comfortable with what he and his admin are doing. Perhaps Mohamed Haaruun's expectation is not realistic . yes indeed higher expectation brings all this disappointment's. Silanyo himself liked disappointed and couldn't understand why ppl couldn't see what they did in short time. Wuxuu rabaa inuu xisaab ku gar baxo: mushaharka waanu labanlaabnay, miisaniyadu 150% sare u kacday, ardaydu 47% intaaso wadaanu ama ceel ama aireport baanu dhisnay. Reer ingiriisno dareen shaqsiya iyo qof necbaysi/jeclaysi bay rabaan inay ka hadlaan. Wuu ku saxanyahay inuu u soo safto wasiiradiisa sheegana inay team yihiin.
  11. Apophis;916677 wrote: No doubt this news will cause the secessionist to have a heart attack but it's good news for the republic. KKK nin waliba caqligiisuu ma kaan anigu lixdankii eryay ee adiga jileeca kaa helaan ku masayraa?!!!! Aduunyo!! Waxaad cayda u taqaanuu nin kale faan ka dhigtaa
  12. Oday iyo islaan mudo dheer isqabay ayay islaantii dareentay in uu odaygii hawlgab noqday oo aanu sidiisii hore hawsha u kala tuurin, waxay u tagtay sheekh ay u ugaga cabatay dhibta haysata. Sheekhiibaa ku yidhi odaygaagu diinta ma jecelyahay, gaaladana ma necebyahay. Haa bay ugu jawaabtay. markaasu ku yidhi waxaad ku tidhaa "waxa la yidhi markaan hawsha samaynaba gaal baa dhimanaya". Duqdii baa warkii odaygii ula tagtay, odaygiina hawlgal culus buu bilaabay, markuu in mudo ah sidaa ku shaqaynayay ayuu daalay oo dhabarku xanuunay. Habeenkii danbay duqdii u yeedhay oo tidhi kaalay xaajow aan gaaladdii laynee. Odaygii inaga daa ha iska nooladaan iyagaba Allaa abuurtaye, haddii la dhamaynayo Sayidanaa Cali baa seeftiisa ku dhamayn lahaa
  13. Carafaat;775330 wrote: He even asked UAE to arrest Boqor Buurmadoow. What is next asking France to arrest Royaale and Russia to bomb UDUB office? . KKKKKK you mean XABAALAHA UDUB? what office?
  14. Mohamed Aden Sheikh Children's Hospitals is unique project in two ways. Hospital is named by Dr Mohamed Aden sheikh who is from Gedo region and same tribe is as dictator Bare who destroyed this city, secondly it is first Children's Hospitals in hole Somali area while 2/3 of our population are children. read some more information about project http://www.mascthonlus.org/wp-content/uploads/docs/presentazione.pdf Dr Mohamed Aden sheikh ALLE ha u naxariisto hana ka ajar siiyo
  15. The new children’s hospital in Hargeisa was named after Dr. Mohamed Aden Sheikh. Its construction was funded by the Associazione Soomaaliya Onlus and MAS-CTH Onlus. The main aims of the project are to combine a modern European concept of a hospital with the local cultural and architectural features, to find low energetic impact solutions, to keep construction costs down and over all to create a pleasant and above all user-friendly space. The architect Giorgio Rosental has designed the pediatric hospital, both supervising and directing the work with Claudio Gatti. In order to go ahead with the project, the Municipality of Hargeisa has granted a public area of approximately 12.500 square meters situated East of the main general Hospital. After finishing touch Hospital will be like this
  16. XX dad uunbaan arkaa ee aaway dhakhtarkii. Waxaan garan waayay waxa ka siya warbaahinta Somalida markasta oo meel la furayo xaflada iyo dadka ka hadlaya ayay ku wareeraan wixii xaflada loo dhigayayna ma soo saaraan
  17. Nuune ma intan-baad la soo shir tagtay Xildhibaan xoog muuna ahayn ninkii baarlamaanka baaskoolada ka dhex taagay dharaartii Rayaalaa la ridayaa la yidhi. Hal maalin baanu meel wada fadhiisanay oo war uu leeyahay oo danbe qori maayo!
  18. She must standing for world Beauty contest, than women in military. what an eyes!
  19. Inalilaahi wa inaa Ilaahi raajucuun. Alle ha u naxariisto Jamac Xayd aduunyo waa laga wada tagayaa
  20. One of the competent ministers in this government he did good job. Experience in the sector helps him. this is part of his profile: After graduation he was hired by ADNOC selling lubricants and gasoline. In 1979 he started his engineering education at the University of Oklahoma and later worked for several American companies including Chevron Corporation and California's Metropolitan Transport Authority.
  21. Tallaabo;905819 wrote: ^^ It is a pocket sized metropolis. Hargeisa could be metropolis town but still it is village like place and didn't have proper city plan and Hargeisa needs to create Cosmopolitan culture like DJibouti, Harar or Old Mogadisho
  22. Hargeisa was at least 3 times smaller and lest developed than Mogadisho in 80's and distraction effect was bigger. Buurahaa Hargaysa dilay iyo miinada badan ee lagu aasay xiligaas.