Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
Wiil Cusub replied to Somalia's topic in Politics
Magacyada & Tirada Dadka La Laayey - Puntland Maxaa Haldoor La Dilay, Gacan Ku Dhiiglayaashiise Cadaaladda Mala Horkeenay? 1. Nabadoon Cabdirisaaq Maxamuud Guhaad : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug si firfircoona uga qayb qaadan jiray howlaha ammnigga gobolka, nabadoon cabdirisaaq guhaad waxaa la dilay bishii june 23 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, waxaana dilkiisa loo adeegsaday miino loo hoos dhigay gaarigiisa aakhirkiina wuu ku geeriyooday. 2. Nabadoon Yaasin Cali Barre (Fitilig) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug si aad ahna had iyo jeer uga hadli jiray howlaha amnigga gobolka, nabadoon yaasin fitilig waxaa la dilay bishii june 30 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo 3. Nabadoon Cabdi Kacaan : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug had iyo jeerna ka shaqayn jiray wacyi galinta bulshadda ee dhanka amnigga. nabadoon cabdi kacaan waxaa la dilay bishii February 6 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, 4. Suldaan Ciise Xasan Cumar : Wuxuu kamid ahaa salaadiinta waaweyn ee Reer Puntland si aad ahna looga yaqaan gobolka bari, suldaan ciise wuxuu habeen iyo maalin kala hadli jiray bulshadda kana wacyi galin jiray khataraha dhanka amniga iyo dhibaatadda burcad badeeda, suldaanka waxaa la dilay bishii November 21 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso 5. Nabadoon Nuur Xirsi Cismaan(Nuur Waal) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug oo inta badan ka hadli jiray howlaha ammaanka gobolka, sidoo kale nabadoonku waxuu la shaqayn jiray Hay'adda PDRC qaybteeda gaalkacyo oo uu ka qayb qaadan jiray inta badan barnaamijyadda nabadda, nabadoon nuur waxaa la dilay bishii march 30 2011, 6. Nabadoon Saalax Cabdisalaan Axmed (******) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari si aad ahna uga hadli jira howlaha nabadgalyadda gobolka, nabadoon saalax waxaa la dilay bishii Aprill 7 2011, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso 7. Nabadoon Siciid Xasan Cumar (Kashwiito) : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari kuwooda aadka u firfircoon had iyo jeerna ka hadli jiray ammaanka, nabadoon siciid waxaa la dilay bishii Aprill 24 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay salaada cishaha oo uu ku tukaday masjidka Al-Rashiid. 8. Ganacsadde Cali Jaamac Biixi (Janno-Galle) : Wuxuu kamid ahaa Ganacsatadda gobolka mudug iyo waliba odayaasha gobolka, wuxuu kaloo cali biixi mar ahaa Madaxii Shirkadda Biyaha ee Magaaladda Gaalkacyo, 9. Ganacsadde Maxamuud Shiikh Cismaan : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug waliba ku wooda ku leh miisaanka sidoo kale wuxuu kamid ahaa Guddigga Nabad Galyadda Magaaladda Gaalkacyo, ganacsadde maxamuud shiikh waxaa la dilay bishii October 8 2008, 10. Wasiir Warsame Cabdi Shirwac (Seefta-Banaanka) : Wuxuu ahaa wasiirkii warfaafinta dowladda puntland sidoo kale wuxuu ahaa ruug cadaa siyaasi ah oo kasoo qayb qaatay asaaskii dowladda puntland sanadkii 1998, 11. Gudoomiye Yaasin Siciid Xuseen : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gobolka Karkaar sidoo kalena waxuu ahaa Mas'uul si weyn uga shaqayn jiray howlaha Amnigga iyo Hormarka Gobolka Karkaar, Gudoomiye Yaasin waxaa la dilay Bishii APril 27 2009 12. Ganacsadde Shire Siciid Cabdiraxmaan (Walbaq) : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda waa weyn ee gobolka bari, sidoo kale wuxuu ahaa Gudoomiyihii hore ee degmadda Ufayn oo katirsan gobolka Bari, waxaa la dilay bishii May 14 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, 13. Gudoomiye Shiikh Maxamed Cabdi (Awaare) : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda Darajadda 1aad ee Gobolka Bari In kabadan 20 sano, Gudoomiye Awaare waxaa la dilay bishii November 11 2009 14. Gudoomiye Shiikh Xuseen Maxamed Khaliif : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka ee Gobolka Mudug, iyo waliba culimadda si weyn looga yaqaano magaaladda oo dhan, waxaana la dilay bishii Feb 8 2011, waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo. 15. Xeer i laaliye Cabdiqaadir Jaamac Nugaal (Caato) : Wuxuu ahaa Xeer i laaliyaha guud ee gobolka mudug waxaana la dilay bishii January 25 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo 16. Xeer i laaliye Maxamuud Aw Muuse Gelle (Tima Jilic) : Wuxuu ahaa Xeer i laaliyaha guud ee gobolka mudug, waxaana la dilay bishii June 7 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, . 17. Xeer i laaliye Cali Jaamac Qalas : Wuxuu ahaa Xeer i laaliye kuxigeenka maxkamadda darajadda 1aad ee bosaaso, ahaana sii haya xilka gudoomiyaha maxkamadda sare, waxaana la dilay bishii June 12 2010 waxana lagu dilay magaaladda bosaaso xili uu kasoo baxay shaqadiisa, 18. Xeer i laaliye Col. Cabdullaahi Saalax Shirwac : Wuxuu ahaa xeer i laaliyaha maxkamadda sare ee gobolka bari, sidoo kale wuxuu ahaa Taliye Kuxigeenka Akadeemiyadda Tababarka Ciidamada ee Carmo, waxaana la dilay bishii November 30 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, 19. Xildhibaan / Qareen Ibaraahim Cilmi Warsame (Gaab) : Wuxuu ahaa Xildhibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntland sidoo kale waxuu ahaa Qareen u dooda xuquuqda aadanaha sidoo kale wuxuu xubin ka ahaa gudigga xiriirka golayaasha, waxaana la dilay bishii November 11 2009 waxaana lagu dilay magaaladda Garoowe 20. Xildhibaan Maxamed Cabdi Jibriil (Daqarre) : Wuxuu kamid ahaa Xildhibaanadda Baarlamaanka Puntland, waxaana la dilay bishii January 19 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso, . 21. Xildhibaan Cabdullaahi Cali Kaarad : Wuxuu ahaa Xildhibaan kamida Golaha Baarlamaanka Puntland, waxaana la dilay bishii January 5 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 22. Taliye G/sare Yaasin Axmed Sanweyne (Tolwaayey) : Wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Puntland (PIS) Qaybta Gobolka Mudug, waxaana la dilay bishii Aprill 29 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, ayadoo dilkiisana loo adeegsaday Qarax Banbaano oo lala beegsaday gaarigii uu saarnaa Taliyuhu. 23. Taliye G/sare Warsame Yusuf Axmed (Yeey) : Wuxuu ahaa Taliyihii Ciidanka Dambi Baarista (CID) ee Qaybta Gobolka Mudug, sidoo kale wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Booliska Gobolka Mudug, waxaa la dilay bishii December 1 2010 24. Taliye G/sare Xuseen Cali Faarax : Wuxuu ahaa Taliyihii Saldhigga Baalale ee Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay bishii December 10 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 25. Taliye G/sare Axmed Xasan Xaaji (Dhoonge) : Wuxuu ahaa Taliyihii Saldhiga Biyo Kulule ee Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay bishii September 5 2010, waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 26. Taliye G/sare Axmed Jaamac Saalax (Ratey) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Booliska Puntland, Horayna wuxuu mar usoo noqday Taliya Saldhiga Dhexe Magaaladda Garoowe, waxaana la dilay bishii December 2 2010, waxaana lagu dilay Degmadda Buurtinle oo katirsan Gobolka Nugaal, 27. Sarkaal Mukhtaar Shiikh Cali (Jifi-Jabsadde) : Wuxuu ahaa Sargaal ka Howl gali jiray Safaaradda Ethiopia ay kuleedahay caasimadda puntland ee garoowe, , waxaana la dilay bishii Aprill 22 2011, waxaana lagu dilay magaaladda Gaalkacyo. 28. Agaasime Maxamed Yaasin Ciise (Ilkacase) : Wuxuu ahaa Agaasimihii Maamulka iyo Dhaqaalaha Hay'adda PDRC , waxaana la dilay bishii April 6 2011, Waxaana lagu dilay magaaladda garoowe 29. Agaasime Shiikh Ismaaciil Xaashi Xuseen : Wuxuu ahaa Agaasimihii Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Puntland, sidoo kale wuxuu kamid ahaa culimadda waa weyn ee gobolka mudug, waxaana la dilay bishii April 16 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo, dilkiisana waxaa loo adeegsaday miino . 30. Nabadoon Xuseen Cali Dudde : Wuxuu ahaa Gudoomiyihii Gudigga Nabad Galyadda gobolka Mudug , sidoo kale wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka mudug had iyo jeerna ka shaqayn jiray howlaha ammaanka gobolka, waxaana la dilay bishii March 21 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo. 31. Gudoomiye Cabdullaahi Mahdi Xasan (Sayidka) : Wuxuu ahaa Gudoomiyaha Uruka Iskuxirka Ardayda Soomaaliyeed, waxaana la dilay bishii January 31 2010 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 32. Sarkaal Cismaan Cabdidaahir Maxamuud (Coor-Coor) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Dowladda Puntland ee Gobolka Mudug, iyo waliba odayaasha magaaladda had iyo jeer ka hadla arrimaha ammaanka, waxaana la dilay bishii December 12 2009 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo. 33. Oday Warsame Yusuf Islaan (Cirfe) : Wuxuu kamid ahaa Odayaasha Gobolka Mudug, waxaana la dilay bishii January 3 2011 waxaana lagu dilay magaaladda Gaalkacyo. 34. Ganacsadde Maxamed Cumar Gurey : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug, waxaana la dilay bishii April 27 2011 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo. 35. Ganacsadde Xasan Axmed Cali Xasan (Yare) : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka mudug, waxaana la dilay bishii June 11 2008 waxaana lagu dilay magaaladda gaalkacyo. 36. Ganacsadde Cabdisalaan Warsame Aw Maxamuud : Wuxuu kamid ahaa Ganacsatadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii May 14 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 37. Ganacsadde Cabdinuur Saalax Dhiidhax : Wuxuu kamid ahaa ganacsatadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii May 16 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 38. Taliye G/sare Axmed Xaaji Doon (Tiibo-Tiibo) : Wuxuu kamid ahaa Saraakiisha Sare ee Ciidamadda Daraawiishta Puntland, wuxuuna mar soo ahaa Taliya Ciidamadda Daraawiishta Gobolka Nugaal, waxaana la dilay bishii June 13 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 39. Nabadoon Axmed Salaad Caynab : Wuxuu kamid ahaa nabadoonadda gobolka bari, waxaana la dilay bishii March 28 2011 waxaana lagu dilay magaaladda bosaaso. 40. Ganacsade Cumar Aw Muuse Maxamed : Marxuumkani wuxuu kamid ahaa Ganacsatada Waa Weyn ee gobolka bari iyo waliba Mas'uuliyiinta Shirkadda Red Sea ee Xarunteedu tahay Magaaladda Bosaaso, waxaana la dilay Bishii June 20 2011 source -
Somaliland Will Attend the London Conference?
Wiil Cusub replied to Che -Guevara's topic in Politics
Madaxwaynahu wuu ka fikirayaaaaa ee ha dagdagin -
Chaos in Somaliland, intelligence chief killed, clashes in Burco
Wiil Cusub replied to Somalia's topic in Politics
Dear Somalia can u tell me how many pm, minsters, sheikhs, armed commanders and chief of justice killed in PL last 5 year? compare that to wild east of Somaliland where puntland always negatively involved. -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Wiil Cusub replied to Siciid1986's topic in Politics
I can't truth PM Cameron, He has some image problems in foreign diplomacy and he want use Somalia as easy tusk to improve his foreign image. Problems in Somalia are match easier to solve than problems in middle east or Afghanistan. He is on personal mission. Why Mr Cameron chose to meat Siilanyo, while there are many delegations in London for the Funeral of Margret Thatcher? -
President Silanyo Meets British PM David Cameron (video)
Wiil Cusub replied to Siciid1986's topic in Politics
Somaliland:Breaking News; Prime Minister David Cameron Meets Somaliland Leader in 10 Downing Street Comments (18) By Goth Mohamed Goth Somaliland President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) has met with the British Prime Minister Mr. David Cameron at his official residence the 10 Downing Street this evening London,Uk. Although this is the first direct meeting to take place between the leaders of UK and Somaliland, the two leaders discussed ways to strengthen the existing cordial relations between the two countries and hence developments funding and to step up security cooperation in order to work with global security. Prime Minister David Cameron during the meeting reiterated the need for Somaliland to take part in the upcoming May 7 London conference saying, “The continuation of the Somaliland-Somalia dialogue is not only of high priority to the UK government but also crucial for Somaliland which stands to immensely benefit from the outcomes of London conference. Prime Minister David Cameron thanked the President Silanyo and people of Somaliland who have in the past developed close cooperation in the areas of security, investment, the fight against piracy and regional affairs. President Silanyo who is currently in the UK on transit to the USA were he has been invited by the leaders of that country is expected to meet with Somaliland diaspora before he departs for America. The two countries share a history spanning more than one century but relations between the two countries almost came to a halt when the UK foreign office issued a travel alert to its citizens back in February this in turn prompted a response from both Somaliland government and citizens who came out in force demanding to know the validity of the travel warning. Click Here to Watch the Video videoplayback_12 Somalilandpress.com -
Somaliland gets wind in its sails for revamping power sector
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Talaabo Diktoorku laba feedh oo laba dhinac kaga wada dhaca ma qaadi karro ee kadaa KKKKK -
Somaliland gets wind in its sails for revamping power sector
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Diktoore Garowe copied from Abaarso tech their wind mill is 3 years ago SOMALILAND: Largest Windmill Arrives at Abaarso Tech ... somalilandpress.com/largest-windmill-arrives-at-abaarso-tech-...ShareMar 10, 2010 – Abaarso, 10 March 2010 (Somalilandpress) – The largest wind turbine in the country arrived on the campus of Abaarso Tech on Tuesday after ... -
Che -Guevara;937862 wrote: I see that but actual Communique has nothing new in it. Che their is new points in this communique point 4 and partly point 5 and more importantly this isn't transitional government like sharifs one. Culusow tries to change many agreement between sharif and neighboring countries specially Kenya and eth. Last view weeks there was some diplomatic movements from Culusow's team to change Dubai MOA that is why they write point 2 in this agreement.
-
Somaliland: SNM Commemorates 32nd Anniversary
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Tallaabo;935359 wrote: Whatever happened in the former republic is QADAR ALLE. However, I can't help but imagine what would have happened or what would SL and Somalia be like today if the SNM, SSDF, USC, and the other repel groups who fought Siyaad Barre negotiated with each other and joined forces, . Their was pig ideological rift between SNM and other Somali insurgent groups, they ware from one dictator to another one (kut ka qax oo qanjo u guur). I couldn't see any difference between Siyaad, Yey iyo Aidid. All those groups was one-man-show while SNM was open platform where majority rules. I thing ideology was bigger obstacle than tribal diffrence. -
Somaliland: SNM Commemorates 32nd Anniversary
Wiil Cusub replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Classified;935247 wrote: The only Somali tribe that imitates the Jews. It's truly admiring and very much deserves applaud that, you guys are still keeping your heroes alive and preserving the history of your SNM heroes so generations after will know who they were and what they fought against and how they lived and died. The only problem, they fought and killed fellow Somalis. No other Somali tribe have put in any time or effort in preserving their sons and struggles (If any). Dear Classified do you know different between Movement and tribe? SNM was Democratic movement with political wing and armed wing and they fought for their own ideology. Non of other Somali fighter had same ideology (compare SSDF or USC). Do you know any African movement who change their leaders with election like SNM and do you know any African insurgent movements who seized the power and gave back to the people like SNM did in Borame 1993 ( Leadership from Abdirahman Tuur last SNM chairman to Cigaal non SNM leader). Leaders: Ahmed Mohamed Gulaid (Oct 1981– Jan 1982) Sheikh Yusuf Ali Sheikh Madar(Jan 1982– Nov 1983) Colonel Abdiqadir Kosar Abdi(Nov 1984– Aug 1984) Ahmed M. Mahamoud Silanyo (Aug 1984– Apr 1989); Abdirahman Ahmed Ali Tuur(Apr 1990– May 1991) SNM legacy lead Somaliland to continue their ideology (democratic power sharing and dialog) and that ideology makes Somaliland peaceful and that is why we preserving their history. -
AUN May be he was lucky oo ALLE ayaa dhaafinayay inaanu ku wasakhoobin oo aanu aakhiradiisa ku seegin, that dirty political game in H-tony. I'm really sorry for Hargeisa he was the best choose in their council.
-
May be he can replace his hero Hadraawi http://www.yaxye.com/?p=149
-
Alle ha u naxariisto
-
ban iyo dooxbaan socdaa dalluun qodanbaan arkaa dillaac badanbaa ku yaal daliilo cadbaan hayaa horay dadi ugu go’een gudaha mugdibaa dirxidhay dushana bohalbaa ka qodan dareenka baqaa gilgilay car sii durugbuu ku yidhi markay dib u laabo tidhi cakuye damacbaa ku yidhi ogaanbay kuu duween dushana bohol uga dhigeen kolay dahabbaa dhexyaal!!! maxaan darajooy ku helay adoo dibadaa wadhwadhan maxaan damacoow ku furay adoo kali daw xidhxidhan inteed dadnimooy I tidhi barraad garanood daldali tolaay dadnimooy I bixi dibbaan u socdaa hadana horaan ku dadaalayaa dalbaan leeyoo hadana intaa dalalbaan maraa dadbaan leeyoo hadana dugaagaan weheshadaa dabban shidayaa hadana biyaan ku daraa intaa danbaan leeyoo hadana dhanbaan uga sii durkaa dil baan leeyoo hadana sibaan u yar daynayaa afkaygu intuu ka dido ayuu hanku doonayaa intuu hanku doonayaa falkayguna diidayaa xanuun duwan baan qabaa daacuun ugubaan qabaa I daaliyaybaan qabaa Lahayn dawobaan qabaa hankii dilaybaan qabaa garaad dakhraybaa qabaa qalbiga dumiyaan qabaa aayaha damiyaan qabaa runtii dafiraan qabaa xaqqii didiyaan qabaa markaan dawo sii is idhi kasii daraybaan qabaa sibaan u dadaalayaa sibaan u dakaamayaa sibaan u dayaamayaa sibaan uga sii daraa sibaan dan yar moodayaa sibaan dib u boodayaa sibaan si ku daynayaa sibaan si ka daynayaa sibaan sax u doonayaa sibaanan u diidayaa dabbaan aasoon qarsaday dabbaan islahaa ayaan ku diirso ilays ka shido ragbaa danbaskii ka guray markaan danbigii ku helay dabkayga raggii qarribay waxaa amarkii ka diday raggaan u dabqaadi laa intii barri diirsan layd dabkana ila dhawri layd qabiil badanaa dadkani dirsooc badanaa jidhkani lafuhu diirkay neceen dibnuhu wajigay neceen dushuna hoostay nacdee inteen garashooy dilaa inteen jidhka daadiyaa inteense ku doorsadaa maxaan damqashooy falaa halkeen dux u raadiyaa sideen qof u daawadaa markuu hanku daawo yidhi hadday ishu diidnay tidhi daryeelku halkuu tubnaa maxaa dayac ii wadhwadhan hal-doorku halkuu taxnaa maxaa dibjir ii fadhiya daloolo maxaa bannaan difaaca bartaan lahaa halkii daaq lagu yiqiin maxaa danbas ii tuntuman halkii dadka lagu ogaa dugaaga maxaa dhigdhigay xilkiyo darajada khalqiga dilaalka maxaa u diray dilkaygu inuu xaq yahay daliilka maxaa ku dhigay dantaydu inay xuntahay tu gaalna ka doorantahay dastuurka maxaa ku qoray daruuruhu way kordhaan cirkiyo samaday dabraan dihnaan roobkay dhalaan dhulkana sagalkaa ku da’a xareed daadkaa qulqula tog iyo biyahaa durdura dhir iyo doogaa ku baxa hashaan tobaanka is diray ku dayray ayaamo badan hadmaad dawacooy daf tidhi maxaan arrin daahan eegay sadaasha ku doonay maalmo runteeda markaan dabbaalay dadkii ka amaanba waayay markaan niyadayda daalan usheegay inay ku daashay ayay dardar siiba qaaday maansiyo duluc soo afuuftay maxaan eeboow dartaa u daayay umuuro ba’an maxaan eeeboow dartaa u diiday umuuro bilan darraato rabbow ma jirin da’adaydu xalay ma korin haddaan dunidadan imi dusheeda waxaan u imi dawgaaga inaan hantiyo barrina janno kaa dalbado dusheeda markaan dul imi rabboow cajabban dugsaday rabow ummadaada diran markii hadba gaal dardaray intuu buush sii daldalay islaamkana sii dildilay si aan dilka loogu helin maraykanna loo duqayn caddaankana loo dullayn obaama usoo dallacay xilkuu ku doc meeri jiray rabboow diintaada bilan markii hadba duulba baddelay dar iyo koox koox la yimi astaamaha sheekh la dayo dushooda rag soo bandhigay dahsoon uurkana qarsaday dabuubtiyo taad na tidhi daliilka sagaal u rogay labaatan u sii doc furay cilmina dooduun la baray markii xaqqu daasad tumay baddii rabbi uu ka digay dabbaal loosoo tartamay markii sida laash la dagay ayaan eeboow damqaday damiirka hankaa gilgilay dibnaha hammiga furfuray dhawaaq maansaan daldalay dadkana yaabbaa gaddiyay!!
-
layaab wali shay ma yaabtay u yeedhay nimaan layaabin markaad tidhi waa layaabna layaabka makuu xambaaray adoo libin laab layaaban dushaadan layaabka saaran maansada ma layaab dhawaaqday layaabkan layaab layaabay hadaad adiguna layaabto layaabka waxaa lahaaday layaabbadan kii u yeedhay naftaydu qof ay layaabtay layaabtay markay ka yaabtay u yaabtay markay layaabtay ayaan wali ruux layaabban la arag lana maqal layaabye aduunyadan aan layaabay dadbaa jira aan layaabin layaabka markaad layaabto dadbaabaa layaab ka qaada layaab sababtaad u yaabtay Waxaa jira ruux layaabban Aduunyadan aan layaabay, layaabka markaan abbaaro ku sheego layaab layaabo ka yaaba sidaan layaabka layaab ugu qaab tilmaamo waxaa jira ruux layaable layaab u yaqaan layaabka si aan dadku uga layaabin layaab dafiroo yidhaahda layaab maba arag layaable layaabadu kala layaabsan dadkuna kala goor layaaban ha yaabin markaan layaabka ku sheego layaab aan yaabay layaab badan maansadaydan layaab male kii layaabay kolay adiguba layaabtay layaabadanaan dhuraayo layaab se waxaa lahaaday layaabba nimaan ka qaadin layaabka wixii mar keenay layaab iga yaabka baaji ii hiili layaab mar uunbal layaab ila yaab hadduun bal ha yaabo dadkuye layaabbal layaab isu sheeg layaabkan layaaban naftaydan yaaban !! Alleylehe waa layaabay layaab kala jooji yaabka ujooji dadaan layaabku ahaynba layaab kashooda
-
Talantaali garashada Tara uunka barashada U dulqaado tabashada Ka talaaba cabashada Ka tag teeda ma dhashada Haku tuurmin waabashada Hana tuurin ulashada U bar tiigso hanashada Hadba taako socoshada Ku tallaabi hedlashada Naf ku toosi qabashada Ku tilmaami Tufa ciilka gocashada Ha tan dhaafin carashada Haku taamin digashada Hayska tuujin muhashada Ka tir maanka gabbashada Ku dul tiixa nasashada Nafta toosi lahashada U tudh eebe baqashada Tacsi iilka dhimashada U baq taada gubashada Taw-xiidka sidashada Ama tiirka dhaqashada Ku badbaadi tukashada Sir ka toosi ******ada Kuna tiiri qarsashada Ha takoorin jamashada Hayska tuurin sugashada Haku baaqin tumashada Hammi tiicay barkashada Kun tahriibay madhashada Kun diyaara tirsashada Tiftiflaynta hibashada Dhul la tagay bogashada Wakhti tirsan doogsashada Haku tookhin booqashada Nin ku taamay hirashada Haku taagin yu’ashada Ka hor taada qabashada Qof u haybi tooyashada Mid ku raagay tabcashada Ku tanaaday xoogsashada Kuu tilmaama hirashada Kaa tilmaama jab-dhashada Mid tusmaystay hubsashada Ka tix raaco dayashada Tol-tolaay ku baanaashada Jilib-jilib toogashada Timil aasan ******ada Xun la tuuray sidashada Fulay geesi toocsashada Qof takooray khalqashada Haku taamo ******ada Talow yaa se dhimashada Ka turxaamin beegsashada Dharka toobka xidhashada Ama tu xun marsashada Dhaqan taxan gadashada Taran lumay sabashada Arrin taban habsashada Dabka holcay taabashada Tubta eebe weecashada Kufri tiisa qabashada Fusuq tuullan kabbashada Dhaha diidnay tumashada Tirin gabay gaaxashada Sir tibaaxa maaxashada Tuduc walba dhugashada Ku tartiibi dhaadashada Tiri marar hammashada Ku tax ciilka damqashada Ka tir sunta dhalashada Figta sare tiigsashada Hadba tali garashada Tayo garo xulashada U tantaami xilashada Tusa uunka lahashada Iyo tiinna kasbashada Iyo tooda baxsashada Haku dilin toogashada Ku tallaala cabsashada Tagto daaya qabashada Barri teeda eersashada Hadda taalo ******ada Ka ilaali taahashada
-
Hal-abuurka da'da yar ee Yaxye Yeebaash
-
All UN Staff Exit Hargeisa For Mogadishu. Soo-Daalay-Land Bite The Bullet
Wiil Cusub replied to Dr_Osman's topic in Politics
The European Union's commitment, for example, decreased by about 75 percent from €158 million ($203 million) in 2012 to €38 million this year. The United States' commitment, meanwhile, declined by 80 percent from $360 million to $74 million this year. Diktoore 80% cutoff samayn ma ku yeelanaysaa Garoowe iyo far-looga reer piraat-land. mise hargaysa oo qudha ayuu qaadku ku yaraanayaa ayaa lagugu yidhi -
All UN Staff Exit Hargeisa For Mogadishu. Soo-Daalay-Land Bite The Bullet
Wiil Cusub replied to Dr_Osman's topic in Politics
Those who assumed that donor attitude change, will effect only Somaliland. Just read this article: Somalia: Aid in a State of Transition - In recent months, donors have been enamored with Somalia's President Hassan Sheikh Mohamud and his new government, with a flurry of activity surrounding work in his country — from handing out more development aid to considering lifting of a decades-old arms embargo. In a recent tour to the West, the Somali president made some powerful friends, meeting the likes of World Bank President Jim Kim, U.S. President Barack Obama, U.K. Prime Minister David Cameron and European Commission President Jose Manuel Barroso. The Somali government is now meeting donors halfway. It is reportedly setting up an aid coordination unit that would organize the efforts of donors on the ground. This central unit for aid coordination is the first step in a long process to transition Somalia out of conflict and towards peace and stability. But the transition may take a while yet. Currently, Somalia's biggest donors are considering smaller aid assistance commitments this year for various reasons: The development fund for Somalia is drying up; less of the population are now vulnerable to famine and in need of humanitarian assistance; and because governments have onceTwo women carry the Somali flag again begun to engage with the government. Long-term development plans may still be premature, however, donors conclude. While many support country-led development, they remain cautious for the moment about giving direct aid to the government. This is a tacit admission that despite the progress made by the new political leaders, not everything is entirely rosy just yet. Radical Islamist group al-Shabab stills holds some residual influence in south Somalia; pirates loom large elsewhere; and, most importantly for the donors, the newly established government lacks a strong financial system to handle the influx of billions of dollars of aid money. With security remaining a primary obstacle to doing business in Somalia, the transition plan presently remains just that — a plan. Donors note that a compact that would guide them on what Somalia wants to prioritize for its future has yet to be finalized or agreed. Compact for Somalia's future The signing of this compact is significant on the road to a peaceful Somalia. The compact lays down the foundations of how both the international community and Somalia will help each other and is a requirement to press ahead with the implementation of the New Deal for Engagement in Fragile States, which seeks to align the resources of donors to the priorities of such states. In essence, the fragile states themselves make the decision on where donors should invest. Somalia is one of the countries that endorsed the New Deal, which lists five dimensions of fragility into which donors can direct their money: legitimate politics, security, justice, economic foundations, and revenues and services. For Somalia and its donors to agree on the terms and conditions of this deal, a compact between them has to be signed. Without it, aid delivery on the ground would remain the same: donors working on different directions. "Somalia is putting into place the way in which aid coordination can occur," Holly Dempsey, East Africa deputy mission director of the U.S. Agency for International Development, told Devex. "The last thing that you want is having one donor in one ministry talking about the provision of services and another ministry or another donor with a different model of delivering services." But for the moment, priorities and commitments vary from one donor to another. Smaller aid? According to the Organization for Economic Cooperation and Development, Somalia is one of the fragile states that is projected to receive increased aid funding in the coming years. However, funding appears to have declined dramatically – at least on paper – of late. The European Union's commitment, for example, decreased by about 75 percent from €158 million ($203 million) in 2012 to €38 million this year. The United States' commitment, meanwhile, declined by 80 percent from $360 million to $74 million this year. The EU is said to be committing smaller amounts of aid to Somalia this year as the multiannual development fund for the period 2008-2013 is drying up. The union is estimated to commit €38 million to develop road infrastructure, light up homes and give vocational training to Somali nationals. "There is no drop in allotment, but a drop of what we call the commitments," European Commission spokesperson for development Alexandre Polack told Devex. It is a normal thing, said Polack, because the current development fund ends this year. Funds committed in 2012, he added, are now being disbursed as projects are being implemented. The United States, meanwhile, is said to commit about $74 million for projects ranging from peacekeeping operations and conflict mitigation to good governance, according to data sent by USAID to Devex. "I would expect a decrease in the humanitarian fund," noted Dempsey. "We are no longer in a famine situation but we're certainly not suggesting that Somalia doesn't have a huge amount of challenges in front of it." The Japan International Cooperation Agency, which resumed operation in Somalia two years ago, is expected to finalize its commitments in April, the start of Japan's fiscal year. But early signs indicate that JICA may not provide bigger assistance this year. These preliminary budget data are, of course, not reflective of the donors' commitments to Somalia for the whole year. These commitments will ultimately rest on the outcomes of conversations among donors and Somalis during the two big conferences slated this year. Important conferences On May 7, Somalia and the United Kingdom will host a conference aimed at drumming up more support for the country. Later this year, the EU will hold a conference aimed at finalizing a compact between Somalia and development actors to guide Somali reconstruction. The EU is also expected to outline its peace-building and state-building plan in a country strategy paper for 2014-2020, which has yet to be finalized. "This strategy will align behind mutually agreed donor and Somali government priorities," Polack told Devex. "These mutually agreed priorities are being discussed with a view to reflect them in a donors-Somali government agreement [the so-called compact]." Access to this future aid does not only depend on the compact, however. "Access [...] will depend on Somalia's accession to the ACP-EU partnership [Cotonou] Agreement," said Polack. The United States, meanwhile, has yet to flesh out specific details of the projects lined up for Somalia in the coming year, but is currently prioritizing education, health and assistance to parliament. Economy, capacity building In the meantime, Somalia's biggest donors are eyeing projects meant to spur economic growth and build the capacity of the newly established government. The EU, for example, is considering rehabilitating about 1,400 kilometers of paved roads and 2,500 kilometers of unpaved roads. In broad strokes, Dempsey outlined USAID's priorities this year: "We're working in education. We're working in economic growth. We're working in stabilization. There's support to parliament. There's a whole plethora of work under way." The United States is planning to train parliamentarians within 12 months, said Dempsey. "The training was on the agenda for parliament – the real nuts and bolts of a new parliament working," Dempsey said. For its part, the United Kingdom made a pledge in February to help Somali parliamentarians and, at the same time, bring food to vulnerable people. Earlier, it pledged about $4.7 million in aid to support these projects. JICA is set to continue its technical cooperation projects with Somalia. "We will seek any possibilities and start processing and implementing projects and programs as we run in the next year," Akira Sato, at JICA's Africa desk, told Devex. Japan would continue providing training outside of Somalia and conduct needs surveys, Sato said, "since we don't have any direct access to Somalia." Future of Somali aid Aid delivered in a predictable manner has become all the more pressing for Somalia, which has experienced a decade of "aid shocks" – a phenomenon when there is a change of more than 15 percent in official development assistance from one year to another. Aid shocks, of course, do not help in planning long-term strategies, derailing plans when money does not flow in and overwhelming the system when more money than expected flows in. Somalia's official development assistance took a nosedive in 2009, when donors disbursed $646 million in real terms from $722 million the previous year. In 2010, donors disbursed $490 million, which then surged in 2011 to some $923 million. Hopes are raised that, with a new compact, consolidated appeals for Somalia would be largely funded. So far, only 2 percent of $1.3 billion appealed by various organizations for Somalia this year was funded – well below the average of 60 percent of successful appeal funding by donors since 2000. No direct aid yet But even if appeals were ultimately successful, it may not necessarily mean the government gets the majority of the aid pie. USAID's Dempsey said providing direct budget support to Somalia is still a long shot. "That's a long, long way [away]. I mean, you need a strong public financial process to be undertaken and that's being discussed now," Dempsey said, adding that USAID hopes subcontracting would go to Somali firms. The EU's Polack, meanwhile, said aid had been channeled through nongovernmental organizations and U.N. organizations since the 1990s. Asked if the regional bloc was willing to provide direct budget support, Polack said there could be a chance in the future. "This could be a possibility, but there is nothing concrete at this stage," he said. Source; devex.com -
OdaySomali;921281 wrote: Laakiin waxba ha kala Somalia iyo Somalilandaynin, runta hadii la isu sheegayo waa uu isku mid uun. Somali way isu baahantahay oo waynu aragnay inay qayb ka mid ah ummadda Soomaaliyeed ayna keligeed horumar gaadhayn, economically, politically, militarily, culturally itaal iyo awoodna ayna lahayn ay wadanada caalamka la tartanto. Laakiin marka ay Soomaali is raacdo, wada tashato oo wada shaqaysato, waynu leenahay itaal iyo awoodba economically, politically, militarily, culturally to defend to Somali people and survive and thrive in the world. Wali riyada kamaad toosin midnimo Somaliyeed ayaa horumar dhali haddii aad taagantahay. Ma ogtahay horumarka dhaqan, dhaqaale ama milatari ee wadan inaanu ku xidhnayn waynaanta iyo tiro badnida wadan, mase ogtahay inay jiraan wadamo aanay tiradoodu gaadhay 1 milion oo horumar laxaadle sameeyay. Somalidu shacab ahaan way isu baahantahay siyaasad ahaanse way kala maarantaa. Jabuutiba wataa horumar gaadhay iyadoon la midaysnayn cidno.
-
Current Somaliland Foreign Policy - A Rudderless Ship?
Wiil Cusub replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Xaaji Xunjuf;929475 wrote: http://www.allsanaag.com/index.php/43-war-soomaali-ah/1984-siilaanyo-iyo-culusoow-oo-kulmaya Xaaji Bilaa Caleeg do use sites like this as source meeshaad i geeysay anaaba yaabay waxa qabyalad ka socota. -
oba hiloowlow;927844 wrote: wiilcusub this song is creating an image which doesn't exist today check watch the video they are using images of destroyed buildings in 90s people fleeing and other shid as i said that DOESN'T exsist today. Waad dheeraynaysaa Xamar miyayna ku seexan nabada 20 000 ee AMISON ay ilaalinayso. miyayna ku socon lacagta UN iyo EU, miyayna siyasadeeda qorin UNPO iyo Mahiiga. Madaxwaynahana wali miyaa wanaag iyo xumaan midna lagu sheegi karaa
-
May be you can Start from heir The Dirty Little e-Book of Sex Quotes
-
oba hiloowlow;927603 wrote: This song came out this week Xamar wey dakaantoo Rarka way ku daashoo Dayaciyo dhibaataa Dadkeedii idlaysay Aanu kuu duceynee Madaxweyne daacada Daadihiyo shacabkoo Daryeelo dadkiisa Ka ilaasha darayada(Darxumada) Ma daalloow ismaaciil Dowladdaa Jabuutiyo Deriskaaga kaga dayo OBA Sxb afsomaligaa kugu yar meeshan wax "hate" ah kama arko waxa qudha oo ay madaxwaynaha farta ugu fiiqeen dhibta xamar daashatay, waxayna ugu duceeyeen inuu noqdo Ismaciilka Jabuuti oo kale oo uu dhibta ka saaro. Haday necebyahiin waxay odhanlahayeen sii wad wadadii lagu madhay ama noqo siyaad barre sidiisii ee may yidhahdeen Jabuti ku dayo. Taas waxay kuu mujinaysaa inay Somaliland jeceshahay inay ku dhex jirto laba dawladood oo nabada oo Somalinimada ay kula walaal tahay.
-
Popular Contributors