Wiil Cusub
Nomads-
Content Count
1,063 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Wiil Cusub
-
Daawo Sawirro Aad U Tirro badan Gabiley(GNS) Dabaal dega xuska 18ka maya ayaa maanta si layaab leh oo tariikhda gashay looga xusay gobolka gabiley.subaxnimadii hore ee saaka ayey dadwayaha iyo ardeyda kala duwan ee waxka barata magaalada gabiley oo ay weheliyaan ciidama qabka sida ee kala duwan, ayaa kusii qulqulayey dhinac galbeed ee magaalada gabiley, halkaasi oo ay ciidamada iyo ardeydu gaadis ka ciyaar kusamayanayeen. Kumaan kun oo ka mid ah dadweynaha ku dhaqan gobolka gabiley oo labisan astaanka qaran ee calanka Somaliland, isla markaan ku dhawaaqayey erayo iyo halku dhigyo ay ku taageerayaan qaranimada somailand, ayaa isuga biyo shubtey fagaaraha khayriya ee magaalada gabiley,Waxaa iyaguna halkaasi dhoolatus layaab leh ka sameeyey ciidamada booliska, asluubta, milatariga, oo ay wehelinayeen kumaan kun oo ardeyda waxa ka barata gudaha magaalada gabiley, waxaan iyaguna meesha ka maqneyna ardeyda jaamacada Timada-ade iyo ururada bulshada. Waxaa iyaguna socda gaadis ah ku marey dhamaan shaqaalaha wasaaradaha ka hawl gala magaalada gabiley iyo shirkadaha isgaadhsiinta dahabshiil, Telesom, Somtel,Masuuliyiinta maamulka gobolka gabiley ayaa salaam sharaf ka qaatey ciidanka milatariga ee gobolka gabiley, waxaney gabogabdii la isku shubiyo shubtey beerta xoriyad oo xaflada balaadhan lagu qabtey. Ugu horeyn waxa halkaasi ka Hadley xoghayaha fulinta dawlada hoose c/raxmaan nuur abokor waxaanu ka sheekeeyey dhacdo xanuun badan oo uu goobjooga ka ahaa ,oo lagu xasuuqay walidiin, ardey iyo culimaa udiin, waxaanu dadweyanah ku dardaarmey inay ilaaliyaan qarnimada Somaliland. Cuqaasha gobolka gabiley oo ay ka mid ahaa yeen jiif caaqil cabdi ciilde amaan , suldaan ibraahin jaamac samater, suldaan xuseen awmuuse cirdin, ayaa dhamaantooda ka sheekeeyey dhibaatooyinkii loo soo marey dib u xoreynta dalka, waxaaney da,yarta ku booriyeen inaya ilaashadaan nabad iyo humarka uu dalku gaadhay. Maayerka magaalada gabiley shucayb maxamed muue oo hadalkooban ka jeediyey xaflada ayaa uduceeyey mujaahintii dalka u soo halgan tahay , faahfaahin ka bixiyey qiimaha ay wadaniyadu leedahay, bulshada gobolkana ku hanbalyeey sida qiimaha leh ee ay ugu soo baxeen maalinta qaranimada Somaliland. Gabogabdii waxaa halkaasi ka Hadley badhasaabka gobolka gabiley yuusuf ibraahin geedi, waxaanu kudheeraadey ahmiyada ay leedahay xuska 18ka may iyo dagaaladii qadhaadhaa ee lagu xoreeyey dalka jamhuuriyada Somaliland, waxaanu bulshada u baaqay inay ka sheqeeyaan midnimada iyo wadajirka. Si kastaba ha ahaate xuska 18ka may ee gobolka gabiley saaka ka dhacay ayaan caruur iyo ciroolaba aan look ala hadhin, waxaaney dadwayuhu digniino u dirayeen siyaasiyiinta socodka barka ah ee xukumada koonfurta somaliya. Goor dhow la soco vedo dhamaystiran oo kusaabsan xuskii 18ka may ee gabiley.
-
You want know why http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/70715-Chaos-in-Somaliland-intelligence-chief-killed-clashes-in-Burco
-
After HIV/AIDS and FGM now rape is lattes way to get budget for NGO's. Somaliland police crime rapport shows decline: Crime up 30% in Somaliland, police pledge to increase force By Barkhad Dahir in Hargeisa November 13, 2012 + Comment now Print Email Reset Somaliland is experiencing a significant uptick in crime, with about 5,000 more crimes reported in the past year than in the previous 12 months, according to an annual police report released this month. Police officers patrol in Hargeisa in 2010. With crime up 30% in the past year, local officials have pledged to increase the police force. [barkhad Dahir/Sabahi] Related Articles Las Anod police discover explosives at Qur'an school Human rights advocates call Somaliland's Mogadishu travel ban unlawful Police sweep Hargeisa, Las Anod to eliminate security threats Somali government to modernise salary payment system "There have been 18,989 reported crimes [from November 2011 to October 2012], of which 4,514 were prosecuted in court while 7,990 were resolved using mediation," said Mohamed Duale, operations chief of Somaliland police. He said 2,963 cases were dismissed and 3,522 are still under investigation, 1,500 of which were in Hargeisa. Duale presented the police force's annual report on November 3rd at a ceremony held at police headquarters in Hargeisa commemorating the 19th anniversary of the force's formation. He said the number of crimes reported in the past year has increased 30%, up from 14,506 during the previous 12 months. Duale said common crimes in Somaliland include assault, gang violence, rape, robbery, theft, embezzlement and murder. There were 77 murder cases in the past year, Duale said, adding that police arrested 70 suspects in the deaths of 79 people, while nine suspects have evaded arrest. The number of rape cases dropped by 26% in the same period (131 compared to 176 in the 2011 reporting period). Duale said 150 of the 162 accused rapists have appeared in court. Car accidents as a result of traffic violations also went down by 105 cases in the past year, with 2,875 accidents resulting in 150 deaths and 1,440 people injured. Somaliland police confiscated 20,045 litres of alcohol smuggled into the country to be sold on the black market, Duale said, adding that the region has experienced an influx of drugs smuggled in from neighbouring countries. Police also seized counterfeit currency in the amounts of $10,250 and 2,700 Somaliland shillings, and arrested 14 suspects in connection to the crime, he said.
-
Ciidamo Lacunay Mushahar Koodii oo Mudo Qabsaday Kantarolka Boosaso May 8, 2013 - jawaab Ciidamado Katirsan Maamulka Puntland Fadhiisin Kooduna yahay Deegaanka Sugure ee Duleedka Magaalada Boosaaso ayaa Saacado kooban la Wareegay Hoggaanka Kantaroolka,waxayna Joojiyeen gebi ahaanba Isu socodka Gaadiidka soo galaya Magaaladda iyo kuwa ka baxaya. Ciidamada oo ku hubeysnaa Gaadiidka Dagaalka ee Tiknikada ayaa sida la sheegay ka Cabanayey Mushaar muddo shan bilood ah oo aysan siin maamulka Faroole ee Puntland,waxaana Carada ugu weyn ay ka dhalatay ka dib markii loo geeyey Mushaarka bishii 4-aad. Mid kamid ah Gaadiidleyda Safarka ee u baxda Magaalada Qaradho ayaa Warbaahinta u sheegay in Ciidamadu u diideen in ay ka baxaan Magaalada isla markaana Kantaroolku ahaa mid Gaadiid badan isugu Yimaadeen. Ciidamada oo difaac kaga jiray deegaanka Sugure ee duleedka Boosaaso ayaa laga gooyey 30% lacagaha ay Mushaar ahaan u qaadan jireen,iyagoona bishii Mushaar u qaata laba Milyan oo Shilin Somali ah,waana tan keentay iney ka gadoodaan Lacagaha laga jaray iyo bilaha ka maqan. Amuurtaan ayaa waxay Imaanaysaa iyadoo Ay Dhowaanahanba Soo Ifbaxaysay Dhaqaalo la’aanta Xoogan ee lasoo Deristay Maamulka Faroole.
-
DAAWO SAWIRADA: Mudaharaad looga soo hor jeedo Faroole oo ka dhacay Boosaaso iyo Ciidamada oo rasaas ku jawaabay May 10, 2013 - jawaab Views 123 Banaanbaxa maanta ayaa ahaa mid ay dhigayeen shacabka magaalada Boosaaso oo iskood isu soo abaabulay, xili ay shacabka si weyn uga cabanayaan sicir bararka magaalada ka jira iyo siyaasada xukuumada Puntland. Ciidamada dowlada gaar ahaan ciidamada Bada iyo kuwa Boliiska ayaa rasaas xoogan ka riday xaafada Laanta Hawada iyo Wadada Laamiga halkaasi oo ay ka dhaceen mudaharaadyo ay dhigayeen dad rayid ah. Rasaasta ayaa keentay shacabku ay guryahooda galaan, halka qaar kamid ah xaafadaha magaalada ay isaga baxeen shaqaalaha hay’adaha u shaqeeya. Xaafada Laanta Hawada oo ah xaafada ay ku yaalaan inta badan xarumaha hay’adaha NGO, ayaa la arkayey saaka iyagoo halkaasi isaga baxaya qaar kamid ah hay’adaha halkaasi degenaa. Dhinaca kale waxaa illaa iyo hada hawada magaalada Bosaaso dul heehaabeysa diyaarad helikobter ah oo ay adeegsadaan ciidamada Bada oo uu ku rakiban yahay qoriga Dhashiikaha. Mudaharaadka maanta ayaa kusoo beegmay xili ay shaqaalaha dowlada ay ka cabanayaan mushahar dhimis ay dowlada todobaadkan ku dhawaaqday. Arbacadii lasoo dhaafay ayey magaalada Bosaaso gadood ka sameeyeen ciidamada Darawiishta kuwaasi oo weli ku sugan magaalada Bosaaso. Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Farole ayaa magaalada Bosaaso usoo diray Kuxigeenkiisa Gen.Cabdisamad Cali Shire oo saaka magaalada kula kulmay qaar kamid ah Saraakiisha Darawiishta ee codsanaya mushaharkooda. Wadahadalkaasi oo aan weli wax natiijo ah kasoo bixin.
-
Wali ma hadlayaan kuwii ku doodayay waa la qasbi oo odayga shirka waa la keeni doonaa ee lahaa ma iyagaa Ingriis diidi kara. Somaliland haday diiday maxay ameerikaanku ka qaban karaan haday siday doonaan ugu celceliyaan.
-
From Bosaso to Kismanyo and back to Bosaso good luck
-
Kid: Sadexdii habaar qabe kama wada muuqdaan
-
Somalia wins cash, military aid at London donor summit
Wiil Cusub replied to nuune's topic in Politics
nuune;947161 wrote: Somalia also must integrate the breakaway district of Somaliland and semi-autonomous Puntland region into a federal structure, ahead of elections scheduled for 2016. Somaliland boycotted the conference and Puntland said it was not invited. Can some one tell me where Mr Mohammed Abbas got this information :confused: :confused: Certainly from his heart. When will Somali journalist become real prof. -
Oodweyne;947162 wrote: A good diplomatic article in the sense of saying the distinction he is calling attention to without needlessly begrudging Somalia for her day under the sun. Yes Silaanyo shows in this article and his previous one on Foreign Policy his diplomatic maturity and experience on foreign politics. Also PM Cameron played down Somaliland boycott, saying he had "very good" discussions with the Somaliland president recently.
-
One of the best reaction he got from guardian readers: Good luck. On the face of it Somaliland's independence seems hard to argue against. - It was an independent entity prior to joining Somalia. - They were the victims of state violence during the time as Somalia. - It has been de facto independent for a long time. Somalia has been a failed state for two decades- surely a state that fails to function for that long relinquishes any right to claim sovereignty over a territory.
-
Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo guardian.co.uk, Tuesday 7 May 2013 07.00 BST Jump to comments (49) London's Somalia conference does not recognise Somaliland – we cannot go As president of Somaliland I wish the conference well, but we cannot attend an event that ignores our history and our reality The Horn of Africa has for too long been one of the world's most troubled regions. It has been defined, for good reason, by conflict, repression, famine, terrorism and piracy. So it is a sign of hope that 50 countries and organisations will meet in London this week to discuss how to help the new government of Somalia forge a better future for its citizens. This high-profile conference shows Somalia is getting international attention. The new government needs support in rebuilding state institutions and its shattered economy. Britain's re-opening of its embassy last month shows security is slowly improving although recent terrorist attacks in Mogadishu show the scale of the challenge. Somaliland wishes the conference well. Increased international attention and support for Somalia and the wider region is in everyone's interest. But with real regret, we will not be attending. This is not because of any ill-feeling to Britain or to Somalia, who are co-hosting the conference. Britain has been one of Somaliland's staunchest friends and we are hugely grateful for its generous support. We are also now establishing relations with the new government in Somalia. It is just that we cannot take part in a conference that does not recognise Somaliland's unique status or move forward our long fight for international recognition. I accept that this will be confusing to those not immersed in the troubled history and politics of this region. Somaliland is still treated officially by international organisations as an autonomous region of Somalia, but this ignores both history and reality. Our two countries were separate until 1960 when a disastrous, but voluntary, decision was made to merge with Somalia. In fact we gained our independence from the UK before Somalia did from Italy. The union, unhappy almost from the beginning, fractured permanently when the Somali regime of Mohamed Siad Barre waged a brutal war against Somaliland in the 80s in which 50,000 civilians lost their lives. As Somalia disintegrated into chaos, Somaliland in 1991 took the opportunity again to control its own future. Over the past two decades, we have worked hard to build a stable and democratic state. We have put in place functioning state institutions including police and armed forces. Terrorists find no safe haven within our territory nor do pirates operate off our coasts. Since 2000, we have held five national elections, judged by international experts as free and fair, which have seen power transferred peacefully. Our government has introduced free primary education for girls and boys. Progress is being made in reducing child mortality and female genital mutilation. Foreign investment is beginning to flow back in to help strengthen our economy. There are, of course, many challenges still to overcome. Somaliland remains poor – it takes time to recover from the devastating impact of such a brutal conflict. But by providing a virtual oasis of good governance, peace and security in the Horn of Africa, we are shaping a better future for our country and citizens. This future includes a better relationship with our neighbours in Somalia. We have actively pursued dialogue and, last year, I signed an agreement with the former Somali president, Sharif Ahmed, to build trust and improve relations. On 13 April this year, I met President Hassan Sheikh Mohamud in Ankara to resume the dialogue. We have set out an ambitious agenda to work together to tackle terrorism, extremism, piracy, illegal fishing, toxic dumping and other serious crimes. Such co-operation is important not only for our two countries but also for the wider region and world. But such partnership also requires agreement and international recognition of a permanent political settlement over the status of Somaliland. We are not asking the international community to take a chance on what Somaliland might become or build. We simply want recognition of the reality that has now existed for 20 years. From 1960 to 1991, we gave unity a chance. It failed disastrously. We have now forged again our own future. We deserve the chance to fulfil our ambitions. This is why, although we wish the conference in London well, we will not be attending. And why we hope that we can soon play our role in building peace and prosperity across the Horn of Africa as full and equal partners.
-
American claim culture
-
Proof that Somalilanders are originally from Nubia
Wiil Cusub replied to Mad_Mullah's topic in General
Maan fahmin noo jilci noo -
Che -Guevara;945123 wrote: They have managed to drag Wiil cusub to the gutter with them. Stoic. Maybe it's time to reclaim it. Gentlemen my excuse to you and Allow me one day to play their dirty game
-
Guri dhalo ah nin ku jiroow ha tuur-tuurin dariskaaga
-
Alle ha u Naxariisto - Magacyada & Tirada Dadka Lagu Laayey Puntland 2008 => ~ Wed, 01 May 2013 20:35:28 -0400 pm -04:00 -14400 Galkacyo: Dambi-baare Cabdisalaan Cali Saylaan oo ka tirsanaa bilayska Puntland oo xalay lagu dilay Galkacyo. Yalho: Meydka labo nin oo la gawracay oo laga helay buundo-jiifka tuulada Yalho ee gobolka Bari. Kob-dhexaad: Koox hubaysan oo toogasho ku dishay 4 qof oo rayad ah, qof kalena dhaawacday; aano qabiil & aargoosi lala xiriirinayo. Magacyada & Tirada Dadka La Laayey - Puntland Maxaa Haldoor La Dilay, Gacan Ku Dhiiglayaashiise Cadaaladda Mala Horkeenay? 2011: 2010: 2009: 2008:
-
uchi;945111 wrote: Source? http://www.radiodaljir.com/view.php?id=1462
-
Popular Contributors