Ahmed_Guree

Nomads
  • Content Count

    650
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Ahmed_Guree

  1. hey whay do you mean the TFG are causing heavy damage and are in its capital? whose lost land so far? Dude cut the crap of 'TFG' they hardly exist.
  2. which army?at least now you confessed that they are xabashi. So what about Xabashi? they dont have super powers. thats been exposed in daynuune and Idaale.
  3. How are they winning How long does it take for the Xabashi to capture Dinsoor or Burxakaba as you kins brag about? this is the 5 th day how logical is it that the ICU is defeated while ethios are usig heavy artillery as compared to it. The ICU are pushing Habeshas all the way to Baidoa. The Battle in Idale had taken sometime coz those xabashi had dug a series of trenches. but the ICU smoked them out. its just few trenches left to clear Idale while Manas got a surprise visit yesterday.
  4. what evidence? Horta stop bragging about TFG? we know most of them are ********* they are historicaly known for their C/Bilee. the best of the TFG solders were under Bare Hiraale (his kin)who was defeated twice 1. At Buaale and Dinsoor. The next tning is the ICU is fighting Xabashi 9battle hardened from Eritrea) soilders with bigger artillery force. So even if the ICU tried to lie still it would nt make sense for the Xabashis unable to push them from the same place in 5 days. it is well known from [ December 23, 2006, 05:55 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  5. horta their is no maryoole fighting the ICU. modemode is hilly those xabashi war karbashed from burhakaba ,Daynune and they decided to take refuge on the hill. You knw these xabashi are good in fighting in a mountanoius terrain. Thus further advancing towards them has been put on a halt. but they are still getting Karbashed from at Manas and outskirts of Idale
  6. Xabashi lovers if the ICU is weak then what takes so long for your allies to reach outskirts of Mogadishu or even Dinsoor?
  7. Generale thanks to God no ******** bodies apart from decomposing xabesha corpse. So its safe to say that no c/bile was killed in the war [ December 23, 2006, 05:54 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. Generale shabab did not fight with any C/bile. they fought with the best Ethio had offered. Men from Eritrea. you know in a fight their are casualties? so far 50 shuhada with 300+ xabashi. We know that no dhabayaco sustain a 30 min war with any militia group let alone the shabab.
  9. Xanuunsan does not mean Dhawac? the other thing is as far as the war in Idamale is concerned. No *********** took part. They were xabashi. The shabab had releived them of their miserable life their bodies are littered all over the place. ___________________ You have a final warning: Stop writing derogatory clan names if you want to continue your participation here. [ December 23, 2006, 06:20 PM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  10. ^^ I believe crushing means advancing. crushing does not mean retreating
  11. Duke you seem to be a bit nervous this days read the lines properly Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wasiirka Gaashaan dhiga Dowlada Faderaalka KMG ah uu ku xanunsan yahay magaalada Baydhabo, waxaana la sheegayaa in ay la soo gudboonaadeen xanuuno uu ka mid yahay Dhiig-karka oo uu horey u qabay.
  12. Wariye Ka tirsan Shabelle oo xaqiijiyay tiro ka mid ah meydadka ciidamada Ethiopia oo yaala Idaale Idaale 23, Dec.06 ( Sh.M.Network) – Xaaladda deegaannada ku dhow dhow Iidaalle oo ay dagaallo ka dhacayeen maalintii 5aad ayaa gelinkii dambe ee maanta degneyd, iyadoo ciidamaduna ay wali is hor fadhiyaan. Waxaa galinkii dambe ee maanta iskeed u istaagtey rasaastii ay is weydaarsanayeen ciidamo ka tirsan maxaakimta islaamka Somalia iyo kuwa dowladda ethiopia deegaanno ku dhow dhow Iidaalle. Wariye Ismaaciil Cali Cabdi Taxte oo ka tirsan idaacadda Shabelle oo galabta gaarey Iidaalle isagoo ay la socdaan koox wariyayaal ah ayaa waxaa uu soo sheegey in gacantat ay si buuxda ugu hayaan deegaankaaasi Maxaaakiimt Islaamka Somalia oo ay waayahanba soo baxeysey sheegasho dhinacyo iska soo horjeeda inuu midba midka kale uu kala wareegay ah.. Waxaa uu soo sheegey in ciidamadii Ethiopia dib loogu riixey deegaanno dhinaca Baydhabo xiga oo dagaalladuna maantuna ay ahaayeen kuwo ka dhacaayey deegaanno ku dhow dhow xerada Manaaas ee dowladd KMG ah ciidamo ay ku xareysan jirtey. Ismaaciil Taxte waxaa uu intaasi ku darey maanta intii ay waddada ku jireen oo ay u socdeen deegaanka Iidaalle ay iyaga iyo kooxda suxufiyiinta ay indhahooda ku soo arkeen ciidamo Ethiopian ah oo ku dhintey dagaalladii maalmahan socdey oo meydadkooda daadsaan wadooyinka deegaanka Iidaalle iyo halka laga soo galo. Waxaa uu ku sheegey in caddooda ay gaarayaan inta ay arkeen illaa iyo wali 20 meyd,taasoo meydadka ka sakow ay arkeen ID Card-yo ay wateen iyo ducomintiyo kale oo muujinaaya in ka mid ahaaanshaha ciidamada Ethiopia ee ka dagaallamaaya qeybo ka mid ah Gobolka Baay Waxaa uu sheegey in saraakiisha Golaha maxaakimta Islaamk Somalia ee ku sugan Iidaalle ay u sheegeen in tirada Meydadka Ciidamada Ethiopia ay intaas ka badan yihiin oo ay jiraan kuwo kale oo yaalla agagaarka deegaanada ay raasaastu ka dhaceysayey oo aaney suxufiyiintu siineyn iney halkaa tagaan. Si kastab ha ahaatee waxa maalmahan jirey sheegasho dhinacyada dowladda KMG ah ee Somalia iyo GMIS oo ku aaddan Gacan ku heynta deegaanka Iidaalle ee Gobolka Baay,waxaana saraakiil ka tirsaneyd Maxakiimta Islaamka Somalia hore u sheegeen iney geyn donaan saxfiyiin meelahaasi ay qabsdeen oo ay kala wareegeen kuwa Ethiopia si loo soo ogaado runta halkaa ka jirta. Wariye taxte oo ku sugan jiida hore ee dagaalka ayaa sawiro ka soo qaaday halkaasi oo maalamaha soo socda aad ka dawan doontaan bogga shabelle xaqiiqda dhabta ah ee halkaasi ka jirta. Shabelle Media Network Somalia E-mail us: info@shabelle.net Shabelle Webmaster: baabul@shabelle.net
  13. ^^ thats tru They are not as professional as 'Saxix' Gedonet
  14. Washington, 12/23/2006 - Maamulaha hay'ada New America Foundation/Century Foundation Middle East Initiative, Daniel Levy, ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Itoobiya ay u taagan tahay Geeska Afrika booska Isreal ay u taagan tahay Bariga Dhexe. "Iga maaha inaan Itoobiya tixgalineyn, lakiin waxaa xaqiiqo ah inay Itoobiya siyaasiyan u dhaqmeyso qaabka dowlada Isreal," sidaas waxaa ka sheegay kulan ay lahaayeen ururada think tankers oo ka dhacay magaalada Washington ee cariga Mareykanka. Dowlada Itoobiya oo raaceysa strategy-yadii dalka Isreal ee horaantii 1980-maadkii ee hab dhaqankeedi dalka Lebanon, ayaa waxey dooneysaa inay dalka Soomaaliya mariso kii la mariyey Lebanon. Itoobiya ayaa qurshaheedu yahay inay Koonfurta Soomaaliya ka sameysato dhul loo aqoonsado "Security Zone," sidii kii dowlada Isreal ay mar ka sameysatay Koonfurta Lebanon, dhulkaas oo aynan cidi gali karin kana bixi karin amar la'aan, isla markaana ay gacanta ku qabato dekadaha iyo airport-rada Koonfurta Soomaaliya. Dalka Itoobiya oo shacabkiisa dhan yahay 75-million ayaanan laheyn meel dekad ah oo ay wax kala soo dagaan. Daniel Levy ayaa ah siyaasi rug cadaa ah oo in badan ku soo jiray siyaasada dalka Isreal. Mr Levy wuxuu hore u ahaan jiray la taliyihii qaaska ahaa ee wasiirkii hore ee cadaalada ee dalka Isreal, Yossi Beilin, iyadoo xiligii xukumadii Barak uu ahaa madaxa xafiiska ra'isulwasaaraha ee qeybta arimaha Jerusalem. Levy wuxuu in badan ka soo shaqeeyey wadahadaladii nabada ee Isreal iyo Falastiin. Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ah ee Soomaaliyeed oo hor kacayo kacdoonka shacabka Soomaaliyeed iyo urur ay sameysteen Itoobiyaanka iyo daba dhilifkooda oo la yiraahdo Isbaheysiga Soo Celinta Boqortooyadii Abyssinia, ayaa waxuu dagaal kulul ku dhexmarayaa duleedyada xarunta Isbaheysiga ee Baydhabo. Jamal Yare (Rooraaye) Wabishabeele News Desk www.wabishabeele.com
  15. Bare Aadan Shire Oo Baydhabo Ku Xanuunsanaya Iyo Kenya Oo U Diiday In Dalkeeda LLagu Daweeyo Wasiirkan Xabuubsan... (Baydhabo - somaliwide.net 23/12/2006) Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in wasiirka Gaashaan dhiga Dowlada Faderaalka KMG ah uu ku xanunsan yahay magaalada Baydhabo, waxaana la sheegayaa in ay la soo gudboonaadeen xanuuno uu ka mid yahay Dhiig-karka oo uu horey u qabay. Warka waxa uu intaas ku darayaa in wasiirka oo socdaal Caafimaad loogu qaaday Wadanka Kenya dib loogu soo ciliyay Baydhao, waxaana lagu waramayaa in Dowlada Kenya ay diday in dalkeeda lagu daweeyo Bare Hiiraale oo ka tirsanaa dagaal oogaysshi Soomaaliya. Diyaarad uu leeyahay Ganacsade Jaamac Baluug oo ahayd duulimaadka lagu qaaday Kornayl Hiiraale ayaa dib ugu soo noqotay doraad garoonka magaalada Baydhabo. Ilo wareed oo Baydhabo ku sugan ayaa somaliwide.net u sheegay in haatan la qorsheynayo in Bare Hiiraale loo qaado magaalada Addis-ababa ee Dalka Itoobiya, iyadoo ay iminka arintaas ku hawlan yihiin Saraakiil Itoobiyaan ah. Dowlada faderaalka ayaa la sheegayaa ka dib markay ku hongowday dhinaca Kenya in loo qaado wasiirkeeda xanuunsan ay ka dalbatay Maamulka Tigreega ay u ogolaadaan wadankooda si xaaladiisa caafimaad wax looga qabto. Waxaa la sheegayaa in xaalada Bare Hiraale ay iminka meel halis ah marayso, si aad u weyn ayaana looga soo dayrinayaa. Publish Date: 12/23/2006 Last Updated: 12/23/2006 Source: Somaliwide +
  16. I Ahmed Guree has recognised somaliland . I will immediatly open an embassy their. but you should guarantee its safety.
  17. horn why should i post an inignificant post from a desperate Gedo resident? why would i waste my time on posting it on Godeynet. there are better things than posting article on Garbaharay residents
  18. Horn thanks for the link. anyway this desperado is the most disgusting imbecile i have ever seen. He is worse than Gedi.
  19. MANAAS OO AY LA WAREEGEEN CIIDAMADA MMI Wararka degdeg ah oo hada nagu soo gaaraya khadka telephonka ee jiida hore ayaa waxay sheegayaan in ciidamada maxaakiimta ay galabta gacanta kudhigeen dhamaanba xerada Manaas iyo deegaanada kuhareeraysan oo kasaareen ciidamada Ethiopianka ay afarta cisho kula dagaalamayay aagga Iidaalle. Faahfaahinta dagaalka ayaa waxaa lagu sheegayaa in ciidamada maxaakiimta cutubyo kamid ah ay dhabir jabin culus kusameeyeen oo gacanta kudhigeen xerada Manaas iyo dhamaanba waxii Gawaari dagaal, hub iyo saanad ahaa ee halkaas u yiilay ciidamada Ethiopianka. Gawaarida laga qaniimaystay Ethiopianka ayaan tiro lahayn, inkastoo lagu soo waramayo inay kor udhaafayaan 35 gawaaraida dagaalka sida Kaaraha, Beebega iyo kuwa jiida madaafiicda goobta. Xooggaga maxaakiimta ayaa noo xaqiijiyay inay wali sii baacsanayaan firxadka ciidamada Ethiopianka ee u baxsaday dhinaca Baydhabo, isla markaasna aysan jirin wax xero dhufays ah oo ay Ethiopianka iskaga kaana caabin karaan inta udhexeesa Manaas oo aan joogno iyo magaalada Baydhabo oo aan kusii siqayno. Waxii warar dheeraad ah dib ayaan idinka soo sheegi doonaa Inshaallah. 22 Dec 2006
  20. Duke we seem to be the same. You a mole of Meles & Me a sympahatiser(commander assistant)of ICU So whose better? TFG is nothing but the official registered name of Meles in Somalia.
  21. You know plegiarising and partial imparting of material from Reutors etc then broadcasting it on a qabyalist website alpuntland would not do you any good. Be patient lets see the outcome Tomorow btw C/Bilee N ICU.
  22. ^^^ Are you high on weed bro. How come your source is only alpuntland. Another thing is that your provocation of TFG on the ICU has really angered the Ethios. the Ethios just wanted the things to be as it was. Know you have involved them due to the fact that the EU delegate was visiting Mogadishu. anyway lets see the outcome tommorrow.
  23. Duke You guys need to fight harder. At least 'sheikh' Ayan hirsi has confessed check below. http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?ubb=get_topic;f=9;t=007960
  24. ^^^ Sayz who How is it then that its expenditure triples the Somaliland budget