Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Meiji

  1. Geeljire, This is what the news report said: Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu noqonayaa Ururkii ugu horreeyay oo ka soo horjeesta go’aankii uu dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Dalka Soomaaliya lagu xakumo Shareecada Islaamka, waxaana xusid mudan in ay go’aankaas horay u soo dhaweeyeen Ururro ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo ay ka mid yihiin garabyada Xisbul Islaam. And the title of my topic is: Religious warlords reject the decision to implement Islamic Law There is no contradiction sxb.
  2. Mujahid Sh.Cagaweyne was the leader of Al Furqaan court. He played a keyrole during the Islamic courts war against the warlords. He led Al Furqaan and many young men against Qeybdiid's militia and became prominent after he defeated Qeybiid which led to the complete takeover of Mogadishu city by ICU. He also expanded the Islamist cause all the way to Gaalkacio and fought Qeybdiid's milita and Puntland militia backed by Ethiopian reinforcements in 2006. During the Ethiopian occupation he was in Mogadishu and fought alongside other brave men against the brutal EThiopian army and their Somali dogs. May Allah have mercy on his soul and may he enter Jannatul Fardowsa.
  3. Sarkaal sare oo ka tirsan Maxkamadaha Islaamka oo goor dhow lagu dilay Muqdisho Kooxo Hubeysan ayaa goor dhow ku dilay agagaarka Isgoyska Taleex Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho ku dilay Sarkaal ka tirsan Maxkamadaha Islaamka ee taageersan Dowladda Soomaaliya. Allaha u naxariistee Maxamed Maxamuud Jimcaale (Cagaweyne) ayaa Ilaa saddex ruux oo Bastoolado ku hubeysan dileen, sida uu u xaqiijiyay Afhayeenka Maxkamadaha Sheekh C/raxiin Ciise Caddow. Dhaawac ka soo gaaray rasaastii lala beegsaday Sarkaalkaas ayaa waxaa uu ugu geeriyooday Cusbitaalka Madiina, iyadoo Meydkiisa uu yaalo isla Cusbitaalka. Cagaweyne ayaa lagu xusuustaa dagaaladii Midowgii Maxkamadaha ay kula galeen Magaalada Muqdisho Isbaheysigii Argagixisa la dirirka, isagoona ahaa Afhayeenkii Maxkamada Al-Furqaan. Sarkaalkan ayaa noqonaya sarkaalkii labaad oo ka tirsan Maxkamadaha oo dil qorsheysan lagu qaarijiyo, iyadoona todobaadkii hore isna Wadada Warshadaha lagu dilay Sarkaal la oran jiray Shariif Kariye. Dilkan Sarkaalkan ayaa sii kordhineysa xiisada ka taagan Caasimada ee maalmihii u dambeeyay u dhaxeeyay Kooxaha Muqaawamada, iyadoona maalmo ka hor uu Afhayeenka Maxkamadaha C/raxiin Ciise Caddow uu si cad Alshabaab ugu eedeeyay inay ka dambeeyaan dilalka loo geysanayo Saraakiisha Maxkamadaha.
  4. Geeljire, The ''Sharica Law'' which the religious warlords have implemented in Baidoba and Kismaanyo is also fake one, if we go by the silly reasoning of Fiidow. How can he know whether the decision is genuine or not? Sh.Shariif and ICU made one promise and that was that Somalia will be ruled by Islamic Law. They have fulfilled their promise, and now religious warlords are saying that it is not genuine and that they dont have the ''true version'' of the Islamic Law. Alshabaab does not care for Islamic Law, because killing 14 year old girls by stoning can not be called Islamic Law. Where were the men that raped her? They want their own distorted version of the Islamic Law, and they want to gain political power. Hence why they denounced the Culama who are more knowledgable then them in regards to Islamic teachings, Hency why they disgarded the decision to implement the Sharica Law as a ''false decision'' Hence why they have resorted to assasinating high ranking men within the resistance movement. Lets see where they will end up.
  5. Zeylici, The one that the religious warlords say they have implemented in their domains. Dont tell me there are more versions of Islamic Law lol. This conflict has moved away from one that is based on an Islamic ideology and is waged in pursuit of Islamic ideals. It has become one that is centered around political power and who gains control over Mogadishu. We will see who gets defeated in the coming conflict.
  6. Looted looted, is that all you can say?. You have been a broken record on SOL...time to come with new rethorics. As for the topic, What is your view regarding the religious warlords? Are they correct in dismissing the decision to implement the Sharica Law? For once use you brains and intellectually contribute to the discussion instead of acting like a broken record. Just a thought sxb.
  7. Dukey, Still bitter? -------------------- -------------------- --------- As for the religious warlords, their days are numbered in Mogadishu.
  8. Zeylici, Sharica Law will be impelemented and the religious warlords will be stripped naked from all weak excuses.
  9. Zeylici, Alshabab have made clear their intentions: - No to Culama's calls. - No to decision to Implement Sharica Law -No to spare the people of Mogadishu more bleadshed and let them recover from the 2 year brutal Ethiopian occupation. - Masking their faces for what? Out of shame or out of cowardice or out of been a criminal that commits crimes while hiding his identity? The inhabitants of Mogadishu know each other. Third parties would be detected in an instant. Also, why did the assasinations of high ranking officials of the resistance movement not happen when 20.000 Ethiopian troops were inside Mogadishu city? Clearly, someone who knowes these men is behind the assasinations.
  10. Gheelle, Diiriye is a well-known and respected elder who resides in Mogadishu city. Whoever lives in Mogadishu is part of that society, doesn't matter where your clan hails from. Dont twist my words sxb. My views are there to read for everyone.
  11. Alshabab has started the war. Their aim is to eliminate the high ranking officers of the ICU before launching their full-scale offensive.
  12. ^^ Still bitter about the defeat of the Ethiopian occupation and the downfall of its main puppet A.Yusuf? Go utter your biterness somewhere else. All who fought the Ethiopian occupation did a marvelous work.
  13. The religious warlords rejected and denounced the calls of the Culama. The religious warlords rejected the decision to implement Islamic Law. The religious warlords rejected to solve any difference through mediation and negotiation to spare the people of Mogadishu more bloodshed. They should be dealt with since they made clear their intentions.
  14. Xoogagga Islaamiyiinta ah ee Xiisadda ugu dhaxeyso Magaalada Muqdisho oo loogu baaqay in ay ka wada hadlaan waxyaabaha ay isku hayaan Talaado, April 21, 2009(HOL): Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Isbaheysiga Xisbul Islaam Garabka Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar ayaa ugu baaaqay Xoogagga Islaamiyiinta ah ee xiisadda ugu dhaxeyso magaalada Muqdisho in ay xiisadda qaboobiyaan, isla markaana laga wada hadlo waxyaabaha ay isku hayaan. Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cusmaan Ibraahim ayaa ugu baaqay dhinacyada Islaamiyiinta ah ee isku haya Magaalada Muqdisho in ay ula noqdaan waxyaabaha ay isku hayaan Shareecada Islaamka, wuxuuna wax laga xumaado ku tilmaamay in xoogag soo wada halgamay oo la dagaallamay Ciidamadii Itoobiyaanka ahaa ay haatan dhexdooda xabad isu qaataan. Sidoo kalena Shiikh Ismaaciil Xaaji Caddow oo ah Afhayeenka Golaha Shuurada Xisbul Islaam garabka Dr. Cumar Iimaan Abuu Bakar ayaa sheegay in xiisadda u dhaxeysa xoogagga Islaamiyiinta ah ay sii hurineyso sida uu hadalka u dhigay gacan shisheeye, taasi oo si fidno ah ugu kala dab qaadeysa labada dhinac. “Waxaa dhacday oo xaqiiqadeeda la hayaa in guryo ay ku jiraan Mas’uuliyiin Maxkamadaha Islaamka bambooyin lagu weeraray, sidoo kalena guryo ay ku jiraan Mas’uuliyiin Al-Shabaab ka tirsan bambooyin lagu weeraray, taasina waxaa ka dambeeya gacmo shisheeye oo doonaya in ay isku dhacaan Xoogagga Islaamiyiinta ah ee ku sugan Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho. Baaqa xal-doonka ah ee ay sii daayeen Hay’adda Culimada Soomaaliyeed iyo Xisbul Islaam garabka Dr. Cumar Iimaan ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo magaalada Muqdisho laga dareemayay maalmihii aynu ka soo gudubnay xiisad colaadeed oo u dhaxeysa xoogag kala taabacsan Maxkamadaha Islaamka iyo Al-Shabaab. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  15. The religious warlords have shown their true colors: the calls for implementation of Islamic Law was just a weak excuse. The whole conflict is about political power.
  16. Ururka Al-Shabaab oo ka hadlay go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Shareecada Islaamka lagu xakumo Soomaaliya Talaado, April 21, 2009(HOL): Ururka Al-Shabaab ayaa maanta wuxuu ka hadlay go’aankii uu Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in dalka Soomaaliya lagu xukumo Shareecada Islaamka, wuxuuna sheegay Ururka in go’aankaas uu ahaa mid shacabka Soomaaliyeed lagu jaha-wareerinayo. Madaxa Siyaasadda iyo Gobollada Ururka Al-Shabaab Shiikh Xuseen Cali Fiidow oo shir jaraa’id qadka taleefoonka ugu qabtay warbaahinta Muqdisho ayaa sheegay in shareecada Islaamka aysan kala doorasho lahayn, isla markaana ay qalad ahayd in markii horeba mooshin laga dhigo in Shareecada Islaamka lagu xukumo Soomaaliya. “Haddii Baarlamaanka uu cod u qaaday in Shareecada Islaamka dalka lagu xukumo, berrina waa ka noqon karaa”ayuu yiri Shiikh Xuseen Cali Fiidow oo sheegay in sida uu u yiri dadka dowladda sheeganaya aaney dhab ka ahayn in Shareecada Islaamka lagu xukumo Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Shiikh Xuseen Cali Fiidow in Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma-arke oo dhawaan la hadlayay Idaacadda Codka Mareykanka uu sheegay in Shareecada Islaamka ee ay qaateen ay tahay mid qunyar-socod ah oo aan ahayn mid dadka ku xukumeysa in gacmaha iyo lugaha laga jaro, waa sida uu Shiikh Xuseen hadalka u dhigaye. “Waxaa daliil u ah in qoladan dowladda sheeganeysa aysan rabin in ay shareecada Islaamka ku xukunto dalka meelaha ay ka taliso ayaa ugu badan meelaha dadka lagu dhibaateeyo, dalka intiisa kalena nabadgelyo ayaa ka jirta”ayuu hadalkiisa ku sii daray Shiikh Xuseen Cali Fiidow Madaxa Siyaasadda iyo Gobollada ee Ururka Al-Shabaab. Ururka Al-Shabaab ayaa wuxuu noqonayaa Ururkii ugu horreeyay oo ka soo horjeesta go’aankii uu dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya ku gaaray in Dalka Soomaaliya lagu xakumo Shareecada Islaamka, waxaana xusid mudan in ay go’aankaas horay u soo dhaweeyeen Ururro ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya, kuwaasi oo ay ka mid yihiin garabyada Xisbul Islaam. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online
  17. Kashafa, Oppose the regime but dont use the newsagency (Ethiopian News Agency) to spread Propaganda against the regime. PS: We are still waiting for your Islamist viewpoint, dont dissapoint us we need real debate not the usual tit-for-tat encounters with Duke and co.
  18. ^^ Can you bring forth evidences for your allegations? Axmed Diiriye is a respectable elder of Mogadishu and he played his role within the resistance movement against the Ethiopian occupation. Ofcourse Duke and co who supported the Ethiopian occupation of Mogadishu will have no love for all the individuals who fought that occupation.
  19. Whatever rocks your boat Xaaji Duke. Inhabitants of Mogadishu know each other. Diiriye and Xaad have survived in the past 18 years of anarchy, stayed in Mogadishu during the Ethiopian occupation which they oppossed actively and will surely survive a bunch of extremist teenagers.
  20. You are not different then Xaaji Xunduf who rejoices whenever he hears conflict raging in Southern Somalia. I can understand now why people suspect you of been Xaaji Xunduf. Diiriye and Xaad will not be touched, and they dont need Armored cars of foreign troops to cruise in Mogadishu city. Ponder on that thought Xaaji Duke.
  21. No one should target civilians, especially not respected elders. Those behind this latest attempt should be captured. Ofcourse, some would rejoice this tragic news report out of clan animosity.
  22. LOOL So what are they Pirates or boat-Militia's?
  23. Originally posted by Thierry.: These are the side effects of freedom of speech, many of the fine arts such as carefully calculated caricatures, songs and poems with double meanings are lost , leaving us with lack lustre performance from modern artist. Now compare AA to Saado Cali Land cruiser song http://www.youtube.c om/watch?v=Tmg4CeYkh yw Thiery, You have to take the context into consideration. During the oppressive dictatorship of Siad Barre were basic freedoms were curtailed and people were fearfull of the abused apparatus of the NSS, artists had to be subtle in critizing the regime. Since the collapse of the dictatorial regime, Somalis have regained their basic freedoms and can exercise their rights without fear. Amin Arts is making use of his freedoms. Somali media is making use of their press freedom. I have nothing but respect for Amin Arts. His sketch of Sharif in Turkey is funny and reminds people of his shameful hiding in AMISOM armored cars in the capital city he says he is the president of. Ofcourse, his drawings of the exremist lunatics of Alshabab is also accurate.
  24. How is it good news? This is just clan conflict like those before them. Anyways, you should not wish death upon Somalis or rejoice conflicts which result in civilian casualties.
  25. Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay oo maanta ka dhacay degmada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Posted: 4/20/2009 4:01:00 PM Shabelle: BALADWEYNE Dagaal dhimasho iyo dhaawac sababay ayaa maanta gudaha magaalada Baladweyne waxaa uu ku dhex maray xoogaga muqaawamada ee halkaasi kuwada sugan. Illaa iyo 6-ruux ayaa ku geeriyootay inta la hubo 32-kalena oo qaarkood rayid ah waa ay ku dhaawacameen dagaal maanta barqadii ka biloowaday xaafada H/wadaag ee magaalada Baladweyne dagaalkaasi oo weli si teel teel ah uga socda halkaasi. Waxaana weli labada cusbitaal ee magaalada ku yaala magaalada Baladweyne la gaarsiinayaa dhaawacyada dadkii ku wax yeeloobay dagaaladaasi,waloow dadka dhaawacmay ay u badan yihiin dad rayid ah. Dadka dhaawacmay ayaa waxaa ka mid ahaa wariye Nuur Muuse Xirsi (Nuur Inji) oo ka mid ahaa wariyayaasha ka howlgala gobolka Hiiraan,waxaana la tilmaamay in labo xabadood oo ka mid ah rasaasta la isweydaarasanayay ay ka haleeshay qeybta hoose ee jirkiisa xili isaga iyo wariyayaal kale ay ku gudo jireen shaqada Saxafinimo. Xabado teel teel ah ayaa waxaa laga maqlayaa xaafadah H/wadaag ee galbeedka magaalada Baladweyne waloow la tilmaamay in qeyb ka mid ah xaafadaha uu dagaalka saakay ka dhacay ay gacanta ku hayaan garab ka mida ah xoogaga muqawamada ee dagaalka uu u dhexeeyo. Ma jiraan wax war ah oo ka soo baxay dhinacyada dagaalada ay ku dhex marayaan Baladweyne iyo maamulka maxaakiimta islaamiga ee gacanta ku haya gobolka Hiiraan. Wixii warar ah ee ku soo kordha dagaaladaasi kala soco shabelle.net hadii uu illaah inoo saamaxo.