Meiji
Nomads-
Content Count
1,195 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Meiji
-
Ilaa 55-qofood oo ku dhaawacmat iska horimaadkii maaanta Muqdisho ka dhacay oo la dhigay Cusbitaalka Madiina. Shabelle: MUQDISHO Cusbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho waxaa la geeyay ilaa galabta in ka badan 55-qofood oo waxyeelo ka soo gaartay iska horimaadyadii manta ka dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Agaasime ku xigeen ka Cusbitaalka Madiina Daahir Max’ed Max’uud Daahir Dheere oo la hadlayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in 55-taan ruux ay isugu jireen Caruur iyo dad da’ah waxaana uu tilmaamay in hal ruux uu u geeriyooday dhaawicii manta soo gaaray. Garoonka dedan ee Stadium Muqdisho oo fariisin ay ku leeyihiin xoogaga Maxkamadaha Islaamiga ayaa iyana galabta lagu weeraray madaafiic dhowr ah iyadoo aan la sheegin qasaaraha ay geesteen. Majirto ilaa iyo hadda cid sheegatay madaafiicdaasi wallow haatan ay degantahay goobihii manta ay iska horimaadyadu ka dhaceen oo ay wali isku horfadhiyaan dhinacyadii ku dagaalamay. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Sarkaal ka tirsan Xoogaga Al shabaab oo ka badbaaday isku day dil iyo Israsaaseyn xoogan oo u dhexeeysa xoogaga islaamiga oo ka socota Jidka Warshadaha. Shabelle: MUQDISHO Sarkaal ka tirsan Xoogaga Al shabaab ayaa ka badbaaday isku day dil waxaana Israsaaseyn xoogan oo u dhexeeysa xoogaga islaamiga ay ka socota Jidka Warshadaha ee magaalada Muqdisho. Sarkaalani oo magaciisa lagu soo koobay Qoslaaye ayaa saakay Barqadii lagu weeraray isagoo marayay Nawaaxiga Isgooyska Black Sea ee magaalada Muqdisho sida idaacada shabelle looga xaqiijiyay Xafiiska Warfaafinta Al shabaab. Weerarkaasi waxaa ku geeriyooday mid ka mid ah xoogaga Al shabaab halka mid kale uu ku dhaawacmay,sarkaalka asi ayaa ka badbaaday isku daygaasi waxaana daqiiqado kadib goobtaasi soo gaaray ciidamo ka tirasan Al shabab kuwasi oo isku fidiyay inta u dhexeeysa isgooysyada Carwa Idka iyo Al Baraka ee jidka 30-ka kuwaasi oo watay dareeys isku nuuc ah iyo cimaamado,mana jirin wax saameyn ah oo ay ku yeelatay isku socodka dadka iyo gadiidka ee wadadaasi. Mudo kadib ayaa is rasaaseyn u dhexeeysay xoogaga islaami ah ay ka bilaabatay agaagaarka warshada Sigaarka iyo Taraqa taasi oo socotay illaa iyo goordhow oo ay labada dhinac isku ridayeen rasaas kala duwan oo ay ka qeyb qaadanayeen gaadiidka dagaalka. Mid ka mid ah dad ku go’doomay geerish ay labada ciidan dhinacyadiisa uga sugnaayeen ayaa waxaa uu shabelle uga waramay waxa uu arkayay iyo sida ay wax u dhacayeen,waxaana uu sheegay in xiliga uu shabelle la hadlayay uu agtiisa yaalay meyd oo uu ku sheegay in uu u ekaa Askari ka tirsan dhinacyada dagaalamayay. In kasatoo aan si dhab ah loo ogaan Karin cida uu u dhexeeyo dagaalkani ayaa hadana waxaa ilo lagu kal soon yahay ay sheegayaan in dagaalkaasi uu u dhexeeyo xoogaga Al shabaab iyo ciidamada maxkamadaha islaamiga. Dagalka ayaa yimid kadib markii gaari uu la socday sarkaalkii barqanimadii maanta lagu weeraray wadada 30-ka oo siday askarigii lagu dhaawacay is rasaaseyntii maanta ka dhacday jidka 30-ka iyo sidoo kale ciidamo ka tirsan Maxkamadaha islaamiga oo halkaasi ku sugnaa mana jiraan warar ka soo baxay xoogaga dagaalamaya oo ku aadan sida ay wax u dheceen iyo qasaaraha ka dhashay dagalkaasi. Dhinacyada hubeysan ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaan u muuqan kuwo u dhaga nugul baaqayada ka soo baxaya culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo ku aadan in la joojiyo dagaalada iyo in nabad lagu soo dabaalo magaalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya. Dhageeyso Wararka 1:30-duhurnimo Maalin waliba adigoo raacaya tilmaamaha Wabseydka.
-
The pseudo-religious warlords have clashed today in the streets of Mogadishu city. They have dissapointed Somali people, particularly those in Mogadishu city. In 2006, they were embraced by the Somali masses in Somalia and abroad because they stood up against the pseudo-clannist warlords who terrorized Mogadishu inhabitants and kept the city in constant conflict in which the warlord factions vyed for political power in Mogadishu city and eventually Somalia. The age of pseudo-clannist warlords came to an end in Somalia after the typical warlords A.Yusuf, Hiiraale, Qanyare, Muse Suudi, Cumar Jess, Morgan, M.Dheere etc vacated the political landscape in Somalia. Now, those that spearheaded the Islamist Revolution in 2006 are becoming like those they replaced in 2006: power-hungry factions that will fight in heavily populated area's for control over resources. They have betrayed the Somali masses which embraced them in 2006 out of hate for the status quo at that time. Anno 2009, the Islamists have all taken positions in the political landscape which previously were filled by political opportunists and pseudo-clan warlords who all were powerhungry and had no consideration for the wish of the Somali masses. Just look at the politics of Somalia today: - JVA in Kismanyo is replaced by a new group alliance under an Islamic cover that shares the revenues of the port, airport and ''taxes''. A clan alliance in which the clan partners shared the revenues of assets is now replaced by a pseudo-religious alliance in which the religious factions share the revenues of the assets. - M.dheere admin in Jowhar is replaced by ICU admin that engages in the same activities as him, namely the explotation of the meagre resources that exist in that city and region. -Dabageed admin in Beledweyne is replaced by ICU admin that engages in the same activities as the admin before. The city is still divided and the admin of ICU is not recognized by Western Beledweyne/Hiiraan like Dabageed admin before was not recognized. -RRA admin in Baidoba is replaced by Alshabaab-Roobow, they have created an ''Islamic-regional admin'' who they have handpicked like the previous ''regional admin'' was created by RRA leaders. - Mogadishu city is divided by the different islamic factions, and the militia's in the city have joined one of those factions. The militia of the religious factions still fight over strategic locations and assets of the city. - Foreign-created regime is now filled/dominated by Islamist leaders who in many ways resemble those Somali puppets before them. Truelly, they will fail like those before them since they are exihibiting the same tactics and powerhungry-selfish mentality.
-
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Religious warlords will plunge the people in another conflict. Insha allah, Mogadishu will rebounce and the current religious warlords will be thrown in the dustpin of history. My prediction: extremist-religious warlords will never gain control over Mogadishu and will lose their last strongholds: Merca-Baidoba-Kisman yo in that sequence. -
I asked you your view on Ethiopia/Xabasha. Unless you consider both entities the same.
-
Xabashis can only be defeated when we sort our differences. They will come and go wherever they please as long as we have divisive factions. JB what is your view on this development?
-
Originally posted by King_Sasa: Ansaarul Islaam, Xisbul Islaam, Alshabaab, Alitixaad, al-ictisaam, al-tajamuc, ahlu sunah wal jamaaca, Maxaakimta, Al-Islaax, Al-akhwaan, Al-Waxda, maxaa hadhey tolow? alsucuud al somali miyaa hadhey? Walee Somali meeley u socotaa iga yaabshey, allow sahal..... The Islamist Revolution of 2006 is fragmenting and different actors in society are jumping on the bandwagon and slowly eroding and diffusing the core political ideology of the Islamist Revolution. You can compare it with the Clanist Revolution of 1991 and how it fragmented and eventually lost its political value while some aspects of it took deep roots within Somali society.
-
Ducaysane, What interview are you talking about? Dont fabricate myths. Nuune, Both warlord camps (religious or secular) are destructive for us, and no sane Somali should chose one of those warlord factions.
-
MMA, Thanks for the clarification. Insha Allah all data will be recovered. PS: Abwaan, it was about Ciidamo Madani in Mogadishu city.
-
Dear Admins/Moderaters, Were is the topic titled: ''Mogadishu Security Plan: Civil Security Force '' ? Is it deleted? If so, on what grounds?
-
LOL in Mogadishu the extremists are not significant, I was talking about rooting them out of Baidoba, Merca and Kismanyo.
-
Originally posted by Hoos-Ku-Malable: The government must ask the AMISOM to go. Anyway, they are irrelevant. One government minister I saw recently said "AMISOM ma saari karo oo dawlado waa weyn ayey meesha u joogaan, anaga noo ma joogaan". He was honest. Amisom is there to watch the Sharif Government itself. So, I can see the difficulty but it is not more important than saving the blood of Somali's. Once they go, an all-out war must be declared on Alshabab and petulant beared jaahiliin, who are mostly from rural background. I agree, get out the foreign troops and implement Sharica Law and then we will declare an all-out war against extremists!
-
Originally posted by General Duke: ^^^ The secessionist have played their part to bring back Somalia What a contradiction, can you spot it too Xaaji Duke?
-
Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Just show me in practice ,,,, i'm sick of the talk The same can be asked when it comes to the secessionist agenda in Somalia. 18 years of nac nac and nothing in practice, no recognition, a defunct administration, disillusioned Somali civilians, hampering economy, an opportunist elite heavily controlled by Addis Abebba. Ofcourse, your nac nac and their nac nac of ''Somalia is back'' (read: Somalia almost a Donors trustee-ship) is the same and will never materialize.
-
Gheele T. The brussel conference of Donors pledged more than 250 million dollar. Xaaji Dukey's topic title is: ''Somalia to get 60 mil euro's'' Why only mention the portion the EU will pay and not the whole figure? Clearly a distortion of events by the websites who cheered for A.Yusuf not too long ago.
-
Donors pledge 250 mln dlrs for Somalia- EU official BRUSSELS (Reuters) - International donors have pledged more than $250 million to help Somalia boost security and restore order, a senior European Union official said on the sidelines of a donors conference on Thursday. "We are on target. We are even a little bit higher. The target was 250 million dollars. It seems we are above 250," Louis Michel, EU commissioner for development and humanitarian aid, told reporters. Source: Reuters, April 23, 2009 -------------------- -------------------- ------- Xaaji Duke, I rather trust Reuters.com on this issue then your Allpuntland.com/Cala nka.com/Horseednet.c om. The figure is 250 million $ not your wish of 60 mil euro's.
-
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Emperor, I am putting the whole thing in its proper context. Things changed in Somalia after 1991, no need to deny the obvious. But to focus on one aspect of change while overlooking the other aspects is just a weak argument to politicise the issue and use it against particular segments of Somali society. Mogadishu mirrors what happened in Somalia: collapse of the central state and the tribalisation of the country in the immediate years following the collapse. Somalia is not the same since 1991, a fact we need to acknowledge and find ways to seek justice for all crimes committed. -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
^^ -We got an entity that calls itself ''independent country'' in Northwestern Somalia. -The blue and white flag has not been flown in the second capital of the Republic. -We got piracy and lawlessness raging in Northeastern Somalia. -We got religious warlords and anarchy proliferating in Southern Somalia. If you call that the same old Somalia as pre-1991 then I need the same stuff you're smoking sxb. -
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Not that long ago, waagee Xabashada joogtay Xamar ayee maalin duqeeyeen xaafadda la yiraahdo Ifka iyo Aakhiro. Axmed Diiriye ayaa idaacad laga wareysanaaye, dadkana su'aalahooda ka dhiibayeen. Asagoo ka xun madaafiicda Xabashada ku garaaceen xaafadaas ayuu yiri sida la yiri: "Xabashada laf gooni ayee u egtahay inay si u necebtahay maadaama ee garaaceen xaafadaas, waana la yaqaanaa reerka dego xaafadda ee rusheynayaan." Gabar ayaa leenka soo gishay la yiri, oo su'aal xun ku taabatay: "Xaafadaas reerkaas maxaa dajiye markii horeba oo Soomaali wey istaqaanaayee xaafad hal reer degan kama jiri jirinee Muqdisho ee dadkii lahaa asalkooda guryaha meeshaas ku yaalo aaweya?" MMA, Somalia after 1991 is not the same as Somalia before 1991. Everything has changed in the country, not only the capital city. Insha allah we will first come out of the current mess then systematically tackle every injustice committed during the past half century existence of the Somali Republic. -
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo ku baaqday in la joojiyo dilalka ka socda Magaalada Muqdisho Arbaco, April 22, 2009(HOL): Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa ku baaqday in la joojiyo dilalka ka socda magaalada Muqdisho iyo weliba dagaallo ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan Soomaaliya, kuwaasi oo u dhaxeeya Xoogag Islaamiyiin ah. Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cusmaan Ibraahim Axmed ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ay ka soo cusboonaadeen dilal loo geysanayo dadka bulshada indhaha u ah, wuxuuna ku tilmaamay dilalkaas kuwo nasiib darro ah. “Dilkii ugu dambeeyay waxaa loo geystay Shiikh Maxamed Maxamuud Cagaweyne oo ka tirsanaa Maxkamadaha Islaamka, waxaana dilay rag hubeysan oo aan ilaa iyo haatan la garaneynin ujeedadii ay u dileen, ka sii horna waxaa la dilay dad ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka oo si weyn looga yaqaanay Magaalada Muqdisho”ayuu yiri Shiikh Cusmaan Ibraahim Axmed oo sheegay in Ummadda Soomaaliyeed ay dagaallo iyo dilal ka soo daaleen, isla markaana ay qaarkood badaha ku dhimanayaan, kuwo kalena ay bannaanada yaallaan iyagoo aan wax daryeel ah heysan. Shiikh Cusmaan Ibraahim waxaa uu sheegay in ay Culimo ahaan ku baaqayaan in dilalkaas la joojiyo, isla markaana ay dhinacyada is-haya ka wada hadlaan waxyaabaha ay isku hayaan halkii ay iskula kici lahaayeen falal guracan oo laga wanaagsan yahay. Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Shiikh Cusmaan Ibraahim Axmed waxaa uu ka hadlay dagaalladii dhawaan ka dhacay Magaalada Beledweyne, wuxuuna sheegay in ay dagaalladaas ahaayeen kuwo aan loo baahneyn oo dhexmaray xoogag Islaamiyiin ah oo iyagoo dhinac qura ka soo wada jeeda la dagaallamay Ciidamadii Itoobiyaanka ah ee dalka Soomaaliya ku soo duulay, wuxuuna ugu baaqay dhinacyada ay dagaalladaas dhexmareen in ay dagaalka joojiyaan, isla markaana ay u hoggaansamaan waan-waanta ay Odayaasha Deegaanka ka dhex wadaan. Dhanka kalena, Imaam Cumar Macallin Abshir oo ka mid ah Waxgaradka Muqdisho ayaa isna wuxuu ka hadlay dilalka ka soo cusboonaaday Magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in dad badan oo bulshada Soomaaliyeed wax u tari lahaa loo dilay si macno darro ah, sidaas darteedna wuxuu shacbka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay is-difaacaan oo markaasina ay meel uga soo wada jeestaan kooxaha dilal ka geysta magaalada Muqdisho. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
-
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Duufan, Bring forth evidences or dont waste our time. Axmed Diiriye was in Mogadishu the last 18 years, was in the city during the Ethiopian occupation and is still in Mogadishu city. Bunch of extremist young teenagers can do little against him nor any other elder of Mogadishu. Insha allah things will become clear in Mogadishu in the coming days. -
Geeljire, He rejected the decision to implement Islamic Law because he argued it was not ''genuine'' or ''true'' Islamic Law. Stonning 14-year old girls while the rapists face no justice is ''Islamic Law'' in their distorted minds. The religious warlords will search for every excuse to continue their warlord career. Mogadishu has already overcome secular warlords, surely these extremist teenagers will face the same fate. PS: Hiiraan.com is one of the most objective news sources out there. They have presented the news correctly.
-
Mogadishu: Ahmed Diriye other fake elders no longer safe...
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Duufaan, Again please provide proof for your allegations. Or else, go sell your PR to other people. -
Originally posted by Kashafa: quote:We are still waiting for your Islamist viewpoint Working on it. Oppose the regime but dont use the newsagency (Ethiopian News Agency) to spread Propaganda against the regime Lol. You're slipping, abti. Isdaba qabo. You can call the sun and the moon propoganda.....but they will illuminate the earth every morning and every night. That's the nature of truth.com. It's irrepressible. Doesn't matter if it's spoken by an Eskimo or an Ethiopian. EThiopian News Agency is run by the Ethiopian state, so every newsarticle regarding Somalia should have been critically evaluated before used as ''source''. I really expected better from a self-styled ''cyber Mujahid fighting those dirty Habashi''. How can a Mujahid fighting dirty Habashi use Ethiopian agency if it is not for opportunistic Propaganda without much truth in it?
-
Popular Contributors