Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Meiji

  1. ITS OFFICIAL: FOREIGN JIHADI FIGHTERS FIGHT ON THE SIDE OF ALSHABAB: ''“Markii umadda Soomaaliyeed iyo dalka ay ku soo duuleen ciidamada Ethiopia iyo kooxihi ashahaado la dirirka ah ee Umadda ay islaamka u qeylo dhaansatay ee dadkii u soo gurmaday oo guryahooda iyo reerahooda uga soo tagay ee naftooda u huray ee qaar ay ku shahiideen halka qaar kalena ay ku dhaawacmeen in maanta la yiraah Ajinabi waaye waa arin qaldan,waxaana shacabka uga digeyanaa in aan la qaldin” ayuu yir Shiikh Xuseen.'' http://shabelle.net/
  2. Maybe that is something you folks secretely wish for? ------- SH.Shariif has little support from his tol since he spend more time and effort enlisting the support of others which became clear in his ministerial posts. His Tol received not a single minister post plus he always ignored the odayasha dhaqanka of that clan, namely their Suldaan and ofcourse the famoust Imaan. Hell, even A.Yusuf spent more time and resources to appease that clan then Sharif. So, the group will not come to his rescue. Ofcourse, they will defend their districts and group interest in the city.
  3. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: One would have laughed at the ludicrousness and farcical of this thread if it weren't the tragic events that is taking place Xamar Caddeey these days. The foreign-created regime never functioned, from day 1 it had opposition from Somali factions. TFG was dead the day it was created. Only Yusufites believed in that entity, and their belief perished the day the quisling was exiled to Yemen and the 30.000 Ethiopian troops were defeated and sent packing.
  4. You can not boost about 2 million earned by piracy and on the other hand pledge for 20 million to fight piracy. Puntland and Piracy are two sides of the same coin. Everybody knowes it.
  5. Xildhibaan Maxamed Qanyare Afrax ayaa si kulul uga hadlay dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho, isagoona dagaaladaas ku tilmaamay mid la doonayo in Dowladda lagu bur buriyo, waxaana uu Mas'uuliyada dagaalka dusha uu ka saaray Kooxda Alshabaab oo uu sheegay inay hoos ku wataan Argagixiso Ajaaniib ah. Maxamed Qanyare oo ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ay awoodii ka tureen Midowgii Maxkamadaha Islaamka ayaa sheegay in Dowladda ay is difaaceyso, isagoona cadeeyay in dagaal aan lagu kala adkaaneyn. "Dagaalkan waxaa wada Alshabaab oo Niman Argagixiso Afganistaan hoos ku wata, Dowladdana wey is-difaaceysaa"ayuu yiri Maxamed Qanyare oo intaa ku daray in Dagaalka aanu aheyn dagaal diimeed. "Anaga markii aan aheyn Isbaheysigii Argagixiso la dirirka waxay dhihi jireen waa Ashahaado la dirir, maantana waxay leeyihiin Shariifkii oo shalay iyaga ku saf ahaa waa Ashahaado la dirir, anaga hadii aan tanaasulnay oo Sheekh Shariif Madaxweyne noqday ma Ashahaado la dirir baa"ayuu si kulul u yiri Maxamed Qanyare. Sidoo kale Maxamed Qanyare ayaa ku eedeeyay Kooxda Alshabaab inay wado dilalka qorsheysan, isagoona sheegay in si sharci daro ay dadka ku dilaan, isla markaana dadka shacabka hortood ay ka ridaan Madaafiicda, isagoona dusha ugu tuuray dhibaatooyinka shacabka soo gaaray inay Alshabaab ka mas'uul tahay. "Nimankaan meeshey danahooda ka waayaan waxay yiraahdaan waa ashahaado la dirir, balse waxaan idin cadeyhaa in aanay diin ku dhaqmeyn"ayuu mar kale ku celiyay Maxamed Qanyare oo ka mid ahaa Ragii Hogaamiye Kooxeedyada ee Muqdisho ku aas aasay sanadkii 2006-dii Isbaheysigii La dagaalanka Argagixisada. Waa hadalkii u horeeyay ee Maxamed Qanyare uu si toos ah u weeraray siyaasada Kooxaha Dowladda ka soo horjeeda, gaar ahaan Kooxda Alshabaab, tan iyo markii Qanyare awoodiisa ay kala jejebiyeen Maxkamadihii islaamiga ee hada kala firdhay. -------------------- -------------------- --------- Is Qanyare vindicated? Silly question like the A.Yusuf one. Both are warlords that have been defeated. Good riddence!
  6. Dukey, Get out of this topic with your cuqdad for the people of Mogadishu. That clan you love to hate will always be at the centre of politics, whether in the form of the old jabhado, the Islamic groups (be it Xisbi Islam, Alshabab or ICU) or the business groups. -------------------- -------------------- -------- Kashafa, The warlord supporters before 2006 were saying the same thing: '"Whats the alternative, we only got A.Yusuf, Hiiraale, Abdiqeybdiid, Qanyare, Cumar Jess, M.Dheere etc''? '"Who else is out there to support?'' There is always an alternative. PS: I have challenged you to elaborate on that ''brilliant idea'' and defend the Islamist viewpoint in that other topic. Still waiting bro. -------------------- -------------------- ------
  7. The Islamist factions fight each other while Ethiopian troops are re-entering Somalia -------------------- -------------------- -------- Ciidamo Itoobiyaan ah oo dhaq dhaqaaq ka wada qeybo ka mid ah Goballka Hiiraan. Isniin, May 11, 2009(HOL): Ma ahan wax ku cusub in Ciidamada Dowladda Itoobiya gudaha u soo galaan qeybo ka mid ah Goballka Hiiraan laakiin wararka soo baxaya ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiyaanku maalmihii ugu danbeeyay deegaannada qaar ay ka sameysanayaan Xarumo u muuqda kuwo rasmi ah. Deegaanka Deefow oo ka tirsan Goballka Hiiraan belse xiga dhinaca xadka Goballku la wadaago dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa warar laga helayo sheegayaan in ay soo gaareen Ciidamado Itoobiyaan ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka kuwaas oo qal qal ku abuuray dadka deegaanka. Ciidamadan ayaa markii ay gaareen deegaanka Deefow waxaa ay wararku sheegayaan in markiiba bilaabeen in ay halkaa ka sameystaan Xeryo Macmal ah oo ka sameysan (Teendhooyin), waxaana warku intaas ku darayaan in halkaas ay ka qabqabteen Ciidamadu dhaliyaro la sheegay in ay ka shakiyeen. Dhaqdhaqaaqa Ciidamada Itoobiya ayaa siyaabo kala duwan loo fasirayaa, waxaana wararka ugu badan ay sheegayaan in Ciidamadu ku raad joogaan waxa ka jira warar soo baxay oo sheegaya in dhinaca Xadka Goballku uu la wadaago dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay ka gudbeen Ciidamo ka tirsan Jabhada ONLF ee ka dagaalanta gudaha Itoobiya. Saraakiisha Maamulka Islaamiga ah ee Goballka Hiiraan ayaa uga digay Ciidamada Itoobiya joogitaankoodu Goballka Hiiraan, iyagoo uga digay caawaaqib xumo ka dhalan kara dhaq dhaqaaqa ay wadaan. Dhowr jeer oo hore ayay Ciidamada Itoobiyaanku gaareen deegaanka Kala-beyr tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay isaga baxeen guud ahaan Dalka Soomaaliya, hase ahaateen mar walba waxaa ay ahaayeen kuwo maalmo kadib dib ugu laabta dhinaca Xadka. C/ramaan Diini, Hiiraan Onlin diini@hiiraan.com Beledweyn, Soomaaliya
  8. 100 deads, more then 150 wounded, thousands displaced from their houses. In 5 days fighting Who is to blame? The Islamist Factions One faction deploys foreign Jihadi fighters and fights from residential area´s while firing mortars. The other faction deploys foreign African fighters and fights from residential area´s while their foreign mercenaries engage in large-scale bombardment of residential area´s. Who started? The different Islamic factions point fingers at each other. What does the Culama and other sections of society say: -Stop the war and solve your petty differences since you (Islamic Factions) all seem to want the same: Implementation of Sharica Law. Clearly, the Islamists factions have betrayad Somali masses, particularly those from Mogadishu city. PS: Warlord Qanyare was talking on Horn Africa Radio and boosted that during their reign people in Mogadishu city could walk in the city in relative peace and assasinations of public figures was unheard of. LOL, The fact that once despised warlord can boost on radio about such things tells the utter failure and betrayal of the Wadaado.
  9. Madaafiic iyo iska horimaad Cuslus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda oo ka socda qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Shabelle: MUQDISHO Iska horimaad ayaa waxaa uu ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ku dhex maraya qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid,waxaana weerao madafic ah ay ku hoobanayaan xaafdo ka mid ah magaalada Muqdisho. Iyadoo maalintii 5-aad ay galeen dagaalada u dhexeeya ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka dhacayeen ayaa waxaa maanta dagaalo goos goos ah oo dib u soo xoogeysatay ay ka socdaan wadada warshadaha gaar ahaan degmada Yaaqshiid. Dagaalka xoogiisa ayaa waxaa uu ka socodaa saldhiga degmada Yaaqshiid illaa Hotel Kaah ee degmadaasi halkaasi oo ay isku hor fadhiyaan ciidamo kala taabacsan dowlada kmg iyo xoogaga ka soo hor jeeda. Madaafiicda iyo rasasta ay is weydaarsanayaan labada dhinac ayaa waxaa ku waxyeeloobay dad rayid ah,waxaana inta la hub ku nafwaayay illaa 3-qof oo ay madafiicda iyo rasaasta ugu tageen goobo ka baxsan halka lagu dagaalamayo iyo dhawac 6-qof oo ay haleeshay rasaas wiifto ah. Iska horimaadkaasi oo weli socda ayaa waxaa barbar socda Duqeyn cuslus oo goordhow ka bilaabatay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho kadib markii madaafic lagu garaacaya goobaha ay ciidamada dowlada ku sugan yihiin taasi oo markii danbe sababtay in madaafiic laga tuuro xarumaha ay ku sugan yihiin ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada kuwaasi oo ku dhacayay goobo badan oo ka tirsna magaalada Muqdisho . Ma cada qasaaraha ay geysteen madaafiicdani oo ku dhacayay qeybo ka mid ah degmada Yaaqshiid iyo Wardhigleey,waxaana la maqlayay dhawaqa madaafiic cul culus oo aysan dhawaanahani maqan dhagaha shacabka,waxaana jiray madaafiic kale oo ay xoogaga mucaaradka ku ridayeen xarumaha ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM. Dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayay magaalada Muqdisho ee dhex marayay ciidamada dowlada iyo xoogaga ka soo hor jeeda ayaa geystay geerida in ka badan 100-qof iyo dhaawaca 150-qof oo rayid ah xili qasaaraha uu yahay mid sii kordhaya. Waxaa muuqda in dhinacayada dagaalamaya aysan ka faa’iideysan baaqyada nabadeed ay u jeedinayaan dhinacyada daneeynaya in la joojiyo dagaalada ka socda magaalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  10. We will never forget this Islamist betrayal and lets hope they all fail one by one.
  11. Ciidanka Xisbul Islaami oo weerar ku qaaday fariisin ay ku sugnaayeen ciidanka MMIS Posted to the Web May 11, 13:50 Muqdisho:-Waxaa goor dhaweyd ay ciidanka Xisbul Islaami ay weerar balaaran ku qaadeen fariisamo dhowr ah oo ay ciidanka MMIS ku lahaayeen Isgoyska Fagax, Afaafka Hore ee Saldhiga Yaaqshiid, Hotel Kaah iyo Ramadaan. Dagaalkaan oo ayaa si wadajira ah waxaa u qorsheeyey ciidanka Xisbul Islaam iyo Alshabaab waxaana u jeedadu tahay in awood ay ku maquuniyaan ciidanka MMIS garabka DFKM si ay ula wareegaan goobaha ay ciidanka MMIS kaga sugan yihiin Magaalada Muqdisho. Dagaalkaan oo ah mid u dhexeeya dad Soomaali ah oo muslin ah ayaa waxaa ay culimada waaweyn ee Soomaaliya ay ka codsadeen kooxa dagaalku u dhexeeyo in ay joojiyaan dagaalka iyagoo uga digay cawaaqib xumada ka dhalan karta dhiiga muslinka oo si sahal ah loo xalaalaysto balse arinkaas ayaad moodaa in dhagaha laga furaystay. Kooxada dagaalamaya ayaa waxaa ay sitaan magacyo diini ah yo ururo diimeed waxaan dad badan is wiidiinayaan sababaha dhabta ah oo ay ugu hardamayaan in ay kala qabsadaan goobo ama xaafadaha Muqdisho ,kooxa dagaalamaya ayaa isku eedeynaya in koox walba kooxda kale ay dagaalka ku soo qaaday Daaalka ayaa ah mid khasaaro baaxad leh gaarsiiyey dadka rayidka ah ee ku nool magaalada Muqdisho oo dadweynaha ku nool muqdisho ayaa iyaga u hanweynaa xoogagga wadaadada ah ee ku kor dagaalamaya .dadweynaha ayaa waxaa ka muuqda cabsi baqdin iyo qax ay hadba xaafada u qaxayaan. A/cawaale Halgan.net
  12. The Islamist factions have betrayed the Somali masses. What sides do we got in the current war? - Sh.Shariif and his foreign-created regime. We all know how Sh.Shariif propagated and still does for Islamic Law, but doesn't that contradict the presence of AMISOM and their brutal bombardment of residential area's? - Culamada Soomaliyeed who call for peacefull resolution of the conflict between the Islamist factions and wants to find a way on how to implement Islamic Law. They also called for the AMISOM troops to leave. - Alshabab, the most radicalized entity that is foreign to the minds of most Somalis. This entity has discarded all calls, calls people murtad/gaal from left to right and even discredited the Culama. - Xisbi Islam, a pragmatic entity that pursues a policy of not compromising with the foreign-created regime but is still open for talks with other sections in Somali society. Their ideology (Al-itixiaad) can be understood by the Somali masses when compared to the alien ideology and tactics (suicide operations) of Alshabab. - Islamic Courts, they support Sh.Shariif´s regime and are even part of it. However, they have called for the withdrawal of AMISOM troops while their man (SH.Shariif) wants them to stay. A clear contradiction. All the above Islamic factions say that they want: - The implementation of Islamic Law -------------------- -------------------- -------- Now why is it hard for them to compromise and solve their differences? Why are they keeping the Somali masses hostage and prolong confusion, conflict and massacre? The Islamist Revolution of 2006 has failed. The Wadaado have dissapointed and even betrayed the wish of the Somali masses.
  13. That man is weak. He has all the advantages to win the war, but he doesnt know how to exploit them. How hard is it to get a legal/moral authorisation from the Culama (Fatwa) and then face his opponents with full power? It is truelly amazing how one can talk this soft while his enemy is waging full-scale war and trickery/deception (Indha-Adde/Goobanle ).
  14. Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo Hubkiisa ku wareejiyay Sheekh Xasan Dahir. Sheekh Yuusuf Indha Cadde ayaa goor hore oo caawa Hubkiisa ku wareejiyay Wadaadka ay isku beesha yihiin Sheekh Xasan Dahir Aweys, xilli manta Hub iyo gaadiid dagaal la sheegay inay lahaayeen Maxkamadaha ay ku biireen Xisbul Islaam garabka Xasan Dahir. Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo dhowaan heshiis la galay Madaxweyne Shariif ayaa la sheegay in lagu wargeliyay inuu hubka soo wareejiyay. Sida ay wararka sheegayaan arrinta ayaa ka dambeysay kadib markii manta inta badan goobihii ay horay u joogeen Maxkamadaha ay la wareegeen Xoogaga Xisbul Islaam isla markaana Ciidamadii horay u joogay ay ku biireen. Arrintan oo u muuqata siyaasad ayaa wararka qaar sheegayaan in Ciidamada manta Maxkamadaha ka goostay ay ahaayeen kuwo ku heyb ah Sheekh Xasan Dahir, isla markaana aheyd arrin qorsheysan sababihii ay isugu dhiibeen Xisbul Islaam iyo inay faarujiyeen Fariisimaha Isbartiibada iyo Xaruntii Xisbiga. Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo heystay Maleeshiyaad fara badan oo aad u hubeysnaa ayaa goostay inuu hubkiisa wareejiyo, kadib markii uu meel banaan ku soo dhacay, isla markaana Xoogagii Maxkamadaha la dagaalankoodiina ay la kaashadeen Xisbul Islaam garabka Xasan Dahir iyo Alshabaab. Wadaadka mayalka adag Sheekh Xasan Dahir oo todobaad ku sugan Muqdisho ayaa gaaray hadaf siyaasadeed kii ugu weynaa tan iyo markii uu soo gaaray dalka, waxaana uu kasbaday inta badan taageeradii Milateri ee uu Madaxweyne Shariif ka heystay beesha uu Xasan Dahir u dhashay.
  15. That explains why tikniko's and more than 50 fighters of ICU switched sides to Xisbi Islam/Alshabab. Also, that explains why Suuq Bacaad/Yaaqshid had been cleared from Alshabab/Xisbi Islam and pushed back to Stadium Mogadishu.
  16. Ciidamo daacad u ah Madaxweyne Shariif oo isku wareejiyay W/Muqdisho iyo Xaalada oo caawa degan. Xaaladda Magaalada Muqdisho ayaa caawa degan, kadib dagaalo,iyadoo degaanadii Labadan maalmood ugu dambeeyay dagaalada ka socdeen caawa u muuqdan kuwa is bedel ku yimid. Gacan ku haynta degaanadii ay joogi jireen Maleeshiyaadkii daacada u ahaa wasiirka Arrimaha Gudaha C/qaadir Cali Cumar ayaa caawa waxaa ku hoyday Maleeshiyaadka Alshabaab iyo kuwa Xisbul Islaam. Sida Shiirkole,Xeradii Guulwadayaasha,Wasaa raddii Gaashandhigga iyo Garoonka Stadio Muqdisho waxaa ku sugan Maleeshiyaadka Shabaab iyo Xisbul Islaam,waxaana meesha ka baxay Maleeshiyaadkii ku heybta ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha oo dhulkaas iyaga haystay markii hore. Laakiin Xaafadda Fagax,Ceel tuba weyne,Saldhigga Yaaqshiid,Suuq Bacaad oo shalay ilaa iyo xalay ku dagaalamayeen Shabaab,Xisbul Islaamka oo wada socda iyo Ciidamada Dowladda iyo Maxkamadaha Islaamiga ayaa caawa waxa si buuxda gacanta ugu haaya Maleeshiyaad daacad u ah Madaxweynaha Dowladda KMG ah, kuwaas oo difaac kaga jira Baar Ayaan,Hotel Towfiiq, iyo Suuqa Towfiiq. Wararka qaar ayaa sheegaya in Goobaanle oo watay Ciidamada is dhiibay ay heshiis hoose la galeen dhinaca Xisbul Islaam ee Sheekh Xasan Dahir hogaamiya, waxaana Goobaanle oo ku beel hoose ah Xasan Dahir la sheegay inuu khiyaanay Madaxweyne Sheekh Shariif oo uu si weyn u taageersanaa. Dadka qaar ayaa shaki weyn ka bixiyay, qaabka uu dagaalka isu rogay, meelo qaarna iyadoo aan dagaal dhicin lagula wareegay, xilli dagaal faraha looga gubtay oo manta oo idil ka dhacayay Degmada Yaaqshiid. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  17. The irony of Yusifites. They talk about the old man but forget to mention the Ethiopian balls he rented: 30.000 EThiopian troops in Mogadishu. And since when do you ''trust'' Dayniile? Only when it favors your view huh? -------------------- -------------------- --------- As for the - Fatwa - Dhinacyada kala duwan ee Banadir - Ciidamada u dhashay Banadir Thats a smart move of Sh.Shariif, however he should have done much earlier. Beter late then never.
  18. A simple search in your posts reveals alot: -------------- C/laahi yusuf TFG is enjoying honeymoon. Moqdisho leaders are known their "political weather" with the present of strong army in moqdisho they will be subdue, otherwise you could expect, new factions and new political manover very soon. However this is best chance somalia had for long time with ethiopian occupation. Oday abdulaahi cannot afford missing this new opportunity otherwise his group will be next victum. It was very close but Cade family team survive this time. What goes around, come around. where is Indhacade? Never celebrate too early. PS: Considering the infrequency of your posting I would say that '"Duufaan'' is a second nickname of another member of SOL.
  19. LOOOL Gabal, You are hallucinating man. Axmed Diriye had nothing to do with the current fighting, he is an elder.
  20. Gabal, Where does it say anything about Axmed Diiriye? Also, since when had Axmed Diiriye a militia?
  21. Che, Could be though LOL Yusuf Indha Adde has been surprisingly quite while the battle was raging on.
  22. Originally posted by Gabbal: Wishful thinking. "Clans" have long left the equation. True, they have left the visible political equation but are always there. Clan is retreating back to the underground, the days of openly clanist rethorics are over.
  23. Another equally serious problem is related to the above point (3), and concerns the future consequences of ever increasing fronts making impossible the joint agreement to table alternative rule of law in post-occupation Somalia. If Ethiopia is successfully defeated and driven out of the country, then the question is, what awaits Somalia that will find itself under multiple factional controls within compartmentalized territories? Another bout of twenty or fourty year old ideological civil way? Such a future is what worries me most, even more than the current TFG and Ethiopian occupiers. Now, at the present time, what we must start planning for is the sort of structural frameworks for stability and governance will be in place in post-occupation Somalia. I strong hold the view that it was our failure to plan ahead is what has led us into civil war, before even Siad Bare was ousted from power. And surely, that mistake has precipitated current Ethiopian occupation. Do we wish to repeat the same mistake? I hope not. As someone who has put a great deal of thought and effort into gaining some insight into our current condition, and the prospects of the future that awaits our nation, my advice is this: be visionary, think beyond today in order to catch a glimpse of the bigger picture while still paying attention to history. . Another dangerous precedent that flaws from our previous failures or mistakes of thinking ahead, concerns what I would call the 'lost generation of the war'. this means, the thousands of youths that were born in Somalia during the years of 1991 to the present, who, their short lifetimes, have not known only war and its strife. This generation, which has no tangible social knowledge or social school and semblance of governance structures, have previously fallen prey to warlords and we used to fan the flame of clan-based war. The fact that this generation was a major factor in the continuation of the civil war is not their fault; the fault lies elsewhere I believe. However, during the rise of the UIC and, subsequently, the Al-Shabaab, the radical indoctrination of these youths has dramatically increased, taking a different religious orientation. Thus, this marks the advent of mass radicalization in the fight ( previously) against the warlords, (and now) the TFG and Ethiopian occupiers. Personally, I don't see such radicalization as a problem, if these youths will at later times be institutionalized and absorbed into a future post-occupation state apparatus. But such an institutionalization can not altogether be guaranteed, as there exist future strategic plans to do so. Thus, if such plans are not quickly put in place, then in post-occupation Somalia, we will certainly be in for the continuation of civil. What makes that likely is that it is presently observable that some religiously radicalized youths, and their minders, seem apprehensive toward comprise in reconciling with their fellow freedom fighters, even when peace may solely depend on reconciliation. So, what if these youths and their minders insist that, having sacrificed life and limp in liberating Somalia, they will not share the victory with the rest of the re-liberation movements? Should we then expect another face-off between what before use to be 'freedom fighters' at the expense of an already weary nation? Brilliant piece! Alliances of convenience always fragment without visionary leaders able to keep the mosaic together. That will happen with the current alliance of convenience: Xisbi Islam & Alshabab.
  24. Nuune, This topic deals with the Islamist warlords. I have denounced the foreign mercenaries in other topics. The foreign mercenaries too should leave.
  25. Nuune, The conflict is between islamist factions: Alshabab/Xisbul Islam vs ICU and gov't militia. It is mainly a clash between ''wadaado''.