Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Meiji

  1. 'Ajnabi baa nala jooga': Shabaab 12 May 12, 2009 - 7:45:47 AM Madaxa gobolada iyo siyaasada Ururka Al-shabaab Sh. Xuseen Cali Fiidow oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay inay jiraan dagaalyahano ajnabi ah oo ciidankooda ka barbar dagaalamayaan. Sh. Fiidow, wuxuu xusay in shisheeyuhu ay dalka u yimaadeen sidii ay gacan u siin lahaayeen walaalahooda Muslimiinta ah ee Soomaaliyeed, isagoo qiray inay dalka yimaadeen bilowgii dagaalada kooxaha Islaamiyiinta ah. "Markii u bilowday dagaalkii u dhexeeyay hogaamiye kooxeedyada iyo Islaamiyiinta ayay dalka yimaadeen ajnabiga nala jooga, waxayna goosteen inay walaalahooda Soomaaliyeed u kaalmeeyaan" ayuu yiri mas'uulkan u hadlay Al-shabaab . Sidoo kale Sh. Xuseen wuxuu sheegay in dalka ay ajnabi ka yihiin dadka aan Islaamka ahayn, isagoo uga digay shacabka inay cambaareeyaan kooxaha ka barbar dagaalamaya. "Dadkan waa Muslimiin waxayna diyaar u yihiin inay u dhintaan xoreynta Somalia, cidii ka sheegta wax aysan ahayn waxay mudan doontaa ciqaab, waayo kuwo badan ayaa shahiiday kuwa kalena waxay sugayaan shahaado" ayuu yiri Sh. Fiidow. Sarkaalkan u hadlay Al-shabaab ayaa soo hadal qaaday go'aankii culumada ee ku wajahnaa in dagaalada socda ay yihiin kuwo xaaraan ah, isagoo bayaankaas ku tilmaamay mid dano gaar ah laga leeyahay. "Kuwa sheegtay culumada waxay si toos ah uga amarqaataan Madaxtooyada [Vila Somalia], go'aankooduna waa mid ay ku taageerayaan xukuumada iyo ciidamada la jooga ee AMISOM, mana aqbalayno, iyagana waxaan ugu naseexeynaynaa inay ka waantoobaan arimahan oo kale" ayuu mar kale yiri Sh. Xuseen. Madaxa gobolada iyo siyaasada ee Al-shabaab wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM ay madaafiic naxariis-daro ah ku garaaceen Magaalada Muqdisho, kuwa sheegaya inay u joogaana, kama celin karaan in lagu ca***** gacanta Mujaahdiinta. Xukuumada ayuu ku eedeeyay in ansixintii diinta Islaamka ay u badashay in ciidankeedu ay dadka dhacaan, isagoo si gaar ah u soo hadal qaaday Isgoyska Ex-koontarool, halkaasoo la dajiyay ciidamada dowlada. "Dhalinyarada mujaahidiinta ahaa ee ku biiray xukuumada waxaan uga digaynaa inay difaacaan AMISOM, ay ka digtoonaadaan arintaas haddii kale ay la kulmi doonaan ciqaab adag" ayuu si hanjabaad ay ku jirto u yiri Mas'uulka gobolada & Siyaasada Al-shabaab. Sh. Xuseen wuxuu ku celiyay in dagaalada ka socda Muqdisho aysan istaagayn tan iyo inta ay ka xaqiijinayaan hadafkooda ah inay dalka oo dhan ka hirgeliyaan ku dhaqanka shareecada Islaamka.
  2. Recovering-Romantics , The Imaam of Muqdisho may succeed in resolving the clan conflict in those districts but be aware that the Alshabab have foreign fighters (Afgani/Paki/Arab etc) that will distrubt any conflict resolution measures. The Imaam of Muqdisho should instruct his clansmen to secure their districts and fight any foreign soldier (whether AMISOM or Afgani/Arab/Paki) when they set foot in their districts. He should do more, and insha allah we hope he does more to prevent more massacre and displacements.
  3. The young men should not fight for the religious warlords but should secure their neighbourhoods so that their families can live in their houses instead of been displaced and massacred. We need to focus the energy and fighting strenght of the young men in securing the neighbourhoods were their families live. More importantly, we need to free those young men from the destructive grip of the warlords, whether those warlords use clan rethorics or islamist retorics. The way to save the young men and re-direct their energy and fighting spirit into productive occupations is to create ciidamo madani ah that will secure the neighbourhoods of Mogadishu. More importantly, people will become independent in their security needs and thus will political pretenders lose much of their influence over society.
  4. Mogadishu residents and the different sections of the society should create ciidamo madani ah to prevent future displacements and massacres. Mogadishu city will always be a prize where political factions fight for, so secure yourself and secure your neighbourhoods by enlisting young men of those xaafado to defend their families. -------------------- -------------------- - Magaalada Muqdisho oo uu ka socdo barakacii ugu weynaa iyo dagaalo laga baqayo in ay dib u qarxaan Posted to the Web May 12, 09:25 Muqdisho:-Magaalada Muqdisho ayaa saaka waxaa ka socda Barakac kii ugu badnaa ka dib dagaalo lagu dhamaaday oo ka socday 5 maalmood kuwaas oo u dhexeeya DFKM iyo kooxaha Xisbul Islaam iyo Al-Shabaab. Degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ee gobolka Banaadir ayaa waxaa moodaa saaka in aan cidna ku harin waxaa sidoo kale qax uu ka socdaa Xaafada Tawakal,Towfiiq,Cara faad iyo Fagax. Waxaa sidoo kale ay madaafiicda si weyn u waxyeeleen Degmooyinka Waaberi,Shibis iyo Boondheere ee gobolka Banaadir. Isku soo wada duuboo waxaa la oran karaa saaka magaalada Muqdisho waa mid uu ka socdo qax la mid ah kii 1991 ka dib dagaaladii ahliga ahaa ee dalka lagu dumiyey. A/Cawale Halgan.net
  5. NGONGE, First of all, Welcome back. How was the vacation? I hope you have sorted out your thoughts ever since your awfull defense of the Clannist Viewpoint in the thread of Kashafa. ----------- As for your point: Mogadishu residents have since 1991 entrusted their security on the clan militia's. After the clan militia's failed to provice security and law within the domains of the clan and were only effective in repelling external enemies, the concept of Islamic court was developed. The Islamic court was a different security arrangement than the one based on the clan. It was based on the Islamic faith and as such was pushed and led by wadaado. The concept of Islamic court was succesfull in restoring stability and law. Post-2006, the concept of Islamic court has been abused by political pretenders to grap political power in Somalia. The residents of Mogadishu must devise a new security arrangment and the most promising idea is one that is based on the citizen. A civilian security force that will take care of the security of a neighbourhood. Insha allah, the idea will become dominant in the coming years and will be translated into practice. Remember, the concept of Islamic court had similar starting as the current idea.
  6. The irony of the religious warlords is: They are systematically showing the Somali masses that their whole ideology is empty since they have no genuine interest to practice it themselves. For example: They want the adoptation and implementation of Shareecada Islaamka. Somalis which are 99.99% muslim all have welcomed the idea and are ready to rule their land and themselves according to Islamic Law. Whats next? Those that are the most knowledgable and have expertise in the field of Islamic faith must take the lead and advice those that have fought for the ideology. Hence, why the umbrella of Culamo have become significant these days. The Culama have called for: - AMISOM troops out within 120 days - Immediate seize-fire of hostilities between Islamist factions - Immediate end to war-mongering by all sides - Islamist factions coming together and solving their issues peacefully since they all want the same: Ku Dhaqanka Shareecada Islaamka. What did the religious pretenders do? On one side, Sh.Shariif and other wadaado have said that AMISOM will stay. They discarded the advice of men more knowledgable then them in the affaires of Islam. On the other side, Alshabab and Xisbi Islam have said that they will continue the war and would not stop with warmongering and fighting. They discarded the advice of the Culama. What do the Somali people have? Two sides of Islamists both saying they want to implemtent Shareecada Islaamka but who both dont lisen to the Culama and want to proceed with their agenda which is shady to say at least. Now, the Islamic factions are fighting for strategic locations in the city and in the process massacring and displacing the civilian population. In that respect, they are worse than the previous secular warlords.
  7. One of the most respected and knowledgable Somali wadaad has today called the war between the Islamist factions: FITNA and they should PRACTICE WHAT THEY PREACH and OBEY SHARECADA ISLAAMKA. -------------------- -------------------- ------- Sh Cumar Faaruuq oo Dagaalada Muqdisho Fitno ku tilmaamey. Sh Cumar Faaruuq oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuna sugan Dalka Sacuudiga ayaa isaga oo u waramayey Idaacada Hornafrik ee Muqdisho waxaa uu ka Hadley Dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayey Magaalada Muqdisho. Dagaalada ayuu ku tilmaamey kuwo Fitno ah oo aan Shareecada Islaamka aan ku saleysneyn sida uu hadalka u dhigey isaga oo ugu baaqey dhinacyada is haya inay ilaahey ka baqaan oo wixii u dhaxeeyana ku dhameystaan wada hadal. Sh Cumar waxa kale oo uu sheegay in Dagaalada noocan oo kale ah ay ka dhalanayaan dhibaatooyin ka sii waaweyn oo aan la daba qaban kain, una baahan inta ayna fogaan in la daba qabto. Waxa uu sidoo kale ka Hadley is Rideynta oo uu sheegay inay ka dhalanayaan Islaamka oo la iska saaro iyo Dhiiga oo la xalaashado ay dhibaato weyn oo ah Gaalnimo inay ka dhalaneyso waxa uuna ku baaqey in laga fogaado ilaaheyna looga baqo. Umadda Soomaaliyeed ayuu sheegay inuu labo arin xasuusinayo oo ah inay Ilaahey ka baqaan, dhexdoodana ka shaqeeyaan Dibu heshiisiin & dhex dhexaadin, dhanka kalase laga fogaado fal walba oo aan lagu mahadin dhibaatana ka dhalan karto. Dhinacyada Dagaaladu u dhaxeeyaan ayuu sidoo kale baaq xabad joojineyd uu u direy, waxa kale oo uu ugu baaqey inay Shacabka u turaan, isaga oo xasuusiyay in Hal qof oo Muslim ah oo la dilo ilaahey agtii uga dhow dahey Aduunka oo dhan oo baaba’a. Hadalka Sh Cumar ee ku aadan Dagaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah baaqyo nabadeed oo horey loogu direy dhinacyada is haya ee dirirtu u dhaxeyso, waxaanse la ogeyn go’aanka ku aadan ee ay ka qaadan doonaan.
  8. Sh.Cumar Faaruuq Dagaalka u dhexeeya Dad muslin ah waa dagaal Fidno ah.(Dhagayso) Posted to the Web May 11, 21:19 Jeddaha:-Sh.Cumar Faaruuq oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliya oo ay saxaafada Muqdisho qaar ahaan Honafrik waxaana ay wax ka weydiiyeen dagaalka ka socda magaalada Muqdisho Sh Cumar ku jawaabay in dagaalka ka dhex socda Xoogaggii Islaamiyiinta ama dad Muslin ah uu yahay dagaal aan banaanayn oo ah mid fidno ah. Sheikh Cumar Faaruuq ayaa waxaa uu soo arooriyey Aayado quraan ah iyo axaadiis fara badan oo ka digaysa in la dilo qof muslin ah ama dad Islaam ah ay dhexdooda ka dagaalamaan. Sh. Cumar Faaruuq ayaa baaq u jeediyey kooxaha ku dagaalamaya magaalada Muqdisho waxaan uu ku waaniyey in ay Alle u laabtaan dhex doodana ay islaaxi yaan. Sh Cumar oo wax laga wiidiiyey Ridda qof lagu xukumo ama koox ayaa waxaa uu Sheikh Cumar ku jawaabay xukun Ridda waxaa fatwoon kara oo kaliya culimo cilmi dheerka u leh diinta Islaamka wuxuuna tusaale u soo qaatay Sh Shariif Cabdi Nuur. Sh. Cumar Faaruuq ayaa aad ugu waaniyey xoogagga wadaadda in ay ka waan toobaan in ay sii wadaan dagaal dhexdooda ah oo dhiig badan oo muslin ah uu ku daato arinkaas oo Alle xagiisa ciqaab weyn lagu mudan doono. Halkaan ka Dhagayso hadalkii Sheikh Cumar Faaruuq Isha codka waraysiga Gargaar.com Halgan.net
  9. One of the most respected and knowledgable Somali wadaad has today called the war between the Islamist factions: FITNA and they should PRACTICE WHAT THEY PREACH and OBEY SHARECADA ISLAAMKA. -------------------- -------------------- ------- Sh Cumar Faaruuq oo Dagaalada Muqdisho Fitno ku tilmaamey. Sh Cumar Faaruuq oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuna sugan Dalka Sacuudiga ayaa isaga oo u waramayey Idaacada Hornafrik ee Muqdisho waxaa uu ka Hadley Dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayey Magaalada Muqdisho. Dagaalada ayuu ku tilmaamey kuwo Fitno ah oo aan Shareecada Islaamka aan ku saleysneyn sida uu hadalka u dhigey isaga oo ugu baaqey dhinacyada is haya inay ilaahey ka baqaan oo wixii u dhaxeeyana ku dhameystaan wada hadal. Sh Cumar waxa kale oo uu sheegay in Dagaalada noocan oo kale ah ay ka dhalanayaan dhibaatooyin ka sii waaweyn oo aan la daba qaban kain, una baahan inta ayna fogaan in la daba qabto. Waxa uu sidoo kale ka Hadley is Rideynta oo uu sheegay inay ka dhalanayaan Islaamka oo la iska saaro iyo Dhiiga oo la xalaashado ay dhibaato weyn oo ah Gaalnimo inay ka dhalaneyso waxa uuna ku baaqey in laga fogaado ilaaheyna looga baqo. Umadda Soomaaliyeed ayuu sheegay inuu labo arin xasuusinayo oo ah inay Ilaahey ka baqaan, dhexdoodana ka shaqeeyaan Dibu heshiisiin & dhex dhexaadin, dhanka kalase laga fogaado fal walba oo aan lagu mahadin dhibaatana ka dhalan karto. Dhinacyada Dagaaladu u dhaxeeyaan ayuu sidoo kale baaq xabad joojineyd uu u direy, waxa kale oo uu ugu baaqey inay Shacabka u turaan, isaga oo xasuusiyay in Hal qof oo Muslim ah oo la dilo ilaahey agtii uga dhow dahey Aduunka oo dhan oo baaba’a. Hadalka Sh Cumar ee ku aadan Dagaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah baaqyo nabadeed oo horey loogu direy dhinacyada is haya ee dirirtu u dhaxeyso, waxaanse la ogeyn go’aanka ku aadan ee ay ka qaadan doonaan.
  10. One of the most respected and knowledgable Somali wadaad has today called the war between the Islamist factions: FITNA and they should PRACTICE WHAT THEY PREACH and OBEY SHARECADA ISLAAMKA. -------------------- -------------------- ------- Sh Cumar Faaruuq oo Dagaalada Muqdisho Fitno ku tilmaamey. Sh Cumar Faaruuq oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuna sugan Dalka Sacuudiga ayaa isaga oo u waramayey Idaacada Hornafrik ee Muqdisho waxaa uu ka Hadley Dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayey Magaalada Muqdisho. Dagaalada ayuu ku tilmaamey kuwo Fitno ah oo aan Shareecada Islaamka aan ku saleysneyn sida uu hadalka u dhigey isaga oo ugu baaqey dhinacyada is haya inay ilaahey ka baqaan oo wixii u dhaxeeyana ku dhameystaan wada hadal. Sh Cumar waxa kale oo uu sheegay in Dagaalada noocan oo kale ah ay ka dhalanayaan dhibaatooyin ka sii waaweyn oo aan la daba qaban kain, una baahan inta ayna fogaan in la daba qabto. Waxa uu sidoo kale ka Hadley is Rideynta oo uu sheegay inay ka dhalanayaan Islaamka oo la iska saaro iyo Dhiiga oo la xalaashado ay dhibaato weyn oo ah Gaalnimo inay ka dhalaneyso waxa uuna ku baaqey in laga fogaado ilaaheyna looga baqo. Umadda Soomaaliyeed ayuu sheegay inuu labo arin xasuusinayo oo ah inay Ilaahey ka baqaan, dhexdoodana ka shaqeeyaan Dibu heshiisiin & dhex dhexaadin, dhanka kalase laga fogaado fal walba oo aan lagu mahadin dhibaatana ka dhalan karto. Dhinacyada Dagaaladu u dhaxeeyaan ayuu sidoo kale baaq xabad joojineyd uu u direy, waxa kale oo uu ugu baaqey inay Shacabka u turaan, isaga oo xasuusiyay in Hal qof oo Muslim ah oo la dilo ilaahey agtii uga dhow dahey Aduunka oo dhan oo baaba’a. Hadalka Sh Cumar ee ku aadan Dagaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah baaqyo nabadeed oo horey loogu direy dhinacyada is haya ee dirirtu u dhaxeyso, waxaanse la ogeyn go’aanka ku aadan ee ay ka qaadan doonaan.
  11. Sh Cumar Faaruuq oo Dagaalada Muqdisho Fitno ku tilmaamey. Sh Cumar Faaruuq oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuna sugan Dalka Sacuudiga ayaa isaga oo u waramayey Idaacada Hornafrik ee Muqdisho waxaa uu ka Hadley Dagaalada maalmihii ugu danbeeyay ka dhacayey Magaalada Muqdisho. Dagaalada ayuu ku tilmaamey kuwo Fitno ah oo aan Shareecada Islaamka aan ku saleysneyn sida uu hadalka u dhigey isaga oo ugu baaqey dhinacyada is haya inay ilaahey ka baqaan oo wixii u dhaxeeyana ku dhameystaan wada hadal. Sh Cumar waxa kale oo uu sheegay in Dagaalada noocan oo kale ah ay ka dhalanayaan dhibaatooyin ka sii waaweyn oo aan la daba qaban kain, una baahan inta ayna fogaan in la daba qabto. Waxa uu sidoo kale ka Hadley is Rideynta oo uu sheegay inay ka dhalanayaan Islaamka oo la iska saaro iyo Dhiiga oo la xalaashado ay dhibaato weyn oo ah Gaalnimo inay ka dhalaneyso waxa uuna ku baaqey in laga fogaado ilaaheyna looga baqo. Umadda Soomaaliyeed ayuu sheegay inuu labo arin xasuusinayo oo ah inay Ilaahey ka baqaan, dhexdoodana ka shaqeeyaan Dibu heshiisiin & dhex dhexaadin, dhanka kalase laga fogaado fal walba oo aan lagu mahadin dhibaatana ka dhalan karto. Dhinacyada Dagaaladu u dhaxeeyaan ayuu sidoo kale baaq xabad joojineyd uu u direy, waxa kale oo uu ugu baaqey inay Shacabka u turaan, isaga oo xasuusiyay in Hal qof oo Muslim ah oo la dilo ilaahey agtii uga dhow dahey Aduunka oo dhan oo baaba’a. Hadalka Sh Cumar ee ku aadan Dagaalada Muqdisho ayaa qeyb ka ah baaqyo nabadeed oo horey loogu direy dhinacyada is haya ee dirirtu u dhaxeyso, waxaanse la ogeyn go’aanka ku aadan ee ay ka qaadan doonaan.
  12. On the wrong side: the side where the most supporters of Xisbi Islam live, the side were the clansmen of Xasan Dahir Aweys live. Thus, The wrong side. PS: How come ex-control Afgoye was retaken by ''Somali police'' (read: Abdiqeybdiid's people).
  13. Kashafa, You should really take it easy and start to read before addressing my points in rage. You boosted about Mogadishu Stadium and other key locations been taken over in Wardhiigley/Hodan, I pointed out that Mogadishu is bigger then those districts and that Northern Mogadishu, Medina, Dayniile and other districts in the city were still free from the extremists religious warlords and their Afgani/Paki/Arab foreign mercenaries. And I am cheering for the collapse of the Islamist Revolution of 2006 and so far the Islamist factions have shown their utter incompetence and disrecard for the plight of the Somali people.
  14. Dukey, It is an idea that is gaining strong support from the inhabitants of Mogadishu city. PS: You should really see a doctor for your war trauma of 1991. The term ''Mogadishu'' is disturbing to you.
  15. ''Theirry, are you afraid that the 'foriegn invaders' from Jubba, Shabelle, Bay, Bakool, and Gedo are taking over the city from the 'locals' ?'' young men from Mogadishu are the majority fighting on the side of Mogadishu, followed by those from Baay/Bakool. What is there to be afraid of? PS: Since when did you care for the group composition of Alshabab?
  16. Dukey, Every Somali is watching closely what happenes in MOgadishu and what faction gaines complete control because everyone knowes that whoever has Mogadishu city on lock down the rest of the country followes. Matter of fact, the whole world pays attention to what happens in Mogadishu city..because they know that city alone can change the political landscape of Somalia drastically. Mogadishu decides what happens in Somalia, and that fact is a torn in the eyes of you and JB.
  17. Kashafa, Extortion of halal businessmen = haram. Maybe the Islamic factions should apply Islamic Law to themselves for once. PS: Stadium Mogadishu was on the wrong side of the city, its fall was inevitable. Northern Mogadishu, Dayniile and Medina/Barmuuda are still free.
  18. Dukey, Save us your crocodile tears. Insha allah, all the efforts of Mogadishu residents will be rewarded. One thing is clear: Somalia's future lies in the hands of Mogadishu city, whether you hate it or love it.
  19. Dukey, Mogadishu is constantly re-inventing it self. The future of Somalia will always be decided in the streets of Mogadishu: 1991, street battles against Barre's regime leads to collapse of regime and drastic change for the whole of Somalia 1993, street battles against UNISOM leads to defeat of international direct intervention and changes Washington and UN policy forever. 2006, street battles against warlords leads to defeat of clan warlordism and launches the Islamist age in Somalia. 2007-2009, street battles against Ethiopian occupation and leads to defeat of Ethiopian colonization agenda for Somalia. 2009, street battles between Islamist factions: new age for Somalia. -------------------- -------------------- ------ Remember one thing: Mogadishu decides what happenes in Somalia, and what happenes in the streets of Mogadishu decides the future of Somalia.
  20. Originally posted by General Duke: Mogadishu is a big grave yard saxib. They justed more graves to it over the past 5 days. You might have been joking but thats the reality that comes with the monster the residents of that city created.. And deep down you are rejoicing it huh Dukey? Dont worry Mogadishu city survived more destructive earthquake's. Mogadishu survived the 30.000 Ethiopian troops and their systematic carpet-bombing campaign so the current conflict will not shake the spirit of Mogadishu city.
  21. Ururka Xisbul Islaam oo ka mid ah Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ayaa manta albaabada u laabay shirkadihii Xawaalada ee ka howl galayay Degmada Afgooye kadib markii ay diideen lacago baad ay ku soo rogeen. Wararka ayaa sheegaya in Saraakiisha Xisbul Islaam ay ku wargeliyeen in ilaa amar dambe aan la furi Karin Xawaaladahaas ka howl gala, kadib markii ay ka hor yimaadeen amaro la faray oo ah inay bixiyaan lacago lagu sheegay in ammaanka wax looga qabanayo, hase ahaatee ay u muuqdaan mid Baad ah. Mid ka mid ah Shaqaalaha Xarumaha Shirkadaha xawaaladaha ee ka howl galay Degmada Afgooye oo codsaday inaan magaciis la sheegay ayaa sheegay in lacago lagu soo rogay inay bixiyaan, taasoo cadadkeeda ku tilmaamay mid dhan 7-Kun oo doolarka Mareykanka oo uu sheegay in Xawaalad kasta lagu soo rogay. Amarka lagu xiray shirkadaha xawaalada ayaa saameyn weyn ku yeeshay adeegyadii kala duwanaa ee shirkadaha Xawaaladuhu u hayeen shacabka, iyadoona manta dad badan oo ku sugnaa Magaaladaas ay ku hungoobeen in ay helaan lacago dibeda loogu soo diray. Shirkadaha Xawaaladaha ayaa ah isku xiraha qoysaska ku sugan gudaha Soomaaliya ee dan yarta ah, kuwaasoo lacago guno ah ka hela qoysaska iyo qaraabada ugu maqan Dibeda, iyadoona lacagaha ay soo xawilaan loo soo marsiiyo shirkadaha xawaaladaha ee ka howl gala gobolada dalka Soomaaliya. Ma ahan markii u horeysay ee albaabada loo laabo shirkado xawaaladeed oo ka howl gala gudaha dalka, waxaa horay u jirtay in Maamulka Islaamiga uu xayiraad ku soo rogay Shirkadaha Xawaaladaha, kadib markii ay diideen lacago uu dul dhigay in wax looga qabto dhismaha wadooyinka, taasoo ay ka biya diideen Mas'uuliyiinta shirkadaha Xawaaladaha. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  22. Xisbul Islam oo xiray Xawaaladaha Afgooye kadib baad ay diideen oo 7kun dollar ah. Shirkadaha Xawaalaha ee Degmada Afgooye ayaa maanta Albaabada la isugu dhuftay waxaana shirkadahaasi lagu amray in illaa amar dambe aysan furi Karin xarumaha Shirkadahooda. Shirkadaha la xiray ayaa gaaraya 10-shirkadood oo xawaalad waxaana saameyn ay kuyeelatay arrintani dadka deegaankaasi maadaama Bisha lagu jiro qeybihiisa hore dadkana lacago looga soo xawilayo dibadaha taasi oo dad badan ay kunool yihiin maadaama dalka aanu shaqo kajirin ciddii shaqeysatana la ogyahay in madaxa laga fujinayo. Mas’uul kamid ah laamahaasi shirkadaha Xawaaladaha ayaa u sheegay Shabakadda Mareeg in Xisbul Islam ay ku amreen in ay laan waliba bixiso lacag dhan 7-kun oo dollar halka laamahaasina ay sheegteen in ay bixin karaan 2200 oo dollar lakin lagu diiday. Maanta oo loo ballansanaa lacagta in ay ku wareejiyaan Xisbul Islam ayaa waxa ay geeyeen 2200 dollar waxaase lagu soo celiyay lacagtaasi iyagoona amar lagu siiyay in dib dambe aysan u furi Karin Laamahooda inta lacagaha ay ka keenayaan.
  23. Nuune, Why should ordinary Somali families who are struggling to cope with poverty and lawlessness become sitting ducks between fighting factions that deploy foreign fighters who conduct suicide operations in heavily-populated places or engage in carpet-bombing of residential area's? The Islamic factions have failed the inhabitants of Mogadishu, and Somali people in general. Today, in the eyes of the ordinary family in Mogadishu they are WORSE then the previous warlords: Qanyare, Muse Suudi, M.Dheere etc. At least those warlords engaged in low-intensity conflict in which only Somali fighters partook. Never have they brought in Afgani or Pakistani or Arab suicide bombers and road-side bomb implanters. Never have those warlords brought in African troops who carpet-bomb residential area's. It is time for the people to create Ciidamo Madani ah who can protect them and their neighbourhoods.
  24. Thousands of people again displaced by fighting. Mogadishu residents should ASAP create ciidamo Madani who can protect them and their neighbourhoods, otherwise displacements will be part of their lives! ---- Barkac kii ugu badnaa oo sakay laga dareemayo xaafadaha ay dagaalada ka dhacayeen ee magaalada Muqdisho.(Daawo Sawirada) Shabelle: MUQDISHO Barakac kii ugu badnaa ayaa waxaa saakay laga dareemayaa xaafadaha ay dagaalada ka dheceen si dadka ay uga badbaadaan dhibaato ka soo gaarta dagaalada ka dhacayay. Iyadoo shalay ay xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ku dheceen madaafiic farabadan oo barbar socday dagaalo shalay ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ee gobolka Banaadir ayaa waxaa biloowday Barkac baahasan oo dadku ay uga cararayaan Xaafadahooda iyagoo ka baqadi qaba in waxyeelo ay ka soo gaarto madaafiicdaasi. Xaafadaha sida weyn looga barakacayo ayaa waxaa ka mid ah Xaafada Tawakal,Towfiiq,Cara faad iyo Fagax ee degmada Yaaqshiid iyo sidoo kale qeybo ka mid ah degmada Wardhiigleey kuwaasi oo ay shalay madaafiicdii ugu badneey ku dheceen sidoo kale madaafiicdaasi ayaa waxaa ay ku dheceen degmooyin Dhowr ah oo horay uga nabdonaan Dagaalada maalmihii laga soo gudabay ay ka dhacayeen,waxaana degmooyinka ay shalay madaafiicda ku dheceen ka mid ah Degmada Waaberi,Shibis iyo Boondheere ee gobolka Banaadir. Haweeneey Umul ah oo ka mid ah dadkii ka baracay dagaalada iyo madaaficda la is weydaarsanayo oo idaacada shabelle la hadeeysay ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka mid tahay qoysas dhawaan magaalada Muqdisho ku soo laabatay isla markaana ay mudo gaaban ku sugan tahay Muqdisho. “Walaaloow Islaan Umul ah oo 3-cisho dhalan ayaan ahay waana cararayaa,guri ma heysano Canug 3-cisho dhalan ayaan Baalka ku sidaan illaah ayaan u dacwooneeynaa awal ayusan aadane wax noo tareeyn” ayeey tiri Haweyneydaasi. Sidoo kale haweneydani ayaa waxaa ay ka codsatay dhinacyada ku lugta leh dagaalada soconaya in ay si deg deg ah u joojiyaan isla markaana ay u turaan maatida ay mar waliba ku dul dagaalamayaan. “Sadex Bilood kaliya ayaan joogaa barakac ayaan ka soo laabanay,Dadka dagaalamaya waa walaalaheyn,waa Caruurteena iyaga ayaana dabada nooga jira oo aan ka carareeynaa Ethiopia ayaan u galeynaa oo aan isku dhiibeyanaa si kale ma lahana” ayeey mar kale haweyneydaasi ku calaacashay. Iyadoo maalintii 6-aad aysan degeneeyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa inta la hubo dagaalada iyo madaafiicda isbarbar socday ku nafwaayay ku dhawaad 100-qof halka cusbitaalada magaalada ay buux dhaafiyeen tiro intaasi ka badan oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen
  25. Barkac kii ugu badnaa oo sakay laga dareemayo xaafadaha ay dagaalada ka dhacayeen ee magaalada Muqdisho.(Daawo Sawirada) Shabelle: MUQDISHO Barakac kii ugu badnaa ayaa waxaa saakay laga dareemayaa xaafadaha ay dagaalada ka dheceen si dadka ay uga badbaadaan dhibaato ka soo gaarta dagaalada ka dhacayay. Iyadoo shalay ay xaafado ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir ku dheceen madaafiic farabadan oo barbar socday dagaalo shalay ka dhacay degmooyinka Yaaqshiid iyo Wardhiigleey ee gobolka Banaadir ayaa waxaa biloowday Barkac baahasan oo dadku ay uga cararayaan Xaafadahooda iyagoo ka baqadi qaba in waxyeelo ay ka soo gaarto madaafiicdaasi. Xaafadaha sida weyn looga barakacayo ayaa waxaa ka mid ah Xaafada Tawakal,Towfiiq,Cara faad iyo Fagax ee degmada Yaaqshiid iyo sidoo kale qeybo ka mid ah degmada Wardhiigleey kuwaasi oo ay shalay madaafiicdii ugu badneey ku dheceen sidoo kale madaafiicdaasi ayaa waxaa ay ku dheceen degmooyin Dhowr ah oo horay uga nabdonaan Dagaalada maalmihii laga soo gudabay ay ka dhacayeen,waxaana degmooyinka ay shalay madaafiicda ku dheceen ka mid ah Degmada Waaberi,Shibis iyo Boondheere ee gobolka Banaadir. Haweeneey Umul ah oo ka mid ah dadkii ka baracay dagaalada iyo madaaficda la is weydaarsanayo oo idaacada shabelle la hadeeysay ayaa waxaa ay sheegtay in ay ka mid tahay qoysas dhawaan magaalada Muqdisho ku soo laabatay isla markaana ay mudo gaaban ku sugan tahay Muqdisho. “Walaaloow Islaan Umul ah oo 3-cisho dhalan ayaan ahay waana cararayaa,guri ma heysano Canug 3-cisho dhalan ayaan Baalka ku sidaan illaah ayaan u dacwooneeynaa awal ayusan aadane wax noo tareeyn” ayeey tiri Haweyneydaasi. Sidoo kale haweneydani ayaa waxaa ay ka codsatay dhinacyada ku lugta leh dagaalada soconaya in ay si deg deg ah u joojiyaan isla markaana ay u turaan maatida ay mar waliba ku dul dagaalamayaan. “Sadex Bilood kaliya ayaan joogaa barakac ayaan ka soo laabanay,Dadka dagaalamaya waa walaalaheyn,waa Caruurteena iyaga ayaana dabada nooga jira oo aan ka carareeynaa Ethiopia ayaan u galeynaa oo aan isku dhiibeyanaa si kale ma lahana” ayeey mar kale haweyneydaasi ku calaacashay. Iyadoo maalintii 6-aad aysan degeneeyn magaalada Muqdisho ayaa waxaa inta la hubo dagaalada iyo madaafiicda isbarbar socday ku nafwaayay ku dhawaad 100-qof halka cusbitaalada magaalada ay buux dhaafiyeen tiro intaasi ka badan oo dhaawacyo kala duwan ay ka soo gaareen.