Meiji

Nomads
  • Content Count

    1,195
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Meiji

  1. Gheelle.T, Do you even know the definition of a society? Don't confuse the word ''society'' with ''army''. You can do better sxb
  2. Gheelle. T, Half? On what do you base that figure? A survey? LOL PS: If Half are Yusuf's loyalists than Emperor/Duke should have been cheerleading for them like they did pre-2009..go figure sxb
  3. “Dowladda Soomaaliya waxay difaaceysaa dadkeeda iyo dalkeeda'' The same text the religious pretenders on the other side use. We all know, both the religious pretenders and the foreign-created regime dont care for the people and country because otherwise they wouldn't have brought foreign fighters to Somalia.
  4. ^The fighting is still going on, so far key locations including the Tarabunka were retaken, and many positions in Suuq Bacaad/Yaaqdshid. Shiirkole and Mogadishu Stadium is still under control of the religious pretenders, the fighting hasn't passed Suuqa Bakaaraha and central road (jidka wadnaha). Things will become clear when the dust settles.
  5. As usual Alshabab is parading with pictures taken from positions they already had under control LOOL. As for the comparison of Sh.Sharif with A.Yusuf: One had 30.000 Ethiopian troops doing the fighting in Mogadishu while he himself flew away from Mogadishu whenever the heat neared Villa Somalia, while the other has been in Villa Somalia ever since the fighting has started and only has 4.500 AMISOM troops who only guard their bases. Anyways, it is time for the Yusufites to get over their defeat of the old quisling.
  6. Originally posted by Dabshid: Don't celebrate too early... This is not a celebration, it is called: providing information sxb. The roll-back of the religious pretenders has started.
  7. Dhinacyada ku dagaallamaya Muqdisho oo sheegaya in ay u dagaallamayaan Danta Shacabka Soomaaliyeed Jimco, May 22, 2009(HOL): Dhinacyada ku dagaallamaya Magaalada Muqdisho ee kala ah Dowladda Soomaaliya iyo Xooggag hubeysan ee ka soo horjeeda ayaa waxay sheegayaan in ay u dagaallamayaan danta Shacabka Soomaaliyeed. Mas’uuliyiinta labada dhinac ayaa marka ay hadlayaan waxay sheegayaan in ay u daneynayaan shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay la dagaallamayaan kooxo ka soo horjeeda diinta iyo in ay dalka Soomaaliya nabad ka dhalato . Shacabka wuxuu noqday mid lagu dul-dagaallamo, dhimasho, dhaawac iyo barakicin loo geysto, haddana loo sheegto in la difaacayo, waxayna taasi ka dhigtay shacabka Soomaaliyeed mid ka quustay xal loo helo Mushkiladda Soomaaliya. Ma jirto cid dhinacyada dagaallamaya u kala gar-qaadeysa oo dhinacii qalad leh ku tilmaameysa qaladkiisa. Hay’adda Culimada Soomaaliyeed oo dhawaan bayaan ka soo saartay is-heysadka labada dhinacna waxay sameysay gar-qaadis la mid ah middii uu Nabaddoon Fiidow horraantii sagaashamaadkii uu ugu kala gar-qaaday Cali Mahdi iyo Jen. Caydiid taasi oo gunaanadkeedu ahaa Cali gar leh Caydiid-na jid leh. Hay’adda Culimada waxay sheegtay in Dowladda Soomaaliya ay tahay mid Islaam ah oo aaney bannaaneyn in lala dagaallamo, sidoo kalena waxay xukmisay in kooxaha ka soo horjeeda Dowladda oo iyana Muslimiin ah aysan bannaaneyn in lala dagaallamo. Si kastaba arrintu ha ahaatee, waxa meesha ku baaba’aya oo ku dhawaad 20 sano wehel u ah Dagaallo sokeeye waa Shacabka Soomaaliyeed oo aaney jirin cid u damqanayesa oo ka xunuunsaneysa dhibataada heysata . Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  8. Alshabab-Xisbi Islam ''victories'' during the first 2 days of the war was apparently just a hype. Many ICU men switched and gave up Mogadishu Stadium and Tarabunka without a fight, since that betrayal the religious pretenders were shouting ''We have 97% of Mogadishu under control and will conquer remaining 3%'' but after 2 weeks they are still in the few spots they took because of the betrayal. Lets see how they'll perform in the coming weeks.
  9. Ciidamada Dowlada oo mar kale dib u soo rogaal celiya iyo goobaha saxda ah ay kala joogaan labada ciidan Dagaal faraha looga gubtay ayaa wali ka socda Muqdisho kaa oo u dhaxeeyo xoogaga isbiirsaday ee ka soo horjeeda Dowlada islaamiga Soomaaliya Goobaha oo aan la xariinay waxaa si dhab ah loo kala joog labada ciidan iyadoona Isgoosyada jidka wadanaha ay yihiin kuwa aan cidana heysan oo yool ah oo xabada ay isku dhaaf dhafeysa sidii roobka oo kale Ciidanka Dowlada ayaa waxay joogaan goobahaan Isgoosyka Bukaaraha waxay ka joogaan Gurigii Faarxa Cabdu Garam garm oo oo u dhow Suuqa kuna yaalo deegaanka Ceel garweyne waaana meel aan sidaa uga fogeyn isgooska Bukaaraha halka ciidanka kale ee ka soo horjeeda dowlada ay joogaan Dhanka kale ee laamiga ee u dhow Cirtogte Isgooyska howlwadaag wxaa dib ugu soo rogaal celiyey ciidanka dowlada kuwaa oo markii horre la baacsaday waxaana hada isgoosku uu yahay mid foorinaayo oo xabada ka socota labada ciidana ay kala joogaan labada dhinac . Dhanka Wardhiigalay waxaa wali heysta ciidanka Dowlada waxeyna joogaan Dugsiga Maxuud Xarbi ilaa maxkmada Xararyaale halka dhanka Tarbuunka ay joogaan ciidanka dowlada uu horkacaayo taliya ciidanka Balooska Cabdi caawale qeybdiid Dagaalka ayaa moodaa in ciidanka dowlada oo la baacsan jiray xiligaan u muuqdaan kuwa awood aan la ogen la soo baxay taa oo lagu macneyey in ay jihaad ku jiraan ayna difayaan dowlad islaamka ah wali amarkana amarkiisa la fuliyaa jano lagu galayaa Dagaalada maanta ayaa xiligaan u muuqda in ay xoogaa horomar ah ay ka gaareen ciidanka dowlada kuwaa oo markii ugu danbeysay kala joogay isgoosyada Dabka iyo Sayidka xiligaana waxay joogaan meel u dhow Bukaaraha dayniilecom@hotmail. com
  10. Ciidamada Dowladda oo dib u qabsaday goobihii saaka laga soo ceyriyay iyo dagaalka oo kaabiga ku haaya Suuqa Bakaaraha Dagaalo saf ballaaran ayaa ka socda Wadada Wadnaha ee Magaalada Muqdisho, iyadoona dagaalka uu iminka kaabiga ku haayo Suuqa Bakaaraha, waxaana goor dhow dib u soo laba kacleeyay Ciidamadii Dowladda oo waabarigii saaka ku kalahay goobahaas, balse markii dambe dib loo soo caabiyay. Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay qabsadeen goobihii markii hore ee saaka ay tageen, sida Isgoyska Aadan Cadde, H/wadaag, Isgoyska Bakaaraha iyo Folorensa, waxaana dagaalka xoogiisa uu haatan ka socdaa dhinaca Isgoyska Bakaaraha. Wariye ku sugan Degmada H/wadaag ayaa xaqiijisay in Ciidamada Dowladda ay dib u soo rogaal celiyeen, iyadoona sheegtay in dagaalka uu iminka afka ku haayo gudaha Suuqa Bakaaraha. Ciidamada Dowladda ayaa saaka galay Suuqa Bakaaraha, inkastoo dib looga soo caabiyay, waxaana xaalada ay u muuqataa mid mar in qolo meel loo riixayo, iyadoona aan ilaa iyo hada la saadaalin Karin halka uu xaal ku dambeyn doono. Ilo lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in Ciidamada Dowladda ay la wareegeen Saldhiga Degmada Wardhiigley, waxaana dagaalka uu yahay mid aad u xoogan oo hubka noocyadiisa kala duwan si weyn loo maqlayo. Dhinaca kale Ciidamada Dowladda ayaa guulo ka gaaray dagaal isna ka socda dhinaca waqooyi ee Magaalada sida Degmada Yaaqshiid, iyadoona la wareegay Laanta Horseed, Suuq Bacaad ilaa Hotelkii Towfiiq ee Jidka Sodonka. Wararka dagaalka oo ah mid marba marka ka dambeysa isa soo taraya ayaa waxaa la dareemayaa xiisado xoogan oo aad ay cirka isugu shareertay, kadib markii saaka Ciidamada Dowladda ay qaadeen duulaan qorsheysan. Wixii warar daqiiqad kasta kala soco Jowhar.com isha koowaad ee wararka dhabta ah. Hooyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
  11. What happened in Mahhadey? The Islamic courts conducted a well-prepared hit-and-run guerrilla operation, killed 4 enemies, and gained one tekniko complete with its weapon. After that they returned to the bush. Xisbi Islam and Alshabab in retaliation captured a civilian and executed the person just like the Ethiopians did in Mogadishu after they were dealt a heavy blow as a consequence of a hit and run guerrila operation.
  12. Dagaal ka dhacay Mahadaay 21 May 21, 2009 - 2:26:27 PM Ugu yaraan 6-qof ayaa ku dhintay oo mid ka mid ah uu ahaa rayid dagaal u dhexeeya kooxaha Al-shabaab iyo Maxkamadaha Islaamka oo xalay [May 21] ka dhacay degmada Mahadaay ee Goboolka Sh/dhexe. Dagaalkan oo socday 30-daqiiqo ayaa qarxay markii Maleeshiyo ka tirsan Maxkamadaha ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhiga ay ku sugnaayeen maleeshiyadii dhawaan qabsatay degmadaas. Goobjoogayaal ku sugan Mahadaay ayaa sheegay in kooxaha diriray ay isku adeegsadeen hubka fudud iyo baasuukayaal, ayna xalaadu ahayd mid cabsi leh mudadii uu dagaalku socday. Sarkaal u hadlay Maxkamadaha Islaamka oo sheegtay mas'uuliyada weerarka lagu qaaday Mahadaay ayaa sheegay in dagaalkaas ay ku qabsadeen gaari dagaal oo uu mucaaradku lahaa ayna dileen askar. "Dagaalka waxaan ku qabsanay gaari uu ku xiran yahay qoriga dhashiikaha, afar ruux oo dulsaarnaana waan dilnay, dhankeena waxaa dagaalkii xalay nooga dhintay hal qof" ayuu yiri sarkaal magaciisa qariyay oo u hadlay Maxkamadaha. Maleeshiyada Maxkamadaha ee weerarka ka dambeeyay ayaa dib ugu laabtay halkii ay kasoo duleen, waxaana saakay ay magaaladu ku waabariisatay xiisad kacsan, iyadoo ay jireen roobab xoogan oo da'ay. Kooxda gacanta ku haysa Mahadaay ayaa la sheegay inay toogasho ku dileen mid ka mid ah dadka deegaanka, kaasoo aan la garanayn sababta ay u dileen, sidoo kalena saraakiisha mucaaradku waxay ka gaabsadeen inay dilkaas ka hadlaan. Ururada Al-shabaab iyo Xisbul Islam oo degmada Mahadaay oo 23-km dhanka waqooyi ka xigta Jowhar la wareegay habeenkii Isniinta ayaa diiday inay ka hadlaan dagaalkii xalay, waxayna ku tilmaameen mid ku dhacay si gaadmo ah.. Dadweynaha degmada qaarkood ayaa bilaabay inay guryahooda ka cararaan iyagoo ka cabsi qaba inay dhacaan dagaalo cusub, waxaana barokaca dadka uu imaanayaa iyadoo ay roobab xoogan socdaan. Iska-horimaadkan ayaa kusoo beegmay iyadoo dowladu ay ku baaqday inay dagaal adag la geli doonto kooxaha mucaaradka ah ee la wareegay todobaadka deegaano ay ka talin jirtay dowlada, sida degmada Jowhar oo ah xarunta Gobolka Sh/dhexe.
  13. Ciidamada Dowlada oo la wareeegya gacan ku heenta maxkamdaha Xarayaale iyo dagaalka oo wali ka socda Isgooyska Bukaaraha iyo KBB Ciidan uu wato gudoomiya ku xigeenka Gobolka Banaadir ayaa dhawaan la wareegay Saldhiga Wardhiiglay iyo Maxkamada Xararyaale iyadoona Cabdi fataax shaaway oo halkaa jooga wax yar ka hor kula xariinyau qadka taleefanka u noo xaqiijiyey heesashada goobta maxkamada Xararyaale oo horey u joogeen ciidamada Xisbul Islaami. Mar aan qadka taleefanka kula hadlaayeyGudoomiye kuxigeenka waxaa dhagaheyga maqlayeen dhaqa rasaasta ka dhacda qoriga Dabamiisharka waxaana uu masuulkaa u ekaa nin dagaal galinaayey ciidan waxuuna ii sheegay in xabada looga soo ridooyo saraha If iyo Aqira Dagaalka oo xiligaan u muuqda madba in koox la buuranaayo taa oo lagu macneeyye rasaasta oo markay gaaabsi ka noqta faarujinaayo goobta ayaa marba marka ka danbeysa sii xooogeysanaayo waxaase wali dagaalka xoogiisa uu ka socdaa isgooska Bukaaraha iyo KBB , Dhulka waxaa waran meyda u badan rayid waxaana la dhihi karaa waa dagaalkii ugu dhimashada badnaa maal mahaan iyadoona sida muuqata labada koox xiligaan isku daleen koox waliba ay ka joogta xabad Alloow naga qabooji madaama aysan suura gal aheen in koox la wareegta dhamaan magaalada Muqdisho oo iyadu ah sixir loo soo diray shacabka Soomaaliyeed
  14. Alshabaab iyo Xisbul Islam oo suuq Bacaad lagala wareegay. Wararka hadeer inaga soo gaaray deegaannada dagaalka ayaa sheegaya in kooxda Alshabaab iyo Xisbul Islam oo kusugnaa Suuq Bacaaad ay halkaasi isaga baxeen. Ciidamada Dowladda ayaa la wareegay Xarunta Suuq Bacaad gaar ahaan Laanta Horseed, waxaana ay u ruqaansadeen kooxaha dagaalamaya dhanka Isbartiibada iyo Towfiiq. Mid kamid ah dadka deegaanka Suuq Bacaad ayaa u sheegay shabakadda wararka ee Mareeg in dagaalka oo socday muddo kooban ay isaga baxeen Alshabaab iyo Xisbul Islam Laanta Horseed iyo Guud ahaan Suuq bacaad iyaga oo u dhaqaaqay dhanka Towfiiq. Ciidamada dowladda oo saakay car car xoogan ay ka muuqato ayaanan la ogeyn halka sal dhigan doonaan lakin wararka ayaa sheegaya wadada wadnaha marka ay ka gudbaan in ay u wareegi doonaan Wadada 30-ka illaa wadada Warshadaha. Dagaalka ayaa weli ah mid Muqdisho kasoconaya iyadoo khasaaraha dadka rayidka uu sii kordhayo maadaama aanna la ogeyn labada dhinac ee kala tirada ka kala waxyeelowday maadaama ay xaalad dagaal kujiraan.
  15. Ciidamada Militariga dowladda Federaalka Soomaaliya oo dagaal xoogan kula jira maanta kooxaha Mucaaradka ayaa waxaa u suuragashay in ay la wareegaan saldhiga Degmada Wardhiigleey. Saldhiga ayaa waxaa kusugnaa Kooxda Xisbul Islam, waxaana dagaalka lagu qaaday uu sababay in halkaasi ay isaga cararaan kadibna ay Ciidamada dowladda la wareegaan. Ciidamada dowladda ayaa lagu arkayaa saldhiga iyaga oo halkaasi gawaarida dagaalka kula wareegaya, waxaana weli la maqlayaa daryanka madaafiicda la isku adeegsanayo. Horey ayay u galeen Suuqa Bakaaraha inkastoo laga soo saaray lakin saldhiga ayaanan la ogeyn iyana in ay sii heysan doonaan iyo in ay isaga bixi doonaan inkastoo sida muuqata halkaasi ay keensadeen Ciidamada dowladda Gawaarida dagaalka.
  16. Emperor, You can disagree with Sh.Shariif, even discredit his views but do not target him as a person. He has nothing to do with Mahadey, and that town has been liberated by ciidamo beeleed, meaning the local militia. PS: Contact Duke and take more PR clases because you are still an amateur in Propaganda Dissemination.
  17. Pathetic targeting of Sh.Sharif. You should atleast become sophisticated in your Propaganda as Gen.Duke. As for the topic, Mahaday has been liberated by the local people.
  18. Originally posted by Recovering-Romantics : On one hand he continues to criticize the Sharif government because it is "controlled by out-side forces" yet on the other hand, his right hand man Zakaria Mohamud Abdi Haji, was a former adviser to Abdullahi Yusuf, the man who has taken quisling to a different level. This shows the fraudulent roots of the anti-peace gang which is manned by left-overs of the Abdullahi Yusuf band and other opportunists whose only basis is to further a very selfish agenda of anarchy and greed. Here the man gives speech in a function in honor of Abdullahi Yusuf @ 3:50 http://www.youtube.c om/watch?v=kGRoaLuyY GI Yet, yesterday, he was debating perhaps one of the most decent Somali men remaining today- the Somali Foreign Minister. It is clear that it is Aweys who has surrounded himself thugs and political prostitutes and in the process has lost the respect and years of good work. You be the judge Damn! So, a A.Yusuf advisor is calling Sh.Shariif a puppet while been the deputy chairman of ARS? Where is Kashafa to enlighten us about this contradiction within the Islamist camp?
  19. Originally posted by Sherban Shabeel: But, MOST IMPORTANTLY, please please enlighten me as to what this "cohesive and sustainable model of governing AND vision for the future" of Ash-Shabaab is. I'm dying to find out. We are still waiting for him and the other supporters of Alshabab to explain that in the other thread: http://www.somaliaon line.com/ubb/ultimat ebb.php?/topic/9/186 61 They want us to support the religious pretenders out of emotion, and not out of reason.
  20. Kashafa, Cara made very valid points and all you have to say is: ''my view still remains: Shit happens. Deal with it.''. Their powerful claim is that of reformation of character and society. Their militia have presumably sworn to live by the very same code they will impose on the people. If the most ardent supporters of Al-shabab, the very youth who are willing to die and kill for the movement, have failed to up-hold the most basic of tenets, how can the rest of society be likewise reformed? Saying that the commanders don't approve means nothing, because the seed is planted: if the true believers who are fighting on the streets are stealing, what crimes are the commanders committing? Well said.
  21. Kashafa, Is there an English version of the kismanyo report? I want to see the ''miracle of Kismanyo''.
  22. Waxaa uu sheegay inay u magacaabeen Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Shabellaha Dhexe ama Gudoomiyaha Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh C/raxmaan Xasan Xuseen oo loo yaqaan Macalin Cabdi. Sheekh C/raxmaan waxaa uu ka mid ahaa Maamulkii Maxkamadaha Islaamka, isagoona muddo lix bilood ka hor ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Maxkamadaha islaamka ee Gobolka, hase ahaatee waxaa ay is khilaafeen Gudoomiyihii hore Macalin Dahir, taasoo markii dambe keentay inuu ku biro Ururka Alshabaab. http://www.jowhar.co m/main/news.php?read more=2818 As becomes clear, the religious pretenders have created yet a ''new administration'' for the province of Middle Shabelle. But closer look at it reveals that the new ''governor'' was part of the ICU and defected since he could not get the governership under ICU. Now he is the governor and he is a happy man, not been aware what his responsibilities and mandate is.
  23. Waxaa uu sheegay inay u magacaabeen Waaliga Wilaayada Alshabaab ee Shabellaha Dhexe ama Gudoomiyaha Maamulka Alshabaab ee Gobolka Shabellaha Dhexe Sheekh C/raxmaan Xasan Xuseen oo loo yaqaan Macalin Cabdi. Sheekh C/raxmaan waxaa uu ka mid ahaa Maamulkii Maxkamadaha Islaamka, isagoona muddo lix bilood ka hor ahaa Gudoomiye Kuxigeenkii Maxkamadaha islaamka ee Gobolka, hase ahaatee waxaa ay is khilaafeen Gudoomiyihii hore Macalin Dahir, taasoo markii dambe keentay inuu ku biro Ururka Alshabaab. http://www.jowhar.co m/main/news.php?read more=2818 As becomes clear, the religious pretenders have created yet a ''new administration'' for the province of Middle Shabelle. But closer look at it reveals that the new ''governor'' was part of the ICU and defected since he could not get the governership under ICU. Now he is the governor under Alshabab and he is a happy man, not been aware what his responsibilities and mandate is. Calooshii u Shaqeyste oo gar dheer leh waaye! Meaning: classic opportunist but with a beard.
  24. Is there a complete SYL history written? Books, articles any information source? If so, please share with us.
  25. One must be able to read before teaching. So go to school, and learn how to read first.