Meiji
Nomads-
Content Count
1,195 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Meiji
-
Mujaahideenta Soomaaliyeed ee Gobolade Dhexe have withstood an assault by the extresmists: Ahlu-sunna oo dib u qabsatay deegaanka Wabxo iyo Meydad 40 garaayo oo daadsan Sida uu inoo xaqiijiyay goor dhaweed taliyaha ciidanka ahlu-sunna wal-jamaacah shiikh aadan dheere ayaa waxa uu sheegey in dagaal xoogan oo daqiiqado kooban soconayey kadib ay ciidamada ahlu-sunna wal-jamaacah dib u qabsadeen deegaanka wabxo waxayna haatan shaab iyo xisbul islaam lagu baacsanayaa wadada aada ceelbuur. Taliyuhu waxa uu intaasi ku daray in dhaawac iyo dhimasho lixaadleh ay gaartay waxa uu ku tilmaamay shareeca diidka isagoo aan faafahin dheeri ah bixinin . Mar aan wax ka weydiinay in ay ciidamada ahlu-sunna gudaha u galayaan ceelbuur waxa uu sheegey in ay taasi tahay xeeled milatari oo haba yaraatee aan waxba laga sheegi karin . isagoo intaasi ku daray in ay sidoo akle ka qabsadeen saanad hub ah , isagoo tibaaxay in ay ahlu-sunna dib u qabsatay gaari beebey ah oo manta gacan ugalay shabaab . Isgaarsiinta oo aad u xun daraadeed , ayeysan noo suura galin in aan helno warar dheeraad ah , iyo taliyaha oo diiday su'aale kale . balse si isdaba joog ah ayaan idinku soo gudbinaynaa wixii soo kordha insha alah Meydad u badan dhalinyaro ayaa dhoobay jiida dagaalka kuwaa oo ilaa iyo xiligaan aan la duugeen oo wali ay waran yihiin wadooyinka soo galo Wabxo Dagaalada Soomalida dhaxdeeda ayaan 2sano ay socdeen lagu kala adkaan marka laga reebo mar koox in la bursado Sikastooy ahaataba , marka laga tago guulaha labada dhinac ay sheeganayaan , majiraan ilo lagu kalsoonaankaro oo inoo xaqiijiya qaabka ay wax u dhaceen iyo cidda rasmi ahaan wabxo gacanta ku haysa , wixii war ah ee soo kordhana akhristayaasha sharfta lahoo waan idinla socdsiindoonna insha alah. W/Q: Wariye Axmed Khadar
-
Kashafa, Somalimirror the mouthpiece of the extremists is incorrect. The extremists captured the town briefly and then were pushed back by Mujaahideenta Soomaaliyeed ee gobolade dhexe (AKA Ahlu Sunnah Wal Jamaca). Shabelle is reporting: Dhinacyada sida xun ugu dagaalamay deegaankaasi ayaa afhayeeno u kala hadlay waxaa ay ka sheegteen guulo iyadoo midba midka kale uu ku sheegayay in dagaaladasi ay ku jabiyeen. Illaa iyo hada si dhab ah looma oga cida rasmi ahaan gacanta ugu heysa deegaanka Wabxo ee shalay ay dagaalada qaraari ka dheceen maadama halkaasi weli ay ka maqan tahay isgaarsiintii ka jirtay waloow wararka qaar ay sheegayaan in xaalada degaanka Wabxo ay saakay degan tahay . Waxaa jiray dad ka barakacay dagaalada halkaasi ka dhacay kuwaasi u kala firxaday dhulka howdka ah iyo deegaanada ku dhow dhow si ay uga nabad galaan waxyeelo ka soo gaarta dagaaladaasi. and daynile reports: Ahlu-sunna oo dib u qabsatay deegaanka Wabxo iyo Meydad 40 garaayo oo daadsan Sida uu inoo xaqiijiyay goor dhaweed taliyaha ciidanka ahlu-sunna wal-jamaacah shiikh aadan dheere ayaa waxa uu sheegey in dagaal xoogan oo daqiiqado kooban soconayey kadib ay ciidamada ahlu-sunna wal-jamaacah dib u qabsadeen deegaanka wabxo waxayna haatan shaab iyo xisbul islaam lagu baacsanayaa wadada aada ceelbuur. Insha allah, the bad copy of Taliban will be dealt with by the pure Mujaahideenta Soomaaliyeed ee gobolade dhexe.
-
Madaxweyne Shariif "Ilaa kan noogu dambeeyo inta uu ka dhimanyo waa la dagaalameynaa" Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa si kulul u weeraray siyaasada Kooxaha Islaamiyiinta ee Dowladdiisa sida weyn uga soo horjeeda, isagoona sheegay in Kooxaha ka soo horjeeda Dowladdiisa ay u dagaallamayaan wax aanan aheyn Diinta Islaamka. Isagoo ka hadlayay kulan uu maanta Aqalka Madaxtooyada kula qaatay Culumaa'udiinka Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa sheegay inuu aqoon fiican u leeyahay saraakiisha horkaceysa Kooxaha ka soo horjeeda Dowladdiisa, isagoona ku tilmaamay kuwo aan ku jirin nin Kitaab kala fura oo ka soo bixi kara sida loo gaba gabeysto marka la waayo biyo lagu weysa qaato la waayo. "Idinkaa ah Culumadii, ma Diin baa lagu socdaa, xataa waxaa jira koox yar oo iyagu isu heysta inay Diin ku dhaqmayaan , kuwa kalena ay gaalo u yihiin, wax walba oo ay sameeyaan waa kuwo ka soo horjeeda Diinta Islaamka, Diinta Islaamka ma waxay qabtaa in qof muslim ah dhiiggiisa la daadiyo, shalay ayaa ugu dambeysay wiil xaafidul-qur’aan ah oo hurdo ka soo kacay ayay qabteen, markaas ayay inta qowraceen oo ay basiin ku shubeen meydkiisa ayay gubeen, billaahi caleykum ma waxaas ayaa Diin Islaam qabtaa"ayuu si kulul u yiri Madaxweyne Shariif. jowhar.com
-
Xasa Mahdi : Dadka waqooyiga Muqdisho waa gaalo dhiigoduna wuu banaan yahay" Afhayeenka xisbul islaam Xasan Mahdi ayaa isagoo kula hadlayay ciidamdaasi isgoyska fagax ayaa waxa uu ku tilmaamay dadka ku dhaqan waqooyiga muqdisho dad gaalo ah isagoona sheegay in dhiigoodu banaan yahay. Warkan oo laga helay ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Sheekh Xasan Mahdi uu qudbad xasaasi ah u jeedinaayay ciidamadiisa ku sugan isgoyska fagax waxaana uu sheegay in dhalinyarada joogta aagaasi hadii ay dagaalka diidaan ay la dili karo. Warka waxa uu intaa ku daray in shiikhu uu ku andacooday in dagaalka ay kula jiraan ciidaada dowlada uu yahay mid xaq ah islamarkaana loo baahan yahay in dadka oo dhan ay ka qeyb qataan. Lakiin lama oga sababta ka danbeysay in Sheekh Xasan Mahdi uu ku tilmaamo dadka ku dhaqan waqooyiga muqdihso inay yihiin dad gaalo isagoona baneeyay dhiigooda, taasoo keeni karta in dad badan uu shaki weyn galo. Arimahan ayaa imaaday ka dib markii kooxahamucaaradka oo maalmihii dhawaa iyga iyo dowlada uu ka dhexeeyay is jiid jiid ah inay san dhul kala qabsan waxaana weli socda dagaalo goos goos ah oo u dhaxeeya labada dhinaca.
-
It was yesterday when a young man was snatched by the religious pretenders of Xisbi Islam/Alshabab and was slaughtered then burned his body. shalay ayaa ugu dambeysay wiil xaafidul-qur’aan ah oo hurdo ka soo kacay ayay qabteen, markaas ayay inta qowraceen oo ay basiin ku shubeen meydkiisa ayay gubeen Today the religious pretenders of Xisbi Islam declared muslim people as ''Gaalo, who should be murdered''
-
The religious pretenders of Alshabab and Xisbi Islam are no different than the political pretenders of the clannist Jabhado. They have brainwashed teenagers on a massive scale and released them to destroy their own people and country.
-
Religious pretenders are no different, if Shangole was given the presidency he would change his tone. What we have are religious pretenders envious of each other for the ruling seat .
-
Dagaalada oo ah kuwa kolba meel u guur guuraya ayaa ilaa iyo hada wax natiijo ah aanay ka gaarin dhinacyada dagaalamaya, marka laga reebo qasaaraha dadka rayidka soo gaaraya, waxaana dagaalada oo ah kuwo wajiyo cusub galaya ayaanu jirin wax horumar ah oo ay labada dhinacba ka gaareen, marka laga soo tago goobo aan istiraatiiji aheyn oo ay marba koox ay la wareegeyso. Thats the important part in the news report. The religious pretenders of 2006 Islamist Revolution have betrayed the Somali masses. Sh.Sharif, Aweys, Mansuur, Turki etc etc have become the new warlords who would not back down from fighting for political power on the back of the Somali masses. They have brought more bloodshed and misery than the warlords they defeated in 2006. Shameful betrayal indeed.
-
Somali clans in Central Somalia always had APC's and even tanks. The two brotherly clans of Gelinsoor and Hobyo were engaged in a bloody conflict in which tanks and APC's were used. Ahlu Sunnah have the support of such heavily armed and fiercely independent nomadic groups.
-
^^ The religious pretenders of Alshabab have heavy weapons too, does that mean that they are armed by Ethiopia?
-
Tanks and other weapons arrive for the government
Meiji replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
Sudan size mouth about SIYAAD bare Sudan size mouth of who? -
NGONGE, Maybe you will understand it if we apply your ''Clan is everything'' theory to ''Somaliland''. Can you explain the existance of ''Somaliland'' and their secessionist path along lines of '"Clan is everything''?
-
Tanks and other weapons arrive for the government
Meiji replied to Recovering-Romantics's topic in Politics
Originally posted by Recovering-Romantics : quote:Originally posted by Fu-Fu: RR How does it feel to know you are supporting a murderer? Bro, you already have one on your avatar -
NGONGE, Some people question other man's Mujaahideen but when the example of ''SNM Mujaahideen'' are brought forward they back down. Anyways, How is it old man? Have you updated your ''Clan is everything'' theory? Shall we put it to test again?
-
Al Zeylaci, This topic is not an intellectual discussion about the notion ''Mujaahideen''. You asked me to give a proper definition and I reffered you to look at Siilaanyo's use of the word ''Mujaahideen'' to understand that Mujaahideen is a subjective notion which people use for their warriors. To you a Kwaratji who stones a 13-year old girl while the rapist is nowhere to be seen is a ''Mujaahiid''. The Mujaahideenta Soomaaliyeed in gobolade dhexe are fighting a bad copy of Taliban that has denied them their rights to exercise their religion and have denied the people in those towns peace and freedom. They are thus Mujaahideen fighting evil.
-
Mogadishu: Heavy fighting Sharif loses Yaqshid again, death toll rises
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Raamsade: Is this all that Xassan Turki is capable of? We were told with his arrival that Villa Somalia will fall in matter of hours, days tops. What happened to fighting "Gaalo?" Why not attack AMISOM stationed in the airport and seaport? Instead all he and his cult of death do is fight fellow Somalis and invade peaceful towns. Enter the world of the religious pretenders disguising their hunger for political power in religious retorics. -
If you put down your waran and would not haste in to accuse me of many things you would have seen that our stance on the warlord issue is the same. As for the Mujaahideenta Soomaaliyeed ee gobolade dhexe they have every right to fight the bad copy of Taliban who want to destroy their way of life and imprison the people in an opressive regime. The Suffi ideology is everywhere and you must be ignorant if you believe that Suffi ideology is not active in Gobolade dhexe. The only difference between those from semi-arid regions and the ones in the fertile lands is their warrior-mentality and fierceness. Hence why those from Gobolade dhexe cleaned the religious pretenders from Caabudwaaq, Balanbale, Guriceel, Dhusomareeb, Waxbo, Dac and more towns.
-
Mogadishu: Heavy fighting Sharif loses Yaqshid again, death toll rises
Meiji replied to General Duke's topic in Politics
Going by the same reasoning of your topic titled: ''A day of fighting & Yaqshid police station liberated '' You should have named this topic as: ''Yaqshid occupied again'' LOOL -
So far, We had Waranle trowing his waran at me and impyling many things then pullig out just to nuance his stance. We had secessionists acting all princpled and brave but became suddenly silent when we used their own way of reasoning to their affaires. We had people obsessed with Sh.Sharif and attacking that man in a topic that is solely made for the brave Mujaahideen Soomaaliyeed of gobolade dhexe. Can we now return to the topic. Ayoub, The weapons used by Mujaahideenta Soomaaliyeed are the same ones the Somali groups in Central Somalia had. Where does the secessionist entity ''Somaliland'' receive its weapons? Dont ask silly questions because we will counter it with silly questions. PS: NGONGE, are you still after, me old man? Get over the humiliation of your silly notion ''Clan is everything''.
-
NGONGE, I have noticed one thing about the secessionists-in closet: they never want to discuss their affaires and always want to act brave and principled when it comes to the affaires of other Somali groups. Al Zeylaci asked me this: what is a mujajid according to you? Well, what is more appriopriate than to take the definition used by Siilaanyo and see how Al-Zeylaci views that. PS: Welcome Ayoub, did my mentioning of SNM Mujaahideen attract your attention?
-
Fu-Fu, I feel flattered if a supporter of the late dictator critizes me and accuses me for no apparent reason. Their animosity towards my views shows exactly why I and them are different. As for NGONGE, Let us see whether Al-Zeylaci can act principled when the affaires he and most secessionists shy away from are discussed.
-
Where in your quote does it say they collaborated with the British? They supported the establishment of schools which is consistent with their ideology of civilization-buildin g first and foremost. Also, how do you consider the Qaddirah from Norwestern Somalia? Should Alshabaab also fight the Ethiopians in that corner of Somalia or are they only good when they fight Ethiopians and ''warlords&clan militia'' in Ceelbuur while not adressing the political pretenders and clan militia's masquerading as ''national army'' of the secessionist entity? As for your definition of Mujaahideen, Siilaanyo was famoust for calling the SNM fighters Mujaahideen while we all know that SNM was allied to the Ethiopian regime. Are they Mujaahideen or was Siilaanyo wrong? It is easy to talk all principled and brave as long as your own affaires are not looked into closer. So answer me the question on Siilaanyo's use of the term 'Mujaahideen'.
-
^^Someone with Siyad Barre on his display should not even talk.
-
Al-Zeylaci, Ethiopia this Ethiopa that, thats the famoust smoke-screen tactic of the religious pretenders. There is no Ethiopian in Ceel Buur, the place were the Mujaahideenta Soomaaliyeed are fighting the religious pretenders. As for your colonialism history, many Somali groups chose to not resist while others chose to support the colonial powers. I am sure the Somalis in Northwestern Somalia who chose to collaborate with the British were not Suffi's but did it for clannish reasons.
-
Popular Contributors