Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Originally posted by Duke_Valantino: As for Dayniile.com, when Qaynyare is happy they are happy when Qaynyare farts they also fart. Can we say it speaks for anyone but the security chief who happens to support the President That is rich coming from you Duke..the same could be said of you. You are happy when the Colonel yeey is happy and you smell perfume when he farts, though I wonder how u balance your act amid Puntlandpost and Cadado.net; On the question of troops, the President has mucked it up this time, just go ahead and witness his tunure declining sxb...
  2. Golaha Wasiirada Soomaaliya ayaa maanta ka dooday halki xarun unoqon lahayd Doowlada ayagoo go´´aamiye markii danbe Shirkaan waxaa gudoominayay raysulwasaaraha Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geedi waxaana looga hadlayay qaabkii doowlada kumeelgaarka ah ee Soomaaliya dib ugu noqon lahayd wadanka Soomaaliya iyadoo ay Xubnaha Golaha Wasiirada ku mrelgaarka ah ku soo gudbinayeen Afkaartooda ku aadan halka xarun u noqon lahayd Doowlada Cusub, Dood dheer iyo falanqayn dheer ka dib xubnaha golaha wasiirada waxa ay doodooda u badatay in loo guuro baydhabo inta laga xasilinayo nabad galyuada Caasimada Muqdisho, Intaas ka dib waxaa la isla go aamiyay in la diro gudiyo ayna soo indho indheeyaan gobolada Dalka ka dibna warbixinada gudiyadaas marka la dhagaysto go aan rasmiya laga qaato goobta la dagi lahaa oo xarun u noqon lahayd doowlada cusub, Waxaa la filayaa Xukuumada Soomaaliya oo Afartii Bilood ee la soo dhaafay iyadu daganayd wadanka Kanya in ayy 21/3/2005 dib ugu noqdaan wadanka Soomaaliya waxaa jira wafdi ka tirsan Labada Gole ee Doowlada oo iminka ku sugan Muqdisho uuna horkacayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Sh Xasan Sh Adan, Wafdiga gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa muqdisho kalla kulmay soo dhawayn aad u saraysa oo aan wali lagu arag sanadihii tagay iyagoo dadka reer muqdisho muujinaya sida ay uga go antahay in ay qaran iyo nabad helaan, Hadaba mudo shan cisho ah ayaa la filayaa in ay ku soo dhameeyaan wafuud loo kalla diri doono gobolada dalka halka xarun u noqon doonta doowlada , Golaha wasiirada Soomaaliya ayaa isagu dhawaan ansixiyay in Ciidamo shisheeye la keeno Soomaaliya iyo Miisaaniyadii doowladu ay dib ugu noqon lahayd gudaha dalka soomaaliya, Axmed Muusse Cabdulle(Idaawaqaca) Kenya,Nairobi
  3. Qorshaha qarsoon ee madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo maanta soo banaan dhigay ayaa ah mid dowladisaa u kala jabin doonta laba garab midba midka kale diid doona qorshahiisa siyasadeed meshasan uu kala kulmi doona madaxweyne cabdulaahi Yuusuf wa jabi kabax siyasadeed. Qorshaha badalida casaasimada ayaa looga bahan yahay in uu helo madaxweynaha iyo golahiisa SRRCda cod dhan 183 cod taasoo aan macquul noqon doonin oo ay ku kalifidoonta madaxweynaha iyo xisbigiisa SRRC in ay ku hingoobaan fikirkooda qotaha dheere ee gadaal ay kasoo riixeysay dowalda Itoobiya . Diidmadaan lagu diidi doona badalida caasimada ayaa keeni doonta in ay u hayaamaan inta badan xildhibaanada magaalada Muqdishi meeshasi oo ay ka sii wadan doonaan howalhooda halka garuubka SRRCdana ay u hayaami doonaan magalada Baydhabo oo horey xarun ugu ahaan jirtay golahaasi .. Si kasatba hahatee dadka siyasada idhadha indheya waxay sadalinayaan in Aadan Saran soor diidi doona in dowlada imaato magalada Baydhabo sida hada ka hor ugu shegay saxaafada asagoona sheegta in uu yahay xiligaan gudoomiyaha RRAda,meshaasna uu kala kulmi doona madaxwynaha DFKMG waji gabax siyaasadkiisii ee muga dheraa ,meshasna ay dowlada Itoobiya kuweyn doonta qabsashadii ay qabsan laheyd Soomaliya This was expected from Colonel yeey he was certainly not happy with what happened in Mogadishu yesterday. Now can he and his henchmen change the status of capital city from Xamar to anywhere else remains to be seen. One thing for sure is that the president is as from now responsible for break up of this Federal government.
  4. Originally posted by Ambassador: so you dont see it as your day. what a shame. somali patriotism is a great fruit, you should taste it. Sxb you are touchy and have a complex..whatever gave you that impression I have no clue. But if it would make you happy..I have been over the moon since yesterday so please dont burst my bubble...
  5. Originally posted by Ambassador: I must admit, these pictures made me emotional. all i can say is woow And say it boy...say it out loud.. cause it is your day....
  6. Originally posted by Lake Da agony: First of all Lake Da agony is a guy. Accept my apologies..I was misled by Hasna.. Hasna: Take easy La AGoniya ciao bella
  7. Wefdigii shalay soo gaaray Muqdisho oo saaka billaabaya shirarkii ugu horeeyey(Dhoolatuska ciidamadda qalabka sida oo ay ku daawanayaan Iskoola Buluusiyo) Wefdigii shalay soo gaaray Muqdisho ee uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan & wefdigii kale ee ka horeeyey ayaa maanta kulan ballaaran kula yeelanaya dugsiga sare ee booliska saraakiisha ciidmadda booliska & kuwa milateriga, waxaana lagu wadaa in faraagaraha Iskuulka Buluusiya ay gaada-ka ciyaar ah ku soo bandhigaan ciidamadda milateriga & kuwa kumaandoska oo tiradooda gaareyso 1000 ilaa 1500. Wefdiga oo shalay si weyn loogu soo dhoweeyey Muqdisho ayaa waxey saaka la hadli doonaan saraakiisha ciidamadda qalabka sidda, iyagoo warbixino ka siin doona saraakiisha ujeedada safarkooda, waxaana wefdigu ay wax ka weydiin doonaan saraakiisha aragtidooda ku wajahan dalabka ciidamadda ee la doonayo in Soomaaliya, waxaana kulanka wefdiga & saraakiisha uu ka dhici doonaa gudaha hoolka shirarka ee dugsiga sare ee booliska. Wefdigan oo la sheegay in Keny ku laabanayaan maalinimada Arbacadda ayaa kulmo kala duwan la yeelanaya mas’uuliyiinta maxkamadaha Islaamiga ah, siyaasiyiinta & qeybaha bulshada ee ku dhaqan Muqdisho. And yes CAAMIR they are real Africans....!
  8. Originally posted by HornAfrique: What distinguishes HornAfrique from Duke, BN & company? Common ugaas u cant be serious..! Ofcourse the title 'ugaas' is one factor,but not the main.. wind.talker: I can picture now: "The Return of the Expellees" - sounds like a Broadway play. I hope it is more realistic rather than play sxb.. rudy : we all know whats gonna happen when the dude shows up!! hell is gonna freeze!! Legends from Puntland have that he brings sunshine and smile where he reigns...
  9. ^^ Dont worry ugaas the scenario of Mogadishu today will completely undermine the call for foreign troops. Lets just pray it is not a one-of situation and that the people of Mogadishu will be sane and wise enough to fulfill the demands of these delegation which if they do will certainly settle the haggle amid the 'top-dogs' of the federal government in the introduction of foreign troops. Bottom line if law and order cannot be restored in Mogadishu the aye's for the introduction of foreign troops will have the upper hand, and on the contrary if the Speaker and his delegaton offers and demand are met in Mogadishu over the next four days then President Yeey will have to come and sit at his helm in Wardhigley. The only set back in here will be that I have to arrange Visa for Duke, BN & company..
  10. Common guys...give credit where it is due...Lake Da agony is trying her best to make aware of things. Simply dont go to KFC and dont eat at Chinese Restaurant. Ok Lake Da agony what 'beef' do you have on Somali restaurants apart they serve you with 'hambos' from previous customers..
  11. ^^Horn sxb weli qosol aan ku maqna..and I was just about to confront him...how can he say that to my 'ugaas'. All apologies Horn sxb I could not help laughing.But on the other hand could it be that this man (Alle-ubahne) is being sarcastic intentionally and that he knows you gender 'ugaas'.
  12. Originally posted by Qudhac: we will see if c/y can survive in the next two months or if Caato and Yallaxow and Geedi take him to muqdisho and make him "hostage" president as they clearly plan to do so. "hostage president"..? What on earth gave you that idea sxb..?
  13. Originally posted by Alle-ubaahne: HornAfrique, Abaayo, before that happens,.... Ma garatay abaayo?
  14. Gabadhii kaliga aheyd ee isu sharxday madaxweynanimada Soomaliya Xildhibanad Caasha Axmed Cabdalle oo maanta ka mid aheyd wafdiga uu hogaaminaaya Gudoomiyaha Barlamaanka Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa sheegtay sida maanta logu soo dhaweyey magaalada Muqdisho in aysan arag waligeed ayadoona ku amaantay shacabka Muqdisho in ay yihiin kuwa ah muwadiniin jecelna dowlada nimada ,waxa kale oo sheegtay kuwii mar marsiyada ka dhiganayey Muqdisho lama tagi karo ha arkaan in ay joogaan maanta Muqdisho in ka badan 100 xildhibaan mana jiraan wax laga sheegayey ee dacayada ahaa in leysku qalanaaya meeshasi . Magaalada Muqdisho oo maanta aheyd mid laga dareemayey jawi dowladeed sida ay dadka u soo libisteen iyo sidaweyn ay amaanka u sugayeen ciidamada amaanka oo wata dariskii lagu yiqiinay ayaa dadbadan soo jiidatay in dhahooda kuwaaso ay ugu danbeysay muda dhan dhor iyo toban sano.. Caasha Axmed Cabdalle
  15. Members of the Government delegation in Xamar are ; Shariif Xasan Sheekh Aadan, Max’ed Qanyare Afrax, Max’ed Xuseen ***** , Shariif Salax Max’ed Cali, Caasha Axmed Cabdalla, C/laahi Aadan Axmed (Black), Max’ed Xuseen Caddow, C/llaahi Cabdi Garuun, Caasha Cabdi Sheekh, Salaad Cali Jeelle, Yuusuf Mire Seeraar, Saalax Cali Faarax, Max’ed Sheekh Gabyow, Cumar Max’ed Maxuud (Filish), Xuseen Cabdi Wade, Xirsi Aadan Rooble, Sheekh Nuur Cali Aadan, C/qaadir Sh. Max’ed Nuur, Cali Baashi Xaaji Max’uud, Jaamac Cali Jaamac, Faado Daahir Aadan, Axmed Cumar Jees, Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf dheeg), Cabdalla Xaaji Cali, Cabdalla Boss Axmed, Xasan Buraale Max’ed, Saleemaan Colaad Rooble, Feysal Cumar Guuleed, Faarax Ismaaciil Xuseen, Qamar Aadan Cali, Max’ed Sheekh Xuseen and others. And they still want to send 'xabashi' troops there...
  16. Muqdisho(Sh.M.Network Online) wafdigii uu hogaaminayay gudoomiyah DFKMG ee Soomaaliya shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka soo dagay garoonka diyaaradaha Deyniile ee duleedka magaalada Muqdisho. Gudoomiyah Baarl. iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa si weyn loogu soodhaweeyay goroonka diyaaradaha ee Deyniile isagoo gacan qaaday mas'uuliyiintii soo dhaweysay. Kooxda baambeeyda ayaa halkaasi waxa ay ka garaaceen Musica Baambeyda oo ay ku soo dhaweeyeen mas'uuliyiintaasi. Wafdiga uu hogaaminayay Shariif Xasan ayaa tiradoodu waxa ay gaareysaa 42 xubnood waxaana ka mid aha wasiirka Amniga Maxamed Qanyare Afrax, wasiirka Owqaafta iyo diinta Cumar Maxamed Maxamuud {Cumar, Filish } Wasiirka Lacagta C/kariim Axmed Cali, Yuusuf Dheeg iyo mas'uuliyiin kale oo fara badan. Wafdiga ayaa waxa ay soo mareen wadooyin badan oo ka mid ah magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada tarabuunka halkaasi oo ay kula hadaleen dadweyne fara badan oo soo dhaweynayay. Wafdiga ayaa durba wax ay ka soo gaareen Hotleka Saxi oo ay haatanba ku sugan yihiin.
  17. Wasiirka howlaha guud & guriyeynta “Waxaan Kenya ku dhisnay dowlad dib u heshiisiineed si kalsoonidii & is-aaminidii luntay ee shacabka u soo laabato, haddiise loo rogay dowlad keli-talis Wasiirka howlaha guud & guriyeynta Cusmaan Xasan Cali (Caato) oo ka mid ah hogaamiyeyaasha kooxaha ee Muqdisho ku hubeysan ayaa shirkii shalay ay golaha wasiiradu kaga doodayeen dalabka ciidamadda shisheeye isaga baxay, wuxuuna ogolaanshaha dalabka ciidamadda shisheeye gaar ahaan ciidamadda dalalka IGAD uu ku tilmaamay shirqool la doonayo in lagu xasuuqo dadka K/Soomaaliya degan ayna tahay heshiis ay soo gaareen C/llaahio Yuusuf & dowladda Itoobiya, sida uu yiri Cusmaan Caato. “Waxaan Kenya ku dhisnay dowlad dib u heshiisiineed si kalsoonidii & is-aaminidii luntay ee shacabka u soo laabato, haddiise loo rogay dowlad keli-talis oo nin walba wuxuu rabo uu ku fushanayo waa lagu kala tegayaa meesha, waxaana taa mas’uuliyadeeda qaadaya damaca C/llaahi Yuusuf uu ku doonayo in uu qiiq isku qariyo†ayuu yiri Cusmaan Xasan Cali (Caato) oo sheegay in C/llaahi Yuusuf uu ka yimid gobol ka mid ah gobolada Soomaaliya uusana xaq u laheyn in gobol kale uu ciidan u dalbado si uu u xasuuqo, cid riyadaasi ka yeeleysana ma lahan. Cusmaan Caato ayaa la filayaa in uu saaka ka mid noqdo wefdiga uu hogaaminayo guddoomiyaha baarlamaanka ee Muqdisho soo gaaraya, waxaana fikirka diidmada ciidamada shisheeye la qabo Cusmaan Caato wasiiro uu ka mid yahay wasiirka ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow oo hadda ku sugan dalka Baxreyn oo uu kaga qeybgalayo shirka dalalka Islaamka ah. Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile Muqdisho
  18. Somalis at odds over foreign troops The Somalian government has approved the deployment of at least 5000 foreign troops to help restore the first national administration in 14 years, but powerful tribal chiefs have balked at the plan, officials said. The plan to send between 5000 and 7000 troops to stabilise Somalia was put to a vote at a cabinet meeting chaired by President Abd Allahi Yusuf Ahmad in the Kenyan capital. The decision will have to be taken to the country's parliament for final approval. Thirty-eight out of 47 ministers voted in favour of the deployment, but nine of them voted against, including powerful tribal leaders in the cabinet, a minister said.................. "We reject the deployment of foreign troops in Mogadishu. Therefore you should create a peaceful environment for the relocating Somali government," faction leader Muse Sudi Yalahow said on Wednesday, voicing a position widely held by faction leaders, even those in cabinet. Source: Aljazeera Read on...
  19. ^^^And you are adamant the African trooops will bring security to Mogadishu without the consent of Al-xaaj and co. .Think again sxb...!
  20. A Somali refugee who stabbed his ex-wife's husband to death outside a school must serve at least 15 years of his life sentence, a judge has ruled. Ali Sayeed, 50, was earlier convicted of murdering Mustafa Sayeed outside Holte School in Lozells, Birmingham. The court heard Sayeed, of Park Avenue, Handsworth, believed his former wife had brought dishonour to him in the close-knit Somali community. Mr Justice Fulford said there could be no excuse for the violent slaying. The court heard when Sayeed saw his ex-wife with her new husband on the morning of the killing it brought the grievance to a head. Mustafa Sayeed was stabbed twice in the back while parents and pupils at the school looked on in horror, the court was told. source : Man's killer must serve 15 years
  21. Weftigii Dowladda Federaalka Soomaaliya Ayaa Maanta Booqday Madaxtooyadii Soomaaliya iyo Xabsigii Uu Ku Xirnaan Jiray Madaxweynaha Soomaaliya ee Xiligan. Is there a connnotation in here to Roben Island prison and Nelson Mandela by Puntlandpost...?
  22. Originally posted by Duke_Valantino: The Somali president should not be at the mercy of anyone least of all warlords. Hello...! then why are they in the cabinet..if not to appease them..?
  23. Originally posted by Duke_Valantino: These website represent a narrow point of view. Lets wait for the news to come in. Just cause they are not naratting to your liking does not mean they represent narrow ..abti...it could be wider than you think...never underestimate sxb...
  24. Cabdulaahi Jaamac Sifir Oo Shaaca Ka Qaaday In 30 Xildhibaan Ee Muqdisho Aaday Aanay Dowlada Dirsan Oo Aanay Ka tashan safarkooda. Ra'iisul wasaare ku xigeenka 1aad ahna wasiirka warfaafinta ee Dowlada KMG ee Soomaliya Cabdulaahi Jaamac Sifir Ayaa xalay Shaaca Ka qaaday In xubnaha dowlada ee isugu jira wasiirada iyo baarlamaanka safarka ay ku tageen aanay ahayn mid ay wax ka ogayd dowladdu balse uu ahaa mid shaqsiyadeed . Mr. Sifir waxaa uu intaasi ku daray in isaga iyo Wafdigii uu hogaaminayay Maxweyne Cabdulaahi yuusuf ay ka soo qayb galeen Shirkii Abuuja oo loogaga hadlayay in Soomaaliya la keeno Ciidama shisheeye Hase yeeshee loo agolaaday in ciidmo IGAD ah la geeyo Soomaaliya isagoo intaasi ku daray in Wasiirada gaashaandhiga ee Urur Goboleeka IGAD ay dhawaan ka shiri doonaan arinkaasi . Waxaa sii Balaaranaya Khilaafka u dhaxeeya Madaxda sare ee Dowlada KMG ee Soomaaliya iyadoo Ra'iisulwasaaraha DKMG iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Golaha Wsiirada Iyo inta badan xubnaha baarlamaanku ay diidan yihiin in soomaaliya la keeno ciidamo Shisheeye Halka Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf uu dhagaha ka fureystay Dalabaadka Baarlamaanka iyo xukuumada aay ku diidan yihiin ciidamadaas shisheeye iyagoo qaba in dhaqaalaha ku baxaya ciidamadaasi loo baahan yahay in lagu tababaro maleeshiyaadka oo la Qarameeyo lana dhaqan celiyo Hobyonet.Muqdisho. Jimce 4 Febaraayo 2005.