Jumatatu
Nomads-
Content Count
1,570 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jumatatu
-
Originally posted by Duke_Valantino: Ato had a game all along however he has not managed even to convince the other Mogadishu ministers, this shows his weakness for while he wants to derail the government from within using emotive claim of representing the clan. Those from Hiiraan, South Mogadishu and even his own subclan do not trust his intentions for they have all been there with him in the past. You are still in and within the box of illusion..!
-
How soon people like Duke forget the capability of Ato. But that is typical isn't it? The cowards hiding behind force other than theirs, however when the Axmaars whom you are expecting to reinstall your tyranny is giving the hiding then you will be open and , mark my words, history will be re-written all over again. And then Duke sxb your immunity for being a 'step-son' will be null and void.
-
Safiirka Itoobiya u qaabilsan arrimaha dalka Soomaaliya oo sheegay in ciidamo ka socda dalkiisa imaan karaan soomaaliya marka ogolaansho laga helo Baarlamaanka Federaalka Safiirka Dowladda Itoobiya u qaabilsan arrimaha dalka soomaaliya ayaa sheegay in ciidamo nabad ilaalin ah oo la keeno soomaaliya ay ku xiran tahay sida Baarlamaanka federaalka KMG ah ee soomaaliya u ogolaado, isagoo sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu ciidamo u soo diro soomaaliya. :in Soomaaliya ciidamo u soo dirno waxay ku xiran tahay ogolaansho laga helo Baarlamaanka iyo Dowladda Soomaaliya"ayuu yiri Danjire C/siis Axmed oo Itoobiya u qaabilsan arrimaha dalka soomaaliya, wuxuuna ka hadlayay wararka Maalmahan la sheegayay ee ahaa in Ciidamo Itoobiyaan ah imaan doonan gudaha dalka soomaaliya. Danjire C/siis oo haatan ku sugan magaalada Nairobi ayaa sheegay in Kenya diyaar u tahay inay ciidamo keento soomaaliya, isagoo meel iska dhigay hadal daraad ka soo yeeray Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya kaas oo sheegay in Kenya ka hartay ciidamada la keenayo soomaaliya. Wuxuu muujiyay rajo ah in Baarlamaanka soomaalida ogolaan doona in Ciidamo Itoobiyan ah la keeno gudaha dalka, taas oo uu ku fasiray in shacabka soomaaliyed muhiim u tahay Notice how confident the ambasador is. Seems we are wactching long held plans unfold. Now whether it will actually work or will be realised only time will tell. the ambassador and the government he represent are mute to the idea that their plan will have a serious repercussion. Pity the ingredients for an outbreak of another Somali civil-war is been brewed and most of us are blind to it.
-
Thanx Velvet, and same to you and all other SOL Nomads, May the blessings, mercy and guidance towards right path of Allah SWT be with all of you for this year and many to come ....amiin...!
-
Originally posted by who_me: I wonder what happend to her elder son, ppl say he killed the man with his father, ppl say alot of stuff Cajiib how tales are made and get twisted in Somali society. The boy is innocent and did nothing, he is still in shock.
-
Deeqbixiyaash shirka dib u heshiisiinta Soomalida oo ku tilmaamay in lagu dag dagay in Soomaliya la geeya ciidama ka socda safka hore War goordhaweyd ka soo baxay xafiiska Deeqbixiyasha shirka Soomalida oo ku tilmaamay go´´aankii golaha amaanka Afirka in uu yahay mid lagu dag dagay waqtigaana aan loo bahneyn in go´´aan noocaan oo kala ah in uu ka soo baxa golahasi madaama arintaa si fiican loogu kala qeybsan yahay ,Soomalida inta badan ay ka soo horjeeda in dalkoda la geeya wadama safka hore ka socda sida Itoobiya , Kenya iyo Jabuuti. Wadamada ka soo saray warka ayaa ah Jarmalka , Sweden Norwey, Ingiriiska iyo kuwa kale ,ayagoona sheegay waxii aan loomarin golaha Barlamaanka uusan sharciyeynin in aan lagu dhaqmi karin, keenista ciidamadana ay u taalao in uu ogolaaday golaha Barlamaanka . Dhanka kale waxaa caawa ka jiray magaalada Nairobi buuqweyn oo lagu diidan yahay keenista sharcidarada ah ciidamada safka hore ayagoona shegay inta badan shacabka Isli in aritaa lagu dag dagay hadii ay ku dhaqaqadana in ay ciidamo dowlada Itoobiya ay galaan dhulka Soomaliya in aysan aheyn wax cusub ayadoona horey u heysatay dhulbadan oo ku yaalo gudaha Sooamliya taasna ay tahay sharcidardii horey looga bartay webmaster@dayniile.com
-
Cali Mahdi Maxamed oo si cad uga soo horjeestay ciidamo Itoobiyan ah oo la keeno Soomaaliya Muqdisho(Sh.M.Network Online).Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed ayaa maanta si cad u diiday in ciidamo Itoobiyaan ah ay cagaha soo dhigaan gudaha dalka Soomaaliya. Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaara ah siiyay shabakada warbaahinta shabelle ayaa sheegay in wadamada safka hore ee xuduuda la leh Soomaaliya in ciidamo ay leeyihiin aaney imaan karin dalka Soomaaliya isagoo xusay in xurguf iyo is afgarawaa mudo badan jire ay u dhaxeyso Itoobiya iyo Soomaaliya. Cali Mahdi Maxamed waxaa uu tilmaamay in ay tahay arin la yaab leh in ciidamo Itoobiyaan ah ay soo galaan gudaha wadanka Soomaaliya oo markaasi raba in ay sameeyaan hub ka dhigis iyo dhaqan celin, waxaana uu sheegay inaanu ogolaan doonin arinkaasi. Siyaasiga Cali Mahdi Maxamed ayaa ugu dambeyntii waxaa uu sheegay in cidii u ololeysa ciidamo itoobiyaan ah ay soo galaan guadaha Soomaaliya ay mas'uuliyadeeda qaadi doonto Shabelle Media Network, Muqdisho
-
And Duke you failed to reposrt this from the same website or is it contradictory to your ill-believes..? Ugu horeyntii waxaa kulankaas ka hadlay Cali Mahdi Maxamed uu Wafdiga Baarlamaanka ku soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho,wuxuuna hadalkiisa ku bilaabay sida.:Waxay dadka Muqdisho idin kugu soo dhaweynayaan Walaaltinimo, Waxay beeninaayaan ama ay ka soo horjeedan in beenta laga sheegay Magaalada Muqdisho, beentaas oo ah in Gobolka Banaadir uu yahay meel lama galaan ah, taas maanta ayaa dadka Banaadir beeniyeen. Shacabka Ku nool Magaalada Xamar waa Shacabka Soomaaliyed raba dowlad soomaaliyed, haddii beri jiri jirtay khilaafaad iyo Is afgarad xumo iyo dagaalo sokeeyea maanta taas waa dhamaatay,dagaal waa ka dhamaaday Caasimadda soomaaliya,waa dhamaatay wax la yiraahdo reer hebil, Ma jirto mana jirto mana jiri doonta dagaal dambe oo Xamar ka dhacay, waa jiri karaa mid wax ma garad ah oo burcad ah sida inta badan ka dhacaan Magaalooyin waa weyn ee Caalamka ka mid ah, sida Kenya, Qaahiro iyo meelo kale oo Mareykanka ka mid ah, Ninka Burcad ka ah ma metelo Shacabka Soomaaliyed ee ku nool Muqdisho waa shaqsi dan gaar ah leh, dadka ku nool Muqdisho waxay isku raacsan yihiin inay soo dhaweeyan Dowladda Federaalka soomaaliya, waxayna diyaar u yihiin inay u adeegan dowladdaâ€ayuu yiri Cali Mahdi Maxamed. Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Dowladda KMG ah Cumar Maxamed Maxamed (Cumar Finish) ayaa isna hadal uu halkaas ka jeediyay ku sheegay inuu hubkiisa ku wareejin doona Dowladda KMG ah ee soomaaliya, wuxuuna diiday in ciidamo la keeno soomaaliya, laakiin waxaa uu soo jeediyay in la helo Saraakiil Ajanibi ah oo tababara Ciidamada soomaaliya, wuxuuna dalbaday oo uu ka codsaday madaxda muqdisho inay magaalada hubkooda kala baxaan. And you forgot this image too but then again I forgot you despise Mudane Jamaac
-
Originally posted by Duke_Valantino: Cali Mahdi Maxamed: 1991 dii ayaa la I doortay, dowladaas waxay ku fashilantay Ciidan la,aan waxaan qabaa in dalka la keeno ciidamo ka socda Afrika marka laga reebo Itoobiya… ...... ....:ciidanka la keenayo waa kee, Ma ciidan Itoobiya ayaa keenaynaa, mise mid Kenya mise mid Jabuuti mise Ciidan isku dhaf ah oo ka socda Afrika ayaa keenaynaa, anigo waxaan ku talin lahaa in dalka la keeno ciidamo afrikan ah, mana qabo in dowladaha safka hore sida Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya ciidamadooda la keeno dalka, maxaa yeelay wax badan ayaa u dhaxeeya soomaaliya iyo dalalkaas, waana iga talo, xitaa Carab waa laga keeni karaa, waxaana ka soo horjeeda in dalka la keeno Itoobiya, Jabuuto iyo kenya
-
^^ According to you the truth centres around Colonel yeey and anything that ends with Puntland.
-
Itoobiya oo ciidamo u soo direysa Soomaaliya todobaadka dambe 07, February 2005 Itoobiya(Sh.M.Network Online). dalalka Kenya iyo Itoobiya ayaa lagu wadaa dhawaan in ciidamo ay u soo diraan Soomaaliya iyadoo qarashka ku baxaayo ciidamadasi ay iyagu iska bixinayaan inkastoo dalk Itoobiya uu sheegay in todobaadka soo socda ay ciidamo u soo dirayaan Soomaaliya. arinta ciidanka loogu soo dirayo gudaha Soomaaliya ayaa timid kadib markii Golaha amaanka midowga Afrika kulan ay kaga hadlayeen arimaha ka jira dalka Togo oo ku aadanaa xilka madaxweynenimada uula wareegay fueri Eyadema oo ah wiilka uu dhalay madaxweynihii geeriyooday ee Toogo. kulankaasi oo ka dhacay magaalada Adisababa ee dalka Itoobiya ayay dalbadeen labada dal ee Kenya iyo Itoobiya in ajandaha shirkaasi lagu soo daro arimaha Soomaaliya iyadoo arintaasina laga ogolaaday. labada dal ee Itoobiya iyo Kenya ayaa waxa ay ka dalbadeen shirka Golaha amaanka Midowga Afrika ee ka dhacay dalka Itoobiya in ciidamo loo diro Soomaaliya arintaasi oo golaha amaanka midowga Afrika ay sheegeen in aysan wax kharash ah u heynin ciidan loo diro Soomaaliya isla markaana aysan suuro gal aheyn xiligan in ciidan loo diro Soomaaliya. hasayeeshee labadaasi dal ayaa waxa ay soo jeediyeen in qarashka ciidamdamadooda ku baxaya ay iyagu iska bixinayaan ciidamana ay u dirayaan Soomaaliya arintaasi oo laga ogolaaday Itobiya iyo Kenya hadiiba ay kharash ay ciidamo ugu diraan Soomaaliya ay haystaan. ilo xoog ogaal ah oo shabakada warbaahinta shabelle u waramaya ayaa sheegay in dowladda itoobiya ay 7aadka soo socda ay dooneyso in ciidamadeeda ay soo galiso gudaha Soomaaliya iyadoo markaas aan wax go'aan ah ka sugeyn xildhi. baarl.FKMG oo arintaasi go'aankeeda laga sugayo in ciidamo loo soo diro Soomaaliya balse dowladda Itoobiya aya la sheegay in ay dooneyso oo kaliya mas'uul ka tirsan DFKMG ah oo saxiixa arintaasi. waxaa warar la helay ay sheegayaan in 7aadkan madaxweynaha DFKMG C/laahi Yuusuf Axmed uu safar ku tagayo dalka Itoobiya iyadoo markaasi ay suuro gal tahay inuu saxiixo arinkaasi. dhinaca kale ciidamada dalka Kenya ayaan iyagu la sheegin xiliga ay Kenya u soo direyso gudaha Soomaaliya. Maalinta Jimcaha ayaa soo gaaridoono Soomaliya koox qiimeyn ku sameyn doono xaaladda ka hor inta aysan soo galin ciidamada IGAD. arimahan ayaa waxa ay ku soo beegmeen xilli wafuud ka tirsan DFKMG uu hogaaminayo gudoomiyaha Barl. Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku sugan yahay gudaha Soomaaliya gaar ahaan magaalada muqdisho iyadoo ay jiraan xubno kale oo ka tirsan xukuumadda oo sheegay in wafdigaasi ay iyaga iskood u tageen oo aan la ogeyn balse shalay golaha xukuumadda ay go'aamiyeen in wafdi kala duwan loo soo diro gobolada dalka Soomaaliya arintaasi oo ku saabsan halka ay dowladda dagidoonto Shabelle Media Network, Adisababa
-
Gudoomiyaha Baarl. oo sheegay in maanta la helay furihii nabadda ee Soomaaliya Muqdisho(Sh.M.Network Online). gudoomiyaha Baarl. FKMG ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa waxaa uu sheegay in la helay furihii nabada ee soomaaliya kadib markii uu maanta booqday dekedda weyn ee magaalada Muqdisho iyo xarunta villa Soomaaliya ee magaalada muqdisho. xubnaha labada gole ee DFKMG ee Soomaaliya ee ku sugan magaalada Muqdisho uuna hogaaminayo gudoomiyaha Baarl. FKMG aya amaanta booqday gobo kala gadisan oo ka tirsan magaalad Muqdisho. wafdiga ayaa maanta socodkoodii ka bilaabay dekedda weyn ee magaalada Muqdisho waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay xildh. Maxamed Jaamac Furux iyo ilaalada Dekedda magaalada muqdisho, waxana sidoo kale ay booqdeen xaunta villa Soomaaliya halkaasi oo ay kula hadleen taageerayaasha isbaheysiga SNA ee uu hogaamiyo xuseen Maxamed Cediid. Abuukar Ganey oo ah K/simaha gudoomiyaha ururka SNA ayaa u sheegay xubnaha labada gole ee dowladda in ay dolwadda aad u taageersan yihiin isla markaana ay soo dhaweynayaan waxaa uu balan qaaday in ay la shaqeyn doonaan isagoo u soo jeediyay labada gole ee DFKMG inaan marnaba dadka Soomaaliyeed aqbali doonin in ciidamo shisheeye la keeno Soomaaliya isagoo sheegay in ciidamada qaranka iyo walib maleeshiyooyinka Soomaaliyeed ay ku filan yihiin amniga wadanka. gudoomiyaha Baarl. oo hadal u jeediyay dadkii halkaasi isugu yimid ee Villa Soomaaliya ayaa sheegay in la helay furihii nabadda ee Soomaaliya mar hadii ay maanta ay yimaadeen xarunta villa Soomaaliya iyo dekedda weyn ee magaalada muqdisho. gudoomiyaha Baarl. Shariif Xasan Sheekh Aada waxaa uu sheegay bulshada Soomaaliyeed in looga baahan yahay in ay taageeran dowladda isla markaasna fariisin u noqon doonto magaalada Muqdisho isagoo ka codsaday bulshada Soomaaliyeed in ay hubka iska dhigaan isla markaana hubka ay ku wareejiyaan ciidamada Soomaaliyeed isagoo tilmaamay in ay tahay mid lagu gaari karo in nabad iyo midnimo waarto ay tahay in hubka la iska dhigo. sidookale waxaa halkasi ka hadlay xildh. ay ka mid ahaayeen Axmed Cumar Jees oo si aad ah isaga u amaanay isbaheysiga SNA xiliyadii kala duwanaa uu soo maray dalka 14 kii sano ee lagu jirey bur burka iyo dhibaatada . waxaa kale oo halkaasi ka hadlay gudoomiye K/xigenka Baarl. iyo waliba xubno kale oo ka tirsan DFKMG ee Soomaaliya. labada gole ee xubnaha DFKMG ayaa maanta sidoo kal e waxa ay booqdeen xaruntii hore ee Radio Muqdisho, Xarunta talisk ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo waliba xaruntii hore ee golaha shacabka Soomaaliyeed oo uu ka muuqday bur bur lixaad leh Shabelle Media Network, Muqdisho
-
“Reer Muqdisho waxey caan ku yihiin Kacdoon-kii ay qaadaan wey ku guuleystaan".. Guddoomiyaha baarlamaanka Shariif Xassan Wefdigii uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka ayaa maanta kormeer ku tegay goobo ay ka mid ahaayeen dekadda weyn ee Muqdisho, Xarunta Madaxtooyadda Villa Soomaaliya, Radio Muqdisho, Xarunta Taliska booliska & Golaha shacab-ka, iyadoo goobihii ay wefdigaasi booqdeena si weyn loogu soo dhoweeyey. Dekadda weyn ayaa waxaa ku soo dhoweeyey wefdiga xildhibaan Max’ed Jaamac (Furux) oo warbixin ka siiyey xaaladda dekadda wuxuuna ku soo wareejiyey qeybaha dekadda oo weli bad-qaba, iyadoo bakhaaradii dekadda ay sidoodii yihiin xafiisyada qaarkoodna ay u dhan yihiin qalabkoodii, wuxuuna sheegay xildhibaan Furux in dhinacooda ay dekadda ka furan tahay ayna diyaar u yihiin in dekadda ay ku wareejiyaan dowladda cusub, isagoo codsaday maleeshiyadii ilaaladda ka haysey dekadda muddadii ay xirneyd oo dhibaatooyin kala duwanna ay ka soo gaartay muddaasi in mudnaan gaar ah la siiyo, waxaana wefdigu ay soo dhoweyntii ugu ballaarneyd kala kulmeen xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen dadweyne aad u fara badan & mas’uuliyiinta taageeraaysha Isbaheysiga SNA ee taageersan Wasiirka arrimaha gudaha Xuseen Max’ed Ceydiid, waxaana taageerayaasha SNA ay wefdiga ku soo wareejiyeen xarunta mdaxatooyada Villa Soomaaliya, Idaacadda Radio Muqdisho, Taliska ciidanka booliska & dhismihii golaha shacabka, waxeyna wefdiga ku hakadeen dhabarka dambe ee Golaha shacabka dhismihii Ex. dugsigii 1-da Luuliyo. Waxaanu qabnaa Soomaaliya in ay iskeed u tashato iyaga oo kaashanaya ciidamaddii qalabka siday oo kii da’ noqday uu tababarkii weli ku filan yahay, ganacsatada & culumaa’udiinka ay ka shaqeeyaan nabadda & sharafta ummadda Soomaaliyeed, dowladduna ay Muqdisho timaado ayna si degdeg ah ugu howlgasho, waxaan u sheegeynaa walaalaheena qaba in Soomaaliya ciidamo shisheeye ay hubka ka dhigaan, Soomaaliya waxaa yimid ciidamadii US/UNOSOM baaxadda dhibaatadii dhacdayna waa la ogaa, waxaana u sheegayaa beesha caalamka in ay Soomaaliya maanta u baahan tahay wax aqoon & tababar ku kordhiyo ee aaney Soomaalidu u baahneyn†ayuu yiri Abuukar Sheekh Cusmaan Ganey oo ah ku-simaha Xuseen Ceydiid ee isbaheysiga SNA, wuxuuna tilmaamay in ay taageera buuxda la garab taagan yihiin dowladda. Safarka kan xiga waxaan isla imaaneynaa madaxweynaha & ra’isul wasaaraha waxaan idinka codsaneynaa in aan nimaano reer Muqdisho oo qoryihii iska tiiriyey, waddooyinkiina iska nadiifiyey oo basas aan qoryo la socon nagu soo dhoweynaya†ayuu yiri guddoomiyaha baarlamaanka oo soo jeediyey in dhalinyarada qoryaha haysata waxbarasho loo jiheeyo, lagana shaqeeyo siddii ay qoryaha isaga dhigi lahaayeen
-
Originally posted by Hasna: Sijui Tea with Condensed Milk to start my day. Yep..! The best uplifting you could get on a Monday morning. Anything else other than that is a wanabe substitute.
-
The Speaker of Parliament, the Ministers (who are also warlords of Mogadishu) and other MP's who are in Xamar today are not less worthy, if not more, than the President. They are part of the nucleus of the Federal Government, if they can command the authority and influence in Mogadishu they have so far shown since their arrival. That throws out of the window the rhetoric for Xabashi troops for Somalia. Secondly this is a reconciliation government, its primary aim is to reconcile not to impose or either for one of the reconciliatories to dictate its path towards reconciliation. And in a simple man theory you cannot disarm one clan and call the other to be part of the disarming contingent. So Duke you can go on and add romance into your adeero's intention bt that is the fact on the ground and deadlock continues.
-
Originally posted by Duke_Valantino: Somalia can only have one government, one military one police responsible for security. And this is non negotiable. And built by one man right? there you go again utterly ignoring the facts on the ground and referring to hypothetical situations and excuses that dont add up. By the end of the day Yeey wants to move the seat of power to Baidoa, and the ministers and parlimanterians who went to Mogadishu yesterday oppose that move. For him to host a cabinet meeting today at their absence and make the call for Baidoa speakes volumes. Just for once look at it from that view and analyse the impact it would have on the credibility of the Government of which whom he is a president, instead of continuoasly singing his praise like you live in North Korea. And if this helps you let me tell you, if this government works it works for both you and me, if it fails it affects both of us.
-
Originally posted by Duke_Valantino: Who is us guys exactly, because you went from speaking abut a national government disarming some bandits to naming clans, why? And who were you refering to here Do you remember what happened in 1999 in Badoa? when the bravest, toughest most battled hardened of them all were chased out. certain Chinese monks? Never start the battle if you cant win the war. As for going back to the political scene, The president has mucked it up by creating a faction that opposses the government delegation that went to Xamar. For once I believed that yeey could possibly pull strings together and make this government work by cooperating with others. But it is just isnt him he strives on conflicts and disputes.And wants total control. So stop defending adeero on clan affiliation and objectively realise the mistake he has made today and how seriously it could damage the volatile federal government we have . And Duke think beyond the box sxb if you want to survive in this World.
-
Originally posted by Duke_Valantino: [QB Facts on the ground, nor history supports your arguments dear brother. [/QB] Coming from someone talking to somebody who has kept him in between blocks of arid land over the last 14 years is very suprising. How soon you forgot abti, that C/llahi came begging for the peace in Galkacyo by 'gurguraad' to Aideed in 1993 (note) in Mogadishu. How soon you forgot that I have made sure his domain never exceeded beyond and between Galkacyo and Bosaso. Never Duke , never you raise your voice at my presence, when only recently you sent your troops and General Abdi Bile to Kismayo that I reminded you of your capability. Today you are expecting with power of xabashi troops to take your avenge and call on others; Now suppose you have RRA, Puntland, Hiiraan, Jowhar, Juba, Gedo and some from Mogadishu with real support from the AU and International community. What would be the outcome? . Typical of you guys isn't it always rely on what is not yours. And how dare you talk about the history battle fields when the pages of your misery and defeats are still wet with the ink they were written with. And let me tell you this a brave person either skilfully builds the concrete structural base and domain of his society or destroys its very fabrics at whim in search of absolute power. Your adeero has already or is on the brink of making the latter choice. wiil_duco : jum sxb keey waxaa lagu jira sanad cusub umada soomaliyeed waa ay ka daashay dagaal, go ask the youngest one haduu rabo in uu arko dagaal kale ka dhaco soo maaliya. saxiib sometimes I wonder whether you have the mental capability to comprehend what you read let alone utter. Am not the one calling for the troops and war in here.
-
Originally posted by CHE': If not, logic would dictate that the gov. be relocated elsewhere. Which logic..? The logic of fear and hegemony..? I wonder.
-
Originally posted by Duke_Valantino: We don’t need peace by talk we need peace by any means, these folks will only be scared of a government that has its police, army and courts. These apparatus wont be created if you are helpless in a city were the people dance for change then hide in terror. Scared.? Think again sxb..look at this And the person inspecting the Guard of Honour none other the the Speaker of the Parliament..Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan So Duke sxb if you think this guys will be afraid of your adeero with xabashi soldiers, think hard again . Yeey should realise there are no 'namalayaal' in Mogadishu if that was the case in Puntland. He is the President and should act like one, not as the leader of an invassion party.
-
Originally posted by Qudhac: he knows if he goes to muqdisho he will almost certainly become "hostage" president, By saying that you are endorsing his fear and the fact that Xamar is a dead trap....wonder how you came to such a comclussion?
-
Badoa first Mogadishu second: The realist will prevail.
Jumatatu replied to General Duke's topic in Politics
Duke Baidoa first, cause you can easily bring there 30,000 Ethio troops there, you see this as a solution cause Yeey wants to walk with them towards banadir and surrounding regions. Whether this will be realised or not only time will tell, but for certain it will open a new chapter in the Somali Civil war..thanx to Yeey and his dreams & policy. -
Originally posted by Qudhac: so with all avenues closed he has once again totaly abadoned muqdisho and gone back to baydabo, even though the international community said a big no no to that, but it shows the man is in no win situation. And the International community have seen what happened in Mogadishu yesterday through CNN and SkyNews. The latter actually have a cameraman and a reporter (David Chatter) in the ground Mogadishu. Abdulahi does not want to come to Mogadishu and has no more card up his chest, he has laid down all of them on the table. Now the Mogadishu warlords who have danced to his every tune in past will have to show their stance now....and I fear it will bring an end to what was a hope for Somalia.
-
Originally posted by Duke_Valantino: But hey its hard to avoid the family right I pray not to come to a position to reject and avoid the family..amiin..! As for you and your adeero(by adeero I mean Yeey ) I would like to say ; "hashu hadey maqarka dideyso meel dulesha ayey ka dey-deyda"