Jumatatu
Nomads-
Content Count
1,570 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jumatatu
-
HornAfrik oo heshay document sir ah oo ka hadlaya keenista ciidamo shisheeye dalka iyadoo uusan ansixin baarlamaanka Soomaaliya. Document sir ah oo ay heshay shirkada Warbaahinta HornAfrik ayaa waxaa uu muujinaya sida loo sii qorsheeyey ciidamada ka socda dalalka IGAD qaabka iyo sida loogu tala galey iney dalka Soomaaliya u yimaadaan. Documentigan oo aanu ku xusneyn in ciidamada IGAD geyn tooda laga ansixin doono baarlamaanka federaalka Soomaaliya, ayaa tilmaamaya in dowlada la sii dajinayo magaalo kale oo KMG ah inta loo diyaarinayo in loo soo raro magaalada Muqdisho, iyo in keenista ciidamada loo qeybiyey dhowr waji, sida ay u hawl galayaana loo qeybiyey shan waaxood, iyo waliba in saddexda bilood ee ugu horeysa in dal walba oo ka tirsan IGAD ciidamadana u soo diraya Soomaaliya uu iskiis isaga bixin doono wixii kharash ah ee hawl gal kaasi ku baxaya. Hawlgalka ciidamada IGAD ay ugu direyso Soomaaliya oo loo bixiyey IGAD ZONE ayaa cel celiska ciidamada ay soo dirayaan ku qiyaasaya guud ahaan sideed kun “8,000†oo askari. Wajiga koowaad ee ciidamada ayaa documentiga uu tilmaamayaa iney hawshoodu tahay iney muddo laba todobaad ah ay ka sii horeeyaan iyagoo laga doonayo iney sii sugaan amaanka halka ay dowladu dageyso. Wajiga labaad ayaa isna dhacaya laba todobaad ka dib marka dowladu soo gasho gudaha Soomaaliya, waxaana ay ciidamadu galayaan waaxda Dooxada Jubba oo la geynayo laba guuto, waaxda bartamaha Soomaaliyana hal guuto, waaxda Punt-Land hal guuto, wajiga saddexaad ee ciidamadaasi IGAD ayaa ka dhacaya waaxda Banaadir, taasoo ku xiran sida documentiga uu tilmaamayo in dowlada federaalka ay dhameystirto dibu heshiisiinta siyaasadeed. Marka laga soo tago qaabka iyo waaxyah loo baahinayo ciidamada oo documentiga ku tilmaaman waxaa kaloo ku cad war saxaafadeed ka soo baxey golaha amaanka ee midowga Afrika shirkii ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, kaasoo lagu soo dhoweeyey warkii ka soo baxey shirkii madaxda IGAD oo ka dhacay Abuja, kaasi oo tilmaamayey in ciidamo ka socda dalalka wadamada Jabuuti, Itoobiya, Kenya, Sudan iyo Uganda la geeyo Soomaaliya, waxaana la geynayaa ciidamo ka socda dalalkaasi, oo qariidad ahaan documentiga loogu muujiyey,waxaana loo qeybiyey shan waaxood. Waaxda Koowaad: Baay iyo Bakool. Waaxda Labaad: Dooxada Jubba. Waaxda Saddexaad: Punt-Land. Waaxda Afaraad: Bartamaha Soomaaliya. Waaxda Shanaad: Magaalada Muqdisho. Waxaa kaloo documentiga ku cad qaabka dhismaha ciidamadaasi iyo taliskooda iyo jadwalka shirarka, looga tashanayo qaabka ciidamada ku soo gaarayaan gudaha Soomaaliya, oo ay ku jiro shirka wasiirada gaashaan dhiga dalalka IGAD 12 Maarso uga furmaya magaalada Kampala ee dalka Uganda, 17 Maarsana waxa ay xogheynta dalalka IGAD ku kulmayaan magaalada Nairobi, si looga dooda qorshaha ciidamada, 25 Maarsana waxaa Kampala ka dhacaya shir ay isugu imanayaan madaxweynayaasha dalalka IGAD, si markaa qorshaha loo oggolaado. 4 April 2005 waxaa Golaha Amaanka ee Midowga Afrika la soo hor dhigayaa magaalada Addis Ababa qorshaha ciidamada, iyadoo 6 April 2005 uu dal walba bilaabayo inuu ciidamadiisa kala hadlo qaabka hawlgalka, iyadoo 18 Aprilna uu Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey uu ogolaansho siin doono, taasoo ka dhacaya magaalada New York. 20 ilaa iyo 25 Aprilna taliyaha ciidamada IGAD Zone ayaa xaqiijin doona in ciidanadiisu diyaar u yihiin galida Soomaaliya, waxaana 30 April 2005 soo galaya magaaalada ay sida KMG ah u dagi doonto dowlada ciidamada ugu horeeya ee IGAD ka socda, iyadoo ay la socdaan goob joogayaal ka socda Midowga Afrika, iyadoo wajiga saddexaad ee ciidamadaana la keeni doono 1da December 2005. Qorshaha waxa kaloo ku cad in IGAD ay kala wareegi doonaan hawl galka nabadda Soomaaliya ay ku sugayaan ciidamo ka socda Midowga Afrika 28 February 2006, iyadoo dowladana laga soo rarayo dalka Kenya 14 May sanadkan 2005. March 09, 2005. HornAfrik. Mogadishu, Somalia.
-
Madaxweyne Cabdilahi Yusuf oo codkiisa lagu faafiyay Aalada Internet-ka isagoo Aflagaadeeynayo Mas’uuliyiinta iyo qabiilada Soomaaliyeed taas oo Abuurtay caradii ugu ba’need,warbixin aan ka diyaarinay arrintaas Hadalka Madaxweyne Yusuf oo ku beegnaa shirkii Carte kadib xilligii uu Madaxweyne Cabdi qasim ku guuleeystay doorashada isagoo meel fagaara ah kula hadlayo dadka garowe ayuu khudbadiisa ku furay qabyaalad . Xilligaas oo ay ka soo wareegtay dhoowr sanadood ayay Idaacada Shabelle ee fadhigeedu yahay Muqdisho Baahisay codkii maalintaas ee Madaxweyne Yusuf oo xilligaas ahaa hogaanka maamulkii Puntland. Hadaba waxyar kadib markii Dadweynahu dhageeysteen hadalka Madaxweynaha ee Qabyaalada iyo gefka shaqsi loogu doow galay waxaa mar qura sida bamkii u qarxay xiisado ba’an oo arrintaas ka dhashay taas oo gaartay in labadii meel isaga hortimaad ay ka hadlaan sida lagu Aamini karo Cabdulahi Yusuf cadiifadiisa qabiilka iyo ka soo horjeedkiisa in talada dalka ay qabtaan qof aan isaga ahayn ay heerkaas gaartay. Goobaha Cyber.kafeeyada loo yaqaan ee Adeega Internet-ka ayaa lagu arkayay dadweyne farabadan oo safaf dhaadheer ugu jira dhageeysiga khudbada Madaxweyne yusuf. Mar aan dhexgalay dad badan oo isagu yimid halka lagu Magacaabo Wananchi Cyber Caffe ee Magaalada Nairobi waxay indhaheeygu qabanayeen dad wejigooda caro xoogana ka muuqato intii ay khudbada socotay waxaa kale oo dhagaheeygu maqlayeen erayo ka soo baxaya kuwa kale oo xanaaqdartii isaga huleelay halkii lagu dhageeysanayay khudbada Madaxweyne Cabdilahi Yusuf marka uu ka hadlayay,Cabdi qasim salad waa nin qabyaalad dhega la’a ku jirto oo D... aad u neceb iyo waxaan soo wada shaqeeyn jirnay xaaskiisa oo Hooyadeed tahay Reer Nugaal. Hotelada Sixeighty iyo Chester House oo ay degan yahiin Inta badan Wasiirada iyo Xildhibaanada Dowlada Federalka ayaan ku booqday midka mid ah Xildhibaanada oo khudbadaas oo uu ka duubay Idaacada Shabelle siyaasiyiin farabadan ku dhageeysiinayo halkaas. Hadalka Cabdilahi Yusuf wuxuu u muuqday mid uu si ka fog diblomaasiyada ugu weeraray Madaxweynahii hore ee Somaliya Cabdi qasim Salaad Xasan isagoo xitaa soo qaatay inuu ahaa nin da’diisa qariyay oo ka been sheegay,wuxuuna soo qaatay in Cabdi Qasim uu doorashadii sheegtay inuu jira 59 sano laakiin uusan ka yareen ,wuxuu yiri gabadhii uu qabay waan aqaan oo waxaan ka wada shaqeeyn jirnay dowladii Siyaad Barre. Korneyl Yusuf oo markaa doonayay inuu kiciyo sida muuqatay dareenka Dadweynahii khudbadiisa dhageeysanayay ayaa yiri Cabdi qasim salad xasan waa nin D*** aad u neceb oo qabyaalad dhega la’ay ku jirta,oo wuxuu leeyahay buu yiri Aabaheey D*** ayaa dilay ,wuxuu yiraahdaa buu yiri ninka Madaxweynaha loogu doortay Carte oo u ku tama D*** meel ay cag ku leeyahiin ma rabo Aabaheeybeey dileen buu yiraa waa ka aarsanayaa marka nin Aarsanayoo Aabahiis ku raadjooga waaye marka.waxaa kale oo uu sheegay in qolooyin USC iyo SPM ah ay suuqa u geliyeen inuu dhintay. Si kastaba ha ahaatee Codka Madaxweyne Yusuf ee ay faafisay Idaacada Shabelle ayay dad badan ku tilmaameen mid guud ahaan wiiqay kalsoonidii ay shacabka u hayeen Madaxweyne Cabdilahi Yusuf waxaana tani ay abuuri kartaa sida Xeeldheerayaasha qabaan dhabar jab siyaasadeed oo lagu halbeego shaqsiyadiisa. Waxaa kale oo ay siyaasiyiinta ka hadlayaan inuu Cabdilahi Yusuf u hadlay sida shaqsi aan wax hogaan ah ka rabin dalka Soomaaliya waxayna dad badan isweeydiinayaan sida ay caqli gal ku noqon karto inuu gacan siyaasadeed ka helo Mudane Cabdi qasim Salaad Xasan oo uu shalay sida foosha xun ee ka fog diblomaasiyada ula dhaqmay xukumadii uu garwadeenka ka ahaa. Dad badan ayaa waxay qabaan inuu Cabdilahi Yusuf meel kaga dhacay sharciga qooyska marka la eego sida uu ugu raftay Haweeneeyda Dr Cabdi qasim ee lagu magacaabo Biibi Cumar Baani Fuusi oo uu xitaa u sii dhaadhacay qabiilkeeda iyo halka ay ka soo jeedo. Mudane Yusuf oo baarlamaan dibad jog ah ay bishii Oktober ugu doorteen Nairobi Madaxweyne ayaa lagu xaman jiray inuu yahay nin qabyaaladiiste ah waxaana Aqoonyahano badan sheegaan in kolka aad salaanto uu su’aal kaaga bilaabo ,Adigu ina ayo ayaad tahay iyo ma qabiil hebel. Marka laga soo tago khudbadiisa uu ku weeraray Madaxweyne Cabdi qasim Salaad xasan waxaa kale oo dadku badankiis xasuustaan ‘Wareeysiyadiisii ku wajahnaa dadka Reer Muqdisho ee laga soo qaadan karo hadeey diidaan dadka Xamar dowlada Mbagathi Badda ayaa lagu darayaa oo waxaa khaadi doono daadka. Isku soo duub oo waxaa si weyn loo wada sugayaa Jawaabaha codkaan ay ku bixiyaan beelo iyo Mas’uuliyiin badan oo uu quseeyo. W/Q Dahir Abdulle ALasow. You can listen to a full recording of the speech in here: Yeey's speech..!
-
^^At least he is not wanted for killing his brother in law...
-
'Sheekoyo ku nacey'..! Mr. Dubious (wind.talker)Sxb calacal weyniida..! You have the name of the worst scum( Colonel yeey) tattooed in your heart and other places of your body and you want me to drop Caqiil,Horumood,Guulwade, Mujahiid,etc. Al-xaaji Muse Sudi Yalaxow et al. You must be joking. You whole heartly support the man who has destroyed and dismantled every institution he joined. You try to put logic into a man who sets out to build tyranny. All you have to look at is his primary policy since being elected..foreign troops & foreign troops..has been all he has uttered. Ofcourse Mogadishu is in turmoil and the warlords have no solution, but there is no way, I repeat no way, they will allow for the re-creation of the very first reasons and circumstances that have led them to armed uprising. And if you think the only solution in here is for the introduction of Axmaro soldiers like your mentor Colonel Yeey then you have something else coming You Mr.Dubious (Windtalker) list all negavite things of Al-xaaji Muse and et al, have a look at this and let me know what you think : Col.Cabdillahi yussuf waxaa lagu xantaa in maamulada loo dhiibo uu 6-da bilood ee hore wax daadihin karo wixiise ka danbeeya intaas uu gacmihiisa ku burburiyo wxii loo diibtay. Waxyaalaha aan ku xaqiijinayo ayaa waxay yihiin labadii maamul ee kala ahaa SSDF iyo tii u danbaysay oo ahayd maamulkii puntland oo uu dhaxalsiiyey jaahwareer aan weli dhinacna loo saarin... Waxaa intaas u sii dheer taariikhdiisa foosha xun oo ah in dadka reer puntland oo aan lagu aqoon jirin in dhexdooda la isu adeegsado la isuguna diro beel beel waa wax ku cusub bulshada reer Puntland oo kornaylku hormuud ka yahay. Fashilaadihii korneylka markaan soo koobo ayaa waxaa ka mida:- .fashilaadii in qilaabkii 1978dii .Burburkii SSDF 1979-1985tii. .Dagaalkii uu ku haligay wiilashii aqoonyahanada iyo culimada isugu jiray 1992 .Burburkii uu burburiyey maamulkii Puntland 2001dii .Dagaalkii hubaysnaa ee Magaalda boosaaso 2001dii .Dagaalkii hubaysnaa ee magaalda Garoowe 2001dii .Iyo isagoo weli u sii diyaara iska horkeenida u mada walow ay hortaagan yihiin isimada beelaha kala duwan. Su aasha is weydiinta leh waxay tahay ama aan ku soo gunaanadayaa qormadayda Col.Cabdillahi yusuf wuxuu mudo ku dhow ilaa 30 sano aad isugu taxluujinayey siduu wax u xakumilahaa welina ma hayo taladii uu wax ku noqonlahaa halkeebuu ka geli karaan haykalka guud ee umada soomaaliyeed isaga iyo kuwa Caqligiisa oo kale ku shaqeeya Read the whole article at : http://www.puntlandpost.com/taariikh/ssdf08amar.html And finally sxb if my comments and replies to you and others who so blindly support Colonel Yeey infuriate you dont worry cause they are meant to..
-
OG not every one is "long feet" so easy on avarage girls here ...
-
-
Originally posted by wind.talker: When did I ever ask you or anyone else to welcome the Ethiopians? Read and re-read my comments bro. I'm against the presence of any Ethiopian or Kenyan troops on Somali soil. I've said that time and again. compare to: posted March 03, 2005 12:26 PM I recently heard that some Ethiopian commanders reminded RRA branch leader Xaabsade that it was them - the Ethiopian army - that ultimately helped the then-unified RRA recapture the entire regions of Bay and Bakool from USC/SNA forces. I guess that's why Xaabsade is suddenly welcoming the TFG. Why the double standard and pretend to be who you are not. You are a core supporter of Yeey and the Ethiopian troops so stick to it and stop acting anything other than Pukelander sxb.....dont be ashamed of who you are ,though u should really be
-
I have noticed with this thread the gloves are off, and SkyAfrican (aka, WD & Nationalist) is back to himself. Who can blame him if he re-emerges from the back door everytime he is booted for his foul-mouth. As for C/llahi Sheikh Xassan e must be an expert conman if he managed to go with Fact Finding Mission from Mogadishu and other places all the way to Garowe only to be found he is a stowaway. But the Pukeland 'siirdoon' (CIA) have discovered more info , that he was a spy and spying Puntland and thus endangered the citizens of Garowe. Kind of brings into mind the thief who claimed he was robbed. People was is there to spy on Pukeland? Thier by products are such as Sky, Duke and co.. . Duke: Majority of cabinet ministers support the PM and President policies, we have only heard of 4 ex warlords oops I mean 3 since Hussein Aydeed came back to the fold. Cool waaxa ugu kheylo dheer gabar dhashada ah oo colka carrur uu dhashey, waaxase ayada kasi daran dhasheda. A wieseman said in this thread : Now it is about men, later when the first bullet is fired it will be between tribes, down goes the drain all hopes of government. See the big picture? read it carefully and ponder its consequences..!
-
Raami saxiib shatigada ha ka weynaniin, dadka qaar in ay ka turaan ay rabaan been ayey ku sheegayaan. If you keep listening to them you will change your name to Mark Twain.
-
Originally posted by Pacifist: Thanks to all of you. I was wondering about Organ Donors and if Islam allowed it. I for one am all for it. The reason behind my decision was a loved one died while still waiting for a liver transplant. Hasna my sincere condolences, but I also know my dear sister you share with me the fact that they would still have died have they received that liver transplant. My understanding of donating an organ while somebody is alive and that he/she will not be harmed cause of it is persuasive. But am admant and strict on the fact that the organs and the whole body of a deceased should be left intact and alone .
-
Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf oo sheegay in Dakadihii iyo Erabooradii Qaranku ay u xiran yihiin Dad aan aqoonin sida loo istcmaalo. Madaxweyne Cabdulaahi Yusuuf iyo wafdigii uu hogaaminayey uuna kamid ahaa wasiirka Koowaad Cali Maxamed Geeddi oo caawa xaflad soo dhaweyn si heer sare ah loo agaasimay oo beelaha Digil iyo Mirif le ay uga sameyeen gudaha magaalada Baydhabo . Ayaa waxaa halkasi qudbad xamaasad leh ka jeediyey Madaxweyne Cabdulaahi Yusuuf asagoo ku dheeraday in wadanka lama huraan tahay in dalka ay soo galaan ciidamo ka socda Afrika gar ahaan kuwa Itoobiya oo aan leynaha xiriir soo jireen ah ,asagoo carabka ku adkeeyey in mudda 3 bil gudahood aan ku xasilin doona koonfurta Soomaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho oo loo mara lahaa 14 sano ee la soo dhaafay Madaxweynaha oo arintaas faafahinayey waxuu yiri Dakadihii iyo Erabooradii Qaranka waxey gacanta ugu jiraan dad aan garaneynin sida loo is ticmaalo kuwaasna waxaan ku qabaneynaa gacan bir ah . Ma ahan markii ugu horeysay uu u hanjabo hogaamiyasha Muqdisho asagona horey u sheegay in la soo qaban doona ama daadku uu qaadi doona cidii ka hortimaado nidaamka hada socda webmaster@dayniile.com The President is working hard for his people by eradicating these obstacles to statehood...kudos to him.
-
Xaaji Ngonge, xaaj ebedka Illahey kuma geeyo xabadkana xabad lagaga dhufay. We are arguing the morality of Les...ns! and you introduced the subject of gay dogs. Dogs kuma lahano..dhegta wariri ka qaniin oo dharbaxyi jiini lagugu dhufey...
-
^^hence your suggestions is?????
-
Originally posted by wind.talker: while he handles the bigger fish (i.e. the JUMA kind :eek: ) Maxaa dad aan waxna aheyn wax ka dhigteen..!
-
kir iyo kut saxiibo maxaan ku galabsadey???/
-
Somalilander Interviews President Abdullahi Yusuf:
Jumatatu replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Duke_Valantino: Come on lads you can do better than that, I suggest you email the dude and ask him why he interviews the enemy Hence you openly accept C/llahi Yusuf is the enemy..? please confirm -
^^You despise C/llahi Yusuf.Then you are not part of the 'massive' support the C/llahi has. You are certainly one of the minor rebelions.
-
Somalilander Interviews President Abdullahi Yusuf:
Jumatatu replied to General Duke's topic in Politics
^^ Warya Duke sxb, dadki qarkiis mar mar ayey xishowdan, adiga iyo kuwa so been aburey wareysigaan waxaad ku xaadguduubten garashada dadka. Abtiyo isku xishow ee mala awalkaan qawaan iska dhaf. -
Originally posted by HornAfrique: Sxb I think you and Juma are in the same league at opposite polars Horn sxb, ninka si toos ah iskaga celi...!
-
Gacan Ku heeynta Suuqa Hoolaha ee Muqdisho OO 18 Qof udhinteen!
Jumatatu replied to Garyaqaan2's topic in Politics
^ I did not expect you to view his comments as low as it was , cause you are in the same level. And my response was to his reference. But if you are hurt by my comment and not his, dont worry it was meant to. Somalida waxay ku maahmaahda, 'ama afeef hore laho ama adkeysi dambe'. Your love for warlord Ato and Aydeed has no bounds. Not only Ato and Aydeed but also "Wasiirka horumatinta Reer Miyiga iyo Daaqa" -
Somalilander Interviews President Abdullahi Yusuf:
Jumatatu replied to General Duke's topic in Politics
-
Originally posted by wind.talker: Moryaan in Garoowe is a chargable offense. While 'dhafor-qiiq' is legal and 'qurmis' is the norm.
-
Gacan Ku heeynta Suuqa Hoolaha ee Muqdisho OO 18 Qof udhinteen!
Jumatatu replied to Garyaqaan2's topic in Politics
^^dare..! And the 'dameers' will this time make sure your A** doesnt even get as far as kakuma.. and u know what ..u want get to change the nicks from WD to natinalist to Sky