Jumatatu
Nomads-
Content Count
1,570 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jumatatu
-
^^Keep dreaming..!
-
Originally posted by Duke_Valantino: So we wait and see what Musa and Qaynyare do, apart from lose their job's. What jobs sxb? I thought their circumstances and status was important and was the factor that led or merited them to get the jobs. And that status is still present sxb. May be you thought they were given a letter of promise by their adeero like you...
-
Duke yesterday you were first to compliment with this note : Important step if they will hold to the agreement. They should be commended for their aim of restoring security to the capital. And today you are excited by the statement issued by the yes-men of Yeey. It was expected sxb that these men will conter act under the orders of Yeey. But what is important is the leaders yesterday who iisued the declaration should not be thwarted by bunch of 'dabakadhilifs' led by Gacmadhere from their primary aim. And Duke in contrary to the plans of Yeey and your hope there will be no skirmish amid the USC supporters simply on the basis to protect this TFG or not to protect. Qorshel: Honetly, all I wait is in laga xaaqo meesha these barbaric thugz. Somalida aya horey waxay uu tiiri 'habar fadhida lagden la fududa'.
-
Originally posted by Duke_Valantino: Hiiraale, has in principle agreed to going with the parliment decesion, thats not the same as some MP's who have recently stated that there should be no debate concerning frontline troop deployment. Duke sxb you are a blatent liar oo aan weliba xishoniin. Just cause Horn pointed your mis-information, you have spinned around the phrase. Saxiibo labada mid in aad adigu tahey wax-magarad ama in aad dadka SOL uu qadatey in ay yihiin dad dhohaan. And about your equation weight the opposition in terms of 'tayo' not 'tiro' and then consider whether adeer Yeey will be able to capture for you Xamar. As Qanyare said if those in Mogadishu did not want the government to come to Jowhar and Baydhabo they would have certainly made sure it did not come.
-
^^^ True Indeed..!
-
Originally posted by SoMa_InC: Liverpool fans dont get over-excited, we all knew that you lot would win that game since when the draw was made....count yourselves lucky coz you lot got Bayern Lev.. who were out of form!!.... you might get da damn carling cup on condition that Gerrald comes to Chelsea. How few extra 'Roubles' can play with the mind. Sxb you can raise your voice to Liverpool when you win 18 League titles and 4 European Championships. Untill then (which will never happen) pray the Russian doesnt get broke or tired of wasting money then the whole Chelsea Club is sold for £1 just like Ken bates did when he was buying it...
-
Ma booski Sheikh Gedo ayad gashey sxb ileen asaga aya wax sadaliin jire...
-
SUGIDDA NABDGALYADDA IYO DIB U HABAYNTA CAASIMADDA DALKA Sugidda Nabadgalyada, Maamul u sameynta, Xal u helidda iyo soocelinta awaamiirta iyo kala danbeynta ee caasimadda dalka ee Muqdisho, waa arrin aad u culus oo marar badan aad la isugu dayey, laguna guul dareystay, sababaha hoos ku qoran awgood: Wada tashii la’aan: Horay uma dhicin guud ahaan inta ay arintaan quseyso in ay go’aan mideysan ka gaaraan, markastaba dhinac ama shaqsi ayaa ka maqnaa. Aragti iyo fikrad siyaasadeed oo lagu mideysnaa oo la xiriirtay maamul u sameynta caasimadda dalka oo aan horay u jirin. v Ayadoo dhinacyadii xamar isku heystay ay aamin sanaayeen dhinici xamar ku guuleysta inuu isla markaa noqonaayo hogaamiyaha qaranka. Sidaa daraadeed caasimadii u noqotay rahan. v Jiritaan la’aan maamul qaran: maadaama 14-kii sano ee la soo dhaafay uu maqnaa maamul qaran oo lagu mideysan yahay, ma jirin cid awood u laheyd magacaabista maamulka gobolka Banaadir. v Danta gaarka ah oo mar walba laga horeysiin jiray danta guud ahaaneed. v Waxaa jiray faragalin dowlada shisheeye oo ka soo horjeeday daganaanshaha iyo maamul u sameynta caasimadda. v Isku tanaasulid la’aan xal u helidda caasimadda. Hadaba arrimaha kor ku xusan waxa ay horseedeen in jiritaanka umadda soomaaliyeed uu maanta Qatar ku sugan yahay loona baahan yahay in si deg deg ah loo nabadeeyo caasimadda maamulna loo sameeyo hubkana laga xareeyo isla markaana dib loogu soo celiyo u hogaansanaanta sharciga iyo kala danbeynta. Sidaa awgeed, iyadoo la tixgalinaayo natiijadii shir weynihii nabadeynta Soomaaliyeed oo ay dowladdu ka dhalatay lagana amba qaadaayo heshiiskii lagu gaaray hotelka Jakaranda 26 Janaayo 2005, ayaa waxaa si deg deg ah loogu dhaqaaqayaa wax ka qabashadda arimaha caasimadda, ugu horeyntana waxaa wada tashi lala sameenayaa inta ay quseyso arrinta haku sugnaadaan Nairobi ama meel kaleba. TILAABOOYINKA HOWLGALKA: 1. waxaa si ku meel gaar ah loo dhisayaa guddiga hogaaminta arrimaha caasimadda ee ka kooban labada gole ee dowladda, isaga oo isku qeybinaya seddex guddi. Waxa uuna jirayaa inta laga dhisaayo maamulka lagana sugaayo amaanka Gobola Banaadir. Mudadisuna waa sagaashan casho, (90 maamuud) oo ka bilaabaneysa maalinta shaqadda la bilaabo waana la kordhin karaa hadii loo baahdo wuxuuna u qeybsamayaa seddex guddi oo kala ah: a) Guddiga nabad gelyadda iyo uruurinta maleeshiyooyinka iyo hubka. b) Guddiga dhaqaalaha iyo taakuleynta c) Guddiga abaabulka iyo wacyigalinta arimaha Bulshadda. Guddi kasta waxa uu yeelanayaa guddi hoosaadyo la shaqeenaya seddexda guddi, oo gacan ka siinaya howsha ay u xil saran yihiin . wasaarad kasta oo dowladda katirsan Waxaa gacan lagu siinayaa shaqadeeda ku aadan gobolka Banaadir. 2. Waxaa la dhisaayaa maamulka gobolka Banaadir iyadoo la magacaabaayo guddoomiyaha gobolka, duqa magaaladda iyo inta maamul ee kale ee la xariirta, inta laga dhisaayo maamulkaas waxaa si kumeelgaar ah howsha u sii wadaya maamulka hadda wada, waxaana lagu saleenayaa axdiga iyo shuruucda Dalka. 3. waxaa loo baahan yahay magacaabidda: A. Taliyaha Booliiska Soomaaliyeed B. Dhismaha hogaamada Booliiska Soomaaliyeed C. Taliyaha qeybta guud ee gobolka Banaadir D. Taliyeyaasha qeybaha gobolka Banaadir E. Talisyada lixda dugsi ee tababarka maleeshiyada. Magacaabista sare ku xusan waxaa lala kashandoonaa cidda awooda u leh waxaana lagu saleenayaa axdiga iyo shuruucda Dalka. 4. waxaa la sameenayaa lix dugsi tababar maleeshiyo oo kala ah a) dugsiga tababarka maleeshiyada ee geedtimir (gubadley) b) Dugsiga tababarka maleeshiyada ee hiilweyne c) Dugsiga tababarka maleeshiyada ee dugsi shanaad (Dayniile) d) Dugsiga tababarka maleeshiyada ee dhanaane e) Dugsiga tababarka maleeshiyada ee lafoole f) Dugsiga tababarka maleeshiyada ee carbiska Haddii loo baahdo xeryo dheeri ah waa lagu kordhinayaa 5. Dugsi kasta oo tababar inta aan lagu xareyn maleeshiyada waxaa lageynayaa 100 askari oo booliskii hore ah oo iskugu jira: talis, tababarayaal iyo kuwa u xil saran keydinta iyo qabashadda hubka maleeshiyada iyo amaanka dugsiga 6. Tirada guud ee maleeshiyada la xareenaayo waa 15kun waxaana laga xareeynayaa magaala madaxda dalka ee muqdisho (Xamar) 7. Tirada guud ee ciidamada boolisska ee saldhigyada gobolka Banaadir waa 700boqol oo askari (14x50=700) Ø Dugsiga tababarka maleeshiyada 600 oo askari Ø Talisyada ilaalinta xarumaha dowladda iyo goobaha ilaha dhaqaalaha 400 oo askari Ø Ciidanka ilaalada xabsiyada 300 oo askari Wadarta Guud ee booliskii hore iyo asluubta waa 2000 (laba kun) oo askari. 8. Maleeshiyada tababarada loo furaayo waxa ay ka soo xeroonayaan: · Hogaamiyeyaasha, · Maxkamadaha · Ganacsatada · Siyaasiyiin iyo ciddii kale ee hubeysan. 9. waxaa la diyaarinayaa foom ay soo buuxinayaan kooxaha sare ku xusan ee soo xareynaya maleeshiyada, waxaana ku cad foomkaas: ü Tiradda guud ee maleeshiyada uu hayo ü Tirada maleeshiyo ee uu soo xaeynaayo ü Tirada nuucyada hubka kala duwan ee uu hayo ü Iyo tirada iyo nuucyada hubka e uu la soo xareeyey maleeshiyada 10. Marka maleeshiyada iyo hubkeeda la soo xareeyo, waxaa keydinta iyo amaanka hubka gudoomaya ciidamada booliiska ee horay loo geeyey dugsiga tababarka. 11. Waxaa la magacaabayaa guddi khubura ah ee isugu jira soomaali iyo ajanabi oo waajibkiisuna yahay qiimeynta hubka nuucyadiisa kala duwan si dowladdu u iibsato ulana wareegto. Gudigaas waxa ay la shaqeynayaan wasaaradda ku shaqada leh. 12. Waxaa la abaabulayaa lana howl galinyaa si kumeel gaar ah maamuladda 16-ka degmo e gobolka Banaadir si ay nabad gelyadda iyo wacyi galinta guud ahaaneed uga qeyb qaataan. 13. Waxaa laga soo xulayaa 16-ka dugsi tababar, ciidan ka kooban 684 askari oo ku hubeysan 42-gaari oo tiknika ah oo 12 ka mid ah ay tahay gawaarida nuucyada waaweyn, 30 ka mid ahna ay tahay nuucyada yar yar. Ciidankaan waxaa loo tababarayaa si gaar ah waana ciidanka gurmadka. Waxayna u xilsaran yihiin amniga iyo sugidda nabad gelyadda caasimadda, waxaa ayna si toos ah u wada shaqeynayaan ciidamadda booliiska ee saldhigyada. haddii loo baahdo ciidan kale iyo hub kale oo dhaaraad ah waa lagu kordhin karaa. 14. Waxaa la dhisayaa maxkamadaha degmooyinka iyo midda gobolka waxaana la howlgalinayaa xabsiga dhexe. 15. Dayactirka 6-da dugsi ee tababar, qarashka maamul iyo miisaaniyadda ciidanka waxaa loo raacayaa sidii golaha wasiirada ay horay ay ugu gudbiyeen hay’adaha caalamiga ah. 16. Waxaan diyaar u nahay haddaan nahay labada gole ee dowladda in aan si deg deg ah ugu noqono caasimadda una xareyno maleeshiyada, waxana ka codsaneynaa beesha caalamka in ay gacan naga siiso dhaqaalihii horay looga codasaday, la’aantiisna ay suurta galeynin fulinta howlahaas. 17. Waxaa la dhisyaa maamulada dekedda iyo garoonka diyaaradaha si markii amaanka la sugu deg deg ay ugu howlagalaan. 18. waxaa la sugayaa lana hubinayaa amaanka caasimadda iyadoo la soo celinaayo sharciga iyo kala dambeynta. 19. waxaa markaa lafurayaa dekedda muqdisho iyo gegidda diyaaradaha caalamiga ah. 20. waxaa loo howlgalayaa daraasadda iyo wax ka qabashadda adeegyadda bulshadda sida nadaafadda guud, Biyaha, Korontada, Isbitaaladda, Dugsiyada Waxbarashada IWM. 21. Waxaan ku talineynaa in howlaha kor ku xusan dhammaan gobolada dalka si isku mar ah looga wada fuliyo si aysan ugu muuqan hub-ka-dhigistu arrin ku wajahan dad gaar ah iyo degaamo gaar ah. 22. waxaan oggol nahay in hubkii la uruuriyey lana xareeyey lagu wareejiyo keydintiisa, haddii loo baahdo, ciidamadda shisheeye, marka ay yimaadaan dalka, oo aysan ka mid aheyn wadamada xuduuda la leh soomaaliya bad iyo bariba. Waxaana xusid mudan, hubkii lagu wareejiyey ciidamada shisheeye in aysan burburin karin, iibin karin, isticmaali karin, cid gaar ahna ayan siin karin, waxayse ku wareejinayaan gacanta dowladda soomaaliyeed. 23. Waxaanaan marnaba aqbali doonin in ay dalkeena yimaadaan ciidamada wadama Soomaaliya xuduuda la leh bad iyo bariba. 24. waxaanan ogolaaneynin in Baarlamaanka la keeno dood ku saabsan ciidamadda dowladaha xuduudka leh soomaaliya bad iyo bariba in ay dalka yimaadaan, iyadoo arrintaas horay looga heshiiyey shirweynihii dib u heshiisiinta ee socday mudada labada sono aheyd ee lagu dhisay dowladda federaalka kmg soomaaliyeed. 25. Waxaan caddeyneynaa in aysan dhib ku ahayn dowladda, dib ugu noqoshada magaalo madaxda dalka kana howlgali karto, Iyadoo la adkeenayo amaanka iyo nabad galyada 26. Waxaa xushmad iyo qadarin mudan dhamaan Siyasiyiinta, Bulshada Rayadka, Ganacsatada, Maxkamadaha, Culumaa’udiinka, Dhaqanka, Haweenka, iyo Dhalinyaradda, oo isku diyaariyey sidii ay u fulin lahaayeen howlaha nabad galyada iyo maamul u sameynta gobolka banaadir iyo xareynta maleeshiyooyinka. 27. Waxaan si gaar ah codsi ugu jeedineynaa dhammaan Warbaahinta Madaxa Banana, Wargeysyadda, Web-Site-Yada, Fanaaniinta, Abwaaniinta Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan soocelinta nabadeynta ummadda soomaaliyeed, gaar ahaan magaalo madaxda Dalka. 28. Waxaan u mahad celineynaa dhammaan cid kasta oo ka geysatay gacan dib u hehiisiinta iyo xal u helidda dhibaatooyinkii daba dheeraaday ee umadda soomaaliyeed sida:, Dowladda Kenya iyo shacabkeeda, Dowladaha IGAD, EU, AU, Jaamacada Carabta, UN, USA. 29. Ugu danbeyn annaga oo ku kalsoon gacan ka helidda dowladda iyo shacabka Soomaliyeed iyo Beesha caalamka, ayaan halkaan waxaan ku balan qaadeynaa fulinta iyo meel marinta howlaha kor ku xusan 1.. Hussein Mohamed Farah Aidid ___________ 2. Mohamed Qanyare Afrah ___________ 3. . Muse Sudi Yalahow ___________ 4Osman Hassan Ali (Ato) ___________ 5. . Omar Moh’ud Moh’ed (finish) ___________ 6. . Mohamed Hussein Addo ___________ 7. . Botan Isse Alin ___________ 8. AbdiKarim Ahmed Ali ___________ . Omar Hashi Adan ___________ 10.. Mohamud Salad Noor ___________ 11.. Salah Ali farah ___________ 12Yususf Mire Moh’ud (Serar) ___________ 13. Mohamed Jama Furuh ___________ 14 Abdi Ahmed Dhuhulow ___________ .15. Osman Mohamud Mohamed ___________ 16. Ali-Bashi omar Rooraaye ___________ 17. Ahmed Diriye Mohamed ___________ 18.. Hassan Dhimbil Warsame ___________ 19. Ing. Nur Wabar Abdi ___________ .20. Ibrahim Sheikh Ali Mohed ___________ 23..Abdi Bulle Hussein ___________ .21. Abdiazis Ibrahim Osman ___________ 22..Abdifatah Ahmed Mumin ___________ 23.Abdulkadir Nur Arale ___________ 24. Abdullahi Moalim (Fah) ___________ 25. . Ahmed duale Gelle (Haaf) ___________ 26. . Ahmed Omar Gagale ___________ 27. n. Ali Alas Qareey ___________ 28.. Ali Shire Osman ___________ 29. Hon. Asha Haji Ilmi ___________ 30. Hon. Bashir Mohamed Aden ___________ 31. Farahan Ali Mohamud ___________ 32. Hirsi Adan Rooble ___________ 33. Hussein Abdi (Wade) ___________ 34. . Hussien Arale Adan ___________ 35. Ibrahim Habeeb Noor ___________ 36.. Isse Weheliye Malin ___________ 37. Mariam Arif Qassim ___________ 42. Mohamed Hassan (qoono) ___________ 38. . Mohamed Hussein Rage ___________ 39. Moh’ed Abdirahman (Nadiif) ___________ 40. . Mohamed Sh. Jama Nageye ___________ 41. Omar Adan (Omar dhere) ___________ 42. . Mohamed Sheikh (Gabiyow) ____________ 43. Moh’ed Sh **** (Abadir) ___________ 44. . Muse Nur Amin ___________ 45. . Muse Ali Omar ___________ 46. . Mustafe Sh. Ali Duhulow ___________ 47. . Nur Ahmed Dirshe ___________ 48Omar Ugas Mumin ___________ 49.. Yusuf Gelle Ugaas ___________
-
Originally posted by Duke_Valantino: PM Geedi has been a revelation of late a consistant fellow who seems to know what he is up against. Sxb I did not expect you to say anything less..
-
In SOL I have learned many words.And was always impressed by them and how they came to change from their original form and yet still have the same semantics. One of them is Jeluusiya . This is evident in many posts here. What in heavens name has it got to do with you what she wears and how she behaves. And do u guys actually think she is doing all this to impress you so that you could be proud of her. I doubt. And please dont hide behind the noble name of Allah SWT when you want to criticise someone out of envy. She has helped a lot Somali reffuges, put the spotlight on the 'qaxooti camps' in Kenya in order to bring to World attention the suffering of Somalis in there. Went to Mogadishu and Baydhabo, to name few, for the same reason to get Worlds attention to those people. And her other contribution to her society is numerous, above all she is aware of her ethenticity and is proud being Somali, and has never ,I repeat never, in her position criticised her nation nor endorsed or took part of the brutal civil war in Somalia. Just cause you have a keyboard and screen and read English for Africa book 1-4 does not give you the right to be judgemental on the morals of someone you probably have never met. Iman is an Icon and will forever remain so, just be clever enough and try to achieve what she has . She didn't. Somalia was already on the map or the globe before she was born. Damn right, but the beauty of Somalia was never known untill the emergence of Iman a pearl in her own right. I bet you have her line of cosmetics somewhere in your drawers trying to emulate her.
-
Originally posted by Rahima: quote: But, my turn to ask a question. Other than you being a female, is there a difference between you and JUMATATU (honorable USC spokesman)? Once again you make me smile, only because I wonder how you could conclude that I support the USC simply because I defend Mogadishu against unfair comments? Smile more walashiis untill you realise whatever the case you will be in the firing line of Yeey supporters simply cause of your background. If you hate USC or not, if you put up a big banner reading 'Mogadishu Warlords are Criminals' Duke, Camir and Co. simply dont care. So easy with the patronising sis.Unless you want to be PM Geedi who is on remote-control.
-
Originally posted by MsWord: Duke's mouth piece, evidence is provided by all parties not only the accuser if you but talked to the "law students" then you would know that. Loooooooooool...!!!!!
-
Duke you raised the isuue and I wanted to rekindle your memory, MsWord will come back at you am sure. yet though you failed to answer the issues raised Duke and chose to pick on unrelated topic, very typical of you sxb. Rahima walashis Duke became a parent in the sense that his sister had a baby boy . Duke still having difficult finding the right one, the downfalls being his appaling looks and attitiude that maches the actor of 'magalo joog xumo'... . Camir: Of all you who open this thread, it is apperant your biases for the president.. Warya Camir sxb ileen gadal ayad wax ka fahanta...that was and infact very obvious.
-
Garowe and Qardho General Cadde Muse would certify that and Balanbale Morgan would be a witness to that. You see sxb am not even going far with the witnesses. The naming of these individuals may help you recollect events... . And if it does not and you are still in denial then I have nothing ese to prove to you except that Yeey was 'Mua'adin' in masajidka 'Carbaca-Rukun, am sure that will bring a smile to your face and help you reshape the history of Yeey.
-
Qorshel you are going in circles, u admit yet you say he did not commit atrocities. Tell you what we will expand on that once u come to realise you are lying to yourself. As for my relations with Duke sxb, it is no secret, and it is not as you perceive 'sidi in aan toreyo isku heysano'. We disagree on certain aspects and its implementation, but we agree on the primary objective that Yeey should remain President for the sake of dynasty of Mudug to continue.. . Sky: - while somali men were on the front in ethiopia fighting the xabashi, c/qassim was accompanying barre's wife in xamar, they were seen shopping together Warya what is with you and your adeero Yeey about wifes. He, Yeey, was on for about five minutes in the speech about how he knows C/qasims wife and you here say he toook Barre's wife to shopping. War hedhe isku xishoda oo xaasaska gobta hadalkoda ha kenina.Mida kale Marxumka marki aad xuseysid magaciisa waxaad tirah 'Xooghayah Guud ee XHKS ahna Madaxweynaha JDS' marka aad intaas tirahdiid waxaad xijisa "Allah uu Naxaaristo'.
-
double post...sawie
-
Originally posted by Qorshel: As a Military man, he always attacked men not civilians, he attacked(either killing or character assination as of the case of this topic) leaders he felt threaned against, he attacked malitia with guns against him not kids and womens on the street of Madina, or Bombing Bakaraha Market, Hargeisa city, destroying wells and rapings in Galkacyo like the Old junt and USC did Sxb are the civilians in Garowe, Qardho and Bosaso just to mention few not accounted or is it that they were brutally murdered By Yeey hence it makes it legal and justified. The killing of numerous individuals who oppossed his rule and policy are therefore inconsiderate to you I gather. And for all that listed above by LSK, though he is rying to make it norm and moderate. , is not to be considered as crime against humanity to you Qorshel I wonder. Duke : As for Juma and his non existant evidence, well what does one expect fom this brother he talks about patriotism and nationalism then tells us Banadir belongs only to his clan. Sxb am suprised you doubted that.. . Putting that aside please accept my sincere congrats on your ocassion becoming a parent and please pass my regards to the sister and I pray for both her and the child best of health..amiin..! As for LSK I can see where you are coming from , but bear in mind my defence for the warlords of Mogadishu will stand as long as we have stooges in here who tend to give Yeey the status of 'Mother Teresa'. If they come clean on him and accept the fact that the tiger has not yet changed his spots and is in route to chaos and mayhem in Somalia because he chose not to pursue the path of reconciliation and harmonising Somalia and which he was given the greatest oppurtunity to do so. then maybe we can have a constructive argument, untill then I think is as said before 'habar walba xarkey dhasho ayey Xayoo tirah'.
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: Show us any evidence of any indiscriminate killing of tribesmen irrespective of gender, age, etc committed by Abdulahi Yusuf. Which group? Where? What date? Stats? Sxb Libaax the answer to this question is not in vague and does not require deep search inorder to produce evidence. But let me ask you this , were you born yesterday or has, according to your knowledge, C/llahi Yusuf been baptised over the last couple of months and hence his sins washed away.
-
The lenght people go at times to fabricate things is strange, but what is more ironic and odd is that they have the tendency to believe their rubbish is a fact.
-
It is indeed a democratic process, and that is not under scope now, but the reason that led him to resign speakes volumes.
-
Originally posted by Libaax-Sankataabte: I find it ludicrous when others put forward the claim that Yeey is planning a massacre against certain groups. And how do you find that ludicrous sxb, when all he has been doing his life is exactly that. When do we move on? Maxaan qabyaalad isaga dabo laalabanaynaa oo ay dowladani u shagayn la'dahay waddankeediina u tegi la'dahay? Waxaa lagu so dhisey qeybsi qabyaaladeed oo ujeedadu aheyd bal mar uun in laga gudbo xanibada hortagaan Qaran Soomaaliyeed. Waxaase nasib daro noqotey in ragi loso dortey in ay hoganka uu qabtaan oo ay uu horsedan jawi kalsoni aburis iyo is aminaad dadki walalaha aha oo colaada kala dhex gashey in ay ka wecdan tarikhas oo ay colad iyo sed bursi hor leh dhaliyaan. Wa halkaas mesha ay arrintu ka quruntey sidi la rabo halo qurxiyo ama hala inkiro.
-
La taliyahii dhinaca sharciga ee Madaxweyne Cabdilahi Yusuf oo is casilay,wareeysi gaara oo aan la yeelanay Dr Jamaal Cabdi samad Xersi dhaqane oo ahaa La taliyahii dhinaca sharciga ee Madaxweyne Cabdilahi Yusuf ayaa markii ugu horeeysay shaaca ka qaaday inuu iska casilay xilkaas. Hadaba Garyaqaan Jamaal oo aan ku booqanay Hotelka uu ka degan yahay Nairobi ayaan wareeysi gaara oo dhinacyo badan taabanayo kula yeelanay halkaas waxaana ugu horeeyn weeydiinay maxay tahay sababta kugu kaliftay inaad iska casisho xilkii dhinaca la taliyanimada sharciga ee Madaxweyne yusuf xilligaan xasaasiga ah?wuxuuna iigu jawaabay:Markii aan arkay in Madaxweyne Cabdilahi Yusuf uu go’aan ku gaaray inuu Soomaaliya gacanta u geliyo dowlada Itoobiya ,umadda Soomaaliyeedna ay dhextaalo anaga iyo Itoobiya Cadaawad soo jireen ah,Cabdilahi Yusuf waa nin Maskax adag,qaatana talooyinka qalafsan ee dowlada Itoobiya ku dooneeyso inay dalka ku qabsato sababtoo ah Soomaaliya boqolkiiba boqol ,,waxay diidan yahiin in Ciidamo safka hore ka socda la geeyo Soomaaliya dhinaca sharciga marka la eegana ilaa hada lama hayo qodobka dhigaya inay yimaadaan ,,inteey joogayaan iyo sida ay macquul ku tahay in Zenawi oo heeysto dhulka ****** ee kilinka shanaad ,,maalin walba xasuuq u geeysta uu Soomaaliya nabadeeyn karo,waqtiga hada aan ognahay Ciidamada Sirta Itoobiya waxay badankood joogaan Xafiiska Madaxweyne Cabdilahi yusuf ,wadanka Soomaaliyana tiro farabadan ayaa ku nool ,waxayna si joogta ah dimbiyo uga galaan Shacabka Soomaaliyeed ,Cabdilahi Yusuf markii aan ujeediyay talo ah inuu dadkiisa ka raadsado niyadsami oo uu ka haro Xabashida waa igu gacan seeyray wuxuuna talo ka qaatay dad aan waxna qorin waxna aqrin oo u badan qaar uu adeera u yahay ,anigana waxaan goostay in aan umadda Soomaaliyeed aysan ii arkin in aan ahay Dabadhilif Itoobiya waana sababta aan isaga casilay xilkaas. Waxaa kale oo aan weeydiinay Dowlada Cabdilahi Yusuf Madaxweynaha ka yahay side u aragtaa??????wuxuuna ku jawaabay Garyaqaan Jamaal mar kale . Dowlada Cabdilahi Yusuf waa dowlad ay dhexboodayaan dad aan aqoon u lahayn habka maamul dowladnimo ee Leadership-ka laga soo bilaabo Madaxweynaha oo wali taagan ,habkii Jabhadii SSDF ee ahaa qeeybi oo xukun ,qofkii taladaada ka hor imaada inuu dilo ama caayo ama laaluusho ,doqomana u adeegsado,waxaan u sheegi lahaa inay taas dhamaatay ,umada Soomaaliyeedna ay manta ka daaleen nidaamkaas foosha xun ee kaligii talisnimada ah ,Cabdilahi Yusuf waxaan isku daynay inaan ka soo kaxeeyno Puntland waxaan uga soo kaxeeynayna waxay ahayd dilkii Issimada Puntland iyo shacabka aan waxna galabsan ,arrintaas waxay u taashaa Umadda Soomaaliyeed . Waxaan Dr Jamaal weeydiinay su’aashii seddexaad siyaasada ma isaga baxday oo ma halkaas baad uga hadhay???/wuxuuna iigu jawaabay .wali waxaan dagaal ugu jiraa sidii aan u hor istaagi lahayn inaan Soomaaliya la keenin wadamada Safka hore oo ay Itoobiya ku jirto,waxaan maalmahaan isku dayay inaan Xildhibaanada Soomaaliyeed ka dhaadhiciyo inay arrintaas ka soo horjeestaan,hadana meel fiican beey noo mareeysaa,habeen dhaweeyd waxaa telefoonka igula soo hadlay ku xigeenka Koffi Anan Jan Yagliand ,waana isla meel dhignay inaan Ciidamadaas la keenin ,sida uu hore u sheegay Safiirka dowlada Mareykanka u fadhiya Nairobi William Balamay,waxaan u sheegaa Umada Soomaaliyeed arrintaan oo Taariikhi ah inaan isu kaashano inaan ka hor imaana inaan Ciidamada safka hore Soomaaliya la keenin Waagacusub.net 10.3.05 Nairobi
-
^^