Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Keenya oo maanta Cudurdaar ka bixinaysa Xarigii loo geystay qaar ka mid Xubnaha dawalada Fedraalka Soomaaliya. Wasaaradda Arimaha dibadda Keenya ayaa maanta cudur daar ay ka bixiso xarigii dhawaan ay dowladda Kenya kula kacday xubno ka tirsan DFKMG. Sida uu Warbaahinta u sheegay Xildhibaan Macalin Jiis oo ka mid ahaa xubnihii dowladda FKMG ee lagu xiray sabtidii tagtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxa uu sheegay in maanta wasaaradda arimaha dibadda dalka Kenya ay ka sugayaan si rasmi ah in ay cudur daar uga bixiso xariga loo geystay isagoo tilmaamay in hore ay u jireen xiriiro hoose oo iyagu lala soo sameeyay oo dowladda Kenya ay kaga cudur daaraneyso waxii dhacay, waxa ay nagu qanciyeen buu yiri in sarkaalkii amray xariga noola geystay in uu Kenya hadda u xiran yahay isla markaana loo heysto dambiga ah xadgudubka uu kula kacay mas'uuliyiin Soomaaliyeed. Xildhibaanku waxa uu intaasi daba dhigay in ay aad u soo dhaweynayaan hadii Kenya ay garwaaqsatay in qalad ay ka gashay DFKMG ee Soomaaliya, markii horena waxa noola xiray waxa ay aheyd buu yiri fikirkeena. Macalin Jiis sidoo kale waxa uu ka hadlay gudoomiyaha Baarlamanka FKMG ee Soomaaliya Shariif Xasan iyo xildhibaanada kulamo mudooyinkaan u socday oo ku saabsanaa bal qaabka loo imanayo magaalada Muqdisho isagoo cadeeyay in ugu dambeyn maalinta Arbacada ee soo socota ay xildhibaanadoodu ay ku soo fool leeyihiin magaalada Muqdisho, waxaana uu ugu baaqay dadweynaha Soomaaliyeed in ay si diiran ugu soo dhaweeyaan magaalada Muqdisho. Xildhibaan Macalin Jiiis waxa uu intaasi ku daray in gudoomiyaha Baarlamanka kulan uu la qaatay danjirayaasha Britain iyo Mareykanka ee magaalada Nairobi ay markaasi cudurdaar ka siiyeen hadal hore loogu soo jeediyay oo ku saabsanaa hotelka uu ka degen yahay magaalada Nairobi waqtiga uu ka dhamaaday isla markaana uu baneeyo. Danjirayaasha waxa ay sheegeen in ay aad uga xunyihiin hadalkaasi, wadamada IBF tana ay u balanqaadayaan in wax qarasha ah aan lagu soo dalaceyn dowladda inta ay dagan yihiin magaalada Nairobi. Wadamada dhaqaalaha ku bixinayay shirka Soomaalida mudada labada sano ka badan ayaa iminka wada dhex dhexaadin hoose oo ay ku doonayaan in ay xaliyaan Khilaafka xoogan ee u dhaxeeya labada Gole ee DFKMG Soomaaliya, waxaana lagu wadaa in waqtiyada soo socda sidoo kale kulamo ay la qaataan Ra'isulwasaare Geedi iyo C/laahi Yuusuf oo lagu wado in maanta uu soo gaaro magaalada Nairoib.
  2. Isku dhac ka dhacay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo Iska horimaad dad ay ku dhinteen ayaa waxa uu maanta ka dhacay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. iska horimaadkaan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo ka tirsan garabyada RRA ayaa ka dambeysay kadib markii ay isku qilaafeen qaad ay tooko tooko u qeybsan jireen taasoo sababtay in dagaalkan gacan ka hadalka isu bedelay ,iyadoo dhaawac ka soo gaaray labo ruux halka mid kale uu geeriyooday. Intaasi kadib ayaa labadani koxood waxa ay isla yimaadeen magaalada Baydhabo halkaasi oo si kama ah uu iska hor imaad kale ku dhexmaray kooxo kale oo ka tirsan garabka Xildhibaan xaabsade oo fadhigoodu yahay agagaarka Xafiiska Hay'adda UNDP ee magaalada Baydhabo. Magaalada Baydhabo ayaa maalmahan u muuqata mid cakiran xaaladeeda iyadoo shalay halkaasi uu iska hor imaad ku dhexmaray kooxo kala taabacsan Xildhibaan Maxamed Ibraahim Xaabsade iyo kuwo kale oo banaabax halkaasi ka waday oo la sheegay inay taageersanaayeen Shaatigadud.
  3. Dagaal laga cabsi qabo inuu ka qarxo inta u dhaxeysa Balcad iyo Jowhar Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ayaa sheegaya inay jirto cabsi lala xiriirinayo in halkaas ka dhacaan dagaal culus oo u dhaxeeya maleeshiyada kala taageerta Xaaji Muuse Suudi Wasiirka Ganacsiga Dowladda KMG ah iyo Maxamed Cumar Xabeeb (M Dheere). Jiida hore ee qadka u dhaxeeya Balcad iyo Jowhar ayaa la soo dhoobay ciidamo fara badan oo ku hubeysan baabuurta dagaalka, waxaana la soo sheegaya in labada ciidan isku hor fadhiyaan meel 20 KM u jirta Jowhar. Wararka ka imaanaya degmada balcad oo ka tirsan Gobolka Sh.dhexe ayaa sheegaya in uu wali saaran yahay degmadaas bandow uu ku soo rogay Maamulka deegaankaas ee hoos taga Xaaji Muuse Suudi yalaxow oo aah wasiirka ganacsiga dowlada faderaalka Soomalaiyeed. Xaalada labada dhinac ayaa laga dareemay magaalada muqdisho, iyadoo waxgaradka beesha ay ka soo jeedan Muuse iyo Maxamed Dheere ay leeyihiin arrintan waxaa ku jirta gacan 3 aad oo doonaysa inay dagaal dhex dhigto beesha .
  4. Originally posted by CAAMIR: Why not Jihad on the warlords who have taken hostage of the people? That will also include the Warlords who are calling for the foreign troops. Remember this a government formed by warlords, led by warlords, and now a punch of warlords are calling for foreign trrops to disarm the other warlords for them. What is the result...the current stalemate.
  5. ^^^Loool...! U sheeg adeer Yeey in afarta will oo xerada guriceel ku jirta in ay ku filan yihiin colka uu so arrursanayo...
  6. Sheikh Aweys denies terror groups operate in Somalia A militant Somali Muslim cleric has warned of a Holy War or "Jihad" if foreign peacekeepers are deployed. Sheikh Hassan Dahir Aweys is a senior member of the Islamic courts, which has a militia, and is accused by the United States of having links to al-Qaeda. President Abdullahi Yusuf wants peacekeepers to protect his government when it relocates from Kenya. Somalia has not had a functioning government for 14 years and has been divided by rival warlords. 'To the death' Mr Aweys, who denies that any terror groups operate in Somalia, said it would be the religious duty of all Somalis to fight any peacekeeping force. "We will fight fiercely to the death any intervention force that arrives in Somalia," he said. He also urged foreign countries not to fund the proposed peace force. East African countries have agreed to send some 6,800 Sudanese and Ugandan troops to Somalia. Several Mogadishu-based warlords, named in Mr Yusuf's exiled government, have also opposed the use of foreign troops. MPs were involved in a brawl during a debate on the issue last week. Mr Yusuf does not have a strong support base in Mogadishu, where gunmen can be seen running roadblocks on behalf of the rival warlords. Source: BBC World edition
  7. Originally posted by rudy: [QBbesides, xalimos do have sometimes uncontrollerable wild passions for strangers!!that has been seen before.!! [/QB] Very unfair presumption on our lovely,decent and honest Xalimos, dont you think sxb..?
  8. Well according to Il-Maestro Duke and his 'resourceful' contacts Somalia will get $64 m out of the $27 mention by Amir Musa, I dont know how that adds up.... . Horn sxb normal people have mind of their own and speak as they deem reasonable to them, not normal people like you utter things to please others simply cause they are weak. And word of advice sxb stop 'pretending'.
  9. Hapy Birthday MsWord....many happy and healthy returns of the occassion Inshallah..!
  10. ^^^Loooool...! You also forgot to mention sxb that there was a demo in Calcuta by the Hindu party suporting Yeey and Gheedi call for frontline troops for Somalia disarmament. I could give you a whole more list if it would put you at ease, cause it seems the fact has petrified you...
  11. Somalida horey waxay uu tiiri 'beeni raad maleh', sxb please supply the original press-release from the Arab league, put up or shut the the whole thing
  12. Originally posted by Duke_Valantino: As for your comments,only a little man who lacks confidence and self belief, If I lacked this I would have applauded every nonsense you utter. Infact for you to label me in such manner gives me nothing less than pleasure and self satisfaction.
  13. Originally posted by Duke_Valantino: As for your comments,only a little man who lacks confidence and self belief, If I lacked this I would have applauded every nonsense you utter. Infact for you to label me in such manner gives me nothing less than pleasure and self satisfaction.
  14. Originally posted by Duke_Valantino: As for your comments,only a little man who lacks confidence and self belief, If I lacked this I would have applauded every nonsense you utter. Infact for you to label me in such manner gives me nothing less than pleasure and self satisfaction.
  15. Quote from Hornafrik: Wadamada ku bahoobey ururka Jaamacada Carabta ayaa waxa ay isku raaceen in la siiyo dhaqaale deg dega dowlada federaalka KMG ah ee Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Col. Cabdulaahi Yuusuf Axmed. There is a difference between this and $64m + troops. In response to the trade minister of Mauritania, I dont remember saying that Mauritania giving millions to TFG. If I did then I would have known it and done my homework unlike you. And it was to show your continues blatant lies without remorse and lack of respect for the understanding of others.
  16. Originally posted by Duke_Valantino: Who is the above man. Algeria's Minister of State For Foreign Affairs Abdul Aziz Balkhadem , dont you think you should have known that before you clain the $64 m........
  17. ^^Outrageous in the form of its text but certainly true to its intention and meaning..
  18. ^^Outrageous in the form of its text but certainly true to its intention and meaning..
  19. ^^Outrageous in the form of its text but certainly true to its intention and meaning..
  20. Carabta oo ku baaqday in dowladda Soomaaliya la siiyo Shir madaxeedkii 17-aad ee Jaamacadda Carabta ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya, iyadoo laga soo saaray Bayaan dheer oo ah go’aannadii ay wada gaareen madaxda Carabta, waxaana go’aannadasi kuwa ka hadlayay arrimaha dalka soomaaliya. Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta Caamir Muusa ayaa akhriyay qoraalkaas oo loogu jeeray Bayaankii Aljeris, waxaana ka mid ahaa in madaxda Carabtu soo dhoweeyeen horumarka laga gaaray xaaladda Soomaaliya oo ay ka mid tahay dhismaha dowladda federaalka ah, doorashada madaxweynaha iyo Baarlamaanka Soomaalida. Waxaa lagu baaqay in dowladda Soomaaliya la siiyo taageero dhaqaale oo degdeg ah si ay wax uga qabato baahideeda, iyadoo loo marinayo Sanduuqa kaalmada ee Soomaaliya, taageeradaas oo ay dowladda ugu baahan tahay sidii ay howlaheeda u fulin lahayd. Arrimaha kale ee bayaanka Aljeris waxaa ugu waaweynaa xaaladda Falastiin, xiriirka Carabta iyo Israa’iil oo guddi ka kooban dhowr dal loo saaray, Baarlamaan Carbeed oo dhismihiisa la isku raacay iyo qodobo kale oo fara badan,waxaa shirka soo xiray guddoomiyaha shirkaasi madaxweynaha Aljeeriya C/casiis Butafliiqa, iyadoo uu hadal ka jeediyay guddoomiyaha shirka soo socda ee 18-aad , laguna qaban doono magaalada Khartuum ee dalka Suudaan madaxweynaha Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  21. The $64 million question in here is where is the official press-release of this declaration..?
  22. ^^Like the parliament will approve the introductionof Ethiopian troops to Somalia? You have yet to learn a lot sxb, a alot. Ato & Suudi I belive will go[my own opinion], both have no real power anymore within their clans. Qaynyare as ever is expected to jump in the last minute and Aydeed JR and Mr Dheere of Jowhar are quite happy, so what other warlords are there? Sxb come back to the real World....
  23. Duke I wished you felt sad about it, but I know you aint and are enjoying every bit of it. Inshallah it will come to an end, and by the end of the day there is no glorius part in this sad event. I pray they come into senses.
  24. Duke I wished you felt sad about it, but I know you aint and are enjoying every bit of it. Inshallah it will come to an end, and by the end of the day there is no glorius part in this sad event. I pray they come into senses.