Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. ^^Ragi xiiri lahey weli ma dhalan... Duke cabadka yusan ka dhamaniin weli jab iyo hog wey ku dhiman yihiin
  2. Wasiiro & Xildhibaano ka soo jeeda Bay & Bakool oo dagaalada ka soconaya Baydhabo ku eedeeyey in uu ka dambeeyo Cali Max’ed Geeddi Warsaxaafadeed ay maanta Nairobi ka soo saareen xildhibaano & wasiiro ka tirsan dowladda FKMG ah ee Soomaaliya, kana soo jeeda beelaha Bay & Bakool ayaa ku eedeeyey dagaalada ka soconaya magaalada Baydhabo xubno ka tirsan xukuumadda federaalka, uuna ka mid yahay ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi. Xubnahan waxey sheegeen xubnahan oo qaarkood ka mid ahaa xubno horay u tegay magaalada Baydhabo in magaaladaasi ay xasilooneyd xilligii ay booqashada ku tegayaan. “Waxaa arrin laga xumaado ah in madaxweynaha & ra’isul wasaaraha ay lacag ku bixiyeen kala qeybinta shacabka ku dhaqan gobolada Bay & Bakool oo ahaa deegaano horay u xisiloonaa†ayaa lagu yiri warsaxaafadeedkaasi oo sidoo kale lagu sheegay in markii garoonka magaalada Baydhabo ay kooxo maleeshiyooyin ah ku hor istaageen dayuuradii sidey wefdigii madaxweynaha & ra’isul wasaaraha in iyaga oo goob joog ahaa ay arrintaas waxba ka qaban waayeen hogaamiyeyaasha RRA-da, isla markaana uu ahaa Xaabsade mas’uulka keliya ee suurtageliyey in maleeshiyadaasi ay ka hor wareegaan dayuuradi uu saarnaa madaxweynaha, waxeyna ka digeen in dhaqaalihii adduunku ugu deeqay dhammeystirka geedi socodka nabadda Soomaaliya in loo adeegsado weeraro lagu qaado deegaano nabdoon. “Waxaa dhibaato ah in xildhibaankii shalay badbaadiyey dhibkii ka imaan lahaa maleeshiyooyinkaasi in maanta lagu bixiyo qarash xoogan siddii loo weerari lahaa, lagagana taqalusi lahaa†ayaa lagu yiri Warsaaxafadeedkaasi oo sidoo kalena lagu sheegay in fikir-ka qof kasta uu qabo uusan ku mudan dhibaateyn, ayna iyagu ra’yi ahaan ay qabaan in magaalada Muqdisho ay dowladdu farriisin ka dhigato sida uu qorayo axdiga, waxeyna tilmaameen xildhibaanadaasi in ay ka soo horjeedaan qorshaha Baydhabo ay dowladdu ugu sii hakaneyso. “in Muqdisho laga bedelo caasimadnimada waxey u baahan tahay in la helo codadka 184 xildhibaan oo baarlamaanka ah, suurtagalna ma ahan in madaxweynaha & ra’isul wasaaruhu horseedaan jebinta dastuurka†ayaa lagu yiri warsaxaafadeedkaasi
  3. Xubno ka tirasan Beesha RRA ayaa ku eedeeyay Xukuumada Soomaaliya in ay mas uul ka tahay Dagaalada Baydhabo Anagoo kalla ah Xidhibaanada Magacyadooda ay hoos ku qoranyihiin Waxaan warbaahinta ku wargalinaynaa in ay nasiib daro tahay doowladi lagu dhisay shirkii dib uheshiisiinta ee ka socday Dalka Kenaya mudadii labada Sano& Barka ahayd kuna magacwaney Doowlad Dib uheshiiseenayd, Warsaxaafadedku waxa uu sheegay in ay Xukuumada Federaalka dhaqaalo badan ku bixisay in ay Dagaalo badani ka dhacaan gobolada Bay iyo Bakool toos oo bay yiraahdeen dagaalada lagu hoobtay ee Iminka Socdaa ay marqaati ka yihiin, Dhinaca kalle waxa ay sheegeen Xidhibaanadani markii uu booqanayay Madaxwaynaha iyo Rasulwasaaraha Soomaaliya magaalada Baydhabo in ay aad uxasilonayd iyagoo sheegay in ay Madaxwaynaha iyo Rasulwasaaruhu labaduba ay dhaqaalo ku bixiyeen kalla qaybinta Bulshada Gobolada Bay& Bakool waxa aan aad uga xunahay Dagaalada bay Yiraahdeen in Dagaalo laga Abuuro Gobolo shalay xasilanaa walibana loo isticmaalo hantidii qaranku lahaa looguna talo galay in lagu badbaadiyo shacabka Soomaaliyeed Gobolada Dalkana lagu dhiso, waxa ay sheegeen in warkii Shalay ka sooyeeray Wakiilka Shaati guduud ee ahaa in ay Difaacayaan Go aanka xukuumada oo ahaa dib udajinta Xukuumada ee Magaalada Baydhabo waxaa nasiib daro ah in umada lagu dagaal galiyo wax aan sharci ahayn, Xubnahani waxa ay Xuseen in hadii Caasimada Qaranka labadalo waxa ay ubaahantahay Go aanka Golaha Baarlamaanka ee ah 2/3 Xubnaha Golaha Baarlamaanka Baaq Nabadee Waxaan ugu baqaynaa Dadwaynaha ku Nool Gobolada Bay& Bakool in ay ka shaqeeyaan Xasilinta iyo is xaqdhowraka isla markaana ay ka fakaraan dhiiga daadanaya in uu ka daadanayo dadkooda waxaa kaloo ay Baaq nabaded udireen Xubnahani dagmooyinka Qansaxdheere, Gobolka Bay Gobolka Rabbdhuure, Warsaxaafadeedkan waxaa ku saxiixnaa Xidhibaanada kalla ah 1-Muumin Ibraahin ***** 2-Cabdulaahi Adan Axmed 3- Maxamed Xuseen ***** 4- Sh Nuur Cali Adan 5-Maxamed **** Cismaan 6- Macalin Maxamuud Maxamed Jiis 7- Cismaan Libaax Ibraahin 8- Sh ADAN Macalin ***** 9-Cabduqaadir Sh Maxamed Nuur 10- ***** Maxamed Nuur Daqare 11- Cabdulaahi Adan Cali 12-Muna Ibraahin Abiikar 13- Caasha Cabdi Shiikh 14- Cabdulqaadir Adan Jabaar 15-Luul Cabdi Adan Wali waxwara ma aysan Bixin Sh Adan Madoobe Shaati Guduud,iyokiishburo
  4. Lbadeen waxaa dameer ah ninki bananka jooga oo ay mantey ka cideysantahey.....! Lets see who learns a lesson in here.....
  5. Originally posted by Duke_Valantino: If Xabsade did this on his own then good, but the fact that Inda Cade and technicals from Xamar control BAIDOA as of tonight kinda puts a big question mark on this dont you think? 'blame it on Indhacadde.... .. Like Xabsade is not capable of running his own show... Be afraid sxb, be very afraid
  6. Originally posted by Duke_Valantino: USC would not have lost control of Galkacyu. War anaga aya yab aragney..! Duke who came to Aideed senior in 1993 in Mogadishu? Yeey was never praised in the 1978, but may be you dont know or never heard of it it was CIRRO . Yeey was in the border of Kenya before the actual planned coup materialised. It is widely believed in the inner circle that Yeey sabotaged it by leaking the info, that is why it was hastly brought forward and as a result it did not go according to plan. But Yeey sxb was applying for asylum in Kenya the following day running scared. If I remember clearly you were months ago confident that the trroops from Pukeland under the leadership of Morgan will capture Kismayo, wasnt it Indhacadde who gave them the hiding... . See sxb you just brag typically like Yeey but when the tough gets going you whinge.... .
  7. Originally posted by Duke_Valantino: The people of Baidoa welcomed President Yusuf and Geedi only a couple of weeks ago. Ehem..! How you cover up reality and yet stand up right amazes me sxb. It was not Indhacadde who had to pay Ransom at the aiport before leaving. It was not Indhacade and his troops who held hostage government MP's and ministers in Bay untill the full Ransom was paid. Sxb the tenure of your adeer Yeey is fast running out, start believing that or you will have seizure at very young age... .
  8. ^^All above is rubbish and fabricated lies, if anything he was a traitor ,seller and destroyed well planned opposition. Yeey has not even achieved in the battle field as much as did Morgan. Morgan might have been defeated in numerous times but he was always there fighting thick and hard, while was chicken and remind behind to tell the women what he could do.
  9. ^^^^LOOOOOOOOOOOOOOOOOl...!! next he will be visiting the toilet used by the Great leader of the Jamahiriya, and the President Yusuf will be happy that in his life time he has seen a symbol of history....
  10. Originally posted by Cabdulmalik: Shatigaduud have the support of the man who send him and Ethiopia. And where were they when he most needed them..? Duke: The government is needed to deal with criminals like Inda Cade and other's. Thats why Geedi and President Yusuf are the only hope to beat, the drug lords, fake religious wadaads and so on. Looool..! call them what you want , but the have kicked your buut before, and are doing it now, and make no mistakes they will keep on doing it until they knock sense into your demented thinking...
  11. History tells us the Colonel has never won or evengaged in any battle apart from the one in bari where he was aided by mercenaries from Addis. So sxb bring it in and see what the fabrics of Yeey is made off....
  12. Originally posted by Duke_Valantino: As for Inda Cade, and his move, it will have a major blow back. The RRA will be united, other outside players will not allow this to be. This will be the final stand for Inda Cade, a rash and silly man. Warya iska amus oo isku xishow...every calculation u made previously was wrong yet you have the audocity to keep on saying more. Kaley adiga jab uu joog ma lagugu duceyay? Every single time you have been proved wrong by facts in the ground. Other wise everything is moving as planned. Was loosing the partial control of Baydhabo part of the plan sxb. Yeey thought that Xabsade was a push over like him you are finding it hard to believe the outcome of the fracas started by the policy of Yeey and Geedi...
  13. Originally posted by Suldaaanka: Looks like this government is vanishing in thin air before it even lands in Somalia(proper)... (where is DUKE ) Looooooooooooool....! Am looking for him too, seems he has also vanished into the thin air...
  14. Wefdi ka kooban baarlamaanka & xukuumadda oo ay soo direen hogaamiyeyaasha Muqdisho ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana wefdigan oo ka kooban 10 xubnood hogaaminayey xildhibaan Cumar Xaashi Aadan, iyadoo soo dhoweyn diiranna loo ssameeyey wefdiga. Waxgarad isugu jira mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir, siyaasiyiin, qeybaha ururada bulshadda & haweenka gobolka Banaadir ayaa kaga hor tegay wefdiga garoonka B/doogle ee gobolka Sh/hoose, waxaana wefdiga lagu soo dejiyey hotelka Saxafi International Qarankeenii Afrika ugu xooga badnaa anaga ayaa waxaan gaarsiinay in uu muran galo ilaa heer aan gaarno in na la yiraa anigey ila jiraan oo ay doonayaan in aan maamulo, marka shaqada na laga sugayo ma ahan shaqso dhow waxaana nalaga sugayaa in aan Qarankeenii ku celino halkii uu joogi jiray, waxaa nalaga sugayaa ummaddeena & dadkeena waa loo hawoodaye in aan cadowga ku beenino arrintaasina cid kale oo wax nooga qabaneyso ma jirto" ayuu yiri Cumar Xaashi Aadan oo saxaafadda kula hadlayey hotel-ka Saxafi. "Waxyaabaha laga naxo waxaa ka mid ah baarlamaanku markii shirsanaa IGAD-na waa shirsaneyd, IGAD qaar ka mid ah ayaa waxey yiraahdeen war baarlamaankii Soomaaliya waa fadhiyaaye go’aankooda maan sugno Amxaarada ninkii meesha u fadhiyey wuxuu yiri anaga ayaa idinka og anaga ayeyna noo codeynayaan 30 nin oo qabqablayaal ah ayaa meesha ka qeyl qeyliya, baarlamaanka intiisa kelena inaga ayey na ogol yihiin, Qarankii Soomaaliyeed halkaas buu marayaa, anagu maanta baarlamaanka Itoobiya war uma hayno, howshiisana ma naqaan, waxey ku fikiraanna ma naqaan, sirtooda & siyaasadda dalkooda war uma hayno, anagana heerkaas ayaan mareynaa oo in shir IGAD oo dhan ay fadhido oo beesha caalamku xittaa goob joog ka tahay ninkii Amxaarada ka socday in uu yiraa baarlamaanka Soomaalida anagey na rabaan waxaana nasiib wanaag ah oo taariikhda Soomaaliyeed geli doonta in 30-ka uu sheegayey ay noqdeen 30-ka isaga la jirta oo jaajuuska u ah, meeshana lagu garaacay oo loona codeeyey in la diido Amxaaro" uu yiri xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo sheegay in shacabku ay si weyn uga soo horjeedaan mas’uuliyiinta dowladda ee u ololeynaya ciidamada deriska ah. "Haddii aad maqasheen Nairobi waa leysku haystaa, mana ahan in aan madaxweynaha ama xukuumadda Cali Max’ed Geeddi diidanahay, anaga waxaan diidanahay laba qodob oo aan u aragno in ay tahay siyaasad uu gumeysi uu wato oo la doonayo in Soomaaliya lagu baabi’iyo, midda koowaad waxey tahay Amxaaro & waxa ay hogaamineyo oo xulafadeeda ah in ay Soomaaliya yimaadaan oo ay hubka ka qaadaan & qodobka labaad oo ah meel aan Xamar aheyn oo Amxaaradu gacanteeda gaarto dowladda ha la geeyo, ma maqleysid Marka, Kismaayo ama magaalo kale ha la geeyo dowladda, waxaa la leeyahay ha la geeyo B/weyne ama Baydhabo waana meel Amxaaradu ka arkeyso ninkii gacanta taaga, anagu taasi ma dooneyno waxaan dooneynaa in dowladdu Xamar timaado, dadka Xamarna waxaa laga doonayaa in ay suurtageliyaan xaalad nabadgelyo oo dowladdu ku iman karto Muqdisho in ay sameeyaan" ayuu yiri xildhibaan Cumar Xaashi Aadan oo sheegay in dabayaaqada todobaadkan ay Muqdisho u soo guurayaan xubnihii ugu badnaa ee baarlamaanka & xukuumadda. Kulankaasi soo dhoweynta ahaa ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay guddoomiyaha gobolka Banaadir C/llaahi Xasan Ganey (Firimbi) & duqa magaalada Muqdisho Ibraahim Cumar Sebriye (Shaaweeye) oo labaduba sheegay in ay si weyn u soo dhoweynayaan in dowladdu ay farriisin ka dhigato Muqdisho.
  15. Originally posted by wind.talker: Along with some former members of Gen Morgan's SPM forces, the city will return to normalcy - Cajiib..! You still have faith in this guy..? As for Bay-dhabo go and read the wires and find out whether 'mudane' Xabsade is in jail or in total control of the city waiting to welcome the government to move there..
  16. Sir Rudy, the last thing I will do is diiz you sxb. I just questioned your assumption on xalimos. And am sorry about the 'calol-xanun' guess I have to get you flagyl now.. . Ofcourse I know the effects of the presence of any foreign soldiers in Somalia, let alone the Nigerians..... . But dont worry we have many 'xawo-tako's' around.
  17. ^^^Loooooooooooooooooooooooooooooooool.....!
  18. Ra´´iisal wasare Cali Maxamed Geeddi oo wada in caasimada ku meel gaarka ah ka dhigata dowladiisa magalada Garoowe . Wararka isasoo taraya oo ka imanaya xafiiska Ra´´siisal wasaraha ayaa sheegaya in uu rabo in uu ka noqda go´´aankii golaha wasiirada ku gareen in ay caasimad KMG ah laga dhiga magalooyinka Jowhar iyo Baydhabo tasoo sabab uga dhiga raba in aan leysku haleyn karin labadsi magaalo ayadoona uu sheegay in dagaalo ay ka jiraan deeganadasi lagana cabsi qabo in ay ka dhacaan kuwa lamid ah kuwa ka dhacay Baydhabo magalada Jowhar . Marka waxuu leeyahay in aan leysku haleyn karin labada magaalo marka waa in aan bad badinaa dowlada aan casimad KMG ah ka dhignaa magalada Garoowe oo ah meel aad u xasilan oo leysku haleyn karo dhanaca amaanka hadii la leyahay qabiil gaar ah ayaa dagan meel kastaa qabiil gaar ah wuu dagan yahay ayuu u sheegay qolooyin rabay in ay ka siiyaan talooyin si uuna ugu deg degin sidii uu ugu deg degyey Go´´ankii ahaa in ay dowladiisa dagta Jawhar iyo Baydhabo Qorshaan Geeddi ayaa ah mid cusub oo larabo in laga gado inta badan golaha wasiirada inta uu soo shaac bixin warkan. Dhanka kale Ra´´siisal wasare Geeddi ayaa sheegay in aan sinaba looga marmin ciidamo ka socda dowlada Itoobiya in ay soo galaan gudaha Soomaliya sababtoo ah waa dal raba ayuu yiri in ay wax noo hagagaan kuwa kasoo horjedana waa kuwii ay hubka soo siin jirtay ayuu yiri, marka hadalka Geeddi ayaan ah mid is burinya sababtoo ah marna waxuu leeyahay dowlada Itoobiya waa kuwa raba in ay wax nooqabtaan marna uu leeyahay waa kuwii hubka soo siin jirey hogaamiyasha hubeysan . This is great news I believe, isn't it..?
  19. Originally posted by xamar: And peace keepers from yemen, eritrea sudan. and sorry, I am not the same race as jareer. What do you have against jareer and what makes you think you are superior to jareer? I would have said it is mentally retarded charecters like you who undermine the people of Xamar, but I reserve that. Simply on the basis that am confinced you are a Pukelander in disguise.
  20. Dagaal xoogan oo ka socda magaalada Baydhabo. Bay( Sh.M.Network) Dagaal qaraar oo sababay dhimasho iyo dhaawac badan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka socda magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay Dagaalkani ayaa waxa uu u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed oo kala taabacsan garabyada Shaati Gaduud iyo Xaabsade oo labaduba ka mid ah xildhibaanada dowladda FKMG ee Soomaaliya sida uu ku soo waramayo wariyaha shabakada warbaahinta shabelle ee Baydhabo Sujaac cali Axmed. Dagaalkani oo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ilaa iyo haatan la xaqiijin Karin tirada rasmiga ah ee ku geeriyootay iyadoo wararku ay sheegayaan in ay ku geeriyoodeen labo ruux oo ah dhinacyada dagaalamaya halka 3 kale ay ku dhawaacmeen inkasta oo wali xaaladu cakiran tahay. Magaalada Baydhabo ayaa lagu arakayaa gawaari tikniko ah oo wada dhaawacyo fara badan iyadoo dhawaqa risaasta si aad ah looga maqlayo magaalada Baydhabo iyo hareeraheeda. dagaalkaani ayaa waxa uu sameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo dhaq dhaqaaqii ganacsiga magaalada Baydhabo iyadoo albaabada loo laabay goobihii ganacsiga. Dagaalkan oo ka duwan dagaaladii hore u dhexmaray garabyada RRA ayaa waxa uu salka ku hayaa banaanbax la isku qilaafay oo isbuucii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Baydhabo kaasoo lagu taageerayay go'aanka golaha wasiirada ee ahaa in Baydhabo iyo Jowhar ay dowladu si KMG ah ay fariisimo uga dhigato iyadoo maleeshiyo Taabacsan Xaabsade iyo kuwo maamulka KMG ah ee gobolka Baay uu iska horimaad ku dhexmaray goobtii banaanbaxaasi ka dhacay. This unfortunate fracas can solely be attributed to the recent declartion of PM Geedi. But then again he was acting on the orders of Yeey and the masters,Ethiopia. The aim here is create mayhem,cofusion and rivalary and then rule.