Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. Originally posted by General Duke: who reside in the once and future capital Xamar. Ok I understand the past and the future, which is the present capital then? :confused:
  2. Originally posted by General Duke: Who was absent? who else Osman Ato, Qaynyare and Suudi Yalaxow. They said Geedi cannot come to Xamar, he replied by getting a bigger welcome than any man who ever arrived Disregarding the fact that you used to call fools the very ones whom you are praising today of welcoming the PM, I'm though very curious to know when and where those three whom you call fools now ever said that Geedi cannot come to Xamar? Or is it once again one of your uncontrolled rants.
  3. I dont want to add anything in this thread apart my appreciation . On the other hand I want the Nomads in SOL paarticularly those who are the 'fadhi ku dirir' in politics section to note and be my witness in future that Duke has today quoted , copied and pasted wire news from the, in his own words previously, mis-guided media from Xamar, such as Dayniile and Hornafrik...
  4. Originally posted by SoMa_InC: I am very confident that we will win the return league. Saxiib it is obvious you and Mourinho have no idea about a European Semi-Final nite in Anfield. Dont even contemplate about anything else apart from how less you will be humilated..
  5. Damn I have to be honest here...the first answer that popped into my mind was she did so that she could be the sole inheritor of her mother's estate assuming the old woman must have been rich, meeting the guy again never crossed my mind...guess am not a psychopath...
  6. Saraakiishii loo magacaabay amniga Muqdisho oo maanta la dhaariyey Waxaa maanta lagu dhaariyay xaruntii hore ee Xisbiga ee magaalada Muqdisho xubnihii saraakiisha ahaa kana koobnaa 13-ka xubnood kuwaasoo loo xilsaaray ammaanka magaalada Muqdisho, waxaana sidoo kale isla dhaartaasi iyaguna la dhaariyey horjoogyaasha ciidamada madaniga ee ku sugan Muqdisho. Kulankan oo ay suugaan kala duwan ku soo bandhigeen fanaaniintii kooxda Horyaal band iyo Horseed ayaa halkaasi waxaa ka qeyb galayaasha soo jiitay maadeyskii Ruwaayadaasi. Mas’uuliyiin ay ka mid yihiin, wasiirka Amniga Qaranka Max’ed Qanyare Afrax iyo wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow oo kulankaasi ka hadlay ayaa waxay ku booriyeen saraakiishii loo xilsaaray Amniga Muqdisho inay ka dhabeeyaan waajibaadka la huwiyey “kuwa dhahaya waxaan ku laabaneynaa Nairobi waa kuwo aan dan ka laheyn nabadeynta aanu ka wadno Muqdisho†ayuu yiri Qanyare oo intaasi ku daray in xubnaha labada gole ee ku sugan Muqdisho ay wax weyn ka qaban doonaan howshii ay u yimaadeen caasimada, wuxuuna tilmaamay in howl qaran ay ka socoto magaalada Muqdisho. Wasiirka Ganacsiga Muuse Suudi ayaa isna ku baaqay in wax laga qabto isbaarooyinka teedsan magaalada “anigu waxaan ahay qofkii ugu horeeyey ee isbaaro dhigta, maantana waxaan diyaar u ahay in la qaado isbaarooyinka†ayuu yiri Muuse Suudi.
  7. Originally posted by General Duke: Dhinaca kale ku simaha Xuseen Ceeydiid Abuukar Ganeey oo jooga magaalada Muqdisho ayaa ku tilmaamey warsaxafadeedka isbaheysiga SNA kasoo baxey ee lagu diidan yahay dadaalada nabadda ee gobolka Banaadir, inaanu aheyn mid ay ka warqabaan madaxda ku sugan magaalada Muqdisho, Abuukar Ganeey ayaa sheegay inaanu waxba kala soconin warsaxaafadeed kaasi. If read the statement which you posted am sure you would have had second thoughts about it. The above quote which was part of your text contradicts completely the message you are trying to spread...lies after lies . Oh yeah and it also proves that Hussein Aideed is a loooney lunatic with no more support from his groundsman in Xamar. But then again you are familiar with praising cheap, moral less and unworthy charecters considering you have one of them as a second father
  8. Originally posted by General Duke: Mushaharka bixintiisa oo todobaadkan laga dhigay Ayadoo ay soo baxayaan dhaga adeyga Xildhibaanada ku sugan Muqidsho oo diiday in ay yimaadaan magaalada Nairobi ayaa waxaa si rasmi ah loo bilaabay todobaadkan bixinta Mushaharka Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya. Any other alternative apart from telling they will be paid if they come to Nairobi. Bit of the carrot and the stick I would say.
  9. Saraakiil ciidan oo loo magacaabay in ay wax ka qabtaan amaandarada ka jirta magalada Muqdisho Maal mahaan waxaa ka jirey magalada Muqdisho howla wax looga qabanaaya sidii loogu soo celin lahaa casimada nidaamka iyo kala danbeenta tasoo ay wadeen xubna ka tirsan labada gole ee dowlada ayadoona la sheegaya waxii ka danbeeya maalinta Arbacada la qaadi doona dhamaan Isbarooyinka yaalo magalada Muqdisho. Howsha laga wada Muqdisho ayaa ah mid inta badan shacabka Muqdisho soo jiidaneysa maxayeelay waa dad aan cidna u maqneen ceelna u qodneen dowladii ay wax ka sugayena ah noqotay mid aanba raaliba ka aheyn in wax looqabta dadka ku nool magalada Muqdisho . Masuliyiinta ciidamada la magacaabay ayaa ah kuwa wax badan ka qaban karo madaama ay yihiin ciidamo aqoon u leh wax ka qabashada casiimada Muqdisho oo hada ku jirta gorgortanka siyasadeed ay maleegayaan kuwa dan gar ahaneyd kale in la wiiqa wax walba oo wax loogu qabanaya magalada Muqdisho Magacyada 13 ka xubno ee laga soo kala xulay ayaa waxa ay kala yihiin:- G/sare Maxamuud Kaahiye Barre, G/sare Maxamed Cabdulle Axmed, G/sare C/laahi Maxamed Sheekh Xasan, G/sare ***** c/lee Nuur, G/sare faarax C/lle Garamgaram, G/sare Maxamed Maxmuud saney, G/sare Maxamed Xuseen Dakar, G/sare Maxamed Xasn Maxamed, G/dhexe Cartan Cali Warsame, G/dhexe Shariif Cali Maxamed, G/dhexe Axmed daytib Axmed, G/dhexe Maxamed Muqtaar Yuusuf.
  10. ^^^Saxiibo Muqdisho waad tashaate...u sheeg adder ha tashado...! Muqdishu, Muqdishu ayey ku walatey.....
  11. Xubna kale oo ka tirsan xildhibanada oo sheegay in ay beentahay tirada ay sheeteen kuu waday qiyaamada Qaran Xubna kale oo tiradooda ku dhaweyd 60 Xildhibaan ayaa gaashanka ku dhuftay wararka ay sheegeen xildhibaanda waday Qiyaamada Qaran kuwaas oo sheegtay in ay maanta soo xadireen xildhibaan kor u dhafaya 146 marka aan is tirin anaga waa noo jediin tiradeena kuwa dalka ku maqana waa qiyaasi kartiin marka mathay ayuu yiri kuwa sheegat tiradaas hadii ay intaas heysan lahayeen wax bay sameynlahayeen hadalna mayeleen ee hingoowgii ku dhacay ayeey iska dhigeen kuwa hadal ka maqlay Kiplagat xalay ilaa saakay ayey wax ka maqli lahayeen ee waxaa noo balan ah casimada dalka ee Muqdisho waa sidoow hadalka u dhigay. Xildhibaanada oo u eka kuwa taagersan xildhibaanda ku maqan magalada Muqdisho kuwaas oo dadaal ugu jira nabadeenta magalada Muqdisho Xildhibanda 60ka ahaa ayaa sheegay in ay dhawaan soo sari doonaan warmurtiyeed ku wajahan hadii sidii jabhada loomatali karo Barlamaanka . Kulankii maanta ay qabteen xildhibaanda oo loo diiday in la tiriya ayaa tiradooda lagu qiyaasay 97 xildhibaan kuwaas oo kuligood ah kuwa taageersan dowlada Itoobiya inta badana xubin ka ahaa golaha SRRCda ee Hawaase,waana kuwa aan Itoobiya la aantood dalka tagikarin hal qof oo tageersana ku laheen gudaha dalka marka lagareeba Maxamuud Sayid Adan iyo Xuseen Ceydiid .. Isku soo duub waxa hada socda hadaan xal loo helin waxaa soo bixi doonta laba barlamaan oo kala wata laba madaxweyne iyo laba gudoomiya Barlamaan waa caadada laga dhaxlay jabhadaha laga dhaxlay Bur burka dagaalada sokeye
  12. Originally posted by General Duke: Action is louder than words, but acting is not implementation. Sitting in Mogadishu won’t bring security; take the example of Abdiqasin and his Carta. Depending on a single clan won’t bring back unity, take the example of Ali Mahdi and Aydeed. Isolation won’t bring recognition and strength, take the example of Somaliland. Hence the planning of invading of areas controlled by his nemises with Foreign troops and those loyal to him under the description of dis-armament is answer in your logical and only solution right. Well think again sxb, cause this wont work, infact to be precise it aint working. You mention 146 MP's, considering your figure is genuine dont you think the absence of 129 MP's and who are opposed to the current conduct and way of Government under Yeey says volumes of the distortion and divison that is within the TFG at this moment. No mentioning that neither the Speaker of Parliament or any of his assistants were present in the said meeting. Mr.Duke for failing to see the failures of this government prooves you are sick to the core of tribalism. And that you are blind to reality if you in your understanding believe that it will achieve anything at its current status of animosity. Saxiib ada ciirka roob ku og...
  13. Duke ina Geedi shiddor was not born yesterday. I gave you one piece of his CV which skipped, prove me wrong if you have any, if not acknowledge the fact that u skipped that part or either that your sources did so. That is all there is to it, why calacalingi sxb?
  14. Yesterday a park in Surrey, England, a young mother was stabbed in front of her tot. I guess that will not be of interest ...cause it happened somewhere other than Xamar. :confused:
  15. Marxuum Maxamed Siyaad Barre(Allah uu naxaariste) ahan jirey taliyah Xooga Dalka soomaaliyeed, isla markana aha Xooghayaha Guud ee X.H.K.S., ahana Madaxweynaha J.D.S af-caarabiga wuu yiqiin taana murun ma gasho...
  16. ^^And could you add in his decorated CV made by (you know who)that the guy is also famous for being a state created witnes( Marqati beenale) in the case against Caynanshe (Allah uu Naxaaristo). Or may be you did not that, ask adeero next time he comes around
  17. I had two minds whether to post this in the 'jokes' section or here where it will be seen by many die hard supporters. The latter factor led me to start the thread in here and see many smiley faces... Madaxwene Cabdullahi Yuusuf Axmed oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyey oo ka tirsan ururka jaamacada carabta oo aanan Aqoonin Luuqada Carabiga Madaxwene Cabdullahi Yuusuf Axmed oo noqday Madaxweynihii ugu horeeyey oo ka tirsan ururka jaamacada carabta oo aanan Aqoonin Luuqada Carabiga markaasna uu fadhiyo Gursi ka mid ah Guraasta Jaamacada Carabta Markii la iskugu yimid shir madaxeedkii ugu danbeeyey ee Ururka Jaamacada Carabta ee lagu qabtay Magaalada Aljeris ee dalka Aljeeriya Ayaa waxaa ay layaabeen madaxdii halkaasi iskugu timid Markii uu madaxweynaha soomaaliya ku qudbeeyay Luuqada ingiriiska oo aan waligeed looga hadlin shir madaxeed ay leeyihiin madaxweynayaasha Dalalka carabta. Sida lawada ogsoonyahay soomaaliya waligeed way kaqeybgali jirtay shir madaxeedyada dalalka carabta waxaana uga qeybgeli jiray madaxweynaha dalka xukumi jiray sida siyaad barre iyo Cabdi qaasim salaad oo labadaba ku hadli jiray luuqada carabiga marka ay ka hadlayaan shirarka ururka jaamacada carabta. Dhinaca kale ayaa wararka hadda soobaxaya waxa ay sheegayaan in ay dib u dhac ku keentay Aqoon la'aanta xaga luuqada ee madaxweynaha Taageeradii ay markii hore ku heshiiyeen shirkii wasiirada Arrimaha dibada ee ka horeyay midka madaxweynayaasha oo uu ka qeybgalay Cabdulaahi sheekh ismaaciil oo isaga luuqada carabiga sifiican u yaqaano, taas ayaa waxaykeentay in madaxda dalalka carabta ay dib ugurasho sameeyaan. Cali African ONKOD.
  18. Guddi dhaqaale oo la shaqeyn doona Guddiyada maamulka Gobolka iyo guddiga kormeerka oo Muqdisho looga dhowaaqey Xubnihii labada gole ka tirsanaa ee ku sugnaa maalmihii la soo shaafey magaalada Muqdisho oo shir ku yeeshay xaruntii hore ee xisbiga oo fariisin u ah ayaa magacabey guddiga dhaqaale, kaas oo la shaqeyn doono guddiyada maamulka gobolka Banaadir iyo guddiga kormeerka guddiyada maamulka G/Banadir. Shirkii shaley oo ahaa mid ah Albaabada u xirnaayeen sidii kulamadii horay ay ugu yeelan jireen xarunta xisbiga, Waxana markii uu kulanka dhamaadey la hadley saxaafada Cumar Xaashi Aaden oo ah afhayeenka xubnahan ku sugan magaalada Muqdisho, wuxuuna sheegay in shirkoodii maanta uu ku saabsanaa in la dhiso Sadex gudi oo mid ka mida yahay gudiga nabadgalyada oo horay u magacownaa iyadoo maantana la magacaabay gudiga dhaqaalaha oo ka kooban todoba xubnood kuwaasoo golaha looga xil saaray arimaha dhaqaalaha. Cumar Xaashi ayaa waxa uu intaasi raaciyey inaan meesha laga saarin gudiga dhaqaalaha ee ganacsatada gobolka Banaadir oo la go’aamiyey sida uu yiri xildhibaan cumar xaashi aadan in sidooda loo daayo. Waxaa uu intaa raaciyay xildhibaan Cumar Xaashi in maalinimada barita ah la dhameys tirayo diiwaan galinta magacyadii gudiga nabad-galyadda Maxamed Cali Maxamud (Madka) Xafiiska Markacadeey ee Muqdisho
  19. Todobaadka soo socda oo la isu keenayo Tiknikooyin iyo Maleeshiyo ka amar qaata Hoggaamiye kooxeedyada Muqdisho ee dowladda ku jira, si ay ammaanka u sugaan Khamiis, April 21, 2005(HOL)@19:00GMT: Shir ay maanta xubnaha labada gole ee dowladda Federaalka ku yeesheen Xarunta Xisbiga ayaa gunaanadkiisii looga dhawaaqay in todobaadka soo socda, gaar ahaan maalinta Talaadada ah la isu keeni doono maleeshiyooyin fara badan iyo gaadiid tikniko ah oo tiradoodu gaareyso ilaa 42 Tikniko ah, kuwaasi oo loogu talagalay in ay wax ka qabtaan ammaan darrada baahday ee ka jirta magaalada Muqdisho. Afhayeenka labada gole ee Dowladda Federaalka Xildhibaan Cumar Xaashi Aadan ayaa saxaafadda u sheegay in marka la isu keeno ciidamadaas wax laga qaban doono ammaan darro baahsan oo maalmahaan ka jirta Magaalada Muqdisho, wuxuunta intaas ku daray in la magacaabay guddi ka tirsan labada gole oo kormeer ku sameyn doona xerooyin lagu xareyn doono maleeshiyooyinka ku baahsan magaalada Muqdisho. Xildhibaan Cumar Xaashi waxa uu caddeeyay in maalinta sabtida ah ee soo socta ay la kulmi doonaan guddi loo xil saaray nabadeynta Muqdisho oo xubnahiisu ay kor u dhaafayaan sodomeeyo, iyadoo lagala arinsan doono sida loo wajahayo arrimaha nabadeynta Muqdisho, waxaana kadib maalinta Arbacada ah la qaban doonaa xaflad xarigga looga jarayo howlgalka nabadsugidda Muqdisho oo ay ka qeybqaadanayaan maleeshiyooyin fara badan oo ku hubeysan 42 Gadiidka dagaalka ah. Tan iyo intii ay socdeen shirarka ay yeelanayeen xubnahan ayaa waxay sidoo kale magacaabeen guddiyo nabadgelyo-dhaqaale iyo Bulsho, kuwaasi oo ka soo shaqeyn doona maamul u sameynta gobolka Banaadir, inkastoo guddiyadan aysan qaban wax muuqda oo ay bulshadu arkaan marka laga reebo shirar albaabada u xiran yihiin oo ay yeeshaan. Xubnaha labada gole ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa isaga soo tegay magaalada Nairobi oo ay si KMG ah u degan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, kadib markii ay saluugeen qaabka dhaqanka hoggaamineed ee madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi oo weliba ay aad ugu kala f*gaadeen dhinaca fikirka. Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  20. The Heberts were unable to conceive children, and decided to use a surrogate father to start their family. On the day the proxy father was to arrive, Mr. Hebert kissed his wife and said, "I'm off. The man should be here soon". Half an hour later, just by chance, a door-to-door baby photographer rang the doorbell, hoping to make a sale. Good morning madam. I've come to...." "Oh, no need to explain. Come in," Mrs. Hebert cut in. "Really?" the photographer asked. "Well, good! My specialty is babies." "That's what my husband and I had hoped. Please come in and have a seat." After a moment she asked, blushing, "Well, where do we start?" Photographer - "Leave everything to me. I usually try two in the bathtub, one on the couch and perhaps a couple on the bed. Sometimes the living room floor is fun too. You can really spread out!" Wife - "Bathtub, couch, bed, living room floor? No wonder it didn't work for my husband and me." Photographer - "Well, madam, none of us can guarantee a good one every time. But if we try several different positions and I shoot from six or seven angles, I'm sure you'll be pleased with the results." Wife - "My, my, that's a lot of...." Photographer - "Madam, in my line of work, a man must take his time. I'd love to be in and out in five minutes, but you'd be disappointed with that, I'm sure." Wife (muttering)- "Don't I know it." The photographer opened his briefcase and pulled out a portfolio of his baby pictures. "This was done on the top of a bus." Wife - "Oh my god!" Photographer - "And these twins turned out exceptionally well, when you consider their mother was so difficult to work with." Wife - "She was difficult?" Photographer - "Yes, I'm afraid so. I finally had to take her to the park to get the job done right. People were crowding around four and five deep, pushing to get a good look." Wife - "Four and five deep?" (eyes wide in amazement). Photographer - "Yes, and for more than three hours, too. The mother was constantly squealing and yelling - I could hardly concentrate! Then darkness approached and I began to rush my shots. Finally, when the squirrels began nibbling on my equipment, I just packed it all in." Wife (leaning forward) - "You mean they actually chewed on your equipment?" Photographer - "That's right. Well, madam, if you're ready, I'll set up my tripod so that we can get to work" Wife - "Tripod?" Photographer - "Oh yes, I have to use a tripod to rest my Canon on. It's much too big for me to hold very long. Madam? Madam? Good Lord, she's fainted!"
  21. Originally posted by wind.talker: How come Duke, Qorshel, Sky always have the same lame lines Damn and I always thought it was in me head and the only one who notices this similarity..! Mobb_Deep
  22. Originally posted by Qorshel: [QBWell not even Hiiraan aka Bullet Weyne! [/QB] Bullet weyne...! I wonder who use to use this phrase.. I cant remember but am sure that person was banned sometime ago once or twice
  23. ^^As the famous person in SOL says.... 'wareer badana'....
  24. Originally posted by B_A_L_L_E_R_Z: BLOODY MONKEYS Who saxiib? The nutter who threw the grenade or the pretenders who call themselves government and are having a ball in Nairobi hotels...? Ogy...! right behind you..