Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. NAIROBI, 12 May 2005 (IRIN) - The Transitional Federal Parliament (TFP) of Somalia will hold its next session in the Somali capital, Mogadishu, the speaker told IRIN on Thursday. "The parliament will meet in the capital on 17 May," Sharif Hassan Shaykh Aden, the TFP speaker, said. The move follows a controversial parliamentary session held by a group of MPs in the absence of the speaker on Wednesday in Nairobi, the Kenyan capital. The session debated two contentious motions: the proposed deployment of peacekeeping troops from neighboring countries, and the temporary relocation of the government to the towns of Jowhar and Baidao, in south and south-central Somalia, respectively. Wednesday's motions were tabled by MPs who support the deployment of troops from Somalia's immediate neighbors - Ethiopia, Kenya and Djibouti – as part of any peacekeeping force. Government spokesman Abdirahaman Dinari told IRIN on Thursday that the nearly 150 MPs present overwhelmingly voted in favor of the two motions. "The parliament has made a decision, and it is binding," he said. Aden, however, called the vote "null and void" under the interim constitution. "It was an illegally convened session," he said. "I am, as the speaker, the only one charged with setting the date for sessions of the parliament. It is therefore an illegal meeting and nothing passed by it is binding on parliament." The government had asked the speaker to set a date to debate the motions. "I have set a 17 of May," Aden said. "That date still stands." He added: "I don't understand why they want to rush. These motions are very sensitive and require very serious reflection. They involve the deployment of foreign forces. We need to make sure that we have everyone on board before we make such a decision. We can not afford to make a mistake on this." Dinari, however, disputed that the speaker was the only one who could set a date for parliamentary business. "The president has the power, within the law, to call an emergency session of parliament, and that is what he did. The speaker was approached, and he refused." The contentious issue of peacekeepers from neighboring countries has been discussed previously by the TFP, and has led to disagreements. On 18 March, three MPs were injured in a scuffle between opponents and supporters of the motion. In February, the African Union (AU) authorised the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), the facilitator of Somalia's peace process, to send a peace mission to Somalia. IGAD's members are Djibouti, Eritrea, Ethiopia, Kenya, Somalia, Sudan and Uganda. The mission's purpose was to help the transitional Somali government gain a foothold in the country before its relocation from Kenya. The government has remained in Nairobi since it was established in October, citing security concerns in Mogadishu. Prominent Somali faction leaders and members of the public, however, have opposed the plan - in particular the suggestion to include troops from neighboring countries. The US and the International Crisis Group (ICG) have also expressed concern over the inclusion of troops from countries neighboring Somalia without the approval of the Somali people. Commenting on the situation, the ICG director for the Horn of Africa division, Matt Bryden, said that the vote was "a serious setback for the Somali peace process". He added: "It widens the divisions within the TFI [Transitional Federal Institutions] and greatly increases the likelihood of conflict." Bryden warned that any troops deployed under such circumstances would be perceived as "supporting one faction against the other and risk becoming party to the conflict". "It is a good time for IGAD and the AU to bring everyone back to the negotiating table and not take sides," Bryden told IRIN. Meanwhile, the Ethiopian government has denied accusations made on Tuesday by a group of Somali MPs in Nairobi that it had troops inside Somalia. "These are baseless and unfounded allegations against Ethiopia," Zemedhun Teckle, government spokesman, said. "We are working for a stable Somali central government." In a public statement read by Somali MP Abdullahi Haji Ali, the group had claimed that Ethiopia was providing weapons to militia groups allied to it, in violation of a UN arms embargo. [ENDS] Source: IRIN, May 12, 2005
  2. Have you just for once considered that all you quote and quoted in here are Media propaganda from Pukeland who are just as desperate as you are...warya wax isku fal oo isku xishow. I remember how only yesteryear you were enthutiastic that Morgan will capture Kismayo for you ....and today you are once agin in the same excitement assuming that your adeero(note I mentioned one adeero---cause the other one I doubt whether he will stay in your wing once the first bullet is fired) will capture the whole of Somalia. Think again and think hard and for a minute contemplate the force you are up against and disregard the imaginary union that is in your mind..as the Swahili says 'Damu siyo maji'
  3. Originally posted by wind.talker: I'm still trying to figure out what 40 technicals can do against the Ethiopian army?.......The long-awaited battle is here. That wont take you long to figure out sxb...let the battle commence....!Ninkey uu darantahey aan ogaane. The irony in here is those in Bay, Juba and for this case the reinforcement from Shabele and banadir are relying on their own man-power..but you and Yeey are completely relying and depending on the force of Xabashi..thus we will see who prevails and whether the battle will be only concentrated in Bay. Col Yeey is a man of war Please remind me which war he was engaged in and won apart from using the same Xabashi soldiers against his kinsmen eg. Jama ALi jama. I guarantee you this time the history of Yeey will be rewritten...watch this space.
  4. Hambalyo Hambalyo Checkmate Sxb Hambalyo adiga iyo oridada..wa Illah Mahadaiis..!Ubadkana...Caafimaad iyo cimri dheer, iyo tarikhada toosan oo xaqa ah Allah ku duwo..amiin..!
  5. Waraysi ay la yeelatay BBC-da, ayaa guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ku meelgaarka ah Soomaaliya, Shariif Xassan Sheekh Aadan uu ku sheegay in aysan jirin in uu diiday in uu guddoomiyo shirka maanta ka dhacay Nairobi. Wuxuu guddoomiyuhu cadeeyay in shalay loo soo gudbiyay codsiga ah in uu maanta kulanku dhaco, hase yeeshee, uu soo saaray go'aan ah in kulanku qabsoomo 17-ka bishan, maadaama qaar badan oo ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka ay maqan yihiin, arrinta laga doodayona ay tahay mid xasaasi ah. Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in ujeeddadiisu ay tahay in la gaaro go'aan la isla ogol yahay, oo aysan cid gaar wixii ay damacsan tahay si gooni ah u fushan. Shaarif Xassan Sheekh Aadan, wuxuu sheegay in aysan jirin wax uu diidan yahay ee sababta uu 17-ka bisha u qabtay ay tahay in xildhibaanadu kala dhiman yihiin, uuna xaq u leeyahay in uu qabto waqtigii suurtagal ula muuqda in ay xidlhibaanadu ka doodo karaan arrinta xasaasiga ah. Wuxuu guddoomiyuhu ka digay in go'aanka baarlamaanka aan lagu degdegin si loola ordo oo looga gaarsiiyo shir berito ka dhacaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, waana in axdiga la raaco ayuu yiri, isagoo intaasi ku daray in aanuu baarlamaanku fariisan karin iyadoo uu joogo, amrinna. Guddoomiyaha baarlamaanka federaalka ku meelgaarka ah ee Soomaaliya, Shariif Xassan Sheekh Aadan, ayaa sheegay in guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Maxamed Cumar Dalxa ay howshiisu tahay in uu qabto wixii uu guddoomiyuhu u diro, uusanna guddoomin karin shir, maadaama uu isagu u qabtay 17ka bisha in uu shirku dhaco. Guddoomiyaha oo wax laga waydiiyay eedaha uu madaxwaynuhu u soo jeediyay, ayaa sheegay in 17-kii March telefishinada caalamka laga wada daawaday oo cajaladona laga duubay sidii ay wax u dhaceen, wuxuuna intaasi ku daray in uu ku shaqeeyo rabitaanka dadwaynaha Soomaaliyeed iyo xildhibaanada baarlamaanka dhinicii ay u bataan, uuna baarlamaanka mas'uul yahay shacabka Soomaaliyeed. Guddoomiye Shariif Xassan, ayaa ugu dambayntii sheegay in uusan jirin go'aan ka soo bixi kara kulanka maanta ee baarlamaanku ku yeeshay KICC, Nairobi, maadaama shirka rasmiga ah ee baarlamaanka uu isagu u qabtay in uu dhaco 17-ka bishan.
  6. Originally posted by wind.talker: Indhocade talking like he can defend Somalia against an Ethiopian invasion with his 40 technicals driven by former donkey herders. Loooool....! the donkey-herders have keeped you at bay and in an arid-land called Pukeland.. Trust me they can keep on doing that..!
  7. SOO MAAL if you want to spread rubbish next time think about it twice sxb..! :mad:
  8. Fadhi Lagu Muransan yahay oo Ay yeesheen Qaarka Mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka, Go`aano ay gaareen xubnihii ka qeybgalay Fadhigaas, Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo Khudbad ka jeediyey, Dalxa oo Gudoomiyey Fadhigaas, Shariifka oo waxba kama jiraan ku tilmaamay fadhigaas. Waxaa maantay magaalada Nairobi shir ku yeeshaay xubno ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo tiradooda la isku khilaafsan yahay, shirkaan ayaa ka dambeeyey ka dib markii uu shalay madaxweyne Cabdullaahi soo saaray qoraal uu ka dalbanayey xildhibaanadu inay fadhi baarlamaan yeeshaan. furitaankii shirkaan ayaa waxaa ka hadlay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf oo asagu eed dusha kaga tuurey Gudoomiyaha Baarlamaanka Shairrif Xasan Sheekh Adan oo uu ku tilmamay nin wax walba diideey, waxaana ka mid ahaa qodobadii uu madaxweyne Cabdullaahi Yuusf ku eedeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka dhacdadii 17/3/2005 ee ay dirartu ku dhexmartay xlidhibanaada qaarkood wuxuuna madaxwyenuhu ku tilmaamay go`aankii fadhigaas kasoo baxay inuu ahaa mid shariif jeebkiisa kala soo baxay, sidoo kale waxaa uu madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf ku eedeeyey Gudoomiyaha Baarlamaaka inuu diiday soo jeedin boqol xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka KMG ah oo ay ku dalbanyey inuu Shariifku shir u qabto xildhibaanada Baarlamaanka. Dhanka kale kulanka maantay waxaa ka hadlay Cali Maxamed Geeddi oo xubnihii halkaas ku shirsanaa ka codsadey inay ogolaadaan soo jeedinta xuukumada ee ah in dalka ka keeni ciidamo ka socda dowladdaha IGAD gaar ahaan Suudaan iyo Ugandhan iyo in dowladdu si kumeel gaar ah ugu sii shaqeyso magaalooyinka Jawhar iyo Baydhabo. khudbooyinkaas kadib ayaa waxaa dooda loo furay xubnihii kasoo qeybgalay shirkaan oo uu u gudoominayey shirka Gudoomiye Ku xiggeenka koowaad ee Baarlamaanka Maxamed Cumar Dalxa. Dalxa ayaa doodaas ka dib waxaa uu cod u qaaday soo jeedintii ra`iisul-wasaare Cali Maxamed Geeddi oo asagu la filyo inuu bari u socdaal dhanka Itoobiyo oo uu ka kula kumi doono saraakiil iyo madax ka tirsan Urur Midowga Afrka, wuxuuna Dalxa ku dhawaaqay in cod bixintaas la sameeyey kadib ay xubniii kasoo qeybgalay kulanka ay cod aqlabiyad ah ku ogolaadeen soo jeediintii xukuumadda Cali Maxamed Geedi. Kulankaan uu gudoominayey Maxamed Cumarv Dalx ayaa waxaan gooj joog ka aheyn Shariif Xasan Sheekh Adan Gudoomiyaha Baarlamaanka FKMG ah oo Axdiga KMH ahi dhigayo inuusan qof kale shirka baarlamaanka gudoomin karin haddii uu gudoomiyaha Baarlamaku joogo.arrintu si kastaba ha ahaatee shariif Xasan Sheekh Adan ayaa ku tilmaamay fadhigaan mid aan sharci aheyn dalxana waxaa uu ku sheegay inuusan sharcigu u ogaalnayen inuu shir gudoomiyo gudoomiyaha oo jooga. Dhanka kale Shariif Xasan ayaa sheegay inay ka go`an tahay inuu qabto shirkii uu ku dhawaaqay inuu qabanayo 17/5/2005 asagoo ku andacoodey in ay xildhibaano badani ka maqan yihiin Nairobi ayna lagaba maarmaan tahay in ay shirka ka qeybgallaan. Guud ahaan arrintaan maantay dhacdey ayaa soo durkinaysa khilaafkii dhawaanahanba u dhaxeeyey xubnaha labada golle iyo madaxda ugu sareyasa dowladda FKMG ah waxayna tillaabooyinkaas soo dadajinayaan burburka hanaankii nabada iyo natiijadii shirkiim mudada dheer qaatay. Gedonet.com London, Uk
  9. Kulan ay yeesheen Gudoomiyeha baarlamaanka, ra'iisal Wasaaraha iyo madaxweynaha oo khilaaf ku dhamaadey Kulan adkaa oo ay ka wada qeybgaleen Madaxweyne C/laahi Yuusuf, Guddoomiye Shariif Xasan Seekh Aadan, Ra’iisul wasaare Cali Max’ed Geeddi iyo madax ka socota caalamka ayaa xalay hoyga uu Nayroobi ka daggan yahay guddoomiyaha Baarlamaanku ka dhacay. Kulankaan oo ahaa mid in badan la sugayey laguna doonayey in dhinac laysugu riixo khilaafka ragaadiyey waxqabadkii dowladda cusub ayaa Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaruhu ugu tageen Shariifka in ay ugu yaraan ka dhaadhiciyaan in uu guddoomiyo kulan Baarlamaan oo maanta ka dhici lahaa Nayroobi. Intii uu socday kulankaan oo laysla jeex jeexay arrimahaan ayaa ugu dambeyntii ku soo gaba gaboobmay natiijo la’an iyo is afgaran waa kaddib markii uu Guddoomiyuhu ku adkeystay in aan maanta la qabaneyn kulan Baarlamaan oo Nayroobi ka dhaca. Ilo u dhow dhow guddoonka Baarlamaanka ayaa sheegaya in Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Ra’iisul wasaare Cali Max’ed Geeddi ay u qorsheysan yihiin safaro ay ku kala aadayaan dalalka Ingiriiska iyo Itoobiya, sidaas daraadeedna ay doonayaan in inta aysan bixin ay helaan go’aan rasmi ah oo Baarlamaanka ka soo baxa kaasoo lagu oggolaanayo ciidan ka socda dalalka Afrika oo aan la kala sooc soocin, taasina ay keentay cadaadiskaan deg deg ah. Maxamed Cali Maxamud (Madka) Markacadeey.com
  10. Kulankii Barlamaanka ee inqilaabka ahaa oo furmi la kadib markii la layahay tirada uu ku furmi lahaa shirka. Kulankii lagu doonayey in lagu inqilaaba masiirka Soomalida ayaa socon la ilaa iyo hadda ayadoona lagu waday in uu furma shirkasi labada duhurnimo kadib markii ay soo xadiri wayeen inta badan xildhibaanada ku sugan Nairobi . Kulanka oo hadda xaadir ku yihiin tira xildhibaan ah oo dhan 98 xildhibaan oo badankood ah wasiirada si aadka ah u tageersan xukumada Itoobiya ayaa la meel ay u maraan qabsoomida shirka maanta waloow la sheegaya in uu furmi doona gar iyo gardaro saacadaha soo socda ,shirka maanta ee Garabka tageersan Madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf ayaa ku doonya in ay ansixiyaan shir uu joogin shir gudoonkisii kuna sugan meel u jirta xarunta shirka ka furmaya wax ka yar 10KM tasoo ku tuseysa shirkasi in uu yahay mid dad gaar ah leyhiin kuna doonya in ay ku ansixiyaan in ciidamo Itoobiyaan ah soo galaan gudaha dalka kadib markii la wayey wadamadii kale ee la sugayey, la kiinsa hadii is inkirada ay is in kirayaan xubnaha sar sare ee dowlada ay saan ku si isocota ay ka soo bixi doonta shirka Soomalida mudada loo fadhiyey laba madaxweyne oo is garb orda ee shirarka caalamiga isku feeri doona sidii hada ka horba ka dhacday madaxda Soomalida Madaxweynah iyo Wasiirkiisa koowaad ayaa sugaya oo kaliya soo gala shirka waa loo dhanyahay waloow la sheegaya in cadaasi lagu sarayo madaxweynah in uu baajiya shirka inta laga xalinya qilaafka hadda tagan . webmaster@dayniile.com
  11. Cabdullahi oo Jabiyay Axdigii KMG ee Soomaali Wararka ka imanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegay in galabta uu dhacay kulan uu soo qaban qaabiyay Col.Cabdulaahi Yuusuf Axmed iyo Cali Maxamed Geedi Kulankan ayaa ka dhacay meel wax yar u jirto xarunta Mbagathi ,Kulankan yaa waxaa soo xaadiray tiro ka yar tiradii la sugaayay oo dhan ilaa 96 Xildhibaan oo Daacad u ah Cabdullahi Yuusuf Axmed. Cabdulaahi Yuusuf Axmed ayaa waxa uu ka codsaday Baarlamaanka in ay ka doodaan Ciidamada la keenayo Gudaha Dalka Soomaali iyadoo ay kulanakan ay joogeen Wasiiro ay ka mid yihin Xusen Caydiid iyo Salaad Cali Jeele inkastoo Mar aanu la xiriirnay Meesha uu shirka ka socday naloo xaqiijiyay in uusan joogin Goobta shirka Shariif Xasan Sh.Aadan oo ka soo hor jeestay in uu imaado Kulankaas isgoo ku adkeestay in uu dhacayo kulanka 17 Bishan Cabdulaahi Yuusuf Ayaa Baarlamaanka u sheegay in aan loo kala kicin kulanka Manta oo usan joogin Shariif Xasan Sh. Aadan, waxaa kaloo kulankaas ka hadllay Cali Maxamed Geedi oo sheegay in uu barri u safri doono Wadanka Ethobiya Sida uu qabo Axdiga KMG ee Soomaali waxaa meel looga dhacay Axdigii u yiilay qaranka soomaaliyeed oo ay jabiyeen Cabdulaahi Yuusuf iyo Cali Maxamed Geedi Beesha caalamka ayaa aad u la yaabtay Dhaqanka Cabdullahi yuusf uu ku dhaqmayo ayagoo sheegay in ay ka cabsi qabaan in ay bur burto Dowlada KMG ee Soomaalia Sidoo kale hogaamiya Kooxeedyada Muqdisho ayaan shaki ku jirin in ay qaadacayaan hadalka ka soo yeeray Cabdulaahi yuusf oo ay u arkaan hadaldii uu ku hadli jiray markii uu ah Hogaamiya kooxeedka Dhinaca kale Maleeshiyada Xaabsade, Indha Cade iyo Dooxada Juba ayaa ku hanjabay in ay la dagaalami doonaan waxii soo weerara Magaalada Baydhabo Cali Africa Onkod News Nairobi
  12. ^^ What do u have against chocolate & women..?
  13. YOUR AGE BY CHOCOLATE MATH This is pretty neat. DON'T CHEAT BY SCROLLING DOWN FIRST! It takes less than a minute...... Work this out as you read.. Be sure you don't read the bottom until you've worked it out! This is not one of those waste of time things, it's fun. >> > >1. First of all, pick the number of times a week >> > > that you would like to have chocolate. (more than once >> > >but less than 10) >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > 2. Multiply this number by 2 (Just to be bold) >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > 3. Add 5. (for Sunday) >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > 4.. Multiply it by 50 I'll wait while you get the >> > > calculator................. >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > 5. If you have already had your birthday this year add 1755.... >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > If you haven't, add 1754 . >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > 6. Now subtract the four digit year that you were born. >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > You should have a three digit number . >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > The first digit of this was your original number >> > >(i.e., how many times you want to have chocolate each week). >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > The next two numbers are . >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > >> > > YOUR AGE! (Oh YES, it is!!!!!)
  14. ^^^^Loooooool....! aaNiL nice way to make your debut saxiib...welcome..!
  15. ^^^ You bet ..? Let him come and I assure you he will be stripped to his pants...
  16. Originally posted by Rooney: Am sorry to burst the bubble but its gonna be a good game and Milan will come out on top.. Put your money where your mouth is mate...this is history in the making...five times....I bet Manure (Man U) wont be able to achieve that record....get used to it this is what headlines will look like...
  17. I raise my hands up as a person who previously opposed Geedi and his management as a PM. After having seen how the 'man' has made a U turn in all conflicting factors and conceding to the members of the two councils in public. I dont think you can ask for more but praise him for his efforts and his intention to re-egnite Nationalism once again. I say without hesitation in doing this Geedi has shown to be a man of compromise and in the path to reconstruct a Somali Nation once again. hence in the matter between Qanyare and Geedi I see the former as being 'qori qori ku tag'.
  18. ^^ so how will Rudy -mojo kubwa..sound like..
  19. ok..! Hadi hadhow gabdhaha la shukansaan waayo ada ka masul ah...ilen afki ayad 'sharoto' nogu dhejise...
  20. ^^ Mr.Castro sxb why do you want to moderate even our chatting now..?
  21. Awoowe Bashi you are right...af-soomaaliga adiga laga waayo halke laga hela?
  22. This Programe is on BBC2 tonite at 19:30....for those who are fortunate enough living in the UK..
  23. Ra'iisal Wasaare Geedi waxaa uu nasiib darro ku tilmaamay in shacabkii u qiireysnaa dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya in arrintaas ka dhacdo, isagoo u tacsiyeeyay eheladii iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen dadkii ku naf waayay Qaraxaas, halka kuwii kale ee ku dhaawacmayna uu u rajeeyay caafimaad. "Waxaan rabaa in aan dadka Saxaafadda kala hadlo oo aan qudbadeydii sii wato, waxaan filayaa in ay ii joogtay in aan cadeeyo mowqifka dowladda Federaalka Soomaaliyeed, waxaan horay u sheegay in siyaasadda dowladeydu tahay mid derisnimo wanaag iyo wada noolaasho kasbeysa caalamka guud ahaan, gaar ahaana Qaaradda Afrika iyo geeska Afrika, waa mid ka tarjumeysa heshiisyada caalamiga ah iyo ururrada caalamiga ah in ay Dowladda Soomaaliyeed ka mid noqoto muddo dheer kadib, intaas kadib waxaan rabaa in aan u sheego dadweynaha Soomaaliyeed in dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ay u heelan tahay daryeelka Umadda iyo adeegyada bulshada. Xagga Waxbarashada Waxaa i farxad geliyay shalay dugsiyo iyo Jaamacado waxbarasho oo aan booqday, kuwaasoo aan caalamka laga dhaadhicin karin in ay Muqdisho ka jiri karaan, hayeeshee taasi waxay u sahleysaa dowladda Federaalka una fududeyneysaa meel ay ka bilowdo waxbarashadii dalka Xagga Caaafimaadka Warbixin waa la i siiyay, waxaana booqday Cusbitaalka Banaadir oo ah Saldhigga caafimaadka ee Hooyada iyo dhallaanka, xagga arrimaha Bulshada waxaan rajeynayaa in dowladdeydu ku tallaabsato daryeelka shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan Agoonta, Hooyooyinka, Dhallaanka iyo Dadka danta yar, taasoo aan u sameyn doono hay'ado gaar ah oo fuliya adeegyada ay u baahan yihiin dadkaasi Soomaaliyeed. Xagga Amniga Sida aad la socotaan Soomaaliya waxaa ka jirta nabadgelyo la'aan, dadku nabad iyo dowladnimo waa rabaan, laakin hannaan iyo abaabul hanan kara ama hoggaamiya ayaa ka maqan, waxaana u ballanqaadeysa hannaankaas dowladda Federaalka Soomaaliyeed"ayuu yiri Ra'iisal Wasaare Geedi oo ka dhawaajiyay in ay beenowday hadal henytii ahayd in aanu Muqdisho imaan karin iyo in aaney dadku dowlad rabin. Ra'iisal Wasaare Geedi waxaa uu sheegay in aanu waxba ka bedeli doonin qaraxii dhacay qorshaha socdaalkiisa, wuxuuna caddeeyay in uu dhowaan booqan doono deegaano ka mid ah Soomaaliya, balse uu socdaalkaasi dib u dhiganayo tan iyo inta laga xaqiijinayo sababtii keentay iyo wixii ka dambeeyay qaraxaas, isla markaana uu cusbitaallada ku booqan doono dadkii ku dhaawacmay qaraxaas. Xagga xasilinta dalka iyo ciidamo ku soo dabaalidda ayuu Ra'iisal Wasaare Geedi sheegay in ay Xukuumaddiisu go'aamisay in ciidamo Afrikaan iyo Jaamacadda Carabta isugu jira ay ka qeybqaataan, wuxuuna ujeedada ciidamadaas ay u imaanayaan Soomaaliya ku tilmaamay in ay ilaalinayaan kaliya goobaha dowladda iyo ilaha dhaqaalaha, sida garoomada, dekedaha iyo wadooyinka waa weyn, iyagoo ka talo qaadanaya ciidamo Soomaaliyeed oo hoggaan leh oo markaasina ka amar qaadan doona dowladda federaalka Soomaaliyeed iyo talis ay u dhan yihiin Dowladaha IGAD, Midowga Afrika iyo Jaamacadda Carabta oo ka qeybqaadanaya barnaamijka xasilinta Soomaaliya. "Walaalayaal waxaan rajeynayaa in qorshaha Xukuumaddu uu cadyahay, dadka Soomaaliyeedna laga bixiyay tashwiishka ay geliyeen dad aan u maleynayo in aaney dowlad rabin, Soomaaliya aysan u rabin nabad, sharaf iyo heybad" ayuu yiri Prof. Geedi oo sheegay in Adduunyadu ay la dagaameysay muddooyinka dambe wax la yiraahdo argagixiso, isagoo weliba carrabka ku dhejiyay in aysan diinta islaamka iyo muslinnimadu aysan ahayn argagixisadu, hayeeshee ay jiraan dad nabad diid ah oo doonaya in uusan adduunku xasilin. "Kuwaas iyaga ah waxaan ku baaqayaa in gacan adag la isaga qabto, dowladda Federaalka Soomaaliyeedna shaqadeeda ayay ka qabsan doontaa" ayuu mar kale yiri Prof. Geedi oo caddeeyay in uusan xitaa isagu aaminsaneyn in diimaha kale ee Adduunku ay argagixiso yihiin, isagoo aan si cad u qeexin waxa uu qudbaddiisa ugu soo daray ka hadalka argagixisada. Ra'iisal Wasaaruhu wuxuu sheegay marka Umadi guul gaarto in aan la weyneynin cadaw gudaheeda ka dhasha ama dibadda uga yimaada, sidaasna uu ugu baaqayo Umadda Soomaaliyeed in ay difaacdaan mirihii ka soo baxay shirkii Kenya oo ah Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.
  24. Ra’iisal wasaare Geeddi oo shir jaraa’id oo uu qabtay ugu tacsiyeeyey dadkii ku dhintay garoonka Stadiyo Muqdisho. Ra’iisal wasaare Cali maxamed Geeddi ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay hotel ramadaan kadib qaraxii maanta ka dhacay garoonka kubada cagta ee istaadiyo Muqdisho oo ay isugu soo baxay dadweyne kumanaan gaaray oo uu halkaasi kula hadlayey, ayaa waxaa uu tacsi u diray dhamaan shacabka Soomaalyieed meel kasta oo ay joogaan iyo gaar ahaan eheladii dadkii ku dhintay kuna dhaawacmay qaraxii ay ku dhinteen kudhowaad 20 ruux, 25 kalen ay ku dhaawacmeen, isagoo nasiib darro ku tilmaamay sida ay wax u dhaceen. Raiisal wasaare Geeddi oo ka hadlayey sida uu u arko qaraxaasi ayaa sheegay inuu ahaa shil caadi ah oo dhacay waxaa uuna beeniyey waraka dadku ay isla dhex maraayaan ee sheegaya in dhacdadaasi ay aheyd weerar isaga loola dan lahaa “haddii ay aheyd wax aniga la iila dan lahaa bambo la tuuray akshinkaas ficilka ka danbeeyey ayaa la arki lahaa oo meesha ciidamo fara badan oo madaxda Qaranka ah oo aan anigu kow ka ahay halkaasi ku ilaalineysay ayaa meesha joogtay, marka haddii wax la tuuro bambo la tuuray dadka wey arkayaan jawaabteeda ayaa la arki lahaa, taasu waxay beenineysaa in wax la tuuray aysan aheyn, arrintuna gacanta baaritaanka ayay ku jirtaa wixii ka soo baxana waal oo sheegi doonaa Soomaalida iyo saxaafadaba†ayuu yiri Prof. Cali Max’ed Geeddi oo intaasi raaciyay in dhacdadaasi aysan wax iskabedeli ah ku keeni doonin mowqif kiisa siyaasadeed ee ku wajahnaa magaalada Muqdisho isagoo tusaale u soo qaatay in maalinkii garoonka diyaaradaha ee No-50 illaa uu ka yimid magaalada Mudisho asaga iyo dhamaan martidii ka socotay beesha caalamka sidii diiraneyd ee shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan shacabka G/Banaadir ay u soo dhoweeyeen. Sidoo kale waxa uu sheegay in maalmihii uu ku sugnaa magaalada Muqdisho uu la kulmay ururada bulshada rayidka, siyaasiyiinta xubanaha labada gole ee kusugan Muqdisho, ganacsato, culumaa’udiin, nabadoono Haween iyo ganacsato gaar ah oo intaasina waxaan ka dareemayay sida ay u doonayaan una muujiyeen rabitaankooda dowladnimo. Dhanka kale, ras’iisal wasaare Geeddi ayaa saakay kormeer ku tegey dekedda weyn ee Muqdisho isagoo soo indha indheeyey xaalada dekedda oo isagoo sidoo kale shalay booqday qaar ka tirsan dugsiyada, Jaamacadaha iyo goobaha caafimaadka oo ay ka mid ahaayeen Isbitalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadiriyo goobo kale. W.Q Nasrudiin Caydiid salaad(diini)Dayniile ,Muqdisho