Jumatatu

Nomads
  • Content Count

    1,570
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Jumatatu

  1. WAKIILKA Q/MIDOOBAY EE ARRIMAHA SOOMAALIYA OO WADA TILAABOOYIN UU KU DOONAYO IN DOWLADDA KMG AH ISUGU TAGTO MUQDISHO MARKA LAGA REEBO MADAXWEYNE C/LAAHI YUUSUF NAYROOBI, Axad 05/06/05 Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee dhawaantan la magacaabay Francois Lonseny Fall ayaa wada tilaabooyin uu ku doonayo in xal loo helo khilaafka u dhaxeeya dowladda isagoo isku dayaya wakiilku in dowladda loo raro caasimadda marka laga reebo Madaxweyne C/laahi Yuusuf. Ilo ku dhow dhow dowladda Federaaka ah ayaa Wargeyska QARAN u sheegay in ergeyga cusub uu doonayo in Golaha Baarlamaanka iyo Golaha xukuumaddaba ay isugu tagaan magaalada Muqdisho kana howl bilaabaan, isla markaana ay ka shaqeeyaan howlaha nabadda ee Soomaaliya isagoo wakiilku doonaya in Madaxweyne C/laahi Yuusuf uu sii joogo magaalada Nayroobi inta Ammaanka magaalada Muqdisho laga shaqeynayo. Ergeygaan cusub ayaa kulamo la qaatay Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Ra’iisul wasaare Cali Max’ed Geeddi isagoo kala hadlay arrintaan iyadoo sidoo kalana uu xiriir dhinaca Teleefoonka ah la yeeshay Guddoomiye Shariif Xasan oo ku sugan Muqdisho. (QARAN PRESS)
  2. ^^Nice point Xogsade sxb, though I suspect some of the die hard tribalist in here will come to the conclussion that you have seceded. As JB said sometime before one would want you to believe that the barber in Bosaso is better than the one in Km.4. I find that as the baseline of the arguments made in here by numerous Nomads...
  3. Farah...Sxb I have no difficulty in comprehending it, but I also notice that you either did not understand my stance or fear to delve into the matter for the sake of cancelling out the claims.
  4. I think this story of looted properties has gone back and forth in this thread numerous times and claimed by anyone who is anyone in SOL. Some others have gone lil further narrowed down the whole dilema to single tribe if we are to accept the analyses of WT. But then again WT is of understanding paranoid on one single clan in the whole of Somalia and in view to the animosity he has ,he has displayed, given the chance he would have condenmed them to the chambers of gas. My awoowe Bashi is attempting to look serious and approaching the whole issue analytically but falls short of being unbiased. Where do we start from I asked but no one was forth coming and all were claiming of being the victims of atrocities since the civil war in 1991. that is what it was a civil-war nothing less and nothing more. And I think you would agree the by-products of civil-wars are not amicable but devastating , specially in the case of Somalia where it is one ethnic group divided in tribes and clans. If you guys are serious enough you should pause and consider what aspects brought about this misery rather than coming up with shoping list of farms, houses ,etc. that was lost in the civil war..as the Somalis say... "gari laba nin kama wada qosliso" . There was houses that were looted pre-1991, farms confistigated, lands grabbed, nepotism in all sectors of public service, indiscrimante killing of civilians, human right abuses, inspeakable humilations to civilians due to the tribal background, etc..these and others factors contributed to the catalyst of the civil-war of which you all claim to have been victims. Let me ask you this were there or are there in victors borne from it? Not mentioning the fact when the uprising was at its peak and had only one target which was the previous regime and those that were at helm, some who claim to be innocent victims in this thread rose to defend and protect the regime which was the common enemy simply on the basis of tribal ties thus creating new grounds and format for the civil uprising which was in simple words tribal war . Now if you are going to keep on wailing about what you lost bear in mind there are those who did before you , but if you are prepared to talk about it and approach the problem as my Awoowe bashi says I will look forward to mutual discussion. But if like Bashi you are 'madomo tupo' then let the fracas continue.
  5. What is this thread then, find a link to Aideed or what?
  6. Originally posted by Baashi: It's in this spirit that I want to engage with whoever is dignified enough to talk sense and face the lion squarely in the eye and say al right lets deal this for once. Awoowe hadalkeyga halku ka marey..I asked you halke ka bilowna gocashada...pre or post 1990. Yes I agree with you looting should be condnmed whether it is both individually , tribalistically or stately organised. So awoowe where do we start from? As for your msg to Horn awoowe dont flater yourself it was not coded it was plain and apparent and only 'nin dhohan' aya uu bahan in lo fasiro.
  7. Originally posted by wind.talker: This notion that Col Yeey will bring clan "hegemony" is nothing but coffee-shop he-say propagated and compounded by Mogadishu war/druglords and their mightiest cohorts, the media. The worst kind of insult is when someone writes utterly rubbish and wants you to believe as if it is a divine word. WT hegemony and nepotism are the policies of Yeey governance from SSDF to the present. And if you want to deny that then sxb 'biyihi Bartacad aya kugu maqan'. I have noticed in this thread that awoowe Bashi has emerged from his hibernation and eager to spread his ill conceived and dark wisdom. Basho awoowe gocasho intey gari karta, ma waxan kaso bilowna 1990 iyo wixii ka dambeyay mise tan iyo inti xurnimada laqatey. Houses have been looted, land and other properties likewise. But when did all start and when did it escalate? Untill you guys come to realise what was the catatlyst and cause to the current dilema and evaluate it, you will surely continuing wailing. The kind of minds that has produced such civil misery in Somalia is present in Bashi according to this statement he wrote : Horn, true Kismayo is a Somali city. So is Mogadishu where you actually have your booli qaran. If you are man enough make your stand where is needed. In any event, Kismayo is open to all but not ready to purge its residents and replace with other kooyto! Shido ma jidho boowe innagu waan iska heshiin doonaa ee waxaad yeeshaa wax isku hara aduun galinba waa ceyne Only if you understand the message Bashi is trying to tell Horn in here then you will be able to solve where and when did the catastrophic tribal warfare start in Somalia.....
  8. Waxa hada ka hor jiri jirtey habar gaban oo cuti ah kuna gabowdey gumeys oo deganeyd Galkacyo. Islanta waxay aheyd jeble oo waxay gadi jirtey sigarka, alababa waxay uu badneyd suqa baburta wa weyn laga raco ama laga raro.Darawal walba oo sigarka ka gata wuxxu kula kaftami jirey "na hedhe walaley aan iska ka gursado" iyo wax la mid ah. Islanti intu kaftanki ku batey ayey isla weynatey oo malin malmaha ka mid ah ayey inta suqa dhex fadhisatey ayey waxay tiri " Alla aniga tira badniya mid walba in uu ii gursado ayu rabo se wax yeela". Hada mid walba oo Burtinle iyo shishadeed ka yimid wuxuu sheeko ka dhigtey guri ayan Xamar kulaha oo layga dhacey, ama Xamar ma adi karo waa meel dugagu uu dadku ku cuuno... ...Allo ya uu sheega in ay Xamar waxna ay kala maqneyn, ee ayagu ay baahi uu qaban...!
  9. Abaanduulahii Maleeshiyadda Weerartay Baydhabo Sheekh Mukhtaar Cabdi raxmaan oo eheladiisa xaqiijiyeen inuu geeriyooday'warbixin dheer oo ku saabsan marxuumkaas iyo dagaalkaas khasaaraha uu dhaliyay. 21 qofood ayaa ku geeriyootay 32 kalana way ku dhaawacmeen dagaaladii dhinacyadda Jabhadda RRA ku dhexmaray Magaaladda Baydhabo sida ay cadeeynayaan goobaha Caafimaadka iyo dadka degaanka ku sugan. Weriyaashu Jooga Baydhabo waxay leeyahiin duulaankaas oo dhacay saacadu markeey ahayd 3-da saqda dhexe ayaa Malaashiyadda Xildhibaan Xaabsade lagu tilmaami karay kuwa diyaar u sii ahaa marka la eego sida ay isaga caabiyeen. Weriye ku sugan Baydhabo oo lagu magacaabo Bashiir Xabashoow ayaa wuxuu leeyahay markii gurxanka rasaasta mar qura is qabsatay ayay Maleeshiyooyinka Shaatigaduud iyo Xaabsade u suura gashay inay soo xira taraaraan difaacii ugu weeynaa ee Maxamed Ibraahim Xaabsade hasse ahaatee markii gudaha la isla soo galay ayay mar kale sii laba kacleeysay oo Maleeshiyadda Xaabsade waxaa lagu tilmaami karay kuwa sii ogaa duulaanka lagu soo yahay,waxaana ugu dambeeyn laga saaray Magaaladda oo xulufadii Wasiiradda dowladda federalka waxay noqdeen mid haaday iyo mid heeybshay waana kala firdhadeen. Weriye Xasanoow Aliyoow ayaa waxaa uu leeyahay waxaa bil ka hor soo galay magaaladda baydhabo 7 gawaarida dagaalka ah oo sheegtay inay ka soo goosteen garabka Shaatigaduud hasse ahaatee sidaasi ma noqon oo waxay xabadda ku bilaabeen garabka Xaabsade oo ay mudo kula sugnaayeen baydhabo,waxayna soo goosashadooda ahayd xeelad siyaasadeed oo la doonayay inay gudaha Baydhabo ku soo galaan. Weriyaha wuxuu leeyahay todobaadaas gaari iyo Maleeshiyadii saarneed ayaa sahashay inay in badan dagaalamaan xulufadda Adan Madoobe iyo Xasan Shaatigaduud. Saxaafigga Xasanow Aliyow wuxuu xaqiijinayaa in dagaalkaas lagu kala qabsaday gaadiidka dagaalka wuxuuse jabka iyo guuldaradda ku dhacday maleeshiyadda wasiiradda tilmaamayaa inay sabab u ahayd kadib markii xabad dhashiike haleeshay Abaanduulahii horkacayay oo lagu Magaacabo Mukhtaar Maxamed Cabdiraxmaan oo meeydkiisa looga cararay Magaaladda Baydhabo. Sheekh Mukhtaar Maxamed waxaa uu ka mid ahaa ganacsatadda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Nairobi wuxuuna dukaamo dharka lagu iibiyo oo farabadan ku leeyahay Suuqa weyn ee Mubaarak Xaafadda Islii,waxaase uu waayahii dambe ku mashquulsanaa arrimaha siyaasadda isagoo taabacsanaa garabka Adan madoobe. Dad badan ayaa ka naxay geerida Mukhtaar Maxamed oo lagu tirinayay inuu ka mid yahay dadka ahlu iimaanka ah. Geerida Mukhtaar waxaa xaqiijiyay xigaalkiisa oo ay ka mid tahay Marwadiisa u dhaxday waxayna sheegtay inaysan tiiraanyo heeyso aawgeed ka hadli Karin sababaha keenay inuu seeygeeda horjooge u noqdo maleeshyo beeleedyo duulaan ah . Maxamed Ibraahim Xaabsade,cabdilahi black iyo Adan saransoor ayaa weerarkaas ku eedeeyay inay ka dambeeyaan Madaxweyne Cabdilahi Yusuf iyo Ra'isulwasaare Geedi kuwaas oo ku haminayay in loo qabto baydhabo si ay fariisin uga dhigtaan. Si kastaba ha ahaatee dagaalkaas dhexmaray dhinacyadda RRA ayaa ah mid tiiraanyo badan oo Somalida badankeed walaac ka muujiyeen. Allah u naxaristo Sheekh Mukhtaar Cabdi raxmaan , eheledi uu ka tageyna samiir iyo iman Allah ka siiyo...it is sad that he had to die for the cause that is dividing our society right in the centre and driven by a political hegemony.
  10. Fashilkii ugu horeyey Geeddi iyo Cabdulaahi Yuusf ay kala kulmeen magalada Baydhabo Warar ay soo kala sareen laba maalin gudahood Ra´´iisal Geeddi iyo Madaxweyne Cabdulaahi Yuusf oo ay ku sheegeen in magalada Baydhabo ay xoog ku qabsanayaan ayaa soo shacbaxday saakay kadib markii waa barigii hore ay weerar gaadmo ah ku soo qadeen ciidamo tageersan garabka Cabdulaahi Yuusuf kuwaas oo ku libsinaa astaanta ciidanka xooga , waliba baabuurta dagaalka ay wateena waxaa ku buufsanaa astaanta ciidanka , ciidamadaan ayaa laga soo kala aruuriyey Jowhar , Bakool, Kilinka Shanaad iyo Garoowe si ay u qabsadaan magalada Baydhabo ayay ku jabeen ka gadaal gurmad dhinaca Muqdisho ka soo direen kooxo tageersan garabka Xabsade . Qabsashada Baydhabo ay qadka isgarsiinta ku hogaaminayeen Geeddi iyo Cabdulaahi Yuusuf ayaa fashilmay ka gadaal markii ay soo gareen jab lama filaan ah ciidamo in dhawaalo ay ku tababarayen kilinka shanaad oo ay islahayeen wey qabsan karaan magaladasi . Isku soo dub tani waa fashilkii koowaad ee garabka Cabdulaahi Yuusuf oo horey u sheegay waxii dowladiisa ka horyimaado in ay qadi doonaa daadka da´´ayo deerta kasoo sanadkaan u da ay si wacan .
  11. Sir Bobby Robson has called for Rafael Benitez to be given an oscar for the best supporting role he has ever seen in football and says Liverpool must be in the Champions League next season. The former Newcastle United and England manager is an admirer of Benitez and Liverpool and says he was absolutely delighted the Reds won the Champions League. Robson said: "Managers have to be like actors at times and Rafa Benitez deserves an Oscar for his half-time performance in the dressing room during the Champions League Final. "His half-time performance when all was lost in Istanbul was the most astonishing of the whole amazing night. "Rafa must have been incredibly low when he went in to address the Liverpool players but the last thing he would have done is transmit what he really thought to the team. "If hed gone in and vented his true feelings at being 3-0 down, his players would have lost any self belief they had left. Instead Rafa earned his annual salary in those 15 minutes with his players behind closed doors. After getting the runaround from AC Milan, they needed hope, guidance and confidence and Rafa provided it. "Liverpool have to be allowed into the Champions League next season. Their heroes like Gerrard and Jamie Carragher deserve nothing less. Most of all Rafa deserves it."
  12. Xuseen Caydiidâ€Kooxaha Koofurta Soomaaliya hubka ma dhigayaan ilaa kuwa Puntland ay ogolaadaan inay hubkooda wareejiyaan†Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Ra’iisal Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Xuseen Maxamed Caydiid ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha koofurta soomaaliya hubkooda wareejin doonin ilaa buu yiri kooxaha Puntland hubka ay haystaan ka wareejiyaan, waxaana hubkaas lagu soo wareejinayaa buu yiri Dowladda federaalka soomaaliya. Mr Caydiid wuxuu sheegay in mushkilad adag ka timid sida hubka loo dhigayo,wuxuuna sheegay in hubka si wada jir ah loo dhigi doona, cid gaar ah oo hubka laga dhigayo ma jiro ayuu yiri Xuseen Caydiid oo ka mid ah ragga hadda siyaasad ahaan taageersan Madaxweynaha Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed. Xuseen Caydiid oo dhawaan booqasho ku tagay magaalada Sanca ee dalka Yamen ayaa warbixin guud waxaa uu u gudbiyay Ra’iisal Wasaaraha Yamen kadibna Ra’iisal Wasaaraha Yamen ku amray Wasiirka Arrimaha Gudaha Yamen inuu soo diyaariyo qaabka ugu haboon ee Yamen uga qeyb qaadanayso dhismaha dalka soomaaliya. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Midnimo Information Center wararka@midnimo.com
  13. Dutch legend Johan Cruyff has praised Liverpool to the heights and added he was personally moved by the Reds supporters in Istanbul and the rendition of You'll Never Walk Alone sent shivers down his spine. Cruyff says the Liverpool supporters are special and the greatest in the world and were the 12th man to lift their team to a wonderful victory. Cruyff said: "There's not one club in Europe with an anthem like You'll Never Walk Alone. "There's not one club in the world so united with the fans. I sat there watching the Liverpool fans and they sent shivers down my spine. A mass of 40,000 people became one force behind their team. That's something not many teams have. For that I admire Liverpool more than anything." Cruyff also had praise for manager Rafael Benitez for the way he turned Liverpool's fortunes around at half-time. Cruyff said: "Benitez is now in a new echelon of top coaches in Europe. Only the best coaches in the world can inspire comebacks like that. "I always rated him when he worked in Spain. His vision, the way he made his team play, their style proves he's a very modern coach. "Benitez showed in the second half how attacking he can make Liverpool play. Maybe he should have done it earlier but he showed the character and quality of a truly top coach. "In the second half he created pressure on Milan. He took a full back out, put an extra man in midfield and we saw all the real one-to-one fights in the most important areas of the field. That's where Liverpool beat the great Milan. "With this victory Liverpool now have a coach touched by the glory of the great Liverpool teams of the past. "I rate Steven Gerrard so highly and he is one of the best midfielders in the world and I call Jamie Carragher my Marathon Man. He looks like a marathon runner whose legs are turning to jelly as he's about to cross the finishing line but he finds more energy to get there. The sliding tackle he made after receiving treatment for cramp summed up the character of the team. He was phenomenal. "Jerzy Dudek is the man whose saves brought Liverpool the European Cup. The man has been criticised for a year. The double save he made from Shevchenko gave him the confidence to perform like he did in the penalty shoot-out. He took the mickey out of the Milan players during the shoot-out. He drove them crazy!" Source: www.liverpoolfc.tv
  14. ^^And the fact Nuune that the big Ego-man Jose Mourniho will have to cease now claiming that he won the Championship league.... Forget about Soma and Viking and read what Football legends think of Liverpool's victory: Football legend Diego Maradona was so enthralled with the passion of the Liverpool fans and the incredible comeback in Istanbul that he has now become an adopted scouser and is a Liverpool fan. Maradona, one of the greatest players the world has ever seen, says Liverpool were a credit to football and gave a perfect example of what the game is all about. Maradona was in Istanbul working for Argentine TV and said: "The English club proved that miracles really do exist. I've now made Liverpool my English team. They showed that football is the most beautiful sport of all. "You knew they could defend but the team showed they could play too and wrote a page in the history books. The match will last forever. "The Liverpool supporters didn't let me go to sleep the night before, there were 10 of them to every three Milan supporters. They showed their unconditional support at half-time when they were losing 3-0 and still they didn't stop singing." Marodana in his hey days
  15. Ra'isulwasaare Geedi: Madaxweynaha ma lahan awood uu ku iclaamsho xilliga la guurayo ,aniga ayaa madaxa sharci fulinta 'ninka la yiraa yusuf bari barina ma aqaan meel lagu magacaabay iyo cida uu u hadlo. Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geedi oo ku soo laabtay Magaaladda Nairobi ayaa isla markiiba la hadlay qaar ka tirsan xubnaha labada gole ee siyaasadiisa taageersan. Cali Maxamed Geedi oo khudbad dheer u jeediyay Mas'uuliyiin gaaraya 52 ayaa si rasmi ah u ridiyay hadalkii uu BBC da siiyay Madaxweyne Cabdilahi Yusuf iyo mid kale oo "Afhayeen"bari bari siiyay wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua. Ra'isulwasaare Geedi waxaa uu yiri Madaxweyne Cabdilahi yusuf malahan awood uu ku iclaamiyo xilligga la guurayo aniga ayaana ah madaxa hay'ada sharci fulinta sidaas darteed balanta waxay ku egtahay xilligga aan qabtay ee 28-ka bisha Wasiirkii aan u hogaansamina wuxuu ku weeynayaa xilkiisa ,waana inay raacaan diyaaradda ayuu yiri isagoo intaa sii raaciyay hadeey hada baydhabo tahay goob amaankeeda xun yahay waxaan tagi doonaa Jowhar ,wafdigii Xuseen Ceydiid madaxda u ahaana waa inay tagaan xamar oo aan iska meeyrnaa magaca dowlad dibad joog ah . Ra'isulwasaare Geedi waxaa uu si ba'an u weeraray Yusuf bari bari waxaa uuna sheegay in mudadii uu socdaalka ku marayay Paris iyo Roma uu arkay wareeysi uu siiyay wakaaladaha qaar kuwaas oo uu ku sheegay in 28-ka bisha June guureeyso dowladda . Cali Geedi wuxuu ku nuuxnuuxsaday inuusan aqoon Yusuf bari bari cida uu u hadlo iyo halka lagu magacaabay marka laga reebo inuu yahay qaraabadda Madaxweyne Cabdilahi Yusuf sidaas darteedna ay nasiib daro tahay inuu beeniyo war uu isaga maalin cad sheegay ,sidaad ogtahiinba inta aanan ka bixin Nairobi ayaan xubnahina labada gole idinkuugu waramay qada sharaftii Safaripark waxaana idiin sheegay in la guurayo 28-ka bishaan marka waa la yaab in hadalkaas keeyga ah laga dhigo mid waxba kama jiraan ah oo nin iska sheeganayo Afhayeen uu warbaahinta siiyo,waxaana xukumadu la gudboon inay arrimaha nuucaas ah go'aan ka gaarto sababtoo ah Mas'uuliyiintii aan la kulmay dhamaan waxay na weeydiiyeen dowladiina intee afhayeen ayay leedahay 28-ka may ayaad sheegtay 28 June ayuu "afhayeen" bari bari sheegay . Cali Maxamed Geedi wuxuu si cad shaaca uga qaaday in saakay ay bilaaban doonto dib u guurista xubnaha dowladda sidaas darteedna loo baahan yahay in dhamaan ay is liis gareeyaan isagoo ku hanjabay in cidii ka hortimaad uu xilka kaqaadi doono amar diidmo iyo hoowlgudasho la'aan. Hadalkaan Geedi ayaa ku soo aaday xilli la isla dhexmarayo inuu jiro khilaaf u dhaxeeya isagga iyo Madaxweyne Yusuf Waagacusub News
  16. Ra'isulwasaare Geedi: Madaxweynaha ma lahan awood uu ku iclaamsho xilliga la guurayo ,aniga ayaa madaxa sharci fulinta 'ninka la yiraa yusuf bari barina ma aqaan meel lagu magacaabay iyo cida uu u hadlo. Ra'isulwasaare Cali Maxamed Geedi oo ku soo laabtay Magaaladda Nairobi ayaa isla markiiba la hadlay qaar ka tirsan xubnaha labada gole ee siyaasadiisa taageersan. Cali Maxamed Geedi oo khudbad dheer u jeediyay Mas'uuliyiin gaaraya 52 ayaa si rasmi ah u ridiyay hadalkii uu BBC da siiyay Madaxweyne Cabdilahi Yusuf iyo mid kale oo "Afhayeen"bari bari siiyay wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua. Ra'isulwasaare Geedi waxaa uu yiri Madaxweyne Cabdilahi yusuf malahan awood uu ku iclaamiyo xilligga la guurayo aniga ayaana ah madaxa hay'ada sharci fulinta sidaas darteed balanta waxay ku egtahay xilligga aan qabtay ee 28-ka bisha Wasiirkii aan u hogaansamina wuxuu ku weeynayaa xilkiisa ,waana inay raacaan diyaaradda ayuu yiri isagoo intaa sii raaciyay hadeey hada baydhabo tahay goob amaankeeda xun yahay waxaan tagi doonaa Jowhar ,wafdigii Xuseen Ceydiid madaxda u ahaana waa inay tagaan xamar oo aan iska meeyrnaa magaca dowlad dibad joog ah . Ra'isulwasaare Geedi waxaa uu si ba'an u weeraray Yusuf bari bari waxaa uuna sheegay in mudadii uu socdaalka ku marayay Paris iyo Roma uu arkay wareeysi uu siiyay wakaaladaha qaar kuwaas oo uu ku sheegay in 28-ka bisha June guureeyso dowladda . Cali Geedi wuxuu ku nuuxnuuxsaday inuusan aqoon Yusuf bari bari cida uu u hadlo iyo halka lagu magacaabay marka laga reebo inuu yahay qaraabadda Madaxweyne Cabdilahi Yusuf sidaas darteedna ay nasiib daro tahay inuu beeniyo war uu isaga maalin cad sheegay ,sidaad ogtahiinba inta aanan ka bixin Nairobi ayaan xubnahina labada gole idinkuugu waramay qada sharaftii Safaripark waxaana idiin sheegay in la guurayo 28-ka bishaan marka waa la yaab in hadalkaas keeyga ah laga dhigo mid waxba kama jiraan ah oo nin iska sheeganayo Afhayeen uu warbaahinta siiyo,waxaana xukumadu la gudboon inay arrimaha nuucaas ah go'aan ka gaarto sababtoo ah Mas'uuliyiintii aan la kulmay dhamaan waxay na weeydiiyeen dowladiina intee afhayeen ayay leedahay 28-ka may ayaad sheegtay 28 June ayuu "afhayeen" bari bari sheegay . Cali Maxamed Geedi wuxuu si cad shaaca uga qaaday in saakay ay bilaaban doonto dib u guurista xubnaha dowladda sidaas darteedna loo baahan yahay in dhamaan ay is liis gareeyaan isagoo ku hanjabay in cidii ka hortimaad uu xilka kaqaadi doono amar diidmo iyo hoowlgudasho la'aan. Hadalkaan Geedi ayaa ku soo aaday xilli la isla dhexmarayo inuu jiro khilaaf u dhaxeeya isagga iyo Madaxweyne Yusuf Waagacusub News
  17. Xuseen Ceydiid: Ciidamadda SNA kama soo horjeedaan hoowlaha nabadeeynta Muqdisho ,waxaanse ka qeeybgalkeena ku xirayaa hal sharuud Ra'isulwasaare ku xigeenka XKFKMG ah Xuseen Maxamed Ceydiid oo ah Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliya ayaan la yeelanay Wareeysi gaaban ,waxaana ugu horeeyn weeydiinay sidee kula tahay rajada laga qabi karo taabagalnimadda dowladda aad Wasiirka ka tahay?wuxuuna ku jawaabay'anigu hore waan u ogaa hadana iigama muuqato rajo wanaagsan sababtoo ah intii uu shirka socday waxaan ku talinay in qaab Isbaheysi wax loo qeeybsado waxaana la yiri ,waa in qabiil wax loo qeeybsadaa markaas ayaan Isbaheysigii SNA oo dhan aniga kaligeey ka soo galay baarlamaanka laakiin taas waxaaba ka sii daran Ragga madaxda dowladda nooga noqday oo aan waligood isfaham dhexmari doonin sababtoo ah Cabdilahi Yusuf wuxuu ahaa hogaamiye kooxeed Jabhad ah oo Puntland xoog ku maamulayay soona marin maamul dowladeed sidoo kale Ra'isulwasaare Geedi wuxuu ahaa Xeeldheere Caafimaadka Xoolaha oo NGO ku shaqeeysto,Gudoomiyaha baarlamaanka isagana waa ganacsade siyaasadda daaqadda ka soo galay oo aysan waxba uga biloowneeyn marka Ragaas maxay soo kordhin karaan jawaabtu waa isfaham waa,waxaana shacabka u sheegayaa in dowladaan shanta sano ku dhameeysaneeyso dib u heshiisiin is jiid jiid oo qura. Sidee u aragtaa hoowlaha lagu xareeynayo Maleeshiyaadka ee nabadeeynta Muqisho?wuxuuna kaga jawaabay,aniga waxaan u arkaa mid Riwaayad ah oo waxaan aqaan dunta ragga horboodayo oo hada isu kaashaday la dagaalanka Cabdilahi Yusuf laakiin beri marka ay ka adkaadaan hadana iyaga isku soo laabanayo oo is cunaya,waana rag ku caanbaxay wax qabad la'aan ,ninba nin ayuu hoosta ka cunayaa,hada marka aan ookiyaalaha araga dheer ku eegay waxaa ugu daacadsan Muuse Suudi inta kale waxbaa u qarsoon,anigana waxaa oo dhan siyaasad ahaan waan ka soo horjeeday,waxaa cadaadis weyn I saaray taageerayaasheeyda dal iyo dibad la taliyaasheeydana waxay igula taliyeen inaan taageero laakiin waxaan ku xirayaa hal sharuud taas oo ah in qof waliba loo madaxbanaaneeyo hoowlaha Wasaaradiisa tusaale ahaan Dhismaha gobolka anigoow I hoos yimaadaa cid kalana xaq uma lahan marka waa inay saxiixaan heshiiska nuucaas ah hadii taas dhacdo waxqabad muuqdana keenaan waxaan noqon doonaa Mas'uulka ugu dambeeyo ee Ciidamadiisa geeynaya xeryaha ,inta ka horeeysana hal xabad kuma ridi doono ,waligeeyna waxaan ka shaqeeynayay nabada. Waxaan kale oo aan weeydiinay sidee u aragtaa Ciidamo shisheeye in la geeyo dalka gaar ahaan kuwa ka socdo safka hore ee loogu magacdaray deg dega?wuxuu yiri Xuseen Ceydiid aniga kuwa ogol iyo kuwa diidanba saaxiib ayaan la ahay mid waliba sida uu jecel yahay ayaan la jeclahay laakiin siyaasad ahaan waxaan waligeey qabay inaysan Somaliya ka qeeybgalin hubka dhigis laga sameeyo dowladahii ka qeeybqaatay kala taageerida garabyadda isku haya Somaliya,sida Itoobiya,Kenya,Jabuuti,Ereteriya,Uganda,Sudan,Masar,Liibiya,Italia,Ingiriiska,Mareykanka,sidaasna aduunka waa ugu sheegay balse waxaanba kuu sheegayaa Ciidamadda la sheegayaa in Soomaaliya la geeynayaa suurtagal maaha waxay qaadan doonaan sedex sanadood waxaana ka horeeyso Golaha amaanka ma aqoonsan doonaan marka hore,waxaa kale oo meesha taal arrin weyn oo u dhaxeeyso Puntland iyo Somaliland oo Puntland waxay ka soo horjeedaa in hubka dhigis lagu sameeyo………la soco qeeybta dambe wareeysigga oo uu Xuseen Ceydiid ku shaaciyay warbixin sir ah …….. Waagacusub News
  18. Maxamed Dheere: hadii dowladda imaanwayso bishaan Jowhar iyo Baydhabo tii Cabdi qaasim waa ka liidataa ,waxayna waayee taageeradda shacabka. Hogaamiye kooxeedka Maxamed Cumar Xabeeb( Maxamed Dheere) oo khadka telefoonka wareeysi ku siiyay Waagacusub ayaa markii ugu horeeysay ka dhawaajiyay hadal ka duwan kii hore loogu yaqiin. Maxamed dheere oo ka jawaabayay su'aal ahayd sidee u aragtaa dib u dhacyadda soo wajahayo dib u soo laabashadii xubnaha labada gole ee lagu waday inay yimaadaan Jowhar iyo Baydhabo?ayaa ku jawaabay ,anigu waxay ila tahay arrinkaasu ceeb ,waxaanse kuu sheegayaa madaxda dowladda waxay noo sheegeen inay soo guurayaan dhamaadka bishaan ,waana loo heelan yahay hadii ay imaan waayaan bishaan xubnaha labada gole Jowhar iyo baydhabo tii Cabdi qasim waa ka liidataa waxayna lumineeysaa kalsoonidii Shacabka Soomaaliyeed sababtoo ah waxa loo doortay maaheeyn inay dibadda iska joogaan oo Hotelo iska seexdaan ee waa inay hoowlahooda guda galaan ,Madaxweynaan noqohaa,Ra'isulwasaaraan noqohaa waana cabsahaa aduunkana yeeli maa Soomaalina yeeli mee,anigu waxaan qabaa inay dalka deg deg ku soo galaan hadeey rabaan inay waqtigooda ku dhameeystaan dibad joogna waxaan ogahay maaha shaqana kuma lahi. Waxaa kale oo aan weeydiinay Maxamed Dheere hadii ay imaan waayaan oo balantii la qabtay ay ku soo guuri waayaan maxaa kuu qorshe ah?wuxuu yiri taas iyada maa dhib leh aniga gobolka aan ka taliyaan madax u ahay isagaan wadaa hoowshiisa awalba aniga dowlada wasiir iyo Xildhibaan midna kama ahayn. Sidee u aragtaa hoowlaha nabadeeynta ee laga wado Muqdisho ayaan ugu dambeeyn waydiinay wuxuuna yiri:ma xumo liana xumo waxaase la rabaa inay noqdaan kuwa ay dhab ku tahay laakiin waxaan ogahay inay gorgortan siyaasadeed rag ka tahay ,hada waa ka soo horjeedaa siyaasad ahaan hadiise dowladda soo guuriwayso iyagana wax muuqda ka qabtaan xamar markaasaan ka hadlaa waxay ila gudboon.
  19. Raiisal wasaare Geeddi oo sheegay cidii wasiir ah oo aan bari safrin in uu xilka ka qaadi doono Ra´´iisal wasaare Geeddi oo wax yar ka hor soo gaaray magalada Nairobi ayaa sheegay wasiirkii bari qaadan waya amarkiisa in uu xilka ka qaadi doona asagoona sheegay in maalinta Bari ah ay safrayaan gar iyo gardaro xubno wasiiro ah kuwaas oo u kala baqooli doono Baydhabo iyo Jahwar. Ra´´iisal wasaare Geeddi magalooyinka Baydhabo iyo Jowhar uu sheegayo in maalinta Bari ah ay adayaan wasiirada ayaan ka jirin wax qaban qabo ah oo loogu diyaar garoobayo xubnaha soo adayo magalooyinkaasi soo dhaweyntooda ,tasoo ka fajacisay xubanaha wasiiradaha oo markii hore xaga fikirka ah ka mideysnayey Geeddi hadalka micnadarada ah uu ku riyoonayo ayagoona caawa laga layahay in badan oo wasiiro ah hoteladii ay daganayeen sababo aan la macneynin . Warar hoose oo laga helaya dhinaca Geeddi ayaa sheegaya in maalinta Bari ay u baqoolayaan magalada Jowhar oo kaliya Xubno wasiiro iyo xildhibaano ah oo u badan beelaha ****** ee ku siyasada ah kuwaas tiradooda gaari doono12 . Isku soo duub hanjabaada Geeddi ayaan la heyn wax ka qabasho ah madaama uu yahay nin afrikaan ah howsha uu hayana ay tahay mid ku cusub uusan xamili karin asagoona lagu tilmaami karo in uusan warba u haynin waxii 15 sano qoriga looqatay e aheyd caburinta noocaas oo kale ah .
  20. Labadi Xaqdaro ku heshiso xaqey ku dagalaan...! All signs are showing the emergence of a rift between the President and the PM. Thought it is at its early stages but it is so fundemental that it could speed the complete disintegration of this TFG camp. The PM who was expected in London cancelled his trip and flew back to Nairobi inorder to make his vow to move the government to Jowhar and Baydhabo 28/5/05 come true.On the other hand the President in one of his interviews stated that it was pre-mature for the PM to make such announcement. It is believed that this undermining by the President has angered the PM and change his plans of meeting the President in London. Anyway everything will be clear and come to horizon from Saturday onwards and see who is more bold the PM or the President. The PM has already this afternoon(Friday 27-05-05) reiterated his plans to move tommorow to Jowhar and Bay.
  21. Originally posted by Sky: there was no single person that dared to defy his presidency, except for general c/musse and his golaha badbaadinta puntland. from cabdiraxmaan caydiid in ssdf days till suldaan hurre were all killed for the same reason, they were a blockade on c/yussefs agenda. laakiin with this fella the ends justify the means. Hence it is justifiable the killing of a political opponent, am not suprised after all you are supporter of Yeey. Sxb it might have worked (as you clearly and affirmatively state),the killing of opponents, in SSDF and Puntland but it will definately not work in the rest of Somalia. For the record I'm glad that at least a staunch supporter of President Yeey has publicly confirmed that Yeey kills anyone who opposses his ideas.... Wind sxb even if theere were five demonastrators does it matter..?
  22. Originally posted by SOO MAAL: {London} Madaxwaynaha Soomaaliya Mudane C/llahi Yuusuf Axmed oo Boggan Idamaale uu ku booqday Halka uu ka dagan yahay Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa waxa uu inoo sheegay in uu maalintii walba la kulmo in kabadan ilaa 100 ka mida Shacbiga soomaaliyeed ee ku nool Magaalada London ee Dalka Ingiriiska. I thought the days of Kim il Sung were over and done with, but I see the Pukelander Media are reviving it all over again. The best part I like in this report has to be this : Waxa uu inoo shaagay Madaxwaynuhu in Howl uu san u imaan Magaalada London ee uu u yimid Arimo Caafimaad Balse uu isku dayayo in uu qanciyo Shacbigiisa waloow uu ka cudur daartay in uusan wada qaabili karayn. Loooool.....! damn if the guy is seeing more than 100 on daily basis and he cant see them all cause of the nature of his visit then this Pukeland Media wants us to believe there must be thousands queing up....! Oh.....pleaseeeeeeeeeee.!
  23. Originally posted by SoMa_InC: [QB And lastly, I think Milan were harshly treated as Dudek was over the line on both occasions that he saved the penalties!! [/QB] This statement clearly shows the neo-Chelsea supporters have no inkling of the game itself (football). To deny this victory shows the bitternes in you Soma. If it will make you feel good just think of the thought that Benitez did all this without the bulging wallet of a Russian billionere and with a team that costs less than Chelsea. Cause in Liverpool football is a passion and it is priceless which reminds of a joke I read from Liverpool Echo: Manure (Man United) £800m Chelski £400m Arsenal £250m Liverpool winning the Championship League (fifth time) priceless
  24. Am taking a break from political section for the next day...you know why..? Cause of this because of this and this also LIVERPOOL ARE THE CHAMPIONS and I salute Nuune, Northern, Mzee Ngonge, and the rest of KOP fans