
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Britain has lost its sovereignty to the United States
General Duke replied to Nin-Yaaban's topic in Politics
Well said, Samurai Warrior, -
Hey what if the lights go of again? So_So_def what do you get for $40.00 dollars just aride with music or is there food and what not? More detail please I might fly out all the way from London UK to hang with the big time down in T.O.
-
Nice one, I wonder has anyone got pics of the Somali shilling notes its been a long time since Ive seen them, or any old stamps.
-
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn Afrique, Brother I apologise if my post was not to your liking. However I seek no confrontation with anyone I just intend to argue my position. I detest Abdiqasina nd the whole agenda which is not beneficial to our people. This is the reason I stated that the religion and the anti Ethiopian rhetoric was used to dilute his failures as a politician, To me he is an incarnation of the old regime that was toppled by the people, his bark is loud but at the end there is no bite. This is my opinion and I know you Horn and others will not share it, but see that’s the beauty of it I don’t find that in any way a threat to me. Horn bro again I am not trying to start a clan feud here on SOL between us, we are only two individuals with opposing opinions but I doubt that we love our country any less. Peace, Jamal_11 what do you think mate -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Jamal 11 indeed a valid point, he hates Amxara but what then? Does hating Amxara bring Somalia a unified government? Does hating Amxara bring our nation from the depths of the abyss? I think rhetoric is not enough anymore; you can’t steal the money and fail in every manner then claim that oh I am ok because I hate the Amxara. Hitler stated that you can convince the people of a big lie but you can’t fool them with a small one . Abdiqasin can’t open the port of Mogadishu and he cannot disarm the warlord’s next borough to him, yet he will save Somalia from our old enemy Ethiopia. It’s the case of the Somali adage “Father I will take care of the big kid, just hold of the little one for me” -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Abdiqasin still is president with no mandate he still is the TNG leader, However now he consults waht he used to call warlords before making executive decisions, a world of wonder. .................................................................................................. C/QAASIM: "Magacaabista Wasiirka Koowaad ma doonayo inaan ku deg dego, waxaan sameyneynaa la tashiyo badan ilaa aniga iyo Muuse Suudi…." Madaxweynaha Dowladda KMG C/qaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay mustaqbalka Dowladda KMG ah oo muddadiisa xilka ka harsan tahay maalin kaliya ayaa waxa uu sheegay in ay lagama maarmaan tahay in la xajiyo jiritaanka Dowladda Soomaaliyeed ee ku soo curatay 13-kii Agoosto 2000 Tuulada Carta ee Dalka Jabuuti. C/qaasim oo si gaar ahaaned uga jawaabayay su'aal MIDNIMO weydiisay oo aheyd goormaad magacaabeysaa Wasiirka 1aad mar haddii laga saaray meesha Ra'iisal Wasaarenimadii Xasan Abshir waxa uu yiri "Ma doonayo inaan ku deg dego magacaabista Ra'iisal Wasaaraha, waayo waxaan sameyneynaa wada tashiyo fara badan, gaar ahaan waxaan la tashaneynaa Hoggaamiyeyaasha Kooxaha sida Muuse Suudi Yalaxow oo aan nooneyno inaan la tashano. Iyadoo ay sidaas tahay haddana ma uusan fasirin C/qaasim sababta uu Muuse Suudi ugala tashanayo magacaabista Ra'iisal wasaaraha cusub, laakin dad badan ayaa aragti ka bixiyay hadalka C/qaasim, iyagoo u fasirtay siyaabo kala duwan. C/qaasim waxa uu sheegay in Golaha Baarlamaanka uu qaaday tallaabo wanaagsan sida uu qabo Dastuurkii 60ka, Qoddobkiisa 53, farqadiisa 4 , Baarlamaanka wuu jiriyaa Baarlamaanka ilaa laga soo dhiso Baarlamaan kale oo bedeli kara. Sidoo kale Ra'iisal wasaarihii ugu horreeyay Dowladda KMG ah Dr. Cali Khaliif Galeyr ayaa rajo xumo ka muujiyay xil ka qadista lagu sameeeyay Xasan Abshir iyo Deerow, isagoo sheegay in wax Muqdisho lagu dhisay aaney meelna gaareyn, Cali Khaliif shaqsi ahaantiisa waxaa Ra'iisal wasaare loo magacaabay 28-10-2000, isla 28-10-2001 ayaa Baarlamaanka kalsoonida kala noqday, markaasoo lagu bedelay Xasan Abshir. Cali Khaliif Galeyr oo ahaa ra'iisul wasaarihii ugu horreeyey ee dowladda KMG ah ayaa BBC-da u sheegay in ay xanuun badan ku hayso ayna dhibayso khilaafka soo kala dhexgalay xubnaha dowladda KMG ah. "waa fool xumo in Madaxweynaha, Ra'iisul wasaaraha iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka ay ku murmaan awoodda yaa leh, anigu dastuurka aan ka war qabo ma jirto meel ay kaga qoran tahay dowladda cusbooneynsiinteeda" ayuu yiri Cali Khaliif Galayr oo haatan ku sugan dalka Ingiriiska. -
Hadrawi Co received cordial reception in Bosaso
General Duke replied to miles-militis's topic in Politics
Bari, Thanks again bro, I dont know where you get them news posts its all good -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
From what I have found out Abdiqasin was not complaining about the relifion it was about aRABIC BEING FIRST LANGUAGE. He was using these points in order to halt or destroy the meeting, now his supporters seee it as a success that Islam is the official religion, but it was any way, its the myth of Abdiqasin to claim he is championing Islam when he is actually trying to ensure his political survival. His supporters make evry effort to win points that dont exist, Abdiqsin was not championing Islam but was using the Arabic language as Osman Ato was complaining that Italian is Somalia's second language. Abdiqasin's credibility is well known he is a failed politician rather than run for presidnet he should seek to reinvent himslef, read the Old extracts from the draft constitution and you will find Islam is the official religion and only religion and that Arabic is second language. You read it now and it is the same but with Arabic having a higher status than English, with Italian as an official second language. Again what about the security issues and what about the failed 3 years shouldnt this be the real legacy of Abdiqasin Salad Hassan? -
Hadraawi In Laascaanood (He said he wants united somalia) .
General Duke replied to guraad's topic in Politics
Wafdigii Hadraawi oo Safarkoodii ku gabogabeeyay Lascaanood - Friday, August 15, 2003 at 00:32 Laascaanood, (AllPuntland)- Waxaa maanta magaalada Laascaanood soo gaadhay waftigii nabadaynta ee uu hogaaminayey Maxmed Ibraahim Warsame Hadraawi, waftigaas oo si balaadhan loogu soo soo dhaweeyey magaalada Laascaanood. Hadaraawi ayaa dadweynaha magaalada Laascaanood kala hadlay fagaaraha ka soo horjeeda saldhiga booliska ee degmada Laascaanood, halkaas oo uu ka soo jeediyey hadalo aad u qiiro geliyey dadweynaha magaalada Laascaanood, gaar ahaan markuu ku dhawaaqay in uu Soomaaliya oo mid ah aamin san yahay, OO MIDEYSAN. Waxakale oo uu sheegay in uu safarkiisan go'aan saday in uu ku soo gabagabeeyo gobolka Sool, oo ah meeshii ay xundhurtiisu taalay ehelkiisuna ku nool yihiin. Waxa kale oo fagaarahaas ka hadlay Jiif Caaqil Cabdi Jaamac Cabdi Bile oo isaguna ku hadlaayey magaca cuqaasha deegaanka, isago oo sheegay in ay ku faraxsan yihiin waftigan nabadeynta ee gobolka soo gaadhay, wuxuuna intaasi ku daray in ay taageerayaan nabadeynta ay wadaan waftigani, Sulub Cali Gaas oo ah Gudoomiye ku xigeenta Gobolka Sool ee maamul goboleedka Puntland ayaa isaguna waftigaasi ku soo dhaweeyey fagaaraha. Waxa kale oo halkaasi ka hadlay abawaan Mustafe Shiikh Cilmi, Maki Xaaji Banaadir oo iyaguna goobtaasi ka tiriyey gabay iyo maanso aad u qiiro badanaa oo ka hadalayey nabadeynta. Abwaanka caanka ah ee Jaamac Kadiye Cilmi ayaa isaguna fagaaraha ka jeediye gabay aad u qiimo badanaa aguna soo gabagabeeyey xafladii balaadhnay. Abwaanka iyo waftiga uu hogaaminayo ayaa saaka aroornnimadii lagaga hortagey meel magaalada u jirta 50 KM, halkaas oo dadweyn aad u tirobadan iyo gawaadhi gaadhaysa tobonaan lagu soo dhaweeyey, markii danbena magaalada badhtamaheedi si fiican loogu sacabo tumay. Abwaanka iyo waftiga uu hogaaminay oo ay ka mid yihiin, abwaaniin badan oo caan ahi waxaa ka mid ah. Mustafe Shiikh Cilmi, Maki Xaaji Banaadir, C/qaadir C. Shube , Cabdi Muxumed Amiin, abwaaniintan ayaa waxa ay aad ula yaabeen sida ay magaalada Laascaanood u fiday horumarkana u gaadhay iyadoo qaar ka mid ah abwaaniintay ay ugu danbeysay mudo aad u fog. Asad Cadaani Ibraahim Laascaanood -
To Abdiqasin, Where are all the police and what happened to their funds, and please dont blame Ethiopia again? Why cant you open the port and airport of Mogadishu? Why you still claim to be president when yesterday your time expired? Again sir, where is the security you promised, where? Col. Cabdullaahi Dhaxay oo galabta lagu dilay meel guriga Cabdiqaasim u jirta 100 Tilaabo - Thursday, August 14, 2003 at 21:21 Muqdisho, (AllPuntland)- 7 qof ayaa ku geeriyootay dad kaloo tiradooda aan la suginna way ku dhaawacmeen ka dib markii dablay hubaysani ayaa maanta rasaas oodda uga qaadeen gaari uu watay Col. Cabdullaahi Dhaxan oo ahaa taliye ku xigeenkii booliskii maamulkii C/qaasin Salaad Xasan. Dablaydii ayaa isla goobtiiba ku dilay C/laahi Dhaxan iyo 5 ka mid ah ilaaladiisa oo saarnayd gaari nooca loo yaqaan Mini Bus (Caasi) sida uu AllPuntlnad u xaqiijiyay wariye madax banaan oo lagu magacaabo Axmed Shariif. Sidoo kale dadka dhintay waxaa ka mid ah haweenay jidka maraysay oo ay xabaddu meesheeda ugu tagtay. Wariye Axmed Shariif waxaa kaloo uu noo xaqiijiyay in dhacdadaani ay ka dhacday xaafadda Taleex meel guriga C/qaasin Salaad Xasan u jirta 100 tillaabo (Mitir) Tan iyo markii ay dhacdadaani dhacday ilaa fiidnimadii caawa waxaa aad u yaraa dhaq dhaqaaqa dadka magaalaada Muqdisho. C. C. Farayaamo AllPuntland, Somaliya
-
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Col. Cabdullaahi Dhaxay oo galabta lagu dilay meel guriga Cabdiqaasim u jirta 100 Tilaabo - Thursday, August 14, 2003 at 21:21 Muqdisho, (AllPuntland)- 7 qof ayaa ku geeriyootay dad kaloo tiradooda aan la suginna way ku dhaawacmeen ka dib markii dablay hubaysani ayaa maanta rasaas oodda uga qaadeen gaari uu watay Col. Cabdullaahi Dhaxan oo ahaa taliye ku xigeenkii booliskii maamulkii C/qaasin Salaad Xasan. Dablaydii ayaa isla goobtiiba ku dilay C/laahi Dhaxan iyo 5 ka mid ah ilaaladiisa oo saarnayd gaari nooca loo yaqaan Mini Bus (Caasi) sida uu AllPuntlnad u xaqiijiyay wariye madax banaan oo lagu magacaabo Axmed Shariif. Sidoo kale dadka dhintay waxaa ka mid ah haweenay jidka maraysay oo ay xabaddu meesheeda ugu tagtay. Wariye Axmed Shariif waxaa kaloo uu noo xaqiijiyay in dhacdadaani ay ka dhacday xaafadda Taleex meel guriga C/qaasin Salaad Xasan u jirta 100 tillaabo (Mitir) Tan iyo markii ay dhacdadaani dhacday ilaa fiidnimadii caawa waxaa aad u yaraa dhaq dhaqaaqa dadka magaalaada Muqdisho. C. C. Farayaamo AllPuntland, Somaliya Your Excellency Abdiqaisn where are all the police, where is all the money, forget Somaliland and Puntland where is Mogadishu -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
C/laahi Dhaxan Oo Maanta Magaalada Muqdisho Lagu Toogtay War Deg Deg Ah: C/laahi Dhaxan oo ahaa sarkaal sare oo ka tirsan booliska DKMG ah si weyna looga yaqaan magaalada Muqdisho, isagoo hada ka hor dhowr jeer dagaalo dhex mareen maleeshiyooyin daacad u ah Maxamad Cumar Xabeed (Maxamed Dheere), ayaa saakay lagu toogtay magaalada Muqdisho. Dilka C/laahi Dhaxan ayaan ilaa iyo haatan lagaranayn sababihii ka danbeeyay ka dib kolkii gaari dablay badani saarnayd uu ku rasaaseeyay inta u dhaxaysa kilomitir4 iyo Carwadii hore ee qaranka. Dadkale oo ka tirsanaa dablaydii la socotay iyo rayad tiradooduna u dhaxayso 5-7 ruux ayaa iyaguna halkaa ku qurbaxay. DKMG ah ayaan ilaa iyo hada wax hadal ah ka soo saarin dilka loo geystay sarkaalkaas, oo ay si aad ah isugu dhowaayeen wasiirka arrimaha gudaha mudane Daahir Dayax. C/llaahi khadar, goobjoog, Muqdisho -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
It is sad indeed, because Abdiqasin could have played a more significant role to offset the blanace in favour of creating a new state and a strong government. He has chosen to reck the meeting by joining Osman Ato and Musa Sudi ho where his greatest adversaries when he was claiming t be president, now he works with them? It seems as ever greed has gotten its hold on most of these warlords/presidents but I think his days as a leader is numbered once the meeting concludes. A strong federal government will mean no clan will have more power than they deserve and thus will bring trust back to the country. -
Entrepreneur, Idealist as ever but that is how we got into this problem in the first place, if you believ things will improve without hard work then I think you will be disapointed. We need a system of government backed by instituations that represent the people nationaly and locally. Centralism has failed and those who back it do because they are the 1% who benefited from this, but we are tired of the 1% we are tired of the endless excuses that are made for Mogadishu leaders, its not that big a place, what 1 million population how many cities on earth have 1 million population? and they are not all like XAMAR. Bari_Nomad I know is not against Mogadishu and like myslef wants peace to return to that once centre of Somalia. So Entrepreneur come up with a new argument Bro
-
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dib u eegid kooban Caawa oo ugu dambaysa jiritaanka DKMG ah/Kooxda Carta - Tuesday, August 12, 2003 at 18:18 Muqdisho, (AllPuntland)- Lixda saac ee saqda dhexe ee caawa waa xilliga ugu danbaysa ee C/qaasin loogu yeeri doono inuu yahay madaxwaynaha DKG/kooxda carta maadaama ay caawa ku egtahay xilligii rasmiga ahaa ee 3da sano ahayd ee dadkii sadexda kun gaarayay ee isugu tagay tuulada Carta ee Jabouti ay u dhiibteen xilka. Maanta ayuu waxa uu shir la yeeshay golayaashiisa baaqiga kaga ah magaalada Muqdisho oo uu u sheegay sababta maamulkiisii sadex jirsaday uu u noqday fadhiid aan waxba qaban tan iyo intii uu dhisnaa . Marka laga reebo eedayntii awalba uu ujeedin jiray dawladda Itoobiya C/qaasin wuxuu eedayn u soo jeediyay maamulkiisa iyo dadka Muqdisho oo ku sheegay inay ayagu masuul ka ahaayeen socod la'aanta maamulkiisa. Qofba ama kooxba markeeda wax ha eedayso waa wax lagu yaqaan Soomaalida, C/qaasin Qudhadiisa marka laga soo tago dadka Soomaaliyeed ee uu magacooda ku qaraaban jiray isla markaana uu ka hungayn jiray waxa uu magacooda ku soo qaatay waxaa cambaarayn u soo jeediyay dadka uu ka dhashay ee Muqdisho ku sugan kuwaasoo in badanba C/qaasin ku eedeeyay inuu iska maamushay malaayiin doollar oo ay dawlado Carbeed si aysan ka fiirsan u soo siiyeen , si khaldan wax halloo maamulo waa wax dhacda balse C/qaasin lacagihii la soo siiyay waxa uu u adeegsaday inuu ku kala dilo , kala kexeeyo isla markaana uu cadaawad gaamurtay dhex dhigo dad waligood is jeclaa , waxa uu cadaawad ka dhaliyay dadka gobolada Baay iyo Bakool taasi oo illaa iminka ay la tiihayaan, Maamulka Puntland ayuu lacag badan ku baxshay si ay nabaddii ay caanka ku ahaayeen uu uga dhigi lahaa warqad gubatay, in kastoo ay iminka ka soo kabteen , Somaliland oo in muddo ah maamul lahayd ayaa khatar ku gashay inay kala daadato, si kastaba ha ahaatee maanta maamulka C/qaasin ma qaban wax lagu faani karo xataa allaha ka dhigeen in uu isbaaro meel ka qaaday, haddii uu ka qaadayna labo bari ka dib waa mid meesheedii taalla. Dadka reer Muqdisho badankood waxay farxad ka muujiyeen waqtiga ka dhammaaday DKG/kooxda carta in kastoo ay mar walba is ciil kaambiyayaan dhibaatada ka soo gaartay maamulkaasi intuu jiray jirrida sida bareerka ah u dhacda xoolohooda, isla markaana gabdhaha u kufsada dad badanna maxaabiis ahaan u qafaasha . Alloow nabad nasii waa ducada ay Soomaali dhammaanteed ka siman tahay balse Reer Muqdisho waxaa u dheer allow na daba qabo. Lama garanayo tallaabada xigta ee maamulka C/qaasin ee xilkii ka dhammaaday waxa uu samayn doono maalmaha soo socoda , dadka qaar waxay qabaan in uu dib isku caleemo saaari doona halka dadna ay ka qabaan inuu ka mid noqon doono hogaamiyeyaasha ku hardama gobolka Banaadir. C. C. Farayaamo AllPuntland, Somaliya -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Baarlamaanka kmg Ah Oo La Sheegay In Maanta Mudadii Loo Kordhiyey Iyadoo ay maanta ku ekeyd muddadii ay jiri lahayd Dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa waxaa dadku ay u dhegataagayeen waxa ka soo yeeri doona masuuliyiinta dowladdii kmg ahayd oo dabcan si wayn u kala jajabay xilli uu waqtigoodii dhamaaday. Maanta ayaa haddaba ku xigeenka koowaad ee guddoomiyihii baarlamaanka ninka la yiraahdo Maxamed Cabdi Yuusuf waxa uu sheegay in Baarlaaanka kmg ah oo maanta waqtigiisii ay ugu ekeyd uu sii wadi doono howlihiisii caadiga ahaa, inta laga helayo dowlad soomaaliyeed iyo baarlamaan si sharci ah loo soo doortay oo uu yeesho dalka Somaliya . Maxamed Cabdi Yuusuf oo saxaafadda saaka la haydlayay ayaa waxa uu sheegay in shir dib u heshiisiin ku sheegga ka socda dalka Kenya uu yahay mid lagu kala qaybinayo shacabka Soomaaliyeed ee dagaallladu ay waa hore dilloodeen. Maxamed Cabdi Yuusuf waxaa kaloo uu sheegay in shirarka lagu sheegayo in soomaalida lagu heshisiiyayo ay waqti badan ka lumiyeen dowladdiisa oo shaqooyin badan oo ay qaban lahayd ay ka hor istaageen. Isagoo intaas ku daray in dowladda kmg ahi intii ay jirtay ay yeelatay shan kal fadhi oo kaliya taasina ey sabab u tahay shirka ka socda dalka Kenya oo ay waqti badan ku bixisay si loo gaaro xal Soomaali dan u ah waa sida uu hadalka u dhigaye. Lama garanayo hadalka kan xiga ee ka soo yeeri doona xubnaha sar sare ee dowladdii xijaabatay ee c/qaasim salaad xasan madaxwaynaha ka ahaa, oo walibana maanta afka ciidda darsanaysa, iyadoo aan lahayn towfiiq iyo talo la isku ogyahay oo lagu wajoho waxa ka dambeeya dhicitaanka oo maanta ah iyo haddii waqtiga la kororsan lahaa iyo inkale. Dowladdan oo saddex sano soo tukubaysay iyadoo aan qabanin wax la taabankaro oo dadka iyo dalka Soomaaliyeed inta u dan ah, waxay maanta u muuqanaysaa mid dabbaqaysa mah maahda Soomaalilyeed ee ahayd “nin daad qaaday xumbo cuskay” Dulucda hadalkaasi waa waxa aannu indheheenna ku aragno haddii aannu nahay dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Koonfurta dalka Somalia oo hadal haynta dowladdaasi xijaabatayi u badnayd, waaba hadii ay jirtay wax saamayn ah oo ay bulshada ku lahayd marka laga reebo muddadii ay curdinka ahayd oo dadku inta badan u sacab tumayeen Dad badan ayaa aamminsan in hagardaamooyin shacabka Soomaaliyeed ka dhan ah oo ay ku kacday dowladdii Carta oo intii karaankeeda ahayd jeebka ka kuusatay kistii bulshada magaceeda looga soo tuugay dalal carbeed, iyo deeq bixiyayaal u calool nuglaaday cabaadka rag isu muujiyay in ay shacabka Soomaaliyeed samata bixinayaani, ay sabab u tahay kala jabka iyo is lacnadidda ilaa heerka hadda aan aragnay gaaray, ee soo kala dhax galay xubnihii dowladdii Carte ee ka hor intii aanay kala fiigin, kuwaasoo isku soo dhawayn jiray isugna dhawaaqi jiray hadalka kiisa macaan ee is xushmayntu ka muuqato oo dabcan ahaa mid ay ka dhadhamayso in nin walbaba mansabkiisa maduufikada ah ee uu macaashka yar ku helayo ilaashanayey. Waa dowlad maanta oo Talaado ah dhacday oo muddo dheer ka hor kalsoonida shacabkeda lumisay , isla markaana aan lahayn r/wasaare iyo raiisul baarlamaan!!! Waxaaba kaaga sii daran isku dhejinta xilka oo aanay kuba tala jirin in ay ka dagto mar haddii waqtigeedii murugada iyo mashaqadaba badnaa ee muranka iyo kala qaybsanka badan dhaliyay uu u dhamaaday. C/laahi Khadar, goobjoog, Muqdisho budbud33@hotmail.com -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cabdalla Deerow & Xasan Abshir oo sheegay in dowladda KMG ahi watigeedii uu dhamaaday ayna iyagu sii haynayaan xilalka . Nairobi Xasan Abshir iyo Cabdalla Deeroow Waxaa saaka kulan balaaran oo ay ka qeybgaleen qaar ka tirsan xubnaha golayaasha TNG-da ee ku sugan magaalada Nairobi, qeybo ka tirsan ururada bulshada rayidka, wakiilo ka socday kooxaha SRRC-da, odayaasha dhaqanka & tiro ka socotay ergada rasmiga ah ee shirka ka qeybgaleysa lagu qabtay hoolka shirarka ee college-ka Mbagathi ee magaalada Nairobi, waxaana kulankani qabtay guddoomiyaha baarlamaanka dowladda KMG ah Cabdalla Deerow ***** & ra’iisul wasaare Xasan Abshir Faarax, iyada oo halkaasina ay labada mas’uul ka jeediyeen qudbado ay ku soo bandhigeen waxqabadkii dowladda KMG ah xilligii ay jirtay, turun turooyinkii la so gudboonaatay muddada 3 sano & xaalada kala qeybsanaan ee haatan ay ku aqdaamatay dowladda KMG ah. Cabdalla Deerow ayaa sheegay in xilalkii ay ummada Soomaaliyeed ugu soo dhiibatay shirkii Carta ee Jibuuti mandate-keedu in uu maanta ku egyahay, ayna xilalka sii haynayaan inta shirkan loo fadhiyo ay ka soo baxeyso dowlad loo dhan yahay isla markaana ay xilalkoodu ku wareejin doonaan dowladdii shirka ka soo baxda. “Waxaa nasiib darro ah in madaxweynaha dowladda KMG ah, C/qaasim Salaad Xasan, uu goostay in uu shirka ka baxo, sababaha uu sheegay in uu shirka uga baxay waxaa ka mid ah in axdiga cusubi uu qorayo: in wadanka la kala googooynayo; in diinta islaamka laga leexanayo, & in luqada carabiga laga tegayo. Hadaba arrimahaasi ma ahan kuwo run ah waxaana lagu caddeeyay axdiga cusub, waxaana cad in arrimahaasi uu C/qaasim ka dhiganayo marmarsiiyo ee ujeeddadiisu tahay in uu dheereysto mudada madaxweynenimadiisa, waxaana taasi inoo caddeynaya sheegashadiisa ah in uusan oggolaaneyn go’aamadii shirka ka soo baxa (Xittaa markii ay beenowday arrimihii uu axdiga ka sheegay) & ku adkeysigiisa ah in shircigu u ogol yahay in uu mudada dheereysan karo isaga oo aan si sharciga aan waafaqsaneyn u cuskanaya dastuurkii 1960-kii ee Soomaaliya” ayuu yiri Xasan Abshir Faarax oo halkaasi ka aqriyay qoraal dheer, wuxuuna ku nuuxnuuxsaday in xilalka ay sii haynayaan ayna ku wareejin doonaan dowladdii lagu soo doorto shirka. Diinaari Waxaa maanta shirka soo camiray waxey ahaayeen SRRC & qeybo ka mid ah ururada bulshada rayidka oo ay xiriir siyaasadeed leeyihiin SRRC-da, waxaana saaka madasha shirka ka muuqday xubno sheeganayay xildhibaano oo sitay kaarar been abuur ah, tirada xildhibaanada ah ee shirka saaka ka qeybgashay waxey ahaayeen 32 xildhibaan, iyada oo ay jireen xildhibaano u haystay in shirkaasi lagaga gol lahaa in xilalka loogu wareejiyo Kiplagat” ayuu yiri xildhibaan ka mid ah golaha baarlamaanka oo codsaday in aan magaciisa la shaacin. Sidoo kale, waxaan Juhdi & dedaal u galnay siddii aan u heli laheyn tirada rasmiga ah ee ah xildhibaanada sharciga ah ee ku sugan magaalada Nairobi, waxaana soo xuuraansanay in tirada xildhibaanada & beelaha ay ka soo jeedaan, waxeyna kala yihiin sidatan:- Wariye Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile,Muqdisho,Somaliya webmaster@dayniile.com -
12 August the End of TNG/Koxda Carta ...Analysis
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
..Cabdiqaasim iyo heestii "nin Ceyra wiligii ceeb kama fogaadee" Maanta waa 12kii Agoosto, lurkii carte iyo C/qaasimna xag sharci ahaan ayeey u dhamaatay laakiin su'aasho waa taariikhdu Carte halkee bay ka gali doontaa? Anigu waxaan qabaa in Carte ay horayba u gashay taariikhda, haboon tahayna in lagu qoro buugga rikoorada ee giiniyus booga sababaha soo socda darteed:- 1. Waa dawlad ku sheegii ugu beenta badneed ee dunida soo marta oo maleeshiyada qabiilka C/qaim ku sheegtay tii qaranka Somaliyeed. 2. Kooxdii magaca dawladnimada dhaawacday intii dunidu jirtay sida iyadoo maanta waxay yiraahdaan maalin ka dib beeniya hadana ka soo noqda , taas oo aad ka garan kartid sida ay u dhaqmi jireen intii ay ka bayacmushtarayeen magaca somaliyeed. 3. Wax dawlad la yiraahdo ee Somaliya soo maray tii ku baryoontantay in Itobiya u saxiixdo dhulka Somalida maqan . 4. Kooxdii dawlad aan jirin xoolo ku soo hela oo iskaba dhaaf wax kallee hunguriyeeya in damaanad ahaan lacag ugu qaataan hoteeladii dawladda ee burburay sida Jubba laakin Liibiyada aan xisaabtamin xataa aay diiday. Gabogabadiina, Somalida oo dhan waxay isku raacsan yihiin in Beelaha USC ay geysteen dhibkii ugu badnaa ee Somaliya ka dhacay inkastoo beelaha kalena ayan maradoodu ayan cadeen sida waqooyiga oo oo dagaalkii labaad ee ugu darnaa ka dhacay, PL oo iyaguna C/qasim uu madaxa iskugu dhuftay iyo waliba Mirifle oo dhibkii loo geystau ku darsaday in ay dagaalaan. Sidaas oo ay tahay ayaa hadana Somalida + Mudulood waxay qabaan in garbkii Ceydiid ay dadka oo dhan ay dambi ka galeen. Haddaba, kooxdii dambiilayaasha lagu qiray ee Caydiid ayaa sheega in ayan isku mid aheyn balse beesha hoose ee C/qasim ay ahaayeen kuwii falay inta badan dambiyada ay galeen. Marka soo ma oran karo, aniga oo fiirinay C/qasim iyo Cartaba in xaalkoodu uu taagan yahay, "Nin Ceyri Waligii Ceeb Kama Fogaadee Maantay u Darantee Xagee Baan Xuskadaa" Jawaabtuna Waa Meelna........... A.Dirir www.mudugonline.com -
TNG hangs in the balance as mandate ends Parliament speaker - Abdallah Derow Isaak & PM Hassan Abshir Farah - We are prepared and willing to hand over power to any duly constituted government ... NAIROBI, 12 Aug 2003 (IRIN) - Uncertainty hung over Somalia's Transitional National Government (TNG) on Tuesday after prime minister Hassan Abshir Farah announced that the TNG's mandate would finish on Wednesday at the end of its three-year term. But TNG President Abdiqassim Salad Hassan, who sacked Hassan Abshir along with parliament speaker Abdallah Derow Isaak at the weekend, has said the interim government will continue until new institutions are formed through free and fair elections. Last month, Abdiqassim walked out of peace talks underway in Kenya saying they were leading towards the "dismemberment" of Somalia. In a written statement issued in Nairobi on Tuesday, Hassan Abshir and Abdallah Derow Isaak said any attempt to extend the period of the TNG was "unconstitutional". "We, as the representatives of the TNG, are prepared and willing to hand over power to any duly constituted government that emerges from this conference," they said. They again accused Abdiqassim of trying to hang on to power, and said there was no quorum in parliament to sanction their dismissals. In the statement, they expressed regret that many of the TNG objectives - set by the Arta conference of 2000 - had not been accomplished. This, they said, was due to two main reasons. Firstly the armed opposition had made it impossible for the government to fulfil its mandate, and secondly there had been a "lack of meaningful international support to the government". "In spite of the difficult stages through which the conference has passed, it is reassuring that the bright end is at long last on the horizon and we are very hopeful that it will produce a broad-based government that will get the Somali people out of the suffering endured in the past decades," the statement said. Source: IRIN, Aug. 12, 03
-
Yusuf Addia, Bro you are right many thanks and I apologise to my brother Horn and I will not take part in this topic FROM NOW ON. Sorry for any inconveniances caused. Horn Saxib no hard feelings.
-
Dear HORN, lets now see what your favourite poet has to say About the peace in PUNTLAND, even though you dont like to ackowledge it PUNTLAND is not XAMAR of your currupt president Abdiqasin. Hadraawi oo si aada looga soo dhaweeyey deegaanada Puntland , Sunday, August 10, 2003 Boosaaso, (Somalicity). Waxaa shalayto soo gaadhay maagaalada Boosaaso wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo abwaanka caanka ah ee Maxamed Ibraahin Hadraawi oo baryahanba socdaalo ku marayay koonfurta Soomaaliya ka dibana uga soo gudbay magaalada Gaalkacayo iyo Garoowe ee maamul goboleedka Puntland halkaasoo si wanaagsan loogu soo dhaweeyay. Hadraawi wuxuu kulamano layeeshay mas'uuliyiinta dowlada goboladaas iyo dadwaynaha magaalooyinkaas. wafdigu waxuu Garoowe kasoo anbabaxay 8dii bishan wuxuuna siimaray magaalada Qardho oo aad loogu soo dhaweeyay, halkaasoo abwaan Hadraawi ka mariyey tixo gabay ah oo ku amaanayo dadka deegaanadaa ugu danbayntii waxuu uga gudbay magaalada Boosaaso halkaasoo duqa magaalada Boosaaso iyo dadwaynaha magaaladu kaga horyimaadeen meel 60km ujirta malgaalada Boosaaso. Waftigan Wadraawi ayaa ladajiyay laba hotel ee kala ah Bulsho iyo Banoroma halkaasoo martiqaad balaadhan loogu sameeyey waftiga, taasoo ayka soo qayb galeen, masuuliyiinka Gobolku, Abwaano iyo fanaaniin reer Boosaaso ahi waxyna halkaa wafdigu kasheegeen inay aad ugu farxeen kuna amaaneen maamulka iyo dadka reer Puntland nabada ka jirta deegaanadaas, tahay mid ku dayasho mudan . Waxaa lafilayaa in dhawaan waftigu u anbabaxaan dhinaca magaalada Laascaanood. Maxamed Cali, (Somalicity) , Soomaalia
-
Abroone Oo Sheegay Inuusan Waqtigu Ka Dhammaanayn Baarlamaanka KMG Ah 12ka Bisha War ka soo baxay golaha baarlamaanka ayaa lagu sheegay in TNG-da waqtigeedii uusan ku dhammaanayn 12ka bishan. Guddoomiya ku xigeenka golaha baarlamaanka Mudane Axmad Abroone Amiin ayaa shaaca ka qaaday maanta in wararka la isla dhex marayo ee ku saabsan in xilka ay isaga degayaan 12ka bishan uu yahay mid aan macquul ahayn isagoo intaa ku daray in sharcigu qabo in ay sii hayaan mas'uuliyadda Soomaaliya u dhiibatay inta laga helayo cid kala wareegto. Hadalkan ka soo baxay baarlamaanka ayaa siyaabo kala duwan looga fasirtayMuqdisho oo ay dadku hadal hayaan sida ay wax noqon doonaan haddii la gaaro 12ka bishan oo ay saacado ka harsan yihiin, inkastoo Cabdalla Deeraw uu sheegay xalay in cid xil sii haynaysa aysan jiri doonin haddii waqtigii T.N.G-da loo qabtay uu dhammaado. Deeraw oo xalay la hadlayey Idaacadda shabeelle ee Muqdisho ayaa si weyn u diiday in loo kordhin karo xilliga T.N.G-da isagoo intaana ku daray in suuqa Bakaaraha laga soo aruuriyey dadkii shalay sheegtay in ay xilka ka qaadeen. Khilaafkan ayaa ku soo beegmay xilli ay ahayd in T.N.G-du u soo gudbiso dadka waxyaabihii u qabsoomay mudadii saddaxda sano ahayd iyo waxa iminka la samaynayo laakiin waxaad mooddaa inay ku soo gabagaboobayso khaatuma xumo. C/llaahi Khadar, Goobjoog, Muqdisho Another clan based editorial ha HORN
-
Like I said no war between me and Horn, but one must tell the truth and not shy from it. Genocide of Bossaso LOL never heard of any genocide in Puntland other than the one committed by the fascist Siyad government, which is well documented. So Horn you have to get better sources of information my lad. Like Samouri pointed out you can’t compare these two men, one was a rebel who survived and still faces remnants of the brutal regime; he committed no acts of violence against any of the Somali people. He is a traitor to some because he does not bow doen to Warlod Aydeed or Currupt Abdiqasin. Abdullahi Yusuf is no saint, he is a soldier who was trained to kill, but he is not worse than the career corrupt Abdiqasin no way. His religious convictions are his, but he seems to change his mind allot. Abdiqasin was 40 years old when Barre’s regime cracked down on the religious establishment and even this he has not apologised for. I know horn aggress with him as Abdiqasin has nothing to apologise for as the regime was not that bad, right horn? The problem with Somalia is that the Barre cadets have since 2000 been running around trying hard to change their guilt, you get people who like Abdirahman Jama Barre running around saying that Siyads government was mis understood. Through Abdiqasin they think they can come back, but so far the experiment has failed, Abdiqasin is a weak man who controls 12% of Xamar and yet has the audacity to say I am president of Somalia, but Horn 12% of Xamar is bigger than PUNTLAND right? MMA, Trust I don’t hate Abdiqasin because he belongs to a certain clan, that clan should hate him because he has put the spotlight the torch n them when in fact just like Barre time the clan was innocent but the man was full of guilt. Example Abdiqasin has I think a day left for his illusion of a term to expire so what does he do, he is extending his term, hey wasent that what he and others use to argue about Abdullahi extending his term, however Abdullahi had all his deputies and survived to win back PUNTLAND, Abdiqsin going by his track record might lose his 12% of Mogadishu.
-
Max’uud Axmed (Kulalihi) “Waxaan ahaa Xildhibaanka keliya ee C/qaasim runta u sheegay maalin ka hor inta aanu Muqdisho aadin. Nairobi Xildhibaan Max’uud Axmed (Kulalihi) oo ka mid ah xildhibaanada dowladda KMG ah ee Soomaaliya kana mid ah xildhibaanada laga soo doortay gobolada W/Bari ee Soomaaliya, haatana ku sugan madasha shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee ka soconaya dalka Kenya ayaa wax aanu sharcigu aqbali karin ku tilmaamay xilka qaadistii guddoomiyaha baarlamaanka, ra’iisul wasaaraha & xildhibaano uu isaugu ka mid yahay lagu sameeyay maalinimadii shalay, wuxuuna isaga oo kula hadlayay suxufiyiin hotelka 680 ee magaalada Nairobi uu yiri. “Aniga ra’yigeyga waa ila qaldan tahay talaabadaas uu qaaday C/qaasim, waxaana u arkaa in ay bilow u tahay diyaarin Jabhad cusub, dhibna ma lahan arrintaa, oo Soomaalidu 13 sano ayey xaalad Jabhadeyn ah ku soo nooleyd” ayuu yiri Kulalihi oo ku tilmaamay talabaadaasi in ay tahay mid ummada sii kala fogeyneysa xilli loo fadhiyo siddii dowlad loo dhan yahay siddii dalka loogu dhisi lahaa. “Waxaan ahaa xildhibaanka keliya ee runta u sheegay C/qaasim maalin ka hor inta uusan ka bixin Nairobi, wuxuuna kulan isagu yeeray xubnaha TNG-da ee Nairobi ku sugan, waxaan ku iri C/qaasim shirka ha ka bixin, haddii aad ka baxdana taa waa igula qaldan tahay, marka xilka qaasita la igu sameeyay waxaan u arkaa aargudasho” ayuu yiri Kulalihi oointaasi raaciyay “Lacagtii Liibiya & dalalka carabta lagaga soo qaaday magaca ummada Soomaaliyeed & Zekooyinkii loogu talagalay isbitaalada & iskuulada, Jeebkiisa ayey ku jirtaa C/qaasim haddii uu hadda ka dib Jabhad ku abaabulana waa un isaga & garaadkiisa. What can be worse than a theif who stole from the poor Wariye Cabdishakuur Cilmi Xasan ,Dayniile,Nairobi,Kenya Dayniile.com not exactly a Puntland website huh now
-
A quote from you “You are trully despicable. What you are trying to hide was the fact that Abdiqasim was right in sending that weaponry for the sake of saving lives! ......................................... Its good that you at least admit that he sent the troops the maurauding Minoans of his clan that now occupy Kismayu. So you do agree he was out there to save the interest of the JVA and the lives of his clansmen who occupy Kismayu. Its funny that he can not send troops to intervene in Madina, or Karan or near his own house, yet he chooses to save the lives of those in Kismayu 500 kilometers away, priorities of the TNG. Your argument supports my earlier assumption that you support Abdiqasin because of clannish reasons nothing else. To what extent only you can answer. Let’s move to the next topics, when you make accusations you need to back it up, with testimonies and not what the BBC says, you know the BBC Somali section is run by Abdiqasin’s (clan mate) Yusuf Garad and IRIN is edited by his brother (Abdi Salad). So no rush in publishing from the TNG camp otherwise its ALLPUNTLAND.COM, kapish If we are siding with Abdiqasin and Abdullahi Yusuf I would like to start the ball roaling with this simple fact. Abdullahi Yusuf was against the Siyad barre regime and was a rebel who fought against that despicable ORDER that tortured, maimed, raped and destroyed Somalia for over 2 decades . Abdiqasin Salad Hassan benefited from that regime, grew rich and famous and lived a plush live, while the religious leaders where killed, while women where raped and cities where raised . Abdiqasin lived of this regime and was senior member and boasts that he was a minister for 21 years he never ever condemned the actions of the regime up till this day. Let the game begin Oh I don’t need a whole day my friend.