Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,991
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ wa runta dad rayid ah oo masaakin oo shacab ah uun ba wax ku noqda haday weeraraan Alshabaab xarunta amisom,,, Amisom na xabbada ay so riidaan shacabkay ku dhacda sabab iyaguna meel uun bey madfaca la dhacan.unfortunately The residents of Mogadishu are caught in between this war of Alshabaab and Amisom
  2. Shabaab oo weerartay Xarunta AMISOM ee Xalanale ( SAWIRO) Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Al Shabaab ayaa duqeyn ku weerartay galabta xarunta ugu weyn ee ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho iyadoo duqeynta Al Shabaabna ay sababtay dhaawaca dad rayid ah. Madfac ay ku weerareen Xarunta Xalane Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay in uu ku dhacay afaafka hore ee Xaruntaasi halkaasi oo xiligaasi ay ku sugnaayeen dad Soomaali ah oo doonayay inay dawooyin ka qaataan. Madfac ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 4 ruux oo sedax ka mid ah ay yihiin Caruur da’yar kuwaasi oo ka agdhawaa goobta ay Ciidamada AMISOM ka bixiyaan dawooyinka loogu talagalay dad danyarta ah ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Dhacadaasi kadib ayaa Sareeye guud Nathan Mugisha oo ah ninka ugu sareeya ee ciidamada AMISOM waxaa uu si kulul u dhaleeceeyay weerarka lagu soo qaaday xaruntooda islamarkaana ay ku dhaawacmeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan, waxaana intaasi uu ku daray in weerarkaasi uu u dhacay si fuleynimo ah. Nathan Mugisha ayaa sidoo kale ku tilmaamay weerarkaasi in uu ahaa mid loogu talagalay in is hortaag lagu sameeyo taageerida iyo wax u qabashada dadka dhibaateysan ee Soomaaliyeed kuwaasi oo AMISOM ay ku taageerto dawo lacag la’aan ah sida uu hadalka u dhigay. “Waa arin laga naxo hadana laga xanuunsado, waa mid ka fog ilaalinta xaquuqda aadanaha sidaasi daraateed, waxaan ugu baaqeynaa shacabka Soomaaliyeed in aysan dhaq jalaq u siin cadaadiska iyo dhibaatooyinka ay u geysanayaan kooxaha dhibaatada ka wada dalka Soomaaliya, AMISOM sidaasi kuma joojin doonto howlaheeda dhinaca caafimaadka ee ay ku taageerto dad Soomaaliyeed” sidaasi ayuu ku yiri warsaxaafadeed ka soo baxay AMISOM Nathan Magisha. War saxaafadeedka ayaa lagu soo gaba gabeeyay in weerarku uu qeyb ka ahaa weeraro dhowr ah oo horey sidaan oo kale ay u fuliyeen Xarakada Al Shabaab oo ay ku tilmaameen kuwa aan ogaleyn nabada Soomaaliya kuwaasi oo Mugisha uu ku sheegay inay ka soo horjeedaan in dadka ay taageero ka helaan AMISOM. AL Shabaab ayaa horay shacabka Soomaaliyeed uga digay inay daawooyin u raadsadaan goobaha ay ku suganyihiin Ciidamada AMISOM, maadaama sida ay sheegeen daawooyinka AMISOM laga qaadayo cuduro dilaa ah walow arinkaasi markii dambe ay beeniyeen saraakiisha AMISOM. Dagaalada AL Shabaab ay magaalada Muqdisho kula galaan ciidamada AMISOM iyo dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ku dhawacma oo ku naafooba dad badan oo rayid ah kuwaasi oo Al Shabaab aanay jirin caawinaad ay u fidiyaan halka dowladda KMG oo iyadu sheegta inay matasho shacabka Soomaaliyeedna lagu eedeeyo inay gadato daawooyinka ay u soo dhiibaan wadamada shisheeye, waxaana labaduba markii ay dadka rayidka ah ku dhintaan dagaalada u dhaxeeya ay kala sheegteen guulo ay ku faanaan. Hoos ka daawo Sawirada dadka ku dhaawacmay Madafaca Al Shabaab iyo ciidamo ka tirsan AMISOM oo daaweyneya
  3. We Somalis ?? you mean you and your Ethiopian clan uncle .Somaliland territorial integrity is sacred and not negotiable sorry bilan we are stuck together. I took you to Koonfuria in the first place remember 1960 now i took u back to your native land. My dear adopted daughter
  4. Indeed there is no much difference between you and Melez you guys are both Ethiopians , melez was yesterday rebel and you are today's rebel. Melez wanted a tigray State for his people But tplf policy changed just before the derg regime was ousted. The whole Ethiopia is Ethnically and culturally and religiously diverse.Ethiopia is a multi ethnic society where the smallest ethnic group can be the Elite and the largest Ethnic group can be insignificant So it doesn't really matter, who knows after Melez we might see a harari leader or gurage or even somali .. As for Somalilanders we joined Somalia in 1960 to create Somaliweyn , the dream ended when Djibouti gained independence on 27 june 1977 and refused to join the union. As for your point that i should wait for Somalia, why should i wait for any one, Somaliland entered a union without any legal condition, So that means Somaliland can withdraw from the union with out any condition. As they did in 1991 and indeed we shall continue to exist as an independent country. So Abtigis there are some rebels who are successful like the great SNM, the founders of Modern Republic of Somaliland or the EPLF the founders of Modern Eritrea. or even tplf the reformers of Ethiopia . And then there are some unlucky rebels
  5. Qodax true Koonfurians should learn that peace is the way forward and when they find peace they can develop their regions,, now Somali Ethiopians live in peace in their Region Somaligina so development can take place there.
  6. I am a rebellious Ethiopian So was Melez in the mid and late 70s and 80s whats the difference between you and the former TPLF leader
  7. Qodax Qorax;683617 wrote: You are an Ethiopian, by law. Many of your people consider themselves Ethiopian, have an Ethiopian passport and even Somalia recongnizes you as a national of Ethiopia. If Moqdishu had a functioning goverment you would need a VISA to visit Somalia and a Green Card to reside there, by law. looooool
  8. Nugul;683578 wrote: So which area in Somalia ( northern Somalia) is Haud, now? and what constitues the reserved area, I mean can you name places? I thought Huad was handed over to Ethiopia in 1948? No it was handed over in 1954, the hawd and reserved is now part of Ethiopia , the hawd and reserved area is located in the northern territory of the Somali region of Ethiopia Jigjiga was part of the hawd and reserved area So was Awara the dhagaxbuur district The Danood District Mirsak gaashaamo And boh., The Rep of Somaliland has its own hawd territory parts of southern hargeysa not to be confused with the hawd and reserved area in Ethiopia.
  9. Nugul;683573 wrote: Can I ask an irrelavant question, please? Is the OGodeen part of Hawd/Haud? Actually the hawd and reserve region was part of British Somaliland till 1954, which is the northern part of the Somali region of Ethiopia British Administrative control ended eastern Jigjiga all the way to danood district and Boh the rest of the region was part under Administistration of Emperor Menelik and Emperor Sellesie at that time . But The British Empire Administrated the hawd and reserve area as part of their adjacent Colonial British Somaliland. The Ethiopian Emperor Made a treaty with the British to keep the lands of the ogden under their control. Sheikh madar with a delegation in early 1913 visited Harar and told the residents and the population from that region to make a treaty with the British and to let a miliatary presence from the British Empire to be deployed there but they refused so the Ethiopians kept the rest of the region . So after 1954 the Entire Somali region was in the hands of Emperor Haile Sellesie , followed by Huge demonstrations In hargeisa salahlay wajaale Burco borama .
  10. oba maxammad dheere hadu dad u amini karo ka bar bar dagaalamo wa guuleysan kara laakin wa inu isku ilaaliyo dadka musuqmasaqa iyo dadki berigi hore ay wada socon jireen if u know what i mean waan xasuusta berigi uu warlordki weyna cabdilahi yusuf u keeney jawhar u ku sheegey Cabdilahi yusuf oday ciyaala suuq ah ooh ka so jeeda beelaha Mamuulka budhcad badeedka oo xita joodarigii ka xaday yaalay looool Dhere is a funny lad
  11. Wu ku saxanyahay inu difaaco degaankisa xaqna wa u leeyahay laakin history wanaagsan sa uma leh Maxammad dhere laakin qof walba jaanis labaad wa heli kara oo saxo qaladkisi hore.
  12. and the warlord is back odaygi salaad cali jeele isagu hadlayey na waan arkayey
  13. Moonlight i don't mind if Somaliland Djibouti And Somalia unite in the shape of the EU and through other organizations partnership in trade regional affairs. While every country keeps it's own national identity borders and territorial integrity Similar to the european union. i welcome that.
  14. it depends who you unite with now if Somalilanders and the regions of Somaliland are united we are strong , when we united with Koonfuria. we became weak.
  15. Moon light what is so contradictory about that Unity is strenght is even explained in Islam
  16. Qodax Qorax;683442 wrote: He should be called Xabsikatoosiye loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
  17. bilan;683485 wrote: Xaaji, I suggest that you learn the history and hopefully this time you will learn the real history not distorted one, when they went to Britain there was nothing called Somaliland, (just FYI south was also called Somaliland at that time, did you know that???), it always agreed on both South and North will be united as one country, so again there was nothing called Somaliland, that country never existed, as I said before if you want to create it now you’ll have to do it alone without SSC territory, and let’s see how long you can survive without Somaliweyn. It always agreed that Somaliland and somalia were to be united says who ? it was Adan cabdulle cismaan and the leaders of Somalia that suggested at that time it' s best for Somaliland to come with a real plan of unity but they never did at that time Somaliland politicians were politically immature. The koonfurians were much more politically advanced then the Somalilanders at that time. The People of Somaliland in 1960- wanted a Somaliweyn hawd and reserve area was just given to the Emperor haille sellesie and that was still fresh in the minds of the People. Also what you fail to realize is it was Mr cali garaad the one who suggested that Somaliland should remain an independent country and the crowd and the Somaliland parliamterians chanted laa yaa garaad. So you see no one is creating anything new Somaliland was a short lived state at that time aslo known as the state of Somaliland. The ssc territory was part of Somaliland back then and are part of Somaliland right now also one more thing Italian Somalia or somalia as it's called today is just one part of Somaliweyn Djiboui is Somaliweyn so is nfd . So dont refer Xammar as Somaliweyn.
  18. bilan;683480 wrote: I do not see anything contradictory in this article, he said what majority of SSC people feel, if reerka wants to go, no one is holding them back, but they have to go alone without us. It is really that simple. I am waiting for you to list what you see as contradictory statements in the article. But here are some facts for you. 1- Your clan signed a deal with British and people from SSC never did; therefore these borders that you want to close in the eyes of people from these regions do not exist. Then how come the so called ssc garaad in 1960 went to Britain with the Somaliland delegation to sign the Somaliland independence with the rest of the delegation.If he never acknowledged the Somaliland borders? I believe it was Sultan Maxamuud cali shire who was the So called Somaliland protectorate Sultan i also think he was from the ssc.
  19. Jacaylbaro;683200 wrote: Stuff & Nonsense Hadhow uun markay xabbadu wiif wiif tidhahdo uun ha odhan wa stuff iyo rasaas