Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,978
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Ciidanka la tabba barayo wa run laakin maha ciidan beeled ama wax la mid ah wa ciidanka qaranka
  2. Nuune well i am not so sure about the football match it belongs in the sports section you know but i know you guys want to politicize a tournament. Marka Mr Nuunow Hadalka godane wa top news today
  3. Abuu Subeyr “ Shabaabka gobolada waa inay dadka gargaaraan” Muqdisho: (Sh. M. Network) Gudoomiyaha Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo la hadlayay warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay abaaraha baahsan ee kajira gobolada dalka Soomaaliya isagoo ugu baaqay Maamulada Al Shabaab inay u gar gaaraan dadka ay abaaruhu saameeyeen. Abuu Subayr ayaa waxaa uu sheegay in marka hore loo baahanyahay in Alla la bariyo marka xigtana umadda ay is gar gaarto, waxaana uu ugu baaqay Ganacsatada Soomaaliyeed in ay gar gaaraan dadka ay saameeyeen abaarahaasi maadaama uu sheegay in maanta ay ugu fadli badan tahay sadaqo labaxsado, isgoo sheegay in dadkaasi ay yihiin dad u badan masaakiin iyo agoon oo ubaahan in la gar gaaro. Amiirka Xarakada Al Shabaab waxaa uu sidoo kale ka dalbaday Maamulada Al Shabaab ee ka jira gobolada Koofurta iyo Bartamaha dalka Soomaaliya in ay u jihaystaan oo ay awoodooda isugu geeyaan sidii ay shacabka Soomaaliyeed ay uga samata bixin lahaayeen abaaraha islamarkaana ay wax u gaarsiin lahaayeen. Inkastoo hogaamiyaha Al Shabaab uu sheegay in loo baahan yahay in la gar gaaro shacabka Soomaaliyeed oo ay abaaruhu saameeyeen ayaa hadana Al Shabaab waxaa ay horay ka mamnuuceen gobolada ay gacanta ku hayaan qaar ka mid ah Hay’adaha Samafalka ee hoostaga Qaramada Midoobay kuwaasi oo ay ku eedeeyeen in ay xiriir hoose la leeyihiin dowladda KMG Soomaaliya islamarkaana Diinta Masiixiga ay ku faafiyaan gobolada ay ka taliyaan.
  4. Hogaamiyaha Shabaab oo ka digay abaabulo dagaal oo ka socda Jabuuti. Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab ayaa ka digay qorshayaal ka dhan ah Al Shabaab oo ka socda dalka Jabuuti. Amiirka Xarakada Al Shabaab Sheekh Muqtaar C/raxmaan Abuu Subayr oo fariin maqal ah uu soo duubay lasoo gaarsiiyay qaar ka mid ah warbaahinta magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu ka digay abaabulo dagaal iyo qorshayaal cusub oo uu sheegay in ay ka socdaan wadanka jabuuti, waxana uu tilmamay in loo baahan yahay in Shabaab iyo taageerayaashooda ay ka hortagaan qorshe yaashaasi. Abuu Subayr waxaa uu sidoo kale soo hadal qaaday shirkado shisheeye oo uu sheegay in qorshayaal ay ka wadaan gudaha wadanka Soomaaliya iyo Hay’ado calooshood u shaqaystayaal ah oo qorshayaal ka dhan ah Al Shabaab iyana ka wada gudaha wadanka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho sida uu hadalka u dhigay. Fariinta Amiirka Xarakada Al Shabaab Mujaahidiinta Al Shabaab oo aheyd mid aad u dheere oo dhinacyo kala duwan taabaynaysay ayaa waxaa uu kusoo hadal qaaday abaaraha ka jira wadanka Soomaaliya, isagoo ugu baaqay Maamulada Shabaab ee wadanka Soomaaliya in ay gar gaar u fidiyaan dadku ay abaaraha saameeyeen.
  5. Amiirka Xarrakatul Shabaab oo soo dhaweeyay midowga Xarrakatada iyo Xisbul Islaam, kana hadlay shirqoolo Jimco, 31 December, 2010 (HOL) – Amiirka Xarrakatul Shabaab Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr, ayaa markii ugu horreysay ka hadlay midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, isagoo ku timaamay tallaabo horay loo qaaday oo lagu xoojinayo awoodda Mujaahidiinta. "Midowga Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, waa mid dhabar-jab ku ah cadowga dalka ku sugan, waana mid xoojinaysa dagaallada lagula jiro AMISOM iyo dowladda Soomaaliya," ayuu Sheekh Abuu-Zubeyr ku sheegay cajalad maqal ahayd oo uu soo gaarsiiyay saxaafadda Muqdisho. Hoggaamiyaha Xarrakadu, wuxuu sheegay in guusha ay haystaan ay ku fara-adaygi doonaan, ayna ka hortagayaan cid walba oo doonaysa inay xagal-daaciso, isagoo tixo gabayo ah ku cabiray guusha iyo dhiigga ku daatay, kuna boorriyay xoogagga Xarrakatul Shabaab inay midnimadooda xoojiyaan. "Mujaahidiintu, waa inay xarigga Alle ku dhaganaadaan, ayna raacaan dariiqii toosnaa ee Nebi Muxamed (NNKH), si midnimadooda iyo iskaashigoodu u noqdo mid barko ay ku jirto," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar Abuu-Zubeyr. Sidoo kale, Sheekh Mukhtaar, wuxuu sheegay inay jiraan shirqoollo ka dhan ah Xarrakatul Shabaab oo lagu abaabulayo dalka Jabuuti, isagoo xusay in dhammaan Soomaalida laga doonayo inay ka hortagaan, gaar ahaan aqoonyahanka iyo waxgaradka. "Waxaa ka socda dalka Jabuuti, qorshayaal lagu doonayo in lagu baabi'iyo guusha ay gaareen Xarrakatul Shabaab, kuwaasoo ay wadaan dalal shisheeye, waxaana kula dardaarmayaa mujaahidiintu inay u baabac-dhigaan qorshayaashaas," ayuu yiri Sheekh Mukhtaar. Xarrakatul Shabaab iyo Xisbul Islaam, ayaa dhawaan midoobay, iyadoo ay soo dhaweeyeen dhammaan saraakiisha labada dhinac, waxaaan midowgan uu ka dhigayaa Xarrakatul Shabaab kooxda keliya ee dagaalka kula jirta dowladda iyo AMISOM. "Waxaa, sidoo kale dalka ka socda shirqoollo ay horumuud u yihiin shirkado shisheeye oo ay ku doonayaan inay dih ugu soo nooleeyaan hoggaamiye kooxeedyadii Muqdisho, iyagoo adeegsanaya shaqsiyaad nuuni-qaatayaal ah," ayuu yiri Sheekh Abuu-Zubeyr. Ugu dambeyn, Sheekh Mukhtaar wuxuu fariintiisa maqalka ah kaga hadlay abaaraha dalka ka jira, isagoo ugu baaqay walaayaadka ka taliya gobollada ay Xarrakadu maamusho inay howshooda oo dhan ku jaheeyaan sidii ay dadka u kaalmeyn lahaayeen. Ganacsatada, ayuu ugu baaqay inay dadka ay abaaruhu waxyeellada u geysteen kaalmeeyaan, isagoo sheegay in xilligan ay tahay xilliga ugu wanaagsan ee la bixiyo saqada, ayna dadka dhibaateysan u tahay faa'iido
  6. Now Abdi it looks much better from a different angle , the picture timur posted was just poor
  7. it looks like a big house the architecture and design could be better i would say perhaps in the future it can be a motel, Any way good work
  8. Duke that's what you said when cabdilahi yusuf the warlord was elected in that pigfarm in Kenya by warlords but we all know the reconciliation effort failed. The Same way Yey failed and was humiliated by General gabre, 30.000 Ethiopian mercenaries and a handful pirates from the clan fiefdom of garowe.were badly defeated what a shame. Indeed the history books will be full of the Cowards from Garowe.
  9. General Duke;684307 wrote: ^^^You are right, Al Shabaab have some power, the useless group are those envious secessionists... However insha Allah this conference will be the final victory for the Unionists.. It's good you agree with me that alshabab have power and they need to be invited to the peace conference , Don't worry about us , all we want is peace for our wartorn neighbour.
  10. hada ba awoow mapka eeg so xabbad sigaar ah uma jirno xuuduudayadi Somaliland ay la leedahay Somalia, anagu taago taago baan u socona cidi nama maqasho lol
  11. A peace reconciliation conference with out Alshabaab attending is just useless and waste of time and energy
  12. Somalina;684287 wrote: Awoowe, maxaad Koonfur afka u soo marisaa every chance aan wax isweydaarsano? Oo hadda Garoowe maad u socotiin si nabad ah? loooool Dee waxad tihin jaarkayaga wax wanaagsan banu idin la jecelnahay waxanu rabna inad nugu dayatan oo aad naga baratan garowe maya ,maxa naga yaala garowe , garowe wa Somalia ,, laakin meel 5 km u jirta garowe baan u socona wa halkay xuduudu ku dhanthaay inshallah lool
  13. awoowe dagaal ma dhicin peaceful ruqaansi ba la yidha koonfurians waxa ma yaqanin nafar waxba kuma noqon, wax ka barta oo cashar qaata tuulada gambadhe ba laga gudbay oo tukaraq ba la tagay
  14. Somalina;684247 wrote: Awoowe Hanjab, Happy New Year! Warkaan hoose maxaa ka jira? Ciidamada Jamhuuriyadda la baxday Somaliland ee jooga jiida hore ee Gambadha ee Sool fadhigoodu ahaa ayaa la sheegay inay shalay u ruqaansadeen tuulada Tuka-raq ee xuduuda Somaliland iyo Puntland, halkaas oo la sheegay in saldhig ay ka samaysteen. Ilo xogogaal ah oo aanu ka helay deegaanka gobolka Sool ayaa xaqiijiyey, in ciidamada Somaliland oo ku gaashaaman hubka culus ay isku balaadhiyeen xuduudaha bariga Somaliland iyo deegaanada xuduuda ku siman. Dhinaca kale ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo jooga degmada Buuhoodle ayaa xaqiijiyey in ciidamo ka socda Maamul goboleedka Puntland oo uu hogaaminayo Col. Dayr Iska Toos, ay soo gaareen shalay galab degmada Buuhoodle. Ciidankaasi aya la sheegay inay ka soo baxeen magaalada Garoowe ee Puntland, iyadoo dhinaca kalena la sheegay, in ciidamada Somaliland ee ku sugnaa deegaanka Maygaagle ee nawaaxiga Buuhoodle ay heegan culus galeen, ka dib markii ay ka war heleen ciidamada Puntland ka yimid. Wararka ka imanaya deegaanada bariga Sanaag ayaa sidoo kale sheegaya, in ciidamo ka socda Puntland ay soo dageen tuulada ceeleeyo oo qiyaastii dhinaca bari uga jirta magaalada Laasqoray 130-Km, iyagoo wararkuna intaa ku daraya, in xalay ay ciidamada Puntland iyo Kooxda Atam ee ka dagaalanta buuralayda Galgala ee bariga Sanaag ay hubka hoobiyaha isku adeegsadeen dagaal Madaafiica oo xalay dhex maray. Awooowe happy new year warkaas waxba ka jira
  15. After 20 years i have a functioning government my institutions are intact and indeed a genuine democracy with a smooth transition of power. Where one african leader accepts defeat and the other new president inaugurated . Now that's what i call statehood. Compare it to the lawless stateless Koonfurians with no direction nor future a hotel president running like a headless chicken around the world being protected in his own capital by foreign mercenaries, or a pirate in the north of Somalia in his fiefdom claiming to fight piracy trying to fool the world. And then you have abtigis who blames Xaaji Xunjuf and the noble people of Somaliland for his Woyane occupation. What he fails to realize is they were his own ancestors Abduraxman Sayid Maxammad cabdulla xassan the son of the mullah who served Ethiopia and the Emperor haile selassie as a loyal servant and interior minister of the Abyssinian Empire. There is nothing i can do for you nor the lawless failed Somalia can help you, every nation and people fight for their own rights and independence or atleast to determine their own future. and you my friend failed the past 127 Years.
  16. Abtigiis;684169 wrote: With this powerful conclusion, the fatuos reasoning of the SNMites must be confined to where it belongs to, which is the fetid cesspit! Thanks Promethues. But I think you also realise with a bit of cajoling from the unionist camp, Awdal and Salal will join Sool and Sanag. With a bit more of reasoing, moustache-oiling and appeal to Somalinimo, a sizeable number of politicians from the SNM clan will join the cause, if not initially, once they discover the tiny traingle is not enough to accomodate the political ambition of too many power and priviledge seekers. If Somaliland becomes independent country (comprised of the Berbera-Burco-Hargeisa triangle), we will not wait for two Gu' rains before one after another piolitician declares his tuulo to be part of Somalia with the predictable line " maanta laga bilaabo waxaan beesha caalamka ogaysiinaynaa inaanu ka baxnay SL, oo aanu ku biirnay Somalia ". Prometheus isright, borders are imagined demarcations, but even more ephemeral when it is imagined in the minds of opportunit politicians who migrate to any land that gives them better feed. And after 20 years all we have is theories and what if conclusions, while Somaliland is standing and stronger then ever. So My dear Ethiopian friend you have a bigger chance to remove woyane TPLF from your land. Then Somaliland and Somalia the failed state to be united.
  17. ^^ how can they stop qabil when their whole government is based on qabil lmao.
  18. State of Kuwait Funds Ten Millions to Renovate Somaliland Airports HARGEISA (SomalilandPress)—The government of Somaliland and the State of Kuwait have signed an agreement in which Kuwait will fund the renovation and rehabilitation of both Egal International Airport in Hargeisa and Berbera International Airports. Kuwait will fund this project approximately with ten million dollars, with the understanding that they will manage the allocation of the funds. During a press briefing in his office Aviation Minister Mr. Mohamud Hashi Abdi informed SomalilandPress that “Kuwaiti government will fund the renovating of Hargeisa and Berbera Airports with the exception that Kuwaiti Fund that is owned by the State of Kuwait will manage the allocation of the funds and contracting”. To elaborate further Minister Abdi said “we agreed to this term with Kuwait because we would like to have transparent with all donor funds, rather than say gives us the money, we are saying help us build infrastructure”. When the project is completed Kuwaiti Fund will turn the complete project back to Somaliland government. After these two projects are completed it is expected to cater for some of the world’s biggest commercial jets and ultimately drive air traffic growth in the region both inbound and outbound. Both Airports are currently hub for passengers traveling between Somaliland and Somali. This is not the first time that the State of Kuwait has funded projects in Somaliland, earlier this year the Kuwaiti Royal family has funded the upgrading of Sheikh Hospital. The hospital is located in the same city where the Kuwaiti emir has built a modern luxury villa in the outskirt of the city. Source: SomalilandPress
  19. Ayoub , Duke dislikes the queen now and days he prefers to be called uncle tom. Cabdilahi yusuf the warlord being slapped a few times in villa Somalia By General Gabre. Did not bother him at all,, As long as they revenge what his warlord could not revenge in the early 90s
  20. still no response from faroole and the pirate crew i wonder why ? The are still in a shock mode perhaps
  21. Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay Hargeysa(OWN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Ciro) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay, kadib safar mudo uu ugu maqnaa wadamada Yurub. Gudoomiye Ciro ayaa waxa maanta uu ka soo dagay Madaarka Cigaal Internaional Aribort ee Magalaada Hargeysa, waxa kalaasi ku soo dhaweeyey labadiisa ku Xigeen ee Cabdicasiis Maxmed Samaale Iyo Baashe Maxmed Faarax, koox mudanayaal ah ee Taabacsanaa Shirgudoonka. Wasiiro Iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan, Gudoomiye Ciro ayaa waxa uu Qolka nasashada ee madaarka ugu waramay Warfidiyeenkada waxana uu sheegay in safarkiisii uu ugu maqnaa dalka Austria ay kala soo noqdeen Guul isla markaana ay waxyaabo badani uga soo qabsoomeen, waxaanu sheegay in uu kulamo kala duwan lasoo yeeshay Baarlamaanka dalkaasi iyo Masuuliyiin kale. Md Ciro waxaa kale oo uu ka hadlay Muranka Golaha dhexdiisa ka taagan isla markaana kala qaybiyey isku duubnidii golaha intii uu dalka dibadiisa ku maqnaa, waxa uu sheegay in uu ku rajo weynyahay in uu si wanaagsan ku dhamaan doono khilaafka u dhexeeya mudanayaasha golaha wakiilada,waxaanu shacabka reer Somaliland ugu bishaareeyey inay wax wanaagsaani kasoo bixidoonaan golaha maalmaha soo socda. Soo laabadshada Gudoomiye Ciro ayaa waxa ay ku soo beegatay wakhti uu khilaafkii u dhaxeeyey Golaha Wakiiladu uu sii xoogaysatay isla markaana ay Fashilaad ku dhamaadeen xadhdhexaadino uu waday Madxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, islala markaana ay Garabka Muacaaridka ee Dabada ka wada Mooshinka buuqu ka dhashay sheegeen in ay Maxkamada Distooriga ah u Gudbiyeen dacwad ay ka qabaan Habdhanka Shirgudoonka Golaha Wakiilada.