Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,832
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. its on taleex.net there is even some audio clip attached to it listen to it Can u post that Salax malay diray
  2. dee anigu ma waxan ku idhi qaad ba faido leh Muxu yidhi ninki reer mudug qalbi qooqan iyo qoodho aan wax tarin qaadow adiga leh. ana aan ku dare , waxan ku idhi caana boodhe dhacday caano boodhe dhacday ma benifit bay leedahay lool
  3. Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Oo Maanta Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Oodweyne Hargeysa (OWN)- Madaxweynaha Jamuuriyadda Somaliland Md. Axmed Axmed Silaanyo, ayaa maanta guddoomiye iyo ku-xigeen cusub u magacaabay gobolka Oodweyne. Siddan-na waxa lagu sheegay digreeto maanta ka soo baxday qasriga madaxtooyada Somaliland, taas oo uu madaxweynuhu ku caddeeyey inuu mudane Maxamed Gahayr Xirsi laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Oodweyne. Digreetadaas oo dhammaystiranina waxa ay u dhignayd sidan: “Madaxweynaha Jamuuriyada Somaliland markuu arkay Qodobka 90-aad ee distoorka Qaranka JSL. Markuu tixgaliyey: Ahmiyada ay Gudoomiyayaasha Goboladu u leeyihiin dhismaha Qaranaka. Markuu arkay: in baahi loo qabo buuxinta jagooyinka hoos ku qoran. Markuu la tashaday: Madaxda ay khusayso Wuxuu Godoonsaday: In mudane Maxamed Gahayr Xirsi Laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Oodweyne ee JSL. In Md. Faaarax Cabdilaahi Xasan laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiye ku Xigeenka Gobolka Oodweyne ee JSL.”
  4. sheekadi qaadki baa meesha timi somaha markad jawaabti ku qanci weyday lol wayahay adna iskaga sakhraan caana boodhahagi dhacday 1977 lol
  5. The Zack;683073 wrote: Xaaji, Like the other gentleman pointed out, we have never seen you calling Sh.Shariif by his title, you call him Sh.Dalxiis. Why not say "HE Mr.President". You also used to mock former prime minister as "Cumar Buur", again you never called him Prime Minister Sharmarke. Heck you don't even call Sheekh Fuaad Shangoole and Sh Abuu MAnsuur by their titles. Yet, you never forget to use the title AMIIR on all your references to Godane, is that the mother of all coincidences? Iska qiro dee sxb, ninku waa ina adeerkay dheh. Sh is not a title for a cleric it can mean anything i might call sh dalxiis sh dalxiis but i still call him president sh dalxiis so i dont see a problem there. Mr zack. So the Amiir is the Amiir i can't change that.
  6. Maya saaxib anigu qofkasta oo titleka u leeyahay baan ugu yeedha sasay sharaftu ku jirta , The zack haday adigu bahashu ku gees martay dadka oo dhan ha moodin saso kale .
  7. Oba hiloowlow Markand oono waan idhaha Madaxweyne sh sharif mar mar na waxan idha sh dalxiis ileen wa madaxweyne socod badan anigu runti maan maqlin sheekada inu wax ka xaday Somalilad waxanse an maqlay ibrahim afghani ninka wasiirka maaliyada shabaab u aha ayaa wajaaale wax ka boobay sasan maqlay laakin Amiirka inu wax xaday maan maqlin intisa badan ,, wuxu ba joogay Afganistan .Marka anigu Ninkasta xilku ama titlka u leeyahay baan ugu yeedha Ama Madaxweyne sh dalxiis ha noqdo ama raisal wasaare mr cheese ha noqdo ama Amiir Godane ha noqdo
  8. oba hiloowlow qofkasta title bu leeyahay alshabaab ninkooda ugu sareya Amiir bey ugu yeedhan TFG wa madaxweyne marka titlka u la baxay uun baan ugu yeedheya qofkasta tiisa loogu yeedha Sh sharif jawhar ma tagi karo marka ma waxa weye madaxweyna maha ?
  9. Maya dee naw halku hadalka ka mara nin reer hargeysa sidu reer burco u noqda
  10. Where do people get that The Emiir is from burco i never heard of reer aw Muxummad the family of godane oo shuqul ku leh burco
  11. Maya Amir Axmed cabdi godane dee ama sidad u taqanid Abu Subeyr Amiirka ka taliya Inta ugu badan Koonfurta Somalia
  12. oba hiloowlow;683017 wrote: Anigu koley nin reer burco ayaa ii yiri inuu godane asalka ka yimid baadiyaha laakin abaartii dabadheer kedib reerkiisa burco ay degeen.. Fuad shongole waa reer jowhar actually aabihiisna wali halkaas ayuu deggan yahay laakin degganada ay kaso jeedan puntland ayansan hubin maybe Burtinle.. Ma hubo anigu halku ka yimi fuad shangoole . laakin Amiirka wa ku huba Amiirku wuxu ku dhashay hawd and reserve area Ethiopia tuulo yar oo u jirta Aware 25 Km oo la yidha garadurug Amiirku wuxu ka baxay dugsiga sare eeh magaalada hargeysa eeh faraax omaar, burco shaqo kuma laha. Familiyga Godane Ilma aw Muxummad oo dhan wa reer hargeysa qarnigan ugu danbeye ba halkasey ka yimadeen . laga yaaba inu burco yara degana laakin asaliyan Wuxu ka so jeeda magaalada hargeisa Amiirku.
  13. i dunnow the garaads perhaps their khusuusi i think it short of caynabo or something
  14. They call the buhoodle region cayn i believe, i remember the former Somaliland government named it Gobolka Buhoodle , but they call it Cayn for some reason.
  15. That is true we can only wait and see how it goes but how it looks like now TFG can not defeat Shabaab with their 8000 Amisom troops and Alshabaab can't capture the Airport and the port and vila Somalia as long as Amisom is there.
  16. Oba Emir Axmed abdi godane wa reer hargeisa i think fuad shangoole is from Burtinle
  17. Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Cayn oo ka Hadlay Ciidamada Maamulka Somaliland ee Maygaagle ku sugan iyo Xaalada Abaaraha ka jirta Mandaqada. (Buuhoodle, December 25, 2010 Ceegaag Online) Gudoomiye K/xigeenka Gobolka Cayn Maxamud Sh Cumar Dhageyso Gudoomiyey Kuxigeenka Gobolka Cayn Maxamuud Sh Cumar Xasan ayaa shir Jaraad ku Qabtay Magaalada Buuhoodle Waxana uu shirkiisan Saxaafada u Qabtay kaga Hadlaya Xaalada Guud ee Haatan ka Jirta Gobolka Cayn iyo Waxyaabaha Xaaladahaasi ay Doonayaa inay ka Maamul ahaan Wax kaga Qabtaan Xiligan, Waxa uu kaga Hadlay Qodobo Dhowr ah. Qodobadaasi oo kamid ahaayeen Ciidamada Maamulka Somaliland ee Haatan ku Sugan Deegaanka Maygaagle oo Gudoomiyey Kuxigeenka Gobolka Cayn uu sheegay in inta Badan gobolka Cayn Ciidamada Maamulka Somaliland ay ku sugan yihiin Waxana uu Faah faahin kaga Bixiyey Talaabada Maamulkiisa iyo Shacabka Gobolka Cayn looga Baahan yahay. Qodobka Labaad ayuu laga Hadlay Xaalada Guud ee Amaanka Gobolka Cayn oo ku sheegay in Amaanku Wanaagsan yahay Xiligan Ciidamaduna ku jiraan Heegan Buuxda oo Wax kastaaba ay Dhici Karaan Waxana uu si Qoto dheer faah faahin kaga Bixiyey Nabadgaliyada Guud ahaanba Deegaanka, Waxana uu ka Codsatay Dhamaan Waxgaradka Buuhoodle in sugitaanka Amaanka Meel looga Wada Istaago. Ugu Danbaytiina Waxa uu Gudoomiyey Kuxigeenka Gobolka Cayn Soo Qaatay Abaaraha iyo Biyo la,aanta Haatan laga soo sheegayo Deegaano badan oo katirsan Gobolka Cayn oo lagu soo Waramayo in Xaalada Biyo la,aaneed ka jiro, Waxana uu ka Codsaday Ha,yada ka Hawl gala Puntland inay Deegaanka Buuhoodle soo gaadhsiiyaan Kaalmo Biyo ah oo Deg deg ah iyo Raashin si Dadka loo gaadhsiiyo. Cali Dhagjar
  18. Timur but TFG can also never defeat Alshabaab wether they control the port the airport and Vila Somalia
  19. oba hiloowlow;682983 wrote: labadooda kooyto waaye ee go back to Qardho/Burco... eeg wadiga qalad hadana sameyeey magaalo dhan oo caaasimaad ah ayaad tuulo barbar dhigeysa
  20. Yeah that happened today apparently this was about the chairmanship of the university