Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Kooxdi budhcad badeeedka Shilimadi na inta laga xoogay heshis na wa so wayeen iyago fadho madhan bay garowe ku noqonayan allah ha u sahlo.. odaygi faroole cawa laga yaaba inu golihisa budhcad badeedka inu wax ka badalayo.
  2. Wasiiro Puntland U Soo Dirtay Bariga Sanaag Oo Doonayey Inay Isku Keenaan Atam Iyo Faroole Oo Fashilmay Iyo Lacag Ay U Wadeen Oo Kooxda Galgali Xoog Kaga Qaaday “Kooxda Atam Waxay Ka Dhaceen Wasiirada Puntland $300, 000, Waxaanay Dalbadeen Gurmad Ciidan” Hargeysa, January 6, 2011 (Haatuf) - Wafti Wasiiro ah oo ka socda maamul goboleedka Puntland oo habeen hore soo gaadhay degmada Dhahar ee bariga Sanaag ayaa ku fashilmay isku day ay ku doonayeen inay ku dhex dhexaadiyaan madaxweyneha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo wadaadka kooxda Gal-Gala Maxamed Siciid Atam ee dagaalka kula jira maamulkaasi ee ka dagaalama buuralayda Gal-Gala. Waftigan Wasiirada Puntland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Xasan Shire oo uu weheliyo wasiir ku xigeenka aminga Puntland C/Jamaal Cismaan Maxamed ayaa waxay ilo xogogaal ahi oo ku sugan degmadaasi Dhahar ay wargeyska Haatuf u xaqijiyeen in Wasiiradaasi ujeedada socdaalkooda ay ku doonayeen ahaa siddii ay heshiis uga dhex dhalin lahaayeen Faroole iyo wadaadka Atam, balse waxa la kulmay saraakiil ka socda kooxda Atam oo ay u soo ban dhigeen inay doonayaan sidii hogaamiyahooga Atam iyo madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ay heshiis uga dhex dhalin lahaayeen, isla markaana u soo bandhigeen lacag mag dhaw ah oo gaadhaysa $300,000 dollar oo ay ku sheegeen in maamulka Puntland ugu talo galay ciidamadii kooxdooda kaga dhimatay dagaaladii Gal-Gala iyo laba Maxbuus oo ka mid ahaa Maxaabiistii kooxda Atam ay kaga qabteen degaaladii Gal-Gala una sheegeen hadii qodobadaadasi ay fuliyaan inay sii dayn doonaan. Waxa kale oo ay ilo wareedyadu intaa ku dareen in qodobada nuxurkooda ay Wasiirada Puntland gun-dhiga uga dhigeen ayna soo jeediyeen in Atam la heshiisiiyo maamulka Puntland ciidamadooda-na ay kala baxaan buuralayda Gal-Gala. Sida ay ilo wareedyadu noo xaqijiyeen xubnaha kooxda Atam ka socotay oo la sheegay inay aad u hubaysnaayeen ayaa iyagu si xooga ugala wareegay lacgtii magdhawga ahayd ee $300,000 ahayd ee Wasiiradu sideen, intaa ka dib-na la sheegay in ciidanka ka socday kooxda Atam ay gaashaanka ku dhufteen qorshayaashii kale ee ay Wasiirada Puntland wateen, iyadoo tibaaxuhu-na sheegeen in ciidamadii kooxda Atam ee deegaanka Dhahar kulanka kula yeeshay Wasiiradaasi ay xalay dib ugu laabteen saldhigyadoodii buuraha Gal-Gala oo uu ku sugan yahay hogaamiyahooga Maxamed Siciid Atam ee isagu sida weyn dagaalka ugula jira maamulka Faroole ee Puntland. Labadan Wasiir ee Xanaanada Xoolaha Cali Xasan Shire iyo Wasiir ku xigeenka amniga Mr. C/Jamaal ayaa iyagu ka soo jeeda jifada Dubays ee uu ka soo jeedo Mr Atam, hase yeeshee fashilaadaasi kaga dhacday qorshihii ay u yimaadeen Dhahar ayaa la sheegay inay si weyn ugu hungoobeen, isla markaana ay ka qoomameeyeen lacagtaasi ay kala wareegeen kooxda Gal-Gala. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu xalay saqdii dhexe ka helnay deegaanada Dhahar iyo Gal-Gala ayaa noo xaqiijiyay in kooxada Wasiirada ah ee Puntland ee ku fashilantay qorshahoogii ay dhinaca Puntland ciidamo ka dalbadeen ay ku weeraraan kooxda Atam, halka la sheegay kooxda Gal-Gala ku suganina inay isku diyaar garaysay dagaal ay kala hor tagaan ciidanka Puntland oo la sheegay inay halkaasi ilaa xalay ku soo qul qulayeen gurmadyo ay labadooda dhinacba ay dalbadeen.
  3. A_Khadar;685970 wrote: Fidmo ka weyn inaad magaalooyin aydan shaqo ka lahayn inaad ku duushaan in the name of aqoonsi raadis bal sheeg Xaaji mujaahidow... anagu meelna kuma duuleyno saaxib , Dhulka uun bey amaanka sugayaan ciidanka qaranku, shaqadoodu na waxa weye inay shacabka ilaaliyan
  4. At least 4 people were killed and 3 others wounded after government soldiers exchanged fires in the capital Mogadishu today on Thursday, reports said. Government soldiers exchanged fires in El-gelow village in wadajir district mid today killing 4 civilians and injured 3 others, resident said. Two government forces exchanged the bullets after they disputed though the reason is not yet clear. The injuries were taken to Madina hospital in the capital Mogadishu. This is not the first act that forces of Somali transitional federal government exchange inside civilians causing death and injuries.
  5. ^^ Somaliland waligeed ba fidmo ma wadin , fidmada wanu iska fogeyna hadanu nahay reer soomaaliland.
  6. Badhsaabka Cusub ee Buuhoodle oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyo Magaalo Madaxda Gobolkaas January 6th, 2011 Buuhoodle (Somaliland.Org) Badhasaabka cusub ee xukuumadu dhowaan u magacawday gobolka Buuhoodle Md Axmed Maxamed Faarax, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle. Ka dib markii uu halkaas gaadhay gelinkii dambe ee Salaasadii doraad. badhasaabku markii uu gaadhay magaalada Buuhoodle waxa uu kulamo gooni gooni ah la yeeshay ururada bulshada sida ururada dhalinyarada oo ay iska xog waraysteen adeegyada bulsho ee gobolkaasi. Badhasaabka cusubi waxa uu sheegay inuu xiligan sido mushaharkii ay ku shaqeynayeen cuqaasha gobolkaasi,waxaanu madaxdhaqameedyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sugida iyo adkaynta nabadgelyada. Sidoo kale, waxa magaalada Buuhoodle tagay afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee gobolka Togdheer kuwaasi oo ku labisnaa dirayskoodii isla markaana watay gaadiidkoodii. Waxa saraakiishaasi ciidanka Booliska halkaasi ku soo dhaweeyay ciidamada gobolka Buuhoodle ka joogay Somaliland. Waxa la sheegay in saraakiishaasi ay u socdeen hawlo la xidhiidha dhinaca ammaanka. Waa markii u horraysay ee taariikhda saraakiil ka socda Ciidamada ammaanka ee Somaliland ay tagaan magalaada Buuhoodle dhawrkii sanadood ee la soo dhaafay.
  7. hantiidi qurbajooga ssc oo gacanta u gashay Mahad cambaashe Published on january 5,2011 by taleex media Faadumo cali aw Maxammad oo ka mid a Hooyooyinka ku dhaqan magaalada buhoodle xarunta Gobolka cayn ayaa wax bixiyey hab dhaqanka kooxdi ku qudhaanabn jirtay magaca shacabka Sool sanaag iyo cayn, Faadumo waxay ay dabolka ka qaaday in hantiidi qurbajooga soo direen lagu tagriffaly qaarna loo waariday magaalada laascaanood oo ay gacanta u gashay cadwaga deegaanka ssc haysta xigasho xargaga.net
  8. i agree with ismahan Somalidu diinta wa difaacaan markay gaalo arkaan laakin Diinta kuma dhaqmaan u will hear qof hadu diinta wax ka sheego somalidu wa cadhoota and they feeel like inay u hiliyaandiinta markay ka diinta cayey cayaan,, laakin diinta sideeda ugu ma dhaqmaan
  9. Nairobi, 5 January 2011 (IRIN) – Hawa Aden left Bosasso, a Somali port city in the self-declared autonomous region of Puntland, in 2009 on a dangerous boat journey across the Gulf of Aden to Yemen, and then trekked 20 days to reach Saudi Arabia. “I was exhausted and terrified when we got there [Yemen] but I was happy at the same time,” Aden told IRIN. “I thought I had arrived in the land of milk and honey [saudi Arabia].” Hundreds of Somalis undertake the perilous journey to Saudi Arabia via Yemen. However, many end up being deported. According to the UN Refugee Agency, UNHCR, of the 78,487 Ethiopians and Somalis who crossed into Yemen from Somalia and Djibouti in 2009, 685 died at sea. Accompanying Aden on her journey were eight Somali women and seven men. They all made it to Saudi Arabia where Aden found employment as a domestic worker in a small town. “I worked there for one-and-a-half years; it was not perfect but at least I could send money to my family back home, who were all in IDP [internally displaced persons] camps,” she said. One day, she decided to make a trip to Jeddah and was promptly arrested by Saudi police. “I was taken to jail with many other Somalis and later deported to Mogadishu,” Aden said. “I left with the clothes on my back. They would not even allow me to get my last month’s salary.” Aden was lucky she at least had worked for more than a year, unlike Ayan Abukar, 18, who went to Saudi Arabia via Bosasso, the Red Sea and Yemen, and was arrested three months after her arrival. “I was on my way to work when they arrested me,” Abukar said. “I worked for only three months and managed to send money for only one month to my family.” She said it broke her parents’ hearts when she arrived unannounced in Mogadishu. “They were thinking I was in Saudi, working – only for me to show up on their doorstep. My family is very poor. I was their only source of income.” Abukar is determined to try again. “I know the journey is dangerous and I risk being deported again but I have no other option. There is only death here.” Mohamed Abdirahman Ilmi, 19, has a similar story. He left Bosasso in January 2009. “It took us only 12 days to reach Saudi Arabia; we travelled at night and crossed into Saudi when the guards were asleep,” he said. Ilmi said he worked for almost two years and sent money to his family in Mogadishu. “I wanted to save enough to go to a place where I could go to university.” Ilmi said he left Somalia because Mogadishu was too dangerous, “especially if you are a young man. Everyone wants to recruit you into an army [militia].” He said he was arrested in Saudi Arabia with other young Somalis as they tried to buy food. “In jail, the guards were incredibly cruel; if you asked or questioned anything they would deny you food and water,” he said. He said there were beatings and other abuses. “Pray you never end up in a Saudi jail,” he said. Ilmi said he would not attempt the journey from Bosasso again. “We barely survived the last trip; I will take my chances here and enrol in one of the universities here. Maybe there is a reason God sent me back here.” Deportations criticized UNHCR said roughly 10,000 Somalis had been deported from Saudi Arabia in 2010. Roberta Russo, UNHCR spokeswoman, told IRIN: “The large majority of the deportees are not known to UNHCR, as they did not register with our office in [saudi Arabia]. We have very little information about them in [saudi] and also once they are deported back to Mogadishu.” Russo said UNHCR “strongly condemns deportations to Mogadishu, which in this moment is a death sentence. We appeal to all governments not to return Somalis to Mogadishu, where everyday human rights are violated, and civilians are injured and killed by the fighting.” Human Rights Watch, in a statement issued on 22 December 2010, called on the Saudi government to stop deporting Somalis to Mogadishu. “Deporting anyone to a war zone like Mogadishu is inhumane, but returning children is beyond comprehension,” Rona Peligal, Africa director at HRW, is quoted as saying. When contacted by IRIN, Saudi officials declined to comment on the issue. Sheikh Ali Raage, a Muslim scholar, told IRIN the deportations were not compatible with Islam. “Islam calls for the protection of those fleeing conflict, hunger and any other troubles, whether they are Muslims or non-Muslims.” He said they [refugees] should be provided with basic needs, such as food shelter and safety and security. The deportations come as fighting escalates between government forces, backed by African Union peacekeepers, and Islamic Al-Shabab insurgents who control much of southern and central Somalia, including most of Mogadishu. Since 1990, more than 1.4 million Somalis have been displaced internally, and at least 600,000 are refugees in neighbouring countries. ah/mw Theme (s): Conflict, Human Rights, Refugees/IDPs, [This report does not necessarily reflect the views of the United Nations] Source: IRIN
  10. aqoonsiga Jamhuuriyada Soomaliland uma baahna inu albaab ba so maro marka la hayn kari wayo isaga albaabka soo jabin
  11. jb na buug mah mah ayaa so akhriyey markasu obo hiloowlo ku tijjaabiya
  12. Well done Mujaheed Muuse Biixi Cabdi. peace between the brotherly clans of ceelbaardaale.
  13. “Madaxweyne Siillaanyo Wali Ma Dhufayskii SNM-buu Ku Jiraa, Muxuu Ciidamada Noogu Soo Daad Guraynayaa, Cornayl Dayr Iska Toos-na Waa Nin Dhul Bahante Ah” “Nuux Taani-Na Colaad Buu Wadaa, Hadii Ay Ka Bixiwaayana Wixii Rag Yeeli Jiray Ayaanu Ku Dhaqaaqi Doonaa, Hadii 60-Kii La Eegayana Anigu Gaatama Ayaan Leeyahay” Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale Hargeysa, January 5, 2011(Haatuf) - Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale oo ka mid ah garaadada *********** ee Buuhoodle, isla markaana ka mid ah hogaanka sare ee nabad diidka Buhoodle ayaa walaac ka muujiyay kormeerka Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taani uu ku marayo ciidamada qaranka Somaliland ee saldhigyadoodu yihiin jiidaha hore ee xuduuda iyo deegaanada gobolada Sool iyo Buuhoodle, isagoo intaa ku daray in ciidamada qaranka Somaliland ay ka baxaan deegaanadaasi, kuna hana jabay in Maleeshiyadooda nabad diidka ahi ay dagaal kala hor tagi doonaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deegaanada Maygaagle, Kal-shaale iyo Widh-widh oo uu tilmaamay in ujeedada loo keenay ay tahay sidii ganacanta loogu dhigi lahaa Buuhoodle. http://www.haatuf.net/2009files/1581999.html read here more about garaad gutaale
  14. Nuux Tani oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolada SSC iyo xubno shirqolaya Buuhoodle oo la kulmay Taliyaha Ciidanka qaranka eeh Somaliland oo maalmihii u danbeeyey ku hawshaynaa tababar loo furay ciidan la beel ah Siilaanyo kuwaas oo laga soo uruuriyey tuulooyinka ay degto Beesha bariga burco iyo quriluqud ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey waxa uu dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday gobaladda SSC Nuux Taani Ismaaciil oo waday sahami ah sidii ay ku qabsan lahaayeen Buuhoodle ayaa waxa uu tagay deegaanadii dhawaanahan lagu dagaalamay isaga oo tuuladda Maygaagle kula kulmay Ragg ka tirsan mamuulka Somaliland ahna beelaha ssc halkaas ku sugan waxase fajiciso ku noqotay shacabka Buuhoodle ka dib markii ay Tuuladda Maygaagle Nuux Taani ay ugu yimaadeen xubno ka soo kicitimay Buuhoodle waxana xubnahaasi hogaaminayey Cabdimaalik Bashiir Baydan iyo Ninka Qaadka Buuhoodle haysta oo lagu magacaabo Dayib Dayib ayaa la sheegay in uu nuux ku amaanay sida wanaagsan ee ciidan ku sugan Maygaagle iyo Kalshaale uu sii maalgaliyey mudadii ay halkaas ku sugnaayeen sidoo kale Cabdimaalik Bashiir Baydan ayaa uu aad u dhaliilay waxana uu ku amray in uu ka qayb qaato qabashadda Buuhoodle hadii kale laga joojinayo Mushahaaradda uu siiyo dadku dhaw dhaw xubnahan ayaa noo xaqiijiyey in ay ka soo balan qaadeen sidii ay uga caawin lahaayeen Nuux Taani qabsashadda Buuhoodle gaar ahaan Dayib oo sheegtay in magaaladu ay isaga u xidhan tahay Nuux Taani ayaa habeenimadii xalayto ahaa ku soo hoyday Widhwidh oo ay u joogaan ciidanka Somaliland waxana uu halkaas ku sugnaa ilaa duhurnimadii maanta isaga oo galabtana u soo caraabay Oog waxana la filayaa in barito uu soo gaadho Laascaanood waxana la sheegay in socdaalkiisan uu yahay sidii uu isku diyaarin lahaa weerar buuhoodle ah isla markaasna uu u dhisi lahaa niyadda ciidanka Somaliland oo dhawr jeer ka waabtay weerar buuhoodle ah aaminsana hadii uu damac ka galo weerar ay ku qaadaan Buuhoodle in lagu jabinayo hase-yeeshee waxaa jira shirqoolo iyo waliba boodh isku qarin balaadhan oo ay wadaan Ciidamada ka amar qaata Madaxweyne Siilaanyo iyo xubno calooshood u shaqaystayaal ah
  15. Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh ,, gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna
  16. All i have to say is you sure love your Abusers , abdi qeybdid is a native of galkacyo he did not need Yeys Protection not in galkacyo not in baydhabo u act as if Baydhabo was your clan backyard. It was the seat of the transitional federal government at that time. Your hero warlord Abdilahi yusuf was the one who begged Caydiid for a political position in the early 90s now that's just sad we won't even get in to the answer ur hero got from Ina farax caydiid. . Caydiid, and Mujaheed Abduraxmaan tuur were men from the same league they fought the same enemy and shared a government.
  17. Bilan Mamuuulka Galmudug is a great Somali mamuul i like. even caalin was in my country few months ago the president of Galmudug state of Somalia., Somalia is and always will be My neighbouring country we share a language and culture with. i also have no problem if Koonfurians comment on my country's political issues.
  18. Kan xaglatosiye dhibaata u dhamatay miskinka ilahay ha u sahlo
  19. Poor duke is sucking up to the Galmudugians if he only knew they want to remove his pirate state from galkacyo Mr Qeybdiid is a leader of Galmudug as i said before he is there for his people. And the people of galmudug are indeed brave people. General Maxammad farax caydid was from there and qeybdid. Men who fight their own battles. Unlike cabdulahi yusuf and faroole those who always need the assistance from foreign mercenaries. Come back to me when you fight your own Battles son.