Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,961
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Well done Mujaheed Muuse Biixi Cabdi. peace between the brotherly clans of ceelbaardaale.
  2. “Madaxweyne Siillaanyo Wali Ma Dhufayskii SNM-buu Ku Jiraa, Muxuu Ciidamada Noogu Soo Daad Guraynayaa, Cornayl Dayr Iska Toos-na Waa Nin Dhul Bahante Ah” “Nuux Taani-Na Colaad Buu Wadaa, Hadii Ay Ka Bixiwaayana Wixii Rag Yeeli Jiray Ayaanu Ku Dhaqaaqi Doonaa, Hadii 60-Kii La Eegayana Anigu Gaatama Ayaan Leeyahay” Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale Hargeysa, January 5, 2011(Haatuf) - Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale oo ka mid ah garaadada *********** ee Buuhoodle, isla markaana ka mid ah hogaanka sare ee nabad diidka Buhoodle ayaa walaac ka muujiyay kormeerka Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taani uu ku marayo ciidamada qaranka Somaliland ee saldhigyadoodu yihiin jiidaha hore ee xuduuda iyo deegaanada gobolada Sool iyo Buuhoodle, isagoo intaa ku daray in ciidamada qaranka Somaliland ay ka baxaan deegaanadaasi, kuna hana jabay in Maleeshiyadooda nabad diidka ahi ay dagaal kala hor tagi doonaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deegaanada Maygaagle, Kal-shaale iyo Widh-widh oo uu tilmaamay in ujeedada loo keenay ay tahay sidii ganacanta loogu dhigi lahaa Buuhoodle. http://www.haatuf.net/2009files/1581999.html read here more about garaad gutaale
  3. Nuux Tani oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolada SSC iyo xubno shirqolaya Buuhoodle oo la kulmay Taliyaha Ciidanka qaranka eeh Somaliland oo maalmihii u danbeeyey ku hawshaynaa tababar loo furay ciidan la beel ah Siilaanyo kuwaas oo laga soo uruuriyey tuulooyinka ay degto Beesha bariga burco iyo quriluqud ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey waxa uu dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday gobaladda SSC Nuux Taani Ismaaciil oo waday sahami ah sidii ay ku qabsan lahaayeen Buuhoodle ayaa waxa uu tagay deegaanadii dhawaanahan lagu dagaalamay isaga oo tuuladda Maygaagle kula kulmay Ragg ka tirsan mamuulka Somaliland ahna beelaha ssc halkaas ku sugan waxase fajiciso ku noqotay shacabka Buuhoodle ka dib markii ay Tuuladda Maygaagle Nuux Taani ay ugu yimaadeen xubno ka soo kicitimay Buuhoodle waxana xubnahaasi hogaaminayey Cabdimaalik Bashiir Baydan iyo Ninka Qaadka Buuhoodle haysta oo lagu magacaabo Dayib Dayib ayaa la sheegay in uu nuux ku amaanay sida wanaagsan ee ciidan ku sugan Maygaagle iyo Kalshaale uu sii maalgaliyey mudadii ay halkaas ku sugnaayeen sidoo kale Cabdimaalik Bashiir Baydan ayaa uu aad u dhaliilay waxana uu ku amray in uu ka qayb qaato qabashadda Buuhoodle hadii kale laga joojinayo Mushahaaradda uu siiyo dadku dhaw dhaw xubnahan ayaa noo xaqiijiyey in ay ka soo balan qaadeen sidii ay uga caawin lahaayeen Nuux Taani qabsashadda Buuhoodle gaar ahaan Dayib oo sheegtay in magaaladu ay isaga u xidhan tahay Nuux Taani ayaa habeenimadii xalayto ahaa ku soo hoyday Widhwidh oo ay u joogaan ciidanka Somaliland waxana uu halkaas ku sugnaa ilaa duhurnimadii maanta isaga oo galabtana u soo caraabay Oog waxana la filayaa in barito uu soo gaadho Laascaanood waxana la sheegay in socdaalkiisan uu yahay sidii uu isku diyaarin lahaa weerar buuhoodle ah isla markaasna uu u dhisi lahaa niyadda ciidanka Somaliland oo dhawr jeer ka waabtay weerar buuhoodle ah aaminsana hadii uu damac ka galo weerar ay ku qaadaan Buuhoodle in lagu jabinayo hase-yeeshee waxaa jira shirqoolo iyo waliba boodh isku qarin balaadhan oo ay wadaan Ciidamada ka amar qaata Madaxweyne Siilaanyo iyo xubno calooshood u shaqaystayaal ah
  4. Somalina awoow anigu waxan ahay nin lugu beegi jiray boqola ninkisiye , Somalina dhinicinu wa halkee ma dhinaca sharif sakiin:D, Qolyaha Mamuuulka budhcad badeedka waxay jecelyihin inay yara faan faanan , Ana faanka ma jecli. Horaan uu naaquusa , Ka waran duul ku leh cabdilahi Yusuf ba ciid wax ka dhigay;) Ilahay igu ogyahay meel aan istaagay cidi iga ma dabo hadasho , kow dhe awoow adna war ma inooga haysa odaygi Koofiyada weyna eeh Madaxweynaha aha. wuxu la kulmay ki africaanka aha eeh somaliya masuulka ka aha ba la yidhi eh ,, gacayarihisi farmaajo na wa ag tagna
  5. All i have to say is you sure love your Abusers , abdi qeybdid is a native of galkacyo he did not need Yeys Protection not in galkacyo not in baydhabo u act as if Baydhabo was your clan backyard. It was the seat of the transitional federal government at that time. Your hero warlord Abdilahi yusuf was the one who begged Caydiid for a political position in the early 90s now that's just sad we won't even get in to the answer ur hero got from Ina farax caydiid. . Caydiid, and Mujaheed Abduraxmaan tuur were men from the same league they fought the same enemy and shared a government.
  6. Bilan Mamuuulka Galmudug is a great Somali mamuul i like. even caalin was in my country few months ago the president of Galmudug state of Somalia., Somalia is and always will be My neighbouring country we share a language and culture with. i also have no problem if Koonfurians comment on my country's political issues.
  7. Kan xaglatosiye dhibaata u dhamatay miskinka ilahay ha u sahlo
  8. Poor duke is sucking up to the Galmudugians if he only knew they want to remove his pirate state from galkacyo Mr Qeybdiid is a leader of Galmudug as i said before he is there for his people. And the people of galmudug are indeed brave people. General Maxammad farax caydid was from there and qeybdid. Men who fight their own battles. Unlike cabdulahi yusuf and faroole those who always need the assistance from foreign mercenaries. Come back to me when you fight your own Battles son.
  9. haa wuna dhaafay kaasi ilahay idinkis raisal wasaareh dhan oo sexeexisa la qadlayo ma aragtay lol. , hada faramaajo baynu eegeyna inu dhaami doono iyo in kale.
  10. oba hiiloowlow adigu manaad dhegeysan khudbadi oday dhaqmeedka ciise Axmed dalabay;)
  11. Just because Qeybdiid is against the Islamic militants that still doesn't make u his friend. He is there for his people Galmudug, Sharif is the boss of Vila Somalia and i believe Sharif is his Kin;)
  12. First of all i don't support any group in Somalia second of all where is the evidence that alshabaab and Godanes group were behind it, you pirates are good with accusations but not with dealing with facts i wonder why, it's probably a clan retaliation Similar to what happened in bosaaso few months ago.
  13. Why are elders being attacked i believe this is the second elder being Murdered within a short period of time. it's very unusual in the Somali culture the killing of Elders they used to be untouchable in what ever city they are they had the ultimate respect of all Somalis. Any way AUN the killers must be caught
  14. ^^ Yeah he did great chasing you and your kin out of galkacyo he won't have sleepless nights playing the superior warlord in your backyard indeed he is your great ally fo show.
  15. Somalina waxan maqlay Madaxweyne sh dalxiis wuxu ka safar badna Adan cabdula cismaan Aun iyo Siyaad bare Aun oo la isku daro ayuu labada sannoh u Madaxweyne aha ka safar badna maxa ka jira warkaas.
  16. Somalina my number one favourite is Sh dalxiis and second is Mr salaad cali jeele
  17. http://www.youtube.com/watch?v=yB63ttLxq4s&feature=player_embedded
  18. Berbera way shidantahay waleh
  19. Somalina ala xaqiirsanida Manu ahayn ninka booliska iyo nidaamka iyo kala danbaynta u sameye galmudug. oo mamuulka ila xarardheere gaadhsiiyey caalin shaqa fara badan bu qabtay maxaad ku saniftay awoow.
  20. Somalina awoow dee wa dagaaaladi sokeeeye ka hor am arkin ninja iyo wax indha madow toona ,, ma qof idho shareeran xidhan baad raadiineysey loool
  21. Somalina awoow ma kaga sheekeyee bari aan xammar ka soo baxay oo aan jawhar tagay , waligay magaalo Somali ma arkin ooo sida wacan dadka loogu so dhaweyo., wa magaalo aad u barwaqeysan , laba habeen baan u howday. wabiga shabeelle na wa ag mara. laakin shirb / gabay guurow contest maan arkin lol.
  22. ^^^^ looooooooooooool waxasi gabay maha wa wax waagacasub isku gey geysay. i am sure Amiirku can do better then that. Ileen wuxu ka so jeeda Ahlu gabay. i wanne hear it from the Amiir him self. cod ma haysin?