-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
2011: A Miracle Year for Somalia or more of the same?
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Ayoub , Duke dislikes the queen now and days he prefers to be called uncle tom. Cabdilahi yusuf the warlord being slapped a few times in villa Somalia By General Gabre. Did not bother him at all,, As long as they revenge what his warlord could not revenge in the early 90s -
Somalilnad Court Put Charges on the Cargo Plane
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
still no response from faroole and the pirate crew i wonder why ? The are still in a shock mode perhaps -
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabatay Hargeysa(OWN)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Ciro) ayaa maanta dalka dib ugu soo laabatay, kadib safar mudo uu ugu maqnaa wadamada Yurub. Gudoomiye Ciro ayaa waxa maanta uu ka soo dagay Madaarka Cigaal Internaional Aribort ee Magalaada Hargeysa, waxa kalaasi ku soo dhaweeyey labadiisa ku Xigeen ee Cabdicasiis Maxmed Samaale Iyo Baashe Maxmed Faarax, koox mudanayaal ah ee Taabacsanaa Shirgudoonka. Wasiiro Iyo Masuuliyiin kale oo tiro badan, Gudoomiye Ciro ayaa waxa uu Qolka nasashada ee madaarka ugu waramay Warfidiyeenkada waxana uu sheegay in safarkiisii uu ugu maqnaa dalka Austria ay kala soo noqdeen Guul isla markaana ay waxyaabo badani uga soo qabsoomeen, waxaanu sheegay in uu kulamo kala duwan lasoo yeeshay Baarlamaanka dalkaasi iyo Masuuliyiin kale. Md Ciro waxaa kale oo uu ka hadlay Muranka Golaha dhexdiisa ka taagan isla markaana kala qaybiyey isku duubnidii golaha intii uu dalka dibadiisa ku maqnaa, waxa uu sheegay in uu ku rajo weynyahay in uu si wanaagsan ku dhamaan doono khilaafka u dhexeeya mudanayaasha golaha wakiilada,waxaanu shacabka reer Somaliland ugu bishaareeyey inay wax wanaagsaani kasoo bixidoonaan golaha maalmaha soo socda. Soo laabadshada Gudoomiye Ciro ayaa waxa ay ku soo beegatay wakhti uu khilaafkii u dhaxeeyey Golaha Wakiiladu uu sii xoogaysatay isla markaana ay Fashilaad ku dhamaadeen xadhdhexaadino uu waday Madxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, islala markaana ay Garabka Muacaaridka ee Dabada ka wada Mooshinka buuqu ka dhashay sheegeen in ay Maxkamada Distooriga ah u Gudbiyeen dacwad ay ka qabaan Habdhanka Shirgudoonka Golaha Wakiilada.
-
Somalilnad Court Put Charges on the Cargo Plane
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
^^^^Looool , well done by the Somaliland Court -
is he still on the run
-
Why Puntland Should Host the 2010 Peace Conference? Editorial
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
2010 peace peace conference??? , so when will they host this conference tomorrow? -
Qodax Qorax;683962 wrote: Abti, now that you have come out of the dark closet and admit to us what you really are we can talk about your and my real idendity and our shared reality. You are right as well, I am a rebellious Somali who has rebelled long against (the country that once was) Somalia. But that country no longer exist. It died 20 years ago and with it died the rebell in me. For there is nobody left to rebel against. The guns have silent and that war is over. You are right that a new reality has emerged, roles have changed and we need to discover how to deal with our new idendities. And denying others what has been denied us doenst have place in my new idendity, eventhaught many dont realize this but its reality. Well said Qodax
-
2011: A Miracle Year for Somalia or more of the same?
Xaaji Xunjuf replied to NASSIR's topic in Politics
Are koonfurians really hoping for a Miracle? -
Wasiirka Duulista oo ka hadlay Heshiis ay la galeen Shirkad Kuwait laga leeyahay beeniyayna war uu ka qoray wargeysa Saxafi posted by: Webmaster Wasiirka Duulista oo ka hadlay Heshiis ay la galeen Shirkad Kuwait laga leeyahay beeniyayna war uu ka qoray wargeysa Saxafi Hargeysa/ToggaHerer Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada Md Maxamuud Xaashi ayaa faahfaahin ka bixiyey heshiis ay wasaaradiisu la gashay shirkad reer Kuwait ah wuxuu sidoo kale beeniyey War kuu soo baxay wargeyska Saxafi oo sheeay in uu lunsaday hanti… Waxaanu wasiirku dabol ka qaaday in ay wadaan dib u habayn lagu samaynayo madaarka Hargeysa , Waxaanu yidhi ”wasiirku Hawlihii aanu ka wadno madaarka Hargeysa oo ah madaarkii caasimada Somaliland wasaarada Duulistuna qorshe ayay u samaysay tafatiran runtiina yool iyo abaar sugan leh kaas oo xaqiijin doona mustaqbalka in uu noqdo dhabo caalami ah oo ay ku kulmaan diyarado caalami ah goob ganacsina noqon karta madaarka waxanu ku tala jirnay in xajka marka laga oo noqdo ka dib aanu xidhno mashruuc baa ka socday ay hayada UNDP bixinyaso oo ku kacaya ilaa laba boqol iyo dhawr iyo sideetan Kun oo dolar Run wayga imika dhisan oo burburay ay dumiyaan oo imika kabniiyaasho iyo damur ayaanu la daba joognaa Maytanis ah oo wasaaradu horena u wadi jirtay imikana aanu wadno ooaanu kordhinay ayaa ku jirta markaa in la sameeyo wax la yidhaa Baajit mashruucaa isaga ah waxaanu u sii dheerayn in dadkii xajku ka dhoofaan kana soo noqdaan munaasabada qaaliga ah darteed ayanau dib ugu dhignay ”. Mar uu wasiirku ka hadlaayay Mashruuca Kuwait ee madaarka Hargeysa waxa uu yidhi ”waxaan doonayaa in aan halkan ka iftiimiyo in wafti ka yimi oo u ym arimahaa madaarada Somaliland oo ay Berbera iyo Hargeysa ay indha indheeyaan bishii Oktoober ayaa waftigaasi yimi xukuumada cusubina talada qabatay aniguna aan wasaaradan masuulka ka ahaa waftigaa waxaanu tusnay waayaha iyo dhibaatda iyo baahiyaha agab xumida haysata garoomadeena , arintaasina waxay soo taxnayd iyada ahi safar uu Madaxweynheenii hore ee Somaliland ku tagay Kuwait ayay dabada ku haysay oo ay mar horena ay yimaadeen mase ay jirin se wax dhaafsiisan marka laga reebo oo ay dawladaa hore gudbisay ma jirin wax sugan oo la isla meel dhigay waxayna u araktay dawlada Kuwait wakhtigaas dalka doorashooyin ka socdaan markaa waxay u arkeen marxalada markaas Somaliland horumar lagala shaqayn karo in aanay ahayn maadama oo ay jireen xumadii doorashooyinku ,Markii aanu talada qabanay xukuumadayda cusub waxaanu dib u bilawnay in aanu xidhiidh la samayno dardar gelino gacmo badan ku eegno sidii aanu u heli lahayn dibna ugu soo noqdaan dalka lanala eegana baahiyaha jira dabcan waxa xukuumada waajib ku ah in ay dhamaystirto xidhiidh kasta oo qabyo ah oo jiray iyo in kuwa cusub bilawdo ”. Geesta kalena waxa uu wasiirku shirkiisa jaraaid ku beeniyey war uu dhawaan ka qoray wargeyska Saxafi Wargeyska oo sheegay in uu wasiirku ku tagri falay lacag la xidhiidha heshiiska Waxanu Yidhi wasiirku” Waxaanu beeninaynaa runtii oo aan cadaynayaa warkii ay qortay saxafi 23 Bishan ee ku saabsanaa wasiirka duulistu in uu Dalka Kuwait ka soo qaaday lacag kaash ah oo laba Milayan ah isla maqaalka gudihiisana ay yidhaadeen laba milayan oo diinaar oo u dhiganata lix milayan oo dolar ah oo kaash ah oo account gaar ah ku shubtay oo war been ah oo aan sal iyo raad toona lahayn runtii waa meel ka dhac ayuu ku yahay sharaftayda shakhsiga ah ta xukuumada cusub iyo ta xaqayga muwaadinimo waaa ka go’an xukuumada Kulmiye in aanu ilaalino xoriyatal qawlka madaxbanaanida milgaha iyo maamuuska saxaafada waxaa naga go’an ta dawlada ee aanu tooska u maamulno in la wadaago in aanay u dhaqmin sidii wakhtigii xukuumadii hore ” Gebagebadiina waxa uu wasiirku sheegay in wasaaradu ay daacad ka tahay hawsha ay hayso qaranka cidii wax aan jirin ka qortana ay u gudbin doonaan xeer ilaalinta si warkaas uu u cadeeyo meesha uu ka yimi. Warqabadka ToggaHerer
-
Dawlada Dalka Kuwayt oo Somaliland ugu deeqday lacag dhan toban milyan oo dollar, lacagtaasi oo lagu samaynayo madaarada magaaloyinka Hargeysa, iyo Berbera. Hargeysa (Waaheen ) Wasiirka Wasarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland Mr. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa maanta ku dhawaaqay in Dawlada Dalka Kuwayt ay Somaliland ugu deeqday lacag dhan toban milyan oo dollar, lacagtaasi oo lagu samaynayo madaarada magaaloyinka Hargeysa, iyo Berbera. waxa kale oo uu sheegay in madaaradasi loo soo iibin doona qalab fiican si ay u noqdan qaar casri ah oo la jaanqada Madarada ku yaala wadamada horumaray. Wasiirka Duulista iyo Hawda ee Somaliland waxa kale oo uu intasi ku daray in lacagtaasi ay bixinayso Hay’adda la yidhado Kuwayt Fun oo laga leeyahay dalka Kuwayt, waxa kale oo uu xusay wasiirku in hawshan dib u dhisida madaaradu ay bilaami doonto dhawaan, waxa kale oo uu tilmaamay in deeqdani ay ka danbeysay markii ay yimaden Somaliland wafti baladhan oo reer kuwayt ah, kuwaasi oo arkay baahiyaha ka jirta madaarada somalalind sidaasi daradeedan ay lacagtan ugu cawiyeen Somaliland. sidaasi waxa uu ku yidhi wasiirku Shirjaraa’id oo uu xafiiskiisa ku qabtay. Wasiirku waxa uu sheegay lacagta Somaliland lagu cawiyey inta ay tahay iyo cida ku caawisay waxanu yidhi “Dawlada kuwayt markii anu u tagnay waxa ay noo xaqiijiyen in hay’adda Kuwait Fun in ay Somaliland ugu deeqayso lacag Toban Milyan oo Dollar ah, waxayna ugu tallo galeen lacagtan in lagu dayac tiro Madaarada Hargeysa iyo Berbera oo ahaa meelihii ay waftigaasi ay arkeen markii ay booqashada ku yimadeen Somaliland wakhtigii hore iyo markii danbeba” Ayuu yidhi wasiirku Duulistu Waxa kale oo uu Hosta ka xariiqay wasiirku in heshiiska dhexe maray Somaliland iyo Kuwayt uu yahay mid qoraal ah oo cadeeynaya inta lacagtu leegtahay ay ku xardhantahay Buugan labada dal wada saxeexen. Wasiirka Wasarada Duulista iyo Hawda ee Somaliland Mr. Maxamuud Xaashi Cabdi oo faahfahin ka bixinya ujeedada shirkiisan jara’iid waxa uu yidhi “Ujeedada ugu weyn ee maanta aan ka hadlayaa wax ay ku saabsan tahay hawlihii aanu ka wadnay madaarka Hargeysa, oo ah madaarkii Casimada Somaliland, Wasarada Duulista iyo Hawdu waxa ay ka leedahay qorshe tafatiran, runtiina leh yool iyo abaar sugan kaas oo xaqiijindona mustaqbalka in uu madaarka Hargeysa uu noqdo, dhabbo caalami ah oo ay ku kulmaan diyaarado badan oo ah kuwa aduunka u kala goosha kuna haka’daan ku meelaha fogfog qabanay oo ay ka qaatan shidaal waxanu madaarku noqonkaraa goob ganacsi” Ayuu yidhi wasiirku Waxa kale oo uu sheegay in ay qorshahoda ay ugu jirtay in ay xidhaan madaarka Hargeysa marka laga soo noqdo moosulka xajka, waxanu intaasi ku daray in madaarka uu ka socday dhisme ay fulinayso hay’adda UNDP Lacagta ku baxaysan ay tahay ilaa laba boqol iyo dhawr iyo siddeetan kun oo dollar. Mr. Maxamuud Xaashi Cabdi waxa kale oo uu ka hadlay sababta kentay in Somaliland ay cawimo ka hesho Dalka Kuwayt waxanu yidhi “Waxaan jecelahay in aan halkan ka Iftiimiyo, in dawladda walaalaha aynu nahay ee Kuwayt ay noogu yimadeen wafti kuwaasi oo waxa in laga qabanay madaarada Berbera iyo Hargeysa kuwaasi oo indho indheeyey waxaanu waftigaasi yimid dalka bishii October, wakhtigaasi oo ahayd xiligii dawladda cusubi xukunka dalka qabtay, oo aan aniguna wasaradan masuul ka ahaa, waftigaasi waxa aanu tusnay dhibtooyinka iyo agab xumida haysta garoomadeena, Waxa kale oo uu sheegay in xidhiidhka Somaliland iyo Kuwayt aanu ahayn mid bilaabmay wakhtigan ee uu yahay mid qoto dheer waxa kale oo intaasi ku daray in hore ay dalka kuwayt Somaliland uga cawin jirtay dhinca Caafimadka sida dhakhtarka TB iyo meelo kale oo badan. Waxa kale oo uu ka hadlay wasiirku cidda lacagtasi intasi leeg gacanta ku haynaysa waxanu yidhi “Anaga ayaa hay’ada Kuwayt Fun ka codsanay in lacagtaasi ay iyagu gacanta ku hayyaan, anaguna baahidayada aanu u dhiibno marka ay meesha soo dhissaana ay furayaasha noo dhiiban, waxaanu sidaasi u yelaynay waxa ay ayad waxa yaalihii hore ee laynaga saluugay ee Aduunka iyo hayado badan iyo dad deeqa ina siiya ay saluugi jireen, in aanu nidhahano anaga lacagta noo dhiibaarintaasi cebi ka soo baxado oo layno arko dad hamuumaya oo lacag doonaya, Berbera waxaanu ka rabnaa Terminal cusub oo qurux badan iyo in dayr lagu wareejiyo, iyo in loo sameeyo laydha habeenkii, iyo dabdamisyo labada madaarba Hargeysa iyo Berbera ayanu u qornay oo ka dalbanay”Ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyo Hawadu waxa uu beeniyey war uu qoray mid ka mid ah wargeysada dalka ka soo baxa waxanu yidhi “Waxan been ninayaa warkii uu qoray Wargeysa Madaxbanaan ee Saxafi 23 Bishan, ee ku saabsana wasiirka duulistu in uu Kuwayt uu ka soo qaaday lacag kaash ah, oo laba milyan ah, sida maqaalka gudihiisa hadana lagu qoray 2 milyan oo Dinar oo u dhiganta 6 Milyan oo Dollar, oo waliba uu yidhi Accoun gaar ah ayuu ku shubtay. in uu yahay war Been ah oo aan sal iyo raadtoona lahayn waxanu meel kaga dhacay xaqaygii muwaadinimo, waxanan runtii shakhsiyan ku oogi doona dacwad ka dhan ah maamulka iyo tafatiraha wargeyskaas” Ayuu yidhi wasiirku.
-
Wasiirka Duulista Hawada Ee Somaliland Oo Sheegay In Ay Heshiis La galeen Shirkad Ka Taageeri Doonta Dayactirka Madaarada Dalka. Hargeysa (Ramaas) Dec.29. 2010 - Wasiirka duulista hawada ee Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta sheegay in ay heshiis la gashay wasaaradiisu shirkad laga leeyahay dalka Kuwait, oo ka caawin doonta dayactir lagu samayn doono madaarada dalka oo dhan. Wasiirka wasaarada duulista hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa, ayaa shaaciyay in wasaaradiisu ay si rasmi ah heshiis ula gashay shirkada fadhigeedu yahay wadanka Kuwait, oo dayac iyo dib u habayn ballaadhan ku samayn doonta guud ahaan gagooyinka diyaaradaha ee Somliland. Waxa uu wasiirku sheegay in dhawaan la bilaabi doono hawshaas iyadoo la filayo in shirkadu ay dalka iman doonto wakhti dhaw.
-
Ciidamada DKMG iyo kuwa Ethiopian ah oo ku dagaalamay Jawiil. Jawiil: (Sh. M. Network) Dagaal mudo kooban socday islamarkaana sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa caawa ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Ethiopian ah waxaa uu ku dhexmaray degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan. Sida ay sheegayaan wararka Caawa Shabelle ay ka haleyso degmada Jawiil ee gobolka Hiiraan, dagaalka ayaa yimid kadib markii ciidamada Ethiopianka ee ku sugan degmadaasi ay xireen sargaal ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo kula sugnaa degmadaasi taasi oo keentay inay ka caroodaan askara dowladda KMG. Intaasi kadib ayaa la sheegay in ciidamada dowladda KMG ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada Ethiopia ay ku leeyihiin degmadaasi Jawiil iyadoo halkaasina uu ka dhacay dagaal mudo kooban socday ee u dhaxeeyay ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Ethiopia. Inta la ogyahay dagaalkaasi ayaa waxaa ku dhintay hal askari oo ka tirsan ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyadoo sidoo kalana uu ku dhaawacmay qof oo rayid ah kaasi oo la sheegay inay haleeshay rasaasta labada dhinac ay is weydaarsanayeen. Xaaladda degmada Jawiil ayaa haatan degan, waxaana wararka laga helayo degmadaasi ay sheegayaan in degmada ay isaga baxeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
Somaliland hargeysa bridge almost completed Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^^i blame it on jicir and the former government but i heard some where in mid jan 2010 it will be finalized -
Puntland's Favourite Son Abdi Bille Abdi Lands In Garowe
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
Haa cowkihi cowkaha aha lool cabdi bille was a great sportsmen indeed -
Somaliland hargeysa bridge almost completed Pics
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Halkan Ka Daawada Sawiro Ku Saabsan Dhismaha Biriijka Labaad Ee Hargeysa Oo Dhammaad Ku Dhow Hargeysa (OWN)- Waxa aanu halkan idiinku soo gudbinaynaa sawiro aanu idiinka diyaarinay qaybtii ugu dambaysay ee biriijjka labaad Hargeysa oo muddo dheer soo jiitamayay, oo dhismaheeda lagu guda-jiro, iyo guddoomiyaha xisibiga UCID oo booqday . Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe iyo madax kale oo xisbiga ka tirsan oo booqday biriijka, isla markaana halkaa kula kulmay Maareeyaha Hay’adda waddooyinka Somaliland Cabdiwaaxid iyo madax kale. Xoghaya maamulka iyo qorshaynta ee UCID Maxamed Xasan Dirir iyo madax kale oo biriijka dub lugaynaya
-
Puntland's Favourite Son Abdi Bille Abdi Lands In Garowe
Xaaji Xunjuf replied to Abdirazak_PTL's topic in Politics
according to cowke he was a great puntland runner -
Al shabaab attacks the largest Amisom headquarters in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Horta when will the new 4000 Amisom troops arrive? -
Al shabaab attacks the largest Amisom headquarters in Mogadisho
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ wa runta dad rayid ah oo masaakin oo shacab ah uun ba wax ku noqda haday weeraraan Alshabaab xarunta amisom,,, Amisom na xabbada ay so riidaan shacabkay ku dhacda sabab iyaguna meel uun bey madfaca la dhacan.unfortunately The residents of Mogadishu are caught in between this war of Alshabaab and Amisom -
Shabaab oo weerartay Xarunta AMISOM ee Xalanale ( SAWIRO) Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Al Shabaab ayaa duqeyn ku weerartay galabta xarunta ugu weyn ee ciidamada Midowga Afrika ee jooga Soomaaliya ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho iyadoo duqeynta Al Shabaabna ay sababtay dhaawaca dad rayid ah. Madfac ay ku weerareen Xarunta Xalane Dagaalyahano ka tirsan Al Shabaab ayaa la sheegay in uu ku dhacay afaafka hore ee Xaruntaasi halkaasi oo xiligaasi ay ku sugnaayeen dad Soomaali ah oo doonayay inay dawooyin ka qaataan. Madfac ayaa la sheegay inay ku dhaawacmeen 4 ruux oo sedax ka mid ah ay yihiin Caruur da’yar kuwaasi oo ka agdhawaa goobta ay Ciidamada AMISOM ka bixiyaan dawooyinka loogu talagalay dad danyarta ah ee ku dhaqan Magaalada Muqdisho. Dhacadaasi kadib ayaa Sareeye guud Nathan Mugisha oo ah ninka ugu sareeya ee ciidamada AMISOM waxaa uu si kulul u dhaleeceeyay weerarka lagu soo qaaday xaruntooda islamarkaana ay ku dhaawacmeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan, waxaana intaasi uu ku daray in weerarkaasi uu u dhacay si fuleynimo ah. Nathan Mugisha ayaa sidoo kale ku tilmaamay weerarkaasi in uu ahaa mid loogu talagalay in is hortaag lagu sameeyo taageerida iyo wax u qabashada dadka dhibaateysan ee Soomaaliyeed kuwaasi oo AMISOM ay ku taageerto dawo lacag la’aan ah sida uu hadalka u dhigay. “Waa arin laga naxo hadana laga xanuunsado, waa mid ka fog ilaalinta xaquuqda aadanaha sidaasi daraateed, waxaan ugu baaqeynaa shacabka Soomaaliyeed in aysan dhaq jalaq u siin cadaadiska iyo dhibaatooyinka ay u geysanayaan kooxaha dhibaatada ka wada dalka Soomaaliya, AMISOM sidaasi kuma joojin doonto howlaheeda dhinaca caafimaadka ee ay ku taageerto dad Soomaaliyeed” sidaasi ayuu ku yiri warsaxaafadeed ka soo baxay AMISOM Nathan Magisha. War saxaafadeedka ayaa lagu soo gaba gabeeyay in weerarku uu qeyb ka ahaa weeraro dhowr ah oo horey sidaan oo kale ay u fuliyeen Xarakada Al Shabaab oo ay ku tilmaameen kuwa aan ogaleyn nabada Soomaaliya kuwaasi oo Mugisha uu ku sheegay inay ka soo horjeedaan in dadka ay taageero ka helaan AMISOM. AL Shabaab ayaa horay shacabka Soomaaliyeed uga digay inay daawooyin u raadsadaan goobaha ay ku suganyihiin Ciidamada AMISOM, maadaama sida ay sheegeen daawooyinka AMISOM laga qaadayo cuduro dilaa ah walow arinkaasi markii dambe ay beeniyeen saraakiisha AMISOM. Dagaalada AL Shabaab ay magaalada Muqdisho kula galaan ciidamada AMISOM iyo dowladda KMG Soomaaliya ayaa waxaa ku dhawacma oo ku naafooba dad badan oo rayid ah kuwaasi oo Al Shabaab aanay jirin caawinaad ay u fidiyaan halka dowladda KMG oo iyadu sheegta inay matasho shacabka Soomaaliyeedna lagu eedeeyo inay gadato daawooyinka ay u soo dhiibaan wadamada shisheeye, waxaana labaduba markii ay dadka rayidka ah ku dhintaan dagaalada u dhaxeeya ay kala sheegteen guulo ay ku faanaan. Hoos ka daawo Sawirada dadka ku dhaawacmay Madafaca Al Shabaab iyo ciidamo ka tirsan AMISOM oo daaweyneya
-
We Somalis ?? you mean you and your Ethiopian clan uncle .Somaliland territorial integrity is sacred and not negotiable sorry bilan we are stuck together. I took you to Koonfuria in the first place remember 1960 now i took u back to your native land. My dear adopted daughter
-
Diaspora returning and developing the Somali Region of Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Qodax Qorax's topic in Politics
Good news -
let him or run or hide who cares
-
Indeed there is no much difference between you and Melez you guys are both Ethiopians , melez was yesterday rebel and you are today's rebel. Melez wanted a tigray State for his people But tplf policy changed just before the derg regime was ousted. The whole Ethiopia is Ethnically and culturally and religiously diverse.Ethiopia is a multi ethnic society where the smallest ethnic group can be the Elite and the largest Ethnic group can be insignificant So it doesn't really matter, who knows after Melez we might see a harari leader or gurage or even somali .. As for Somalilanders we joined Somalia in 1960 to create Somaliweyn , the dream ended when Djibouti gained independence on 27 june 1977 and refused to join the union. As for your point that i should wait for Somalia, why should i wait for any one, Somaliland entered a union without any legal condition, So that means Somaliland can withdraw from the union with out any condition. As they did in 1991 and indeed we shall continue to exist as an independent country. So Abtigis there are some rebels who are successful like the great SNM, the founders of Modern Republic of Somaliland or the EPLF the founders of Modern Eritrea. or even tplf the reformers of Ethiopia . And then there are some unlucky rebels
-
Somali-Ethiopian Diaspora returning and developing their region.
Xaaji Xunjuf replied to Qodax Qorax's topic in Politics
Qodax true Koonfurians should learn that peace is the way forward and when they find peace they can develop their regions,, now Somali Ethiopians live in peace in their Region Somaligina so development can take place there.