Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,978
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Taleexi war garaadka reer laascaaanood waxba haka sheegin wa garaad sharaf leh eh.
  2. ambu labba jeer defectgerey u never know with these guys;)
  3. Wasiir,Maayaro,Kornayl iyo Cuqaal Ka Soo Goostay Puntland oo u Soo Goostay Dhinaca Soomaaliland. Burco(Ramaas)Jan,15.2011- Koox miisaan culus oo uu hogaaminayo wasiirka wax-barashada Puntland Xasan Maxamuud, oo ay weheliyaan Kornaylka Guud ee Ciidanka Booliska Puntland, Korl. Sayd Cabdile iyo laba Maayar oo kala ah Maayarka Degmada Xudur iyo Taleex iyo cuqaal, oo dhamaantood ka soo jeeda Beesha bariga sool ayaa u soo goostay Dhinaca Soomalind. Weftigan oo watay laba gaadhi oo tikniko ah iyo gaadhi landcruser ah iyo xaajiyad ayaa maanta abaaro 01:00 soo gaadhan magaalada Burco, iyaga oo u dhaafay dhinaca caasimadda Somaliland. Mar ay isku dayday in shabakada wararka ee ramaas ay ka hesho xogo dheeraad ah iyo sawiro weftigaas, haddana uma ay suuro gelin, waxaanay weftigaasi ka gaabsadeen in ay wax war ahka bixiyaan soo goosashadooda. Si kastaba ha ahaatee arrintan waa mid ay la socdeen maamulka soomaaliland, oo goob kasta oo ay marayaan ahaa mid la socda oo ay is arkayeen Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmadaba Ramaasnews Desk Burco
  4. wali kulamooyin ba u socda oo u la shirayo madax iyo odayaal ka tirsan golaha guurtida.
  5. Geeljire your right was busy with other stuff but warfaafinta but now he can do a bit of kaluumeysi chase pirates managment of dekkada iyo waxyaalo la mid ah
  6. War degdeg ah live maygaagle(MGN)waxaa iminka warkan noo soo diray weriyahayaga saalax cali coomay. Ayaa waxa uu noo xaqiijiyey in laba guuto oo ah ciidanka lugta,oo ka tirsan ciidanka qaranka somaliland ay u dhaqaaqeen dhinaca widhwidh abaaro sideedii fiidnimo ee caawa 14/1/11.Iyaga oo ku gaashaaman,baabuurta dagaalka,beebeeyo,iyo madaafiicda goobta,wuxuu soo sheegay in ay aad iyo aad u hubaysan yihiin.weriyuhu wuxuu sheegay,in uu isku deyey in uu la xidhiidho taliya sare,balse wey u suuroobi kariwayday,dhinaca farsamada. Balse askari ka tirsan dhinaca saadka oo la yidhaa calishuuro,ayaa u xaqiijiyey in soo socdaan ilaa 8 guuto,oo loogu talo galay,buu yidh holhol,tukoraq,widhwidh,buuhoodle,maygaagle,lascano iyo adhicadeeye.balse wax faahfaahin ah oo dheeraad ah,wuu diiday in uu bixyo,wuxuu hadalkiisii ku soo gabagabeeyey,sxb waa sir milatri ee miyaad i xidhaysaa,igadaa docadocaynta badan nabad gelyo.wixii war ah ee soo kordha kala xidhiidh
  7. Somaliland oo Fadhiisin Ka Sameysatay Dhummay Ka dib Markii ay Sabarey ka Soo Saareen Kalabaydh Wararka laga helayo magaalada Kalabaydh ee Duleedka Koonfureed ee Laascaanood ayaa sheegaya in ay gelinkii dambe ee Jimcaha gaadheen ciidamada qaranka somaliland ka dib markii ay soo galeen magaaladaa ciidamo uu wato Cali Sabarey. ka dib Markii uu soo galay Sabaray Magaalada Kalabaydh ayaa odayaasha degaanku waxaa ay ku wargaliyeen in uu isago baxo iyagoo taa ku sababeeyay in kooxda Sabarey aysan u bisleyn in ay la dagaalamaan Ciidanka Somaliland sidaa darteedna aysan dhibaato u soo jiidin Kalabaydh iyo degaamada kud ahwdhaw oo aysan xiligan joogin maleeshiyada Siilaanyo. Cali Sabarey oo dhagaha ka furaystay codsigii odayaasha ayaa waxaa ay isku dhaceen nin ka soo jeeda kalabaydh oo lagu magacaabo Gacmo Dheere oo ka mid ah tageeraysha Somaliland ee ka so jeeda Kalabaydh. Ka dib Qaylo dhaan uu u dirsaday Gacmo Dheere magaaalada Laascaanood ayaa waxaa gelinkii dambe soo gaadhay kolonyo Ciidanka qaranka Somaliland kuwaaso fadhiisin ka dhigtay tuulada Dhummay. Sabarey iyo ciidankiisiina ilaa hada lamahayo meel ay jaan dhigeen walow wararka qaar sheegayaan in ay dib ugu laabteen tuulada Dandan oo fadhiisin u ahayd wayadan danbe
  8. Dagaal dhexmaray Galabta Ciidanka Qaranka iyo Maleeshiyada SSC. Friday, 14 January 2011 Burco(Togdhnews)- Dagaal ayaa maanta dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugnaa Degaanka Kalabaydh ee ka tirsan G/Sool iyo maleeshiyo Beeleedka la magac baxday ssc,kaasoo socday mudo saacado ah. Dagaalkan ayaa ka dambeeyay ka dib markii Maleeshiyo Beeleedka SSC ay galabta weerar ku soo qaaday cutubyada Ciidanka Qaranka ee fadhigoodu yahay Degaanka kala baydh,waxaana dagaalkan laysku adeegsaday hubka noocyadiisa kal duwan. Dagaalkan ayaa ilaa hada la ogayn khsaaraha uu gaystay,marka laga reebo in dib loo celiyay maleeshiyo beeleedkii weerarka soo qaaday ee SSC. Dagaalkan ayaa ku soo beregamy wakhti ay cutubyo ka tirsan ciidanka qaranku ku talaabsadeen gadood ay ku doonayaan inay helaan ,musharkoodii iyo gunooyin uu ka jaray wasiirka maaliyudu,taasina ay keentay inay dib uga soo baxaan qaar ka mid goobihii fadhiisamooda ahaa,oo ay ka mid tahay degaankan uu galabta dagaalku ka dhacay. Sidoo kale maleeshiyo beeleedka SSC,ayaa iyaduna isku day inay ka faaiidaystao fursadan , Balse waxay kala kulantay Guul daro. Dhinaca kale cutubyo ka tirsan Ciidanka ayaa la sheegay inay u dhaqaaqeen isla Galabta goobta uu dagaalku ka dhacay. Todaobaadkan ayaa madaxweyne Siilaanyo Cafis u fidiyay Maxaabiistii lagu soo qabtay badhtamihii Sanadkii hore dagaalkii ka dhacay Widhwidh,ee dhexmaray Maleeshiyo Beeleedka SSC iyo Ciidanka Qaranka Somalind,kuwaasoo dhawaan gaadhay Magaalada Buuhoodle.
  9. War degdeg ah live maygaagle(MGN)waxaa iminka warkan noo soo diray weriyahayaga saalax cali coomay. Ayaa waxa uu noo xaqiijiyey in laba guuto oo ah ciidanka lugta,oo ka tirsan ciidanka qaranka somaliland ay u dhaqaaqeen dhinaca widhwidh abaaro sideedii fiidnimo ee caawa 14/1/11.Iyaga oo ku gaashaaman,baabuurta dagaalka,beebeeyo,iyo madaafiicda goobta,wuxuu soo sheegay in ay aad iyo aad u hubaysan yihiin.weriyuhu wuxuu sheegay,in uu isku deyey in uu la xidhiidho taliya sare,balse wey u suuroobi kariwayday,dhinaca farsamada. Balse askari ka tirsan dhinaca saadka oo la yidhaa calishuuro,ayaa u xaqiijiyey in soo socdaan ilaa 8 guuto,oo loogu talo galay,buu yidh holhol,tukoraq,widhwidh,buuhoodle,maygaagle,lascano iyo adhicadeeye.balse wax faahfaahin ah oo dheeraad ah,wuu diiday in uu bixyo,wuxuu hadalkiisii ku soo gabagabeeyey,sxb waa sir milatri ee miyaad i xidhaysaa,igadaa docadocaynta badan nabad gelyo.wixii war ah ee soo kordha kala xidhiidh
  10. Yeah sudan and Egypt threaten to walk out of the african union if Former president rayaale was invited to the AU summit. And look at Sudan today cumar Xassan al bashir is forced to accept an independent south sudan losing all the oil resources.
  11. ^^^eeboow hadaad wax so fah fahmaysa mahan ana iska leh ma fahmi nooh, ducada noo aqri walaalkis.
  12. O'gadenia has the right to be an independent country Djibouti has the right to be an independent state Somaliland also has the right to be an independent state Somalia has the right to be an independent state
  13. A great Somali poet once said Waxa jira mashruuc aan la gelin lagana maansoonne Dibnahaa maroorsama ninkii mawqifkaa gala'e Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne Midda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaaye Maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyey macdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay Somali woman out there are all gob and they deserve our respect it's us the somali men who will be held accountable for their Misery,, Meelkasta gabadh Somali ba ku dhibaateysan whether it's in yemen sanca saudi arabia talyaaniga libiya Ceelasha biyaha xammar kenya Somali region in Ethiopia Xita naagahan la xumeyey eeh hargeysa allow no sahal oo ceebtooda astur . Somali woman are our sisters wives daughters mothers aunties
  14. ^^ suaasha Waxad weydisa Admiral Maxammad cumar cismaan the onlf leader , Anigu Somalinimo waligay kama tanasulin laakin Somalinimo adigu wax kale baad u taqana
  15. A_Khadar;687497 wrote: A better and suitable name for your clan twons would be Republic of Dreamland since it's just virtual nation in your heads so far. Says the Cyber clan jabhad made on the internet and they are fighting what a dream land? you guys are even writing essays about this dream land
  16. Indeed The og'aden is not a conflict between two countries but between an Oppressive Regime in Adis ababa versus some of the people of that region. There is no Somalia attached to the Og'aden struggle.
  17. deee wa run TFG waxay ku hadasha dhowr af, afka ugandeska afka burundi afka somaliga , afka carabiga oo sh dalxiis ku hadlo Afka ingriiska oo farmaajo u ku hadlo. American accent. , Maxamamd abdilahi omaar oo afka ingriisiga lahjada Boqorada ku hadla., Alshabaab na waxay ku hadlaan Pashtun farsi iyo Somali . marka dhanka afka la kala awood badan.
  18. waxaa keliya oo ka howlgeli kara ciidamada qaranka Jamhuuriyada Somaliland how is this a declaration of war a president giving his troops orders to protect the country?
  19. Farmaajo oo dalbaday in la kordhiyo ciidamada AMISOM Muqdisho: (Sh. M. Network) Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdulaahi Max’ed (Farmaajo) oo ku sugan Magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa halkaasi waxaa uu kula kulmay dib lumaasiyiin dowladaha caalamka u fadhiya Qaramada Midoobay, isagoo dalbaday in la kordhiyo ciidamada AMISOM. Aqriso War ka soo baxay kulanka Ra’iisul wasaaraha (New York, Thursday 13 January 2011) Max’ed Cabdullaahi Max’ed, Ra’iisul wasaraha Xukuumada KMG Soomaaliya ayaa la kulmay xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban ki-moon iyo xubno ka tirsan Wakiilada Joogtada ah ee golaha amaanka ee Qaramada Midoobay. Masuuliyiinta uu Ra’iisul wasaaruhu la kulmay ayaa waxaa ka mid ah. 1- Ms Susan E. Rice, oo ah Wakiilka Joogatad ee Maraykanka u qaabilksan UN-ka 2- Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon 3- Lynn Pasco oo ah ku xigeenka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha siyaasadda. 4- Ra’iisul wasaaraga ayaa sidoo kale waxaa uu la kulmay Safiiro ka socda qaar ka mid ah dalalka Soomaaliya saaxiibka la ah. 5- Mr Vitaly I. Churkin oo ah wakiilka joogatada ee UN-ka u fadhiya Ruushka 6- Mr Min Wang oo ah wakiilka qaramada Midoobay u fadhiya China Ra’iisul wasaaraha ayaa masuuliyiinta uu la kulmay waxa uu siiyay warbixino kooban oo ku saabsan golaha wasiirada xukuumada KMG oo si aad ah loo soo koobay, isagoo sidoo kale ka hadlay xaaladda amaan ee dalka Soomaaliya, dib u dhiska Ciidanka iyo in dowladu ay bilowday bixinta mushaaraadka ciidamada dowladda. Farmaajo ayaa u sheegay madaxda ka tirsan Qaramada Midoobay in ciidamo farabadan oo militari ah loo tababaro dowladda, iyadoo taliyo cusubna loo sameeyay, iyo qaabka dowladda KMG ay u wajihi doonto dib u heshiisiinta, isagoo carab baabay in dowladda KMG ay gudi dib u heshiisiineed u dirtay bartamaha Soomaaliya kuwaasi oo ku guuleystay xalinta beelo halkaasi ku dagaalamay. Max’ed Cabdullaahi Max’ed ayaa sheegay in dowladda KMG ay xariir wanaagsan la leedahay Maamulka Culumaaudiinka ahlu Sunna Waljamaaca, isagoo sheegay in xubno ka tirsan Ahlu Sunna ay ku jiraan golaha wasiirada ee cusub. Dhanka bini’aadanimada mar uu ka hadlayay ayaa waxaa uu sheegay Farmaajo in hay’adaha samafalka ay ka howlgali karaan dhanka dowladda iyadoo dhanica kalana goobaha ay ka taliyaan Al Shabaab caqabado farabadan oo dhanka bini’aadanimada ah ay ka jiraan. Sidoo kale Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in dowladiisu ay diyaarineyso qorshe looga baxayo marxalada kumeelgaarka ah looga gudbayo dowladda aan ku meel gaar aheeyn Ra’iisul wasaare Farmaajo ayaa ka codsaday masuuliyiintii Qaramada midoobay ee uu kulanka la qaatay in dowladda KMG laga taageero dhinacyada miisaaniyadda, kordhinta ciidamada AMISOM, dhisida hay’adaha dowliga, in Soomaaliya la soo gaarsiiyo kaalmooyin bini’aadanimo iyo in dowladda laga caawiyo bixinta kaalmooyinkaasi. Dhamaan madaxdii uu la kulmay Ra’iisul wasaaraha ayaa u balan qaaday in taageerada ay u baahantahay dowladda KMG in ay bixin doonaan, islamarkaana ay garab istaagi doonaan dowladda KMG, waxaana madaxda ay soo dhaweeyeen qorshaha cusub ee dowladda KMG. Filo goordhow sawirada Kulamada R/wasaaraha Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  20. 5 starow xaal qaado any pictures of the 5 storey building all i see is affar oday oo micrifoon lala hoos ordayo