Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,227
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Che nabadiidku na wa guuraya , nabadoonkuna wa so galaya;)
  2. Gudoomiye kuxigeenka gobolka cayn eeh Puntland what are the pirates doing in buhoodle i thought it was ssc;)
  3. nuune;694244 wrote: Xaaji Xeyraan , is every SSC origin a rebel? I need one page explanation if you have spare time now PLEASE no ofcourse not the rebels are the qarandiids and nabaddiids only, and they should not be confused with the noble people of sool sanaag and cayn the majority of the people of ssc origin are peace loving Somalilanders
  4. Actually taleexi abti it's the rebels who refused peace and they used kalshaale disputed area between the two brotherly clans as a reason to declare a war on the Somaliland armed forces. who are stationed there in the buhoodle district as peacekeeping forces in between the various clans in the Buhoodle region it's the rebels they are the one who are using the clan card to get sympathy fromt he diaspora community and their Tribesmen with in the country. But we know what your plans are and it's not going to happen. the rebels will be cleaned from south eastern togdheer.
  5. ^^ eeg watan sheegeyo dagaal uun baad hurinaysan nabada aad baad u necebtihin laakin anagu nabada baanu ka shaqeyneyna nabada dalkayaga waanu ilaalinayna anagu.
  6. kalshaale dee wa dhul daaqsin waxa la isku dilaya ,, in dhulka an dagaal ka dhicin. hadaydan ciidanka qaranka so weerarin dagaal ba ma dhaceen
  7. Kuwan irin ma jidbaalay akhriyan iyaguna kulaha 1000s displaced Meesha la isku dagalay ba shacab ba degana
  8. Army Boosting Forces After Deadly Unrests In Eastern Somaliland KALSHALE (Somalilandpress) — The Somaliland army is boosting its forces in the Buhodle district a day after deadly clashes left more than 20 dead in the village of Kalshale. According to eyewitnesses in the town of Burao, hundreds of heavily army vehicles were heading to the flashpoint areas to confront an armed clan militia backed by Somalia’s semi-autonomous region of Puntland. The Sool, Sanaag and Ceyn group, abbreviated as SSC, on early mornings of Monday launched a counter-attack against army positions in the village of Kalshale. The army was originally moved to the area to shore up a fragile ceasefire between two warring local clans who clashed over grazing pasture and water sources after a server drought.
  9. Muqdisho:-Qaraxyo xalay lagu weeraray goobo kala duwan oo Muqdisho ka mid ah. 10. februar 2011 Muqdisho(Allpuntland)-Qaraxyo kala duwan ayaa xalay lagu weerary goobo kala duwan oo ka mid ah magaalada Muqdisho iyadoona qaraxyada qasaaro ay gaarsiiyeen dad rayid ah iyo askar ka tirsan ciidanka Dowladda KMG. Qaraxyada oo dhamaanba lagu beegay fiidkii hore ee xalay ayaa midka koowaad waxa uu ka dhacay Suuqa xaafada Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir isla daqiiqado ka dib ayaa qarax kale waxaa uu ka dhacay Laami yaraha xaafada Buulo Xuubeey ee degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir. Labaadan qarax oo ahaa Bam Gacmeed islamarkaana ka wada dhacay Xaafada Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa waxaa ku geeriyooday hal qof oo rayid ah halka in ka badan 15 qof kalana ay ku dhaawacmeen. Ka dib qaraxyadaani ayaa xaafada Buulo Xuubeey ee magaalada Muqdisho waxaa ku soo faafaay ciidamo ka tirsan dowladda KMG oo howlgalo sameeyey hasayeeshee lama sheegin cida ay u soo qabteen qaraxyada. isla xalay Fiidii ayaa qarax 3aad oo nooca gacanta laga tuuro waxaa lagu weeraray ciidamo ka tirsan Dowladda KMG oo fariisin ku leh xaafada Tabakaayo Madow ee Degmada Dharkeenleey ee Gobolka Banaadir, waxaana dhaawacyo kala duwan ay gaareen 6 qofood oo Seddex ka mid ah askar Dowladda ka tirsan yihiin .
  10. Three Govt Soldiers Hurt in Mogadishu Grenade Attack 9 February 2011 Mogadishu — Unknown men on Wednesday night attacked Somali government forces in Mogadishu with hand grenade, injuring at least four persons, three of them were government soldiers, witnesses said. Locals told Shabelle Media Network the blast of the grenade once heard in the neighborhood of Dabakayo Madow in Dharkenley district of Mogadishu unexpectedly. The wounded people are shortly after the explosion reported to have rushed to nearby Madina Hospital in Benadir region. After the explosion, the attacked soldiers have fired every direction, but no further casualties were reported so far. Government forces in the area began search operations, thought the assailants had immediately escaped from the scene after the grenade attack.
  11. Qasaaraha ka dhashay qaraxyo ka dhacay degmooyinka ................ Muqdisho :(Sh. M. Network) Waxaa sii kordhaya qasaaraha ka dhashay qaraxyo Bambaano oo xalay lagu weeraray Suuqyada Buulu Xuubeey iyo Suuq Boocle oo ka kala tirsan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenlay ee magaalada Muqdisho. Hal qof ayaa ku dhintay oo ilaa iyo hadda la garan la’yahay meedkiisa, iyadoo ay ku dhaawcmeen 21-kale kuwaasi oo dhamaantooda ahaa dad rayid oo xiligasi ka agdhwaa goob lagu weeraray bam gacmeedyo, waxaana dadkii ku dhaawcmay bambaanooyinkasi 19-ka mid ah la gaarsiiyay Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. Bamka 1-aad ayaa waxa lala eegtay Suuq Buulo Xuubay iyadoo midka kalena lagu tuuray Laamiga labaad ee Suuqa Buul Xuubeey degmada Wadajir ee gobolka Banaadir,waxaana saakay degmadaasi lagu arkayay ciidamo baaritaano xoogan ku haya xaafadaha degmadaasi. Kooxihii falkaasi ka dambeeyay ayaa waxaa la sheegay in ay ka baxsadeen, iyadoo aan ilaa iyo iminka la’ogayn sababta keentay in goob ay ku sugan yihiin dad rayid ah lagu weeraro bamgacmeedyo qasaaro gaystay. Dhinaca kale degmada Dharkeenlay gaar ahaan Suuq Boocle ayaa iyana halkaasi xalay waxaa lagu weeraray Bamgacmeed qasaaro u gaystay ilaa 6-qof oo 3-ka mid ah ay ahaayeen ciidamada dowladda KMG Soomaaliya, iyadoo aan ka hadlin weeraradaas kala duwanaa ee xalay lagu qaaday labadaasi degmo oo dariska ah Mas’uuliyiinta dowladda KMG ee ka talisa degmooyinkaasi. Bambaanooyinkaan xalay lagu weeraray xaafado ka tirsan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenlay ayaa waxaa uu imaanayaa xili Mas’uuliyiinta labadasi degmo ay sheegeen inay sugeen amaanka degmooyinka ay Maamulaan.
  12. There is no dialogue and cooperation between Somaliland and Somalia, yet we will talk about Somalia wartorn situation and perhaps it's future since its a neighbour
  13. Dawlada Somaliland oo Ciidamo dheeraad ah u dirtay degmada buhoodle Dawlada Somaliland ayaa ciidamo dheeraad ah oo ciidamada qalabka siida u dirtay degmada buhoodle eeh koonfuurta bariga gobolka togdheer. kuwaso oo ku gaashamaan babuurta dagaalka kuwas aaya saaka gelinki danbe ka so ambabaxay magaalada burco. Dhanka kale waxa magaalada buhoodle laga so waramaya in odaysha halka ka so jeeda wado hadalo u socdaan.Ciidamada cusub eeh Somaliland oo ku birii doona kuwi hore u sii joogay. Ciidamada Somaliland aya la sheegeya inay gelinki danbe ku wabireysteen magaalada qurilugud eeh Degmada buhoodle. inta badan shacabka degen degmada buhoodle aya cabsi ka qaba inu dagaal dib uga qarxo baliga hagoogane iyo kalshaale eeh degmada buhoodle. Dhanka kale waxa jira ababuul ay wadan taliyasha ciidamada Somaliland eeh kala fadhiya degmada buhoodle iyo adhicadeeye iyo oog. Sarkaal ka tirsan ciidamada qaranka ayaa sheegey inu maanta ka ambo baxay magaalada oog uu ugu tagay ciidamad qaranka eeh ku sugan baliga kalshaale.Wuxuna sheegey maanta inay xaaladu degentahay balse saansaan coladeed ay dhici karto maalimaha so socda.
  14. Somaliland is a multi tribal society and every tribe support the National Army that's not so hard to comprehend
  15. A_Khadar;693954 wrote: According the above pics is neither but joined to his people. XX. Are you relying on the lost men in Hargaysa (likes Xaabsade) or you beleive the above avidences. If Dalbac joins to puntland/ssc, you can argue one or the other if that makes you feel better but the man is no longer on your side rather against you. That is the facts. Just like Mustafe galaal and we know where he is right now
  16. beel kasta oo Somaliland wa tageeri karta ciidamada dalkooda its not just beeshaas aad xustay but beelaha jamhuuriyada Somaliland oo dhan
  17. oba hiloowlow;693944 wrote: Good news malaha in waligood la aqoonsan doonin ayeey fahmeen maya waxay fahmeen hadanay fikirkooda beesha calaamka u dhibin siday somalia nabad u noqon Somalia waligeed nabad iyo xasiloono yeelan meyso:D
  18. actually according to voa Somali he joined puntland and according to widhwidh he joined SNM Hadalkii Xaabsade iyo Dalbac soo galay buuhoodle maxaa xidhiidh ah oo ka dhaxeeyay. (Halkan ka dhagayso Xaabsade Hadalkiis Hargaysa uu ka yidhi Buuhoodle waan tagayaa) By nuur on Feb 09, 2011 with Comments 0 ShareXaabsade oo baryahanba ku mashquulsanaa rag uu soo galayo buuhoodle ayaa hada soo diray Dalbac oo ay isla qabteen Magaalada lascanood mudo sadex sanno kahor. Xaabsade iyo Dalbac ayaa ah labo nin oo aad isugu dhow oo ka soo wada shaqeeyay qabshadii Magaalada lascanood, Waxaana hada billowday shabashadii Buuhoodle oo mudo dheer la sugayay in marka hore la dhex gallo magaalada Buuhoodle. Xaalada Dalbac ayaa ah mid looga naxo markii uu soo galay buuhoodle waxaana hubaal ah inuu wali la shaqaynayo maamulka SNM iyo saaxiibkiis dhow ee xaabade. Dhinaca kale Xaabasde oo si cad u sheegay innuu xidhiidh fiican ka dhaxeeyay isaga iyo odayaasha reer buuhoodle, Waxaana is waydiin Mudan Ma xaabade ayaa Run sheegaya mise odayaasha ree buuhoodle. Isku soo wada duub hadii aan Dalbac hubkana laga dhin, isagana waan waxba loo dirsan buuhoodle way badbaaysaa, balse hadii ciidamo loo dhiibo waxaa bilaabanaysa inuu si wacan ulla shaqeeyo maamulka SNM.
  19. Haddaanu Nahay Reer Sool, Sanaag Iyo Cayn Kama Ogolin Inay Dhulkayaga Ka Taliyo Nabad-Diidku, Puntland Hadday Faraha Kala Bixi Weydo Way Ka Shalayn Doonaan” Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade Hargeysa, February 9, 2011 (Haatuf) - Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyi galinta Somaliland Axmed Cabdi Xaabsade ayaa maamul goboleedka Puntland ku eedeeyey inay faro-galinta ku hayaan Somaliland, kaas oo tilmaamay in Maleeshiyada Nabad-diidka Buuhoodle ee doraad weerarka ku soo qaaday Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiya aaga Buuhoodle ay Maleeshiyada Puntland shidaal ku soo caawisay Maleeshiyada Buhoodle. Wasiirka Warfaafintu waxa uu sidoo kale ugu baaqay Puntland inay joojiyaan farogalinta ay ka wadaan dhulka Somaliland, haddii kale ay ka qoomamayn doonaan. Ugu horayn Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade oo ka jawaabayey haddalkii ka soo yeedhay kooxda nabadiidka ah, waxa uu yidhi “Sida laga warqabo aaga Kal-shaale oo ah deegaanada Buuhoodle waxa ka dhacay dagaal ay iskaga hor yimaadeen Maleeshiyada nabad-diidka Buuhoodle iyo Ciidanka Qaranka Somaliland, dagalkaas dhaawac badan iyo dhimashaba wey ka dhaceen, xaga Buuhoodle waxa la sheegayaa 12 qof inay ka dhinteen, xagan Ciidanka Qarankana waxa dhintay shan qof, dhaawucuna wuu badan yahay dhinac kasta”. S: Sideed u aragtaan dawlada ahaan dhibaatadan dhacaysa ee soo noqnoqotay, Wasiirka Warfaafinta ayaad tahay, odayna waad tahay siyaasiya oo oo deegaankaa waliba ka soo jeed? J: Arintaas waxaanu u aragnaa, dagaalkaas dhacaya waxa wada nimanka nabadiidka ah ee isku sheega SSC reer Buuhoodle-na dhibaato ku haya, dadka reer Buuhoodle kuma jiraan dhibaatadaas manay ogolayn, ciidankaa (nabadiidka) uma ogola, ciidankaasina cid deegaanka ah oo cid ka wakiil ah maaha, dagaalkani wuxuu ka dhacay Kal-shaale oo uu madaxweynuhu laba jeer amar ku bixiyay inuu noqdo Xoolo daaqee, markii hore-na yidhi meeshaas daaqeen baanu ka dhigaynaa ciidamaduna ha ku kala dhex jiraan labada qolo, intaana biyaha ha ka sii cabeen, markii dambana markii taa lagu qanci waayay isagu gacantiisa ku amray kharashkiina la bixiyo, markii ay ******** in sidaas la sameeyay oo amarkaasi baxay ayay dagaalka soo qaadeen, nimankaasina waa niman nabad diid ah, reer Buuhoodle-na niman matala maaha, reer Laascaanood-na ma matalaan qolo walba waxa ku hayaan dhibaato, haddii aanay dhibaatadaasi dhici lahayna reer Buuhoodle weyba eryeen oo umay ogolayn inay dhulka soo galaan. S: Hogaamiyaha kooxda SSC Xaglatoosiye saaka mar uu BBC-da ka hadlay waxa uu sheegay inuu soo weerary ciidan beelaysani ay doonayaan in deegaankoodii ka qabsadaan, taas maxaad ka odhan lahayd? J: Ciidankaasi isagaa wax weeraray ee lama weerarin, iyagaa ayaamahaas oo dhan weerarka hayay mar walba, iyagaa wax soo tuur-tuurayay mar walba iyagaa ciidanka la dagaalamayay, Xaglatoosiye-na madaxweynena maaha cidna masuul kama aha, mana ogolin inuu dhulka ka taliyo, haddaanu reer Laascaanood, Sanaag iyo Cayn nahay kama ogolin inuu dhulkaa ka taliyo, ciidankaasina ciidan jira oo na matala maaha, waxaanu ummada u sheegaynaa ciidankaasi (nabadiidku) inuu dhibaato ku hayo dadkaa, waxaanu leenahay ciidankaasi ha la iska weeciyo, reer Buuhoodle odayaasha waanu wada hadalnay, waxay leeyihiin ciidankaasi nama matalo’e yaa naga kexeeya ayay leeyihiin, iyaguna waa ciidan yar oo halkaas isku urursaday oo aan caaqiibo kale haynin. S: Laakiin ciidan yar maaha shalay (doraad) markuu dagaalku dhacay wararka dhex dhexaadku waxay sheegayaan in markii hore ciidanka Somaliland ee xooga badnaa markii hore ay kaga horeeyeen dagaalka, taas maxaa ka jira? J: Ciidankaasi (nabad diidku) ma badana, laakiin dadkii magaalada joogay ee dhalinyarada ahaa ayaa waxa lagu qanciyay dhulbaa la inaga qaadayaa oo la inaga baabinayaa oo Somaliland baa inaga boobaysaa oo beelo inaga boobayaan aan waxba ka jirin, markaa ciidanku maaha ciidan rasmiya ee waa ciidan ka soo orday Tuulooyinka iyo magaalada, oo odayaashii maqli waayay, subaxnimadii baanu odayaasha wada hadalnay, waxay yidhaahdeen anagaa hadda u tagayna oo meesha ka saarayna ee nagu ogaad, markay u tageena waa kaa dagaalkii bilaabmay. S: Ma is leedahay dadkiibaa la idinka dheereeyay haatan, Axmed Cabdi Xaabsade markii hore Laascaanood Puntland iyo Somaliland isku haysteen adiga hogaaminayay oo dhinaca Somaliland taageersanaa dhibaatadu wey yarayd oo marka la eego shacbi badan baa soo dhaweeyay dhinaca Somaliland, laakiin hadda ma is leedahay dhinacaasay u badan yihiin, siday doontaba ha ahaatee dadkii inaad kasbataan baa loo baahan yahay, siday kula muuqataa? J: Dadka inaanu kasbanaa loo baahan yahay oo aanu dadka soo dhaweyno, oo aanu dadka dhaqno oo wax u qabano, laakiin arrintani arin iska dhacay weeyaan oo ay ka dhacay markii hore laba beelood oo wax is yeelay oo muran dhul dhexmaray, ka dib meeshii waanu baabinay, markaa imika odayaashiina wey ila soo hadleen oo waxay yidhaahdeen badad baanu rabnaa, waxaanu rabnaa in la heshiiyo, nimankaas (kooxdaa nabad diidka) anagaa iska saaraynee idinkuna nala saara, talaabaananu ka qaadaynaa, meel fog-na ma kala joogno waananu is naqaana, waxaanu leenahay hadaydaan joojin waad ka shalayn doontaan. S: Marka hore maad wada hadal ku daydaan intaad hanjabaysaan, miyaanay ahayn in wada hadal yeelataan, shalayna (doraad) madaxweyne Axmed Siillaanyo wuxuu sheegay inuu doonayo in Puntland xidhiidh ganacsi dhex maro, taa sideed u aragtaa? J: Anagu nabad baanu ugu baaqnay oo intaa ugu baaqaynay oo waxaanu ilaalinaynay inaan waxba naga gaadhin, laakiin haddii faro galinta (Puntland) nalaga deyn waayo dul qaadan mayno, waanay ka shalaayi doonaan.
  20. Dear Mr President, I am looking forward to the future independence of South Sudan and I congratulate the South Sudanese people for having achieved it. As stated by my colleague, Charles Goerens, who has been so kind as to approach me on this occasion, you can have the right not to live under sharia law. This is a right we need to honour. But I cannot stop myself from equally affirming that there are certain peoples who have got the grace of obtaining the right to that freedom. Besides, the people of Somaliland do not have this grace. I wished we equally revised our policy which until now has consisted of not recognising the efforts made by the Somaliland people, who have created a democratic, liberal and Muslim state in the region, which is commonly treated as if it did not exist. Mr President, for those who are from South Sudan, another word on the situation of their land. South Sudan remains the poorest country in Africa despite the fact that it could access half of the petrol resources of entire Sudan during the five last years. I declare a blatant under-development which, until now, has largely been due to the neglect and ignorance practiced by Khartoum. But from now on, I am hoping that the European Union will insist upon the necessity of governance and development and I wish that we do not contribute towards financing an underdevelopment, which, in the future will be self-inflicted in South Sudan.
  21. Somaliland: MEP Reminds the European Parliament of the Successful State-Building Frank Engel, Member of the European Parliament, reminded his colleagues in a debate on the 2 February that EU policy on Somaliland should be revised to reflect the fact that the state is a liberal democracy. Below is a speech delivered by Frank Engel MEP before the European Parliament: Monsieur le Président, je me réjouis de l'indépendance future du Sud-Soudan et je félicite le peuple Sud-Soudanais de l'avoir acquise. Comme vient de le dire mon collègue, Charles Goerens, qui a eu la gentillesse de se rapprocher de moi pour l'occasion, on peut avoir le droit de ne pas vivre sous la charia. C'est un droit que nous nous devons d'honorer. Mais je ne peux pas m'empêcher d'affirmer également qu'il y a certains peuples qui ont la grâce d'obtenir le droit à cette liberté. À côté, le peuple du Somaliland ne l'a pas, cette grâce. Je souhaiterais que nous révisions également notre politique qui, jusque-là, a consisté à ne pas reconnaître les efforts du peuple du Somaliland qui a construit un État démocratique libre et musulman dans la région et au sujet duquel on fait comme s'il n'existait pas. Monsieur le Président, pour ce qui est du Sud-Soudan, un mot encore sur l'état des lieux. Le Sud-Soudan reste le pays le plus pauvre d'Afrique malgré le fait que, durant les cinq dernières années, il a pu disposer de la moitié des ressources pétrolières du Soudan tout entier. Je constate un sous-développement éclatant qui, jusque-là, est largement dû à la négligence et à l'oubli de Khartoum. Mais à partir de maintenant, je souhaiterais que l'Union européenne insiste sur la nécessité de gouvernance et de développement et je voudrais que nous ne contribuions pas à financer un sous-développement qui, à l'avenir, serait fait maison pour le Sud-Soudan.