-
Content Count
29,961 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ON Written by Qaran news Jan 19, 2011 at 05:51 AM Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Lagu Qabtay Xuduuda Itoobiya. Hargeysa,(Qaran news)- Ciidamad amaanka Somaliland ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraa lix qof oo loo tuhunsan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso inay ka fuliyaan gudaha Somaliland, dalalka dariska iyo Mandaqada Geeska Afrika. Hawlgalkan lagu soo qabtay xubnahaasi la sheegay inay ku hawlanaayeen falalka argagixiso eel ala maaganaa Somaliland ayaa la sheegay inay suurto galisay qabashadoodu Macluumaadyo laga helay xubnihii todobaadkan gudihiisa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xubnahan lala xidhiidhinayo inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa la sheegay in ciidanka amaanku shalay ku qabteen deegaano ka mid ah bariga Sanaag. Sida ay noo sheegeen iloxogogaal ah ayaa noo sheegay in xubnahan ay ciidamada amaanku ku qabteen shalay galab deegaanada bariga Sanaag gaar ahaan jiida u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan, kuwaa soo la sheegay inay dhamantood ka soo wada jeedaan dalka Somalia, iyadoo dhinaca kale-na wararku intaa ku darayaan, in xubnaha deegaankaasi lagu qabtay ay u socdeen kooxda buuralayada Gal-Gala ka dagaalanta ee uu hogaamiyo wadaadka Maxamed Siciid Atam, iyadoo wararka qaarna sheegayaan inay ku soo socdeen deegaanada badhtamaha Somaliland. Hawlgaladan ay ciidamada amaanka Somaliland ku baadi goobayaan kuna qab qabanayeen kooxaha falalka argagixiso lala xidhiidhinayo, isla markaana baadi goobka loogu jiro ayaa la sheegay inuu laban laabmay, kadib markii ay ciimadamada amaanku fashiliyeen qorshihii argagixiso ee kooxdii lagu soo qabtay todobaadkii hore magaalada Burco. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.
-
^^ Somalina awoow kuwi ka horeyey ba wa odhan jireeen halkay ku danbeyeen:D xilkooda waxay ku dhamaystaan iyago cidla wareegeya
-
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Lagu Qabtay Xuduuda Itoobiya Hargeysa, January 19, 2011 (Haatuf)- Ciidamad amaanka Somaliland ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraa lix qof oo loo tuhunsan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso inay ka fuliyaan gudaha Somaliland, dalalka dariska iyo Mandaqada Geeska Afrika. Hawlgalkan lagu soo qabtay xubnahaasi la sheegay inay ku hawlanaayeen falalka argagixiso eel ala maaganaa Somaliland ayaa la sheegay inay suurto galisay qabashadoodu Macluumaadyo laga helay xubnihii todobaadkan gudihiisa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xubnahan lala xidhiidhinayo inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa la sheegay in ciidanka amaanku shalay ku qabteen deegaano ka mid ah bariga Sanaag. Sida ay noo sheegeen iloxogogaal ah ayaa noo sheegay in xubnahan ay ciidamada amaanku ku qabteen shalay galab deegaanada bariga Sanaag gaar ahaan jiida u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan, kuwaa soo la sheegay inay dhamantood ka soo wada jeedaan dalka Somalia, iyadoo dhinaca kale-na wararku intaa ku darayaan, in xubnaha deegaankaasi lagu qabtay ay u socdeen kooxda buuralayada Gal-Gala ka dagaalanta ee uu hogaamiyo wadaadka Maxamed Siciid Atam, iyadoo wararka qaarna sheegayaan inay ku soo socdeen deegaanada badhtamaha Somaliland. Hawlgaladan ay ciidamada amaanka Somaliland ku baadi goobayaan kuna qab qabanayeen kooxaha falalka argagixiso lala xidhiidhinayo, isla markaana baadi goobka loogu jiro ayaa la sheegay inuu laban laabmay, kadib markii ay ciimadamada amaanku fashiliyeen qorshihii argagixiso ee kooxdii lagu soo qabtay todobaadkii hore magaalada Burco. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.
-
^^ Yuu PM u yahay Mr cheese waleh dad baan ka quusaan dawlad Kumeel gaadh ah
-
Awoow TFG manay ahayn dawlad dhexe manay dalka oo dhan from raaskambooni till raas caseer dawlad u ahayn wamaxay puntland ciidan nugu ma so diirsan markas sutiida baan u qabanayna ,,, why u ga xiigsanaysa dawlada Puntland,,, Sure faroole wax aan macquul ahayn bu raba inu wefti kasto oo TFG dibada u baxo ino raaco maha,, But xaq puntland way u leedahay their fair share of the TFG , Mamuulka puntland maha dawlad wa mamuul goboleed yar oo somalia ka jira oo nabadi ka jirto inkasto budhcad badeed fara badan ka dilacday sanadihi danbeyey hasa yeeshe wax xasoolini ah wa ka jirta.
-
Seriously though Somalina the pirates were the best allies the TFG had politically and on the ground when we exclude buhuku and his boy's, the pirates were willing to work with the TFG now they feel cheated and mr cheese is feeling the heat.
-
Ethiopia Becomes Second Fastest Growing Economy in SSA
Xaaji Xunjuf replied to PasserBy's topic in Politics
Well done Ethiopia -
^^ sounds like calacaal from Mr cheese why did he not allow the pirates attend the donor conference in the république Djibouti . Now the pirates are very angry they might boycot the next Quule cambuulo lunch in Kenya.
-
bilan;688544 wrote: hade tagidu maxay faa'iido leedahay hadaan marna lagu aqoonsanayn, 20 sano baad ku hayseen waa tagnay, beenta shacabka loo sheegayeyna wuxuu ahaa ictiraafkii baa albaabka soo garaacya, laakiin maanta waxaa ogaateen albaabkii ictiraafka ka soo gali lahaa inay Somalia fadhido. Xaajiyow maanta waa maalin guul u ah Somaliweyn. Somaliweyn ma ta ololeysa mise ta Kenya hoos joogta Mize tu malaz xukumo , wali dad ba indhaha isku haya;), Mise ta sh dalxiis ciidanka u tababaraysa Somaliland dalkeeda iyada xukunta cirka dhulka beriga bada shacabka dhulka kheyraadka Taasa la yidha Independence.
-
Madaxweynaha DDSI,iyo Waftig uu Hogaaminayay,Ayaa Maanta Ka Duulay Garoonka Diyaaradaha ee Jigjiga,Fooda Saarayna,Socdaalkoodii Madaxweynaha DDSI,Mudane Cabdi Maxamamuud Cumar, Iyo Waftiga uu hogaaminayaba,Ayaa u kicitimay Maanta,Magaalada Addis-Ababa,Halkaasoo Ay Ku guda-Gali Doonaan,jadwalka Safarkooda Ku Wajahan,Dalalka Kenya,U.S.A,Iyo South Africa. Jaaliyaadka Ku Dhaqan,Dalalka Ay Ku Sii Fool Leeyihiin,Waftiga Balaadhan ee uu Hogaaminayo,Madaxweynaha DDSI,Ayaa Si Balaadhan oo Ay Wadaniyadi Ku Dheehan Tahay, ugu Sii Diyaar-Garoobay Farxad Ku Soo Dhawaynta,Waftiga uu Madaxweynuhu Hoggaaminayo. Madaxweynaha DDSI,Mudane Cabdi Maxamuud Cumar,Ayaa Ahmiyad Gaara Siiya,Doorka Qurbajoogta Kaga Aadan,Horumarka,Nabad-galyada Iyo Jihada Hogaamineedba, Xusuus Iyo Kal-gacal Wadaniyadeed Ayay,Igu Beereen Dhamaan Qurbajoogtu,Balse Si Gaara Ayaan u mililicsadaa una bohol-yoobaa Raadkii Wadaniyadeed ee ay igu beereen,Qurbajoogtii Ku Dhaqnayd Dalalka,Denmark, Uk iyo Nawaaxigoodaba,Muujiyayna Dareenkooda Wadan Jacay [Waa ereyadii Madaxweynaha DDSI]. Madaxweynaha DDSI,Ayaa Carabaabay Inuu Kalsooni Buuxda oo Wadaniyadeed Ka Qabo,Dhamaanba,Qurbaqjoogta Ku Dhaqan Dalalka uu ku Sii Wajahan Yahay,Filayana in Doorkii uu kala kulmay,Uk iyo Denmark,Mid La mida Ama Ka Sii Sareeyaba inuu Kala Kulmi Doono. Safarkan,Ay Waftiga uu Hogaaminayo Madaxweynaha DDSI,Ku Tagayaan Dalalka,Kenya.U.S.A Iyo south-Africa,Ayaa ku soo Beegmay Xili,Ay Soo Gabagabowday Booqashadii Ay Ku Yimaadeen Dalka itoobiya,Gaar Ahaan DDSI,Iyadoona Booqashadii Qurba-joogtu Ku soo Gaba-Gaboowday,Kulankii Ay La Yeesheen Raysal-wasaaraha DFI,Mudane Meles Zenawi,Garwaaqsadayna Ileen Madax Meel Ka Saraysoo La Taabtaa Ma Jirtee,Dareenka Walaalnimo Iyo Ka Go,naanshaha Waxqabadka Deegaanka Soomalida Itoobiya,uuna La Garab Taagan Yahay Raysal-Wasaaruhu. Geba-gebada Iyo Nuxurka Ayaa Ah In,Habeenada Fooda Inagu Soo Haya,Ay Waftiga uu Hogaaminayo Madaxweynaha DDSI,Ay Caga Dhigan Doonaan Dalalka Ay Ku Sii Fool Leeyihiin,Kalana Qayb-Qaadan Doonaan,Farxada Iyo Damaashaadka Ay Qurbajoogtu Tiigsanayeen. Wariye: Xusen Jamac Duraan (Xusto) Togaherer Jigjiga Ethiopia
-
Revolution in Tunisia. Which Arab country will be next? Egypt?
Xaaji Xunjuf replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Xosni mubarak and his egypt is next inshallah -
bilan;688517 wrote: Xaaji you know and and i Know even kii Fu'aad Aadan Cade said Sool, Sanaag and Awdal ma rabaan inay go'aan, mida kale taariikhda cusub jooji wax laba wadan ahaa ma jirin, Somalia waligeed waxay ahayd mid.....laakiin hadii aan hadalkaaga kuu raaco oo khariidada beenta ee tolkaa samaysatay la raaco, do you agree inay sheekadu u taalo Somali oo dhan ee aysan ku koobnayn SNM?? waa inay Somalidu ogalataa in afti la qaado marka hore. Somali iyada ba teeda gacanta ku hayn marka maxa keenaya inay wax ka sheegeen Qadiyadayada mida labaad weynu eegi jamhuuriyada Somaliland siday afti u dhacdo weynu arki hada bay timado yaan waxba la speculate gereyn uun baan leeyahay anigu , Anigu khariirada maan samayn wa xuduud calaami ah oo la aqoonsanyahay oo ay dhigtay boqortooyadi ingriiska eeh beri ka talin jirtay jamhuuriyada Somaliland.
-
Urur-goboleedka IGAD oo Shaaca ka Qaaday inuu Diyaar u Yahay Gacan-siinta Madaxbannaanida Somaliland Tuesday, 18 January 2011 Ururka IGAD diyaar buu u yahay inuu gacan ka geysto haddii bulshada Soomaalidu isla gartaan in shacabka Somaliland afti loogu qaado madaxbannaanidooda dalnimo” “Xoghayaha Guud ee IGAD Jabuuti (TogdhNews)- Urur-goboleedka IGAD, ayaa markii ugu horreysay shaaca ka qaaday inay gacan weyn ka geysan doonaan afti dadweyne lagu xaqiijinayo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Sidaa waxa ku dhawaaqay Xoghayaha Guud ee IGAD Dr. Maxbuub Xasan oo ka hadlayey munaasibad ballaadhan oo habeennimadii Isniinta dalka Jabuuti loogu sameeyey xuska sannad-guuradii 25aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo taagay urur-goboleedka IGAD oo ay ku bahoobeen dalalka mandaqadda bariga Afrika. Mr. Maxbuub waxa uu sheegay in ururka IGAD kaalin weyn ka qaatay aftidii shacabka Koonfurta Suudaan dhowaan ugu codeeyeen inay ka madaxbannaanadaan dalweynaha Suudaan, arrintaas oo uu ku tilmaamay guul taariikhi ah oo fure u noqon karta in shucuub badan oo Afrikaan ah ku helaan xuquuqdooda aasaasiga ah. “Urur-goboleedka wuxuu kaalin weyn ka qaatay aftidii dadweynaha Koonfurta Suudaan ugu codeeyeen xaqa aayo-katashigooda, sidoo kalena ururka IGAD diyaar buu u yahay inuu gacan ka geysto haddii bulshada Soomaalidu isla gartaan in shacabka Somaliland afti loogu qaado xaqa madaxbannaanidooda dalnimo ee ay hore ugu dhawaaqeen, taasna aad baannu u soo dhoweynaynaa,” ayuu yidhi Xoghayaha Guud ee Urur-goboleedka IGAD. Waxa kaloo Dr. Maxbuub Xasan carrabka ku dhuftay in IGAD wado qorshe lagu caawinayo degaannada Soomaalida ee abaaraha baahsan ka jiraan, isagoo xusay inay hay’adaha Qaramada Midoobay u weydiin doonaan dadkaas kaalmo bani’aadamnimo oo lagaga badbaadiyo khataraha abaaraha ku dhuftay meelo kala duwan oo ka tirsan Somaliland iyo Soomaaliya. Kulankaas oo ay ka qaybgaleen Ra’iisal-wasaaraha Jabuuti, dhammaan safiirrada dalkaas u fadhiya dunida, madaxda waddama Urur-goboleedka IGAD iyo marti-sharaf kale oo aad u tiro badan, waxa kaloo xoghayaha guud uu kaga warramay waxqabadkii ururkiisa muddada 25ka sannadood ah ee uu jiray. Xoghayaha Guud ee IGAD Mr. Maxbuub Xasan iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey, ayaa socdaal dhawr maalmood qaatay ku yimi Somaliland dabayaaqadii sannadkii la soo dhaafay ee 2010, kaasoo uu wax badan kaga ogaaday xaaladda dhabta ah ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Waa markii ugu horreysay ee Urur-goboleedka IGAD si cad ugu dhawaaqay inuu taageero tallaabo kasta oo shacabka Somaliland ku xaqiijinayaan madaxbannaanidooda.
-
Shabaab: Waan u diyaar garownay dagaalka beesha caalamka iyo DKMG Muqdisho: (Sh. M. Network) Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa riyo iyo ruwaayad ku tilmaamay baaq uu jeediyay ra’iisul wasaaraha dowladda KMG oo ahaa in beesha Caalamku ay ka qeyb qaadato baabi’inta AL Shabaab, iyagoo sheegay in ay diyaar garoobeen. Afhayenka Xarakada Al Shabaab Sheekh Cali Maxuud Raage Sheekh Cali Dheere oo galabta warbaahinta Shir jaraa’id ugu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu riyo iyo ruwaad ku tilmaamay hadalada isdabajooga ah ee ka soo baxay ra’iisul wasaare Max’ed Cabdulaahi Farmaajo oo ku aadanaa in dowladiisa laga gacan siiyo howlgal militari oo ka dhan ah xarakada Al Shabaab. Sheekh Cali Max’uud Raage waxaa uu tilmaamay in markii horaba dagaal uu ka dhaxeeyay xarakada Al Shabaab iyo dowladda KMG oo taageero ka heleysa beesha caalamka hadana ay cadaatay in Caalamka iyo dowladda oo iskaashanaya ay dagaal la galayaan Xarakada AL Shabaab, isagoo shacabka dhibaateysan ee aan u dul qaadan karin dagaalada ka codsaday in ay isu diyaariyaan dagaalo kale oo horleh. Afhayeenka Al Shabaab waxaa uu shirkiisa jaraa’id ku sheegay in kulanka looga hadlayay arimaha Soomaaliya ee ka dhacay New York uu ka mid ahaa sida uu hadalka u dhigay kulamada tuuksiga ah ee ay ka qeyb galaan madaxda dowladda KMG Soomaaliya, isagoo sheegay in Al Shabaab ay ka go’antahay sii wadista dagaalada ay kula jiraan dowladda KMG. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
-
wakaas never lose hope
-
NGONGE;688239 wrote: So PL didn't leave the house altogether (like SL), it's just sleeping in the living room! ;)
-
Somalina weynu eegi awoow halkay ka degto just wala dawata sidi filinki oo kale;)
-
President Sheikh dalxiis jets off to Djibouti and Egypt.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
somalina Madaxweyne sheikh dalxiis dunida oo dhan roog cas bay u dhigeen xita u malayn mayo in dal ku taala dunida inu dhaafay kumaba diidani.. laakin marku xammar ku noqdo. tallow maxa loo dhiga haa noolaado TFG -
The Zack;687982 wrote: Qodax, actually I have heard that there are some talks going on in Djibouti and the US, the UN, and the EU along with the AU are planning to name Siilaanyo as a president of the country and Faroole as a prime minister and move the capital to Hargeisa temporarily. The plan is to create a unified and strong government in the north and its suroundings. Once a very strong military of Somalia is created, there would be a cirka and dhulka attack to the south, town by town. waxaasi wa iska buhu baha saaxib anaga dawladayadu mandate kama haysato UN iyo wax la mid ah . , our capital is only for Somalilanders