-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Abdi the rules for the referendum only apply for the region that is willing to be an independent state, the result of the referendum will be accepted by both groups. Mogadisho allready does not have a thing to say what happends in Somaliland, if you think The TFG cares about their territorial ingegrity your wrong they were willing sell their seashores remember As for you caring about your so called ssc brothers even if you cared a little about them in the name of your clan genealogy you would've helped them fight Somaliland. But you didn't because your a very opportunistic pirate. -
M/weyne Siilaanyo oo kulan saacado qaatay la yeeshay Wafti ka socoday Dawlada Sacuudiga Sawiro Waftiga posted by: Webmaster Hargeysa/ToggaHerer Sabti January 08, 2011 M/weynaha Somaaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulan ku qaabilay Qasriga looga arimiyo Somaliland wafti Balaadahn oo ka socoda Boqortooyada Sacuudi Arabia waftigan oo ka kooban shan xubnood. Booqashada waftigan ayaa laga soo saaray Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo nuqul ka mid ahina soo gaadhay Warqabadka ToggaHerer ee Hargeysa haddaba Warsaxaafadeedka ayaa isaga oo dhamaystiran u qornaa sidan:_ Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka Socda Dalka Sucuudiga Weftigan oo ka Kooban 5 Xubnood Dalkana soo Gaadhay Shalay (Jimcihii) waxa ay Saaka Madaxweynaha kulan Saacadoo qaatay kula yeesheen Qasriga Madaxtooyada. Weftiga oo ujeedda Socdaalkoodu yahay in ay Dalka Maal- gashi ku sameeyaan oo ay Dawlada Somaliland Xidhiidh Ganacsi la yeeshan Gaar ahaan Dhinacyada Shiidaalka. Dalkana ay Gacan ka Gaystaan Wax soo Saarkiisa Madaama oo bay yidhaahdeen Dalkani uu ku Talaabsaday Talaabo Wax ku Ool ah oo u baahan in laga Taageero Dhinacyada Wax-soo saarka si ay uga mid noqdaan Wadamada aadka u Danaynaya inay Somaliland la yeeshan Xidhidh noocan oo kale ah. Madaxweynuhu wuxuu Weftigan uga waramay Xaaladda Guud ee dalka gaar ahaan Dhinaca Ganacsiga waxaanu kusoo dhaweeyey Weftiga Fikradooda ah inay Somaliland La yeeshaan Xidhidh Ganacsi taas oo uu madaxweynuhu u balan qaaday inay Gacmo Furan ku soo dhawaynayaan Waxna la qabanayaan Cidkasta oo Dalkan Maal-gashi iyo wax soo saarba ka damacsan gaar ahaan Dhanka Ganacsiga. Gebagebadii Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uga waramay Xaalada Ganacsi ee Dalku maraayo taasi oo uu u sheegay inay tahay mid ay Reer Somaliland iyagu ay is gaadhsiyeen heerkaa ay Maanta taagan yihiin waxaana Tusaale idinku Filan ayuu yidhi madaxweynuhu in ay Maanta Caalamku Danaynayaan Xidhidh ay Dalka la Yeeshan. Warqabadka ToggaHerer Hargeysa
-
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
abdirisaq lesson nr one if referendum would be held in Somaliland it will only be held in the region that wants to be independent state which is Somaliland , with in Somaliland regions only. the same was done with Eritrea and now with south sudan. -
IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Suxufiyiinta U Kicitimaya Ka Qaybgalka Aftida Koonfurta Sudan Oo Safiirka Somaliland Ee Itoobiya Kulan Sharafeed Ku Qaabilay Hargeysa January 7, 2011 (Haatuf) - Afhayeenka Madaxtooyada JSL oo Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse oo hogaaminaya Suxufiyiinta u kixitimaysa Jubba ee Koonfurta Sudaan oo ay ka mid yihin Suxufiyiinta waawayn Sida gudoomiyaha ururka suxufiyiinta iyo qorayaasha madaxabanaan ee Somaliland SSJW Yuusuf Cabdi Gaboobe, Gudoomiyaha ururka Solja Mustafe Cabdi Ciise Shiine iyo Suxufiyiin kale oo Magac ku leh Saxaafada dalka oo Socdaalkaas ku wehelinaya Afhayeenka Madaxtooyada JSL, ayaa shalay uu kulan Sharafeed soo dhawayn ah ku Marti qaaday Safiirka Cusub ee Somaliland u Fadhiya Ethiopia Aadan Nuux Dhuule oo ka mid ahaa Suxufiyiinta waawayn ee Magaca ku leh Mihnadda Saxaafada, gaar ahaan Idaacacada laanta afka Soomaaliga ee BBC-da. Sidaana waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu ku sexeexan yahay afhayeenka Madaxtooyada C/llaahi Cukuse oo soo gaadhay wargeyska Haatuf, waxanu u dhignaa sidan:- kulan Sharafeedkan waxa ay Suxufiyiintu Safiirka ku hambalyeyen Xilka loo magacaabay waxanay ku dhiiri geliyeen inuu ka midha dhaliyo Masraxa Saxaafada oo uu u soo jiido Qiimo u dhigma. sidoo kale waxa uu kulankaas Afhayeenku ka sheegay in uu kulankan ama Marti qaadkan uga jeedo inuu Dhiiri geliyo Suxufiyiinta Da’ada yar yar ee Mihnada Saxaafada Sida wanaagsan ugu adeegta oo uu sheegay in ay haddii ay si wadaan ay ka gaadhi doonaan Maqaam sare, Saxaafadana Derajo noocan oo kale ah laga gaadho marka sida wanaagsan loogu Shaqeeyo. Safiirka ayaa isaguna ka mahad naqay Martiqaadkan, Dhinaca kalena Suxufiyiinta uu Afhayeenku Hogaaminaayo waxay ku guulaysteen inay la kulmaan Safiirka ama Qunsulka Koonfurta Sudaan u jooga Dalka Ethiopia Gaar ahaan Adis Ababa oo ay isagana kala sheekaysteen Qadiyada Jubba oo haatan ka Go’aysa Sudaan inteeda kale Aftidan la qaadayo iyo Xidhiidhka u Dhexeeya isu soo dhawanashaha labada Dal ee Somaliland iyo koonfurta Sudan. -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A khadar the Army and the police are just there to protect the people not to harm the people. Sure it's very sad indeed what happened in hargeysa to that young girl but unfortunately that happends whether it happends burco berbera buhoodle or laascaanod it's still a problem and we need to deal with it in the right way. Draught in sool and poverty in the whole of Somaliland is something we need to deal with in the right manner -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
a khadar abaar wa ammar allah. President siilaanyo maanta wuxu ku dhawaqay duco iyo alla bari for roob so i dont understand what that got to do with laascanood being peaceful. -
Pirate officials robbed after a bribe attempt
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Kooxdi budhcad badeeedka Shilimadi na inta laga xoogay heshis na wa so wayeen iyago fadho madhan bay garowe ku noqonayan allah ha u sahlo.. odaygi faroole cawa laga yaaba inu golihisa budhcad badeedka inu wax ka badalayo. -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
it doesn't look empty to me -
Wasiiro Puntland U Soo Dirtay Bariga Sanaag Oo Doonayey Inay Isku Keenaan Atam Iyo Faroole Oo Fashilmay Iyo Lacag Ay U Wadeen Oo Kooxda Galgali Xoog Kaga Qaaday “Kooxda Atam Waxay Ka Dhaceen Wasiirada Puntland $300, 000, Waxaanay Dalbadeen Gurmad Ciidan” Hargeysa, January 6, 2011 (Haatuf) - Wafti Wasiiro ah oo ka socda maamul goboleedka Puntland oo habeen hore soo gaadhay degmada Dhahar ee bariga Sanaag ayaa ku fashilmay isku day ay ku doonayeen inay ku dhex dhexaadiyaan madaxweyneha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo wadaadka kooxda Gal-Gala Maxamed Siciid Atam ee dagaalka kula jira maamulkaasi ee ka dagaalama buuralayda Gal-Gala. Waftigan Wasiirada Puntland oo uu hogaaminaayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha Siciid Xasan Shire oo uu weheliyo wasiir ku xigeenka aminga Puntland C/Jamaal Cismaan Maxamed ayaa waxay ilo xogogaal ahi oo ku sugan degmadaasi Dhahar ay wargeyska Haatuf u xaqijiyeen in Wasiiradaasi ujeedada socdaalkooda ay ku doonayeen ahaa siddii ay heshiis uga dhex dhalin lahaayeen Faroole iyo wadaadka Atam, balse waxa la kulmay saraakiil ka socda kooxda Atam oo ay u soo ban dhigeen inay doonayaan sidii hogaamiyahooga Atam iyo madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole ay heshiis uga dhex dhalin lahaayeen, isla markaana u soo bandhigeen lacag mag dhaw ah oo gaadhaysa $300,000 dollar oo ay ku sheegeen in maamulka Puntland ugu talo galay ciidamadii kooxdooda kaga dhimatay dagaaladii Gal-Gala iyo laba Maxbuus oo ka mid ahaa Maxaabiistii kooxda Atam ay kaga qabteen degaaladii Gal-Gala una sheegeen hadii qodobadaadasi ay fuliyaan inay sii dayn doonaan. Waxa kale oo ay ilo wareedyadu intaa ku dareen in qodobada nuxurkooda ay Wasiirada Puntland gun-dhiga uga dhigeen ayna soo jeediyeen in Atam la heshiisiiyo maamulka Puntland ciidamadooda-na ay kala baxaan buuralayda Gal-Gala. Sida ay ilo wareedyadu noo xaqijiyeen xubnaha kooxda Atam ka socotay oo la sheegay inay aad u hubaysnaayeen ayaa iyagu si xooga ugala wareegay lacgtii magdhawga ahayd ee $300,000 ahayd ee Wasiiradu sideen, intaa ka dib-na la sheegay in ciidanka ka socday kooxda Atam ay gaashaanka ku dhufteen qorshayaashii kale ee ay Wasiirada Puntland wateen, iyadoo tibaaxuhu-na sheegeen in ciidamadii kooxda Atam ee deegaanka Dhahar kulanka kula yeeshay Wasiiradaasi ay xalay dib ugu laabteen saldhigyadoodii buuraha Gal-Gala oo uu ku sugan yahay hogaamiyahooga Maxamed Siciid Atam ee isagu sida weyn dagaalka ugula jira maamulka Faroole ee Puntland. Labadan Wasiir ee Xanaanada Xoolaha Cali Xasan Shire iyo Wasiir ku xigeenka amniga Mr. C/Jamaal ayaa iyagu ka soo jeeda jifada Dubays ee uu ka soo jeedo Mr Atam, hase yeeshee fashilaadaasi kaga dhacday qorshihii ay u yimaadeen Dhahar ayaa la sheegay inay si weyn ugu hungoobeen, isla markaana ay ka qoomameeyeen lacagtaasi ay kala wareegeen kooxda Gal-Gala. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu xalay saqdii dhexe ka helnay deegaanada Dhahar iyo Gal-Gala ayaa noo xaqiijiyay in kooxada Wasiirada ah ee Puntland ee ku fashilantay qorshahoogii ay dhinaca Puntland ciidamo ka dalbadeen ay ku weeraraan kooxda Atam, halka la sheegay kooxda Gal-Gala ku suganina inay isku diyaar garaysay dagaal ay kala hor tagaan ciidanka Puntland oo la sheegay inay halkaasi ilaa xalay ku soo qul qulayeen gurmadyo ay labadooda dhinacba ay dalbadeen.
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;685970 wrote: Fidmo ka weyn inaad magaalooyin aydan shaqo ka lahayn inaad ku duushaan in the name of aqoonsi raadis bal sheeg Xaaji mujaahidow... anagu meelna kuma duuleyno saaxib , Dhulka uun bey amaanka sugayaan ciidanka qaranku, shaqadoodu na waxa weye inay shacabka ilaaliyan -
Somalia: TFG troops fight amongst themselves
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
At least 4 people were killed and 3 others wounded after government soldiers exchanged fires in the capital Mogadishu today on Thursday, reports said. Government soldiers exchanged fires in El-gelow village in wadajir district mid today killing 4 civilians and injured 3 others, resident said. Two government forces exchanged the bullets after they disputed though the reason is not yet clear. The injuries were taken to Madina hospital in the capital Mogadishu. This is not the first act that forces of Somali transitional federal government exchange inside civilians causing death and injuries. -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Somaliland waligeed ba fidmo ma wadin , fidmada wanu iska fogeyna hadanu nahay reer soomaaliland. -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Badhsaabka Cusub ee Buuhoodle oo Si Diiran Loogu Soo dhaweeyo Magaalo Madaxda Gobolkaas January 6th, 2011 Buuhoodle (Somaliland.Org) Badhasaabka cusub ee xukuumadu dhowaan u magacawday gobolka Buuhoodle Md Axmed Maxamed Faarax, ayaa si balaadhan loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Buuhoodle. Ka dib markii uu halkaas gaadhay gelinkii dambe ee Salaasadii doraad. badhasaabku markii uu gaadhay magaalada Buuhoodle waxa uu kulamo gooni gooni ah la yeeshay ururada bulshada sida ururada dhalinyarada oo ay iska xog waraysteen adeegyada bulsho ee gobolkaasi. Badhasaabka cusubi waxa uu sheegay inuu xiligan sido mushaharkii ay ku shaqeynayeen cuqaasha gobolkaasi,waxaanu madaxdhaqameedyada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ugu baaqay inay ka shaqeeyaan sugida iyo adkaynta nabadgelyada. Sidoo kale, waxa magaalada Buuhoodle tagay afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska ee gobolka Togdheer kuwaasi oo ku labisnaa dirayskoodii isla markaana watay gaadiidkoodii. Waxa saraakiishaasi ciidanka Booliska halkaasi ku soo dhaweeyay ciidamada gobolka Buuhoodle ka joogay Somaliland. Waxa la sheegay in saraakiishaasi ay u socdeen hawlo la xidhiidha dhinaca ammaanka. Waa markii u horraysay ee taariikhda saraakiil ka socda Ciidamada ammaanka ee Somaliland ay tagaan magalaada Buuhoodle dhawrkii sanadood ee la soo dhaafay. -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
hantiidi qurbajooga ssc oo gacanta u gashay Mahad cambaashe Published on january 5,2011 by taleex media Faadumo cali aw Maxammad oo ka mid a Hooyooyinka ku dhaqan magaalada buhoodle xarunta Gobolka cayn ayaa wax bixiyey hab dhaqanka kooxdi ku qudhaanabn jirtay magaca shacabka Sool sanaag iyo cayn, Faadumo waxay ay dabolka ka qaaday in hantiidi qurbajooga soo direen lagu tagriffaly qaarna loo waariday magaalada laascaanood oo ay gacanta u gashay cadwaga deegaanka ssc haysta xigasho xargaga.net -
i agree with ismahan Somalidu diinta wa difaacaan markay gaalo arkaan laakin Diinta kuma dhaqmaan u will hear qof hadu diinta wax ka sheego somalidu wa cadhoota and they feeel like inay u hiliyaandiinta markay ka diinta cayey cayaan,, laakin diinta sideeda ugu ma dhaqmaan
-
Nairobi, 5 January 2011 (IRIN) – Hawa Aden left Bosasso, a Somali port city in the self-declared autonomous region of Puntland, in 2009 on a dangerous boat journey across the Gulf of Aden to Yemen, and then trekked 20 days to reach Saudi Arabia. “I was exhausted and terrified when we got there [Yemen] but I was happy at the same time,” Aden told IRIN. “I thought I had arrived in the land of milk and honey [saudi Arabia].” Hundreds of Somalis undertake the perilous journey to Saudi Arabia via Yemen. However, many end up being deported. According to the UN Refugee Agency, UNHCR, of the 78,487 Ethiopians and Somalis who crossed into Yemen from Somalia and Djibouti in 2009, 685 died at sea. Accompanying Aden on her journey were eight Somali women and seven men. They all made it to Saudi Arabia where Aden found employment as a domestic worker in a small town. “I worked there for one-and-a-half years; it was not perfect but at least I could send money to my family back home, who were all in IDP [internally displaced persons] camps,” she said. One day, she decided to make a trip to Jeddah and was promptly arrested by Saudi police. “I was taken to jail with many other Somalis and later deported to Mogadishu,” Aden said. “I left with the clothes on my back. They would not even allow me to get my last month’s salary.” Aden was lucky she at least had worked for more than a year, unlike Ayan Abukar, 18, who went to Saudi Arabia via Bosasso, the Red Sea and Yemen, and was arrested three months after her arrival. “I was on my way to work when they arrested me,” Abukar said. “I worked for only three months and managed to send money for only one month to my family.” She said it broke her parents’ hearts when she arrived unannounced in Mogadishu. “They were thinking I was in Saudi, working – only for me to show up on their doorstep. My family is very poor. I was their only source of income.” Abukar is determined to try again. “I know the journey is dangerous and I risk being deported again but I have no other option. There is only death here.” Mohamed Abdirahman Ilmi, 19, has a similar story. He left Bosasso in January 2009. “It took us only 12 days to reach Saudi Arabia; we travelled at night and crossed into Saudi when the guards were asleep,” he said. Ilmi said he worked for almost two years and sent money to his family in Mogadishu. “I wanted to save enough to go to a place where I could go to university.” Ilmi said he left Somalia because Mogadishu was too dangerous, “especially if you are a young man. Everyone wants to recruit you into an army [militia].” He said he was arrested in Saudi Arabia with other young Somalis as they tried to buy food. “In jail, the guards were incredibly cruel; if you asked or questioned anything they would deny you food and water,” he said. He said there were beatings and other abuses. “Pray you never end up in a Saudi jail,” he said. Ilmi said he would not attempt the journey from Bosasso again. “We barely survived the last trip; I will take my chances here and enrol in one of the universities here. Maybe there is a reason God sent me back here.” Deportations criticized UNHCR said roughly 10,000 Somalis had been deported from Saudi Arabia in 2010. Roberta Russo, UNHCR spokeswoman, told IRIN: “The large majority of the deportees are not known to UNHCR, as they did not register with our office in [saudi Arabia]. We have very little information about them in [saudi] and also once they are deported back to Mogadishu.” Russo said UNHCR “strongly condemns deportations to Mogadishu, which in this moment is a death sentence. We appeal to all governments not to return Somalis to Mogadishu, where everyday human rights are violated, and civilians are injured and killed by the fighting.” Human Rights Watch, in a statement issued on 22 December 2010, called on the Saudi government to stop deporting Somalis to Mogadishu. “Deporting anyone to a war zone like Mogadishu is inhumane, but returning children is beyond comprehension,” Rona Peligal, Africa director at HRW, is quoted as saying. When contacted by IRIN, Saudi officials declined to comment on the issue. Sheikh Ali Raage, a Muslim scholar, told IRIN the deportations were not compatible with Islam. “Islam calls for the protection of those fleeing conflict, hunger and any other troubles, whether they are Muslims or non-Muslims.” He said they [refugees] should be provided with basic needs, such as food shelter and safety and security. The deportations come as fighting escalates between government forces, backed by African Union peacekeepers, and Islamic Al-Shabab insurgents who control much of southern and central Somalia, including most of Mogadishu. Since 1990, more than 1.4 million Somalis have been displaced internally, and at least 600,000 are refugees in neighbouring countries. ah/mw Theme (s): Conflict, Human Rights, Refugees/IDPs, [This report does not necessarily reflect the views of the United Nations] Source: IRIN
-
Aqoonigii Somaliland oo albaabka soo garaacaaya!!!
Xaaji Xunjuf replied to Caano_Geel's topic in Politics
aqoonsiga Jamhuuriyada Soomaliland uma baahna inu albaab ba so maro marka la hayn kari wayo isaga albaabka soo jabin -
jb na buug mah mah ayaa so akhriyey markasu obo hiloowlo ku tijjaabiya
-
Good news well done Ethiopia.
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
“Madaxweyne Siillaanyo Wali Ma Dhufayskii SNM-buu Ku Jiraa, Muxuu Ciidamada Noogu Soo Daad Guraynayaa, Cornayl Dayr Iska Toos-na Waa Nin Dhul Bahante Ah” “Nuux Taani-Na Colaad Buu Wadaa, Hadii Ay Ka Bixiwaayana Wixii Rag Yeeli Jiray Ayaanu Ku Dhaqaaqi Doonaa, Hadii 60-Kii La Eegayana Anigu Gaatama Ayaan Leeyahay” Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale Hargeysa, January 5, 2011(Haatuf) - Garaad Ibraahim Baaruud Guutaale oo ka mid ah garaadada *********** ee Buuhoodle, isla markaana ka mid ah hogaanka sare ee nabad diidka Buhoodle ayaa walaac ka muujiyay kormeerka Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen Nuux Ismaaciil Taani uu ku marayo ciidamada qaranka Somaliland ee saldhigyadoodu yihiin jiidaha hore ee xuduuda iyo deegaanada gobolada Sool iyo Buuhoodle, isagoo intaa ku daray in ciidamada qaranka Somaliland ay ka baxaan deegaanadaasi, kuna hana jabay in Maleeshiyadooda nabad diidka ahi ay dagaal kala hor tagi doonaan ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan deegaanada Maygaagle, Kal-shaale iyo Widh-widh oo uu tilmaamay in ujeedada loo keenay ay tahay sidii ganacanta loogu dhigi lahaa Buuhoodle. http://www.haatuf.net/2009files/1581999.html read here more about garaad gutaale -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Nuux Tani oo dhaqdhaqaaqyo ka wada gobolada SSC iyo xubno shirqolaya Buuhoodle oo la kulmay Taliyaha Ciidanka qaranka eeh Somaliland oo maalmihii u danbeeyey ku hawshaynaa tababar loo furay ciidan la beel ah Siilaanyo kuwaas oo laga soo uruuriyey tuulooyinka ay degto Beesha bariga burco iyo quriluqud ayaa labadii maalmood ee u danbeeyey waxa uu dhaqdhaqaaqyo ciidan ka waday gobaladda SSC Nuux Taani Ismaaciil oo waday sahami ah sidii ay ku qabsan lahaayeen Buuhoodle ayaa waxa uu tagay deegaanadii dhawaanahan lagu dagaalamay isaga oo tuuladda Maygaagle kula kulmay Ragg ka tirsan mamuulka Somaliland ahna beelaha ssc halkaas ku sugan waxase fajiciso ku noqotay shacabka Buuhoodle ka dib markii ay Tuuladda Maygaagle Nuux Taani ay ugu yimaadeen xubno ka soo kicitimay Buuhoodle waxana xubnahaasi hogaaminayey Cabdimaalik Bashiir Baydan iyo Ninka Qaadka Buuhoodle haysta oo lagu magacaabo Dayib Dayib ayaa la sheegay in uu nuux ku amaanay sida wanaagsan ee ciidan ku sugan Maygaagle iyo Kalshaale uu sii maalgaliyey mudadii ay halkaas ku sugnaayeen sidoo kale Cabdimaalik Bashiir Baydan ayaa uu aad u dhaliilay waxana uu ku amray in uu ka qayb qaato qabashadda Buuhoodle hadii kale laga joojinayo Mushahaaradda uu siiyo dadku dhaw dhaw xubnahan ayaa noo xaqiijiyey in ay ka soo balan qaadeen sidii ay uga caawin lahaayeen Nuux Taani qabsashadda Buuhoodle gaar ahaan Dayib oo sheegtay in magaaladu ay isaga u xidhan tahay Nuux Taani ayaa habeenimadii xalayto ahaa ku soo hoyday Widhwidh oo ay u joogaan ciidanka Somaliland waxana uu halkaas ku sugnaa ilaa duhurnimadii maanta isaga oo galabtana u soo caraabay Oog waxana la filayaa in barito uu soo gaadho Laascaanood waxana la sheegay in socdaalkiisan uu yahay sidii uu isku diyaarin lahaa weerar buuhoodle ah isla markaasna uu u dhisi lahaa niyadda ciidanka Somaliland oo dhawr jeer ka waabtay weerar buuhoodle ah aaminsana hadii uu damac ka galo weerar ay ku qaadaan Buuhoodle in lagu jabinayo hase-yeeshee waxaa jira shirqoolo iyo waliba boodh isku qarin balaadhan oo ay wadaan Ciidamada ka amar qaata Madaxweyne Siilaanyo iyo xubno calooshood u shaqaystayaal ah