-
Content Count
29,832 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
The federal republic of Ethiopia might not have plans to recognize Somaliland for now but it has formal ties with Somaliland which benefits both countries and we will maintain this diplomatic relations with our neighbours as long as it benefits us . Qodax i don't think President Siilaanyos government is approaching the fake hotel government of Vila Somalia or the pirate state it's all in your head. Galmudug is a different case they made it clear that they don't have a problem with SL independence. Anything from that Ethiopia and Somaliland two neighbouring countries.
-
waryaa jb kuwan ma adiga Somaliland ku casumay
-
Is Shariif becoming the Zainal Caabideyn of Puntland.
Xaaji Xunjuf replied to MoonLight1's topic in Politics
looool@ the title if only sh dalxiis ruled Puntland that woul've been something -
Somaliland justice committee visits Laascanood video
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
qodax i thought u was a udub supporter and supported rayaale unconditionally -
Somaliland justice committee visits Laascanood video
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
warya qodax garaadada meel ha uga dhicin cadaalada wa yaqanin the former justice ministers was from Laacaanood. -
-
African Union declares South Sudan’s vote credible, free and fair
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina awoow ma amiirkad sheegeysa hadaan adresskisa ku sheego ambaad u dhibta buhuku -
African Union declares South Sudan’s vote credible, free and fair
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ That was just a fact my friend but Somaliland is a multi tribal society indeed -
African Union declares South Sudan’s vote credible, free and fair
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
oba oo waayo Dawladi ingriiska markay tiiro koob sameyso 1955 Somaliland 65% of Sl waxay ka so jeedaan Mujaheeedinti SNM , tiro koob kaasi na waxay ahayd 1955 ka waran maantana aboowe 20 ki sannadood eeh ugu danbeyey waanu dhalanayney uun 3% dadki wa kordhay caafimad dalka iyo dadku markay nabad ku jiraan ugu yaraan 70% wa ku dhownahay , waxad inta ku darta qawmiyada labaad eeh Somaliland ku dhaqan dhanka galbeedka ama gobolada awdal iyo selel. oo iyaguna ila majority of them waxay o codeynayan Gooni isugaata. sabab mansab dawladnimo iy magac iyo mamuusl sl bay ka heleen. Marka oba idinkana dan ba idinku jirta Gooni isutaaga Somaliland wa inad tageertid sabab dalkina nabad bu noqonaya wabiyadi kheyraadki khudaarti oo dhan wanu idinkaga tagnay idinka ka ceeshaya if i was anigu waan tageeri laha. -
African Union declares South Sudan’s vote credible, free and fair
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^indeed if not more -
African Union declares South Sudan’s vote credible, free and fair
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
So African union chairman believes south sudan's secession will pave the way for the recognition for Somaliland ,interesting indeed -
African Union declares South Sudan’s vote credible, free and fair News - Africa news .Addis Ababa, Ethiopia - The African Union (AU) Observers have certified South Sudan’s secession vote “free, fair, credible and a true reflection of the democratically-expressed will of the South Sudanese voters.” In its preliminary statement on the conduct of the vote, which could lead to the creation of Africa’s newest country and pave the way for the independence for Somaliland, the AU said the referendum was conducted in a safe and peaceful environment. African Union Commission President Jean Ping, says the successful holding of the vote could see the introduction of a new "principle of self-determination" as a banner for a push for independence by countries whose unilateral independence had never been recognized because of the organisation's principle of respecting borders inherited from the colonial era. Excited Southern Sudanese voters flooded voting centres across their vast semi-autonomous region, chanting slogans of separation and freedom and saying the vote was their first step into the future of freedom from domination by the north. Early results from Kenya, one of the eight international voting centres worldwide, showed Tuesday that 99.2% of the Southerners living there voted for separation. The results were announced by a representative of the South Sudan's Referendum Commission in Kenya, Deng Philip Achuoth, who said at least 14,835 people voted out of the 15,062 registered in Kenya. Praising the conduct of the vote, the AU observers said “There was massive deployment of police, military and security intelligence personnel nationally and at all polling stations to ensure safety." The observers, however, regretted incidences of violence and deaths which occurred near the north-south border, mainly targeting Southerners returning home. At least 30 people were said to have been killed in clashes around the North-South border region in the disputed territory of Abyei, which was expected to conduct a separate referendum on whether to become part of South Sudan or the north. The AU called for restraint, saying both sides should maintain peace and stability. The Southern Sudanese voters went to the polls on 9 January to decide whether to declare independence from the mainly Arab North as part of an international peace agreement signed in Nairobi on 5 January, 2005. They were required to either vote for unity with the north or secede. For the secession vote to count, a simple majority of at least 60 percent of the voters were required to have cast their ballot for the entire process to become valid and its outcome binding. AU observers said the voter turnout in most of South Sudan hit 80% but decried the low voter turnout registered in Northern Sudan, where the mood was largely against the vote. South Sudan’s Referendum Commission has also certified the process as successful, noting that no particular violations were recorded. Vote counting started on 15 January, just hours after the five-day long voting, celebrated by a majority of the Sudanese, who turned out in numbers. “The voter turnout was massive in almost all States in Southern Sudan. However, voter participation in the north was notably low. By the fourth day more than 80 percent of registered voters in Southern Sudan had cast their votes, and voting time had to be extended to accommodate long queues on the first two days,” the Observers noted. They also noted that campaign tools, including banners, posters, flyers, television and radio broadcasts were used intensively to sensitise and mobilize the voters.
-
Qodax Qorax;688704 wrote: Xaaji dadkan trauma ayaa ku dhacday, emotional weyaan. maxaad ka hadli. dhaktarkii hadli jiray ayee u baahan yihiin. adiga kuma baahna, dhiiga adigu kusii kicinisaa. All we can do for the koonfurians is inaynu u duceyno wax kale u qaban kari meyno, sabab qof aminsan inu caafimad qabo , sidad u daweyn kartid way adagtahay maandhow.
-
Faroole: Farmaajo waa nin iska hadlay oo meesha la keensaday
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Somalina awoow that's the République de Djibouti Not Somalia the 2 km government is still where it was in 2009. besides the TFG President is in Egypt the Pm is in the states and the speaker of the parliament is also in Egypt. Who runs the country? -
Faroole: Farmaajo waa nin iska hadlay oo meesha la keensaday
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Faroole beryahan is on fire. , Dawlada labbada KM beryahan fara baas bu ku haya -
oba hiloowlow;688700 wrote: Dee xaqiiqda sidaa ah, Reer boorame dooni maayan Somaliland, reer buuhoodlena sidoo kale hade qabiilka siilaanyo meesha kuso haraayo. reer awdal iyaga ba 40% intay Somaliland jirtay laga so bilaabo 1991 so hogaaminayey waxas wa sheeko SOL ay ku sheekeyaan Siilaanyo laftigisa reer buhoodle manad sida ogeyn:D
-
Somalina wa runta Mr cheese intu meesha joogay wuu duulayey mar jabuuti mar adis ababa mar Newyork. marka wa runta aad bu u duul duulayaa. . laakin la yaabi maayo Madaxweyne sh dalxiis bu ka bartay waxaas lol Awoow imika ma waxad leedahay Mr cheese Amiirka isaga ku dhiiri galiyey inu shacabka raashin u qeybiyo
-
Awoowe Somalina 20 sannoh ka bacdi still no nabad still no dawlad no qaran barakac boob dhac bililiqo, Madaxduub budhcad badeed Isbaaro irhaabiyin. , dadkan baan la yaaba dad qabil ku sheegeyaa, iyagu 4.5 wax ku qeybsaday beelo dhan bey nus ku sheegeeen allow dadkan Miirka u so celi . Awoow ama jeclow ama necbow. mr cheese meel na ku gaadhsin mayo:D
-
Oba hiloowlow anaga mamuul qabil hana barbar dhigin , meel jamhuuriyada Soomaliland ha uga dhicin, lixdanki markanu isku darsanayney ma anagu qabil baanu idin imanay mise anagu Reer Somaliland baanu idin ku imanay
-
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ON Written by Qaran news Jan 19, 2011 at 05:51 AM Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Lagu Qabtay Xuduuda Itoobiya. Hargeysa,(Qaran news)- Ciidamad amaanka Somaliland ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraa lix qof oo loo tuhunsan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso inay ka fuliyaan gudaha Somaliland, dalalka dariska iyo Mandaqada Geeska Afrika. Hawlgalkan lagu soo qabtay xubnahaasi la sheegay inay ku hawlanaayeen falalka argagixiso eel ala maaganaa Somaliland ayaa la sheegay inay suurto galisay qabashadoodu Macluumaadyo laga helay xubnihii todobaadkan gudihiisa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xubnahan lala xidhiidhinayo inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa la sheegay in ciidanka amaanku shalay ku qabteen deegaano ka mid ah bariga Sanaag. Sida ay noo sheegeen iloxogogaal ah ayaa noo sheegay in xubnahan ay ciidamada amaanku ku qabteen shalay galab deegaanada bariga Sanaag gaar ahaan jiida u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan, kuwaa soo la sheegay inay dhamantood ka soo wada jeedaan dalka Somalia, iyadoo dhinaca kale-na wararku intaa ku darayaan, in xubnaha deegaankaasi lagu qabtay ay u socdeen kooxda buuralayada Gal-Gala ka dagaalanta ee uu hogaamiyo wadaadka Maxamed Siciid Atam, iyadoo wararka qaarna sheegayaan inay ku soo socdeen deegaanada badhtamaha Somaliland. Hawlgaladan ay ciidamada amaanka Somaliland ku baadi goobayaan kuna qab qabanayeen kooxaha falalka argagixiso lala xidhiidhinayo, isla markaana baadi goobka loogu jiro ayaa la sheegay inuu laban laabmay, kadib markii ay ciimadamada amaanku fashiliyeen qorshihii argagixiso ee kooxdii lagu soo qabtay todobaadkii hore magaalada Burco. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.
-
^^ Somalina awoow kuwi ka horeyey ba wa odhan jireeen halkay ku danbeyeen:D xilkooda waxay ku dhamaystaan iyago cidla wareegeya
-
Ciidamada Amaanka Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Aragagixiso Ah Iyo Hormo Ka Tirsan Jabhada ONLF Oo Lagu Qabtay Xuduuda Itoobiya Hargeysa, January 19, 2011 (Haatuf)- Ciidamad amaanka Somaliland ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen ugu yaraa lix qof oo loo tuhunsan yahay inay qorshaynayeen falal argagixiso inay ka fuliyaan gudaha Somaliland, dalalka dariska iyo Mandaqada Geeska Afrika. Hawlgalkan lagu soo qabtay xubnahaasi la sheegay inay ku hawlanaayeen falalka argagixiso eel ala maaganaa Somaliland ayaa la sheegay inay suurto galisay qabashadoodu Macluumaadyo laga helay xubnihii todobaadkan gudihiisa lagu qabtay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer. Xubnahan lala xidhiidhinayo inay qorshaynayeen falal argagixiso ayaa la sheegay in ciidanka amaanku shalay ku qabteen deegaano ka mid ah bariga Sanaag. Sida ay noo sheegeen iloxogogaal ah ayaa noo sheegay in xubnahan ay ciidamada amaanku ku qabteen shalay galab deegaanada bariga Sanaag gaar ahaan jiida u dhaxaysa magaalooyinka Ceerigaabo iyo Badhan, kuwaa soo la sheegay inay dhamantood ka soo wada jeedaan dalka Somalia, iyadoo dhinaca kale-na wararku intaa ku darayaan, in xubnaha deegaankaasi lagu qabtay ay u socdeen kooxda buuralayada Gal-Gala ka dagaalanta ee uu hogaamiyo wadaadka Maxamed Siciid Atam, iyadoo wararka qaarna sheegayaan inay ku soo socdeen deegaanada badhtamaha Somaliland. Hawlgaladan ay ciidamada amaanka Somaliland ku baadi goobayaan kuna qab qabanayeen kooxaha falalka argagixiso lala xidhiidhinayo, isla markaana baadi goobka loogu jiro ayaa la sheegay inuu laban laabmay, kadib markii ay ciimadamada amaanku fashiliyeen qorshihii argagixiso ee kooxdii lagu soo qabtay todobaadkii hore magaalada Burco. Dhinaca kale ilo wareedyo aanu ka helnay deegaanada ku yaala xuduudka Somaliland iyo Itoobiya, in ciidamada amaanka Itoobiya ay xuduuda labada dal ku qabteen shalay laba nin oo la sheegay inay ka tirsan yihiin jabhada ONLF ee dawlada Itoobiya la dagaalanta, kuwaas oo la sheegay in ciidamada Itoobiya ay ka war hayeen xubnahaasi ONLF oo la sheegay inay damacsanaayeen in gudaha Itoobiya ay gudbaan, balse ciidamadaasi oo ku sugayay xuduuda ay gacanta ku dhigeen, iyadoo la sheegay inay lug ku galayeen.
-
^^ Yuu PM u yahay Mr cheese waleh dad baan ka quusaan dawlad Kumeel gaadh ah