Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Somalina laakin Somalia ma jirto dawlad ma laha TPLF ba Ethiopia dawlad u ahayd 1991 eritrea ka go 'oday. Cali naafto Xammar uun bu dagaal ka si bilaabay 1991 Mu caydiid la heshiyo inadeerki. , Sudaan cumar xassan al bashiir wa dawlad calan leh oo tagaan o jirta. Anagu cid anu la hadalno ma jirto ma Dawlada labada km banu la hadalna Mise kooxda go'odonka eeh mamuulka budhcad badeedka mise waxanu la hadalna qoloda qaticul dariqa eh alshabaab. Bal no sheeg. Mise hiiraan laand banu lahadalna mise greenland mise waax iyo waadi bal no sheeg awoow.
  2. Ilahay ha u naxaristo sidan warka ku hayo labo caruur laba wiil groon kubadeed bey ku ciyarayeen xaafada sheehada eeh ku taala woqoyiga magaalada hargeysa. labadi wiil ayaa arkay gaadhi ,albaabku u furanyahay gaadhiga wuxu u eeka gaadhi nooca ay boolisku kaxaystaan oo kale miinada gacanta lugu qaato bay ku arkeen isku tuurtuureen nasib daro wu ku qarxay,, wilka aya dhawac so gaadhey yarki kale na wu dhintay alaya raxma , qaraxan ka dhacay magaalada hargeysa shalayto galinki danbe bu dhacay .
  3. Taleexi;691115 wrote: Abtiyaday marqaanku wuu ka sii jabayaa maalinba maalinta ka danbaysa. The end goal is midnimo but how we get there is everyone's choosing. Abtiga wuxu ku yidhi bariiska kalay ila cun oo si fiican u cantuug, intad meel aan nuur ka so bixin aad u hanqal tageysid. Maxa ka fiican wiil iyo abtigi oo midoobey:D
  4. ElPunto;691181 wrote: Poor JB - celebrate the good - peace and development but the rest is just deluded. As if a separate non-Somali alien race bombed and killed people in the north. It was Somalis of all clans(at the instigation of the president) who did that not some special subset. This is not the case of America and Japan of WW2 - discrete and distinct entities to whom one can clearly lay blame and thus hold logically consistent memorials. who blames one clan we blame Siyad bare and his regime thats all
  5. Jacaylbaro;690991 wrote: Who wants to unite with such people ................ the more i talk to them the more i go far from them. wixi lixdanki wax ku darsaday ba ka darna , imisan laha war ka jooga war ka jooga, ummada isku qawmiyad ma nihin eh afka somaliga mooyane wax aynu wadaagno uun ba jira , xita afkaasa ayaa qulunqul ku jira. , laakin wa wada hanfada waal walaan oo hoos u fooraara, Somali ba aan ila maanta la garaneyn waxay yihin ba duufsaday , Ilaaa la yidhi Dalkina waxba laga ma dhisi karo wax aan hal dabaq ahayn. Marki danbe ka si daran oo ay yidhaheen waba shacab aad u edeb daran, wa in gabigooda ba la xasuuqa nafar ka hadhin. Somalia sidaasey ku jiraysa wa sidu caqligoodu siiyey Maskaxiyan dadka isku si uma fakirno , Maxammad xaji ibrahim cigaal ba beri Yidhi AUN slaanta yar eeh basasha suuqa bakaraha ku ibineysa ba caqligeeda ka dhadhicsay Somaliland hadyad ba la idin siiyey lixdanki, Laakin cuqubadi hore ugu dhacday Somaliland , ayaa maanta haysata , allow u danbi dhaaf Somaliland ha noolato for ever Somaliland qoriga caaradisa baanu ku xoreyney , Dhiigayaga baanu Somaliland ku aasaasnay ilaahey idinkis , qorigaas aayaan ku ilaalinaya.
  6. People move on it's 2011 Siyad bare is dead the kacaan is no longer there. Somalis are better of with out a dictatorial regime oppressing them
  7. Somalina you can fly as much flags as you want but that won't change the failure of Somalia as a state nor will it change the current situation.
  8. Somalina;691097 wrote: Here comes the number1 fan. Somalina awoow amiirku wax xun ma sheegin dhegeyso wereysigisa wuxu yidhi dadka diinta yaan la nacsin oo xagjirnimadu koley ila ma fiicna aniga markad i weydisid.
  9. Somalina;691079 wrote: At the UN HQ, Somalia wey jirtaa... next question please... laakin in reality ma jirto it stopped existing after 26 jan 1991
  10. ^^ ma vila somaliyad la hadashay
  11. Ducaysane;691021 wrote: Qasab ma ahan forgiveness. Laakiin wax soomaliland la dhoho ma jirayso midaas aa qasab ah. Somaliland maanta wa jirta Somalia maanta ma jirto
  12. Waleh Amiirki ba hadlay wa farin aad u wanaagsan bu so jeediyey dadka yaan diinta la nacsiin
  13. They know they they won't find peace with out Somaliland helping them.
  14. Somalina awoow waxaad keeentey mahan goofkeygi waaye xammar unuka leh faroole xaw naga raba
  15. Somalina faroole ma jecla, hargeysa ,wuxu rabba inu vila somaliya fadhisto so dhawee awoowo wiilka garowe ka yimi;)
  16. How can a former minor nss officer order the bombings of heavy populated cities he is not even authorised to do so. The one who are responsible is the former dictator General Muhammad siyad bare also known as the commander in chief of the armed and air forces. defence minister General Maxamamd cali samatar These are guys who are responsible for the carpet bombings of Somaliland cities in the late 80s
  17. oba waan ogahay Ninka ismacil cumar geele isku sheegaaa waligi ba wa idin eexan jiiray Marka Dawlad lugu dhiso dalkisa.. laga yaaba inu melez u eexdo reer puntland;)
  18. ^^^sabab ta kiiniya lugu so dhiso waad ogashahay ta djbouti lugu so dhiso waad ogoshahay why not Ethiopia.
  19. Somalina faroole wa inad ku so dhaweysid vila somalia wa madaxweynaha mustaqbalka;)
  20. Qudhac;690805 wrote: what an 1diot he is asking for help from a country he denies exists loool :D
  21. Somalina;690757 wrote: lol@refugees... DhulSoomaliyeed aka SL sidee uu qof Soomali ah ugu noqon karaa a refugee? IDP yes, refugee nah... nfd kenya hadaad u qaxdiid so qaxooti kuma tihid dalka kenya same as Djibouti same as Somaliland