-
Content Count
29,835 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Ciidamada Qaranka Oo Dhirbaaxo Kulul Ku Dhuftay Nabad-diidka Buhoodle Kana Qabsaday Saldhigii Hagoogane Iyo Kooxda SSC Oo Ku Hanjabtay Inay Weerar Soo Qaadi Doonaan “Waxa Dhinaca Buhoodle Ka Dhintay 7 Qof 4 Qofna Waa Laga Dhaawacay, 18 Maxbuusna Waa laga Qabsaday”Afhayeenka Maleeshiyada Nabad-dkiidka Buhoodle C/risaaq Bakayle Hargeys, January 31, 2011 (Haatuf) - Ciidamada Qaranka Somaliland ee ku kala dhex jiray beelihii colaadu ku dhex martay deegaanka Kal-Shaale ayaa la sheegay inay weerar ku soo qaadeen Maleeshiyada Nabad-diidka Buuhoodle, kadib markii ay dablay Maleeshiyada ka tirsani ay gaadhi Tikniko Ciidanka Qaranku leeyahay ay la beegsadeen Baasuuke, balse aanay Saraakiishii la socotay ee Ciidamada Qaranka Ka tirsanaa Wax Khasaare Ahi Soo Gaadhin. Dagaalkan dhex maray ciidamada qaranka Somaliland iyo Maleeshiyada Buuhoodle oo la sheegay inuu ahaa dagaal balaadhan oo si weyn looga dareemay Jiidaasi ayaa la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan, kaas oo la sheegay inuu socday muddo dhawr saacadood ah oo la isku gabaldhacsaday. Ugu yaraan inta la ogyahay dagaalkaasi ayaa la sheegay inay ku dhinteen 9 qof kuna dhaawacmeen 7 qof oo laba Askari ciidanka qaranku ay ku geeriyoodeen hal Askarina kaga dhaawacmay, halka Maleeshiyada Nabaddiidka Buhoodle ay kaga dhinteen 7 qof kagana dhaawacmeen 5 qof, halka ciidamada Qaranku ay Maxbuus ahaan ku qabteen 18 qof oo isla xalay la keenay degmada Qori-lugud. Afhayeenka Maleeshiyada SSC C/risaaq X Bakayle oo aanu khadka Telefoonka xalay kula xidhiidhnay isagoo ku sugan degmada Buuhoodle ayaa isagu sheegay inay si rasmi ah u soo gali doonaan dagaalka isla markaana ay weerar ku soo qaadi doonaan ciidamada Qaranka Somaliland ee qabsaday Hagoogane, isagoo intaa ku daray in dhinaca Buhoodle ay ka dhinteen dad gaadhaya todoba qof Afar Qofna dhaawac ahaan loo keenay magaalada Buhoodle xalay fiidkii. Sidoo kale Ciidamada Qaranka Somaliland oo hadda Gacanta ku haya Saldhigii Maleeshiayda Nabaddiidka Buhoodle ee Hagoogane ayaa iyagu heegan culus ku jira, isla markaana difaac adag ka galay weerar kasta oo kaga yimaada dhinaca Buhoodle. Afhayeenka Maleeshiyada Buhoodle C/risaaq Bakayle oo ka hadlaya Dagaalkaasina waxa uu yidhi “Ciidamada qaranka Somaliland ee fadhigoodu yahay Kal-shaale iyo Maygaagle ayaa laba kor joogto oo ka kala tirsan labada beelood ee Qori-lugud iyo Buuhoodle oo is rasaaseeyay kala dhex galay, kadibna ciidanka qaranka ayaa ciidamadii beesha Buuhodle ee fadhiyay Hagoogane weerar ku soo qaaday, dhimasho badana u geystay, ilaa hadda intaanu ognahayna waxa dhinacan ka dhintay todoba qof afar qof oo dhaawac ahna magaalada ayaa la keenay, balse subaxa (maanta) ayaanu dagaalka si rasmi ah usoo galaynaa waxaanan weerar ku soo qaadaynaa ciidanka Qaranka ee qabsaday Hagoogane”. Ilo wareedyada aanu xalay ka helnay jiida Buuhoodle iyo Hagoogane ayaa noo sheegay in dagaalkii cuslaa ee halkaasi ku dhex maray ciidanka Qaranka iyo maleeshiyadii soo weerartay oo isku gabal dhacsaday, ayaa la sheegay in jawi colaadeed oo abaabulan laga dareemayo deegaanadaasi, gaar ahaan magaalada Buuhoodle ayaa si weyn looga dareemay in gurmad dagaal oo ku wajahan jiida Hagoogane. Waxa kale oo wararku intaa ku darayaan in dhaawacyo iyo Maydad ka mid ah Maleeshiyada Buuhoodle ay kaga carareen goobta dagaalku ka dhacay, isla markaana ay xalay jiidaasi ka daabulayeen dhaawacyadii iyo Maydadkii ay ka yaaceen. Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani oo aanu xalay khadka Telefoonka kula xidhiidhnay ayaa ka gaabsaday inuu wax faahfaahin ah ka bixiyo dagaalkaasi dhacay, sidoo kale mar aanu isku daynay in aanu khadka Telefoonka kula xidhiidhno Wasiirka Gaashaan dhiga Axmed Xaaji Cali Cadami ayaanay noo suurto galin in aanu ku helno khadka Telefoonka. -
16 killed in shootout between Somali army, police Monday, January 31, 2011 MOGADISHU, Somalia (AP) — Fighting between Somali government troops and police killed 16 people in Somalia's capital on Monday, witnesses said, underscoring the weak U.N.-backed government's inability to control its armed forces. The fighting began when police executed a plainclothes soldier they suspected of being an Islamist insurgent, police officer Ahmed Nur said. The soldier's colleagues arrived at the scene of the shooting in Benadir market and began attacking the police, he said. An Associated Press reporter saw 16 bodies at Medina hospital in Mogadishu. Some of the victims were wearing uniforms. Three of the victims were women. Hospital director Mohamed Yusuf said 30 people were wounded. Cleaners tried to mop up blood from the floor as women screamed outside the hospital. Hundreds of people gathered by the gates, seeking their wounded or dead. "My husband was killed," wept Hasno Ali. "He was just a businessman." The killings underscore the lack of discipline and command of Somalia's armed forces after 20 years of civil war. There have been several shoot-outs between police and soldiers in recent years and analysts say the Somali armed forces are more like a collection of militiamen than a well-trained, disciplined national force. Desertion over lack of pay has been a major problem, impeding the government's ability to fight an al-Qaida linked Islamist insurgency. Islamist suicide bombers have worn military uniforms before in some of its attacks — a common tactic in conflicts throughout the world — one reason why the police may have been overly suspicious. Currently international donors led by Italy and the U.S. are supposed to pay around 8,000 Somali soldiers. An EU-led program is halfway through training 2,000 Somali government troops but trainers say one of the biggest problems they faced has been the lack of midlevel junior officers whose duty it is to impose discipline and ensure orders are carried out.
-
Dad ka badan Toban qof oo ku dhintay rasaas ka fakatay mid gaadiidka dagaalka ee DKMG ah iyo xiisad taagan Isniin, 31 Janaayo, 2011 (HOL) – Ugu yaraan 12-qof, oo isugu jira shacab iyo askar ayaa ku dhintay rasaas la sheegay inay ka fakatay mid ka mid ah gaadiidka dagaalka ee ciidanka DKMG ah, kaasoo taagnaa iridka hore ee isbitaalka Banaadir. Waxaana rasaastaas ku dhaawacmay 25-qof oo kalena. Gaariga ay rasaastu ka fakatay, ayaa la sheegay inuu saarnaa gaandharigii, iyadoo tani ay timid kaddib markii ciidammo la socday mid ka mid ah wasiirrada DKMG ah ay toogteen nin xirnaa dharka shibilka oo ay bastoolad ku arkeen, kaasoo markii dambe la sheegay inuu ka tirsanaa askarta dowladda ee ku sugan ex-koontarool Afgooye. "Rasaastu intii aysan dhicin, waxaa goobta ka taagnayd xiisad ka dhalatay askari si kama' ah loo dilay, waxaana mar qura la maqlay rasaas ka dhacaysa qoriga Zuu-ga loo yaqaan ee lidka diyaaradaha, dad badan ayaana goobta ku dhintay," ayuu yiri wariye ka tirsan idaacadda Codka Nabadda ee Muqdisho oo goobta tagay. Wariye Ducaysae, oo la hadlay HOL ayaa sheegay in dadka dhintay ay ku jireen askartii gaariga rasaastu ka dhacday la socday, waxaa kaloo dadka dhintay ku jiray, askari waardiye ka ah isbitaalka iyo laba gabadhood oo kalkaaliyeyaal ka ahaa isbitaalka Banaadir iyo shacab halkaas ganacsi ku haystay. "Xiisad ayaa taagan," ayuu yiri mid ka mid ah goobjoogayaal ay saxaafaddu kula kulantay isbitaalka hortiisa. "Maydadka qaarkood waa googo'een, dhaawacyadana waxaa la dhigay loo qaaday isbitaal, dhaawacyada qaarkood waa kuwo halis ah." Illinka hore ee isbitaalka, ayaa waxaa yaalla cadad ka go'ay dadkii rasaasta ku dhintay, iyadoo dhiig badanna uu daadsan yahay, waxaana falkaan ay dadku ku tilmaameen mid naxdin ah. Goobjoogayaal, ayaa sheegaya in baqdin laga qabo in xiisadda taagan, ay dhaliso gacan ka hadal dhexmara ciidammada DKMG ah ee Soomaaliya, kuwaasoo isku maandhaafsan dilka askarigii sida kama' ah loo dilay.
-
What are they demonstrating about it probably has something to do with the drought in the region tell them the mayor of laascaanood is doing all he can to ease the drought situation in the region he is right now in western sool oog.
-
War-Saxaafadeed: Madaweyne Siilaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Wefti Uu Horkacayo Wasiirka Iskaashiga Iyo Xidhiidhka Caalamiga Ah Ee Dawladda Ingiriiska. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood uu horkacayo Wasiirka Iskaashiga iyo Xidhidhka Caalamiga ah ee DawladaIngiriiska MR. ANDREW MITCHELL. Kulanka Weftigan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noocisa ah oo ay Dawlada Ingiriiska iyo Dawlada Somaliland wada yeeshaan waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ugu jirto Qaran ku dhisan Dimuquraadiyad, cadaalad iyo Maamul wanaag. Madaxwweynuhu waxa uu Weftiga Warbixin muqleh ka siiyey sida ay Somaliland wax u qabsatay, Dhinacyada Dhaqaalaha, Nabad-gelyada iyo Dawlad-nimada waxaanu sheegay in ay Somaliland Beesha Caalamka Ka dalbanayso in la Aqoonsado oo ay ka mid noqoto Qaramada Caalamka, Isla markaana ay Buuxisay Shuruudihii oo Dhan. Geesta kalena Madaxweynuhu waxa uu Weftiga uu si wayn uga mahad-naqay Niyad Samida ay Dawlada ingiriisku u muujisay Somaliland iyo Booqashada ay ku yimadeen Dalka Somaliland. Dhinaca Weftiga waxa u hadlay Wasiirka Dawlada Ingiriiska waxaanu Somaliland ku Amaanay Xidhiidhka iyo Wadda Shaqaynta ka Dhaxaysa Labada Dawladood ee Somaliland iyo Dawlada Ingiriiska oo ay ka mid yihiin: 1. Dhinacayada Nabad-gelyada Iskaashiga Dhanka, Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, Adeegyada Asasiga ah ee Bulshada iyo Ka hortaga Afooyinka Abaaraha. 2. Wasiirku Waxa uu Shirka kaga Dhawaaqay inay Go’aansatay Dawlada Ingiriisku in ay laban-laabayso Mucaawimada ay Dawlada Ingiriisku ku caawin jirtay Somaliland. 3. Waxa kale oo uu Wasiirku Cadeeyey in Halkii Berigiii hore ay Dawlada Somalailnd ay ka heli jirtay 40% Gar-gaarka loogu Tallo-galay Somaliland iyo Somaliya in loo bedelay Inay Somaliland Hesho 62% Kaalmada Dhaqaale ee ay Dawlada Ingiriisku Somalialnd iyo Somaliya Siiso. 4. Waxa kale oo ay Dawlada ingiriisku Cadaysay in ay Somaliland u samaynayso Sanduuq Dhaqaale oo lagu Shubo qaar ka mida Lacagta Gar-gaarka oo ay Dawlada somaliland iyo Dawlada ingiriisku Si wada jira u maamulaan. Kulankan oo Qiimo wayn ugu fadhiya Somaliland waxa ay xukuumadu weftiga u soo bandhigtay Qorsheheeda dhinacyada Dhaqaalaha, Nabad-gelyada, Cadaalada, Horu-marinta, Waxbarashada iyo Caafimaadka iyo Tayeynta Shirkadaha Gaarka loo leeyahay iyo Meelaha uu Qorshahani uu Gacan qabashada uga baahan yahay. Wasiirka Xidhidhka Caalamiga ah ee Ingiriiska ayaa isaguna Madaxweynaha iyo Xukuumada Somaliland-ba uga mahad naqay soo dhawaynta iyo warbixinta ay ka siiyeen Dalka Somaliland. Ugu Danbayn Wasiirku waxa uu ku bogaadiyey Somaliland Isbedelada Muuqda ee Dhinacyada Siyaasada, Nabad gel-yada Waxbarashada iyo Caafiamadka, waxaanu ku nuux-nuuxsaday inay ka Go’an tahay Dawlada Ingiriiska inay Garab Joogsato Deddaalka ay Shacabka iyo Xukuumada Somaliland ay kuwada Jiraan sidii ay u noqon lahayeen Dal la aqoonsan yahay oo ka Mida Caalamka. Dhinaca Xukuumada Somaliland waxa Madaxweynaha kulanka ku Wehelinaayey Wasiirka Arrimaha Debeda, Wasiirka Qarshaynta Qaranka, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Maaliyada,.
-
Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Kulan La Yeeshay Wasiirka Khaarajiga Finland January 30th, 2011 Comments Off Addisababa(Somaliland.Org)-Wasiirka arrimaha dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo uu weheliyo wakiilka Somaliland ee dalka Itoobiya Mr Aaden Nuux Dhuule ayaa kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibada dalka Finland, waxaanu wasiirada uga xog-waramay xaaladaha Somaliland ee dhinacyada horumarka, dimuqraadiyadda, doorashooyinkii dalka dhacay sanadkii hore iyo horumarka ay Somaliland ka gaadhay nabadgalyada, isaga oo sharaxaad ka bixiyay dadaalka Somaliland ugu jirto inay beesha caalamka ka hesho aqoonsi caalami ah si ay uga mid noqoto wadamada la aqoonsan yahay ee dunida. Sidaasna waxa lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay wasaarada Arrimaha dibada, kaasi oo u qornaa sidan:- “Wasiirka arrimaha dibada dalka Finland oo iyaddu shirka midowga Afrika uga soo qayb-gashay inay goob-joog uga ahaato midowga Yurub, ayaa dhinaceeda balan qaaday inay dalkeedu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Somaliland oo ay tilmaantay inay ka war-hayaan dhacdooyinka yaabka leh ee ay ku soo kordhisay qaarada Afrika, gaar ahaan gobolka Geeska Afrika. Sidoo kale, wasiirka khaariga Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxa uu kulamo la qaatay wasiiro-arimo dibadeedyada Itoobiya iyo Koonfurta Suudaan, waxaanu kala hadlay arimo khuseeya qadiyadda madax-banaanida Somaliland, isaga oo wasiirku masuuliyiinta ku qanciyey in Somaliland marayso xili aan beesha caalamku indhaha ka qarsin Karin horumarka samaysay, sidaas daraadeedna loo baahan yahay in beesha caalamku il gaar ah ku eegto. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, waxa uu sidoo kale la kulmay wakiilka xoghayaha qaramada midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somaliya Dr Augstine Mahiga, waxaana uu kala hadlay arimo door ah oo dan ah qadiyadda ictiraafka raadinta Somaliland, waxaanu u sheegay wakiilka xoghayaha qaramada midoobay ee Somaliland iyo Soomaliya in wakhtigan Somaliland mareyso meel mudan in beesha caalamku ku ictiraaftu, isaga oo ku hoga tusaaleeyay dalka koonfurta Suudaan ee hadda ka go’aya dal-waynaha Suudaan, taasina ay waddo u furayso wadamada niyadda ku haya inay Somaliland ictiraaf siiyaan. Ugu dambayn, wararka aanu ka helayno shir-waynaha midowga Afrika ee ka socda Magaalada Addis-ababa ayaa sheegaya in wasiirka khaarajiga Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar uu warbixin dheer oo ka hadlaysa xaalada Somaliland iyo ujeedooyinka ay ictiraafka u doonaysa u gudbiyey shirka midowga Afrika, iyadda oo la sheegay in wargeysyada waaweyn ee ka soo baxa Addis-ababa-na ay si xeel dheer uga warameen war-bixinta wasiirku gudbiyey.”
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dagaalkii Ugu Dhimashada Badnaa Oo Galabta Ka Dhacay Deegaanka Kalshaalle January 30th, 2011 Comments Off Tirada Maxaabiista Laga Qabtay Malleeshiyada Buuhoodle Kalshaalle(Somaliland.Org)- Dagaal sababay khasaare balaadhan oo isugu jiray dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay deegaanka Kalshaalle ee u dhaxeeya degmooyinka Qori lugud iyo Buuhoodle, kadib markii ay rasaas Is weydaarsadeen laba sahan oo ka kala socday labadii maleeshiyo beeleed ee hore ay iska hor imaadyadu ugu dhex mareen deegaankaasi. Maleeshiyo beeleedka ka socday Buuhoodle, ayaa Gaadhi ay saarnaayeen labada sarkaal ee ugu sareeya ciidanka Qaranka ee ku kala dhex jiray beelahaasi ku riday Qoriga Sabanka , in kasta oo la sheegay inaanay khasaare soo gaadhin saraakiishaasi, waxaana sidaasi ku bilaabmay dagaal qadhaadh oo dhex maray ciidamada qaranka iyo maleeshiyadii Beesha Buuhoodle waxaana halkaasi ka dhacay dagaal qadhaadh oo la isku gabal dhacsaday. Siday sheegeen wararka ka imanaya deegaankaasi, waxa dhinaca Buuhoodle ka dhintay 4 qof, halka 18 kalena la sheegay in maxaabiis ahaan loo qabtay, hase yeeshee waxa warku intaasi ku darayaa in khasaaruhu intaasi ka badan yahay. Sidoo kale, sarkaal ka tirsan Ciidamada qaranka oo ka gaabsaday in magaciisa la shaaciyo ayaa Idaacada BBC-da u sheegay in dhinacooda uu dagaalkaasi kaga dhinteen laba askari halka mid kalena ka dhaawacmay. Sarkaalkaasi wuxuu intaasi ku daray in Ciidanka Qaranku ay qabsadeen meel la yidhaahdo Hagoogane oo uu tilmaamay inay saldhig u ahayd Maleeshiyada soo duushay.Labada dhinacba waxay isku tuurtuureen cida weerarka soo qaaday. Deegaanka Kalshaalle oo ay isku hayaan laba beelood oo ka soo kala jeeda deegaanada Buuhoodle iyo Qori Lugud ayaa salka ku haya muran dhul, waxaan hirgelin go’aamo xeer beegti madax banaani ay ka soo saareen xiisada iyo Colaadda ka taagnayd deegaankaasi. Dagaalkan ayaa ku soo beegmay iyadoo horaantii bishan uu Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu qoraal uu soo saaray ku sheegay in deegaankaasi yahay soone ciidan isla markaana ugu baaqay labada dhinacba inay joojiyaan Barkadaha ay halkaasi ka qoteen wixii kharash ka galayna ay xukuumaddu bixin doonto. -
Yeah but you can't compare the two,, President rayaale was not on a mandate by the international community he was elected by his own people and elected out of office by his own people. he inherited a full functioning state from the late president Maxamamd xaji ibrahim cigaal with absolute control over it's territory So let's not compare the two situations you want a government created in Djibouti by the international community to defeat a well armed and organized Militant Group with the help of foreign mercenaries. The situation is hopeless if we look at the TFG they don't have control over the country not even in the so called capital city ,not even limited control ,,they are even losing allies the (pirates) from the north so awoow i know you want this paper government to work but is unlikely to happen in your life time.
-
who made it legal the international community who created it the internatonal community that's why it will never be effective in ruling the country because its a foreign made puppet government and ofcourse it has a mandate.
-
Djibouti government deports Somali Ethiopians back to Ethiopia.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
23/11/02 (B173 ) Hommage à Abdo Hamargod par Fouroun. Feu Abdo hamargod, l'un des génies de la culture djiboutienne, était un homme de théâtre, comédien, acteur, et doué dans tous les registres. Abdo exprimait avec passion l'originalité de ses oeuvres, tant par la profondeur que par la connaissance de la culture djiboutienne. L'ampleur de ses chef-d'oeuvre d'intelligence et d'esprit ne cesse de fasciner des générations. Militant de l'indépendance, il a été inquièté plusieurs fois, pour avoir attaqué le système colonial. Après l'indépendance Abdo, comme ce fut le cas de plusieurs artistes, a été condamné à la misère et au chômage. Cela ne l'inquiétait guère, car Abdo, enfant du pays, bon vivant, et joyeux comme un morceau de vie, nous faisait rire et nous rendait triste et amoureux. Djibouti souffrait d'une crise d'identité et particulier sa jeunesse : Abdo savait saisir l'identité djiboutienne et la conscience africaine (dans sa chanson "qarnii" il disait "qarni walibaa dhaqankisaa waa waa inuu ku dhaartaa"). Au début des années 90, son devoir d'artiste appelle Abdo à présenter un film pour éduquer les Djiboutiens sur le Sida. Il jouait un personnage typique djiboutien atteint de cette maladie. Cependant, et tout à fait par hasard, Abdo, qui souffrait du diabète, est tombé malade quelques jours après cette projection. Très rapidement, il a perdu du poids. Aussitôt des rumeurs, sans fondements, se sont propagées partout dans le pays, affirmant qu'Abdo était atteint du sida. En réalité, Abdo était diabétique. Face à cela, face à ce malheur, face à cet abandon et à cette ignorance, il a du lutter. En effet il lui était même difficile de prendre un bus. Tous le regardaient comme un sidaïque et personne ne voulait plus l'approche. Abdo est mort malheureux et triste quelques années plus tard. Il a succombé non au Sida mais au diabète. Bref, la dénonciation et la colère ne suffisent pas à décrire le comportement de la société djiboutienne envers ce génie. Avant la pandémie actuelle du Sida à Djibouti, Abdo avait voulu nous prévenir de ce mal dont le pays allait affreusement souffrir. On a ignoré ses conseil qu'il nous donnait. Coupables de silence et d'ignorance, le peuple djiboutien a réservé un triste sort au génie ABDO HAMARGOG. Comme Abdo chantait lui même, je vous laisse avec ses propres paroles "ha igu digan wallaley, hadu ruuxu danyaroo yahay dadka lagama saaree" . Que Dieu lui accorde les clefs du paradis. -
Ururka LDDH ayaa bayaankiisa ku sheegay in safiirka cusub ee Itobiya ee yimid dalka Jabuuti uu ka dambeeyay falkan qabqabashada ah iyadoo sida uu sheegay ururkan ay Booliska Jabuuti oy wehliyaan sirdoonka Itobiya ay amin habeenima ah dagaal ku qaadeen meelaha ay dagan yihiin dadka O'gadenya ka yimid iyo masaajidka loo yaqaano Jeberti ee xaafadda 5aad. Wuxuu ururkan xuquuqda aadanaha u dooda sheegay in tobankii maalmood ee la soo dhaafay la ururiyay dad gaaraya dhowr boqol oo qof oo haween, caruur iyo dad waayeel ah ay ku jiraan oo iyagoo hurda guryahooda loogu dhacay lana soo qafaalay oo inta baabuur lagu guray loo sii qaaday dalka Itobiya. Wuxuu ururka LDDH ee xuquuqul Insaanka Jabuuti u dooda weydiinayaa; Imisa qof ayaa la dilay dadkii la qafaalay markii ay cagaha dhigeen dhulka ay Itobiya gumaysato? Wuxuu kaloo ururka sheegay in dad badan oo Oroma ahna sidoo kale loo qafaalay. Wuxuu ururka LDDH ku tilmaamay in falka noocan ah ay dadka xasuusinayso habkii waxashnimada ahaa ee ciidankii Nazi-ga ee loo yaqiinay Gestapo ay dadka u xasuuqi jireen (These deportations remind us the barbaric acts of the Gestapo.) Ururka (Djiboutian League of the Human rights (LDDH) wuxuu aad u cambaareeyay falkan, wuxuuna sheegay inuu ishortaagayo fal-dambiyeedkan lagula dhaqmayo dadka S. og'adenya ee la dagaalamaya ciidamada gumaysiga Itobiya oy caawinayaan maleesiyaad baaga ka qaata jabuuti siduu hadalka u dhigay ururka LDDH. Wuxuu ururka LDDH ka codsanayaa Haya'dda Qaxootiga ee UNHCR iyo Urarada Caalamiga ah ee Xuquuqda Aadanaha u dooda inay cambaareeyaan falkan lagula kacay boqolaalka Somalida O'gadenya ah ee ka soo cararay gumaysiga Itobiya ee qaxootinimada u joogay dalka Jabuuti. (The Djiboutian League of the Human rights (LDDH) issues a pressing appeal to the High-Commissioner for Refugees as well as to the international of Human Rights organizations so that they condemn these unbearable acts of deportation which concern hundreds of persons, either refugees, or persons who fled the drought which beat down in the occupied O'gaden.) Wuxuu ururka LDDH ka codsanayaa xoogagga gobanimadoonka og'danya inay ururada caalamka gaarsiiyaan in dadka la xasuuqay een weli la dhiibin aan loo gacan galin cadawgooda. Jean-Paul NOEL ABDI Vice-president of the IUHR in charge of the Horn of Africa (IUHR-Inter African Union of Human Rights)
-
As Southern Sudan, Somaliland deserves AU's recognition
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina;691564 wrote: "No Aqoonsi" for you! Somalina 20 sannad aqoonsi haysatey maxaad ku qabatay -
Written by Abdulaziz Al-Mutairi Jan 30, 2011 at 06:29 AM The African Union (AU) chief told AP the organization intends to be the first to recognize Southern Sudan as a new state should the result of its referendum be secession. Malawi's President Bingu wa Mutharika made the statement on 26th Jan 2011 after meeting Southern Sudan's Leader Salva Kiir. Mutharika currently holds the rotating chairmanship of the 53-member African Union. "Sudan will be on the agenda when the AU holds a regular AU meeting later this month" He concluded (AP). After 21-years of civil war against Arab compatriots, the early results show strong support for secession. The final and official result will be announced on early February 2011. The referendum was part of peace deal signed 2005 between the late leader of Southern Sudan Dr. John Garn and Sudan's Arab led government in Khartoum. This statement is showcasing the AU’s support to secession even before the official result announced. It seems the AU recognized South Sudan without agreed constitution, and no official name for the new government. No defined territory and population. What is puzzling is why the AU and other international organizations like UN are giving a blind eye to the question of independence by Somaliland?! The world recognized southern Sudan government and Khartoum had no option but to accept. It is very normal that independence and secession could come from outside like East Timor, Yugoslavia, Bangladesh. All these countries won independence with outside intervention and local authorities were forced to accept. This invalidates AU's argument asking Somaliland to negotiate with the shaky and powerless government in Mogadishu over its independence. Somaliland has elected government and parliament and controls every inch of its colonial border (British Somaliland), unlike transitional government in Mogadishu that controls less than two percent of the capital. Somaliland has world-standard, modern and democratic nation; it hosted free and fair elections; it has army that obeys international military regulations; police with excellent human rights record; currency that is circulated in many parts of East Africa; flag that flies in many countries; national anthem; finally it has elected parliament and government. In 2010, the Somaliland opposition won presidential election and there was peaceful, civilized and democratic power transfer, unlike many African countries where dictators hang on the power like Ivory Coast and Kenya. Today’s Opposition Leader and Former President Dahir Riyale Kahn handed over the leadership to the Former Opposition Leader and today’s President Mohamed Ahmed Siilanyo – The power-transfer ceremony was rare seen in Africa. UN's charters that define nations say "A sovereign state is a state with a defined territory on which it exercises internal and external sovereignty, a permanent population, a government, independence from other states and powers, and the capacity to enter into relations with other sovereign states". Somaliland fulfills all these conditions and more like democracy, free-fair elections, good governance and excellent human Rights record, in addition to freedom of expression. Again, Somaliland’s case does not underestimate the right of self-determination of the people of Southern Sudanese, instead the government of Somaliland was first to vow recognizing the new government out of Southern Sudan despite its unrecognized status. Both people of Somaliland and Southern Sudan suffered under brutal and merciless regimes for decades; both people faced discrimination on different bases; thousands of both people were murdered in addition to genocide and ethnic-cleansing by the regimes in Mogadishu and Khartoum. Somaliland and Southern Sudan emerged after years of freedom armed struggle, they forced the occupying regimes to leave or negotiate peacefully. In Somaliland, regime was overthrown by force and Southern Sudanese forced Al-Bashir regime to negotiate and accept their demands. In brief, Somaliland was an independent nation for five days before the disastrous unity with Italian Somalia on 1st July 1960. Somaliland had designated Prime Minister and Cabinet before the unity. The crawling unity continued until 18th May 1991, at the rebirth of Somaliland. After 50 years, AU is not considering the freedom voice from Somaliland while it is offering unconditionally support to the new state in Southern Sudan that has no colonial border and defined population, which conflicts with African Union´s charter on the territorial integrity. Interestingly, the strong diplomacy of Southern Sudanese and western backing forced AU and its leaders to accept Southern Sudan without considering the AU’s regulations that preserves the integrity of the colonial borders African nations inherited from European colonizers. In contradiction, AU is waving conditions in accepting Somaliland as independent nation, which has a defined territory with bounders and inherited from the former British Somaliland; Somaliland has permanent population of 3.5 million. It controls its territory; it has bilateral diplomatic and security relations with neighboring countries; Somaliland Passport is been used in Ethiopia, Kenya and Djibouti. Somaliland President uses local passport while traveling to Europe and USA. It was USA Former President Bill Clinton administration who started campaigning for southern Sudan, which built up pressure on Khartoum regime and forced the AU leaders to accept the new nation. Until today, former foreign secretary Madeleine Albright is leading the campaign that freed Southern Sudan. There are other USA famous figures including Congressmen and VIPs. Most probably there are different interest behind such USA support including the oil in the region. It is very sure, that southern Sudanese without USA and western support could have face difficulties and conditions in achieving their dream of self-determination. In such situations of AU’s failure, all members including Somaliland are forced to seek outside support to convince AU leaders, who cannot decide for their own destiny. Somaliland unambiguously fulfills all the condition for statehood as per AU charter but without western backing. Somaliland has more territory and a bigger population than at least a dozen other African states, we point out. Recognition will not "open Pandora's box in Africa". Neither will it set a precedent that has been done already in East Timor and Kosovo. "The international community is focused on Somalia, it is okay. We are saying, 'Keep doing what you're doing in Mogadishu, but for goodness sake help those who help themselves: Somaliland'." Congratulations to the Southern Sudanese: The African Union (AU) Observers have certified South Sudan’s secession vote "free, fair, credible and a true reflection of the democratically-expressed will of the South Sudanese voters." In its preliminary statement on the conduct of the vote, which could lead to the creation of Africa’s newest country and pave the way for the independence for Somaliland, the AU said the referendum was conducted in a safe and peaceful environment.
-
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Dagaalkii Kalshaale oo istaagy iyo khasaaraha ka dhashay. Sunday, 30 January 2011 Burco(Togdhnews)-Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa galabta ka dhacay degaanka kalshaale,ee u dhaxeeya degmada Buuhoodle iyo Qorulugud, kaasoo la sheegay in u dhexmaray ciidanka Qaranka Somaliland iyo Maleeshiyo beeleed ka soo jeeda degaanka Buuhoodle. Dagaalkan oo istaagay makhribkii caawa ayaa ,Saraakiil ka tirsan ciidanka qaranka jiida hore u sheegeen TogdheerNews, in ciidanka Qaranka somaliland ay kaga dhinteen laba askari halka laba kalena ay kaga dhaawacmeen,Islamrkaana ay ku qabteen afar ka mid maleeshiyo beeleedkii dagaalku dhexmaray,dhinaca wararka laga helayo dhinaca Buhoodle ayaa sheegaya in dhimasho iyo dhaawacba ay jiraan dhinacooda balse lama oga tirada dhabta ah,iyadoo wararka qaarkood sheegayo in dhaawac badan la gaadhsiiyay Cisbitaalka Buhoodle,iyo dhimasho ilaa far qofa. Ilaa hada ma jiraan masuuliyiin ka tirsan xukuumada somaliland oo ka hadashay dgaalkan ka dhacay degaankaasi kalshaale. Wararka dgaalkan oo faahfaahsan dib ayaan idinkala socodsiin -
Somaliland army Closing into Buhoodle rebels confused.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
war deg deg ah dagaalki deeganka hagoogane oo is taagay iyo ciidanka qaranka oo hada gacanta ku haya deeganadii lagu dagaalamay iyo khaasaraha ila hada la ogyahay wararka isa soo taray ayaa sheegeya inay dagaaladi galabta ku dhexmaray cidanka qaranka somaliland iyo jabhada ssc ay haatan istageen wararka aya intaasi ku daraya in ciidanka Somaliland eeh ku sugan deenada hagoogane uu khasaara dhankooda soo gaadhay u haya 2 askari oo dhimasho ah iyo halka askari oo dhawac ah inkasto anay jirin warar xaqiiqo ah eeh la xidhidha khasaara dhabta ah eeeh ka jirta. Dhanka kalena jabhada qabilka ssc oo lagaga gacan sareeye dagaaladi galabta ka dhacay deeganka hagoogane ayaa lagu so waramaya inay dhimashadu gaadhay 5 askari halka dhawacu ila iyo hada so gaaadhay magaalada Buhoodle lay xaqiijiyey 2 askari Dgaaalka ayaa gabi ahaanba istaagay wixi ka dambeyey salaadii cishaha eeh cawa waxana wararku sheegeya inay jiraan khasaara inaaasi ka sii badan oo ka dhashay dagaalki galabta ka dhacay deegaanka hagoogane qaar ka mid ah saraakisha ciidanka qaranka oo ku waramay shabakada wararka eeh caynabo aya xaqiijiye inay la wareegen goobo saldhigyo horey ugu ahaan jiray kooxda jabhada ssc kuwasi oo ay maanta ku gacan sareyeen Inkasto oo uu sarkaalkuii xaqiijiyey khasaara badan oo ay gaashsiyeen ciidamada jabhada ssc ayaa waxanu sheegin tirada dhimashada ah eeh so gaadhay ciidamada qaranka Somaliland walow uu ii xaqjiiye inay jiro hal askari waxan warar sheegeyn inay dhimashado kooxda ssc lagu so waramaya inay intaas ka badanyahay dhanka kalen dooxada xargaga ayaa lagu so waramaya inuu saaka halkaasi iska hor imaad ku dhexmaray laba beelood oo waalaalo ah sla markaana wado dege deegaankaasi wararka aanu ka heleyno ayaa sheegeya inay khasara dhawacyo kale gaadhay laakin anay wax dhimasho aanse ay jirin. -
Ssc rebel leader xaglatoosiye buys a new Villa in the UAE
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A khadar i don't know how he got the money but it's obviously the money you and the Clan jabhad diaspora supporters send back home this what he does with the money. You should contact him here is the source http://www.radiolaascaanood1.com/page_view.php?articleid=3909 -
Wadanka Imaaraadka Carabta oo la Sheegay inay Martiqaad u Fidiyeen Madaxweynaha Somaliland Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Somaliland oo ka Xogwaray Natiijadda Socdaal uu ku Joogo Dalka Imaaraadka Carabta Dubai (Jam)- Wasiirka macdanta iyo biyaha Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa ka xogwaray socdaal oo muddooyinkii u dambeeyey ku joogay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta iyo kulamo kala duwan oo uu la yeeshay masuuliyiin ka tirsan Imaaraadka, iyada oo la sheegay in dalka Imaaraadku martiqaad u fidiyey madaxweyne Siilaanyo. Wasiirka macdanta iyo biyaha oo 27 jsnusry 2011 magaaladda Dubai kulan kula yeeshay jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan wadanka Imaaraatka Carabta, ayaa ka hadlay hawlihii uga qabsoomay intii u safarka ku joogay wadanka Imaaraadka, wuxuu warbixin kooban ka bixiyey wixii uga qabsoomay safarkiisii. Md. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa sida lagu baahiyey shabakada wararka ee Ramaasnews, wuxuu sheegay in uu kulamo la yeeshay Shuyuukh iyo masuuliyiin badan oo ka tirsan Dawladda Isutaga Imaaraadka Carabta oo ay ka mid ahaayeen hay'adaha gargaarka sida: Bisha Cas ee Imaaraatka iyo Hay'adda Skeikh Khalifa ee Samafalka iyo kuwo kaleba. Waxa uu wasiirku u sharxay masuuliyaanta Imaaraatka abaaraha iyo biyo la'aanta ka taagan Somaliland, isaga oo adeegsanaya warbixino cilmiyeysan oo qeexaya xaalada abaaraha. Waxaa kale oo uu usoo bandhigay wasiirku masuuliintaas fursadaha ganacsiga iyo maalgashiga ee ka jira soomaaliland. Xukuumada Imaaraadku waxa ay ka aqbashay wasiirka, in loo fidiyo marti qaad rasmi ah Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, iyada oo sida la filayo wasiirka macdanta iyo biyuhu dalka dib ugu soo laaban doono maalinta Isniinta. Booqashadan wasiirka ayaa ahayd mid ay Jaaliyada Reer Somaliland aad ugu diirsatay, marka la eego guulaha ka soo hoyday socdaalkiisa, iyada oo ay u arkaan guulweyn oo u soo hoyatay Somaliland. Marka la eego maqaamka sare ee lagu qaabilay wasiirka, taas oo muujinaysa sida ay dawlada Imaaraadku u danaynayso arimaha Somaliland iyo xidhiidh dhex mara labada wadan ee walaalaha ah.
-
Ssc rebel leader xaglatoosiye buys a new Villa in the UAE
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Who is talking about elders this is xaglatoosiye the ssc clanish jabhad leader accused of buying mansions in UAE by his own kin this is from radiolaascaanood. Not Somalilandpress ,, i did not knew this is what he does with the diaspora money the ssc diaspora sends to buy arsenal of waponary for the clanish jabhad cause. -
Somaliland to Register Refugees From Somalia in Sool
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
waxad doontiid dhe awoow they are still refugees and that status will stay the same. wa sharci dalka u yaal;) -
Dubai ( Radiolaascaanood )---Xaglatoosiye Guri Qasri ah Ka Iibsaday Cajmaan / Emaaraadka iyo Taageerayaasha SSC oo Kacadhooday Dubai ( Radiolaascaanood )---Taageerayaasha Jabhadda SSC ee ku dhaqan Dalka Imaaraadka ayaa ku eedeeyay Hogaamiyahooda Suleymaan Xaglatoosiye inuu lunsaday dhaqaalahii Ururka,kadib markii ay cadaatay inuu guri qasri ah ka iibsaday magaalada Cajman ee Mandaqidda Imaaaraadka. Lacagta uu guriga ku iibsaday ayaa la xaqiijiyay inay tahay lacaga qaaraan ah oo loogu tala-galay in deegaamada SSC looga xoreeyo Ciidamada Somaliland iyo kuwa Xaabsade ee is-gaashaan-buureystay. Shacabka SSC ee ku dhaqan Magaalada Abu-Dhabi iyo Dubai ayaa ka codsaday golaha-sare Ururka SSC inay baaritaan ku-sameeyaan xatooyada lagu sameeyay dhaqaalihii Ururka,waxayna oogu baaqeen Hogaamiyahooda inuu faah-faahin ka bixiyo halka uu ka keenay dhaqaalahaas tirada badan ee guriga Qasriga uu Magaalada Cajmaan ooga iibsaday. Xafiiska badweyn.com ee Dubai oo Xaglatoosiye kula kulmay Dukaanka Yaasiin Cirid-Yaambo iyo Caasho Geele hortiisa si aan wax ooga weydiino eedan loo soo jeediyay,ayaa dharbaaxo oogu jawaabay Suxufigii doonayey inuu wareysyto,isagoo ku dooday in Warsidaha badweyn.com ay bil ka hor soo bandhigeen,qiso isaga iyo Gabar ka tirsan taageerayaasha SSC ku dhex-martay (Hotel-Jubba iyo GoldStar)inta u dhexeysa,kadib markii Haweenay ka tirsan Jaaliyadda SSC oo dukaan dahable ah Dubai ku-heysto, ay kab la dhacday, iyadoo ka careysan siyaasada ma dhaleyska ah ee Hogaamiyaha SSC Mudane Xaglatoosye ayaa iminkadan ku-sugan Dalka Mareykanka,waxaana beenowday balanqaadkiisii ahaa inuu Mareykanka ku soo noqonayo isagoo xoreeyay dhamaan Dhulka Beesha ssc balse balanqaaadkiisii isagoo ka been-sheegay ceeb iyo fadeexadna ay ku dhacday ayuu Mareykanka ku guryo-noqday,waxaana la filayaa in iminka taageerayaasha SSC inay iska qaban-doonaan Kooxda Xaglatoosiye oo dhulka ku jiiday sumcadii SSC oo awalka gebi ka laalaaday. Taageerayaal badan oo dhaliila siyaasada SSC ayaa horey u sheegay inaan guul laga gaari-doonin inta Ururka ay Hogaaminayaan dhalinyaro ujeedadoodu tahay maalin-taajir oo doonaya inay sida Xaglasoosiye oo kale iibsadaan dhaqaalaha ay ka aruursadaan Ganacsatada iyo Qurbo-Joogta Jaaliyadda SSC isku sowada duub tagerayaal badan aya isku raacey in u weycan donaan maamulka maadxweyne kuxigeenka kayahe Gen, Cabdi Samad Cali Shire ey kutilmaameyn nin jecel hormarka ssc iyo degaanad a beesha degto isla markaana tageerinimadi kala noqdeyn Xaglatoosiye
-
Jawigii uu ku furmay Kalfadhigii 14aad ee Golaha Wakiilada iyo Guddomiyaha Golaha wakiilada oo ku dhawaaqay in uu xaal marin siinayo Xildhibanada golaha wakiilada. Hargeysa(Waaheen) Guddomiyaha Golaha wakiilada Somaliland C/raxman Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa maanta Qudbad Beerlaxawsi ah u jeediyey xildhibanada golaha wakiilada ah, Qudbadaas oo ahayd mid uu ku dajinayo Khilaafka ragaadiye Golaha wakiilada ee muddoyinkan danbe ka dhexe taagan labad qaybood ee golaha wakiiladu u kala qaybsamay, Balse waxaan Ajandaha Golaha wakiilada ee maanta loo qaybiyey Xildhibanada golaha wakiilada aan ku jirin Qodobkii kiciyey khilaafka wakhtigan ka jira golaha qodobkaas oo ahaa xeer hoosaadka Golaha wakiilada oo ay xildhibnada qaar mooshin hore ku soo dhigeen balse arintan ayaa noqonysa in uu khilaafkii sii jiitamo Hadaba hadal qoraalkii Fadhgii maanta ayaa u qornaa sidan Markaan dhegeystay dooda mudanyaasha ka soo jeediyey mooshinka wax ka bedelka iyo kaabista xeerhoosaadka Golaha Wakiilada Markaan dhegeystay Gudoomiye Ku-Xigeenka 1aad iyo 2aad ee Golaha Wakiilada JSL Markaan la tashaday lataliyayaasha sharci ee Golaha Markaan arkay in nuxurka khilaafka Golaha uu yahay soo dhigida xeer hoosaadka golaha si kaabis iyo wax ka bedel loogu sameeyo Markaan eegay qodobka 1aad, 9aad, 22aad iyo 37aad ee Xeerhoosaadka Golaha Markaan eegay Qodobka 45aad iyo 46aad ee dastuurka Markaan xogogaal u noqday in Gudida joogtada ah ee Golaha Wakiilada JSL qaateen aqoon korodhsiyo ( seminars) ku saabsan kaabista waxa ka bedelka xeerhoosaadka Golaha ( Standing Orders of the House) July 2009 , April 2010 iyo May 2010 kaas oo ay gacan ka siiyeen khubaro ka socotay baaralaamanada dalal aan saaxiib nahay iyo AWEPA si xeerhoosaadka Golaha looga dhigo mid la mid ah ka baaralamaanada kale . Markaan ogaaday in uu jiro nuqul (Darfta) xeerhoosaad oo laga sameeyey doodihii seminars-kaas . Markaan arkay in nuxurka mooshiinka mudanyaasha yahay kabiista iyo wax bedelka qodoboda xeerhoosaadka Markaan garawsaday inay mudan tahay in tixgelin iyo mudnaan la siiyo soojeedinta ( motion) ee mudanayaasha Markaan tixgeliyey in mudnaanta kowaad maanta leedahay xalinta jawharada khilaafka golaha oo ah in golaha la keeno dooda wax ka bedelka iyo kaabista Xeerhoosaadka Golaha Waxaan go,aamiyey 1. In aan raali geli iyo xaalka ka siiyo mudanyasha jooga iyo kuwa maqanba wixii gef ah ee ay ka tirsadeen xubnaha shirgudoonka mudadii khilaafku Golaha ka jiray. 2. In Golaha la hor keeno drafta wax ka bedelka iyo kaabista xeer hoosaadka Golaha wakiilada ee ay soo diyaariyeen khubaro ka socda baarlamaanda dalal aan saaxib nahay, AWEPA iyo Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo muddo dheer diyaarintiisa la waday si goluhu uga dooda . Draft-kani waad mid dhexdhexaad ah ( neutral) oo ayna diyaarintiisa raad ku lahayn shirgudoonka iyo mudanyaashu marka la reebo Gudidda Joogtada ah oo xeerhoosaadku siiyey soo jeedinta wax ka bedelka xeerhoosaadka. 3. In Gudida Joogtada ah ee Goluhu kalfadhiga furmaya 25.1.2011 warbixin ka siiyaan Goleweynaha Stage-ka uu marayo drafta kaabista iyo wax bedelka xeer Hoosaadka Golaha ee kor ku xusani. 4. In mudanyaashu la sugaan soo jeedimahooda ku saabsan wax ka bedelka, kaabista iyo wax ku kordhinta qodobka xeerhoosaadka marka ay bilaabanto dooda xeerka hoosaadku. 5. In mudanyaashu xaq u leeyihiin wax kasta uu ay u jideeyeen dastuurka iyo xeerhoosaadka Goluhu Waa Bilaahi Tawfiiq Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ( Cirro) Gudoomiyaha Golaha Wakiilada
-
Somalia Official Urges Somaliland to Help Stabilization of South
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Somalina laakin Somalia ma jirto dawlad ma laha TPLF ba Ethiopia dawlad u ahayd 1991 eritrea ka go 'oday. Cali naafto Xammar uun bu dagaal ka si bilaabay 1991 Mu caydiid la heshiyo inadeerki. , Sudaan cumar xassan al bashiir wa dawlad calan leh oo tagaan o jirta. Anagu cid anu la hadalno ma jirto ma Dawlada labada km banu la hadalna Mise kooxda go'odonka eeh mamuulka budhcad badeedka mise waxanu la hadalna qoloda qaticul dariqa eh alshabaab. Bal no sheeg. Mise hiiraan laand banu lahadalna mise greenland mise waax iyo waadi bal no sheeg awoow.