-
Content Count
29,976 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Godane's First Photo - Kismaayonews claim a scoop.
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Somalina lool.. Any how reer aw Muxummad godane were reer hargeysa so the Amiir his old man and his brother both live in hargeysa so it can be verified -
In the land of the blind, the one-eyed man is king.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
and the qiiro continues;) -
In the land of the blind, the one-eyed man is king.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
ma xiliyadi la qiiroon jiray ba la gaadhay;) -
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.lasanod.com/details.php?num=5340 -
Galkacyo,(Lasanod Online) Xoghayaha Gaashandhiga SSC, Yaasiin Cali Tamaad ayaa maanta maamul goboleedka Puntland Waxay ku xidheen Magaaladda Galkacyo dhinaca Maamulka Puntland.. xili uu ku sugnaa hotel uu ka deganaa. Waxaana uu ku jiray nasasho gaaban isaga oo u soo socday dhanka gobolka Cayn, gaar ahaan magaaladda buuhoodle oo xiligan ay ka jiraan abaabul dagaal oo ka dhan ah maamulka Somaliland. Sida Warar lagu kalsoonyahay ay sheegeen in ciidamo ka tirsan maamulka puntland oo laba tikniko ah siday ka kaxaysteen hotelkii uu ka deganaa magaaladda Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, mana jirto war ka soo baxay maamulka puntland oo la xidhiidha xadhiga Xoghayaha difaaca SSC. Maalmo ka hor bay ahayd markii uu xoghayaha difaaca SSC uu shir jaraaid ku qabtay magaaladda muqdisho oo todobaadadii ugu dambeeya ku sugnaa isaga oo xiligii uu shirka jaraaid qabanayay sheegay inay qorshaynayaan in si deg deg ah oga saari doonaan maamulka Somaliland iyo ciidamo beeleedka kusoo duulay kalshaale. Weli ma cadda in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska kaashadeen xadhiga xoghayaha difaaca SSC oo isaga hadda u waday bulshadda SSC hawlo baaxad weyn dhinaca ciidamada iyo difaaca.
-
Somalia's TFG government deputy Minister arrested in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somali govt minister apprehended in Somaliland: Official He is the first TFG minister to be captured in the breakaway republic of Somaliland. Source: (AHN) Reporter: Abdi Hajji Hussein Location: Hargeisa, Somaliland, Somalia Published: February 17, 2011 11:38 am EST Topics: Politics, Government, Public Officials, Crime, Law And Justice, Crime Authorities of the breakaway Somali republic of Somaliland on Thursday apprehended a minister from the transitional federal government after he unexpectedly landed at an airport in Hargeisa. Abdirashid Mohammed Ali, the deputy minister of public works and housing of Somalia's transitional federal government was seized as he was landed at Egal international airport in Hargeisa, the capital of Somaliland, according to Ilmi Roble Furre, Somaliland’s police chief. Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90034754?Somali%20govt%20minister%20apprehended%20in%20Somaliland%3A%20Official#ixzz1EEjoI9Pe -
Masuul ka Tirsan Xukuumada Shariif oo Xukuumada Soomaaliland Xabsiga Dhigtay. Thursday, 17 February 2011 Dawlada Somaliland ayaa maanta Xidhay Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud ee dawlada TFG-da ka dib markii laga qabtay Madarka caalamiga ah ee Cigaal Intenational isagoo diyaarad la socda, waxaana sida la sheegay lagu Xidhay Saldhiga Madaarka Hargeisa. Mana jirto ilaa hada wax wara oo ka soo baxay Xukuumada Somaliland oo la xidhiidha xadhiga masuulkaasi la xidhay, balse waxay wararku intaasi ku darayaan in Ninkan la xidhay oo hayb-ahaan ka soo jeedo Gobolka Togdheer. Masuulkan la Xidhay ee ka tirsan Dawlada Somaliya ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ay Xukuumadda Siilaanyo Xidho tan iyo intii ay Xukunka Dalka la wareegtay,iyada oo hore ay Madnuuc uga ahaayeen Somaliland, Masuuliyiinta Xilalkja ka haya dawalada Somaliya inay dalka soo galaan iyaga oo aan wax cafis ka haysan dawalada Somaliland .
-
Wasiir Ku Xigeenka Arr. Dibada Norway Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland February 17th, 2011 Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti culus oo ka socday dalka Norway oo uu Hoggaaminayay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada MR. ESPEN BARTH EIDE. Weftigaasi oo ka koobnaa lix xubnood waxay saaka ka soo degeen madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa waxaana iyagoo ammaankooda aad loo adkeeyay loo soo galbiyay dhinaca xarunta Madaxtooyada. Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa kulankii Madaxweynaha ay la yeesheen weftigaasi ka soo saaray war-murtiyeed u qornaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood uu horkacayo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada ee Dawlada Norway, MR. ESPEN BARTH EIDE. Kulanka Weftigan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noociisa ah oo ay Dawlada Norway iyo Dawlada Somaliland wada yeeshaan waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ugu jirto Qaran ku dhisan Dimuquraadiyad, cadaalad iyo Maamul wanaag. Madaxwweynuhu waxa uu weftiga Warbixin mug leh ka siiyey sida ay Somaliland wax u qabsatay, Dhinacyada Dhaqaalaha, Nabad-gelyada iyo Dawlad-nimada, Madaxwweynuhu waxa kale oo uu Weftiga uga waramay sooyaalkii taariikheed ee somaliland iyo Sidii uu ku yimid midawgii hore ee somaliya iyo siduu ku burburayba. Waxaanu sheegay Madaxweynuhu in ay Somaliland Beesha Caalamka Ka dalbanayso in la Aqoonsado oo ay ka mid noqoto Qaramada Caalamka, Isla markaana ay Buuxisay Shuruudihii oo Dhan. Geesta kalena Madaxweynuhu waxa uu Weftiga si wayn uga mahad-naqay Niyad Samida ay Dawlada Norway u muujisay Somaliland iyo Booqashada ay ku yimadeen Dalka Somaliland isaga oo Madaxweynuhu weftiga ku soo Dhaweeyey Dalka. Wasiirku xigeenka Arrimaha Debeda ee Dalka Norway MR. ESPEN BARTH EIDE wuxuu Dawlada Somaliland ku amaanay Sida Qiimaha Badan ee ay uga Shaqeeyeen Horumarka Dalka iyo Dimuquraadiyada isaga oo si gaara ugu Amaanay Bulshada Reer Somaliland Doorashadii Madaxtooyada ee ay ku muujiyeen Midnimadooda iyo sida ay ugu bisil yihiin in la Aqoonsado oo ay ka mid noqdaan Dawladaha Caalamka ka jira ee la aqoonsan yahay taasi oo uu sheegay in ay ka Norway ahaan Fiiro gaara u lahaayeen tadawarkii ay soo martay Somaliland ee Dhinacyada Dimuquraadiyada iyo dib u dhiska Dalka. Wuxuu ku Nuux nuuxsaday Wasiirku xigeenku sida ay Somalialnd uga Shaqaysay nabad gelyada ka jirta dalkeeda taasi oo uu tilmaamay inay deris latahay xasilooni daro ka jirta Somaliya Wasiirku Xigeenku waxa uu ka hadlay inay bulshada Caalamku isha ku hayso Budhcad badeeda isaga oo Somaliland-na ku amaanay Doorka ay ka Qaadato Budhcad badeeda kuna Dhiiri geliyey inay halkaa ka sii wado Dedaalkeeda. Ugu Danbayn Wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay inay Dawlada Norway Soo Dhawaynayso Horumarka ka socda Somaliland isla markaana kor u qaadi doonto Xidhiidhka iyo kaalmada ay ka gaysanayso Dhicineeda Dhinaca Xukuumada Somaliland waxa Madaxweynaha kulanka ku Wehelinaayey Wasiirka Duulista iyo Hawlada, Wasiirka Qarshaynta Qaranka, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta,. Dhinaca Weftiguna waxay ka koobnayeen. 1. Espen Barth Eide 2. Per Ludvig Magnus 3. Kjell Harald Dalen 4. Kjetil Elsebutangen 5. Rina Kristmoen 6. Geir A. Schei.” Dhinaca kale weftigan waxay la kulmeen shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland. waa weftigii ugu cuslaa ee ka socda dalka Norway ee socdaal ku yimaada Somaliland.
-
Alshabaab Leader Amiir abu subeyr sacks governor of banadir.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
in the meantime maxammad dhere wala xidhay:D -
Xukuumadda Oo Furtay Jeelkii Cusbaa Ee Hargeysa Iyo Khubadii Masuuliyiinta February 16th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray dhismaha cusub Jeelka Xafladii furitaanka jeelka weyn oo lagu qabtay xarunta Ha’yada shaqaalaha dawlada ee magaalada Hargeysa waxa kale oo ka soo qeyb galay wasiirrada cadaalada, Gaashaan dhiga, kalluumaysiga iyo Madaxda ciidanka Asluubta Somaliland. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa halkaasi ka hadlay ayaa waxa sheegay inay xukuumad ahaan ay wax weyn ka qaban doonaan xaalada xabsiyada oo ay maxaabiistu kala kulmaan dhibaatooyin badan oo aan xad lahayn, isaga oo sheegay in mustaqbalka uu heerka xuquuqul insaanka Somaliland la mid noqon doonaa wadamada horumaray.”Waaan ummadda reer Somaliland ugu bushaaraynaynaa in aad loo casriyeeyay loona qalabeeyay Jeelkii weynaa ee Hargeysa ee aynu furayno, isagoo leh dhammaan baahiyihii maxbuusku u baahnaa oo dhan ee ay leeyihiin jeelasha adduunka oo dhammi.” Md. Saylici wuxuu ammaanay fanaaniinta Ciidanka Asluubta oo xafladaasi ku soo bandhigay riwaayad aad loo jeclaystay oo ku saabsanayd waajibaadka ciidanka asluubta iyo waxqabadkooda. “Waxaan hambalyeynayaa dhalinyarada sharafta leh ee hobolada ah [Kooxda ciidanka Asluubta ee Samotalis] ee ay sameeyeen maamulkan cusub ee asluubtu,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenku. waxa kale oo xafladaasi ka hadlay Wasiirka Cadaalada Somaliland Md. Ismaaciil Muumin Aare waxaanu yidhi “Xabsigu xal maahee waa laga maari waayey, Cadaaladu waxay u baahan tahay oo ay u jeedada cadaaladu tahay in la yareeyo danbiyada, in la yareeyo xabsiyada Markaa xabsigu xal maaha ee waan ka maari-weynay ilaa Nebi Yuusuf waakuwii soo qaaday, waxa loo baahan yahay inaynu wax ka bedelno xabsiga laftigiisa, gaar ahaan dhaqankiisa iyo aragtidiisa, waxaana la adeegsanayaa aqoonta Aqoon ayaa wax lagu bedeli karaa sidaa daradeed ayaanu doonayna, Xabsiga Hargeysa muxuu kaga duwan yahay xabsiyadii hore Waxa uu kaga duwan yahay dhaqaalaha xabsiyada ku baxa caalamka oo dhan ayaa ka soo horjeestay.Sidaa daradeed xabsiyada waxa la doonayaa saami ahaan dadka xidhan iyo askarta ilaalinayaa way kala badan yihiin, 2000 oo qof ayaa xidhan ciidankeenina waa 2000-qof, markaa arrinta waxaanu doonaynaa inay soo yaraato oo ay noqoto 10-qof ama 100-kii qof waa inuu qof ilaaliyo, waa in dhaqaalahooda la yareeyo.” Dhinaca kale, Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Gen. Maxamed Faarax Xuseen (Xiirane) ayaa xafladaasi ka jeediyay warbixin uu kaga hadlayay xaalada jeelka waxaanu yidhi “Xabsigii Hargeysa waxa la dumiyey 25-kii bishii December 2006-kii waxa uu dhismihiisu socday afar sanadood, waxa xabsigaasi qaadi karaa 562-maxbuus, run ahaanti xabsigu ma dhameystirna waagi dhaweyd markii ay tuugtu badatay boolisku olole ayey ku qaadeen, taasi waxay keentay inay xabsiyadii buuxsamaan, dabadeed isaga oo dhameystiran inaanu maxaabiista geyno. Labada hay’adood dhismaha xabsiga weyn ee Hargeysa isaga kala danbeeyey waxay kala yihiin Dhismaha Xabsigan bilowgiisi waxa bilaabay hay’asda UNDP, markii danbena waxa dhameystiray UNDOPOS oo hada gcanta ku haysa.”
-
Somaliland Receives USD 10Million for airports upgrade
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
adna read here http://oodweynenews.com/news/50308-wasaarada-duuliska-iyo-hawada-ee-somaliland-oo-beenisay-in-magacii-laga-baday-madaarka-cigaal-international-airport-ee-magaalada-hargeysa.html -
Alshabaab Leader Amiir abu subeyr sacks governor of banadir.
Xaaji Xunjuf posted a topic in Politics
Shabaab oo xilka ka qaaday gudoomiyahooda gobolka Banaadir Muqdisho :(Sh. M. Network) Maamulka Xarakada Al Shabaab ayaa waxaa ay xilkii ka qaadiyeen gudoomiyahoodii gobolka Banaadir ee Sheekh Cali Max’ed Xuseen oo ahaa waaligii walaayaadka gobolka Banaadir. Kadib munaasabad balaaran oo ay isugu yimaadeen qaybaha kala duwan ee bulshada sida Culumaa’udiin, Waxgarad, ganacsato iyo siyaasiyiin ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo ka dhacday magaalada Muqdisho islamarkaana ay soo qaban qaabiyeen Maktabka siyaasadda xiriirka gobolada ee Shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Maamulka gobolka Banaadir ee Shabaab Sheekh Cali Max’ed Xuseen kaasi oo lagu badalay Sheekh Max’ed Xasan Cumar oo loo yaqaano (Abuu C/raxmaan). Sheekh Xuseen Cali Fiidoow oo ah Madaxa siyaasadda iyo gobolada ee Al Shabaab ayaa waxaa uu sheegay in Sheekh Cali Max’ed Xuseen oo ahaa Wakiilkii Shabaab ee gobolka Banaadir mudo badan uu soo shaqeeyay islamarkaana Maktabka uu gartay in xilka laga qaado laguna badalo Sheekh Max’ed Xasan Cumar. Munaasabadda ayaa waxaa hadal ka jeediyay waaligii hore ee Shabaab Sheekh Cali Max’ed Xuseen kaasi oo sheeagy in uu ku faraxsanyahay xilka qaadistii lagu sameeyey, waxaana uu sheegay in uu wax badan ka qabtay gobolka Banaadir. Sheekh Cali Max’ed Xuseen Wakiilkii hore ee Xarakada Al Shabaab ee gobolka Banaadir oo maanta xilka laga qaaday ayaa waxaa uu sheegay in loo baahnaa in isbadal lag sameeyo Maamulka gobolka Banaadir ee Al Shabaab, isagoo ku baaqay in lala shaqeeyo gudoomiyaha lagu badalay. Sheekh Max’ed Xasan Cumar (Abuu C/raxmaan) oo ah waaliga cusub ee gobolka Banaadir ee Al Shabaab oo isna ka hadlay munaasabda ayaa waxaa uu sheegay in uu ku faraxsanayahay xilka adag oo ay u magacaabeen Al Shabaab wax badan uu ka qaban doono wanaaga gobolka Banaadir sida uu hadalka u dhikgay. Gobolka Banaadir oo ka kooban 16-degmo, waxaa ku dhawaad 10-degmo gacanta ku haya Shabaab, waxaana gudoomiyaha cusub ee gobolka Baanadir ee Al Shabaab uu ugu baaqay ciidamada Shaabab inay sii wadaan dagaalada ay kala horjeedaan dowladda KMG Somaaliya. -
Somaliland president meets with donors Pictures
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Somaliland Receives USD 10Million for airports upgrade
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Madaxwayne Siilaanyo Oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Wafti Ka Socda Qaadhaan Bixiyayaasha Hargeysa, February 16, 2011 (Haatuf) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa shalay galab xafiiskiisa ku qaabilay, wafti ka socda gudida qaadhaan bixiyeyaasha ee Somaliland ka taageera hanaanka dimuqraadiyada iyo doorashooyinka, taas oo ay hogaaminaysay Mss Valentina Auricchio. Waxaanay wafigaasi kulankaas kaga xogwarameen ujeedada ujeedada socdaalkood, waxaanay madaxwayne Axmed Siilaanyo uga mahadnaqeen go’aankii uu ka qaatay furista ururada siyaasada. Madaxwayne Axmed Siilaanyo ayaa isaguna waftigaas ka socda gudida qaadhaan bixiyeyaasha uga mahadnaqay socdaalkooda iyo taageerada ay u fidiyaan Somaliland, waxa sidaas lagu sheegay warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska afhayeenka madaxtooyada C/laahi Maxamed Daahir (Cakuse), waxaanu isaga oo dhamaystira u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu Galabta kulan kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada Wefti ay Hogaaminayso Ms. Valentina Auricchio oo ka socda Gudida Qaadhaan Bixiyaaasha ee Somaliland ka Caawiya Hanaanka Dimuquraadiyada iyo Doorashooyinka. Ugu Horayn Xubanha Weftigu waxay Madaxweynaha uga Warameen u jeedada socdaalkooda oo ay Sheegeen inay tahay Xogogaal u noqoshada Hawlaha Doorashooyinka Hadhsan (Baarlamaanka iyo Dawladaha Hoose ) ee Somaliland iyo sii Anba Qaadida Qabsoomidooda. Xubnaha Weftigu Waxay Madaxweynaha Ku Hambalyeeyeen Go’aamadii uu ku sheegay Mawqifka Xukuumadiisa ee Dhinaca Doorashooyinka Golayaasha Deegaanada iyo Baarlamaanka Somaliland Khudbadii uu Bishan Horaanteedii Baarlamaanka u Jeediyey. Weftigu waxay Madaxweynaha u Sheegeen in ay Wadamada Deeq bixiyayaasha ee Somaliland ka Caawiya Doorashooyinku ay Diyaar u yihiin Doorka ay ku leeyihiin Sidii ay Doorashooyinka Hadhsan uga Qabsoomilahaayeen Somaliland. Waxa kale oo ay Weftigu ku dheeraadeen Culayskii ay lahayd Diiwaan Gelintii Codbixiyayaashu iyo Aragtidooda la Xidhiidha Qodobkan. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu weftiga u sheegay inay Somaliland ka hana qaaday, Hanaan Dimuquraadiyadeed oo Guulaystay, Qaran ahaana ay ka go’an tahay Xaqiijintiisa. Madaxweynuhu waxa uu Weftiga u sheegay inuu ku talagalku yahay in ay Doorashadii Golayaasha Deegaanada ee Dawladaha Hoose Dalka Ka qabsoonto Sannadkan Gudihiisa. Madaxweynuhu waxa uu ka waramay Qabashada, Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka oo u sheegay in Markii Dhinac walba laga eegay ay ka Fursan wayday inuu Madaxweyne ahaan Golaha Guurtida ka Codsado in Doorashada Wakiilada iyo Guurtida la Qabto Sannadka 2013, si looga Maarmo ama Looga Baxsado Hawsha iyo Dhaqaalaha iyo Weliba Wakhtiga ay Dalka kelifi lahaayeen in Saddex Doorasho la kala qabto, Saddex Sannadood oo isku Xiga. Dhinaca kalena waxa uu Madaxweynuhu Weftiga u sheegay in uu Dhawaan Magacaabayo Gudi Qaran oo Daraasadaysa Isla markaana talo Qaran ka keenta Su’aasha la Xidhiidha Furashada Ururada Siyaasadeed. Madaxweynuhu waxa kale oo uu Weftiga u sheegay in uu Komishanka Doorashooyinka kala tashanayo Qodobka la Xidhiidha Diiwaan gelinta Codbixiyayaasha Ugu Danbayn madaxweynuhu waxa uu Wadamada Deeq bixiyayaasha ee Somalialnd ka Caawiya Dimuquraadiyada iyo Doorashooyinka uga Mahadnaqay Gacan Qabashada iyo Dhaqaalaha ay ku bixiyaan geedi socodka Hanaanka Dimuquraadiyadeed ee Somaliland ka Hirgalay. Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu Xubnaha Weftiga uga Mahad naqay Bookhashada ay ku yimaadeen Dalka
-
WIKILEAKS: Egypt Concern About Somaliland Recognition Passed to the Telegraph by WikiLeaks 8:22PM GMT 15 Feb 2011 Ref ID: 09CAIRO1571 Date: 8/12/2009 9:35 Origin: Embassy Cairo Classification: CONFIDENTIAL Destination: Header: VZCZCXRO0849PP RUEHDE RUEHROV RUEHTRODE RUEHEG #1571/01 2240935ZNY CCCCC ZZHP 120935Z AUG 09FM AMEMBASSY CAIROTO RUEHC/SECSTATE WASHDC PRIORITY 3425INFO RUCNSOM/SOMALIA COLLECTIVERUEHNR/AMEMBASSY NAIROBI 0422 Tags: PREL,PTER,EWWT,KCRM,SO,EG C O N F I D E N T I A L SECTION 01 OF 02 CAIRO 001571 SIPDIS DEPARTMENT FOR NEA/ELA, AF/E E.O. 12958: DECL: 08/04/2019 TAGS: PREL, PTER, EWWT, KCRM, SO, EG SUBJECT: PM PDAS COUNTRYMAN TALKS PIRACY WITH EGYPTIAN OFFICIALS Classified By: Minister Counselor for Economic and Political Affairs Donald A. Blome for reasons 1.4 (b) and (d). 1.© Key Points: — The Government of Egypt (GoE) stressed it values cooperation with the USG on piracy and Somalia. Egypt is anxious to implement the media strategy, agreed upon in the May 25 Fourth Working Group (WG4) meeting of the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS), and wants to discuss this at the next CGPCS meeting in New York on September 10. — PDAS Countryman urged the GoE to become one of the first affected countries to accept, detain, and prosecute pirates. However, MFA officials stated Egypt supports the creation of an international court to address piracy because Egypt and other countries are “reluctant to change their laws,” and an international court would ensure fairness and uniformity in the process. PDAS Countryman noted the USG’s many serious reservations about establishing an international court for this purpose. — Both the USG and GoE are committed to addressing the broader situation in Somalia, but the USG believes piracy can be effectively addressed in the near term by the CGPCS. — PDAS Countryman assuaged Egypt’s concerns that Western engagement with local government officials in Somaliland and Puntland would lead to recognition of these regions as separate states. 2.© Comment: The GoE is beginning to understand USG ideas on the division of labor between the two Somalia contact groups, but would like to create a link between the two. We do not expect the GoE to prosecute suspected Somali pirates because Egypt values its position as an interlocutor with all Somali parties including Shaykh Sharif, Shaykh Aweys and Al Shibaab. Ambassador Abdelhammed Marzouk, Deputy Assistant Foreign Minister for East and South Africa has been the key champion of the U.S. policy on piracy in the MFA. He will leave the MFA in September to assume his post as Ambassador to Mauritius. End Comment. ————————————– Cooperation on Piracy and in the CGPCS ————————————– 3.© PM PDAS Countryman met in separate meetings on August 2 with Ambassador Abdelhammed Marzouk, Deputy Assistant Foreign Minister for East and South Africa, and Dr. Ashraf Mohsen, Deputy Assistant Foreign Minister for Counterterrorism and the Egyptian chair of Working Group 4 of the CGPCS, to discuss U.S.-Egyptian cooperation on piracy. Countryman said addressing piracy is a priority for the USG. He said the USG was looking 1) to encourage more countries to sign the New York Declaration dealing with shipping best practices, 2) increase prosecutorial capacity in Kenya and other regional states, 3) address financial levers to interrupt the flow of money generated by piracy, and 4) urge affected countries to prosecute the pirates and not pay ransoms. 4.© Marzouk said the GoE values cooperation with the USG on piracy and Somalia. He had recommended increasing U.S.-Egyptian cooperation by sending a frigate to join in counter-piracy operations, but this idea was met with reluctance by the Egyptian Ministry of Defense, stating financial and operational constraints. Mohsen said Egypt’s position as WG4 chair was not a difficult mandate, although he claimed his colleague “mismanaged” the first WG meeting. He was buoyed by the widespread agreement at the May 25 WG meeting on counter-piracy media strategy, including the message, target audience, and means of delivery. He said the CGPCS should discuss how to implement the strategy at the September meeting. Mohsen opined the GoE and the Government of Yemen can have a positive influence in Somalia to counter piracy, and said he asked an Al Azhar shaykh to work on a paper explaining why piracy is anti-Islamic. However, he warned that Ethiopian outreach efforts could have a negative impact within Somalia. 5.© Countryman stated 20 countries are currently participating in joint anti-piracy naval operations. However, he recognized Egypt’s small Red Sea fleet was involved in preventing weapons smuggling into Gaza, and it was reasonable for Egypt to focus on this as a higher priority than anti-piracy operations. CAIRO 00001571 002 OF 002 ———————————— Detention and Prosecution of Pirates ———————————— 6.© Countryman advocated for prosecution of pirates by affected countries and said if Egypt were one of the first to accept, detain, and prosecute pirates it would enhance the GoE’s credibility and show its commitment to the fight against piracy. He said an international court was unnecessary because piracy cases number in the hundreds, not the thousands, and the crime doesn’t rise to the level of other crimes tried in international courts. He also noted it would undermine state sovereignty – a concept especially dear to both Egypt and the US – on what should be a relatively routine law enforcement matter. 7.© Mohsen said the idea of local Egyptian prosecution was a “non-starter.” He claimed the international court was his idea and opined that this court, based in an African country, would be affordable. Mohsen said in the battle against piracy, Kenya is perceived as “the dumpster of the West,” and corrupt Kenyan officials are “getting paid” to convict pirates. He also stated the Somali Government is opposed to using Kenya for the detention and prosecution of pirates. Marzouk said the GoE failed to realize why the USG was pushing for local prosecution when this would require most countries to change their laws. He told us Egypt has no laws specific to the issue of piracy, and pirates brought to Egypt for prosecution would not see jail time. He said the MFA passed the USG request to take the suspected pirates from the MV Amira to the Ministry of Justice, which Marzouk reported “lacked interest in this issue.” Marzouk said Egypt favors an international court to address piracy because it would ensure fairness, uniformity, and most countries are “reluctant to adjust their laws.” He clarified that he understood the U.S. position, and expressed his view that it would not get in the way of our cooperation on counter-piracy. ———————– The Solution in Somalia ———————– 8.© Countryman explained the USG is committed to the long-term stabilization of Somalia, but feels piracy can be effectively addressed in the near term through the CGPCS. This accounts for the “division of labor” between the two contact groups related to Somalia. Marzouk repeated the Egyptian MFA position that piracy will not be eradicated unless we work to solve the “mess of Somalia.” He understood the U.S. and Western countries want to keep the CGPCS focused on piracy, but he said that in order to address the Somalia issue there need to be linkages between the CGPCS and the Contact Group on Somalia, which is charged with capacity building in Somalia. 9.© Marzouk noted that the U.S. was working separately with the local governments in Somaliland and Puntland, and he asked if the U.S. supported recognizing these areas as separate sovereign entities. He stated the GoE respects the territorial integrity of Somalia and wants to ensure that a solution for Somalia includes the entire country, not specific regions. He also inquired if the USG would be willing to engage with all Somali factions including Aweys and Al Shibaab. Countryman said the USG was committed to Somalia’s territorial integrity, and stated Western engagement with officials in Somaliland and Puntland stemmed from the local authorities, willingness to assist in the battle against piracy and help stabilize Somalia. Noting the USG’s designation of Al Shibaab as a terrorist group, he expressed skepticism that “extremist groups” could be part of the solution in Somalia, and said the USG would listen, not lead, if mediated peace discussions between the TFG and the groups developed. 10.(U) PDAS Countryman cleared this cable. SCOBEY Source: The Telegraph | 15 Feb 2011
-
Somaliland Receives USD 10Million for airports upgrade HARGEISA — Somaliland Minister of Aviation formally launched a USD 10 million programme to modernise and upgrade two existing airports in the country on Tuesday. Speaking at a ceremony held at Egal International airport, Mr Mohamoud Hashi Abdi told local media that Hargeisa’s main Egal International airport and the main port of Berbera will be rehabilitated in the coming months. He said the Kuwaiti government will be providing all the $10million funds needed to improve the airports’ capacities, terminals, runways and the security to comply with International Civil Aviation Authority (ICAO) standards. He added the Kuwaiti government will supervise and oversee the projects as well as providing technical assistance and capacity building through their non-profit organization, the Kuwait Foudation. Kuwait Foundation is a private, non-profit organization and is chaired by H. H. the Amir of the State of Kuwait. A delegation from the foundation is due to arrive in the country in the next forthnight to assess the airports. The Minister has been abroad for the last two weeks visiting the Middle East and the UK. He has been pushing for developments for all airports in the country. As soon as he took oath, after his party came to power in July, the minister quickly reversed years of neglect for Burao airport and reopened the facility in early this year. Hargeisa airport It is not clear if the new administration will use designs and blue prints for Egal International Airport from the previous regime, who produced a number of designs before their depature from office. Somaliland airports have became under pressure from recent increase in traffic due to many Somaliland Diasporas returning home and the region becoming a gateway to connect Asia, Africa and Europe. As well as these airports, Kuwait also helps Somaliland in the fields of health and humanitarian reliefs.
-
Somalina koonfurianska waxanu rabna inanu heshiisino oo ay gacmaha is qabsadan ileen wey wareereen eh labbatan sannadood bey is cunayeen , jamhuuriyada Somaliland waxay rabta inad nabad ku noolaatan mustaqblakina so socda haday taasi dhacdo sh dalxiis na wu iska deynaya socodka badan. Somalina na wey iska deyn doonta faroole hadal haintiisa