Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,990
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Puntland officials arrest SSC Terrorist Commander GALKAYO — Puntland Security personnel arrested SSC terrorist commander Yasin Ali Tamaad in the central Somali town of Galkayo where he was a transit on his way back from Mogadishu. Yasin Tamaad is in charge of the military wing of the terrorist group Sool Sanaag and Cayan (SSC) and in the recent days has verbally threatened to attack Somaliland forces when he comes back to the region. Puntland Security forces arrested Tamaad after he got off a flight from Mogadishu in which he is suspected of receiving funds and weapons from the weak Transition Federal Government of Mogadishu. He was in Mogadishu last several weeks holding talks with members of the TFG and Al Shabab in Mogadishu to solicit funds and weapons. SSC terrorist group has been battling a guerilla war with Somaliland forces in the past few months and now that the government of Puntland is not in good terms with the weak TFG government of Mogadishu, SSC is seen a threat to Puntland as well. SSC is considered a terrorist group by both Somaliland and Puntland governments.
  2. Somalina haa midna wa reer togdheer midna wa somalida Ethiopia, Farmaajo wu naga dhuuntay laakin marka danbe na dhaafi mayo , ha sugi wayin,, maalindhow waxad ka akhryi doonta reuters Somali Prime minister arrested in the Break away republic of Somaliland ,catching fresh air at Cigaal international airport
  3. Abwaan;696137 wrote: Who is amiirkaan aad sheegeysaa Xunduf? Ma Godane ayaad qabyaalad u taageereysaa? I guess his days are numbered insha Allaah from inside and outside... Anigu qolada aad sheegeysid ma tageersani saaxib laakin reality uun baan ka hadlay Amiirku ha wa Amiir godane .
  4. Somalina;696122 wrote: This is great for Mudug! Ceelasha wadaaga and be good neighbours. Waa wax wanaagsan. Assassination will hopefully stop and maybe the two clans will share the airport revenue (if PL is feeling generous that is). Somaliya waa la ogyahay dhibaatada taal, qofkii rabo inuu wax ka qabtana wuu ogyahay meesha uu ka bilaabaayo period! haa thats what i wanted to say ,, walaalkeen duke wuxu u haysta hadu mudug iska fadhisto isaga iyo abtigi oo ay halka dawlad meel ma gaadho ku so aasaasan inu Amiiirku iska ba ba'ayo iyo ciidamada Al shabaab, meesha plan ba lo bahanyahay a good plan waliba.
  5. Somalina balan qaad inad madfaca ka deyn rabtiid xammar marka waan ku ogalaan inay caasimad ahaato Somalia
  6. General Duke;696101 wrote: ^^^Your Amir Godane wears women clothes and is unable to come out in Public. His agents were trashed in Galgala and his troops are unable to get a foothold into Puntland or Galmudug for that matter. So cry secessionist Somalia is coming back. The Amir is so far leading the largest Islamic Military force in Somalia and you did not elebriate how two clan fiefdoms will defeat Alshabaab other then your Emotional outburst.Or do you wanne implement a dual track approach perhaps using Ethiopian mercenaries and Ugandan while the two clan enclaves are watching from their mudug red desert how these foreign mercenaries fight inside civilian populated areas in Mogadisho, Great idea Duke.
  7. So how is galmudug and puntland going to defeat Alshabaab do they have a different plan ,or a different approach. I mean the Amir just trained another unit just a few days ago.
  8. ^^ oday shir beeled ka qeylinaya muxu yidhi , Somaliland baan ka so horjeeda ,, wax cusub maad sheegin isna ma jeel bu rabba inan u diyaarino Somaliland
  9. Somalina;695905 wrote: lmao......classic Xaji maanta waa historic day! the National Xabsi Day! Kaad xirteen ONLF supporter miyuu ahaa? it makes sense now. Haa mid ONLF ah wu ku jiray Mid heblayo sportiga u qabilsana TFGa:D
  10. A_Khadar;695878 wrote: The man is free, ee qashinka joogi X xudhufow.. I heard that your clan rebel militia arrested a TFG deputy minister in Hargaysa. What a attension seeking lot. adeer anigu warka uun baan so tabiyey ha i cadhoon,, and yes Somalia TFG officials will be arrested in Somaliland if they set foot on our soil that's nothing new.
  11. Somalina lool.. Any how reer aw Muxummad godane were reer hargeysa so the Amiir his old man and his brother both live in hargeysa so it can be verified
  12. Galkacyo,(Lasanod Online) Xoghayaha Gaashandhiga SSC, Yaasiin Cali Tamaad ayaa maanta maamul goboleedka Puntland Waxay ku xidheen Magaaladda Galkacyo dhinaca Maamulka Puntland.. xili uu ku sugnaa hotel uu ka deganaa. Waxaana uu ku jiray nasasho gaaban isaga oo u soo socday dhanka gobolka Cayn, gaar ahaan magaaladda buuhoodle oo xiligan ay ka jiraan abaabul dagaal oo ka dhan ah maamulka Somaliland. Sida Warar lagu kalsoonyahay ay sheegeen in ciidamo ka tirsan maamulka puntland oo laba tikniko ah siday ka kaxaysteen hotelkii uu ka deganaa magaaladda Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, mana jirto war ka soo baxay maamulka puntland oo la xidhiidha xadhiga Xoghayaha difaaca SSC. Maalmo ka hor bay ahayd markii uu xoghayaha difaaca SSC uu shir jaraaid ku qabtay magaaladda muqdisho oo todobaadadii ugu dambeeya ku sugnaa isaga oo xiligii uu shirka jaraaid qabanayay sheegay inay qorshaynayaan in si deg deg ah oga saari doonaan maamulka Somaliland iyo ciidamo beeleedka kusoo duulay kalshaale. Weli ma cadda in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska kaashadeen xadhiga xoghayaha difaaca SSC oo isaga hadda u waday bulshadda SSC hawlo baaxad weyn dhinaca ciidamada iyo difaaca.
  13. Somali govt minister apprehended in Somaliland: Official He is the first TFG minister to be captured in the breakaway republic of Somaliland. Source: (AHN) Reporter: Abdi Hajji Hussein Location: Hargeisa, Somaliland, Somalia Published: February 17, 2011 11:38 am EST Topics: Politics, Government, Public Officials, Crime, Law And Justice, Crime Authorities of the breakaway Somali republic of Somaliland on Thursday apprehended a minister from the transitional federal government after he unexpectedly landed at an airport in Hargeisa. Abdirashid Mohammed Ali, the deputy minister of public works and housing of Somalia's transitional federal government was seized as he was landed at Egal international airport in Hargeisa, the capital of Somaliland, according to Ilmi Roble Furre, Somaliland’s police chief. Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90034754?Somali%20govt%20minister%20apprehended%20in%20Somaliland%3A%20Official#ixzz1EEjoI9Pe
  14. Masuul ka Tirsan Xukuumada Shariif oo Xukuumada Soomaaliland Xabsiga Dhigtay. Thursday, 17 February 2011 Dawlada Somaliland ayaa maanta Xidhay Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud ee dawlada TFG-da ka dib markii laga qabtay Madarka caalamiga ah ee Cigaal Intenational isagoo diyaarad la socda, waxaana sida la sheegay lagu Xidhay Saldhiga Madaarka Hargeisa. Mana jirto ilaa hada wax wara oo ka soo baxay Xukuumada Somaliland oo la xidhiidha xadhiga masuulkaasi la xidhay, balse waxay wararku intaasi ku darayaan in Ninkan la xidhay oo hayb-ahaan ka soo jeedo Gobolka Togdheer. Masuulkan la Xidhay ee ka tirsan Dawlada Somaliya ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ay Xukuumadda Siilaanyo Xidho tan iyo intii ay Xukunka Dalka la wareegtay,iyada oo hore ay Madnuuc uga ahaayeen Somaliland, Masuuliyiinta Xilalkja ka haya dawalada Somaliya inay dalka soo galaan iyaga oo aan wax cafis ka haysan dawalada Somaliland .
  15. Wasiir Ku Xigeenka Arr. Dibada Norway Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland February 17th, 2011 Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti culus oo ka socday dalka Norway oo uu Hoggaaminayay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada MR. ESPEN BARTH EIDE. Weftigaasi oo ka koobnaa lix xubnood waxay saaka ka soo degeen madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa waxaana iyagoo ammaankooda aad loo adkeeyay loo soo galbiyay dhinaca xarunta Madaxtooyada. Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa kulankii Madaxweynaha ay la yeesheen weftigaasi ka soo saaray war-murtiyeed u qornaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood uu horkacayo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada ee Dawlada Norway, MR. ESPEN BARTH EIDE. Kulanka Weftigan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noociisa ah oo ay Dawlada Norway iyo Dawlada Somaliland wada yeeshaan waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ugu jirto Qaran ku dhisan Dimuquraadiyad, cadaalad iyo Maamul wanaag. Madaxwweynuhu waxa uu weftiga Warbixin mug leh ka siiyey sida ay Somaliland wax u qabsatay, Dhinacyada Dhaqaalaha, Nabad-gelyada iyo Dawlad-nimada, Madaxwweynuhu waxa kale oo uu Weftiga uga waramay sooyaalkii taariikheed ee somaliland iyo Sidii uu ku yimid midawgii hore ee somaliya iyo siduu ku burburayba. Waxaanu sheegay Madaxweynuhu in ay Somaliland Beesha Caalamka Ka dalbanayso in la Aqoonsado oo ay ka mid noqoto Qaramada Caalamka, Isla markaana ay Buuxisay Shuruudihii oo Dhan. Geesta kalena Madaxweynuhu waxa uu Weftiga si wayn uga mahad-naqay Niyad Samida ay Dawlada Norway u muujisay Somaliland iyo Booqashada ay ku yimadeen Dalka Somaliland isaga oo Madaxweynuhu weftiga ku soo Dhaweeyey Dalka. Wasiirku xigeenka Arrimaha Debeda ee Dalka Norway MR. ESPEN BARTH EIDE wuxuu Dawlada Somaliland ku amaanay Sida Qiimaha Badan ee ay uga Shaqeeyeen Horumarka Dalka iyo Dimuquraadiyada isaga oo si gaara ugu Amaanay Bulshada Reer Somaliland Doorashadii Madaxtooyada ee ay ku muujiyeen Midnimadooda iyo sida ay ugu bisil yihiin in la Aqoonsado oo ay ka mid noqdaan Dawladaha Caalamka ka jira ee la aqoonsan yahay taasi oo uu sheegay in ay ka Norway ahaan Fiiro gaara u lahaayeen tadawarkii ay soo martay Somaliland ee Dhinacyada Dimuquraadiyada iyo dib u dhiska Dalka. Wuxuu ku Nuux nuuxsaday Wasiirku xigeenku sida ay Somalialnd uga Shaqaysay nabad gelyada ka jirta dalkeeda taasi oo uu tilmaamay inay deris latahay xasilooni daro ka jirta Somaliya Wasiirku Xigeenku waxa uu ka hadlay inay bulshada Caalamku isha ku hayso Budhcad badeeda isaga oo Somaliland-na ku amaanay Doorka ay ka Qaadato Budhcad badeeda kuna Dhiiri geliyey inay halkaa ka sii wado Dedaalkeeda. Ugu Danbayn Wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay inay Dawlada Norway Soo Dhawaynayso Horumarka ka socda Somaliland isla markaana kor u qaadi doonto Xidhiidhka iyo kaalmada ay ka gaysanayso Dhicineeda Dhinaca Xukuumada Somaliland waxa Madaxweynaha kulanka ku Wehelinaayey Wasiirka Duulista iyo Hawlada, Wasiirka Qarshaynta Qaranka, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta,. Dhinaca Weftiguna waxay ka koobnayeen. 1. Espen Barth Eide 2. Per Ludvig Magnus 3. Kjell Harald Dalen 4. Kjetil Elsebutangen 5. Rina Kristmoen 6. Geir A. Schei.” Dhinaca kale weftigan waxay la kulmeen shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland. waa weftigii ugu cuslaa ee ka socda dalka Norway ee socdaal ku yimaada Somaliland.