Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,976
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. i consider taleex also part of my land;)
  2. war afka frenjiga ma aqaan eeh bal i yara turjuma
  3. Alshabaab will deliver a counter attack thats how it will look like the next coming days
  4. jb hadhow bu ku odhanaya wa shacab hubeysan
  5. Oba saaxib xabashis are involved iyago garab siinaya kooxda ahlusuna sheegta
  6. Djibouti hands ONLF driver to Somaliland BERBERA — The government of Djibouti extradited a wanted Somaliland fugitive to Hargeisa on Wednesday to serve his jail term in Mandera. According to Elmi Robleh Fure, Somaliland’s chief police commissioner Djibouti authorities handed over Mohammad Yusuf Odawa who has been on the run for the last five months. Mr. Fure told BBC Somali-Services that Odawa was wanted over an incident in September 2010 in which local men smuggled in fighters belonging to Ethiopian rebel group into Somaliland territory. On September 10th, about 200 ****** National Liberation Front (ONLF) rebels arrived in the small fishing town of Bulle-Adde, situated between Zeila and Lughaya, by two boats from Eritrea. Then they travelled overland to the border using three trucks. Police insist Mr. Odawa was one of the three truck drivings transporting the group over to Ethiopia. All three truck drivers were initially arrested during clashes between the ONLF rebels and Somaliland forces backed by Ethiopian troops near the Marmar mountains, a region bordering Ethiopia and Djibouti. However during a massive demonstration in Borama, Mr Odawa was able to escape with the help of friends and family. He has been on the run ever since. In November 2010, President Ahmed Mohamed Silanyo visited the Djibouti republic in which the two states agreed collaborating in the areas of security, trade and development. Mr Fure The police commissioner said a military court sentenced Mohammad Yusuf Odawa in his absence, to 16 years term of imprisonment in late September 2010. He added he will serve his term in Mandera prison. The ONLF has been battling Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi’s government for independence for the last two decades. In recent times, it has been trying to launch attacks against Addis Ababa using Somaliland territory. The Somaliland government believes Eritrea is funding a clan militant in Somaliland’s Buhodle district in a move to force Somaliland to vacate its northern coastline by moving the bulk of its troops to disputed region. In October 2010, the largest faction of the ONLF led by Selahadin Mao signed peace deals with the government of Meles in a bid to develop the region. Mr. Mao told international media his forces represent 80 per cent of the movement. Other ONLF members sharply denied the deals. Somaliland maintains close bilateral relations with the government of Ethiopia and the two states have agreed to counter any threat to together.
  7. Dagaal xoogan oo ka qarxay degmada Baladxaawo Baladxaawo: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca oo garabka ka helaya ciidamada Ethiopian ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa ka qaraxay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa ku bilowday Madaafiic xoogan oo ay ciidamada Ethiopian-ka ku garaaceen xaafado ka mid ah degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo halkaas oo markii dambe ka qarxay dagaal fool ka fool ah oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Xarakada Al Shabaab Ciidamada Ethiopian-ka ah iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa waxaa la sheegay in dagaalada ay ka qaadeenn degmada Dooloow iyo deegaan lagu magacaabo Buulo-hindi halkaasi oo mudooyinkii dambe ay iska abaabulayeen, waxaana la cadeeyay in iminka dagaalka uu ka socda gudaha magaalada Baladxaawo. Macadda qasaaraha ka dhashay dagaalada iyo duqeymaha ka soconaya degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, hase ahaatee wararka laga helayo degmadaasi ayaa sheegaya in inta badan dadkii ku noolaa degmadasi ay isaga carareen kadib markii ay soo foodsaartay cabsi aad u xoogan. Dadka faro ku tiris ah oo ku haray degmada Baladxaawo ayaa Shabelle u sheegay in ciidamo Ethiopian ah oo fariisimo ku leh deegaanka Suufka ay saakay madaafiic u badan PM- ay ku garaaceen degmada Baladxaawo halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Dhamaan waxaa kacsan xaaladda degmada Baladxaawo oo ay dagaalada xoogan ku dhexmarayaan ciidamada Ahlu Sunna oo garab ka helaya kuwa Ethiopian iyo Xarakada Al Shabab, iyadoo aan la’ogayn qasaaraha soo kala gaaraya dhinacyadaasi.
  8. The nabadiids lost their mind attacking innocent people in buhoodle.
  9. Gadood Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Buuhoodle February 24th, 2011 Buuhoodle(Somaliland.Org)- Laba Qof ayaa ku dhintay halka dhawr kalena ay ku dhaawacmeen ka dib markii shalay ay kooxda nabad diidka ah ee SSC ay rasaas ku fureen Boqolaal dadweyne ah oo ka gadooday markii kooxdaasi guryahooda ku weerareen masuuliyiintii dawlada Somaliland u joogay gobolka Buuhoodle.Masuuliyiinta guryahooda lagu weeraray waxa ka mid ahaa Badhasaabkii Gobolka Buuhoodle Axmed Maxamed Roodhi, Maayar Ku Xigeenkii Buuhoodle Yuusuf Cabdilaahi Hangool, Taliyihii qeybta Booliska ee gobolkaas C/Kariim Ismaaciil Dhawle iyo sarkaal ka tirsan ciidanka Nabad sugida oo la yidhaahdo Maxamed Deeq. Dadweynahan ayaa kooxdaasi ku gadooday oo shiid hadhka kaga dhigay waxaana rasaastii ay dadka ku fureen ku dhintay Gabadh uu dhalay sarkaalka la yidhaahdo Maxamed Deeq iyo wiil dhalinyaro ah oo ka mid ahaa dadweynihii ka cadhaysnaa falkaasina, halka ay dhaawacyo kala duwani soo gaadheen dhawr qof oo kale. Kooxdan nabad diidka ah waxay halkaasi ka kaxaysteen Badhasaabkii, Maayar Ku Xigeenkii iyo sarkaalka la yidhaahdo Maxamed Deeq, waxase ay wali gurigiisa ku gadaaman yihiin oo ay ku guul daraysteen inay qabtaan Taliyihii qeybta Booliska ee Buuhoodle C/Kariim Ismaaciil Dhawle. Kooxdani waxa kale oo ay weeraro iyo cago juglayn ku hayaan qof kasta oo ka mid ahaa shaqaalaha dawlada Somaliland ee ku sugan Gobolkaasi. Dhinaca kale, waxay kooxdaasi shalay ay madaafiic ku rideen fadhiisimada ciidanka qaranka ee jiida Buuhoodle inkasta oo ciidamada qaranku aanay wax jawaab ah ka bixin iyagoo u tudhayay dadweynaha ku dhaqan deegaankaasi oo ay haysto abaar ba’ani
  10. caydarus;697519 wrote: somalina correction reer KALSHALE V BORAMA, HARGEYSA, BERBARA, BURCO AND SNM. There is no such thing as reer kalshaale , kalshaale is a disputed area between reer qorilugud and reer buhoodle.
  11. The Zack;697510 wrote: :D Xaaji soo adigii shalay lahaa bring it on.. Alleylahe Daraawiishtu waa niman rag ah! maya saaxib anigu bring it on kooxda budhcac badeedkan ka hadlayey
  12. Salaax there is no such thing as woqoyi galbeed any more its called maroodi jeex
  13. ^^ indeed the Mujadins Fought till the last day
  14. Waftigii ugu Tiradda ee Dalka soo Booqday oo Galabta soo gaadhay Magaaladda berbera. Waftigan ayaa soo gaadhay magaalada berbera abaara (3.00pm)galabnimo waxaana hogaaminaayay xubno katirsan Waxa manta galinkii danbe soo gaadhay xarunta Gobolka saaxil ee Berbera wafti balaadhan oo ka socda wadamada midawga yurub waxaana wehelinaayay waftiga oo la socday xoghayaha guud ee urur goboleed Igad ninka lagu magacaabo Eng.Maxbuub Macalin waftigan oo ka soo kicitimay wadanka Ethiopia caasimadiisa Adis ababa ayaa ku soo hakaday magaalo madaxda soomaaliland ee hargeysa iyaga oo halkaa kulan saacado qaatay kula yeeshay madaxweynaha soomaaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) kadibna isla manta usoo dhaafay xarunta gobolka saaxil ee berbera. Waftigan ayaa soo gaadhay magaalada berbera abaara (3.00pm)galabnimo waxaana hogaaminaayay xubno katirsan golaha wasiirada soomaaliland waxaana kamid ahaa wasiirka wasaarada arimaha debeda Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar iyo wasiirka wasaarada qorsheynta qaranka Dr SacadCali Shire waxaana waftiga madaarka caalamiga ah ee berbera ku qaabilay oo halkaa ugu sii diyaar ahaa Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Hayste(Ramaax)Duqa Degmada berbera Cabdalla Maxamed Carab.maareeyaha Dekeda berbera Axmed Yusuf Dirir. Wasiirka wasaarada kaluumeysiga Cabdilaahi Jamaac Cismaan(Geeljire) oo isagu hore usii joogay berbera kana soo horeeyay waftiga iyo dhamaan madaxda laamaha dawlada eek ala duwan Waftigan ka socday midawga yurub oo ka koobnaa(20)xubnood ayaa waxa wehelinaayay xoghayaha guud ee dawlada goboleedka Igad Eng. Maxbub Maxamed oo ka soo racay xarunta dalka Ethiopia ee adiss ababa waxaanay wateen laba diyaaradood oo mid iyaga waftiga ugaar aheyd ta labaadna waxa watay xubnaha wasiirada ah ee hogaaminaayay oo uu kaw ka ahaa wasiirka wasaarada arimaha debeda soomaaliland Dr Maxamed Cabdilahi Cumar waxaanay waftigani socdaalkooda saacada qaatay ku soo mareen dekeda weyn ee magaalada berbera halkaas oo uu maareeyaha dekeda berbera Axmed Yuusuf Dirir uu warbixino la xidhiidha dekeda iyo adeegyadeeda uu halkaa ku siiyay waxaanu maareeyuhu waftiga uga waramay taariikhda dekeda berbera iyo adeegyada ay bulshada gobolka ku dhaqan uhayso iyo waliba waxa ay ubaahantay in lagu soo kordhiyo Wasiirka wasaarada arimaha debeda Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo saxafada kula hadlay dekeda berbera dhexdeeda markii ay waftigu booqanayeen ayaa sheegay in waftigani yihgiin qaar wadanka ku yimi booqasho qaadaneysa hal maalin isaga oo sheegay in ay ka socdaan waftigani dhawr iyo toban dal oo ka tirsan wada mada reer galbeedka waxaana hadaladiisii kamid ahaa”waxa manta ina soo gaadhay wafti balaadhan oo ka socda wadamada reer galbeedka iyo wadamo kale oo caalamka katirsan waana safiirada wadamadaa ufadhiya adiss ababa waxaanay booqashadoodu qaadanaysaa hal maalin oo ay ku soo mareen magaalo madaxda dalka ee hargeysa iyo halka berbera waxaanay booqashadani ku timi wada shaqeynta ka Gobolka ee uu hogaaminayo urur Goboleedka Igad waxaanay xubnahani kasocdaan wadamada saaxiibka la ah urur Goboleedka Igad waxaanay waftigani dalkeena uyimaadeen in ay musaacido iyo in ay gacan ka geystaan hawlaha xaga horumarka ah eedalka socda oo ay doonayaan in ay gacan ka geystaan haday tahay dhinaca dhaqaalaha iyo haday tahay xaga horumarka tacliinta waxaananu aad iyo aad dawlad ahaan uga mahad celinaynaa wadamada saaxiibada la ah urur goboleedka Igad ee manta Safiiradoodu halkan socdaalka ku yimaadeen waxa kale oo aanu mahad ucelinaynaa xoghayaha guud ee urur Goboleedka Igad Eng. Maxbuub Maxamed oo xafiiskiisu yahay wadanka Ethiopia gaar ahaan magaalad Addiss ababa oo isaga iyo xafiiskiisa iyo haayadiisuba kaalin muuqata ka qaateen waxaanay arintani waftigu halkan ku yimi ka danbeysay safar ay dawlada soomaaliland kaga qeyb gashay shir ay qabteen urur Goboleedka Igad(Partner Forumes)aad iyo aadna waxa aanu urajaynaynaa in ay arintani dhasho waxtar balaadhan iyo iskaashi dhexmara wadamada iyo soomaaliland rajo fiicana waanu ka qabnaa. arinta ugu weyn ee ay manta meesha uyimaadeena waa sidii ay soomaaliland iskaashi buuxa ula yeelan laheyd caalamka oo dhan Xoghayaha guud ee urur goboleed Igad Eng. Maxabuub Macalin oo isna halkaa saxaafada kala hadalay ayaa waxa isna hadaladiisii kamid ahaa”sida uu wasiirkuba sheegay waxa aanu manta halkan u nimi in aanu ka qeyb qaadano horumarka waxaananu aragnay mashaariicda ay doonayso in ay hirgaliso wasaarada qorsheynta soomaaliland markaa waxa aanu halkan manta ukeenay wadamada la saaxiibka ah urur Goboleedka Igad in ay ka qeyb qaataan horumarkaa ka hana qaaday soomaaliland . Xubnahan ka socday wadamada saaxiibka la ah urur goboleedka igad oo ubadnaa wadamada reer galbeedka ayaa waxa kala ahaayeen sidan. 1. Ethiopia-Amb. Nagash Kibret 2. Igad Secretarial Executive Secretary Mhbuob Malim 3. Belgium Amb. Gunter Sleewagen 4. EU(Djabouti)Federic Roberts 5. Finland Amb. Leo Olsvirta 6. France Amb. Jean Christoph Belliard 7. Germany Amb.Nichael Biontino 8. Japan Amb. Hiroyuki Kishino 9. Italy Amb.Renzo Rosso- Alberto Vecchi 10. Netherland Amb. Sjoerd Smit 11. Norway Amb. Odd Inge Kvalheim 12. Uk. John Marshal Sean Cockburn 13. Spain Amb. Jose Eugenio Thovar loxano 14. Turkey Amb. U.Kenan Ipek Elif Okutucu 15. Usa (Bilat)Amb. Donald Booth 16. Brazil Amb. Isabel Cristina de Azvedo Heyvaert
  15. Somalina Madaxweyne Siilaanyo wa Madaxweyne aad nabad uga shaqeya mana jecla dhig islaam iyo ka Somali ba.. Madaxweyne Siilaanyo wa ninki Dunida u sheegey berigi Amxaaradu Xammar xasuuqa ka wadeen Inay Ethiopia xasuuqa ay ku hayso shacabka Somali ay ka dayso aynana u adkeysan., Believe Me Siilaanyo wa nin nabad aad u jecel Dhulkan la isku dilayo wa dhul xita isagu iyo qoiskisu ka so jeedo dadkan meesha buhoodle degen wa ehel xigto iyo xigaal. Marka awoow Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland hawlo qaran bu haya , wana ninka maanta ila maanta nabada ku baaqaya.
  16. Somalina;697436 wrote: Comparing MSB AUN to Gaddafi is laughable. Siilanyo is another Gaddafi in the making if anything. How so President Siilanyo is not a dictator unlike. Msb And Gadafi