-
Content Count
29,835 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
General Duke;696101 wrote: ^^^Your Amir Godane wears women clothes and is unable to come out in Public. His agents were trashed in Galgala and his troops are unable to get a foothold into Puntland or Galmudug for that matter. So cry secessionist Somalia is coming back. The Amir is so far leading the largest Islamic Military force in Somalia and you did not elebriate how two clan fiefdoms will defeat Alshabaab other then your Emotional outburst.Or do you wanne implement a dual track approach perhaps using Ethiopian mercenaries and Ugandan while the two clan enclaves are watching from their mudug red desert how these foreign mercenaries fight inside civilian populated areas in Mogadisho, Great idea Duke.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
what about beledweyne -
Somalia's TFG government deputy Minister arrested in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ oday shir beeled ka qeylinaya muxu yidhi , Somaliland baan ka so horjeeda ,, wax cusub maad sheegin isna ma jeel bu rabba inan u diyaarino Somaliland -
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somalina;695905 wrote: lmao......classic Xaji maanta waa historic day! the National Xabsi Day! Kaad xirteen ONLF supporter miyuu ahaa? it makes sense now. Haa mid ONLF ah wu ku jiray Mid heblayo sportiga u qabilsana TFGa:D -
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ kee awoowo maanta dhowr nin bala xidhay eh:D -
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
A_Khadar;695878 wrote: The man is free, ee qashinka joogi X xudhufow.. I heard that your clan rebel militia arrested a TFG deputy minister in Hargaysa. What a attension seeking lot. adeer anigu warka uun baan so tabiyey ha i cadhoon,, and yes Somalia TFG officials will be arrested in Somaliland if they set foot on our soil that's nothing new. -
Godane's First Photo - Kismaayonews claim a scoop.
Xaaji Xunjuf replied to AYOUB's topic in Politics
Somalina lool.. Any how reer aw Muxummad godane were reer hargeysa so the Amiir his old man and his brother both live in hargeysa so it can be verified -
In the land of the blind, the one-eyed man is king.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
and the qiiro continues;) -
In the land of the blind, the one-eyed man is king.
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
ma xiliyadi la qiiroon jiray ba la gaadhay;) -
Garowe authorities arrest ssc defence rebel leader
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
http://www.lasanod.com/details.php?num=5340 -
Galkacyo,(Lasanod Online) Xoghayaha Gaashandhiga SSC, Yaasiin Cali Tamaad ayaa maanta maamul goboleedka Puntland Waxay ku xidheen Magaaladda Galkacyo dhinaca Maamulka Puntland.. xili uu ku sugnaa hotel uu ka deganaa. Waxaana uu ku jiray nasasho gaaban isaga oo u soo socday dhanka gobolka Cayn, gaar ahaan magaaladda buuhoodle oo xiligan ay ka jiraan abaabul dagaal oo ka dhan ah maamulka Somaliland. Sida Warar lagu kalsoonyahay ay sheegeen in ciidamo ka tirsan maamulka puntland oo laba tikniko ah siday ka kaxaysteen hotelkii uu ka deganaa magaaladda Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug, mana jirto war ka soo baxay maamulka puntland oo la xidhiidha xadhiga Xoghayaha difaaca SSC. Maalmo ka hor bay ahayd markii uu xoghayaha difaaca SSC uu shir jaraaid ku qabtay magaaladda muqdisho oo todobaadadii ugu dambeeya ku sugnaa isaga oo xiligii uu shirka jaraaid qabanayay sheegay inay qorshaynayaan in si deg deg ah oga saari doonaan maamulka Somaliland iyo ciidamo beeleedka kusoo duulay kalshaale. Weli ma cadda in labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ay iska kaashadeen xadhiga xoghayaha difaaca SSC oo isaga hadda u waday bulshadda SSC hawlo baaxad weyn dhinaca ciidamada iyo difaaca.
-
Somalia's TFG government deputy Minister arrested in Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Somali govt minister apprehended in Somaliland: Official He is the first TFG minister to be captured in the breakaway republic of Somaliland. Source: (AHN) Reporter: Abdi Hajji Hussein Location: Hargeisa, Somaliland, Somalia Published: February 17, 2011 11:38 am EST Topics: Politics, Government, Public Officials, Crime, Law And Justice, Crime Authorities of the breakaway Somali republic of Somaliland on Thursday apprehended a minister from the transitional federal government after he unexpectedly landed at an airport in Hargeisa. Abdirashid Mohammed Ali, the deputy minister of public works and housing of Somalia's transitional federal government was seized as he was landed at Egal international airport in Hargeisa, the capital of Somaliland, according to Ilmi Roble Furre, Somaliland’s police chief. Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/articles/90034754?Somali%20govt%20minister%20apprehended%20in%20Somaliland%3A%20Official#ixzz1EEjoI9Pe -
Masuul ka Tirsan Xukuumada Shariif oo Xukuumada Soomaaliland Xabsiga Dhigtay. Thursday, 17 February 2011 Dawlada Somaliland ayaa maanta Xidhay Wasiir ku-xigeenka Hawlaha Guud ee dawlada TFG-da ka dib markii laga qabtay Madarka caalamiga ah ee Cigaal Intenational isagoo diyaarad la socda, waxaana sida la sheegay lagu Xidhay Saldhiga Madaarka Hargeisa. Mana jirto ilaa hada wax wara oo ka soo baxay Xukuumada Somaliland oo la xidhiidha xadhiga masuulkaasi la xidhay, balse waxay wararku intaasi ku darayaan in Ninkan la xidhay oo hayb-ahaan ka soo jeedo Gobolka Togdheer. Masuulkan la Xidhay ee ka tirsan Dawlada Somaliya ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee ay Xukuumadda Siilaanyo Xidho tan iyo intii ay Xukunka Dalka la wareegtay,iyada oo hore ay Madnuuc uga ahaayeen Somaliland, Masuuliyiinta Xilalkja ka haya dawalada Somaliya inay dalka soo galaan iyaga oo aan wax cafis ka haysan dawalada Somaliland .
-
Wasiir Ku Xigeenka Arr. Dibada Norway Oo Socdaal Ku Yimid Somaliland February 17th, 2011 Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Hargeysa(Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti culus oo ka socday dalka Norway oo uu Hoggaaminayay Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada MR. ESPEN BARTH EIDE. Weftigaasi oo ka koobnaa lix xubnood waxay saaka ka soo degeen madaarka caalamiga ah ee Magaalada Hargeysa waxaana iyagoo ammaankooda aad loo adkeeyay loo soo galbiyay dhinaca xarunta Madaxtooyada. Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa kulankii Madaxweynaha ay la yeesheen weftigaasi ka soo saaray war-murtiyeed u qornaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Wefti Balaadhan oo ka kooban 6 Xubnood uu horkacayo Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibada ee Dawlada Norway, MR. ESPEN BARTH EIDE. Kulanka Weftigan oo ahaa kii ugu horeeyey ee Noociisa ah oo ay Dawlada Norway iyo Dawlada Somaliland wada yeeshaan waxa uu Madaxweynuhu Weftiga uga waramay Dadaalka ay Somaliland ugu jirto Qaran ku dhisan Dimuquraadiyad, cadaalad iyo Maamul wanaag. Madaxwweynuhu waxa uu weftiga Warbixin mug leh ka siiyey sida ay Somaliland wax u qabsatay, Dhinacyada Dhaqaalaha, Nabad-gelyada iyo Dawlad-nimada, Madaxwweynuhu waxa kale oo uu Weftiga uga waramay sooyaalkii taariikheed ee somaliland iyo Sidii uu ku yimid midawgii hore ee somaliya iyo siduu ku burburayba. Waxaanu sheegay Madaxweynuhu in ay Somaliland Beesha Caalamka Ka dalbanayso in la Aqoonsado oo ay ka mid noqoto Qaramada Caalamka, Isla markaana ay Buuxisay Shuruudihii oo Dhan. Geesta kalena Madaxweynuhu waxa uu Weftiga si wayn uga mahad-naqay Niyad Samida ay Dawlada Norway u muujisay Somaliland iyo Booqashada ay ku yimadeen Dalka Somaliland isaga oo Madaxweynuhu weftiga ku soo Dhaweeyey Dalka. Wasiirku xigeenka Arrimaha Debeda ee Dalka Norway MR. ESPEN BARTH EIDE wuxuu Dawlada Somaliland ku amaanay Sida Qiimaha Badan ee ay uga Shaqeeyeen Horumarka Dalka iyo Dimuquraadiyada isaga oo si gaara ugu Amaanay Bulshada Reer Somaliland Doorashadii Madaxtooyada ee ay ku muujiyeen Midnimadooda iyo sida ay ugu bisil yihiin in la Aqoonsado oo ay ka mid noqdaan Dawladaha Caalamka ka jira ee la aqoonsan yahay taasi oo uu sheegay in ay ka Norway ahaan Fiiro gaara u lahaayeen tadawarkii ay soo martay Somaliland ee Dhinacyada Dimuquraadiyada iyo dib u dhiska Dalka. Wuxuu ku Nuux nuuxsaday Wasiirku xigeenku sida ay Somalialnd uga Shaqaysay nabad gelyada ka jirta dalkeeda taasi oo uu tilmaamay inay deris latahay xasilooni daro ka jirta Somaliya Wasiirku Xigeenku waxa uu ka hadlay inay bulshada Caalamku isha ku hayso Budhcad badeeda isaga oo Somaliland-na ku amaanay Doorka ay ka Qaadato Budhcad badeeda kuna Dhiiri geliyey inay halkaa ka sii wado Dedaalkeeda. Ugu Danbayn Wasiir ku xigeenku waxa uu sheegay inay Dawlada Norway Soo Dhawaynayso Horumarka ka socda Somaliland isla markaana kor u qaadi doonto Xidhiidhka iyo kaalmada ay ka gaysanayso Dhicineeda Dhinaca Xukuumada Somaliland waxa Madaxweynaha kulanka ku Wehelinaayey Wasiirka Duulista iyo Hawlada, Wasiirka Qarshaynta Qaranka, Wasiirka Warfaafinta iyo Wasiirka Macdanta iyo Tamarta,. Dhinaca Weftiguna waxay ka koobnayeen. 1. Espen Barth Eide 2. Per Ludvig Magnus 3. Kjell Harald Dalen 4. Kjetil Elsebutangen 5. Rina Kristmoen 6. Geir A. Schei.” Dhinaca kale weftigan waxay la kulmeen shirgudoonka Golaha Wakiilada Somaliland. waa weftigii ugu cuslaa ee ka socda dalka Norway ee socdaal ku yimaada Somaliland.
-
Alshabaab Leader Amiir abu subeyr sacks governor of banadir.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
in the meantime maxammad dhere wala xidhay:D -
Xukuumadda Oo Furtay Jeelkii Cusbaa Ee Hargeysa Iyo Khubadii Masuuliyiinta February 16th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)-Madaweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta si rasmi ah xadhiga uga jaray dhismaha cusub Jeelka Xafladii furitaanka jeelka weyn oo lagu qabtay xarunta Ha’yada shaqaalaha dawlada ee magaalada Hargeysa waxa kale oo ka soo qeyb galay wasiirrada cadaalada, Gaashaan dhiga, kalluumaysiga iyo Madaxda ciidanka Asluubta Somaliland. Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Saylici ayaa halkaasi ka hadlay ayaa waxa sheegay inay xukuumad ahaan ay wax weyn ka qaban doonaan xaalada xabsiyada oo ay maxaabiistu kala kulmaan dhibaatooyin badan oo aan xad lahayn, isaga oo sheegay in mustaqbalka uu heerka xuquuqul insaanka Somaliland la mid noqon doonaa wadamada horumaray.”Waaan ummadda reer Somaliland ugu bushaaraynaynaa in aad loo casriyeeyay loona qalabeeyay Jeelkii weynaa ee Hargeysa ee aynu furayno, isagoo leh dhammaan baahiyihii maxbuusku u baahnaa oo dhan ee ay leeyihiin jeelasha adduunka oo dhammi.” Md. Saylici wuxuu ammaanay fanaaniinta Ciidanka Asluubta oo xafladaasi ku soo bandhigay riwaayad aad loo jeclaystay oo ku saabsanayd waajibaadka ciidanka asluubta iyo waxqabadkooda. “Waxaan hambalyeynayaa dhalinyarada sharafta leh ee hobolada ah [Kooxda ciidanka Asluubta ee Samotalis] ee ay sameeyeen maamulkan cusub ee asluubtu,”ayuu yidhi Madaxweyne Ku Xigeenku. waxa kale oo xafladaasi ka hadlay Wasiirka Cadaalada Somaliland Md. Ismaaciil Muumin Aare waxaanu yidhi “Xabsigu xal maahee waa laga maari waayey, Cadaaladu waxay u baahan tahay oo ay u jeedada cadaaladu tahay in la yareeyo danbiyada, in la yareeyo xabsiyada Markaa xabsigu xal maaha ee waan ka maari-weynay ilaa Nebi Yuusuf waakuwii soo qaaday, waxa loo baahan yahay inaynu wax ka bedelno xabsiga laftigiisa, gaar ahaan dhaqankiisa iyo aragtidiisa, waxaana la adeegsanayaa aqoonta Aqoon ayaa wax lagu bedeli karaa sidaa daradeed ayaanu doonayna, Xabsiga Hargeysa muxuu kaga duwan yahay xabsiyadii hore Waxa uu kaga duwan yahay dhaqaalaha xabsiyada ku baxa caalamka oo dhan ayaa ka soo horjeestay.Sidaa daradeed xabsiyada waxa la doonayaa saami ahaan dadka xidhan iyo askarta ilaalinayaa way kala badan yihiin, 2000 oo qof ayaa xidhan ciidankeenina waa 2000-qof, markaa arrinta waxaanu doonaynaa inay soo yaraato oo ay noqoto 10-qof ama 100-kii qof waa inuu qof ilaaliyo, waa in dhaqaalahooda la yareeyo.” Dhinaca kale, Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Gen. Maxamed Faarax Xuseen (Xiirane) ayaa xafladaasi ka jeediyay warbixin uu kaga hadlayay xaalada jeelka waxaanu yidhi “Xabsigii Hargeysa waxa la dumiyey 25-kii bishii December 2006-kii waxa uu dhismihiisu socday afar sanadood, waxa xabsigaasi qaadi karaa 562-maxbuus, run ahaanti xabsigu ma dhameystirna waagi dhaweyd markii ay tuugtu badatay boolisku olole ayey ku qaadeen, taasi waxay keentay inay xabsiyadii buuxsamaan, dabadeed isaga oo dhameystiran inaanu maxaabiista geyno. Labada hay’adood dhismaha xabsiga weyn ee Hargeysa isaga kala danbeeyey waxay kala yihiin Dhismaha Xabsigan bilowgiisi waxa bilaabay hay’asda UNDP, markii danbena waxa dhameystiray UNDOPOS oo hada gcanta ku haysa.”