Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,974
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. I am wondering how British aid money topic went From aid Money to Gunter and his Pornographic activities now if it was German aid Money i could think of a direct link Tallow salaadu halkey iska qabsan laadahay;)
  2. Xaajigu just needs some female company Siyasadi ba maskaxda igu cuslaatay
  3. Just wanted to say hi to all the woman who are independent
  4. lahjada reer xamarku wuxu fiicanyahay markad gabadh shukansaneysid , alla mukur badana looooool
  5. caydruus koonfurtu iyaga ba is xukumin eh koonfurtu xita woqoyiga Somalia ,, Puntland ma xukuntu maamuulka budhcad badeedka Adeer Somaliland iska iloow taasi tagtay beri hore , guriga adigu hagaajiso oo qurxiso hana sugin inu nin kale gurigaga ku hagaajiyo ama burundis ama ugandis , maxaan kula qeybsada eeh aad haysata labadeenu ma wada jaan qaadi karno , wa anigu nin cali beysteyn ah yidha kalay wax ila qeybso oo ,,isna 5 dollar bu haysta ana 100 dollar dabeedna aynu isku darsano 105 dollar aynu qeybsano ma caqli gal ba , adeer dal beri beynu wadagi jirnay 1960 ila 1991 halki ay ku danbeysey na waad ogeyd marka , Xafadaadu ha ku deeqdo.
  6. horta Genocide ma wax ka daran ba jirta ma step ka sii sareysa jirta horta genoicide mass murdering ba ka hooseysa taa na waxa ka sii Yara sareysa Ethnic cleansing . Laakin tallow haday xabbadu sii socon lahayd tallow maxay odhan lahayeen ileen hadaa bay Genocide taganyihin eh.
  7. Hogaamiyaha ugu sareeya Shabaab oo fariin u diray Burundi Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab ayaa fariin u diray shacabka reer Burundi isagoo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii ciidamadooda looga saari lahaa dalka Soomaaliya. Sheekh Mutqaar C/raxmaan abuu Zubeyr oo ah hogaamiyaha guud ee Xarakada AL Shabaab oo fariin maqal ah soo saaray ayaa waxaa uu digniin ugu diray fariintiisa shacabka reer Burundi isagoo kula taliyay in ay ciidamadooda kala baxaan gudaha Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in ay hayaan maxaabiis farabadan oo u dhalatay Burundi kuwaasi oo uu tilmaamay in qaarkood dhaawacyo ay qabaan waxaana uu ugu baaqay shacabka Burundi in ay ka shaqeeyaan sidii ciidamadooda looga saari lahaa Soomaaliya inta aysan Shabaab sameyn talaabo aargudasho ah sida uu hadalka u dhigay. “Hadalkaan waxaa uu ku socdaa shacabka Burundi, waxa muuqata in ciidamadiina la soo qalday oo wax badan aysan ka fahansaneyn xaqiiqda taala Soomaaliya, waxaad ogaataan in Muqdisho ay ku fashilmeen dowlado idinka xoog badan idinkana jabkiina waa uu bilowday waxaana astaan u ah meydadka ciidankiina ee lagu jiidayo Muqdisho” ayuu yiri Abuu Zubeyr. Hogaamiyaha sare ee xarakada Al Shabaab Sheekh Mutqaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa sheegayb in ciidamada Burundi ay ku qasbanyihiin in ay isaga baxaan gudaha dalka Soomaaliya maadaama sida uu tilmaamay ay ku fashilmeen dagaalada ay kula jiraan Al Shabaab. “Waxaa hubaan ah in aad qasab dalka uga bixi doontaan kala doorta maanta in aad baxdaan in wali uu qasaarihiinu yaryahay iyo in aad baxdaan mar ciidankiinu baaba’ay qasaare ba’ana uu idin soo gaaray” ayuu hadalkiisa intaasi ku sii daray Amiirka Al Shabaab. Hanjabaadaan cusub ee Shacabka Burundi uu u jeedinayo hogaamiyaha sare ee AL Shabaab ayaa imaaneysa xili askar ka tirsan ciidamada Burundi la sheegay in ay ku dhinteen dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  8. Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ku Sii Jeeda China Iyo Arrimaha Lala Xidiidhinayo Socdaalkiisa Hargeysa, March 3, 2011 (Haatuf) - Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo muddo afar maalmood ah socdaal ugu maqnaa dalka Ethiopia ayaa la sheegay inuu xalay ka dhoofay Madaarka Addis-Ababa ee dalkaasi oo uu ugu kicitimay dalka China. Ma jiro war rasmiya oo Madaxtooyada ka soo baxay oo shaaca ka qaadaya socdaalka Wasiirka Arrimaha dibada ee China, hase yeeshee ilo xogogaal ah ayaa Wargeysaka Haatuf u sheegay in Wasiirka Arrimaha dibadu Maxamed C/laahi Cumar oo Safar ugu sii jeeda China la sheegay inuu gogol xaadh u yahay socdaal la filayo in madaxwenaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) bishan March 2011-ka ugu kicitimi doono dalkaasi Beijing oo marti qaad rasmiya uu ka helay dawlada dalkaasi. Ilo wareedyo kale ayaa iyaguna sheegaya in ujeedada socdaalka Wasiirka Arrimaha dibadu Maxamed C/laahi Cumar ay la xidhiidho arrimo ku saabsan Mashruuc khad Tareen oo isku xidha magaalada Berbera iyo Addis-Ababa oo laga hir galin doono labada dal ay ku saabsan tahay sidii qiimayn loogu soo samayn lahaa shirkadaha ku haboon ee hir galin kara khadkaasi Tareenka, hase yeeshe xukuumaddihii hore ee Somaliland maamulkii madaxweyne Maxamed X. Ibraahim Cigaal iyo dawlada Ethiopia ayaan iyagu isla meel dhigin qaabka loo hir galinayo heshiiskaasi ee loo wada galayo, hase yeeshe heshiiskaasi oon ilaa hadda aanay isla meel dhigin Somaliland iyo Ethiopia ayaa la sheegay in xukuumadda madaxweyne Siillaanyo iyo dawlada Raysalwasaare Males Zenawi ay wakhtigan xaadirka ah isla dhiraan-dhirinayaan sidii is fahan guud ay uga wada gaadhi lahaayeen Mashruucaasi lagu doonayo in khad Tareen oo dawalada Ethiopia ay Dekada Berbera Mustaqbalka ku doonayso sidii ay u isticmaali lahayd Alaaba-na ugala soo degi lahayd ay Maanka ku hayso, taas darteedna ay tibaaxuhu sheegayaan in Safarka Wasiirku ee la sheegayo inuu ugu sii jeedo dalkaasi China lagu soo qiimaynayo Maaliyada ku bixi doonta iyo Shirkadaha ku haboon ee fulin kara Mashruucaasi, hase yeeshee ilaa hadda Ethiopia iyo Somaliland si rasmiya Qalinka ugu may duugin hir galinta Mushruucaasi.
  9. ^^ Somaliland is a dream that came true but it's still your nightmare;)
  10. Let us support Somalilanders The most effective way of achieving that goal is to finally recognise that Somaliland exists as a distinctive and properly functioning entity. Entry to the UN and to the Commonwealth, which the Somalilanders have long craved, should then follow. Sir, Your editorial “Pirates of the Gulf” (February 19) raises again the important issue of Somaliland. As it states, this northern part of Somalia has prevented piracy from taking root on its shore. It needs help and support to uphold that stance. The most effective way of achieving that goal is to finally recognise that Somaliland exists as a distinctive and properly functioning entity. Entry to the UN and to the Commonwealth, which the Somalilanders have long craved, should then follow. As the world will probably shortly come to recognise southern Sudan as an independent state, the old excuse that nothing should be done to encourage the questioning of the existing boundaries of African countries is no longer tenable. Simon Gordon, Financial Times
  11. dad badan ba cadheysan , tallow maxay la xanaaqsanyihin
  12. caydruus don't include us in any of your Koonfurian plans. we don't take part of reconciliation deals for your Somalia
  13. woow Genocide are you sure about that A khadar
  14. Qarax Dhimasho iyo dhaawac Sababay oo ka dhacay Bosaaso (Sawiro) Qarax geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa barqadnimadii maanta ka dhacay gudaha magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Gaari nooca Land Cruiser-ka loo yaqaano ayaa saaka qarax nooca miinada dhulka lagu aaso lagula beegsaday agagaarka Hotelka Juba ee magaalada Bosaaso. Sida uu noo sheegay Taliyaha Qaybta Gobolka Bari Col.Hurun waxaa qaraxaas ku dhintey dareewalkii gaariga, iyadoo ay ku dhaawacmeen saddex kale. Taliyaha ayaa sheegay in hadda ay wadaan baaritaano la xirrira qaraxaas isla markaana gadaal ay saxaafada ka siin doonaan warbixin faahfaahsan. Goobta uu qaraxu ka dhacay ayaa waxaa soo buux dhaafiyey dadweyne badan oo usoo baxay sidii ay u arki lahaayeen qaabka ay wax u dhaceen,waxaana daqiiqado kadib goobta soo gaarey Ciidamada amaanka.
  15. Qarax Miino oo ka Dhacay magaaladda Boosaaso. Wednesday, 02 March 2011 Qarax aan khasaare badan gaysan ayaa goor dhawayd ka dhacay bartamaha magaalada Bosaaso meel ku dhow xaawaladii hore ee Dalsan Bank Hal ruux ayaa la sheegay in uu ku geeriyooday qaraxaasi oo ahaa nooca ramuudka laga hago ,iyadoo lagu aasay wadada dhinaceeda. Waxaa qaraxan lala damacsanaa sida la sheegay in lagu khaarijiyo sarkaal la sheegay in Puntland uu ka caawiyay dagaalladii ay ku qabsadeen degmada Gal-Gala ee gobolka Bari. Wararku waxa ay intaa ku darayaan in ruuxa ku dhintay qaraxa uu ahaa darawalkii waday gaadhiga miinada loo dhigay. Ciidamo aad u fara oo ay ku jiraan kuwa sirdoonka ayaa goobta uu qaraxa ka dhacay soo gaaray ,iyaga oo rasaas kor u ridaya si ay u kala Yaacaan dadka isugu soo xoomay goobta. Dad goob-joogayaal ah ayaa Warbaahinta u sheegay in ay arkayeen dad dhaawacyo ah oo loola sii cararayo cisbitalka ,inkastoo aan si rasmi ah loo xaqiijin karin tirada ay gaarayaan. Ugu danbayntii ma jiro masuul dowlada oo ilaa iyo hada ka hadlay arinta dhacay, waxaana arimaha ay qayb ka yihiin falalka amaan xumo ee degmada ku soo kordhayay labadii sano ee u danbaysay.
  16. Taleexi u you were hoping for a great Anti Somaliland article from wardheernews.com
  17. Taleexi;698703 wrote: Biyihi Somaliland na ma ku matagtay
  18. Sure we will all die one day but one will die for his country protecting it from peace hating insurgents, and one will die bringing pain and misery on his own people.
  19. as long as the nabadiids don't want nabad i believe the war will continue