Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. jb garaad jamac hagbadii qurba joogtu ururinaya dee;)
  2. nabadiidku hada xaalaadoodi wa dhamaatay baragi wala aasay maxabiisti wala sii dayey xaalku wa gebo gebo.
  3. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=48rOqDqWN4M" frameborder="0" allowfullscreen>
  4. Waxaanu Dhakhso u Balaadhinaynaa Quwada Ciidanka Badda ee Somaliland" Admiral Axmed Aw Cismaan Cabdi Bristol.UK (Somali Voice) Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Admiral Axmed Aw Cismaan oo socdaal shaqo ku yimi Dalkan Ingiriiska ayaa sheegay in ay dhisi doonaan ciidan badeed oo quwad leh oo qalabkoodu uu dhamays tiran yahay awood buuxdana u leh ilaalinta xeebaha Somaliland Admiral Axmed aw Cismaan oo dalkan UK u yimi ka qayb galka shir ay qabteen Ururka Caalamiga ah ee Badaha IMO- (International Maritime Organization) oo 17/02/2011 ka dhacay dalkan Ingiriiska oo ay kasoo qayb galeen 58 dawladood, ayaa taliyaha Ciidanka Badda Somaliland shirkaasi waxa uu ka akhriyay qoraal dheer oo ka hadlayay Ilaalada Xeebaha Somaliland iyo sida ay Somaliland ugu guulaysatay inay xeebaheeda ka dhigto dhul xor ka ah oo ka nabad qabada aafada budhcad badeeda ee ka jirta gacanka cadmeed ee dalka Somalia, waxaa kale oo uu taliyuhu shirkaasi caalamiga ah ka sheegay in lasoo gaadhay xiligii Caalamku uu gacan balaadhan ka geysan lahaa xoojinta iyo balaadhinta ciidamada ilaalada xeebaha Somaliland oo uu tilmaamay inay yihiin geesiyaal dalkooda ka ilaaliyay inay budhcad badadeed ka hawl gasho. Jariidada Somali Voice oo Taliyaha kula kulantay magaalada Bristol oo uu booqasho gaaban oo hal maalin ahayd uu ku soo gaadhay ayaa sheegay in ay kordhin doonaan Saldhigyada waaweyn ee ciidamada badda, iyada oo gacanta lagu hayo dhismaha saldhig balaadhan oo lagu kordhinayo Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Saylac, kaasoo badhtamaha bishan March la dhamays tiri doono, iyo Saldhig kale oo isna laga dhisayo deegaanka "Karin" loo yaqaano, waxaana la kordhin doonaa Baraha iyo Saldhigyayada ay ka hawl galaan Ciidanka Ilaalada Xeebaha oo ku teedsan xeebaha Somaliland oo dhan laga soo bilaabo Saylac ilaa Ceelaayo, iyada oo qalab isgaadhsiineed iyo raadaarro casri ahna la dhisi doono si loola sacdo maraakiibta iyo doonyaha soo gala xeebaha Somaliland. Waxa kale oo uu Taliyuhu sheegay in ay dib u habayn balaadhan ku sameeyeen ciidanka ilaalada xeebaha tan iyo intii Xukuumada cusubi ay talada la wareegtay, isaga oo sheegay inay kordhiyeen qalabka, gaadiidka iyo isgaadhsiinta ay Ciidanka Xeebuhu ku hawl galaan,iyada oo mushaharka ciidankana la kordhiyay 100% isla markaasna ay imika gacanta ku hayaan qorshe balaadhan oo ay ku dhisi doonaan ciidamo aqoon, karti iyo awood balaadhan u leh difaaca iyo ilaalinta amaanka xeebaha Somaliland. Mar uu Admiral Axmed ka hadlayay inay qoran doonaan ciidamo cusub ayaa waxa uu sheegay in ay kordhin doonaan ciidanka, isla markaasna ay ku talo jiraan inay Ardayda dugsiyada sare iyo jaamacada ka baxay ay ka qoran doonaan xubno cusub oo lagu kordhiyo ciidanka ilaalada xeebaha oo Tecknical ah, isla markaasna kor loo qaadi doono guud ahaan aqoonta kala duwan ee ciidanka ilaalada xeebaha si loo helo ciidan dhisan oo tayo leh si buuxdana u guta waajibka saaran, siina kordhiya hawsha qiimaha leh ee ay qaranka u hayaan ayuu yidhi Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebuhu. Waxa uu Taliyuhu sheegay in Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ay xidhiidh wada shaqayneed oo buuxda ay la leeyihiin maraakiibta ciidamada shisheeye ee ku sugan biyaha gacanka cadmeed iyo xeebaha kulaalaya geeska Afrika, isaga oo sidoo kalana uu sheegay in Dawlada Ingiriisku ay kaalmo muuqata oo dhinacyo badan leh ay u fidiso ciidanka ilaalada xeebaha Somaliland. Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebuhu waxa uu sheegay inay wada shaqayn buuxdaa ay ka dhaxayso ciidamada kala duwan ee Somaliland sida Ciidamada Qaranka,Ciidamada Boliska, iyo Ciidamada Sirdoonka, dhamaantoodna iyaga oo is kaashanaya ay awood buuxda u leeyihiin Difaacida iyo ilaalinta Xuduudaha Dhulka, Badda iyo Cirka ee Somaliland.
  5. Somalina waxyaalo badan banu isku wadna hordhac yar oo 18 may baanu sii tijaabineyney any how xaflada na sucuudi arabiya lugu dhigay large Somaliland community ba degen halkas markaas somalida la casumay anaga ugu badnayn,, mida sadexaad na xidhiidh horleh ba lala sameynaaya mamuulkan cusub
  6. ^^^dee udubland ba nugu casuntay xafladooda wax fahan dee awoow
  7. The Zack;697896 wrote: If you ever see Puntlanders agreeing with Somalilanders, it is about the hatred of Jaalle Siyaad AUN. ina cuma jees ka sheeke
  8. Taleexi;698104 wrote: Taasi waa waalidiinii oo aan loo cimaamadin. War tolow colka jooja, tani mid isku madhanaysa bay u egtahay. taleex hadan kugu imado taleexi maadan i casunteen mise waxad odhan wa somalidiid looool
  9. i consider taleex also part of my land;)
  10. war afka frenjiga ma aqaan eeh bal i yara turjuma
  11. Alshabaab will deliver a counter attack thats how it will look like the next coming days
  12. jb hadhow bu ku odhanaya wa shacab hubeysan
  13. Oba saaxib xabashis are involved iyago garab siinaya kooxda ahlusuna sheegta
  14. Djibouti hands ONLF driver to Somaliland BERBERA — The government of Djibouti extradited a wanted Somaliland fugitive to Hargeisa on Wednesday to serve his jail term in Mandera. According to Elmi Robleh Fure, Somaliland’s chief police commissioner Djibouti authorities handed over Mohammad Yusuf Odawa who has been on the run for the last five months. Mr. Fure told BBC Somali-Services that Odawa was wanted over an incident in September 2010 in which local men smuggled in fighters belonging to Ethiopian rebel group into Somaliland territory. On September 10th, about 200 ****** National Liberation Front (ONLF) rebels arrived in the small fishing town of Bulle-Adde, situated between Zeila and Lughaya, by two boats from Eritrea. Then they travelled overland to the border using three trucks. Police insist Mr. Odawa was one of the three truck drivings transporting the group over to Ethiopia. All three truck drivers were initially arrested during clashes between the ONLF rebels and Somaliland forces backed by Ethiopian troops near the Marmar mountains, a region bordering Ethiopia and Djibouti. However during a massive demonstration in Borama, Mr Odawa was able to escape with the help of friends and family. He has been on the run ever since. In November 2010, President Ahmed Mohamed Silanyo visited the Djibouti republic in which the two states agreed collaborating in the areas of security, trade and development. Mr Fure The police commissioner said a military court sentenced Mohammad Yusuf Odawa in his absence, to 16 years term of imprisonment in late September 2010. He added he will serve his term in Mandera prison. The ONLF has been battling Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi’s government for independence for the last two decades. In recent times, it has been trying to launch attacks against Addis Ababa using Somaliland territory. The Somaliland government believes Eritrea is funding a clan militant in Somaliland’s Buhodle district in a move to force Somaliland to vacate its northern coastline by moving the bulk of its troops to disputed region. In October 2010, the largest faction of the ONLF led by Selahadin Mao signed peace deals with the government of Meles in a bid to develop the region. Mr. Mao told international media his forces represent 80 per cent of the movement. Other ONLF members sharply denied the deals. Somaliland maintains close bilateral relations with the government of Ethiopia and the two states have agreed to counter any threat to together.
  15. Dagaal xoogan oo ka qarxay degmada Baladxaawo Baladxaawo: (Sh. M. Network) Dagaalo xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljmaaca oo garabka ka helaya ciidamada Ethiopian ah iyo Xarakada Al Shabaab ayaa ka qaraxay degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo. Dagaalka ayaa ku bilowday Madaafiic xoogan oo ay ciidamada Ethiopian-ka ku garaaceen xaafado ka mid ah degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo halkaas oo markii dambe ka qarxay dagaal fool ka fool ah oo u dhaxeeya ciidamada Ahlu Sunna iyo kuwa Xarakada Al Shabaab Ciidamada Ethiopian-ka ah iyo kuwa Ahlu Sunna ayaa waxaa la sheegay in dagaalada ay ka qaadeenn degmada Dooloow iyo deegaan lagu magacaabo Buulo-hindi halkaasi oo mudooyinkii dambe ay iska abaabulayeen, waxaana la cadeeyay in iminka dagaalka uu ka socda gudaha magaalada Baladxaawo. Macadda qasaaraha ka dhashay dagaalada iyo duqeymaha ka soconaya degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo, hase ahaatee wararka laga helayo degmadaasi ayaa sheegaya in inta badan dadkii ku noolaa degmadasi ay isaga carareen kadib markii ay soo foodsaartay cabsi aad u xoogan. Dadka faro ku tiris ah oo ku haray degmada Baladxaawo ayaa Shabelle u sheegay in ciidamo Ethiopian ah oo fariisimo ku leh deegaanka Suufka ay saakay madaafiic u badan PM- ay ku garaaceen degmada Baladxaawo halkaasi oo ay ku sugan yihiin ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab. Dhamaan waxaa kacsan xaaladda degmada Baladxaawo oo ay dagaalada xoogan ku dhexmarayaan ciidamada Ahlu Sunna oo garab ka helaya kuwa Ethiopian iyo Xarakada Al Shabab, iyadoo aan la’ogayn qasaaraha soo kala gaaraya dhinacyadaasi.
  16. The nabadiids lost their mind attacking innocent people in buhoodle.