Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. shareecada waxay so afjarta waxkasto xumaan ah , shareecada islaamka wax ka wanaagsan ma jirto
  2. Oba saaxibow isn't Marka peaceful isn't baraawe peaceful isn't baydhabo and jawhar peaceful and kismayo and afmadow are also peaceful come on man give credit where it's due.
  3. Sure i do that's why he was deported but can you deport the 12000 african mercenaries the answer is no and i am 100% sure if the TFG president tells them to leave they won't go voluntarily. Don't get me wrong i am against Amisom and Alshabaab fighting inside civilian populated areas that will only cause death and destruction on the innocent residents of Xamar. How ever Foreign Troops Should leave Somalia they are the biggest obstacle to peace. Awoow don't focus too much on the Amiir Godane he is doing just what all these politicians want which is peace and stability he just uses different methods to achieve that.
  4. ssc is a non existent rebel movement it's run by clanish obsessed diaspora members from the outside. Somaliland authorities should just impose some sanctions on buhoodle. Just isolate them from the outside world for a couple of days all food and fuel supllies and electricity are provided by Somaliland companies , just deploy the army west of buhoodle some where between xadhadhanka and buhoodle and to the north some where between sooljoogto and buhoodle.They won't get any breathing space and the insurgents will be confused the peace loving reer buhoodle will demonstrate against the insurgents. Since these peace hating rebels are keeping the people of buhoodle hostage for so long and eventually they will be driven out and seek refuge in Ethiopia and the people of buhoodle will be free at last.
  5. Somalina i just post the news i don't agree with The Amiir Most of the time in how he handles the situation how ever i believe Somalia Somali ba iska leh and burundis Kenyans Ethiopians and other africans don't belong in Somalia. and if they won't go voluntarily you have the right to defend your land.
  6. A khadar waxay kala yihin laba dal laba dawladood laba qaran a khadar adba 40%ka waad ila dhuuqeysa don't worry
  7. Awoow there are priorities and i think the Amiir has set some priorities to Like cleaning African invaders from the Somalia capital. second priority is to make the banadir region a peaceful place i think these are the priorities of the Amiir. What i love or dislike is irrelevant awoow
  8. Kenya MP Gidion Mbuvi to fight for right to wear bling Gidion Mbuvi is known for his flamboyant dressing style A Kenyan lawmaker thrown out of parliament for wearing ear studs and sunglasses says he will fight to change the dress regulations. "I represent the youths who elected me to parliament," Gidion Mbuvi, 35, told the BBC. "This is our generation. It is our time," said the MP who drives a Hummer car, like many US rap stars. He says MPs should be allowed to wear "extras" such as sunglasses and earrings, as long as they wear suits. 'Rich and flamboyant' He said that Kenya had been governed by old men for too long. "I'm trying to prove to the world that it is the right time for the youth to be in charge of our nation," he said. He was thrown out of parliament on Tuesday after other MPs decided that the way he dressed offended the dignity of the assembly. Deputy Speaker Farah Maalim said the house had never before been entered by a male lawmaker wearing earrings. But one Kenyan reminded people on the internet that the speaker wears a white wig made of horsehair - and questioned who looked more ridiculous. Mr Mbuvi is popularly known as Sonko - a Swahili term describing a rich and flamboyant person. He was elected to parliament last year to represent a constituency in the capital, Nairobi. BBC East Africa correspondent Will Ross says Mr Mbuvi is a colourful character with an even more colourful past. He has been questioned by police over allegations of involvement in the drug trade, which he vehemently denies. He has also been sent out of parliament for accusing government ministers of links to the drugs trade and has pending court cases over fraud. Mr Mbuvi says he has done nothing wrong. Our correspondent says debate will continue as to whether Mr Mbuvi aka Sonko is suitable material to be an MP. In Kenya, though, the bar is pretty low, he says, and many feel the title "honourable" is hugely inappropriate.
  9. He has no time to comment on that he is fighting african mercenaries By the way he is not My Amiir But the Alshabaab Amiir
  10. Gudoonka Baarlamaanka dalka Kenya ayaa ka ceyriyay fadhi ay lahaayeen maalintii shalay Mudane ka tirsan Baarlamaanka, oo lagu magacaabo Gidion Mbuvi, kaasoo u soo labistay qaabka Yo-Yo-ga ama sida ay u labistaan Heesayaasha R&B. Faarax Macalin oo ah Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya ayaa Mudanahan sida ciyaal-siiyaha u soo labistay ku amray in fadhiga uu ku baxo, kadib markii lagu tilmaamay mid sumacada habka sharciga iyo sharafta Baarlamaan dileysa, isla markaana aanay ka muuqan muuqaalkiisa mas’uuliyad. Xildhibaankan oo 35-jir ah ayaa muuqaal ahaan shabaha dhalinyarada heesayaaga ah, iyadoo laga soo doorto Magaalada Nairobi, waxaana marka loo eego da’diisa uu yahay xildhibaan aad u da’yar dhalinyaranimada ka muuqata, hase ahaatee hab dhaqankiisa waxaa si kulul u weeraray Faarax Macalin. Mr Faarax Macalin ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP in waligiis uusan arkin xildhibaan u labisan sida ciyaalkii , isla markaana ah mid layaab ku noqotay, sida uu u labisnaa Mudanaha laga soo doorto Nairobi. Laakiin taageerayaasha Xildhibaanka ayaa sheegay in Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Faarax Macalin aanu dulqaad laheyn, iyagoo xildhibaankooda Mbuvi ay ugu yeeraan “Ninka Taajirka” uu ku dhaqmo habka ka duwan sida Xildhibaanada Kenya, waxaana uu xirtaa dharka lagu yaqaano Heesayaasha, iyo dhalinyarada reer Galbeedka ee u labista sida Yo-Yo-ha Ninkan ayaa dhowr Sano ka Hor soo Galay Baarlamaanka Kenya waxana La Loomayay Nin Mudane ah oo ahaa Khabiir aad looga dameeyo Hase yeeshee waa uu ka Guulaysto dadka qaar ayaa leh wuxuu Taageero wayn ka Haystaa dhalin Yarada Reer Kenya.
  11. I am wondering how British aid money topic went From aid Money to Gunter and his Pornographic activities now if it was German aid Money i could think of a direct link Tallow salaadu halkey iska qabsan laadahay;)
  12. Xaajigu just needs some female company Siyasadi ba maskaxda igu cuslaatay
  13. Just wanted to say hi to all the woman who are independent
  14. lahjada reer xamarku wuxu fiicanyahay markad gabadh shukansaneysid , alla mukur badana looooool
  15. caydruus koonfurtu iyaga ba is xukumin eh koonfurtu xita woqoyiga Somalia ,, Puntland ma xukuntu maamuulka budhcad badeedka Adeer Somaliland iska iloow taasi tagtay beri hore , guriga adigu hagaajiso oo qurxiso hana sugin inu nin kale gurigaga ku hagaajiyo ama burundis ama ugandis , maxaan kula qeybsada eeh aad haysata labadeenu ma wada jaan qaadi karno , wa anigu nin cali beysteyn ah yidha kalay wax ila qeybso oo ,,isna 5 dollar bu haysta ana 100 dollar dabeedna aynu isku darsano 105 dollar aynu qeybsano ma caqli gal ba , adeer dal beri beynu wadagi jirnay 1960 ila 1991 halki ay ku danbeysey na waad ogeyd marka , Xafadaadu ha ku deeqdo.
  16. horta Genocide ma wax ka daran ba jirta ma step ka sii sareysa jirta horta genoicide mass murdering ba ka hooseysa taa na waxa ka sii Yara sareysa Ethnic cleansing . Laakin tallow haday xabbadu sii socon lahayd tallow maxay odhan lahayeen ileen hadaa bay Genocide taganyihin eh.
  17. Hogaamiyaha ugu sareeya Shabaab oo fariin u diray Burundi Muqdisho: (Sh. M. Network) Hogaamiyaha ugu sareeya Xarakada Al Shabaab ayaa fariin u diray shacabka reer Burundi isagoo ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan sidii ciidamadooda looga saari lahaa dalka Soomaaliya. Sheekh Mutqaar C/raxmaan abuu Zubeyr oo ah hogaamiyaha guud ee Xarakada AL Shabaab oo fariin maqal ah soo saaray ayaa waxaa uu digniin ugu diray fariintiisa shacabka reer Burundi isagoo kula taliyay in ay ciidamadooda kala baxaan gudaha Magaalada Muqdisho. Waxaa uu sheegay in ay hayaan maxaabiis farabadan oo u dhalatay Burundi kuwaasi oo uu tilmaamay in qaarkood dhaawacyo ay qabaan waxaana uu ugu baaqay shacabka Burundi in ay ka shaqeeyaan sidii ciidamadooda looga saari lahaa Soomaaliya inta aysan Shabaab sameyn talaabo aargudasho ah sida uu hadalka u dhigay. “Hadalkaan waxaa uu ku socdaa shacabka Burundi, waxa muuqata in ciidamadiina la soo qalday oo wax badan aysan ka fahansaneyn xaqiiqda taala Soomaaliya, waxaad ogaataan in Muqdisho ay ku fashilmeen dowlado idinka xoog badan idinkana jabkiina waa uu bilowday waxaana astaan u ah meydadka ciidankiina ee lagu jiidayo Muqdisho” ayuu yiri Abuu Zubeyr. Hogaamiyaha sare ee xarakada Al Shabaab Sheekh Mutqaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa sheegayb in ciidamada Burundi ay ku qasbanyihiin in ay isaga baxaan gudaha dalka Soomaaliya maadaama sida uu tilmaamay ay ku fashilmeen dagaalada ay kula jiraan Al Shabaab. “Waxaa hubaan ah in aad qasab dalka uga bixi doontaan kala doorta maanta in aad baxdaan in wali uu qasaarihiinu yaryahay iyo in aad baxdaan mar ciidankiinu baaba’ay qasaare ba’ana uu idin soo gaaray” ayuu hadalkiisa intaasi ku sii daray Amiirka Al Shabaab. Hanjabaadaan cusub ee Shacabka Burundi uu u jeedinayo hogaamiyaha sare ee AL Shabaab ayaa imaaneysa xili askar ka tirsan ciidamada Burundi la sheegay in ay ku dhinteen dagaalada ka socda Magaalada Muqdisho. Aqriso oo la soco Shabelle.net Saacad Walba si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay ee Soomaaliya.
  18. Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ku Sii Jeeda China Iyo Arrimaha Lala Xidiidhinayo Socdaalkiisa Hargeysa, March 3, 2011 (Haatuf) - Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo muddo afar maalmood ah socdaal ugu maqnaa dalka Ethiopia ayaa la sheegay inuu xalay ka dhoofay Madaarka Addis-Ababa ee dalkaasi oo uu ugu kicitimay dalka China. Ma jiro war rasmiya oo Madaxtooyada ka soo baxay oo shaaca ka qaadaya socdaalka Wasiirka Arrimaha dibada ee China, hase yeeshee ilo xogogaal ah ayaa Wargeysaka Haatuf u sheegay in Wasiirka Arrimaha dibadu Maxamed C/laahi Cumar oo Safar ugu sii jeeda China la sheegay inuu gogol xaadh u yahay socdaal la filayo in madaxwenaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) bishan March 2011-ka ugu kicitimi doono dalkaasi Beijing oo marti qaad rasmiya uu ka helay dawlada dalkaasi. Ilo wareedyo kale ayaa iyaguna sheegaya in ujeedada socdaalka Wasiirka Arrimaha dibadu Maxamed C/laahi Cumar ay la xidhiidho arrimo ku saabsan Mashruuc khad Tareen oo isku xidha magaalada Berbera iyo Addis-Ababa oo laga hir galin doono labada dal ay ku saabsan tahay sidii qiimayn loogu soo samayn lahaa shirkadaha ku haboon ee hir galin kara khadkaasi Tareenka, hase yeeshe xukuumaddihii hore ee Somaliland maamulkii madaxweyne Maxamed X. Ibraahim Cigaal iyo dawlada Ethiopia ayaan iyagu isla meel dhigin qaabka loo hir galinayo heshiiskaasi ee loo wada galayo, hase yeeshe heshiiskaasi oon ilaa hadda aanay isla meel dhigin Somaliland iyo Ethiopia ayaa la sheegay in xukuumadda madaxweyne Siillaanyo iyo dawlada Raysalwasaare Males Zenawi ay wakhtigan xaadirka ah isla dhiraan-dhirinayaan sidii is fahan guud ay uga wada gaadhi lahaayeen Mashruucaasi lagu doonayo in khad Tareen oo dawalada Ethiopia ay Dekada Berbera Mustaqbalka ku doonayso sidii ay u isticmaali lahayd Alaaba-na ugala soo degi lahayd ay Maanka ku hayso, taas darteedna ay tibaaxuhu sheegayaan in Safarka Wasiirku ee la sheegayo inuu ugu sii jeedo dalkaasi China lagu soo qiimaynayo Maaliyada ku bixi doonta iyo Shirkadaha ku haboon ee fulin kara Mashruucaasi, hase yeeshee ilaa hadda Ethiopia iyo Somaliland si rasmiya Qalinka ugu may duugin hir galinta Mushruucaasi.
  19. ^^ Somaliland is a dream that came true but it's still your nightmare;)
  20. Let us support Somalilanders The most effective way of achieving that goal is to finally recognise that Somaliland exists as a distinctive and properly functioning entity. Entry to the UN and to the Commonwealth, which the Somalilanders have long craved, should then follow. Sir, Your editorial “Pirates of the Gulf” (February 19) raises again the important issue of Somaliland. As it states, this northern part of Somalia has prevented piracy from taking root on its shore. It needs help and support to uphold that stance. The most effective way of achieving that goal is to finally recognise that Somaliland exists as a distinctive and properly functioning entity. Entry to the UN and to the Commonwealth, which the Somalilanders have long craved, should then follow. As the world will probably shortly come to recognise southern Sudan as an independent state, the old excuse that nothing should be done to encourage the questioning of the existing boundaries of African countries is no longer tenable. Simon Gordon, Financial Times
  21. dad badan ba cadheysan , tallow maxay la xanaaqsanyihin