-
Content Count
29,836 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
77
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
-
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Bashiir;702414 wrote: Lol.@kuu macaanato ,,, adna traingleku ha ku deeqo.... Maxaad tidhi trainkaagu ha ku deeqo ha u baqan trainrails wanu dhisayna From xeebaha somaliland ila iyo Itoobiya -
US State Department: former Somali colonel living in US can't claim immunity in torture suit Published on March 15, 2011 Topics : US State Department , U.S. Department of State , U.S. Supreme Court , United States , COLUMBUS , Somalia COLUMBUS, Ohio - The U.S. Department of State says a former Somalia military colonel who lives in the state of Ohio shouldn't be allowed to claim immunity from allegations he ordered the torture of a human rights advocate. A lawsuit has accused the former colonel and Columbus resident, Abdi Aden Magan, of overseeing the detention and torture of a human rights advocate in Somalia in 1988. The State Department says in a Tuesday letter to the U.S. Attorney's Office that Magan is a former official of a country with no government recognized by the United States. The rights advocate and attorney suing Magan also say a U.S. Supreme Court ruling last year in a related case shut the door on any immunity claim. A message was left for Magan's attorney.
-
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Wa hagaag bashiir ha ku macanaato;) -
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Ooo ma waxad ka wada Sool sanaag iyo cayn ha taasi wa dhul anigu waxan moodayey inad jabhadi aad sheegeysey ay isku magac yihin wayahay bal aniga waamonews.com akhriyey -
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
SSC oo Bur Burtay iyo Qaar Somaliland Iska dhiibay by Galgala on March 16, 2011 in Warar | Kooxdii La Baxday SSC ee Dagaal kula Jirtay Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa kala Jabtay waxana Soo Baxay warar sheegaya Khilaaf Ururkaasi, ilo wareed ayaa sheegaya Khilaafkaasi uu salka ku hayo Arimo la xidhiidha dhaqaale qurba Joogta Laga soo Uruuriyay oo lays daba mariyay. Kayse Cabdi Yuusuf oo ahaa Xooghayihii Difaaca iyo Warfaafinta SSC ayaa Maanta Gaadhay isaga oo Koox kale oo Ciidan ah Magaalada Burco ee Gobolka Tog Dheer, Kaysi oo Waraysi siiyay Laanta Af Somaliga ee BBC-da ayaa sheegay inuu Go’aansaday Soo aadi taanka Somaliland markii uu Helay Fariin ah Go Gol Wada hadal oo Somaliland dhigtay. Mr Kaysi ayaa xusay inuu dagaal adag kula jiray Somaliland isla markaana labada Garab ay dad ka dhinteen isaga oo dadkaasi ilaahay Uga Baryay inuu Naxariistii ka Waraabiyo. Ninka Ka soo Goostay Kooxda uu Horkaco Saleebaan Ciise Aar Xagla Toosiye ayaa la sheegay inuu Khilaaf awadiis uga Tegay Ururkaasi isla markaana uu Quud dareeyay Ku Biiri taanka dhanka Somaliland. SSC ayaa sadex Sano ka Hor lagu dhisay Dalka Kenya Gaar ahaan Nairobi waxana Gar wadeen ka ahaa Qurba Joogta Sheegtay inay Saluugtay Siyaasada Somaliland iyo Puntland Hase yeeshee waxa ku Hoos Jiray Koox kale oo doonaysa inay Xilal ku Helaan Ururkaasi Mucaaradka ah oo ay ku Gor Gortamaan waxana Garabkaasi kale Madaxa u ah Saleebaan Ciise AAr [Xagla Toosiye] -
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
But then he joined SSC again remember -
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
^^^^ SSC is a jabhad and i don't know about raaskambooni ma kooxdi xassan turki ba. And SNM were former freedom fighters who fought for the independence of Somaliland SNM ceased to exist in may 1993 -
Sure they have their own regional police army and Administration regional president Yeah their parliament is named after Muhammad abdulla hassan even melez claimed he was an Ethiopian hero. That's why it's called a federal republic the term Ethiopian is not an Ethnic group you do know that right that Ethiopia is a multi Ethnic society. i know many oromos they have no intention to Break Ethiopia into smaller pieces yet they want to become tomorrows elite in Adis ababa. Just like how melez did , i have not given up on anything if the people of daroor in the future decide to be part of Somaliland or part of another creation Future Somali country i will support them or remain part of Ethiopia i have no problem with that as long as it's peaceful and there is development in that region. The Ethiopians who live in Somaliland are mostly refugees from the Somali region and The oromo region. As for the Ethiopian government using the berbera port i have no problem with that that's pure business
-
Somalia is sweet and sour business for Burundi, Uganda
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Well they failed if they were trying to do that ,so are you telling me Mogadisho needs 12000 Gaalo Troops to bring back the Civilization to that city that's an insult to reer Mogadisho. Umada ha u gafin saaxibow. -
Somalia is sweet and sour business for Burundi, Uganda
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
Foreign mercenaries destroyed Somalia. lacag bay ka dhargeen Askarta gaaladu -
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
That would've make sense if we were part of Somalia but that's not the case here besides not a clan state to my knowledge:D -
Wafdiga Waax iyo Waadi oo kulan la yeeshay Imaam Maxamuud Imaam Cumar
Xaaji Xunjuf replied to Liqaye's topic in Politics
How many clan states are there now in Somalia Puntland Galmudug state ximan iyo xeeb jubbaras udubland Jubbaland waax iyo waadi Hiiraan state midstate And then there is the 3 political parties Somali dempcratic party SDP AND then there is hiilqaran And xisbal islam even though they joined Alshabaab And then there is Alshabaab iyo dawlada meel ma gaadho iyo Ahlu sunna wal jamaca -
New U.S. Africa commander visits Djibouti Published: March. 14, 2011 at 3:06 PM Gen. Carter Ham, appointed last week, visited about 2,000 personnel at Camp Lemonier, an old French base leased by the United States since 2003. Admittedly no expert on African security issues, he told Stars and Stripes he would rapidly school himself on the continent's diverse problems. If there is any U.S. military intervention in Libya, AFRICOM would take its first leading role since being established in 2008. Its headquarters is in Stuttgart, Germany. Ham said Djibouti's armed forces commander, Maj. Gen. Fathi Ahmed Houssein, urged caution on Libya and consideration of the long-range consequences. "It was a very good discussion," Ham said. "And I think it was wise counsel." Ham said defeating the al-Shabab militia in Somalia is a U.S. priority, but best achieved by providing training, equipment and logistical support to the African Union force there. He said another goal is to capture notorious Ugandan warlord Joseph Kony of the Lord's Resistance Army. Read more: http://www.upi.com/Top_News/World-News/2011/03/14/New-US-Africa-commander-visits-Djibouti/UPI-76331300129610/#ixzz1GgrdwSfY
-
ssc Military commander keyse cabdi yusuf defects to Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Sarkaalkii Ka Soo Goostay SSC oo Ka Hadlay Mowqifkiisa Nabadeynta Iyo Baaqii Madaxweynaha March 15th, 2011 Burco (Somaliland.Org)- Xoghayihii warfaafinta iyo birmadka ee Ururka nabad diidka ah ee SSC Kayse Cabdi Yuusuf iyo xubno ka mid ah ururkaasi oo Isniintii ka soo goostay kooxdaasi, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay mowqifkooda iyo aragtidooda la xidhiidha dhinaca nabadeynta. Kayse Cabdi Yuusuf wuxuu sidaasi ku sheegay kulan uu maanta magaalada Burco ee xarunta Gobolka Tog-dheer kula yeeshay Wasiirrada Xanaanada Xoolaha iyo Duulista Hawada iyo Afhayeenka madaxtooyada. Xoghayaha warfaafinta iyo birmadka ee ururka SSC Kayse Yuusuf Cabdi, oo kulankaasi ka hadlay wuxuu yidhi “Waxaan halkan uga mahad celinayaa xukuumada Somaliland ee ay ka socdaan Wasiirrada iyo Afhayeenka madaxtooyada,Waxgaradka iyo cid kasta oo ka qayb qaadatay soo dhaweyntayada waxaanan idin leeyahay waad mahad-santihiin,intaa ka bacdi waxa socdaalkayagu ahaa mid ku salaysan waar bal madaxweynahan cusub ee Axmed Siilanyo wuxuu ku baaqay nabad, bal nabadaa uu ku baaqay la soo eega ceelalyaan anagu nahay. shaqo anagu umaanaan soo doonan waxaanu rabnaa oo baaqaasi yahay xagana waa laga dhimanayay xagaana waa laga dhimanayay oo anigu waxaan ahaa qoladii garabka hubaysan xogahayihii birmadka ciidmada wixii ciidan birmad samaynayay waan hor boodayay xagana waa laga dhimanayay xagaana waa laga dhimnayay alle ha u naxariisto,waxaanan nidhi bal nabada uu ku baaqay madaxweynuhu ee ka timi xukuumada cusub Widh-widhna qaybteedii hore lagu qabtay aan la eegno.” “Fariinta kaliya ee aan sidaana waa bal dadku maxay ka dagaalamayaan? maxay qoriga ka qaadanayaan? maxay rabaan? maxaa dawo u ah? intaas baan uun sheegaynaa anigu xukuumada iyo madaxweynahan waxaan ka rajaynaynaa inay noqdaan kuwii daweeya.taasna lagu gaadho nabad cid kastana hadii hadeer inshlaah aan fariintayadana aan gudbino fariinta madaxweynahana aan argano ceelalyada (sahanka) aanu nahayna aan aragno waanu noqonaynaa Haddii alle yidhaahdo waxaanu ula noqonaynaa dadkii aanu ka nimi waxaanu rajaymayaa in si buuxda degmo degmo iyo beel beel intaba ay u gaadho,”ayuu yidhi Kayse Cabdi Yuusuf. Waxa kale oo uu sheegay in nabadeyntu ay bilow tahay waxaanu yidhi “Iminka uun ay bilow tahay geedi socodka nabadaynta ee deegaamadaasi.waxaanan rajaynayaa inay nabad-galyadu noqon doonto mid laga wada shaqayn doono.” Wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Cirka Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, oo ka hadlay kulankaasi wuxuu yidhi “Waxaan ku faraxsan nahay inaan ku soo dhawayno magaalada Burco Kayse iyo weftigan uu hoggaaminayo waxaan halkan ka sheegaynaa inay siyaasada Somaliland mar walba saldhig u tahay midnimo iyo nabadoonimo iyadoo taas la eegayana waxaan ka dhabaynaynaa baaqii Madaxweynaha ee la xidhiidhay gogoshii nabadeed ee uu u fidyay dad deegaamada Sool, Buuhoodle iyo Sanaag bari.” Wasiirka xanaanada xoolaha Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, oo kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin inay qaabilaan xubnahan ka mid ahaa SSC, waxaanu tilmaamay in sarkaalkan iyo xubnaha la socda ay qeyb ka noqonayaan gogoshii nabadeed ee Madaxweyne Axmed Siilaanyo ugu baaqay beelaha deegaanka Sool, Buuhoodle iyo Sanaag bari. “Waxaan si kal iyo laab ah u soo dhawaynayaa xukuumad ahaan weftigan uu hoggaaminayo Kayse soo dhaweynta aan soo dhaweynaynaa ma aha mid iminka Somaliland lagu soo dhaweynayo ee waa mid gobolka Togdheer lagu soo dhaweeynayo maadaama oo ay hore uga tirsanaayeen Somaliland dadkana way soo kala dhexgashaa xurgufi balse wax kasta waxa lagu xaliyaa wada hadal iyo is afgarad,”ayuu yidhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland.