Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    29,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    77

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Guys let's not generalize a whole group the Garaads of Somaliland are as noble as the rest of the Somalilanders sure they have some some opportunistic people mainly in the diaspora that want to dismember the country for selfish clanish reasons how ever i totally disagree with the garaads being uncivilized by nature or want to be uncivilized they played a huge role in keeping the peace between the various clans in the sool and sanaag regions in the early 90s. Ninki garanaya garanaya.they have the same values cultures customs as the rest of the somalilanders. Somaliland stance for peace and stability and progress.
  2. General Duke;703082 wrote: ^^^XX I suggest you stay of that strong Kulmiye stuff, its whats gott Siilanyo into all sorts of bother. On record we know who loves the children of Addis Ababab more than the kids of Mogadishu. ' This is what faroole said when Muj Siilaanyo was running for president in june Lascanood cid alaa doorashada Somaliland badisa ayaan uu kala hadlaynaa' Siilaanyo is leading the country what 9 months now and faroole is still hiding in melez zanawis basement;) Some Puntland clan Militia in the name of the pirate state started a fight against the armed forces of Somaliland in eastern sool they got owned next day what did we hear Mamuulka puntland oo iska fogeyey dagaalki shalay ka dhacay gambadhe;)
  3. Duke we had nothing to do with the Ethiopian Liyu police attacking Buhoodle but the sad part was the so called pirate vice president ina ali shire expressed him self in a way that is even more disgusting then a palestinian praising a zionist, he said that they will tell their great grandchilderen about the greatness of the tigray nation, and a day before that his clan cousins were massacred by Ethiopian liyo police that's your clan state and their leaders is faroole is still afraid and hiding in adis ababa tell him to come out and come back to garowe we won't hurt him:D
  4. ^^ and where were the pirates they were hiding in garowe and their leader fled to Ethiopia
  5. loooooooooooooooooooooool
  6. SAXAAFADII KOOXDA NABAD DIIDKA MAXAA KA QAYLISIIYEY Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa illaahayow haa iyo maya meel hanagaga wada yeedhsiin Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa illaahayow haa iyo maya meel hanagaga wada yeedhsiin weli waxaa sii qoyan amaantii xad dhaafka ahayd ee Saxaafada oohinta iyo baroortu huwan jireen keyse cabdi yuusuf xiliyadii u shaqeynayey puntland iyo markii danbe ee uu ka mid ahaa masuuliyiinta ugu sareeysay kooxda nabadiidka ah ee saldhigoodu ahaa aaga buuhoodle, waxay kale oo keyse ku sheegi jireen inuu yahay libaax boqol nin aan biyo u kaban misena maanta waxay ku sheegeen fule aan haada hubsan, hore waxay ugu masaaleen caade qaate jajiis daaqud ah, xiliyadii uu kooxda nabadiidka ah ka tirsanaa waxay saxaafada oohinta iyo baroortu ugu yeedhi jireen keyse sooma jeeste ciidankiisana waxay odhan jireen guutada ismaaciil mire Markasta oo ay magaca keyse soo hadal qaadaan waxay ka horeysiin jireen magacyo kale oo ay ku sharfayaan kuwaasoo ay ka mid ahayd halyey keyse, darwiish keyse, mujaahid keyse, iyo qaar kale oo badan waxaa bogagooda weli ku keydsan wareysiyadii ay la yeelan jireen kuwaasoo u muuqan jiray qaar ay aad u dhoob dhoobi jireen isla markaana ay huwin jireen amaan aad looga badbadiyey taasoo mararka qaarkood xadkeeda dhaafsiisanaan jirtay ayna huwin jireen libinta dagaalo aan dhicin iyo fulinta hawl galo lagaga hor jeeday xukuumada Somaliland Intii hadaba keyse iyo ciidankiisuba u soo diga rogteen dhanka geedi socodka wadada nabada waxaa laga daba keenay dayaacado iyo borobogaandho aan xad lahayn taasoo ay fidinayaan saxaafadii shalay amaanaysay, sidoo kale masuuliyiinta kooxda nabadiidka kuwooda weli ku dhegsan in xabad wax lagu raadiyo ayaa kula kufay weedho cambaareyn ah iyadoo ay afkala qaad ku noqotay sida dhiiranaanta leh ee keyse ugu dhiiraday inuu nabad ku raadiyo waxa uu tirsanayo, kooxdaas tirada yar oo ka hinaasay wadada nabada ee keyse iyo kooxdiisu qaadatay ayaa iyagoo adeegsana saxaafadii shalay amaanaysay waxay ka soo daba tuureen hadalo aan xigmad badan lahayn kuwaasoo ujeedadooda cid waliba fahmi karto waxaase la yaab ah wiilashii yaryaraa ee qori jiray saxaafadaas una badnaa qurba joog kuwaasoo awal caadeysay amaanta keysa ayaa loo adeegsaday inay afkey shalay ku amaaneen maantana ku aflagaadeeyaan iyaguna waxay si dhib yar ugu dhaceen daminkii loo dhigay iyagoon iska hubsan waxa kaga soo noqon kara, waayo dadku waa kii ay shalay u sheegeen in keyse yahay labo xiniinyoodle isla markaana hooyadii nin dhashay iyagoon iska hubsan fal celinta kaga soo noqon karta ayey hadana maanta yidhaahdeen keyse waa fulay aan haada hubsan oon weligii kob caleen leh ka soo durdurin waa yaab ninkii wuxuu yidhi shiikhoow alif wax ma leh iyo wuu leeyahayba adiga ayaanu kaa wada haynaa Calaa kuli xaal tani waxay ka markhaati kacaysaa sida saxaafada kooxda nabadiidka ahi mar walba u buunbuuniso oo dhinacooda u taagan tahay dadka tirada yar ee caadeysay hurinta colaada sokeeye iyo weliba sida saxaafadaasi uga soo hor jeedo cid kasta oo ka soo hor timaada figradaha madhalayska ah ee ay aaminsan yihiin wuxuu yidhi gabyaagii BERINA HA LA AASEE NIN RAGA BAQASKII WAA CEEB markaa saxaafada waa looga wanaagsan yahay inay laba afleeyaan oo hadaladoodu iska hor yimaado ama is buriyo hadii kale waxay u muuqanayaan in maalinba nin dan lihi ku guuroyo oo awrkiisa ku kacsanayo Hadal iyo dhamaan shaki kuma jiro in wadada nabada ee keyse iyo ragiisu qaadeen dhirbaaxo ku tahay kuwa nabadiidka ah ee weli hawdka ku hadhsan sidoo kale waxay dhiiri gelin u tahay inta ka damqanaysa dhiiga daadanaya iyo inta u guntan daminta colaada sokeeye waxaana iman doonta maalin aan dheerayn in la soo afjaro is afgaranwagaa ka jira dhulkaas isla markaana laga soo hor jeesto cid kasta oo fidno iyo dagaal doon ah
  7. Berbera: Waftgii ka socday Deegaanada Buuhoodle oo si wayn loogu soo dhaweeyey Magaalada Berbera. Berbera (HWN) waxa maanta magaalada Berbera soo gaadhay waftigii ka tirsanaa Maleeshiyaadka SSC ee ka soo jeeday deegaanka Buuhoodle, kuwaas oo ay ka mid yihiin Odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda isla deegaanka Buuhoodle iyo Ciidamo ka tirsanaa Maleshiyada SSC oo hogaaminayo Korneel Kayse Cabdi Yuusuf. Berbera: Waftgii ka socday Deegaanada Buuhoodle oo si wayn loogu soo dhaweeyey Magaalada Berbera. Berbera (HWN) waxa maanta magaalada Berbera soo gaadhay waftigii ka tirsanaa Maleeshiyaadka SSC ee ka soo jeeday deegaanka Buuhoodle, kuwaas oo ay ka mid yihiin Odayaal dhaqameedyo ka soo jeeda isla deegaanka Buuhoodle iyo Ciidamo ka tirsanaa Maleshiyada SSC oo hogaaminayo Korneel Kayse Cabdi Yuusuf. Hadaba, waxa wafdiga ku soo dhaweeyay magaalada Wasiirka Duulista Hawada Maxamuud Xaashi Cabdi, Badhasaabka G/sahil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Duqqa Degmeda Berbera Cabdalle Maxamed Carab, Mareyaha Dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirir, Cuqaal iyo Waxgarad tiro badan. Wafdiga ayaa markii ay soo galeen magaalada berbera waxa loo galbiyey guriga Madaxtoyada Berbera, halkaas oo loogu qado sameeyey. Hogaamiyaha Waftigan Mr. Kayse Cabdi yuusuf oo ahaa Saraakiisha sarsare ee Maleeshiyo Beeleedka SSC ayaa mar uu saxaafada lahadleyey waxa uu u mahadceliyey Madaxdii soo dhawasey iyo cidkasta oo ka qayb qaadatayba waxaan jeclahay inaan umahad naqo Badhasaabka G/sahil, Duqqa Degmeda Berbera, Mareyaha, Cuqaasha iyo cidkasta oo nasoo dhawayseyba waana wax aanu idiin hayn doono ree Saaxilow. Wasiirka Xanaada Xoolaha Somaliland Dr. Cabdi aw Daahir ayaa waxa uu sheegay ujeedada Socdaalka Wafdiga, waxaana uu yidhi Nimankan Culculusi waxay Doonayaan inay walaalahoooda wax laqaybsadaan oo waxay si fiican ugu qanceen Gogoshii uu Fidiyey M/waynaha Somaliland Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Kooxdan maanta lagu soo dhaweeyey Magalada Berbera, ayaa waxay wateen Gaadiid iyo Hubba, kuwaas oo ay ku xardhanaayeen Astaanta iyo magaca kooxda SSC. Wafdiga ayaa waxay ka yimaden magaalada Burco ee xarunta G/togdheer halkaas oo uu ka soo raacay Wasiirka Xanaada Xoolaha Dr. Cabdi aw Daahir Cali, waxaanay isla galabta u anbabaxeen dhinaacaa iyo Caasimada Somaliland ee Hargaysa.
  8. Sarkaalkii Iyo Maleeshiyaddii Dhawaanta SSC Ka Soo Goostay Iyo Madax-dhaqameed Reer Buuhoodle Ah Oo Maanta Berbera Soo Gaadhay. Berbera (Ramaas) Mar.17, 2011 – Wafti isugu jira saraakiishii ka soo goostay falaagada Somaliland dagaalka kula jirta ee SSC iyo Madax-dhaqameedyo ka soo jeedo deegaanka Buhoodle, ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera. Weftigan uu horkacayay Kayse Cabdi Yuusuf oo ay ka mid ahaayeen rag tiro badan oo kooxda nabad-diidka ah ee SSC ka soo goostay, isla markaana ay ka mid ahaayeen madax-dhaqameedyadoodii, ayaa waxa si diiran Magaaladda Berbera ugu soo dhaweeyay wasiirada wasaaradaha xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer Miyiga Somaliland Dr Cabdi Aw Daahir Cali, duulista hawada iyo gaadiidka cirka Md Maxamuud Xaashi Cabdi, Guddoomiyaha Gobolka Saaxil Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), Maayarka Berbera Md Cabdale Maxamed Carab, Maareeyaha dekeda Berbera Axmed Yuusuf Dirrir iyo salaadiinta gobolka Saaxil. Hogaamiyaha weftiga SSC ka soo Kayse Cabdi Yuusuf, oo ahaa madaxa abaabulka iyo war-isgaadhinta ee SSC, balse markii uu kooxdaasi ugu tag waayay inay qaataan nabad-galyadda iyo gogoshii Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo u fidiyay goostay inuu si qarsoodi ah dhanka Somaliland u soo goosto ayaa warbaahinta u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay sida maamulka iyo odaaysha dhaqanku gobolka Saaxil ugu soo dhaweeyeen, sheegayna inay tani tilmaamayso sida shacabka iyo xukuumadda Somaliland nabadgalyadda iyo horumarka diyaarka ugu tahay. Mr Kayse, waxa uu balan-qaaday inuu dawlada Somaliland kala shaqayn doono sidii nabadgalyo waarta looga dhalin lahaa deegaanka bariga ee shaqaaqooyinku ka jiraan, isaga oo carab-baabay in kooxaha nabadgalyo diidka ahi xasilooni daro ka abuurayaan dhulka Somaliland, gaar ahaan deegaanka Buuhoodle ee ay ku gabadaan kooxda SSC oo uu ugu yeedhay inay yihiin fidmo wadayaal aan wanaaga aqoon. Sarkaalka hogaaminyay xubnhii ka soo goostay maliishiyada SSC , ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in soo dhaweynta loo sameeyay, isaga oo ballan qaaday in uu kala shaqayn doono nabadaynta deegaamada Buhoodle oo sheegay in ay xasilooni daro ka abuurayaan kooxaha nabad diidka ah. Masuulkan ka soo goostay SSC, waxa uu tilmaamay in kooxdaasi nabad-diidka ah uu ku yimid khilaaf xoog leh, kaasina sababi karo burbur ku yimaada SSC iyo cida dibada ka riixaysaba “Waxaan idiin sheegayaa in kooxda nabad-diidka ah ee SSC uu ku yimid khilaaf horseedi kara burbur xoog leh oo ku yimaada.” Ayuu yidhi Mr Kayse. Mr Kayse oo aad dareenkiisa ka dheehan karayso sida uu ugu faraxsan yahay go’aanka uu kaga soo goostay SSC, ayaa tilmaamay in goosashadoodu ku timid gogoshii uu Madaxwaynaha Somaliland u fidiyey cid kasta oo Somaliland ka soo horjeeda.
  9. Dhahar(Puntlandi.com);- Maleeshiyaad hubaysan ayaa rasaas ku furay gaariga wasiirka xanaanada Xoolaha Puntland Siciid Xasan Shire oo ku safrayay deegaano kamida Gobolka Sanaag. Inkastoo wasiirka uusan wehlin hadana waxaa saarnaa ilaaladiisa iyo qaarkamida shaqaalaha wasaarada manajirin cid wax ku noqotay rasaastaasi. Maleeshiyaadka weerarka soo qaaday ayaa baxsaday waxaana baacsaday oo qaarkood gacanta ku soo dhigay ciidamo uu watay wasiir ku xigeenka amniga Puntland oo ka agdhawaa halka uu weerarka ka dhacay. Lama shaacin ilaa iyo hada cida sida rasmigaa uga danbaysay weerarkaasi iyo waxa uu salka ku hayo hayeeshee waxaa gacanta lagu hayaa qaybkamida maleeshiyaadkii rasaasta furay.
  10. Beri ba burbur suaal la weydiiyey waxa la yidhi war bur buroooooooooooow yaad taqana markasu yidhi ssc
  11. Dude i did not ask your clan or where you are from in Ethiopia or your place of birth i did not even ask if you were related to the Admiral. All i said was Bashir and the Admiral don't give up the fight since both of you guys are against the Ethiopian Government am i right?Stop being so paranoid
  12. Bashiir;702751 wrote: That is your weak point, you assume much. If I was a clan minded I wouldn't have reject your simpleton labeling. How clever are you sure I am whom you assumed I could be? I don't assume anything all i did is i put your name next to the onlf rebel leader since you support onlf how is that wrong you can group me next to Siilaanyo or rayaale that doesn't mean i am from the same clan as them but i support their political ideology and that's what matters
  13. Bashiir;702748 wrote: ^Why assume I am related to the Admiral? I could be from any tribe that I've to tell you yet..... Wareerka iyo Siyasada guracan waa laga bixi, nin walba isgaa ciisaantiisa keeni...idinku iska suga.. Why are you so clan minded where did i assume that you were the same clan as admiral maxammad cumar cismaan i just put you and his name in the same category since you support the same political ideology as him or do you support ileey oke next time i will list you next to him;)
  14. ^^ Siyaasada Somalia sa uma waalna dhowr kooxood oo is haysta wa inay isu tanasulan oo ay wada fadhistaan fara gelinta shisheeye na meesha laga sara Somalia marka nabad bay noqoneysa shir dibu heshisin lugu sameya somalia gudihisa dabeedna afarahooda ka hadlan iyado beesha calaamka iyo waxan meesha qasaya aanay joogin Galmudug halo yeedho ximan iyoxeeb udubland puntland jubarasland jubbaland wax iyo waadi dawdalada kumeel gaadhka Alshabaab xisbiga maslax maxammad siyaad iyo greenland hiiraan state midstate intu ba ay meel wada fadhistaan danahooda ka wada hadlan iyo waxay raban mustabalkooda sasaa nabad lugu helayaa, Ninki jiray wuxu yidhi gartayda naa waxan u geysta golayo waweyn geedka hoostiisa fadhista siday cadaadu ahayd. as for Madaxweyne Siilaanyo ilahay cimrigisa ha dhereyo wa ninki Somaliland xoreyey mudada ugu dheera na halganki Hubeysna eeh xaqu dirirka gudoomiyaha ka aha, Maanta midhaheedi wu cunaya wa mashallah wa wax ilahay loogu xamdi naqo bisha so socotta wa sanadguuradi 30 naaad eeh SNM xaflad weyn banu ku dhigayna somaliland , Adigana bashirow adigana waxan ku rajeyneya adiga iyo Admiralkina halka ka haya af tigrinya na ha baranina yaan la idin hosaasin:D
  15. Somalina awoow Michael mariano manad aqoon Halyeygi Somaliyeed
  16. very sad do we really need to post these kind of images in here
  17. The Zack;702717 wrote: Xaaji Xunduf nin Bashiir la yiraahdo baa SOL ka saari rabo. Xaaji Xunduf had multiple personalities in SOL and they are all being exposed. He supports Somaliland's secession from Somalia but opposes that his people's Daroor district be part of Ethiopia. He supports Somaliland's occupation in Kalshaale area but doesn't support the ONLF to free his own Daroor district. He claims he has nothing to do with Somalia but admires Fadiilatu Amiir Godane Abuu Zubeyr. My intentions are not character-assassinate Xundhuf but it seems that he has been owned in the politics section in the last few weeks. Thanks to Bashiir, Somalina, and GD. First of all Somaliland is not a secession but a withdrawal from the failed union inbetween 1960 till 1991 so use the correct term and yes i support it 10000% i am one of those Somalilanders Like the First SNM chairman Mujaheed Axmed jimcaale and Micheal mariano nuf chairman and Muj prof ibrahim meygaaag samatar and Cali garaad jamac Muj xassan kayd walanwal all these men were against the union in 1960 i am one of them. As for Kalshaale it's not an occupation it was a disputed area between two brotherly clans within Somaliland in the buhoodle district and the Somaliland army was stationed inbetween the two clans to maintain the peace. The Army will be removed when the two clans resolve their issue inshallah. As for Alshabaab and Somalia politics i believe they are the part of the problems and they should be invited to reconciliation conferences held For Somalia if people really want peace for Somalia since they are part of the problem they can be part of the solution the same as TFG and ahlusuna wal jamaca. Who said anything about daroor needs to be freed who gave you the right to talk for daroor?
  18. bilan;702711 wrote: XX, it just means they do not want to have anything to do with you, xitaa jihadii way idinkaga guureen . anyway people who write Somali website need training, but i have yet to see anyone worse than than Somaliland.org iyo Haatuf. But what is the point of this post. :D:D:D your funny Bilan sookuwi laha Somali baanu jecelnahay maxay nooga guureyna anagu ma dad kalanu noqonay
  19. Actually assuming he is talking from Buhoodle since the rebels are located there What is he going to call a person from Midisho eastern ceerigaabo north east? It's not about bari or galbeed, (east west) it's about north the term north the reporter said keyse went to Woqoyiga Somalia i mean keyse is from widhwidh where is that Woqoyiga Somalia or koonfurta Somalia according to the ssc reporters. if he would've said keyse went to the western part of Somalia that would've made sense according to their logic it would be understandable.
  20. Bashiir;702689 wrote: Jaad, caano, kaluun, iyo nirig toona midna midnimada Somaliyeed ma goyso, riyada intaad ka baxdo hadaad wax goosan daroor soo gooso....hadii kale buuga qaado oo iska sug intay dhoobadu kala degi.... Teeda kale shanta Somaliyeed ima kala xigaan, dadkuna waa ii simanyihiin Itoobiyanka aad sheehi kii isu dhiiba ee tuuladiisa u dagaali waaya ayaa noqon si kale hadaan u dhigo adaa iiga dhow itoobiyaan ooy ku dhaleen isir ahaana aad ka soo jeedaa shalayna ku soo hubeeyeen imikana degmo yar oo hoos tagta ay kaa dhigeen... Somali kala tagaysa, iyo wax lala noqday ma arko....waagu intuuna kugu baryin imika toos... Maxaad la cadhootay:D gaaladu waxay tidha truth hurts oo ka dhigan runtu way xanuun kulushahay eeg wataas wa halkay salaadu isku qabsan laadahay Ethiopian maha isir dee wa multi ethnic society Ethiopia wa dawlad qawmiyada badani ku bahoobeen qawmidaha Somali oromo Amhaara Gurage gambeela Tigray harari wax isir ah oo ay wada wadagaan ba ma jirto xita wa kala af kala diin qaari kala dhaqan. maxay ahayd heesti tagtay tagtay tagtay Somaliland idinka tagtay:D intanad adigu Somaliland ku mashquulin ku mashquul arladada iyo sidad dadka aad wax wadagaagtan ama cadkaaga aad ka goosan lahayd ama wax ula qabsan lahayd ta ka fakir adeer intad isku mashquulsantihid Somaliland iyo Somalia ama reer kiiniya ama reer Djibouti
  21. Bashiir;702683 wrote: Sheekada ma dibaan oogu noqonaa....sow taan ku idhi Somali inaad kala jarto iska ilow..haddi kale horta Daroor la soo noqo oo dhiiga aad ku daadin meel kale iyada ayaa kaa mudan ileyn waa dhul xoog lagu haystee oo adi kaa maqane... Maanta dhan inaad isku waregaysato ma ahan... Somali ma mar bay wada joogeen adna Somali itoobyaan baad tahay Djibouti wa somalida reer jabuuti Kenya reer Nfd Wa Somali Kiiniya , Somalia reer Somalia ku nool oo wali siyasad walaan ba ka socota, reer Somaliland na madaxbanaanidoodi 20 sannoh ka hor bey la so noqdeen Somali waligood ba mid ma ahayn waligood na may wada joogin ba adeer Mala adigay ku muuqdaan waxasi waliba midoowgi lixdanki dhex maray labadi dal waxay ahayd shuraako ay dadku shares kala lahayeen anigu shareskeygi waan la so noqday oo dalkaygi baan la so noqday nin na shareskisi wu gubay nin na Kiiniya ayu la galay shareskisi nin na shareskissa budhcad badeed bu ku noqday oo dooonyo bu siistay. Nina shareskisi wuxu siistay cajadado qasayidkii sh cabdilqadir jilaani Nina Shareskisi dalkis kula noqday qaran bu asaasay sinaan dawladnimo dawlad calan leh iyo dimuqradiyad , halkasaasey maraysa. Adigu shares hadaad former Somalia kulahan lahayd caana boodhaad siisan lahayd waan ku ogahay;)
  22. A khadar abti i never said Jidbaale is reliable source or unreliable source that's besides the point i just find their logic twisted they only consider some clans from the north Northerners and only parts of the so called former northern Somalia is the north according to them.
  23. ^^^Aniga ba marki hore isku daray lixdanki maantana aniga la noqday wixii aan laha;) wax itoobiyaan la weydinayo maha saaxiibow taada ku eekow