Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Azania i like the sound of this new mamuul sounds exotic
  2. Says the pirate that came to Mogadisho riding an Ethiopian tank not that long ago hiding behind the Tigrays for protection when they were massacring the People of Mogadisho while his whole clan enclave were chearleading for Gabre and his pet Cabdilahi Yusuf.
  3. Saalax;707817 wrote: Poor duke is upset. I'd rather have a somali arrest me than a habashi that is more humialiating and history will always be there how your uncle and his fellowers got humialiting in ethiopian jails. And how the poor refuuge was lastly slapped by Gabre in his last episode of warlordism . ;) Mengistu might think look what My Junior General gabre did to my Former pet
  4. Saalax;707796 wrote: ^^^ Not as soft as SSDF disarming themselfs and giving themselfs up to Siad bare. ;) Their leader was jailed by the Ethiopians and the rest of the SSDF boys raised the white flag and singed Aaabe Siyaadow Na cafi Radio Mogadisho ba laga sii dayey i remember like it was yesterday.Typical ssdf weakeling
  5. Somalina;707788 wrote: Awoowe, Mahiga iyo Faroole uun baa looga tagey Hotelada Nairobi. lol ;)
  6. Somalina;707785 wrote: Warlord Tuur should know nooh. Cali naafto doesn't only know he also felt the heat
  7. Wasiirka Arrimaha diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan ayaa sheegay in dalkiisu aanu ka qeyb geli doonin shir Soomaaliyeed oo lagu wado inuu ka dhaco magaalada Nairobi Arrintaas aad iyo aad bay noola xun tahay" ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha diinta iyo Owqaafta Dowladda Jabuuti oo sheegay dhinaca kale in (GNS)Wasiirka Arrimaha diinta iyo Awqaafta Xaamud Cabdi Suldaan ayaa sheegay in dalkiisu aanu ka qeyb geli doonin shir Soomaaliyeed oo lagu wado inuu ka dhaco magaalada Nairobi ee dalka Kenya, wuxuuna Wasiirku sheegay in shirkaasi uu yahay mid lagu carqaladeynaayo xaa ladaha amaan iyo siyaaso eedalka Soomaaliya. Arrintaas aad iyo aad bay noola xun tahay" ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha diinta iyo Owqaafta Dowladda Jabuuti oo sheegay dhinaca kale in shirkaasi uu yahay qasid la qasayo xaaladda murugsan ee dalka Soomaaliya, isla markaasina ka hor imaanaya axdigii lagu saxiixday dalka Jabuuti ee ay ku dhisan tahay Dowladda KMG ah. Xaamud Cabdi Suldaan Wasiirka arrimaha diinta iyo Owqaafta Dowlada Jabuuti waxa uu sheegay in shirkaasi lagu martiqaaday maamul goboleedyada dalka ka jira, isagoona sheegay in shirkaasi uu yahay mid aanay waxba ka soo baxeynin, bacdamaa Dowladda KMG ah iyo maamul goboleedyada ay yihiin kuwo aragtidooda aad u kala fog tahay. Waxa uu sheegay Xaamud Cabdi Suldaan in dowladiisu ay ka mid tahay dowladaha deriska ah ee sida aadka ah u daneeya arrimaha Soomaaliya, isla markaasina dhowr jeer Soomaalida loogu qabtay shirar dib u heshiisiin, wuxuuna ugu baaqay QM iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya inay ka shaqeeyaan nabadda ka dhacda dalka Gabilaynews.
  8. Abokor Omar;707765 wrote: Ponds, Fish, Swimming, a Pirate and the sea. Hey Duke.lol ;)
  9. Abaabul Loogu Diyaar Garoobayo Ka Qayb Galka Doorashada Madaxtooyada Jabuuti Oo Ka Socda Gabiley Dadkan Reer Jabuuti ee ku Dhaqan Gobolkan oo badidoodu ku kala nool Magaalooyinka ay ka kooban yihiin guud ahaan Gobolka Gabiley Gabiley(GNS) Jaaliyada Reer Jabuuti ee Ku nool Magaalada Madaxda Gobolka Gabiley ee Gabiley ayaa in dhawaaleba ku gudo jiray dhaqdhaqaaq xoogan oo ay iskugu abaabulayaan sidii ay uga qayb gali lahaayeen Doorashada Madaxtooyada ee ka qabsoomaysa Dalka Jamhuuriyada Jabuuti horraanta bishan Abriil ee isla Sanadkan gudihiisa. Dadkan Reer Jabuuti ee ku Dhaqan Gobolkan oo badidoodu ku kala nool Magaalooyinka ay ka kooban yihiin guud ahaan Gobolka Gabiley sida Xarunta Gobolkan Gabiley ee Gabiley, Arabsiyo, Agabar, Allaybaday, iyo Wajaale ayaa dhaqdhaqaaqan ay Jaaliyadu ku abaabulayso ka qayb-galka Doorashadaasi waxa ay ka bilowday Gabiley bilowgii Todobaadkan imika dhamaday, iyaga oo ilaa hada Diiwaan-galintoodii u socoto. Gudoomiyaha Jaaliyada Reer Jabuuti ee ku nool Gobolkan Gabiley Aadan Maxamed Xaaji Aadan oo nooga xog-waramay Nidaamka iyo qorshaha ay kaga qayb galayaan Doorashada Madaxtooyada iyo sida ay isku abaabulayaan ayaa sheegay in ay si fiican ugu socoto Abaabulku, isla markaana ilaa hada ay diiwaan galiyeen ku dhawaad Boqol Qof oo u diyaar ah in ay ka soo qayb galaan Doorashada ka qabsoomaysa Jamhuuriyada Jabuuti. Waxaanu Xusay in Maalinta Sabtida ah si-wayn u iclaamin doonaan , una qaban doonaan Xaflad ballaadhan oo loogu diyaar garoobayo ka qayb galka Doorashada, laguna sii nidaamin doono sidii loo daad gurayn lahaa Dadkaasi, iyada oo laga wada tashanayo. Gudoomiyuhu waxa kale oo uu ka codsaday in cid kasta oo ka qayb gashay Doorashooyinkii hore ee ka qabsoomay Jabuuti sida tii hore ee Madaxtooyada iyo tii Baarlamaanka ee Sanadii labada kun iyo sideedu, ama cid kasta oo hore isku diiwaan galisay ay la soo xidhiidhi karaan Isaga(Aadan Wali) oo telifan Numberkiisu yahay 4464427 si uu faah faahin dheeraad ah uga siiyo, isaga oo xusay in Magaalo kasta oo ka tirsan Gobolkan ay Wakiilo ku leeyihiin, isla markaana uu tilmaami doono. Gobolkan Gabiley ayaa ka mid ah Gobolada sida wayn ugu xidhan Dadka Dalka Jamhuuriyada Jabuuti iyada oo ay intooda badan ka dhaxayso xidhiidho Sokeeye, iyo mid Qoysnimo. Oo Dadwaynaha Reer Gabiley qayb ka mid ah Noloshoodu kuba tiirsan tahay Jabuuti.
  10. gooni;707755 wrote: Taleexi abtiyasha na diday inad weel wax kula cuntiid , tolka na waad diiday inad marakibta calaamka la so wiishdhacdiid. war yanay haraadku taleex kugu dilin eeh meel uun raac. Anigu uun ba ka naxaya eeh :D,,, hadaadan soomaali diid ahayn waa la hubaa inaad wax wada cuni lahaydeen,,faraska har gee talexow xiligu waa abaare. Somalidi isagu u jecla inu wax la cuno bu wax la cuni kari wayey oo cuntadi ba u dha dhami lah 20 sannadood bay u dha dhami laadahay anigay makhaayad i furantahay so fadhiso baan ku idhi wali shaki bu qaba. Ps Somali Wa dhalasho wax la didii kara maha wa assaliyad ay umada Geeska africa ka so jeedo
  11. 'Liibaan';707735 wrote: Bilan is one of the writers in Pirate websites, and Xaji Xunjuf writes is one of the writers in clan secessionist/ Qaatland websites Liibaan Viva Ssc Saaxib i love Garaadada ssc
  12. it's pretty much fair Awdal region 3 Ministers and a deputy Minister Sanaag region 2 Ministers and one deputy Minister Sool region 2 Minister and one deputy Minister Saaxil region 1 minister
  13. Taleexi abtiyasha na diday inad weel wax kula cuntiid , tolka na waad diiday inad marakibta calaamka la so dhacdiid. war yanay haraadku taleex kugu dilin eeh meel uun raac. Anigu uun ba ka naxaya eeh
  14. Somalina;707695 wrote: Awoowe, once again waxaa cadaatey inaadan waxba ogeyn siyaasada Koonfurta. Adiga iyo Mahiga Iska nasta xoogaa. ;) Mr cheese ooo laga keenay buffalo waleh waan ka badiya Siyasada Koonfurta Mahiga na iska bada hadalkisa isagu wabu qalin jabbiyey
  15. Taleexi are you calling your uncle Indho indho a slave shame on you and according to you your Uncle Abdisamad cali shire was a former slave and now a new born sayid now that he is with the pirates.
  16. Liqaye;707680 wrote: March 26, 2011: Over the last week, the AU (African Union peacekeeper)/TNG (Transitional National Government) offensive has cleared Islamic radical fighters from over a third of the city. Al Shabaab, and its smaller allies, have lost the ability to stand up to these advances. At most, the Islamic radicals can delay the advance with snipers and the occasional ambush. The civilian population is largely hostile to the Islamic radical groups, and are more likely to provide accurate information to AU/TNG forces. http://www.strategypage.com/qnd/soma.../20110225.aspx i thought it was called the Transitional federal government this will piss of dad an ogahay
  17. Saalax;707646 wrote: Serves them right anyway. The international community should not get involved just leave Al shabab and TFG together to fight to the last man standing. If there was a clear winner in Mogadisho they wouldn't be in this situation but the weak TFG can't defeat Alshabaab and Alshabaab cant totally destroy the Amisom Forces because of the Military superiority of the mercenaries If you Look back in history Cali mahdi could not defeat Gen Caydiid Cabdiqasim could not defeat the Warlords of Mogadisho Cabdilahi Yusuf with Xabashi troops could not defeat (Muqawamo) And Alshabaab Sharif after two years can not defeat Alshabaab.
  18. Liqaye;707642 wrote: Xaaji do you see know why its easier to copy paste than think critically? If the UN conference is pointless if alshabaab are not represented as you said then surely there is no point for the TFG to participate? as for puntland and all that who cares? Liqaye but the case is different the TFG mandate is ending in august Mahiga and the UN are planning what will happen to the TFG after august that's what the so called Peace conference is all about sharif and faarmaajo feel like they are making progress and want to continue to be the head of state and head of government for another year atleast the UN disagrees A Somali peace conference under a tree is the way forward not in fancy hotels in nairobi and Djibouti and if you are going organize a real peace conference inside your Country you can decide who you will invite.
  19. TFG can't survive with out UN support it's not smart to Boycott the UN peace led Mahiga Conference it's not like the TFG can exist with out UN support , eventhough the so called UN peace deal will not bring any solution since the big stakeholders Alshabaab are not invited (Amiir Godane and his crew ) it seems only the pirates want Mahigas efforts to be successful and they support the peace conference in kenya just so that they can be the successors of the current TFG leaders
  20. PS I wonder if Libaan is one of the writers in Jidbaale??? ;);)
  21. Duufaan;707401 wrote: Xaji Dadkan markayn dhintaan waa qarisaan, hadana waa mujaahidiin, taasi waa dhaqankii xabashida. mujahidku wa ninki shahiiday ilahay baba qarin anagu cidna ma qarin karno
  22. yaaa war maxaad tidhi ingriis aah iyo garaad wada fadhiya gaw waleh meel wacan bay ka degeysa